AMIRA || GUURKA WAA XABSI || NAXRIISTA CEYDA - FURIIN & GUUR || FULL || SAXAAF PODCAST || EPISODE 2😟

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024
  • AMIRA || GUURKA WAA XABSI & QALBI JAB || CEYDA WAA QOF NAXRIIS BADAN - MAXA LAGU CAAYA || FULL NOLOSHEEDA || SAXAAF PODCAST || EPISODE 2😟

Комментарии • 884

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 18 часов назад +349

    Next Ceyda no keen inta igu raacasan ❤✌️

  • @HabiCabdraxman
    @HabiCabdraxman 13 часов назад +80

    Waan ilmeyay markey dhahday hooyo iyo abbe ayaan ahay alle haku barakeyo 😢❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +4

      Runteed waaye masuuliyada hooyadeed wllheed iyo wiilkeeda hada ma qaadine horaan u ogaa ani naag Alle karti siiyay waaye ❤

  • @HodanMuuse-h9f
    @HodanMuuse-h9f 7 часов назад +38

    Amiira walahi waxadba u malaysa Ani Ahaantayda inay ku xidhan thy farxadydu Ama Aan Aad u jeclahay Alle dartii walibana waa hooyo soomaliyeed oo karti badan dhanka kale waa gabdh Aad u dagan waxan u Rajaynaya Amiira qof wanagzan oo jecel dhawranaya iyada iyo Asiimba kana dhiga poqorad I.a ilawsiyana dhibkay soo martay waan ku jeclahay Amiirayyy waxad thy walahi qof Aad u qalpi wanagsan dhag ha u dhigin inta ku neceb Anoo kale Aya jira walahi kaamana kaftano❤🎉we love you Amiirayyyy 😍 💖 waad guulaysan I.a
    Hal mid lkn waliga iskuday inaad ku socoto gu'aankaga oo hdl uu dhahay qof kale haka daba Racin❤guulayso Abaayo mcn🕊🫶🤎

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +1

      Naag adag oo karti badan waaye aad na u qalbi wanaagsan oo daacad ah wixi hore wayba ilowday oo farxadeeda ayaa cadayn u ah qof wanaagsana way helaysaa dadka neceb na farxadeeda ayaa bahdil ugu fikan waxna kama qaadayaan iyagaa daalaya waayo hadaad qof noloshiisa ku mashquusho waad qiimo dhacaysaa markaa wax aan qiimo lahayn miyaa hadal wax uga qaadi kara waa maya

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 18 часов назад +435

    Inta og ceyda iyo amiiro iney waxba kadhexeenin ONLY saxibo aad iskugu dhow bye 👋🏻😭🤣🤣

  • @saacidcabdi1298
    @saacidcabdi1298 17 часов назад +132

    Saxaaf ciyaal suuq wye kulaha majaceshahy ina jowhar kunolaato waa dhulkii ceyda😂😂😂😂😂😊

    • @CabdinajiibYare
      @CabdinajiibYare 16 часов назад +2

      nolosha lagu qabte #amiira 😂😂😂

    • @dhamays5603
      @dhamays5603 16 часов назад +1

      Wuu uhoos galiyay

    • @abdallaqaddar7255
      @abdallaqaddar7255 15 часов назад

      Maahoo 😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 14 часов назад +1

      ciyaal suuq maahe wuu la kaftamayaa reer comments na xogaa qof u hadlaya ayuu iska dhigayaa 😅

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 13 часов назад +1

      😂😂😂 haa ileen jawhar saasuu kawadaa waa uhoos galiyey saxaaf waa mixnad

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj 17 часов назад +107

    Xanuun qalpiyed iyo mid jismiyed be halmar somartay maskiinta ilaaha mahad leh hadeba xaladas kaso gudubtay amiira🥺❤️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 16 часов назад +7

      Naag adag waaye kartideeda ayay kaga soo baxday hadana nolol farxad leh bay ku nooshahay ❤

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 15 часов назад +1

      ♥️♥️♥️♥️😭😭

    • @FatimaAbdinur-vn3sx
      @FatimaAbdinur-vn3sx 14 часов назад +1

      Maashallah ❤naaga nool karti baana

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 13 часов назад +1

      Wlhi waa gabar karti badan 2 xanuun oo aad udaran waaye lkn maanta waa taa nolosheedii kaafisay

