HOOYO OO AMIIRA CAZUUMTAY MARTI QAAD QURUX BADAN UGU DAMBEEN ..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

Комментарии • 1,9 тыс.

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 6 месяцев назад +444

    Ceyda prank aa kaa rabnaa 😂😂 Amiiro hooyo ukeen hooyo naagtaan waa rabaa dheh 😂😂😂 best prank

    • @masbal9180
      @masbal9180 6 месяцев назад +31

      My diide marka wayba rabta mamadu Amira

    • @ikraanzubeyr3257
      @ikraanzubeyr3257 6 месяцев назад +6

      Wxan prank mia😂

    • @Amirada_Sunduz
      @Amirada_Sunduz 6 месяцев назад +21

      Wlhi runaa la iskgu daraa mamada xitaa wey Isla raptayee😂😂😂😂

    • @NasroMaxamed-ly8ro
      @NasroMaxamed-ly8ro 6 месяцев назад +4

      Waxas prank mah😂😊

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 6 месяцев назад +10

      Waxas branki maaha maamada amiiro maba diidayso 😂😂

  • @Saaba17
    @Saaba17 6 месяцев назад +367

    Amiira iyo ceyda inta isku jacel , video ay kuwada jiraa ima dhafaan ❤❤😅 funny

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan 6 месяцев назад +120

    Ma aqaan caawa video ga bilaw ila dhamad faraxad laqoslaye 😂😂amiira iyo cadyda ❤❤❤

  • @user-op6rd4wg2m
    @user-op6rd4wg2m 6 месяцев назад +26

    Aamiraa abyo wlhi gbdhan waa jeclahay xishood iyo qurux isku darsatay masha Allah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 месяцев назад +561

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @user-rz3yx9vi9l
    @user-rz3yx9vi9l 6 месяцев назад +155

    Please Cayda inta hooyadii la joogto farxad kale ugu dara oo 1million gaadhsiiya❤😊

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 6 месяцев назад +169

    Amiira waa nasiibkii Oo qof ah masha Allah wxd haysataa ceyda family Oo ku jecel😂❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 6 месяцев назад +139

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @user-bs9ix7dj8c
    @user-bs9ix7dj8c 6 месяцев назад +188

    kusaliya nabi muxamed Scw😢😢😢😢😊

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 6 месяцев назад +282

    The Best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed(-ﷺ-)☝️🕋❤️

  • @SleepyPastry-ph2vg
    @SleepyPastry-ph2vg 6 месяцев назад +29

    Ku Sali nabiga the best person ever the most know ledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤🕋🕋🕋🕋😢

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 6 месяцев назад +1

      عليه أفضل الصلاة والسلام🤲💚❤️💖💝

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky 6 месяцев назад +49

    Future sodoh + second mother ❤️❤️❤ Masha’Allah Amiira waa gabar xishood iyo dagaansho badan wax sodoh iyo ka badan laga dhigto way u qalantaa😍😍

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 6 месяцев назад +72

    AMIIRAy xbbt Dharka kugu dhagan iska daah waa iga walalnimo iyo turniinsho aan xuman kaaga turayo mahadsanid xbbt🥰

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 6 месяцев назад +185

    Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤

    • @mushtaqmaxamud3462
      @mushtaqmaxamud3462 6 месяцев назад +1

      Allaahuma sali wasalim calaa nabiyinaa Muhammad sallaahu calayhi wasalam

    • @user-jx9ll3yy7r
      @user-jx9ll3yy7r 6 месяцев назад

      تيسشم نلاقي ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @NacimaM-yi4qx
      @NacimaM-yi4qx 6 месяцев назад

      Scw scw scw ❤

    • @user-os3rz4dj5k
      @user-os3rz4dj5k 6 месяцев назад

      Scw

    • @user-jx9ll3yy7r
      @user-jx9ll3yy7r 6 месяцев назад +1

      Wllo iwran asad iyo
      Cayad iyo Cumeer iyo koko iyo adna

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 6 месяцев назад +15

    Amiira intaan iyo in kabadan wey uqalantaa Amiiro Queen Always Queen ❤❤👸

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 месяцев назад +30

    7:56,Amira wax bay so hilmamty waxa ladgahy qofki gurigisa wax lagu hilmamo wala lajecel yahay Amira marka sodohded way jeceshahy hambalyo ❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 месяцев назад +148

