WIILASHAAN YAA DOOQAAGA AH MID DOORO QOFKAA KA HELIN NO U TAABO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 Год назад +888

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻😢❤😢

  • @KingCaydafans
    @KingCaydafans Год назад +582

    The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋

  • @kiingofkiingxuubey
    @kiingofkiingxuubey Год назад +54

    Asad hagio wallahi bilaahi tullahi waxaa ku riyooday asigoo istaagay oo Abdullahi hagio dhahaayo Asad hagio wuu istaagay masha Allah wallahi waa ufarxay sixad dhaf ah run Allah ka dhigo sxb qaali 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍❤

  • @MusherefFeysal
    @MusherefFeysal 22 дня назад +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad sallalaahu calayhi wasalam❤

  • @MahirMmc-xi3sl
    @MahirMmc-xi3sl Год назад +180

    Qof kii ugu wanaagzanaa ee aduunka soo maro wuxuu ahaa nabigeena muhamad SCW😍❤️

    • @HiboMaxamad-l5r
      @HiboMaxamad-l5r 11 месяцев назад +1

      Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤

    • @SafaCali-f7p
      @SafaCali-f7p 11 месяцев назад +1

      Scw scw scw❤

    • @UbaxAaqil
      @UbaxAaqil 9 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @AmiinaFarax-z1w
      @AmiinaFarax-z1w 2 месяца назад +1

      Scw scw ❤

    • @raaxosiyaad
      @raaxosiyaad 2 месяца назад +1

      ❤😍😍❤️💔 2:15

  • @Sharmaboyfans12
    @Sharmaboyfans12 Год назад +200

    The Best Person Ever The Most Knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad Sallalaahu Calayhi Wasalan ❤

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Год назад +334

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (SCW)❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Год назад +207

    Gabadha labaad Saara waa qof intii xad is ku kalsoon oo caqli badan masha'allah ❤

    • @mulkimohamed1569
      @mulkimohamed1569 Год назад +3

      I agree with you 💯

    • @hanadmohamed5794
      @hanadmohamed5794 Год назад +7

      Cuqdad leey waaye wiilashii iyada diiday kaliya ayee diiday 😂

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Год назад

      @@hanadmohamed5794mxa qof ku diiday maad dooran leheed waaba dulinimee

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Год назад +4

      Exactly she is smart mashallah

    • @istarmohamed9880
      @istarmohamed9880 Год назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Месяц назад +4

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @amunibrahim5311
    @amunibrahim5311 Год назад +29

    Saara iyo Cadnaan qurux iyo daganaanbaa labadoodaba isu raacday Allahuma baarik❤️❤️

  • @MuhanetMursal
    @MuhanetMursal Год назад +756

    Hadaad ujeedid magaca nabi muhamd like saar 😢😢

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 Год назад +98

    Cadnan is the cutest of all and most humble ma shaa Allah 😢❤

  • @Kingcarab9
    @Kingcarab9 10 месяцев назад +9

    Ku salli nabigeena scwscw scw scw scw scw scw🎉❤

    • @Kingcarab9
      @Kingcarab9 10 месяцев назад +1

      Scw scw scw ❤

    • @NuurWeey
      @NuurWeey Месяц назад

      Scw scw scw scw

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Год назад +44

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰

  • @Ibnupoint
    @Ibnupoint Год назад +104

    The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved Prophet Muhammad ❤❤❤❤

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Год назад +74

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤❤❤❤

  • @islaanahmed3853
    @islaanahmed3853 Год назад +119

    Gabadha labaad fire🔥weeye , yacnii way quruxbdantahy wayna akhlaaq badantahy.❤

    • @qaasimkaraama1485
      @qaasimkaraama1485 Год назад +4

      Yes benta mah lkn ta 1aad waa doqan❤

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 Год назад +2

      ⁠doqon feedho weyn wiliba, malaha wxy diidanayd inay dhahdo wey iga da’yar yihiin