  • @ifrahmohamedhassan315
    @ifrahmohamedhassan315 17 часов назад +58

    Amira qurux inta ku naceb inta ku jecel ka bdn xbbti ❤❤❤

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 14 часов назад +1

      ❤❤❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +2

      Aad iyo aad inta qalbiga wanasgsan ee jecel baa badan afar qofoo cuqdad qabaan miyaa wax ka badali karo

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 16 часов назад +43

    Guurka xabsi maaha hadii qof wanaagsan allh kugu beego allh ha ii xifdiyo kan nolol wadaagnay iyo inantayda yar aamiin

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 16 часов назад +80

    Amiira qurux waxan urajaynayaa qof wanaagsan oo qiimaheeda garanaya wiilkeeda yar ee asiimna allh halakoriyo aamiin ilove you amiira qurux my sister

  • @simranshariifibraahim8728
    @simranshariifibraahim8728 18 часов назад +94

    Ayyy war aniga ugu horeyay like faqired ii sar saxaaf m.a amiira inta sugaysay❤😂

  • @AmiinaHassan
    @AmiinaHassan 18 часов назад +86

    jacaylka waxa waye naxariis,wlhi cayda wa qoof naxariis badan maxa ka fahanteen 😂❤❤

    • @KinghakcerFlims
      @KinghakcerFlims 17 часов назад +5

      Aqli laay tahay wllhi 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 14 часов назад +1

      jacayl iyo ceyda maxa iska galay ceyda wanaaga ay ka aragtay bay sheegtay jecel kana waxay ka aaminsan tahay bay sheegtay

    • @ikraamali7645
      @ikraamali7645 7 часов назад

      Qofka keliya ila fahmay varkas tahy wlly😂😂

    • @AmiinaHassan
      @AmiinaHassan 6 часов назад

      @@adoontiallesiman262 wa sida wax u fahmay uun huuno😹🥰

    • @AmiinaHassan
      @AmiinaHassan 6 часов назад

      @@ikraamali7645 sowmahaaa😍😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 13 часов назад +16

    Amiira gabar adag sharaf iyo karaamo dushaada allaha yeelo wll😊🎉❤

  • @Tasmaking
    @Tasmaking 17 часов назад +97

    Marba Haday Dhahday Qof Caan ah waa guursanaa Ceyda Haloo Hambalyeeyo 😂

    • @IqroAhmedDaahir-rq4gv
      @IqroAhmedDaahir-rq4gv 17 часов назад +2

      Haa wlhi 😂

    • @Sucaad38
      @Sucaad38 16 часов назад +2

      Ha ilaawin inay tiri nolosheyda youtube ku tiirsan inay ka bariseyneyso ceyda ayado og inu ka yaryahay😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 14 часов назад

      Kaligiis miyaa caan ah 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 14 часов назад +6

      ​@@Sucaad38saan maa caqli kaa ah awalba taas waa la ogaa youtube keeda ayay ka shaqaysataa mida kale guur iyo yaraan maxa iska galay yaana dhahay qof kaa yar lama guursan karo da,du waa iska nambar wax ay tahay oo kale ma jiraan hada Amiira 4 sano uun bu ceyda ka yar yahaye ha ilaawin in Nabi muxamed guursaday gabar 15 sano ka wayn markaa cid da,da wax ku qiimayso malahan kaliya dadka aan caqliga badnayn baa waxaas ku meeraysto

    • @Tasmaking
      @Tasmaking 13 часов назад

      @@adoontiallesiman262 lkn 2dooda waa lisku xantaa somaha 😀

  • @FaadumoSahayb
    @FaadumoSahayb 16 часов назад +33

    Saxafow milyan dhamaan taydii haniga warerinini because amiiradayda said aayaan ujecel nahu hadaan nahy team amiiradayda marka hory usoco marna hoos ha fiirin my dear Queenyyyy❤❤❤❤❤ love you my Queen❤❤❤

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 8 часов назад +9

    Amira qurux inta ku naceb inta ku jacel ayaa kabadan illaahay haku xafido guuleyso ❤❤❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 18 часов назад +87