    Masha Allah king ceyda family beautiful ❤❤❤❤ noqoten mama suldaano iyo Amiira kulan farxaded weeye welcome leyahay 🎉🎉🎉🎉 team 27 dhamaan azad hajio keep going legends of legendary 🎉🎉🎉

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 6 месяцев назад +94

    wxa in padan kuso ceshceshty cayda walaashiis markay amiira laabta galinaysay
    wllhi meeshaas wxaa iiga cad cayda walaashiisa inay amiira aad ujeceshahay❤❤😊

    • @AeyziinAeyziin
      @AeyziinAeyziin 6 месяцев назад +11

      Aragtidaada ma xumo oo waad aragti dheer tahay😊

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 6 месяцев назад +1

      @@AeyziinAeyziin tnx wll😚🙏

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 6 месяцев назад +6

      Mashallah Amiira qurux (qaali dumar)❤

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 6 месяцев назад

      @@raxmataali8598 aad io aad❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +7

      Haa maxay u jeclaan waysay qof wllkaa oo qurbo jooga booskii walashii u galay oo inuu la dhashay cml u caawinaysa adba waa jeclaan lahayd sax

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 6 месяцев назад +27

    Amiira iyo ceyda hadaan iskugu duceeyo kwrma dadooow 😂😂😂

  • @CharanKhan-ub9qq
    @CharanKhan-ub9qq 6 месяцев назад +47

    2023 waxa uu ii ahaa sanad fakar iyo wal wak waxaana ka fakarayay sida aan ku rumee lahaa riyooyin keega balse waxaa rajeenaa in uu 2024 ii noqdo sanadki ay iirumoowi lahaayeen riyadeeda ❤❤❤❤

    • @TOP10_CHANNEL199
      @TOP10_CHANNEL199 6 месяцев назад +3

      Insha allah riyadadada allaha ku rumeeyo wllo❤

  • @Koutharkiin
    @Koutharkiin 6 месяцев назад +132

    Teamka dhan waxan ugu jeclahay King Cayda iyo Amiira Qurux alle ha idiin xafido abwe/abyo🎉❤❤

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 6 месяцев назад +388

    War Aniga videoga bilawga Ila damadka wan dolacadeynaya 😊maha dacay 😂😂😂😂❤

  • @Happy__girl97
    @Happy__girl97 6 месяцев назад +16

    Jah Amiiradeena si qurux badn lo cazuume masha Allah 😊❤❤

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y 6 месяцев назад +24

    600k coming soon🎉🎉🎉 amira iyo ceyda sxbo is fahmay waligin sidan ahada waa dadka kaliya waxa media laga shegshego aysan sameyn kalsonida waa taas wlltmo ha warto❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +95

    Alla hooyo way is dhibtay xogaa intuu daalku ka baxayo inay sugto ayaa ila fiicnaan lahayd calaa kuli xaal waa hooyo qiimo badan hadaa team Amiira nahay hooyo waadku mahadsan tahay casuumaadada quruxda badan
    kuwii Reer tiktok waa nii fahmayaa inaa wixii soo qori doontaan 😅 lkn waxaasi ma jiraan hooyo iyo gabadheedi waaye ❤

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 6 месяцев назад +5

      Caawo tiktok weynoshidanteh wlhi😂😂

  • @suleqocabdiraxman6608
    @suleqocabdiraxman6608 6 месяцев назад +56

    finally amiiro iyo sodahdeda iyo dumashided wey kulmeen😊😊😊

  • @user-lt6pi5uj8m
    @user-lt6pi5uj8m 6 месяцев назад +52

    May allah keep you all happy insha allah ❤❤

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 6 месяцев назад +8

    Cayda iyo amiira inta Isla jecel☝️😅

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 6 месяцев назад +158

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 6 месяцев назад +96

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤6k coming soon

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 6 месяцев назад +11

    MashaAllah TabarakaAllah Amina qurux waan kufaraxsanahay sida qurxda badan aad hoyoo macaan ulakulantay sodahda mustaqbalka inay kunogoto ayan rajeyna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 6 месяцев назад +10