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 8 месяцев назад +9

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MariyaKamiri
      @MariyaKamiri Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ scwscw scw scw scw scw scw scw

  • @jamaalwanka5385
    @jamaalwanka5385 Год назад +5

    Koko ceyda wexey dideysaa in la ogaado markey aragtey aad ayey ufaraxdey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aliishas
    @Aliishas Год назад +127

    Asad waxan kugu darsanlahaa qofka intuusan qofka yes or no dhihin qofka horta hasoo galo ha Istaago sasaa saxan wiilasha yan la niyad jabin masha allah waa jeclahay barnaamijkaan ❤

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 Год назад +118

    Asc asaxaab ta dhamaan teena aan kusalina nabigeena Muhammad scwscw 😢

  • @Cabdicasis99
    @Cabdicasis99 Год назад +12

    Markan koko arkey wan iska qoslay she is so cute 🍫🐣😅

  • @NastehoHassan-b4b
    @NastehoHassan-b4b 4 месяца назад +1

    Dunidan masomarin qaf kadharaf badan nabi Mohammed salalhu aleyhi wasalam 🖤😥

  • @fatmasaid1923
    @fatmasaid1923 Год назад +63

    Wow asad iyo koko markay wada heesaayeen so cute ma sha allah
    Markuu abtigaa kuu shido mesha wa iska saas ❤❤❤

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Год назад +69

    Quruxlow waye cadnaaan masha allh wiil dheer dagan waye ❤

  • @AbdiKariim-pe1un
    @AbdiKariim-pe1un Год назад +158

    ALLAH is Only One can do everything without any help else ❤

  • @SheickMuhammed-b1p
    @SheickMuhammed-b1p 5 месяцев назад +4

    Allah Akbar ☀🌙🌙🥰😇😇😇😇

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 Год назад +77

    Koko and Asad is funny 😂😂😂

  • @djmaslax3473
    @djmaslax3473 Год назад +122

    NUMBER ONE SOMALI RUclipsR ASAD HAGIO KEEP GOING TALIYE❤❤❤

  • @Nimcosharaf465
    @Nimcosharaf465 Год назад +91

    ALLAH IS ONE ☝️❤❤❤

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 Год назад +86

    Ku Qurxista habeenkiinna saliga nebiga ﷺ.🤍

  • @Wllshakra124
    @Wllshakra124 Год назад +21

    We miss IMK halko kabaxay ninkas Asadow❤

  • @NimcoAbdifetah
    @NimcoAbdifetah 11 месяцев назад +3

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish Год назад +14

    Jah asad waxaa tahay abti wanagsan mar waliba ka farxi gawadha aad abtiga utahay ee koko angana waan kula jecelnahay walashey koko wanageda ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiabuukar6017
    @abdiabuukar6017 Год назад +37

    Ninkaas gabdhaha dhan ma arki karaan kulahaa asad hajihow big funny ayaa tahay 😂😂😂😂😂

  • @Zizuu-h1u
    @Zizuu-h1u Год назад +77

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Год назад +4

    Wan ka helana sxb mhd snid Koko ugu salan yaah 😥❤

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 Год назад +2

    Hadaan yaqiinsaday in KOKO iyo Ceyda wax ka dhaxeeyaan. Si aan looga shakin xariirkooda ayey daaqadda kala baxday. Reer magaal KOKO keep going.

