SURPRISE AYAAN UGU TAGAY DHAMAANTOOD WEY AAMIN WAAYEEN OMG😱..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #king #ceyda #subscribe #ceyda #for #more

Комментарии • 710

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 7 месяцев назад +259

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

    • @ZaraaAaQiL
      @ZaraaAaQiL 7 месяцев назад +4

      SCW SCW SCW SCW SCW 💯🥰

    • @AyaanXaaf
      @AyaanXaaf 7 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @FicaneyGedow-jh7xh
      @FicaneyGedow-jh7xh 7 месяцев назад +2

      Scw

    • @NappaQ
      @NappaQ 7 месяцев назад +1

      Scw Scw scw

    • @FahadMahad-d3x
      @FahadMahad-d3x 7 месяцев назад +1

      Scw❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 7 месяцев назад +331

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 7 месяцев назад +99

    Nabiga salalahu calayhi wasalam wuxuu yiri qofkii igu saliya maalinkii 1000 mar madhimanaayo ilaa janada loogu bishaareeyo qofkii faafiyana xafiiskaan wuu I jeclaadey ayuu nabigu yiri ❤

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 7 месяцев назад +344

    aaway dadkii jeclaa nabi maxamed scw ❤❤

    • @HiboomerAli
      @HiboomerAli 7 месяцев назад +2

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @Hagaayuwhogbaay
      @Hagaayuwhogbaay 7 месяцев назад +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @AyaanXaaf
      @AyaanXaaf 7 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @yazirmohamoud1833
      @yazirmohamoud1833 7 месяцев назад

      Macaan moolka jooga alle hayskukin barakeyo wan isla kiin jeclaa waligayba

    • @nasteexaabuukarmaxamuud8179
      @nasteexaabuukarmaxamuud8179 7 месяцев назад

      scw scw

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 месяцев назад +43

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (scw) 🕋😘

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 7 месяцев назад +63

    Allow naarta ayaa ka magan kalney😢
    Allow waxa ku wydisanyna janatul fardowso🤲

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 7 месяцев назад +37

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw scw ❤❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 7 месяцев назад +158

    Lucky boy is here finally Asxaabta team qabqab falaraha raaca😂😂

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese 7 месяцев назад +21

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 7 месяцев назад +79

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥹🕋🫵

  • @IfraaxCadeeye
    @IfraaxCadeeye 7 месяцев назад +66

    Aan kusalino nabigeena maxamed Scw SCW SCW SCW SCCW SCW SCW🎉😢

  • @bahjakhalifbahjakgaliif4307
    @bahjakhalifbahjakgaliif4307 7 месяцев назад +250

    ilahayow amiira iyo cayda calaf iskug dar haday khayr isku yihiin😢

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 7 месяцев назад +10

      Amin😢

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +20

      Dadka ayago jaceyl iyo bararaq waxas laga eegan caadi walaltimada isfahanka malo jeclan karo miya somali 2di ay isku arkan bo allaw calaf iskugu dar leska so jaraa yaab😂😂😂

    • @NaleyosmanMoha
      @NaleyosmanMoha 7 месяцев назад +5

      Aamiin yaa rabi

    • @HawoAli-jg6sq
      @HawoAli-jg6sq 7 месяцев назад +3

      Aamiin😢

    • @bahjomohamed2294
      @bahjomohamed2294 7 месяцев назад +1

      Aamiin yaa rabi

  • @AnishaAhmed-gk7uu
    @AnishaAhmed-gk7uu 7 месяцев назад +94

    Cawa wa 15 shacbaan Ilahow nodambi daf 😢ya Rabii 🙏

  • @safaabdalla2853
    @safaabdalla2853 7 месяцев назад +193

    Amiira aan uxiisay ma iska dhahdid caydow muuqalka 9daqiiqo amiira leeba qaadatee 😂😂😂😂

