PRANK || CEYDA OO LOO GACAN QAADAY NIN AJAANIB AAN U BALAMIYEY/ AARSASHO…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 1 тыс.

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  Год назад +394

    Guys subscribe usaara waakan channel kiisa ruclips.net/video/4Q8_9bxlMDI/видео.htmlsi=rT2lQbE13d3aK6de

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 Год назад +379

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @MwithNature
    @MwithNature Год назад +159

    wax ka fiican quranka ilahay yaa ii shegi karo😊🤔🥰

  • @FarxiyoAxmed-hr1xd
    @FarxiyoAxmed-hr1xd Год назад +165

    Jah cwa team amiiro is not easy ❤❤❤❤

  • @FaizaSalat-b2r
    @FaizaSalat-b2r Год назад +117

    Inta mrke prank argtay socarartay😂❤

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel Год назад +288

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato ❤

  • @FarxiyoAxmed-hr1xd
    @FarxiyoAxmed-hr1xd Год назад +122

    Wlhi amiiro cwa lee soo dhigty prank igu fcnaa abid😂😂😂

  • @mariaclaraofficial8118
    @mariaclaraofficial8118 Год назад +19

    Somalidu wxy ku maahmada naagi nimay taqaan col ma moda sida caadiga sida ka aragno teamka wiil io gabar way kala xirxirnyihin hadana iyado prank ah wxysn fileen ba dhacay o ninki ba faraha laso galay
    Sasay tahay ceyda ku dhuumatay iyado weliged inta ujirin
    Coz wilsha somaliyed marks oakle wa walalhen mrki ajnabi la jogo dhexdoda ba ajanib kala nahy videogan cadynaya
    Ilahow noda wilashena dhiig miiran weeye ❤

  • @Nadamohamet
    @Nadamohamet Год назад +18

    Way ogyihiin in an Ognahy in ay Ogyihiin anguna wn ognhy an an Ognhy in ay Na ogyhiin wan iskwada ognahy 😂😂

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 Год назад +125

    The best person ever The most knowledgable and the most shining person all created by Allah is our prophet Muhammad (sallaahu caleyhi wasalam )❤

    • @NafisoGeelgaxshe
      @NafisoGeelgaxshe 6 месяцев назад +1

      😂😂,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amitaaf
    @amitaaf Год назад +42

    Alla 😂 ninka fududaa bisinka
    Wow ceyda sida quruxda badan kuu difaacay ka helay runti team amiira isn't easy 😂

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra Год назад +185

    Kan prank wuu dhaafay 😂😂 Raali Galin gift 🎁 sii king ceyda ❤

  • @aashoabdi2839
    @aashoabdi2839 Год назад +186

    Prank inta arkatay soo araday farta taag☝️😂❤

  • @queenayaaniitaofficial7929
    @queenayaaniitaofficial7929 Год назад +49

    This is so amazing 😍❤️ the way he protects her Masha Allah

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Год назад +93

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋 🥰💕

  • @hanimaxamed2713
    @hanimaxamed2713 Год назад +126

    Wuuw prank mrka arke waa soo carary 😢😂amiira sorry cedya❤😂🎉

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 Год назад +129

    prank aan caadi ahayn waaye 😂ayyy wlhi Ceyda nin dhiig leh waaye walashiis sidu u difaacayo🥺❤

    • @umusidraqueen3961
      @umusidraqueen3961 Год назад +5

      Waa nib Abgaal ah aktiisa malago dilaaya

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 Год назад

      Mashalha cayda Habo

    • @najmorashiid12
      @najmorashiid12 Год назад

      @@umusidraqueen3961qabiil ba idinku nacaye iga aamu meshan qurbo weye abgaal io wxakalaba Kama shaqeyo somali qofka ah baa kula dhashay

    • @Relaxtv2021
      @Relaxtv2021 Год назад

      ​@@umusidraqueen3961qabiil Lee idin dilay wllhi😢

    • @Aluu0202
      @Aluu0202 Год назад +5

      Walaashiiis❌jacaylkiiiisa ✅😂😂😂😂😂

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 Год назад +9

    Waw m.a wlhi sidu ku gu hilinayo wax lasiisto lahay wa sxb qli ah lkn qab qab ngu aqado adbo wadku samaysaye

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Год назад +25

    Ceydaruus wlhi waa will dhiig leey Masha Allah best Friend and brother Masha allah. Farid baa tahayy aboyeh🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Год назад +5

    waaaw kan prank waa dhaafay Amiiro this is real prank ceyda siduu u xanaaqay ayaa laga dareemaa sido kale nin cabsi cabsi horor aya kentay ceyda wa ku dhacday cawa horey u soco Amiira

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 Год назад +109

    This is another level wlhi😂😂I’m so sorry ceyda but you’re the best brother❤️mashaAllah

