PRANK// AMIIRO LOO GACAN QAADE SI XUN AA UGA AARSADAY😱😱..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @ÆBDIKARIM
    @ÆBDIKARIM Месяц назад +19

    Inta online ah kusaliya nabigena muhamed scw scw scw ❤️‍🩹 ♥️

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 6 месяцев назад +518

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫀

  • @Ajman-ej6
    @Ajman-ej6 Месяц назад +23

    Ku salli nabigeeni muxamed scw❤❤❤❤❤

    • @user-hy5nu7iu5k
      @user-hy5nu7iu5k 25 дней назад

      صلي الله عليه وسلم

    • @CubeFite
      @CubeFite 11 дней назад

      Swc❤❤❤❤❤❤❤

  • @Falaa__
    @Falaa__ 6 месяцев назад +236

    Qab qab isn't easy team amiira hda nahy wan aarsan😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 месяцев назад +155

    Inata soo roortay markay aragtay in amiira lagusamenayo pran like isara😂😂😂

  • @iskufilanhassan2865
    @iskufilanhassan2865 6 месяцев назад +131

    Amiira caadi maahan laba indhoo 👁️ 👁️ faraha kaga so bixina kulaha😂😂dumarland hada nahay farax meesha Naga saara 😂😂

    • @user-wo3qm5dp3c
      @user-wo3qm5dp3c 24 дня назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 6 месяцев назад +235

    Inta prank jecel ❤🎉😂 amiiro inay aarsato waa rajeenaa ❤

  • @Meydi769
    @Meydi769 6 месяцев назад +51

    Waaba i aragte kusali nabiga❤❤

  • @cadeyapdy3206
    @cadeyapdy3206 6 месяцев назад +190

    Inta Markey prank maqashay soo carartay😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 месяцев назад +155

    inta prank markay Araktay soo carartay ❤😂 Waad kabaxsatay Ceyda waan aarsanay yes😂❤ Ceyda Is Not NEVER Easy 😅❤

    • @Khadafi_12
      @Khadafi_12 5 месяцев назад

      Ani tiktok oga imadey saa full vedio udawatho😅😅😂

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 6 месяцев назад +58

    Team ceyda isn't easy 😂

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 6 месяцев назад +52

    Kani prank wa dhafay way kgu dhacday amiiray 😂😂😂

  • @CaashoCabdinasir-qu4sv
    @CaashoCabdinasir-qu4sv 6 месяцев назад +61

    Inta marke prank maqashe soo caraty😂❤

  • @Zakari2
    @Zakari2 6 месяцев назад +63

    "I learned about someone described as the best person ever, the most knowledgeable, and the most wise. That person was Prophet Muhammad, peace be upon him."

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 6 месяцев назад +55

    Dadkan dhahayo koko mu parnk kusameyo horta me is fahansnyihin ka horeso qabqabtis le melksta isku rcn omg 😂😂

    • @Kiii629
      @Kiii629 6 месяцев назад +4

      Alla qalbada ilaaaali😭😭😭💔💔😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 6 месяцев назад +6

      Haa ayadaba Kuma sameeso oo wee iska ilaalisaa asi caqliga muu la yahay

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 6 месяцев назад

      @@munamaanka8020 aydaba we ogthy ine isfahansanen kuma sameneso 😂

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 6 месяцев назад +2

      @@Kiii629 hyeh😂😭💔

    • @FardowsoCnuur12-fj1jw
      @FardowsoCnuur12-fj1jw 6 месяцев назад +1

      Hhhhhhhhh❤❤❤❤

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 6 месяцев назад +76

    Team Amira Tan wey Nagu dhacdey😫 Lkn wa Aarsaneynaa💪😂😂

    • @user-fy3nx2tk4q
      @user-fy3nx2tk4q 6 месяцев назад +3

      Aad iyo aad ceyda markaada adkeyso

  • @user-fu1bu4fr7m
    @user-fu1bu4fr7m 6 месяцев назад +70

    This is a prank maahanoo 😂😂
    Team Amiira marnaba No hos❤ insha allah waa arsanynaa maray ahaataba💪

  • @Fardowso526
    @Fardowso526 6 месяцев назад +79

    Wakula jirna lkn malinta ay amiro prank kugu sameyneso hadane ida lee lajirna team amira waa ahay team caydana waa ahay ❤

