WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • waa kan muuqaalka laga soo xaday nfilm-ka • Bauer, ledig, sucht......
    Halkaan kala dag Whatsapp
    GB------apkfasak.com/g...
    ------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN----------
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    AMAZON GERMANY: www.amazon.de/...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    SWITZERLAND: www.tectake.ch...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    #BOYA M4 PRO KIT
    #CAMERA CANON 70D
    #CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
    WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
    COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

Комментарии • 36

  • @MosabAbdulqadi8
    @MosabAbdulqadi8 7 месяцев назад +4

    Pro academicyo kubadda cagta lagubarto maleeyihiin

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 7 месяцев назад +2

    Next Europe lee ka dhig sxp

  • @fardowsoabdirizaqhassan4196
    @fardowsoabdirizaqhassan4196 7 месяцев назад +1

    mahadsanid wll Ireland kaso hadal i.a xog dhameystiran plz

  • @suldancabdiraxman8751
    @suldancabdiraxman8751 4 месяца назад +1

    Wadankan yaraanteydii ayaan jeclaa xitaa inaa ku noolaado

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 3 месяца назад +1

    Walal kasohadal dacwada familka

  • @osman6879
    @osman6879 7 месяцев назад

    Masha allah Mahadsanid walal

  • @CabaasMuxumed-gn1yq
    @CabaasMuxumed-gn1yq 3 месяца назад

    Sxb waxan isticmala tiktok Marka Live galo waxaa cilad iga timid baladhinta qofka waxaan wayay calamadi baladhinta qofka ma iga cawin kartaa

  • @Dawrsade
    @Dawrsade 3 месяца назад

    Ilaahayow riyadeeda iirumey

    • @far007a
      @far007a 3 месяца назад

      Amiin ya rabi

  • @mudiali719
    @mudiali719 Месяц назад

    Sxb Swiss ma tagey wuu istimalaa euro money Maxa dhacey?

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 7 месяцев назад

    Mhdsnd mudane wax aan faaido ehen moyee wx kle inoma so gudbisid kun boqor 😊

  • @abdi_252
    @abdi_252 3 месяца назад +3

    Swiss baaris dheer ayaan kusameyy laba cilad ayaana iiga soo baxday
    1.xabsi nololeed ayaad gali kartaa oo hadi aadan sharci helin majiro hab kale oo uga bixi karto hadi xaalada kugu xumaato hada rabto xaduuda daganow
    2.maciishada aad ayy qaali utahay oo hadi aadan shaqo helin homeless ayad noqon karta

  • @MosabAbdulqadi8
    @MosabAbdulqadi8 7 месяцев назад +1

    Reply pro

  • @fadumomohamoud3371
    @fadumomohamoud3371 3 месяца назад

    Aboowe Swiss ka waa joogi jiray
    Waxaan rabaa inaan kaa wareeysto

  • @FarhanZaciid
    @FarhanZaciid 3 месяца назад

    Saaxiib thnks waxaa ka soo hadashaa sharciyada mala gadan karaa qofka haduu lacag xoog leh wato

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 5 месяцев назад

    Italy Hadan visa ku galo ka dib aan dhanka switzerland aan uso gudbo passportka iyo visaha aan italy kuso galay ma waa jib baa inaan jar jaro markiiba oo aan iska tuuro intan jar jaro kadib aan GaLo switZerland

  • @MosabAbdulqadi8
    @MosabAbdulqadi8 7 месяцев назад

    17 jiraa pro hada dayar shegto 14 qoys maaikorsaayo runmiyaa reply qoyskaas academic igudara hada dhaho maigudaraayaan

  • @tom-jerrykidzchannel6962
    @tom-jerrykidzchannel6962 5 месяцев назад

    Thanks

  • @subaxproduction3309
    @subaxproduction3309 3 месяца назад

    Umaba socda ader waxaas waa wakhti dhumis

  • @MohamedAbdiAzizAli
    @MohamedAbdiAzizAli 4 месяца назад

    Passport ma bixiyaan miyaa

  • @Almalmine
    @Almalmine 3 месяца назад

    Airport side layskaga dhiba

  • @fadumomohamoud3371
    @fadumomohamoud3371 4 месяца назад

    ASC aboowe
    Waxaan joogaa Canada
    Waxaan rabaa qof aan Swiss ka waraysto

  • @MustafeLaamdheere
    @MustafeLaamdheere 2 месяца назад

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 6 месяцев назад +1

    Hadan u imadaba sedas hasaneyan f toda ha haystan 😂

  • @AlShakuurahmeTmohammeT
    @AlShakuurahmeTmohammeT 4 месяца назад

    Mahad sanid wllo