  • @MunaHassan-gx3dy
    @MunaHassan-gx3dy Год назад +21

    Amiira huno soo badi prankiga wllhi si mcn ayaad u taqaana 😂😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp Год назад +94

    Ceyda danba prank haku sameynin abayo maskiin waaye asad iyo cumeer ku samey😢

  • @MOBLOCKK
    @MOBLOCKK Год назад +24

    He is a real man ❤

  • @MohamedAbdi-c6b
    @MohamedAbdi-c6b Год назад +7

    Team Amira wanahay lkn ralii galii wllka

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Год назад +38

    Full respect king ceyda agtiisa kuma dhimanysid waa halyeey Masha Allah ninka uu U badheedhy fiiri 😢🎉❤

  • @DhoooloYare
    @DhoooloYare 7 месяцев назад +5

    Ku saliya nabigeena muxamed csw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Год назад +18

    Amira qurux 700K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @queenhappy9935
    @queenhappy9935 Год назад +55

    kan prank lama dhihi karo amiiroy wax kle u bixi😂😂😂😂😂

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t Год назад +14

    Ceyda gesi weye walaku tashkara datka qar maahan amiira is not easy 😂😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +28

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan 🍭❤️

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 Год назад +5

    Inagoo ah inay beentahy ayaynu dawanaynaa 😂😂 waa akhiru saman

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 Год назад +20

    Amiira soo bafi prank iga 😂😂 ceyda caawa was kaga shatayv taeam amiira is not easy 😂😂

  • @Hamdiabdulaahi-n2v
    @Hamdiabdulaahi-n2v Год назад +18

    Masha allah ina adeerkey wa geesi amiiira wiiilka gift 🎁 🙏 ❤️ siiii yaaaaah😂😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Год назад +2

      horta Nina gabadh walaashii somaliyeed Nin ajaanim oo dilaya kuma fiirsadeen lkn Ceyda waa geesi oo wuxu inoo sheegay inaan agtiisa lagugu dili karin prank mar ayuu hada kahor ku sameeyay Ceyda Amiira kaas bay kaga aarsanaysay

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali834 Год назад +4

    Cayda so raali gali adba wa ki kuraali galinayey hadyad ugee kana so duub ❤🎉 somali agtooda lagugu faro saari maayo hablahayagow inta nool nhny ❤😊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +16

    inta markay araktay prank soo carartay Amira waad kabaxsatay Asad prank ku soo sameey inta igu Racsan in lagu soo sameeyo like iska saara😂👍❤️

  • @falismukhtar6758
    @falismukhtar6758 Год назад +69

    Kan prank would dhaafay😊inte jeer aan dawady😂😂sorry ceyda Tan wey kugu dhacday😂😊😅

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Год назад +16

    Wiilka si xun aa u gashay prank ma fiicno naxdin ah laakiin finally Waa la ogaaday wiil Somali hortiisa gabar Somali inaan lagu taban karan Thnks ceyda ❤❤

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 Год назад +36

    CEYDA WALE NIN RAGED LEGEND garabkisa Nin & Naagpa kuma ciilodan😮😮😮😮ceyda Ficile❤❤❤

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 4 месяца назад +1

    Ceyda waa libaax illaahay haku xafido guuleyso sxb sare❤❤❤

  • @AnisoAhmed-ie2lt
    @AnisoAhmed-ie2lt Год назад +7

    Ayy prank waaan ka helay wn aarsanay hdaa nahay team amira❤❤

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Год назад +9

    Hh ciyarta hda barejo wye ceyda asa goalka la hormary amiira asiga qof bini adam ayuu ku keeny lkn adi pranki iyo qof adiga ka baqeysi a u keenty 😂😂 ceyda tan ma hilmaami dooono😂😂😂😊❤

  • @eza882
    @eza882 Год назад +5

    Wlhi you're brave cayda 😂giftiga 🎁 iska diyaari amira😊

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Год назад +7

    Ayyyyy😂jh ceydaa maskiin wayeee😊awe he maskin nimadii ninrgeed iga dheh m.a💪😂ninki oba idhajinoyaa ciil dartis wlhi cawa inirjiga kadhamdey ceydaheenaa😂😂jh team qab qab is not easy

  • @UmeymaDhamays
    @UmeymaDhamays Год назад +7

    Jah suu udifacay only rer tiktok😂

  • @BashirAadan
    @BashirAadan Год назад +4

    Ninka eaga ahi waaka walaashiis difaacda korkeeda ha moodin walaashaa kuwa ay hoyadaa iyo dhaleen😊 cayda marnaba no hooos caawa lee ogaaday inay ragii soomaaliyeed wali noolyihiin😎😎😍😘

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Год назад +7

    Saxib kana laga dhaha m.a sidu udifacy ninka kama cbsan❤❤

  • @faadumoabdulaahi
    @faadumoabdulaahi Год назад +11

    oo sorry ceyda lkn m.a wiil walaasiis difaacanaayo waan kuwataa😮

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Год назад +97

    Ayyy suu udifaacayoh qab qab is not easyy inta ila jecel prank❤😂

    • @Suldaan-gv2eo
      @Suldaan-gv2eo Год назад

      Its fake Doqon yahay.