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Год назад +68

    SALAADA AYNU ILAALINO
    WAA DARDAARANKII UGU DAMBEEYAY EE NABIGA
    صلي الله عليه وسلم ❤

    • @RuuneeyxaajiCadow
      @RuuneeyxaajiCadow Год назад +2

      Scw ❤scw ❤scw ❤

    • @mustafefaysal
      @mustafefaysal Год назад +2

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 Год назад +2

      Ok❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @azma4456
      @azma4456 Год назад +1

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯♥️♥️♥️💯❤️‍🔥❤️‍🔥

    • @abdullahimahamedshuriye9648
      @abdullahimahamedshuriye9648 Год назад

      Scw 🥰 🥰 🥰

  • @abdiwaahidsomali6225
    @abdiwaahidsomali6225 Год назад +47

    The best in the world our prophet Mohamed scw ❤ peace upon him❤

  • @Ficanay.
    @Ficanay. Год назад +102

    Allah is one ❤️

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Год назад +7

    ILLAHEY MRWLIBA XASUUSNOW☝❤
    DADKANA ILLAH XASUUSI ☝🏻🕌✨
    KU SALIGA NABIGA SCW
    HAJOOJININ SI WAX WALBO UHESHO ☝❤🕋

  • @AbdifataxAbdifatax2024
    @AbdifataxAbdifatax2024 10 месяцев назад +2

    Waan kusalaamay❤❤❤asadi❤yo cayda

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Год назад +74

    Cadnan gabar diidi lhyd maba jirto mash allh qurux iyo dagnaan ba ka muuqta❤

    • @Mohamed-w2d4q
      @Mohamed-w2d4q Год назад +3

      Qurux ma jirto lkn deganan been ma aha waa nin 100/100 degan

    • @aasiyocadaawe2630
      @aasiyocadaawe2630 Год назад +1

      ​@@Mohamed-w2d4qnin rag qurux diisa maxa ku tusay

    • @cmanhajji3705
      @cmanhajji3705 Год назад

      ​@@aasiyocadaawe2630 naa ka daa wll maskiinka luuqa ku heshay😅😭

    • @Mohamed-w2d4q
      @Mohamed-w2d4q Год назад +2

      ani wajigaa ka wadaa iyo style 🙎 lkn Adi mxa aragta oo ani arkin cameradan waxey ka qariso wiilasha maaa jiro😅🤣

    • @aasiyocadaawe2630
      @aasiyocadaawe2630 Год назад

      @@Mohamed-w2d4q hush warya🤣

  • @Kingdiisho
    @Kingdiisho Год назад +55

    We miss IMK❤XAGUU KA DHACAY NINKAASI

  • @ducowaalid-u4e
    @ducowaalid-u4e Год назад +94

    Waaba soo gashee ku sali nabiga scw ❤❤

    • @Filsandegan
      @Filsandegan 4 месяца назад

      Sallaahu calayhi wasalam

  • @ZuhayraAhmed
    @ZuhayraAhmed Год назад +3

    Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha nu barakeyo

  • @mohamedsaxane6292
    @mohamedsaxane6292 Год назад +8

    0:16 Muqaalka somalida ugu like ta badan ee aan ahayn hees waa filimkii taxanaha arday xalqda 1aad 😅

  • @Doodaye
    @Doodaye Год назад +10

    Kusali nabigeena muxamad scw scw scw scw

  • @someyharet9307
    @someyharet9307 Год назад +32

    Asad abowe lixadkada allha kuso celiyo wax bathan wad naga qoslise ❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Год назад +94

    Inta sariirta cidlada ku waa salaamay 😂😂😂

  • @sihaam.n
    @sihaam.n Год назад +1

    Intaad is leedahay jeceel kaaga qarso ha is niyad jabinin wllshy waad guulaysanaysaa jeceel kaaga ha qarsan❤💝

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 Год назад +3

    Alla xaqiiqdii kala nasiib badan hooyada dashay gabadha kow wax dooranaysa iyo mida labaad.fiira gaar ah.Cuntada aaadanaha waxuu u cunaa in jirkiiss ku nafaqeeyo balse waxaa wax loobartaa in maskaxda laga dhismo.