    Next King ceyda inta igu raacsan❤

    • @Nilalomar
      @Nilalomar 18 часов назад

      Haaa

    • @NuuxFaarax
      @NuuxFaarax 18 часов назад

      Sidoo kale

    • @CadiyaAbdirahman
      @CadiyaAbdirahman 17 часов назад

      Waa kugu raacsanhy❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад

      haa ana kugu raacsan inkasoo aanan waraysiga jeclahayn lkn hadii la bilaabay saf halaga soo maro 😂 ceyda cumeer sundus Arimaheena maandeeq

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 18 часов назад +45

    Boqorada geeska Africa guuleyso 💪

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 18 часов назад +36

    Of course amiira ooku magac dher millon qurux ❤m.a amiiradeena

  • @mankiiqaali8205
    @mankiiqaali8205 17 часов назад +41

    Kusali rasuulkena muhamad scw scw scw ❤️

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 5 часов назад +22

    Dad sxbo ah la isku dhajinaayo somali le ugu imaaw😂 cawa wakaas warka dhugta

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +2

      war kuwaan waxay raban ha qariyaan qofkii caqli leh wuu fahmayaa

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz 4 часа назад

      @@adoontiallesiman262 adaa aqli leh miyaa 7+7 ah😂🥲

    • @IxsaanIbrahim-f6i
      @IxsaanIbrahim-f6i 2 часа назад +2

      ​@@adoontiallesiman262marku aqligu kugu yar yahay waa iska sida kolay kula yabi mayo😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 25 минут назад +1

      ​@@IxsaanIbrahim-f6ihaa wllhi waxwalbo way iicadanayan doraadna waxay dhahdey wiilasha team27 maguursanlahayn waayo waa ceeb ayay dhahdey adna ayaaba sodhigtay waxani waa bashaal😂😂

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 17 часов назад +12

    Amiiradena strong woman m.a❤🧍‍♀️👸💪🏻

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 17 часов назад +31

    Ceyda wiil alaaqleh naxariis badan naxariis badan qofka teamka 27 ugu dabeeceda fcn uguna wanaagsan m.a allow xafid wiilkaas intaas oowanaag iskudarsade❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 16 часов назад +1

      Aamiin aamiin

    • @Raizaroomar
      @Raizaroomar 14 часов назад +1

      @@DeeqoAhmed-g2p Aaamiin Yaa Rabi 🤲🥹

  • @CrisaaqSaciid
    @CrisaaqSaciid 17 часов назад +33

    Amiira wax badan qarinaysaa😂😂😂

  • @QamarCLaahi-n2l
    @QamarCLaahi-n2l 18 часов назад +137

    Samia noo keen❤

    • @MoktarAsad
      @MoktarAsad 14 часов назад +2

      Waa la soo wadaa muqal ahaa lga duubay iyada iyo asad inad aragtay ma garanayo

    • @Deeqow861
      @Deeqow861 14 часов назад +4

      Waaba la wareystey samia ayada iyo asad ayaa hal maalin lawada wareysty sowma aha yaa iidirsady waaye 😂😂😂

    • @AsiyoFaarax
      @AsiyoFaarax 6 часов назад

      Amiir❤❤❤❤

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 16 часов назад +26

    Cayda noo waydii waxuu ka wado🔐

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +2

      wllhi hadaaya waxa is dhahaayay maadam saxaaf waydiiyay Amiira ❤💍 waxay ka waday ceyda na wuu waydiin doonaa 🔐 kan wuxu ka waday lkn ceyda wuu u sheegi doona waayo isagaa marka hore ba soo ban dhigay

    • @SalmaApdi-l6y
      @SalmaApdi-l6y 3 часа назад +1

      Jecel An dhamaad laheen laga wadaa

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar 18 часов назад +43

    Saxaaf lkn Amiira su xun u wareysty wax yar inad Unaxariisto fcned😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 14 часов назад +10

      maya caadi waaye haduu saaid ugu naxariisto dadkaan indho ku garaad le waaye waxay dhihi lahaayeen wllshiis bu u danaaninayaa barnaamij kiisuna cadaalad maaha dadkaan Allah uun baa qancin karo si kasta hadaad qalad is kaga ilaalisid wax ay kaa sheegan ma waynayaan

