Amiira markii hore inaa adi sidan jeclaatay bay moodaysay iyadoo ku jafaysa oo qosolka Aduunka haysa ayaad dhahday hooya idhahday jar fiiri siday hadalkii dhan u badashay wixi ay caynaysay ayay Amaantay saana ku qurxan thy taashka ma fiicno masha Allah wllhi qatar ayay dhahday 😅 Amira waalidka aad bay u ixtiraamtaa masha Allah ❤
Ceyda tin majarin ee tinta soo jar iyada dhan dhulka dhig sidaas ayaa fiicneyd hooyo wey kuu qafiifisay marka asadna kulahaa maxaa sidaan maxaa waaye sidan iyo sidii hore waxba isma dhaamaan amiiro ❤❤❤❤❤
😂😂 Hooyo Funny waaye way kaa shaqaysiisay 😂😂3:25 ceyda wuxu dhahay si fiican baan u laalaaboya baan filayaa saa lagu dhahay ma qurxoone iska wad kkkkk ani xataa waa dareemayay inay waxka qaldan yihiin waayo kal iyo laab inaa u laalabo oo aan isla simo ayan jecelahay anoo is leh ceyda yaa ka gaara ayay hooyo ku dhahday ma qurxana saa u qoslay lee 😂😂lkn intii danbe si fican bad u laalaabtay ✅
Aaway dadkii jeclaa nabi maxamed scw ❤❤
Kk😂
Agree
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw scw
Waaba soo qashee haan kusalino xabiibkeena muxamed scw❤
Amiira markii hore inaa adi sidan jeclaatay bay moodaysay iyadoo ku jafaysa oo qosolka Aduunka haysa ayaad dhahday hooya idhahday jar fiiri siday hadalkii dhan u badashay wixi ay caynaysay ayay Amaantay saana ku qurxan thy taashka ma fiicno masha Allah wllhi qatar ayay dhahday 😅 Amira waalidka aad bay u ixtiraamtaa masha Allah ❤
Ku sali nabi muxamed scw❤❤❤🤗😍😍😍
Ceyda sidii hore sida hada waxaad qurux badan tahay ay sida hadatahay masha allah walaahi been maaha yaa igu raacsan like dheh❤
Aniga😢😅
Waa❤❤❤
Abti 10 10
Hooyo hadalkeda wainlaqato❤🎉😮❤😢
Waaba somantahay maxakugeyay 😮🎉😅cayda🎉❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
Kk
Scw scw scw
صلي الله عليه وسلم ♥️
scw
scw
Always dadkii jeclaa nabi maxamed scw🎉
Ku salino xabiibkeena muxamed scw❤😊
صلي الله عليه وسلم ♥️
Scw scw scw scw scw scw scw
Amiiro fanny😂 waye walhi waan uxisnay kaftankeda soo ma ahan guys 😂 haa a ma may 😊
Haa walahi
Haaaa😂
haa 😂😊
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤
Scw Scw Scw
Scw scw scw scw scw scw
Maamada. Xanan ee ka fikiree wlh howsha dhan aa lagu qabte😂😂😭❤
Ma aragte 😂😂😂 wa runted gawar shaqo leee qawana Allxamdullilah 😂😂😂
Maamo suldaano alle kuxafido m.a❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
Scw scw scw scw
Rasuulka صلى الله عليه وسلم waxuu dhahay qaka muslimka ah tinta inuu wada Jaro ama inuu wada xiiro
❤❤❤❤❤❤❤@@IbraahimXuseen-ul5xb
Amiiro qosol lee naga keene amira fav girl youtuper❤❤❤❤❤❤
😂mac sonkor.tinta sa u jaclaa.inay tinta ka jarto😂😂😂 mom suldano.love mom
Haa wallahi wiilkaan saan ujeclaa inuu tinta iskajaro hooyo waadmahadsantahay ❤🎉
Mom suldano❤ beerka ka garacde manta😂✌️
Haa ceyda sidaan bad ku shidantahy walahi San iyo sidii horey wan ba shidaan ceyda a laga walin San ba qurux eeh❤❤
M.a sas kuwadd wadtha.nqbiigiina scw wayo ☝💯🧕🇸🇴