  • @MaryanMaxamuud-p1g
    @MaryanMaxamuud-p1g Год назад +61

    cadnaan ugu qurux badan walhi ❤

  • @Mawgamedia
    @Mawgamedia Год назад +134

    Allah is one ☝️ ☝️🩷

  • @MiskiMaxamed-y1g
    @MiskiMaxamed-y1g Год назад +58

    Gabdha hore fanny weyeh kulaha muxuyahy Ninka xiiraN😂😂😂❤❤

    • @carlosamey21
      @carlosamey21 Год назад +1

      naag buuran xariif ma ahan 😁

  • @munadahab08
    @munadahab08 Год назад +7

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰

  • @ArmaanYare-u3n
    @ArmaanYare-u3n 10 месяцев назад

    Kusali ya nabiya maxamed scw ❤❤

    • @Salmoismaaciil
      @Salmoismaaciil 10 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @AbadeeAbadee-ur2lp
    @AbadeeAbadee-ur2lp Год назад +17

    Ku salin Nabigena scw scw 🥰😇🇸🇴❤

  • @abdazzizxussen-uq8co
    @abdazzizxussen-uq8co Год назад +22

    Wllhi Ceyda waxay ku diidey hadal. Hayntii. Baraha bulshada 😮❤

    • @ashwaaq889
      @ashwaaq889 Год назад +3

      Fariid koko wlhi waan wataa😂😂yeeees😂😂

    • @anwarmoha294
      @anwarmoha294 Год назад +2

      ​@@ashwaaq889 biri fiiri ayadoo editing lagu soosameeyy oo yes lasoosaaray😂😂 sida kii xala cml xiriir miyaa idin kadhaxeeya oo my dhaheen lkn haa laga soo dhigay.
      Reer comments cabsi cabsi wye😂

    • @ashwaaq889
      @ashwaaq889 Год назад

      @@anwarmoha294 haa lkn sida loo so afjaro koko way iska taqana amiira cadi ciyar camal ka dhiganysa lkn koko seriously ka thy maskintu

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 Год назад +98

    Kooko ceyda waa jeceshay❤ 😂😂😂😂😂

    • @mostfeabbas1014
      @mostfeabbas1014 Год назад +7

      Wayka muqata wajigega

    • @Micraaj-.1997
      @Micraaj-.1997 Год назад +2

      idinka jecel ayaa niga dhumaay asxaabo kale lee waye dadaka kadayaa waxay ayaga rabin 🔮🔮✌️

    • @MansuurCali-d1t
      @MansuurCali-d1t Год назад +1

      Gawadha ka qoleeya naftaa ku dhibteene❤😢😢😢😢

  • @sharmarkejibriil6026
    @sharmarkejibriil6026 Год назад

    Jabriil.osman sabriye abtow shimee taliyaha laguu bixiyey legend reer gaalkacyo ah guuleyso jabra

  • @Mohanzo1560
    @Mohanzo1560 Год назад +26

    Gamekan qeybta wiilisha ayn rabny qofta kowaad hakaso tagin 😊

  • @mubarakchannel2021
    @mubarakchannel2021 Год назад +5

    Asadow fadlaan quraanka iyo dintaba kusodar barnamijkadha..runti 1.5 million followers aya marqati kunoqoni malınta Alla la hortagayo ee kafaideyso..team 27 wanisalami

  • @Emaarofficial-yt2qz
    @Emaarofficial-yt2qz Год назад +32

    Igula sali nabiga scw ❤

  • @bilanwaberi4030
    @bilanwaberi4030 Год назад +40

    ALLAH IS ONE 😢❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Год назад +11

    Aan kusalino nabigeena scw ❤😂🎉🎉

    • @bushrofandhe9776
      @bushrofandhe9776 9 месяцев назад

      Wah saliga nabiga wax lagu qoslo Miya 😮😮

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO Год назад +38

    YA RABBI ADONKAGA AHAY WAN QALDAMEEY I CAFI 🥺🥺🥺😭😭

    • @haa8793
      @haa8793 Год назад +2

      Away rabigaga ma asadaa kaligii Allah lahadal dambigaga dad loma bandigo

  • @nimcaanaxmed5059
    @nimcaanaxmed5059 Год назад +15

    KusaLi xabiibkEeni wallo🥺🖐 scw❤

  • @AhmedAbdiAhmed-le9lb
    @AhmedAbdiAhmed-le9lb Год назад +42

    Nabiga ku saliva scw❤

  • @NisaAwad
    @NisaAwad Год назад

    Waligay asad hajiyo halkan wax ugu man soo qari tiktok uun ban ugu qori jore asad wllo nolow inan kula kulman wan rajaynaya😊❤❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +37