    • @Zaarah1234
      @Zaarah1234 3 часа назад

      ​@@adoontiallesiman262haa wllhi umadan lama qanci karo

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 18 часов назад +45

    Ceyda naxariistiisa anagoon waligeen arkin baa og maxa u malayn qof ay isla shaqeeyen asxaab isku dhow yihiin

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 18 часов назад +34

    Boqoradena Amiiro qurux cawa jogto m.a❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 16 часов назад +28

    Million dhaney afar qofo kuso ceysay how qaban bareg malayiin kujecl ku ilow kun kamudan karti badan waxa no tahy hurmud iyo ileys no ifo naga damin inta noshahy wax kudhiba ilahy kuma tuso my mirosss😩🥺🥹💋

  • @Beru700
    @Beru700 14 часов назад +12

    Amiira qurux ❤ gabadha ugu naxariistii badan team 27.
    Sharaf iyo karamo ❤amiira qurux .
    Saxaaf wad mahad santahay pro .
    Next azad hagio

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад

      been maaha naxariis iyo dabeecad wanaagsan Alle wu siiyay mida kale Asad iyo saamiya waa la waraystay lkn wali lama soo daynin

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 14 часов назад +9

    Amiira wiilkaga allaha kuxiftiyo adigana rabbi hakugu deeqo wiil boqorad kadhigta farxada guurkana ku dareen siiya amiiiin

  • @Misswartsih
    @Misswartsih 18 часов назад +35

    Ayyy saa amiiro uu sugayayyy waraysiga ad ka qaadayso❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 15 часов назад +13

    King ceyda so qabo wll saxaaf ❤

  • @ikraanhiis6294
    @ikraanhiis6294 2 часа назад +4

    Walahi amira waraysigedi suuala qaar ilmaa isgu kaay tagtay waxay tahayna ma aqqn lkn aamiri waa dacad guul Mar walba amiray wll

  • @FaadumoMohamedFarah-bh8bu
    @FaadumoMohamedFarah-bh8bu 16 часов назад +19

    Yah saxaf adi wxbd ilowday 🔐kaas noo weydi cayda amiira dhafty😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад

      muu ilaawina kan Amiira ma quseeyo ceyda ayaa la waydiina maadama asi soo ban dhigay

    • @mohamedAbdi-ll7sc
      @mohamedAbdi-ll7sc Час назад

      ​@@adoontiallesiman262exactly

  • @AdiaAbdirahman
    @AdiaAbdirahman 16 часов назад +7

    Next king ceyda inta igu raacsan🧡👍

  • @FardowsaAhmed-j2d
    @FardowsaAhmed-j2d 16 часов назад +9

    Amiira quruxley wankujeclahy❤

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj 16 часов назад +11

    Waxbarashadu waaa shey aaad u qaaliya waana wax aad aduunka wax kaga badali karto waliba adoo jooga wadan hor marsan wax kasta oo aqoom ah aaad ka heleyso
    Marka ka faaideyso jamacad iyo inaad luuqado barato
    Hadii kle waqtiga waaa seef

  • @abdirahmanahmed9321
    @abdirahmanahmed9321 6 часов назад +6

    Sxafiyo caadi matuhit waankahalay
    Jawhar majaceshahay inaad kunoolaato 😂😂😂😂

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 15 часов назад +17

    Amira insha allah wxwalbo alle hagajiya qof grabwalbo ku buxiya wd gursan hda hysatna alxm kolba noloshda inad goamada fcn aminsnthy kufiln wd heli qof mdaxa dushisa usrnthy adi iyo asim fmilyga insha allah❤🎉

    • @ZundusQalnjo
      @ZundusQalnjo 12 часов назад +1

      Ascamiiro

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 4 часа назад +1

      AMIIN YA RAB 🤲🏻 ❤❤❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +2

      haa saas waaye Abayo dadku mawada xumo hadii qof xun mar kugu soo aado kala tagiina ayaaba khayr ah waayo Alle ayaa noloshaada ka saaray maadam aanu kuu qalmin qof wanaagsan way helaysaa ❤

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada 16 часов назад +18

    Saxaaf ceyda keen ceyda qof wax tabanayo ayu u egyahay qofki caqli leh wlhi wu fahmi kara

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 6 часов назад +9

    Amiira wa qof muqdarad ah waxayna u qalantaa qof muqdar ah oo aan ciyaal madax 💂‍♂️ahayn.