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 6 месяцев назад +290

    Mammo anagu in aad Amiiro qurux sodoh u noqotid baan rabnaa Insha-Allaah ❤❤❤😅😅😅.

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 6 месяцев назад +18

      Wan kugu racsanahay Quruxey😂😂

    • @nafisaabdullahi8462
      @nafisaabdullahi8462 6 месяцев назад +11

      Yes mamo anaga gabartaz sodoh nogu noqo plzz😢riyadena rume❤😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 6 месяцев назад +3

      Wayka wayntahy😢😂

    • @sahrasheikh390
      @sahrasheikh390 6 месяцев назад +7

      Age is number quruxeey ma ayada dhali karto

    • @sheekomacaan3334
      @sheekomacaan3334 6 месяцев назад +2

      @@sahrasheikh390 koko a la fac 😂

  • @Najminaa
    @Najminaa 6 месяцев назад +145

    ALLAH IS ONE ❤❤

  • @user-np1ph9cm3k
    @user-np1ph9cm3k 6 месяцев назад +208

    Omg you don’t understand how happy I am ❤😂😂😭😭😭😭

    • @nasromaxamad8910
      @nasromaxamad8910 6 месяцев назад +3

      Ayy same❤😅❤

    • @SalmaAhmed-ni8mr
      @SalmaAhmed-ni8mr 6 месяцев назад +3

      Same wlhi 😂😂

    • @zaprinaqueen936
      @zaprinaqueen936 6 месяцев назад +4

      same tiktok kaso carare 😂

    • @kuu617
      @kuu617 6 месяцев назад +1

      Maxa dhacay

    • @sumayoabdi2671
      @sumayoabdi2671 6 месяцев назад +4

      Same wlhi 😭😂😂 malinti cayda hooyadi timadey baan amiro qalbiga ku qabtey 😢😂 finally waye kulmen😂❤

  • @user-gu1eg1du8f
    @user-gu1eg1du8f 6 месяцев назад +27

    Cayda wllky Aamiro qof qalbi fcn waaye oo daacad ah ilaaali wlhi gabar wanaagsan waaye allh daayo❤❤❤❤❤❤

  • @queenansara5302
    @queenansara5302 6 месяцев назад +172

    Wlhy malinkii igu horaysay quranka dhameeyay igu farxad badneyd 8/9/2016 Malin salaso ah 8sano jiray alxmdulilaah iloohow hooyo noo xafid dadalkeeda ay dhinac walba o noloshena kamida I love you mom ❤❤❤😢

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 6 месяцев назад +2

      adoo 16 jir ah maxaa qad ku dhigay

    • @user-im3qy3uu6v
      @user-im3qy3uu6v 6 месяцев назад

      Wlh hada Ani 11 Sano maakaa weynahay

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 6 месяцев назад

      ​@@umumascuud3307 hhhhh 16 jir laguma dhihin akhri

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 6 месяцев назад

      Mashaa allaah allaha kugu anfaco

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 6 месяцев назад

      @@xaliimacali5595 anaa xisaabiyay xiligaas 8jir ban ahaa bey tiri dee 8kale ugu dar so 16 maahn

  • @MubashirAxmed-kk1re
    @MubashirAxmed-kk1re 6 месяцев назад +77

    Nabiga kusaliya scw❤❤

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 6 месяцев назад +16

    Masha alllllh team amiira iyo team cayda Mamo waxanu leenahy boqolkiiba boqol wad mahadsan thy salaan qaali ah baan hawada kuso marinaynaa ale haku dhawro mamo from soomalilnd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 6 месяцев назад +24