    • @taqwocumar4375
      @taqwocumar4375 7 месяцев назад +13

      Mshege heee 😂😂😂

    • @kaafyakyfarahcise9186
      @kaafyakyfarahcise9186 7 месяцев назад +16

      😂😂😂 sow ma argtid teedkale maxaa loogu horaysiiyay

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 7 месяцев назад

      @@kaafyakyfarahcise9186anaa is wydiinayy asad inuu u horeenayo modyy😂😂

    • @izabeella0232
      @izabeella0232 7 месяцев назад +2

      Wallshey waxaay shaati jexoowga ma sheke marka😂😂😂😂

    • @Hoodomohamed840
      @Hoodomohamed840 7 месяцев назад +1

      😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +207

    Amiira iyo ceyda saaid bay is kugu baxdaa aad bay isku dabeecad fahmeen ani saa uga helo lee markay kaftamayaan 😅

    • @HawoAli-jg6sq
      @HawoAli-jg6sq 7 месяцев назад +8

      Wllhi sidokle ❤

    • @laylaahmed-qf6yr
      @laylaahmed-qf6yr 7 месяцев назад

      Macaan udhahay

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад

      @@laylaahmed-qf6yr maxa amuu dhahay

    • @Sumayo-p7s
      @Sumayo-p7s 3 месяца назад

      Hug maxy isku sin wayen wayehe😂💔

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 месяца назад

      @@Sumayo-p7s waa dad islaam ah de may is qabaan markay hug isa siinayaan 😄

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 7 месяцев назад +69

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿📿 allahayow umadeyna ugargaar 🤲🏻🤲🏻

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 7 месяцев назад +55

    Amiira waan kuu xiiisneeey😢❤❤

  • @AsmaAbdala-r3t
    @AsmaAbdala-r3t 7 месяцев назад +67

    Amiira wllhi qosolkeda wu usoolabty🥺❤️‍🩹🙄😂

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra 7 месяцев назад +56

    Ugu danbeen❤muuqaalkii aan sugaynay❤️‍🩹🥰💗

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 месяцев назад +147

    Amiiro qurux wlhi wey ku farax day imaa sha ha. Qab qab keeda😂😂😂

    • @MunoMaxamed-rx3ph
      @MunoMaxamed-rx3ph 7 месяцев назад +2

      War mcn uu dhahay beee😂😂😂

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 7 месяцев назад

      @@MunoMaxamed-rx3ph haaaa waaaa hysaaaaa

    • @HAFZA142
      @HAFZA142 7 месяцев назад

      ​@@MunoMaxamed-rx3phabaa ma ila maqashay😢😂😂

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 7 месяцев назад

      Ceyda Koko baa leh😂😂

  • @Aluu0202
    @Aluu0202 7 месяцев назад +67

    Finally qabqab si qaaas ah iskula kulmeeen warkaaasa na maraaayo 🫢🥰🥰🥰🥰

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 7 месяцев назад +1

      Qab qab taasini nxaa ahyd iga daba geeyaa teankuna macgyo bdnaa hhh

    • @Aluu0202
      @Aluu0202 7 месяцев назад

      qabqab waa magc ay isku yaqanan kaliya ceyda iyo amiira @@cartancartan8452

  • @Happy__girl97
    @Happy__girl97 7 месяцев назад +40

    Ayyyyy videoga kala bar Amiiro lee wye
    Jhhh Qabqab is not easy wlhy 🔥❤😇

  • @UserAkc
    @UserAkc 7 месяцев назад +45

    Ceydow isku soo laabashada aa team isku soo laabateen aad ugu farxay lkn surprise kan ima marin❤❤😂

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 7 месяцев назад +40

    ayy inta ku faraxsanayd inay isku yimaadaan ❤❤❤

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 7 месяцев назад +82

    Ugu daynbayn qabqab way isu yimaadeen ❤jah

    • @samsamaxmed5528
      @samsamaxmed5528 7 месяцев назад

      hhh sheekadii tiktok maa keenty hada video usoo galyy arod tiktok fur labo video kabacdii ayagii arkee 😂😂