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +2

      Muqdarad maxa laga wadaa 😂

    • @aishaahmed982
      @aishaahmed982 3 часа назад +2

      @@adoontiallesiman262 qof caqli iyo waaya arag nimo u sugnaatay...

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      @@aishaahmed982 haa saas miyaa wllhi runtaa waaye caqli iyo waya aragnimo ayay leedahay

    • @ayanhayle7621
      @ayanhayle7621 2 часа назад

      💯

  • @falisa576
    @falisa576 3 часа назад +4

    Amiiro iyo dumaashigeed saxaaf maa
    Is waraysanaayo maasha Allaah
    Allaha xafido familyga dar ilaahay u
    Jeclahay weeye

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      kuwaan dumaashi uun maaha wllo +sxb waaye siday isku fahmeena wax loogo ma jirto ❤

  • @fartuunabuukar1398
    @fartuunabuukar1398 18 часов назад +14

    Million qurux amiradena cashaqa ❤ iyo wallked ama dumashi geda saxaaf niin ween guleyso 💪❤️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      Saxaaf Amiira walaal dumaashi sxb garab intaba wuu u yahay Alle ha u daayo ❤

  • @taliso7057
    @taliso7057 4 часа назад +6

    Amiiro naag adag iga dheh qofkaa jecled haduu ku xumeeyo weligaa haka gambanin wixii lagaa weydiiyo 😂😂

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 16 часов назад +10

    Next king cayda saaqabo saxaaf

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 17 часов назад +15

    Amira qurux badan insha Alaha kheer qaali

  • @Miimi_fd1
    @Miimi_fd1 Час назад +1

    Barnaamijkaan saan u xiiseyo waligey barnamij Uma xiiseen Saxaaf Allow hanoo waayin waa legendary❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 18 часов назад +24

    Amiira runteed waaye guurku waa naxariis marku guur wanaagsan yahay marku xumaadana saa filayo waa hadad kusii jirtid waa xabsi iyo cadaab waayo wax yaabaha bulshada ka dhex dhaca sida guurka xun dadku iyagoon guursan bay dareemi karaan

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 17 часов назад +16

    Mxa saxxaf jaceyl ma kugu dhex baqtiyey😂😂😂😂 gabadheni yryd jaceyl bd ku wareerisay😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +3

      Jecel kii Adnaa ku dhex bakhtiyay 😂 Adna xubi xila janno xab xabiibi xiskaygaan kuqu qoray xa xayaati 😂😂😂😂😂

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 13 часов назад +7

    Hadaladaada soo koob koob saxaafow sharaxadaada gaabi

  • @osmanjoseph2297
    @osmanjoseph2297 10 минут назад +1

    Amiiradena quruxda badan qalbi wanag waye amira aad ayaan amiiraden ujeclahy marwalba jiro joog❤😊🎉 milyan qurux

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 18 часов назад +21

    Waw amiiradeena waan sugeenay🥰👍

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 17 часов назад +19

    Next ceyda plz tanklewax ceymir la dhahaayo ha iga harto😂😂

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow 15 часов назад +6

      Sawab e kaga hare wata arkeysay se u amaaney se😂ceymiir forever😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад

      waxaas adaa lagu dhahaa 😂 ceymir ❤

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali1247 18 часов назад +13

    Inta sugeysay amiira podcast like 👍

  • @ilhanalio9549
    @ilhanalio9549 16 часов назад +7

    Sahaf next ceyda so qabo plz

  • @SaadoCabdilaahi-h9q
    @SaadoCabdilaahi-h9q 18 часов назад +10

    Next king cayda soo qabo I.n

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir 18 часов назад +16

    Amiiro your strong women 🎀💕🫶🏻🌸💯

  • @CabdiqaadirCadow
    @CabdiqaadirCadow 4 часа назад +3

    Amiiro ceyda ee jaceshahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤😂😂😂❤❤❤