    Ceyda iyo amira yaa isla jecel sidayda video ay iskula jiraan imaba dhaafo ❤❤❤❤ keep going

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 6 месяцев назад +131

    Allah is One propHett Mohamed scw❤😊

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 6 месяцев назад +48

    Amiira qof qalbi wanagsan oo sxptimada taqaano❤

  • @abdirahiinabdalla8447
    @abdirahiinabdalla8447 6 месяцев назад +24

    Lawadan wan isla jeclan laha wllhi illahy çalaf ha isugu daro ❤

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 6 месяцев назад +56

    Mash Allah family 👪 quruxbadan😊❤

  • @nasrifilms
    @nasrifilms 6 месяцев назад +83

    Inta hooyo u nooshahay 😢😢😢 ❤sara

  • @king_amiid
    @king_amiid 6 месяцев назад +190

    RESPECT AMIIRA QURUX ❤

  • @AbdisamedAbdilahi-kj2rd
    @AbdisamedAbdilahi-kj2rd 6 месяцев назад +43

    Allah is one ☝️❤👏

  • @user-il2lt8wv8c
    @user-il2lt8wv8c 6 месяцев назад +32

    Masha Allah Best family ❤❤❤❤❤

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 6 месяцев назад +288

    Waxbaan dareemooyaa ❤❤ team qabqab😂😂

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 6 месяцев назад +13

    Mar walpa amiira iyo koko amiira ayaa one ah I love wlhiy qab qabyaashayda😍❤️❤️🫶

  • @idilabdi4406
    @idilabdi4406 6 месяцев назад +3

    Mashalla walhi ceyad iyo aamiira waye isku soo baxayaan mamadun waa boqorad

  • @Muna_qaali
    @Muna_qaali 6 месяцев назад +22

    Masha allha amiira waa qof qalbi wanagsan wllhi😢❤soodhawayntii hoyo kaalin wayn bay ka qadaday marka si fiican bay samysay hooyo❤lkn rer tiktok shaqo badan baa utaala wax lagu soo qorayan sii niyaysanya jah amira oo sodohded soo booqaday😂😂

    • @nafisaharun
      @nafisaharun 6 месяцев назад +1

      Maya cazuumtay la dhahaa baasha xaraarad loo yeelaa😂

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 6 месяцев назад +23

    Respect intaa ka badan way u qalantaa wlhi amiiro keep going big sister ❤❤

  • @shiiraar4653
    @shiiraar4653 6 месяцев назад +57

    Masha allah Amiira waa Gabar Qalbi wanaagsan❤❤❤

  • @KhatroMohamed
    @KhatroMohamed 6 месяцев назад +26

    Mansha Allah King ceyda ❤

  • @maryamomohamuud6412
    @maryamomohamuud6412 6 месяцев назад +48

    Hadda heer tiktok waxey soo sameyn doinaan aa ka fikirooyaaa😂 hooyadaa update waaye mansha allaaah

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 6 месяцев назад +4

      Same wlhy qalbi to qalbi, caymir, daadkas Hadaa wx dub kujiran

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 6 месяцев назад +70

    Allah is one 😢☝️

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 6 месяцев назад +9

    Mansha alah habo waa laga daremoya hooyo macan inay kulo joogto hooyooyinka alaha noo xafido 2018 hooyodey macan ii imaday Alxm farxada waa kula darema habo ❤❤❤

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 6 месяцев назад +9

    Hooyo sulthana waaku wadana wllhi amiira sodohded ina noqotid Waa jeclan leheen ❤ lkn hooya uthy 😊 kulugeen Waa ognhy amiira iyo Cayda inee wllo+sxbo yihiin lkn islajirkoda qalbiyadene xadeen 🥹😩💋 and we all are delulu

    • @Alisha847
      @Alisha847 6 месяцев назад +1

      Hadalkaaaas maxaa laga wadaa neh ma fahmin ,saw ma noqon karto sodoh kaliya uma inutile hooyana waan u ahay