    • @nawaalaragsan4701
      @nawaalaragsan4701 7 месяцев назад

      @@samsamaxmed5528 reer tiktok baa na baray waxaas dee ilow naga dhaaf dad aan qoorta isu sudhaynaa

  • @RayaanmahamedRayaanmahamed
    @RayaanmahamedRayaanmahamed 7 месяцев назад +82

    Aamiira said kugu xisty❤😅

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 7 месяцев назад

      Inder nagagdaa qab qabta de iskaso gal aay ar

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад

      mark hadii asxaab la yahay oo meel la kala aado waa qasab in la isku xiiso

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 месяцев назад +136

    The king 🤴 is back ❤❤

  • @dalmarclaahi7565
    @dalmarclaahi7565 7 месяцев назад +69

    Ceyda is the legend 🙌 😎⚔

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 месяцев назад +34

    Team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 7 месяцев назад +51

    dulli weeye caashaqu💔🤦‍♂️
    misne waa cadaab goda☹️
    waa masiibo gooniya🤕
    murugtiisu badanthy😿
    marna waa macaan shaw🤔🫶
    waa markaad midowdaan🫂

  • @ZaynabLiki
    @ZaynabLiki 7 месяцев назад +17

    Illaahayow caawa waa habeen khayr ahe amiira iyo cayda hadey khayr isku leeyihiin calaf isku dar guurkoogana aanka qayb galaa markaa

  • @FarhiyaHaaji844
    @FarhiyaHaaji844 7 месяцев назад +15

    King ceyda is back
    Amiira dhibkaaga wey uxiistay iyo qosolka team nalka adiga uhaayo xaqiiq❤

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 7 месяцев назад +30

    Ilaahay baa mahadleh isku kiin soo celiyay wllhi zaaid idinku xiisay😢❤❤

  • @Tuuney-k3w
    @Tuuney-k3w 7 месяцев назад +30

    Wawareey in aa hurdooso lee iidaran jh hu u xiisa aragtida amiira ❤❤

  • @HamseToni
    @HamseToni 7 месяцев назад +42

    Team qabqab is muujiya falaraha raaca❤😮😊

  • @CabdifataaxSiciid-cw2zq
    @CabdifataaxSiciid-cw2zq 7 месяцев назад +77

    Amiira prank kusoo samee
    Team ceyd one love

    • @samsamaxmed5528
      @samsamaxmed5528 7 месяцев назад +1

      hada luuba imaadee bisnkoo sug bal hanastee ilaa isbuucn ha iska baashaln isbuuca kuxiga marks bay shaqada bilawaadnee

    • @CabdifataaxSiciid-cw2zq
      @CabdifataaxSiciid-cw2zq 7 месяцев назад

      @@samsamaxmed5528 wa kugu raacsanahay lkn inu ilaawa diidaya

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад

      waa waalateen team ceyda prank beela 😂 laba bari ka hor sowtaad samayseen mid qalbi xanuun yaaba idinka aarsaday wili 🔪😂

    • @CabdifataaxSiciid-cw2zq
      @CabdifataaxSiciid-cw2zq 7 месяцев назад

      @@adoontiallesiman262 aarsi ma usocotaan idinka 😅😅

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 7 месяцев назад +12

    Welcome back my king ceyd my little brother wakuxisanay ina kasoomuqato team 27👏🏽👏🏽

  • @XasandaauudXaaji-sd5lm
    @XasandaauudXaaji-sd5lm 7 месяцев назад +41

    Uugu danbeen muuqaalkaan sugaayi haduu soodhacy❤❤❤❤

  • @Qoraxda
    @Qoraxda 7 месяцев назад +26

    Koko iyo ceyda hab mey isiin rabeen😂😳 teda kale dharka igu daran bo

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 7 месяцев назад +54

    Inta ku farxdyy Isku soo labashadoda salmn team 27 ❤❤😢

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 7 месяцев назад +7

    Kusali Nabigeena Mohammed محمد صلي الله عليه وسلم ☝️❤️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +21