  • @XaawoCarab-zi1pw
    @XaawoCarab-zi1pw 18 часов назад +24

    Saxaf hada xarfaan thy ceyda kusooo xeji😂

  • @SamuuQurux
    @SamuuQurux 4 часа назад +1

    Amiiro qurux strong women keep going abayo❤❤❤

  • @CumarAxmedCumar-p2r
    @CumarAxmedCumar-p2r 4 часа назад +3

    Saxaafow next Asad hagio so qabo ❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 14 часов назад +2

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @caaliyacismaan5805
    @caaliyacismaan5805 17 часов назад +18

    Amira hal khald ay ka shay barnamijkan waxa guurka dhan iny ka dhigato xbsi tasina wa khld because qu'aanka aya lgu in guurku uu yhy naxriis io mawado io kalkacyl ❤so haka so labto arinkas
    Teda kle ano single ah ba intas ka og😂 so dadka gursade wixi dher ha no shegan😂😂by

    • @MariyaaAbdii-d8m
      @MariyaaAbdii-d8m 14 часов назад

      De kaneysomarte aya habsikunoqdeee

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 часа назад +1

      Xabsiga kama wado ciqaab iyo cadaadis iyo guubaysi ama xornimo la,aan wayba sheegtay waxay ula jeedo yacni Free uma tihid wax walbo meeshaa doonto ma mari kartid saa rabto uma dhaqmaysid dad baa kugu xariiraayo masuuliyad baad qaadaysaa marwo ayad noqonaysaa wax shalay aad samaynaysay maanta ma samayn kartid waaye

    • @caaliyacismaan5805
      @caaliyacismaan5805 3 часа назад

      @@adoontiallesiman262 horta gumaysi maxa kenaya marba hady mesha kalsooni io jacyl la isku guursade

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад

      @@caaliyacismaan5805 kalsooni iyo jacayl ka waxa ka wayn is fahamka wllhi hadii la is fahmi waayo jecelka meesha wuu ka baxaa qof aanad jeclayna kalsoonidiisu muhiim kuma noqonayso

  • @maysaan50
    @maysaan50 17 часов назад +9

    Podcast yadii somalidu jecyl iyo nolol qoys waydhaafilayihin wgr!!!

  • @SalmodaahirMaxamed
    @SalmodaahirMaxamed 17 часов назад +15

    Amiira oo nolasha la gu qabtay😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      masha Allah si dagan bay uga jawaabaysay kaftankii iyo dhibkii ay is dhibi jireen Amira iyo Saxaaf luuqa ayay uga soo tageen 😂

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 13 часов назад +5

    M.a magaceda iyo quruxda alle siiyay sem❤🎉

  • @HalimasamowSamow
    @HalimasamowSamow 18 часов назад +14

    King ceyda next❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 15 часов назад +12

    Dadku qiyaali iney isku maweliyan jecla qaar ba leh Haa ceyda iyo ayada private ka dhigten still naftoda mawelinayan o dadka asxab wllo is garab tagan ina u aragtan maxa diidaya😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      walalnimo iyo is garab istaag waan u aragnaa lkn jecel baa u dheer adi dad is jecel inaad u aragto maxa diidayo 😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 часа назад +1

      @@adoontiallesiman262 7+7 plz qiyaaliga igala tag team27 entertainment u daawada not sheeko caruured😀

    • @ayanhayle7621
      @ayanhayle7621 2 часа назад +1

      U sheeg maxay dadka isku dhajiyaan

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 17 часов назад +14

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ))

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 17 часов назад +6

    Saxaafow mahadsanid sida mar wllpo aad ugu qirtid amiradeena lipinteeda 🙏🏻❤️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад

      Walaalshis marna sxbtiis waaye dumaashi uun uma ahan ❤

  • @MohamudAfiif1215
    @MohamudAfiif1215 14 часов назад +4

    Next cayda warso wxd ku dhdaa amiro mjecshay

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 17 часов назад +3

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah Amiiro qurux ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 18 часов назад +24