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi5401 6 месяцев назад +92

    Allah is one ❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 6 месяцев назад +24

    Respect m.a Amiiro waa gabar qalbi wangsan keep going sister i love you❤

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar5110 6 месяцев назад +11

    Maamada waa update waxa social media ka socda weeba ogtahay sodah wax ka dhow ahay taagantay😂😂koley anaga inaa sodoh u noqotaaa rapnaaa maaama

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 6 месяцев назад +10

    Wllhi m.a amiradayda waa gabar wanaagsan❤🌼🤍🥺king cayda m.a wangsan ❤
    Hooyo mcn wn ku salaamay ❤

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 6 месяцев назад +18

    Anooo amiira you tubes keeda dawanaya ayan kan isoo dhacay wasoo cararay jah. Team qab qab❤

    • @fadumosaidmahmuud5068
      @fadumosaidmahmuud5068 6 месяцев назад +2

      Wallahi isku mid ba nahay ani kala baruu ii maraayey waan soo cararey

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 6 месяцев назад

      Walhi iskumida ayn nahay

  • @user-sr2ll3io6e
    @user-sr2ll3io6e 6 месяцев назад +17

    Amiira & ceyda Wllhiii team27 la'aantiina ma nuuraayo luv u brothers❤

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 6 месяцев назад +10

    Masha allah Masha Allah alhamdulilah alhamdulilah we so happy to see Amirax to see your family and alhamdulilah the whole family ❤happy welcome 🤗 all family beautiful 😍 and stay happy 😃

  • @miiramohra83
    @miiramohra83 6 месяцев назад +17

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 6 месяцев назад +68

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and thep most shine all creatures prophet Muhammad ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 6 месяцев назад +77

    Maasha allaha Best family❤❤❤❤❤❤❤👍🤲💖🤲

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar97 6 месяцев назад +20

    King ceyda, we are proud of you masha allah 👏

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta 6 месяцев назад +15

    Manshaallah gabdhaha somaliyeed wa gabdho aad u wanagsan walaalnimada family ku weyn tahay

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 6 месяцев назад +1

      Mahadsanid walalkey wanagu wajib midaas

  • @CabdisamadDaahir-it6vw
    @CabdisamadDaahir-it6vw 6 месяцев назад +18

    Pro Aamiir iska guurso waa iiga talo 😮😊

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 6 месяцев назад +19

    Mshalah thanks ceyda adiga iyo family gaba si fcn bad u sharaften amiira we really love her she is our queen

  • @khadaniiodheeman9178
    @khadaniiodheeman9178 6 месяцев назад +5

    Wllo is jecel oo is fahmay mnsha allah ilaahy ha idiin sidaayo farxda hooyo mcn igu salaam hno ilaahy ha idin xafido❤❤❤❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 6 месяцев назад +19

    AllaH is one ☝️ ❤

  • @Ayisha-gv1zm
    @Ayisha-gv1zm 6 месяцев назад +73

    Be happy always King ceyda and Amira quruhh 🎉❤❤

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 6 месяцев назад +153

    2024 farxada u kugu bilawday allha kugu dhameyo wayo 2023 farxad bu igu bilawday mana igu dhamaan 😢 illhey farxad hakugu dhameyo wallkey

    • @hayaat2209
      @hayaat2209 6 месяцев назад +1

      Sorry 😢

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf 6 месяцев назад +1

      Ax wlhi anigaa saas niyada oga duceeyay markuu yiri adigana sorry walaal

    • @hamdyali7467
      @hamdyali7467 6 месяцев назад

      Sax waaye wlh Ani xitaa ilaaheey waxa ugu baryaa noloshooda inta ka dhiman farxad IYO bararaara inee helaan ilaaheey idinkiis