    • @HanahHanan-k3n
      @HanahHanan-k3n Год назад

      😂😂😂

    • @mumtaazmuhiidiin5407
      @mumtaazmuhiidiin5407 Год назад +1

      @@Suldaan-gv2eo zaa yaa isheeg ku yiri E.wase

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i Год назад +1

      @@Suldaan-gv2eonacas yahow ma kiii horey uqabaa thy meel kasta wa kujirtaye 😂😂maxaa ku xanunjimoyo horta 😂😂

    • @DeeqoDeeqo-y5o
      @DeeqoDeeqo-y5o Год назад +1

      ​@@Suldaan-gv2eo meeshan caay logama baran

  • @CuradaReerShuceepCalikamiin
    @CuradaReerShuceepCalikamiin 6 месяцев назад +2

    Wlhi Ceyda dhhiigu leyhy 💪🏻😭💕

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin Год назад +5

    Amira prank qurux badan waa kaa haynaaye raali gelin qab qab ahna noogu dar❤🎉😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Год назад +2

    Ceyda walahi waa geysi,,,Gabar somaliyeed hortiisa lagu dili maayo ❤,,,Lakiin Waxaan leeyahay sxb soo aarso Amiira Weykaa arsatay Xanaqa iska dhaaf dulqaad samey ugaas❤

  • @shucaybhassan6252
    @shucaybhassan6252 Год назад +8

    amira argagax baad soo watey cawa kkkkkkkk what a prank 😃😃

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 Год назад +6

    Ma’sha’Allah ceyda he is a real strong 💪 super man 👨

  • @Fahmocali234
    @Fahmocali234 Год назад +6

    M.a faarax hortiisa gabar somaliyeed laguma maagi karo keep going team qabqab😍🫶

  • @Kokobllue
    @Kokobllue 6 месяцев назад +10

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤📿🕋🕌

    • @NacimoAdan-k1j
      @NacimoAdan-k1j 5 месяцев назад +1

      ❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @YaxyeAli-f2d
      @YaxyeAli-f2d 4 месяца назад

      Scw❤❤❤

    • @sahroSahro-x4z
      @sahroSahro-x4z 2 месяца назад

      Allah akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli Год назад +21

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚

  • @HodanAhmed-gy1tw
    @HodanAhmed-gy1tw 7 месяцев назад +1

    Gesigeda difagi rabay machallah ❤❤❤❤

  • @mubarakchannel2522
    @mubarakchannel2522 Год назад +4

    Aniga rer tikto wan soh ge la ahay 😂😂heees hindi mise Somali mid ked is ledahay

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 Год назад +3

    Girls get yourself a Man who will protect you like ceyda. So cute.

  • @zaki__cade10
    @zaki__cade10 Год назад +3

    Congratulations 🎉🎉 700k amiira qurux🎉

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Год назад +13

    Amira prank uu xamasada badna waye cayda sokudifacayay Lee jah😊❤

  • @mohasaciid1575
    @mohasaciid1575 Год назад +8

    He is the real strong 💪🏼 man

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Год назад +1

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @ifrahbashir955
    @ifrahbashir955 Год назад +70

    😂 amiira wax walan so wadatay inta islaheed cayda prank kusamey 😂😂

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali Год назад +1

      😂😂😂😂baxar bay iskalisay😂😂

    • @mariaclaraofficial8118
      @mariaclaraofficial8118 Год назад +3

      Ba bad gashy ceyda maciin biday 😂😂 wllhi weliged intaas uma jirin ceyda
      Wialsha so.liyed mrkso kale ajnabi kama nihin
      Dhexdooda mrky thy ba kala nahay ajnabi
      Lkn had ajnabigi saxda maraya mesha😂

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar Год назад +2

    Wlhi Amiiro Nasiib bay ledahy waxy heshay zxb sida wlashiis cml u difaacyo m.a ceyda suu Amiiro u ilaalinayo 🥹🥹uu u leyahy kaalay gadaashey mar🥹m.a ❤❤

  • @MaryanAbdulomar
    @MaryanAbdulomar Год назад +5

    Ceyda dhig uu leyahay wllhi Masha allah ❤

  • @Dhooleey
    @Dhooleey Год назад +4

    😁🤣🤣 inta og in tiktok la keeni doono wax balayo lagu soo qori dono😂😂

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 Год назад +5

    Jah suu uilaalonayo m.a ceyda nin rageed❤😊

  • @Safasahalaxmed
    @Safasahalaxmed Год назад +12

    Actor iyo atariisho ee noqdeen labadan gadashisay gashay😢❤ boorsadeedu ka qaday ninka😂❤ markay ku tiri waa murugsanahay wuu naxay jah❤ allow labadan calaf iskugu dar❤