    TEAM AMIIRA QURUX 👸🏻

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad 3 часа назад +2

    Boqradeyda miiraa nolosha wax ku xumeeya alle kuma tuso 🤲🫶👸💋

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 17 часов назад +6

    Ayy Amiiradena sugaye finally ❤😊🎉

  • @Sagalmaxamed-wy9fb
    @Sagalmaxamed-wy9fb 2 часа назад +1

    Amiira waa gabar quraxbadan oo karti sharaf io kaaraamo korkaada Allah yeelo m.a Allahi Ani waan ku jeclhay ❤

  • @Raxmamaxamed-wh9wl
    @Raxmamaxamed-wh9wl 47 минут назад

    Amiira habaryar noolow m.a❤
    Next samia cadey plse

  • @Abdiwahab-j3y
    @Abdiwahab-j3y 17 часов назад +11

    Dhaq dhaq badana dadku supxanalaah kulaha cayda inay wax ka dhaxayn inta ogaatay 😂 amiiro cayda waa jeclahayna ma dhihin mana jecli ma dhihin marka dhaq dhaqda naga fadhiista😂😂😂

    • @fartuunaadan9614
      @fartuunaadan9614 16 часов назад +4

      Usheg bal dadkn xitaa hadii u wx ka dhaxeyo waxa naga dhaxeyo iney dhahan mey sugayan hada dadkn

    • @zamzamabdullahi510
      @zamzamabdullahi510 16 часов назад

      Nimow Naaaag😂😂😂😂 Raali ahow wllky hh

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      ma u jeedaa indho ku garaadle yaal waaye haka qasine daa wax ba kama dhexeyaan haku hayaane 😂😂

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad 15 часов назад +6

    amiiradeena ❤guulayso marwalba

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 18 часов назад +30

    Whi guurka xabsi ma ahn taas inan dhahana ninkeyga sabab u ah ilah ha i dayee ❤

    • @HindaSaeed
      @HindaSaeed 17 часов назад +2

      Amiin

    • @SaredoSaredo-wt3cy
      @SaredoSaredo-wt3cy 4 часа назад

      Wa renta hn xabsi mha anba wan leyhy alx❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад

      Alle ha kuu daayo lkn ogow dadka isku fiican inta la xaasido ayaa la isku diraa waligaa hadal qof kuu sheegay ha ku qabsan dadka warkoodana ha dhagaysan waayo jecel ka wax ka cadaw badan ma lahan

    • @falisa576
      @falisa576 3 часа назад +1

      Guurku xabsi maa han wa lolol
      Qurux badan o macan.
      Lkn gabar nasiib leh ba hesha wiil
      Wanagsan Alle ha noo daysto Rageena
      Wanagsan xaajigaygu ka mid yahay
      Alhamdullaah

    • @Umu.Abdullahi20
      @Umu.Abdullahi20 12 минут назад

      Bisinka ar nin nin a idinku dhace se cml😂

  • @Archyusuff
    @Archyusuff 18 часов назад +13

    Hee waxaan dhirir badnaa dul qaad aan ku dawado ma lihi wllhi by inta uhoreeso lee dawaday Naga soo yareey waxaan 20m caadi waaye😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 16 часов назад +8

    ma jeceshahay inaa jowhar ku noolaato kulahaa ala Saxaafow😂 shaxdiiso dhan waa fahmaa ani 😂

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan Час назад

    Amiiro ilaahey nolosheeda ha u qurxiyo waa Hooyo karti badan🥰waana runteed Guurka waa xabsi raali lagu yahay😂

  • @najmonoorabdullahi402
    @najmonoorabdullahi402 16 часов назад +11

    Saxaafow waxaan 7 days kadib eh marab née habeen kasta noo soo daa😂

  • @Imraan53
    @Imraan53 4 часа назад +3

    Waa unaxariisatay Amira saxafow

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 17 часов назад +5

    Masha Allah Amiira Välkommen till jowhar xabiibti❤❤❤❤

  • @Ahmedhassan-x4p
    @Ahmedhassan-x4p 18 часов назад +13

    saxafow balyo madax diiqa leh gabadha ninkas haku soqadin dee
    xanuunka qalbiga noo qex mexe tahag wahh

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 15 часов назад +2

    Saxaaf the legend. Cwa. Waaaa ujeedaan amiiro qurux iyo ceyda saaxibo in ay yi heen ogaada