    koko Ceyda waxaa u diiday waa dareemooynaa waa Dadaysaa arintii jacaylka 😂Gabadhu Ninkay Jeceshahay Publica waa Ku dhaliishaa 🤣😘🥰

    • @CabdiOmar-be3ud
      @CabdiOmar-be3ud Год назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aaminaxasan9833
      @aaminaxasan9833 Год назад +2

      Aar somalidana 😂sinaba loogama gaban karo

    • @Bilkheyrcrahman2352
      @Bilkheyrcrahman2352 Год назад

      Farax shekadas ma keenteen hadane qiil maweysiin adinka anagana is adkeyn madeyno😂😂😂😂😂

  • @abokormrd5701
    @abokormrd5701 Год назад +24

    Somalidu waa suunta hargaha dad walalnimo ku miidobay oo walalah ayaay xuuman daba dhiigan never give up koko waa walatinomo adiga iyo cayda dhag jelaq hawsiin

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Год назад +55

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    ASAD HAGIO🔥

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 Год назад +2

    Qaali waa gabar marwo nimo ka muuqto maash allaah heesta loo saray qadarin waada mudan tohoo qimaada lee dohoo Qaali halkaan kaa salmyaa abyo 🤗🥰

  • @zakariyeibrahim501
    @zakariyeibrahim501 Год назад +36

    Kusali xabibkena scw ❤

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Год назад +18

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad❤❤❤❤ salalaahucalayhiwasalam salalaahucalayhiwasalam ❤❤❤❤❤salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam

  • @cabdixafiidcaamir8345
    @cabdixafiidcaamir8345 Год назад +12

    Sundus iyo cumeer family hambaliyo 😂😂

  • @mms7038
    @mms7038 Год назад

    Asad hagio wllo gulayso markastana ahaw qofka gaadha hadafkiisa qof wanagsan ayaad thy waan jeclahay barnamij yadada waad na madadaalisa runti aad ayaan ugu xidhanahay from Somaliland
    Waxaan dooran laha hadaan ku jirilaha dooradhada (Cayda)

  • @abdirahmaanjama-k6e
    @abdirahmaanjama-k6e 7 месяцев назад +1

    Gabadha ugu horeesa wlhi waa bila caqli qofkiiba niyada ayey ka jabisay😅😅😅

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Год назад +35

    The prophet Muhammad scw ❤move ❤❤❤

  • @issesabria6715
    @issesabria6715 Год назад +32

    Ku sali xabiibkaaga muxammed 'Salalaahu Aleyhi Wasalam' ❤️

  • @mohamedelbaaruudi54
    @mohamedelbaaruudi54 Год назад +131

    Anigah fikirkaaga Kulaba Qaba Wxay ku Daminysaa arrinka maalmahan taagan 😂😂😢😢

    • @nicimanuura-lw6do
      @nicimanuura-lw6do Год назад +2

      Koko shekada kusii dheranayso way iska diiday

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад

      @@nicimanuura-lw6do🤣ma ineey wax diidi karte kula tahay dadba tiktok kuso sameeya videoyada bila amar ayeena sameeyan

    • @moha4met
      @moha4met Год назад +5

      ​@@nicimanuura-lw6dokoko way jeceshahay ceyda wayna diidaysa kwrn waxaas ma arinba 😂