    • @farhiyaabdullahi3180
      @farhiyaabdullahi3180 6 месяцев назад

      Maxa kugu dhece 😢 aba

  • @King_siciid
    @King_siciid 6 месяцев назад +58

    Respect Amiira😢 keep going sis

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 6 месяцев назад +2

    Mashaallah walalkey king ceyda 600k coming soon iinashaallah 🎉🎉❤️❤️

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 месяцев назад +21

    Amiro qof qalbi wanagsan oo sxptimada. taqaano❤😊

  • @shardiyaretube3336
    @shardiyaretube3336 6 месяцев назад +34

    Inay wax jiraaan waxaan ku ogaanay teamka qofka ugu horeeyey ayaa lagadhigay hoooyo labaray m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 6 месяцев назад +4

      Wiilasha horay ubaratay gabadha ayay ugu horaysa sababtuna kalin wayn bay ka qadaday soo dhaweentii wah

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 месяцев назад

      ​@@Muna_qaalisax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 6 месяцев назад +6

    In badan waan sugayay kulanka amiira qurux iyo cayda maamo suldaano salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 6 месяцев назад +14

    Ishii commentigayga ku dhacda
    insha allaha meel kasta oo ay ku hamiso Allaha u furo🥺🤲🤲🤲

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 месяцев назад +33

    Saan u su gayey le amiira maamo kulan kooda❤ waa cayishay ceyda😂😊

  • @najaxahmed9090
    @najaxahmed9090 6 месяцев назад +10

    Masha allah ceyda hooyo update heysataye alleh haku daayo dhamanteenba amiin❤

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 6 месяцев назад +18

    We love Amiiro deeply ❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 6 месяцев назад +3

    600 k coming soon bro hormar wacn ku rajeya my young brother Amiira qurux qof qalbi wngsn inaa tahay runtii wa iska cadahay

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 6 месяцев назад +27

    Mamada waxaa u bixinay amiira hooyadeed kasheekeya❤

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 6 месяцев назад +42

    Asc maama Suldaana waa ku salamay maam Amiira sodoh uma tihid ee waxa thy hooyadeed oo kale masha allah nolosha farxad ku dhameysta Aameen 🥰🥰🥰🥰

  • @Qu681
    @Qu681 6 месяцев назад +1

    Masha Allah ilahey farxada ha ku siyadiyo wllkey King ceyda ❤❤❤👑👑👑👑👑😍😍😍😍😍

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 6 месяцев назад +3

    Masha allah cadayda ninjira waye wlhy keep going pro 🎉❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 месяцев назад +25

    Manshaallah coming soon 600k Qab Qab is not easy 😍 hooyo mcn ilahay ha xifdiyo amiira qurux waxan ka dhaw gabadhada waaye yes mama ❤

  • @IqroCali-ix8vd
    @IqroCali-ix8vd 6 месяцев назад +28

    King ceda is not easy hooya 2:10 ❤yakeena Allah anoo xafido

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 6 месяцев назад +10

    Masha Allaha famili Quruxu badan 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kingAjmedia
    @kingAjmedia 6 месяцев назад +3

    Ceyda iyo amiira wxa aa Naga balan qaden ee sanadkan ina noo shegtan mecanaha qab qab wuxu yhy ino shega lamanaha team27 ❤🎉

  • @mariaibnuibraahim9090
    @mariaibnuibraahim9090 6 месяцев назад +65

    Msha allah tabarakalah ❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 месяцев назад +22

    Noga Salam hooyo mcn love you 😂😂cayilka hooyo imate that is wye anyway keep going 😘 600k coming soon I.a ceyda kushu kush aya noqoneysa si cml 😂😂😂kaftan Lee wye😂😂

  • @Princesse34693
    @Princesse34693 6 месяцев назад +1

    Masha allaha hooyada ceyda waa iilbaxadey illahay hakuu barakeyo❤❤❤❤❤❤

  • @user-pt1qw4ho1x
    @user-pt1qw4ho1x 6 месяцев назад +6

    ugudanbeen wanfarxy mom & amiira markay kulmeen alx😢❤ cemridher edinrajeynaya ansha allh😊

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 6 месяцев назад +16

    Masha allaah casumad sharafeysan ❤❤aduunka amiira qurux oo ku dhagay hadalka ceyda oo shegay wlh 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