  • @RihaamSaed12
    @RihaamSaed12 18 часов назад +13

    Wllhi saa u sugaayay podcastga amiira lee❤

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 15 часов назад +4

    next cayda soo qabo

  • @naciimocirisaaq6053
    @naciimocirisaaq6053 17 часов назад +10

    Cayda iyo amiiro waa dad Azxaab ah
    Gabadhan waa gabar guur soo martay noloshana fahansan
    Caydana waa wiil kayar mudo dhawr sanaa waxaad kaga hoos celinaysaan maba garanayo
    Waa wiil ay asxaab iyo shaqa wadaag yihiin

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p 17 часов назад +2

      Caqligaaga camal hadeydadka lahaan lahaayen belo ahaanleheed

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад +1

      yaa dhahay horta qof ku leeg uun baa la guursadaa mida kale hadii guur lasoo maro dadka ma feer baa jabto war da,du nolosha beelba ugama jirto waa iska nambar uun Nabigu markuu guursanayay gabar guur soo bartay oo toban iyo shan sano ka wayn dadkiisa ayuu tusayay inaan da, waxba lagu qiimayn noloshuna waa is faham hada 4 sano uun bay kala wayn yihiin ceyda iyo Amiira so waxs jira wiilal aan guur soo markin oo hadana guur sanaayo dumar 5 caruur ah hayso halkaas waxa ka cad in noloshu is faham tahay

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 18 часов назад +17

    Amiiradena 🫶🏻❤️👸🏻

  • @AbdifataahAadam
    @AbdifataahAadam 16 часов назад +4

    Ilaahay guurku wuxuu kayiri sidan
    لتسكنوا اليها وجعل بينكم مودة ورحمة

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 часа назад

      waa marka labada qof Alle is fahamsiiyo dad waxad arkaysaa nolosha ay ku nool yihiin iyo khilaafka dhex yaalo aad is dhahayso haba guursanin

  • @Oubah-l4q
    @Oubah-l4q 17 часов назад +18

    Amira waa gabadh quruxsan mashallah tabarakallah oo kartileh balse ceyda maxad u daba wadan wabay kaa wayn tahay hadana waa wiilyar wali guursan iyaaduna waa gbdh guur soo martay

    • @nimconalka1763
      @nimconalka1763 17 часов назад +4

      @@Oubah-l4q hade guur soo martay maxe qabtaamarka

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 16 часов назад +3

      Haday guur soo martay maxay qabtaa war gabadha marada uga fuq rag badanbaa amiira kuriyoodee😂😂

    • @NasteexoMowliid-c2d
      @NasteexoMowliid-c2d 16 часов назад +2

      Maxay ka weyntay markaa adeer dadka noloshooda udaa maseerku ma fiicnee

    • @Oubah-l4q
      @Oubah-l4q 16 часов назад +3

      Xagad wareerka u tihin anigu wax xun kama sheegin inantas haday is rabane qoralkey ma Kala wadayo labadas wax een sheegayna waa run

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 15 часов назад +2

      Horta amira iyada nolosheda leh qofke manta rabto way gursan gurku byo wa isfhn iyo dareen jceyl blse wxn urajeyn nolol qurxn qof galiya dadu wxbo mhe ❤

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 8 часов назад +1

    Ceyda Noken iyo samiya iyo sundus iyo Kiki iyo cumer yare soo faresi❤❤❤

  • @AhmedAli-h3o4z
    @AhmedAli-h3o4z 3 часа назад +1

    Next ceyda ❤ noo keen 🎉 inta igu raacsan 🤚 haay 😊

  • @SacdiyodaudQasim
    @SacdiyodaudQasim 18 часов назад +23

    Ceyda soqabo 🔐weydi amira iskaday warka ninkas cadeynaya 😂😂😂😂

    • @salmaansalka5798
      @salmaansalka5798 17 часов назад +2

      Waheysaa ❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 часа назад

      Haa sxbow 🔐 kan noo sharax ha dhoho lkn qofkii caqli leh wuu fahmi karaa amu dhahaa hadane 😂😂

  • @Suldamada1
    @Suldamada1 5 часов назад +3

    Next ceyda nokeyn

  • @ZeitunabdullahiCumar
    @ZeitunabdullahiCumar 18 часов назад +6

    I can't wait asda hajio