    • @AbdiraximAdan-tf2vr
      @AbdiraximAdan-tf2vr Год назад

      @@moha4met war waxas mxa naga gaylay somaliyed😂😂

    • @moha4met
      @moha4met Год назад

      @@AbdiraximAdan-tf2vr adiga yaku balamiyay aw barrrow

  • @CamirSiyad-ey3mk
    @CamirSiyad-ey3mk Год назад +1

    Ceyda hada arsan waysid nin ma tihid asad adna muqal kale soo dub please waxanaqay runti
    Cawa Ceyda aad bu u shidan yahay ❤❤❤❤

  • @Maddiedasilko
    @Maddiedasilko Год назад +3

    ku Sali Nabi Mohamed

  • @smiletvfilms
    @smiletvfilms Год назад +5

    Qurux waa tan Qalbiga ku kalsoonaaw naftadaa🥰🌸💐wxee kuu tagay wngsn👸🤴

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Год назад +31

    inta cadya ka xumaaty in ay koko doorn waydo i soo raaca😢

    • @Filimada377
      @Filimada377 Год назад

      Inte nowade😂😂😂😂😂😂

  • @Eduruus
    @Eduruus Год назад +194

    Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂
    FG. Hadii aan ku Qasay Like Saar.

  • @KOKOBULLE-tq7om
    @KOKOBULLE-tq7om Год назад +8

    Allah is one

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +18

    Big legend always asad hajio another's levels program's best yes or no choices ⚽️💯💯😍😍❤❤

  • @shiilow-c1k
    @shiilow-c1k Год назад +8

    Inta ila aragtay asad hagio inoo isla rabo king ceyda iyo Queen koko like gareeya 😂❤🎉

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 Год назад +33

    Next Gabdhaha I can’t wait aarsashada Mahrez ❤

  • @chfghf6318
    @chfghf6318 Год назад +27

    Cadnaan ❤ marba waan dooran lahaa walhi keep going my pro ❤❤

  • @abdikarindahir6458
    @abdikarindahir6458 Год назад +2

    Team 27 saan iskaga jeclhy
    Leee❤🎉💯

  • @nuraomar8582
    @nuraomar8582 Год назад +3

    Koko wlhi qof qalpi fcn oo aan jeclahay Go forward qaali wlhi taageero buuxa kuu ahay waa jeclahay inaa kula soo xidhiidho

  • @Tuney23
    @Tuney23 Год назад +82

    Allaha is one ❤

    • @makiyamakiya3762
      @makiyamakiya3762 Год назад +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamed196apdilahimohamed6
      @mohamed196apdilahimohamed6 Год назад +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @A.A.A045
    @A.A.A045 Год назад +136

    I knew Koko wouldn't choose Ceyda even before she pressed the button , Only legends can understand those mind games 😂😂

    • @maamaandaahir5730
      @maamaandaahir5730 Год назад +4

      You a legend😂😂

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 Год назад +1

      Maskaxdena kuma ciyarikarto waaa fahanay shaxda kkk

    • @A.A.A045
      @A.A.A045 Год назад +1

      ​@@maamaandaahir5730This gender though 😂😂

    • @aliabdikani6230
      @aliabdikani6230 Год назад

      Hhhh absolutely i guessed before watching hhhh

    • @Ahmett990
      @Ahmett990 Год назад

      legend😂 ba thy

  • @xafsabare5007
    @xafsabare5007 Год назад +6

    Caawa qofkii ugu horeeyy ahayb bayjkana aad uga raagey waani salaamey team 27 aad baan idiinku xiisey hooyo mcn igu soo duceeya way iga xanuunsan thy😢😢

  • @canabaxmed3607
    @canabaxmed3607 9 месяцев назад

    Asad gabadhahakale malasheekeesanin hore ookabilaawaaye doorshada laakiin koko wuulakafatamay hees ayuuulaqaaday ❤laakiin gabdhahakale maya ❤😂

  • @MUHUBOHUSEEN
    @MUHUBOHUSEEN Год назад +63

    Allah is one ☝ ❤