No way😅what a game wlhi maamada ilahey ha xafido❤
Team ceyda is muujiy👍like
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
Wcs hawaryar seetahay ii soo jawaab anti amiira I love you❤❤❤
صلى الله الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😊❤❤❤❤
Amiirosanikbadlanixjgdilgkasx🎉😂
Jaanis adag timha jar hooyo masha allh
Sidan ban ku qurux badan thy tinta u jaratay 10/10 weye
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
E
Big legend always king ceyda 700k coming soon ⌛💯❤❤😮
M.a so beautiful ❤Qurux lee ika deh 😊
Mamada Janis kugu heshy manta😂❤
Ku saliya nabigan maxamed ❤❤❤
Malin walbo San halogu shaqeyo😂😂
Wllh ceyda sidaan aad kuqur xoon tahay hooyo kheer Allah siiyo ❤❤🎉
King ceyda keep going ❤ comizon 700🎉
Mama suldano is not easy
Ceyda sidan aya qurxan ani ahan 10/10 aya ku siyaay😊
Yes Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤❤❤❤ jira o joga waya badan
I think he looks a lot better now
A handsome man 😉✌️
Genius mother 😎
Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
Caadi waaye waa kgu qaadanaynaa adaa maamo galaye😢😢😢10/10
Ceyda wllkey yee kaa waalin wad ku qurxoonthy saan best wye 100/100
Ceyda sidan Yaa macquul ah👌👌10 of 10
10/10 qurux waye❤😂mamada sa fiicn kugu sameyse ceyda
Hooyo suldaano isn't Easyy😂❤
1000000/1000000 Really Qurux wye Bro✅️♨️🤴
King ceyda wan ku tageera zxpow
Hargeisa ayan kasoo salama
Hore usoco zxp ❤❤❤❤
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mashallh mama da alle hakuuu daaayo update waaye beeeeeeeerka ee kaa tumtay 😅wilasha i saaan loogu shaqeeeyo saaa u jecelnhy leeeee😄😄😄😄😄😄
Mashaallah 10/10💯👍team king ceyda is not easy ❤️700k subscribers coming soon 🎉🎉❤️ iinashaallah ❤️❤️
sidan baa wlhi quruxbadan 💯
Best RUclipsr king ceyda 🦁🔥
Ku salin nabigena nabigena nabigena person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤
Hooyo fiican wey Alloah kuduiso shaqeesho❤❤
Ceydow wlh tintaada saan ujaro sanaa qurxan
King is always king ceyda ❤❤❤
Manta waaa lagu haayaaaa hayeeeeey😅😅😅😅
Masha.allh.abowe.sinan..ayakuqurux.badantahay.sidakuwad❤❤❤❤❤
Wllhie markii hore lenkaawi aa kusoo padalmaty tintaadi hore iyada dhan cawlnaan ee ahaad wllhie hada saanaaaaaa style waaye wllhie ceydaa❤❤❤❤
Zxp cayda fanis ayaankuu ahay lphon iisoo dhiib
King CEYDA MA HooYoya Xukun Lala Dheeela waxpa ku helle qac😂😂😂...
HOOYO MCN ILLAHAY HA XIFTIYO❤❤❤LIKE 👍
King ceyda keep going ❤❤🎉🎉
Hooyo xukumaheeda wlhi another level waan ka helay sida ay kugu xukuntay m.a team ceyda one love❤😂
King cayda haa hay welcome back 😂😂
Asad ha ka waalin wlhi sas ku qurux badn tahy wlhi hooyo suldano Allah ku dhowro❤
Zhp hoyo mcn ka duceyso ceb ma ahan my brother king ceyda legend of the legend ❤❤❤
Goorma kugu danbaysay saliga nabiga scw❤
Keep it king ceyda😂❤
Happy family ❤❤
King cayda ❤ congratulations 🎊 700k❤
Wlh qurux waaye m.a in The best
Hooyo macaan waku xiisay ilaahay cimriga hakuu barakeeyo.