    Maasha Allah wllhi way kuugu xiiseen Asxaabtaadu adiguna waad u xiistay team wllo cml ah baad tihiin ❤

  • @MohamedMocol
    @MohamedMocol 7 месяцев назад +38

    Caawa waa 15-KA shacban Hala is.cafiyo azxpt ❤❤😢

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 7 месяцев назад +35

    Qab qab way kulmeen wee wee❤😂😂

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 7 месяцев назад +35

    Amiira inti ka xumayd maanta ha ogadaan inay ceyda only one walashi camal ay tahay viva qab qab 😂❤

    • @Aluu0202
      @Aluu0202 7 месяцев назад +7

      Walaaashiis ma ahan 😂waa ❤️keeda walaal wa kan aad naas wada nuugtan ma ahan kan aad is geysan

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +2

      Haa sax amira iyo ceyda waa asxab wllo somali jeceyl ba ka dhumay 2de isku arkan bo wey isku nurayan iska so jarayan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +2

      ​@@Uqtimuslimahma aragtay horto 😂 ugbaad iyo Alpha hadane 😂😂

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 7 месяцев назад +27

    kista yar ay isla qoslaayan ee kuleedahy yurupian aa is so amazing wllhi❤😊😢

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 7 месяцев назад +9

      dhoor jeer kuso ceshceshtay runtii😊😮😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад

      ​@@xamdidaauud5754iyo markuu ceyda ku dhahayay Amiira adoo saan u socda ayan ku arkay ee ay iyaduna ka daba dhahayso saa u qoslay lee kuwaan kaftankooda caadi maaha 😂😂

  • @MinasharafOntorow-n7h
    @MinasharafOntorow-n7h 7 месяцев назад +22

    King ceydi soo labasho wcn bro teamka la anta waa dansanaayeen xaqiiq

  • @GAZA871
    @GAZA871 7 месяцев назад +12

    Assalaamu calaykum walaalayaal💞
    Caawa waa habeen qiimo leh.....
    Habeenka ay shacbaan kala barka tahay oo cawada ku beegan waa habeenka uu Allaah SWT daalacanayo adoomadiisa oo u dambi dhaafayo marka laga reebo kan mushrika ah ee ilaahay wax la wadaajiyay iyo kan ay cuqdada iyo cadaawuhu kala dhexeeyaan walaalkiisa muslimka ah...
    Marka hore aan annaga is cafinno si ilaahay uu noo cafiyo...
    Allaah dambigeenna iyo dambi waalidkeen iyo dhamaan kan muslimiintaba hanoo dhaafo🤲....

  • @KaadriinYuusuf
    @KaadriinYuusuf 7 месяцев назад +18

    Isku ku kii jclhy wlhi ❤❤❤ lamanagah ilaahay isku kiin calfo caawa hapeennwanagsan waayeeee

  • @AishaMohamudAbdullahi
    @AishaMohamudAbdullahi 7 месяцев назад +18

    9:32 😂😂😂 koko iyo ceyda wlhy funny waye😂

  • @NasriFarah20
    @NasriFarah20 7 месяцев назад +8

    Come back king cayda Team 27 wada joogo abid guleysto khayrkiin usareeyo❤🎉

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +18

    Lucky boy is back m.a farxada illaah ha idin siyadiyo adinka team ma tihin wllo wada dhasha idinla moda sida u kaftameysan isku dhibseysan❤❤❤

  • @Cristianoronaldo-e7b4d
    @Cristianoronaldo-e7b4d 7 месяцев назад +3

    صلى الله عليه وسلم
    Away dadki jecla nabiga 😢❤

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 7 месяцев назад +5

    Wlky ceyda waxn ku rajeynayaa guulo fara badan adiga iyo asxabtadana saa u wada farax sanada dhamantin