  • @dahabanooromar9150
    @dahabanooromar9150 6 месяцев назад +42

    Amira qurux isn't easy 😂😂

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 6 месяцев назад +30

    Team amiira rali galin iyo hadiyad arabna😂😂😢

    • @user-uq6jn5gc5e
      @user-uq6jn5gc5e 6 месяцев назад +2

      Bas waayi😂😂😂😂😂😂 wa jaanis😂😂

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 6 месяцев назад +1

      One chance no beldaro weye yaaah waa rabnaa😂😂😂

    • @user-uq6jn5gc5e
      @user-uq6jn5gc5e 6 месяцев назад

      Yes 😂😂😂

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 6 месяцев назад

      ​@@user-uq6jn5gc5e😂😂😂😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 6 месяцев назад +172

    Aniga marwalbo qofka prank ga sameynayo lajiraa yaa ila mid ah 😂😢🎉

  • @user-rr7cv3pe1j
    @user-rr7cv3pe1j 6 месяцев назад +6

    Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)

  • @NAIMA-co6hk
    @NAIMA-co6hk 6 месяцев назад +38

    Team amiira taas way inugu dhacdey lkn ilaawi meyno waa arsaneyna😂❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 месяцев назад +30

    dhirpaaxn gaarigag kaag dajinaaa wlhi al amiira geesinmd waa waxaan kgu jecelhy❤❤😂😂

    • @mssnajuuu
      @mssnajuuu 6 месяцев назад +2

      😂😂😂😂 feeraha I xanuunay sida u qoslayr

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 6 месяцев назад +1

      Qosolka ee iga dhamesay amiira😂😂 is not easy😂

  • @Abdidek.
    @Abdidek. 6 месяцев назад +87

    Qabqab is not easy team cayda ❤ 😂

  • @user-qs8hh4pp2p
    @user-qs8hh4pp2p 6 месяцев назад +5

    Ku salin nabigeena the best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Mohammed صلي الله عليه وسلم ❤🫀

  • @Zeitun-binti-xubiya
    @Zeitun-binti-xubiya 6 месяцев назад +11

    Amira not even srry u have 2give her gift 😂😂😂😂ceyda buy for her special gift😂😂😂

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu 6 месяцев назад +16

    Yroow ceyda hadiyad baan rapnaa from team amiira 😂❤

  • @Nadarey
    @Nadarey 6 месяцев назад +39

    Maqrib libiste is not easy 😭😂 sorry amiiraadena😂

  • @Amiiraq
    @Amiiraq 6 месяцев назад +48

    😂😂😂😂hhhhhh Amiira Qurux is not easy 😂😂😂blooga Arkaii qoslka aduunka 😂😂😂😂😅

    • @tensixl6707
      @tensixl6707 3 месяца назад

      Be aware of your pfp

  • @istarabuukar-xh4rj
    @istarabuukar-xh4rj 6 месяцев назад +17

    Team Amira isn’t easy

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 месяцев назад +62

    Waan aarsanay Team ceyda 😂 imisa qofood Aya dawaneyso Video gaan Ayakoo Saa'id ufarxasan🤩 qabaan waan idin Salaamay inta Cajabisay Muqaalkan 👍 Jumca Mubarak❤️ Asad prank ku sameey inta Rabto 🫶🏻✅

  • @ibtisaam6223
    @ibtisaam6223 6 месяцев назад +6

    Tiktok kaso arkay ano barek lahyn inta imaday haah waan soo daalay😂😂😂

  • @abdishakuryusuf5195
    @abdishakuryusuf5195 6 месяцев назад +15

    Anagey doqomiin myay namoodayaan dadkaan caanka ah 😅 prank kaaly nagaaa dhaadhicoye😊

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +10

    Amiira waa geesiyad wllhi way iska celisay wiilka wllhi Amira saan dhan inay geesiyad u tahay maba moodayn way babisay Ceyda sxbkii kkkkkkk

  • @user-cq7jk3br5e
    @user-cq7jk3br5e 6 месяцев назад +13

    Team amira qurux is not easy hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉❤ 700k 🎉🎉🎉

  • @kingcaamirofficial238
    @kingcaamirofficial238 6 месяцев назад +24

    team hadii aan nahay wan arsanay🤣🤣 qab qab is not easy😢😢❤

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 6 месяцев назад +20

    Allah is one ❤

  • @user-bu5rf7to3j
    @user-bu5rf7to3j 6 месяцев назад +38

    Legend King CeYda ❤

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 6 месяцев назад +11

    Amiira dabeecad yeelo adbo prank waa ku sameysay. Wiilka 😂😂😂😂😂

  • @aashoabdi2839
    @aashoabdi2839 6 месяцев назад +21

    Inta prank araktay soo oroday farta taag😂❤☝️

  • @salaadoxasan9726
    @salaadoxasan9726 6 месяцев назад +8

    Amiiro nag adag waye walahi 😂😂 way iska celise 😅😅😅

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 6 месяцев назад +22

    😂😂😂sorry amiiradeena lkn dhb mleh wan ka arsan Dona ceyda

  • @user-yj9dh7vf6p
    @user-yj9dh7vf6p 6 месяцев назад +15

    Amiiro naag nool gesiyad wye😂

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz 6 месяцев назад +7

    Amiiira wlhi Amiirad cadiya wye Allaha ku Xifdiyo Nolashaay😂❤

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741
    @muzdalifamaxamedreerxaashi7741 6 месяцев назад +14