channelka Amiira ayan kusoo arkay adoo tinta kuu gaabsan tahay inaa adigu is caadi ah u gaabisay baan moodayay 😂 lkn ceyda sidaan ma fiicna waxa dhaantay sidii aad u jaran jirtay 5 bilood ka hor 😅
All the best 👍 my mother
10/10 Ayan kusiiyay mamo suldano kheyr Allah siiyo tinti dashka aheydaba hadii quruxdhan lagadigay thnk u mamo sharaf iyo karamo
Safar salaama aabo king ceyda ilhy idinkoo nabada qaba ha idin kulmiyo ❤❤
ManshallA fmiil ku dysho muudan walhi ilhay haisku kiindayoo runtii hooyo waa hagha nolosha waxba lgmadiidii karo nolow intay nololi jiirtoo maamo❤💋🥰😊
mansha allah waa hooyo qiimo badan wiilkeeda way raba bartay ilaahayna wuxuu uga dhigay baari ✅✅✅✅👍👍👍👍
Ceeyda Aniga ahaan saan aa ila qurxan Masha Allah maama mcn ♥️
lllahow hooyadeyda ii ilaali🤲🤲🤲🤲
Waxaan kuu rajeenaayaa 1m iyo wax kabadan😢🥰🥰🥰🥰🥰
Cayda ilahey hakuxafido❤😊
Baga timihi daashka aha dhajisay saan 10/10 waye😍😍😍
Keap goin bro king ceyda❤❤❤
Timo daash😆😆🤣 Tinta jar diidaye wey ku heysataa xukumaha lagu dhex galshay maamada waa legend xaqiiq weyku dhex galisay😂😂😂😅 thank you maamii❤👍🙏
Cayda Masha Allah qurux bada noqotay walle waxan kacod San inay inta kudhafin Ramadan ba sodhow Tim cayda intan rabadaka lagari 700k kamin son
Hamplyo livrpool wey badi sy😎
Ceydoow ben badnida tinta majarinee waad gaagaabisay lee
Taliyow ma argtay tinta wee qalalned waxyar ayuu gab gabiyay wuuna qoyay hh😂😂
10/10 ceyda qurux ❤❤weye amira funny weye😂😂
😂😂😂😂😂😂. Brother is this game. Don’t cry
Ceyda kaxaa xabi hee😂
Ceyda saan qurux wye 😊 10/10
Wallahi Amiira meley ku jiirto qoosolka ka dhamanayo😂😂
10 of 10 aan ku siiyey m.a ❤❤
Mnshalah Sidan baad qurux ku tahay sidan u jaro Mar walba 10/10 ku sisayay💯👍
10🎉10 wwww m.a hooyo mcn farxada ku nolow 🎉🎉🎉
10/10❤❤❤❤❤ walahi ha ka shidan tahay
10/10😅waye timaha❤
Masha Allah Ceyda ❤️🥰👑
igula sali Nabigena muhamed sallahu caleyhi wasalam
scw scw scw scw
Ceyda tin majarin ee tinta soo jar iyada dhan dhulka dhig sidaas ayaa fiicneyd hooyo wey kuu qafiifisay marka asadna kulahaa maxaa sidaan maxaa waaye sidan iyo sidii hore waxba isma dhaamaan amiiro ❤❤❤❤❤
Mama suldano is not easy😂😂😂😊
Mansha allah ilahay cimriga ha idiin dhereyo amiin dhamaan ❤❤❤❤
😂😂 Hooyo Funny waaye way kaa shaqaysiisay 😂😂3:25 ceyda wuxu dhahay si fiican baan u laalaaboya baan filayaa saa lagu dhahay ma qurxoone iska wad kkkkk ani xataa waa dareemayay inay waxka qaldan yihiin waayo kal iyo laab inaa u laalabo oo aan isla simo ayan jecelahay anoo is leh ceyda yaa ka gaara ayay hooyo ku dhahday ma qurxana saa u qoslay lee 😂😂lkn intii danbe si fican bad u laalaabtay ✅
Amiira hada arko 😂❤❤❤❤
Hooyadaad Allah ku dhaafo❤❤❤🎉🎉🎉
Happy family❤❤❤❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤
Taliye koofid leewaaye waa lisyaqaanaa❤❤❤❤