    • @Raizaroomar
      @Raizaroomar Год назад +1

      😂😂😂😂Alla maxaa flim badsaty😂

    • @amaalmaxamed6988
      @amaalmaxamed6988 10 месяцев назад

      Amiiin walhi😂❤😢

  • @aaminaindho43
    @aaminaindho43 Год назад +12

    Keep going amiira😊😂 ceyda waa kugu dhacday😂😂

  • @Qarami-o9t
    @Qarami-o9t Год назад +8

    Ceyda geesi weeye wlhy ✊️✊️

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud Год назад +5

    Wan ku jclhy amiiro abyo❤❤❤❤😊

  • @hamdaqueen4615
    @hamdaqueen4615 Год назад +104

    QabQab isn't easy 😅😂😂

  • @KaafiyoAli-ms1pm
    @KaafiyoAli-ms1pm Год назад +1

    Alla amiroy kn taxane ina ka dhigtitee ehee team 27 dhn kuso sameysid jah😢😢😢😢

  • @Sharpstar0nit
    @Sharpstar0nit Год назад +11

    😂😂😂 nice one guys it was a real prank🎉🎉

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 Год назад +10

    team amiira is not easy waan aar sanay sasa karaba amiira😂😂😂

  • @Programs-hm
    @Programs-hm Год назад +7

    Team TikTok haday qiiro jaban noso saarayan prank arka le 🥹😂

    • @Fafo0
      @Fafo0 Год назад

      😂😂wlhi zaz hda dhahaye

    • @nadiiracqani4962
      @nadiiracqani4962 Год назад

      😅😅😅😅😅😅

  • @xamdideeq341
    @xamdideeq341 Год назад +4

    Jah sidu uu difacaayo🙈🥺❤️

  • @NastehoAbdille-e5z
    @NastehoAbdille-e5z Год назад +3

    Prank 😂😂❤ amiiro team waan faraxsanhy ❤❤❤

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir Год назад +11

    Maanta le wax fiicn so dhigty😂baga😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Год назад +5

    Tem amira hadanahy waso arsany😂❤

  • @FaizaNor-j5u
    @FaizaNor-j5u Год назад

    Amiro wad arsatay asxab Isfahan San Masha Allah horay usocda

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 Год назад +9

    Omg siduu u difacy😂😭📢💗💗💗💗💗🎉

  • @CeeniYuusuf-p5h
    @CeeniYuusuf-p5h 7 дней назад +1

    Wax ka Alicante quranka ilahay yaa ii ahegi karo😊😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Год назад +3

    Omg ceyda wad ka arsaday yes Amira qurux keep going my sis ❤❤

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 Год назад +12

    qab qab arsashadada is not easy 😂😂 ayyy su u difaacayo❤

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud Год назад +7

    Amiiradayda ku jclhy❤❤🎉🎉

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Год назад +5

    😂❤ caawa amiira Qab Qab ee dhohoosa 😂❤

  • @mustalifafarah-rh4xs
    @mustalifafarah-rh4xs Год назад +8

    😂😂😂😂😂😂 ceyda don't cry 😂 Amira is not easy 😅

  • @AbdiqafarMohamettAbdi
    @AbdiqafarMohamettAbdi 8 месяцев назад +1

    Ceyda nin nolol amiiro wlhy kujecelhy❤❤❤❤

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali Год назад +4

    Caawa qosolka iga dhamaday amiiro fulaysanaa😂😂😂 team amiira caawa wan raxeysany❤❤❤❤❤

  • @FADXAAXMED-ri7kd
    @FADXAAXMED-ri7kd Год назад +11

    Awww AmiirooYyy Saaas Kaa Rapna 😂❤

  • @faysallinhodiaz1518
    @faysallinhodiaz1518 Год назад +3

    the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet محمد صلي الله عليه وسلم❤❤❤king power ❤

  • @CaashaCawad-b8p
    @CaashaCawad-b8p Год назад +1

    Amiiro taageero buuxaa kuu ahay walhi guulayso walaashay

  • @RiimaAadan-M22
    @RiimaAadan-M22 Год назад +10

    Wow team amiira.is not easy
    Nin Wayland.soo wadatay😂

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 Год назад

    Geesi weeye wlh Mash allah ceyda zxbtimo wax laga dhigtu istaahila

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Год назад +7

    M.a best prank keep going abyo 😂😂

  • @Nasren2
    @Nasren2 Год назад +1

    😂😂ilahoow hda aamin jiiiis😂😂😂

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq Год назад +18

    Wooow prank aan caadi ehen 😂😂next gift raali galin siii qab qab