    Inaan aargoosan uurka hooyadiis team ceyda is not eazy ❤❤❤

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 6 месяцев назад +6

    Amiiro wxba ha xanaqin Soo aarso sxb ceyda ooyin ka keen mas jeebka ugali😂😂

  • @kheyrqasaaro8660
    @kheyrqasaaro8660 6 месяцев назад +6

    Prank yada nuucaana noosoo badi KOKO iyo ayaaniita kusoo sameey sxb cadi maaha 3 hours 15k like ayaa mareysaa keep going

  • @Kim___hana2525
    @Kim___hana2525 6 месяцев назад +12

    Amiira qurux naag adag waaye walaahi ❤😂

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 6 месяцев назад +3

    Geedba geedba kaweyn waan aarsaney ceyda keep goin marwalba noohoos❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 месяцев назад +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my bro😊❤

  • @mohansayid7233
    @mohansayid7233 6 месяцев назад +12

    waxaan jiliin cad waaye yaa qiyaamaysaan ilmo miyaanu nahay mobile ka qaabka loo tuuray ayaanba ka yaabay 😂😂😂😊

  • @Fartuun_cali
    @Fartuun_cali 6 месяцев назад +8

    Inshallah team amiiro waa aarsaneynaa balan waaye cawadaa ciiiil 😫
    Lkn amiiro maskiiin waa lkn wallhi ani intaas dhan maba ladoodeen kab leee madaxa uga garaaci lahaaa ciiiiiiiiil😏😏
    Sidii ani inaa ahay amiiro cml telephone ka kadhax dagaalamayay😂😂😂

  • @user-ky5ij4xj6n
    @user-ky5ij4xj6n 6 месяцев назад +10

    ceyda wlhi adigka dhan waa nii juclhy team 27🫶🩸

  • @user-yj8vn3dk3x
    @user-yj8vn3dk3x 6 месяцев назад +5

    Amiira qurux naaga aad weeyeen. team amiira ❤❤😂

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 6 месяцев назад +25

    Sorry wllahy wllshy Amiira 😞
    Waa qof miskiina Waa dadka marka laga gardaranyahay Hadalku ka lumo Aan Cadho Hadli karin😢😢😢😢like this only one LIKE 👍 ❤❤

  • @dhanaaneeyebubg857
    @dhanaaneeyebubg857 6 месяцев назад +10

    😬 war amiiro prank_ga hala dhaafo waa dadkii janada'e iska jira yaan laydinku cadaabin imikaba waan idiin sheegay team asad hagio 😂😂😅

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 6 месяцев назад +6

    Team ceyda waa noo artay sxb waa kahayaa❤❤😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 6 месяцев назад +12

    Inta soocarartay lugta baan idinku salaamay 😂 hbbiyal

  • @user-qj4sp6qd6i
    @user-qj4sp6qd6i 6 месяцев назад +18

    Amiira isn't easy ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 6 месяцев назад +44

    Keeps goings my brothers and sisters king ceyda and amira qurux another's levels this is pranks ❤❤💯💯😍👍❤😊

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 6 месяцев назад +5

    Msh alh gabdh dulqaad badan oo xushmad leh amiiro ❤❤❤

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq 6 месяцев назад +12

    Team cayda is not easy 😂❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 6 месяцев назад