  • @ArwaAbdukaadir2713
    @ArwaAbdukaadir2713 7 месяцев назад +7

    Ayyy wlhi waaku farxay team qab qab inay isla joogaan lamaanaheyga finally way kulmeen ❤

  • @Arwaflims
    @Arwaflims 7 месяцев назад +86

    King ceyda keep going bro🥰🙏

  • @axmedjaango-lb2me
    @axmedjaango-lb2me 7 месяцев назад +15

    Dad is jecel wlhi team 27 madaxa korkisa 👐🤗

  • @nimcoxuseen924
    @nimcoxuseen924 7 месяцев назад +11

    Amiira masha allh way isfahmeen ❤

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 7 месяцев назад +11

    Ceyda amiiira aaaaaaad baaaaa ugu xiiisty waxaaas dhan qabqabnimo da wae sax 😂😂i noticed his first choice is only amiira

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 7 месяцев назад +3

    Ugu dabeyn way kulmeen ceyda iyo asxaabtisa solabasho wacan ceyda iyo family gisa

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 месяцев назад +24

    Mashaallah welcome back king ceyda ❤❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 7 месяцев назад +23

    Ayaantaan Dhan Team 27 mafiirsanin Lakin Our KinG 🤴 wuunoosoo laabtay adi Markaa kamaqantahay Teamka Dhan Nuur Ma,lahan 😢

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 7 месяцев назад +40

    Ayyy cawa koko caydaheda habey siin rabtay camirada inay daarantahey soo xasuusatay😂❤all dharkoda xataa

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 7 месяцев назад +12

    Congratulations ceyda 700k camingsoon

  • @farxiyayusid7421
    @farxiyayusid7421 7 месяцев назад +11

    3:25 fiiriya guys mcn uu dhahay awl been umaleyn jiray lakn hdda aa xaqiiqsaday❤🫂👸🏼+🤴🏽

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +1

      dhib maleh haduu jeclaaday sow qofka lama jeclaan karo lkn wllhi been ma sheegaye ceyda iyo Amira wllo saaid isku fahmay uun baan u arki jiray reer tiktok na waxay wadaan dhag uma dhigi jirine been badanaa intaan dhaho ayan hore uga socon jiray lkn hada xogaa shaki ah baa igalay lkn ma badna 😂😂

    • @allyhaji1902
      @allyhaji1902 7 месяцев назад

      City back ayaan joogaa maxaa ayuu dhahay ee macaan ma ahan ar doob dareen ayaa diley😅😅

  • @NiciimaJochar
    @NiciimaJochar 7 месяцев назад +9

    Horta amiira waa lawada jclyahy ❤😂

  • @Hamdamohamed266
    @Hamdamohamed266 7 месяцев назад +20

    Ay teamka said kugu xisen wlhi❤

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 7 месяцев назад +16

    Dunida qofna aad ha ugu tiirsanaan Waayo xataa hooskaguba wuu kaa hadhaa markad gasho meel mugdiga ah

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 7 месяцев назад +25

    Dadka marwaliba waxay rabaan in ay Kula qeybsadaan farxada😁balse marabaan🙅‍♂️ in ay Kula qeybsadaan waqtiyada adag😨🥶

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 7 месяцев назад +6

    Ceydooooow jirkaaada soooo celi sxb waad dhuubaty ayantan gym ka serious u noqo markaaan ,waan dareemi karaa pressure baa ku saarna balse hada family ga wey baxeene adi isku mashqul oo naftada waqti gali common style kana iska sax 🫵🏻🤴🏼💪🏻💪🏻