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

  • @nasra372
    @nasra372 6 месяцев назад +7

    Team amiira gift aa rabnaa❤😂

  • @qalanjoluul7615
    @qalanjoluul7615 6 месяцев назад +3

    Team amiira hadaa nahay waa aarseenaa leee maleeska yeelaayo😊😊

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra 6 месяцев назад +26

    Waa inaa raali galin gift 🎁 uga dhigtaa❤

  • @safiamohamed1219
    @safiamohamed1219 6 месяцев назад +75

    Team amira gift lee nalagu raali galin karaa no more sorry😢❤😊

  • @CabdisalanXasan-ri5nx
    @CabdisalanXasan-ri5nx 6 месяцев назад +7

    Ceyda legend keep going ❤❤

  • @user-fy3nx2tk4q
    @user-fy3nx2tk4q 6 месяцев назад +27

    Amiiro geesiyad hadn team amiiro nahy wa inan kugu fanaa❤❤❤❤

  • @cabdifitaaxxuseen4200
    @cabdifitaaxxuseen4200 6 месяцев назад +1

    King ceyda camin soon 600k

  • @Afnaneyy
    @Afnaneyy 6 месяцев назад +8

    Inta markay prank aragtay soo orodayyy💕😂 1:34

  • @NimcoyusufMohamed-bf6gl
    @NimcoyusufMohamed-bf6gl 6 месяцев назад +17

    Ayy Amiraa Aarso ina adeer 😂😮

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 месяцев назад +3

    wlhi way iska dhicisay no beer jileeec Amiira qurux❤❤❤😊

  • @user-yj4is6ox8u
    @user-yj4is6ox8u 6 месяцев назад +3

    Yes wan arsane ceyda keep going ❤😊

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 6 месяцев назад +5

    Legend is isn't easy king cayda😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 6 месяцев назад +6

    Inta markey naqashay parnk socararty hadane amira ine kujirto ogaty 😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 6 месяцев назад +8

    team cayda hada nahay waan arsanay wale marnaba no hoos team cayda😂😂

  • @user-vn4or3go8y
    @user-vn4or3go8y 4 месяца назад +1

    Zorry zister keep going adne pro cayda😂😅

  • @user-qv9pq2kt8h
    @user-qv9pq2kt8h 6 месяцев назад +2

    Team amiira waan aarsaneenaaa zxptey haka baqin nimaan aarsan uurka hooyadiis kujiraaaa

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 6 месяцев назад +37

    Team ceyda hadan nahy prankan waan wada sugeyne team qabqab is not easy 😂😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +2

      marwalba idinkaa bilaaba prank yada Anaga waa aarsasho uun waxayagu 😅 markaa waa kibirteene way inoo taalaa adkaysta markiina Ok 😂😂

  • @user-bv3qn3se2s
    @user-bv3qn3se2s 6 месяцев назад +9

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @user-vg8ro2tw1r
    @user-vg8ro2tw1r 6 месяцев назад

    Masha allah walalkey horey Usoco please Faadma Prank ku sameey ninkii ajinabiga ubalami

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 месяцев назад

    masha Alllah Amiro wa gabar dagan o Samir badan wlhi Alle ha u siyafiyo samirka

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 6 месяцев назад +11

    King ceyda 600K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 6 месяцев назад +2

    Next team amiira hdii nahay waan arsaneena😂😂😂😂😂

  • @hanadcade1234
    @hanadcade1234 6 месяцев назад +2

    Qabqab maxlagawadaa cayda 2024 walagaray😢😢😊

  • @CaptainNaasaa-hq7xl
    @CaptainNaasaa-hq7xl 6 месяцев назад +10

    Waa kala qabnaa 😂😂😂 team cayda isnot easy

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 6 месяцев назад +5

    alla amiiradeydii saaas xaa loogu galay jabnay😅😅😅😅

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 6 месяцев назад +2

    Amiira dacaad sanaaa😂ceydaa warka Hal hal ugushegosaa😂😂

  • @MumtaazMustafe
    @MumtaazMustafe 6 месяцев назад +31

    Team qab qab is not easy 😂

  • @aliyare228
    @aliyare228 6 месяцев назад +44

    Legend king ceyda❤❤😂😂

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc 6 месяцев назад +10

    cayda isnt easy but amiira zoo aarzo😊😂

  • @najmoabdixuseen
    @najmoabdixuseen 6 месяцев назад +6

    Team ceyda isn't easy😂

  • @SleepyAlbatross-pp1dn
    @SleepyAlbatross-pp1dn 17 дней назад +1

    Team ceyda is not easy 😂😂😂😂❤❤❤ dhega hadal 😅😅

  • @kingcaamirofficial238
    @kingcaamirofficial238 6 месяцев назад +6

    yes waan ka aarsanay 🤣🤣 amira qurux

  • @RidaaChannel
    @RidaaChannel 6 месяцев назад +11

    Qoftu san dheraa masha alah❤😂

  • @inagalabeedicumar1928
    @inagalabeedicumar1928 6 месяцев назад +1

    Amira wa miskine asad ku same prnk pls 😂😂

  • @user-ut2nl6rk7e
    @user-ut2nl6rk7e 6 месяцев назад +8

    Haa ceydow mar walbo waan kaa cod sadaa lkn eema samaysid wlll plz next koko gifts 🎁 gadoonsii😂😢❤❤❤

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 6 месяцев назад +16

    Koko next prank kuso same😂😂 mise waa iska. Gaabsaten ayamahn🙄👐

    • @sumayo324
      @sumayo324 6 месяцев назад

      Koko police wecee😂