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 месяцев назад +15

    Ceyda amiira dhibtina u xiisay❤😂

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 7 месяцев назад +20

    Qofkii dhipasada la jookaga hadiyad ugu dhig bixitankaga🥹🥺🫂

  • @Mensurahmedai
    @Mensurahmedai 7 месяцев назад +25

    See udhahde ceyda inda house ❤❤😂😂😢

  • @MaryancumarHind
    @MaryancumarHind 7 месяцев назад +28

    Cayda is the legend🙌😎

  • @FardusDirie
    @FardusDirie 7 месяцев назад +8

    Maasha allah waligiin wada farxsanaada asxab is fahantay

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 7 месяцев назад +6

    Qalbiyadii kala fogaady 😩💔way isku soo laabteen😭🙈💞

  • @warsame260
    @warsame260 7 месяцев назад +22

    Amiira way soo oroday Say Hab usiiso Lkn 📷 bey aregtay 😢😂

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 7 месяцев назад +7

    Team qab qab isn't easy ❤keep going 💪

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 7 месяцев назад +13

    Team qab qabs waan uxiisnay ❤☺️

  • @UmuIsraa-bz2tg
    @UmuIsraa-bz2tg 7 месяцев назад +15

    Video ga muhimadisu inu amira u tago ayey ehed inta kale ku dhax qaris waye😂😂

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 7 месяцев назад +16

    Ceyda markuu imaada waa farxay waxaa ku farxana makasaaye 😢😂

  • @AbdiomerCumar
    @AbdiomerCumar 7 месяцев назад +10

    Masham allh walaalkay ceyda waan kuu xiisnay❤❤❤❤😊😊

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy 7 месяцев назад +6

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @SundusSaid-p1h
    @SundusSaid-p1h 7 месяцев назад +2

    King ceyda welcome back walahi asaxabtada wakujecelyihin 🥰🥰❤️

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 7 месяцев назад +10

    Ayy king ceyda welcome back ❤️❤️❤️❤️

  • @galmudugofficial5876
    @galmudugofficial5876 7 месяцев назад +15

    Amiiraa uxiisnay🎉

  • @AbubakarJanna
    @AbubakarJanna 7 месяцев назад +11

    King ceyda waan ku salaamay 🎉🎉🎉🎉

  • @IsmahaanArwaax-cj7ky
    @IsmahaanArwaax-cj7ky 7 месяцев назад +11

    Soo noqosho wacan king ceyda io family giisa❤❤❤

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 7 месяцев назад +5

    Mansha alahu ugudamben baramijki ansugeynay waw walahi abowa ceda anixita wanfarxay wanjeclo iney walahey islajogan walakey asd ceda cumer amira qurux boqoradeni koko ineykalatagan marabi inolady

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 7 месяцев назад +20

    Jah qabqabyaasheyda❤❤😮

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy 7 месяцев назад +7

    Welcome back king 🤴 🙌 👏

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 7 месяцев назад +2

    Amiira ❤❤❤❤❤soo beautifully every thing ❤❤❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 месяцев назад +15

    Vediyo gaan wlhi amiiro iyo ceyda. Moolka is ku ar kaa yaan. Tiktok waaa qab san doo naaa😂😂

    • @xayat5577
      @xayat5577 7 месяцев назад +1

      Inta Cumer rootenkesa uxiisay waan salaamaa😂

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 7 месяцев назад

      ​@@xayat5577 routine faqiireed waaye naga daaa 😂 waye 😂

  • @NasraFarah-d4n
    @NasraFarah-d4n 7 месяцев назад +3

    Wlhi abowe wan idenku farxaaa markan Iden dawado allah kudowro abowe

  • @AmaalAbdukadirsaid
    @AmaalAbdukadirsaid 7 месяцев назад +11

    Wow team 27 allaha idiin daayo❤❤❤

  • @QamrMohamed2022
    @QamrMohamed2022 7 месяцев назад +9

    The king is back 😂❤

  • @SuleekhaMoharab
    @SuleekhaMoharab 7 месяцев назад +3

    Man sha alaah wn ku xiisnay king cayda 😊😊😊😊

  • @Anisachanal
    @Anisachanal 7 месяцев назад +7

    I miss you amira😢

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 7 месяцев назад +4

    😂😂amiro wawareey😢jh farxad🤸😂m.a welcome back

  • @farhiyomohamud4703
    @farhiyomohamud4703 7 месяцев назад +2

    King ceyda is the back