اللهم اغفر له وارحمه واعف عنه وعافه وأكرم نزله ووسع مدخله، واغسله بماء وثلج وبَرَد، ونَقِّهِ من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وزوجاً خيراً من زوجه، وقِهِ فتنة القبر وعذاب النار
Guul iyo gabanimo buntilan things bro illahay qariga ha u wasiciyo illahay janatul fardoso haka warabiyo amiin ya Allah guul iyo gabanimo buntilan ❤❤❤❤❤❤❤
Ina’s lilac wa Ina’s raajicuun Allah u naxariisto waa shihiid dalkiisa iyo dadkiisa u hurey naftiisa Allah ka waraabiyo jannafardows ehelkii uu katageyna Samir Allah ka siiyo Guul iyo gabonimo Puntland
Allaha Wayn ha u naxariisto Jiif Gurey. Waa ku tala galay Maalintii uu Drones ku qabtày Gacantiisa àyuu Nàftiisa u hibeeyey Dalkiisa. Allaha Wayn ha geeyo Jantu Alfardoso. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Inaaillahi was inaa ileehi raajucuun illahay ha unaxariisto aamin aamin helkiiisiina illahay samir iyo imaan ha siiyo waqtigiisii baa dhamaaday ee illahay ha unaxariisto aamin aamin odagay sheegay wilkiis soo Qantas nah illahay ha usugo imaanka guul guul
Waa shahiid ilahy hawnaxariisto😢😢
Waa Shahiiday Bootan ❤❤❤❤❤
Subxaanallaah Allahayow Badbaadi Reer Puntland Aamiin aamiin Allaha ha u Naxariirto Shihiidka Baxay Puntland aamiin aamiin YaaRabi
NABI.MAXAMED S C W WAXUU DHAHAY QOFKII KU DHINTO DAGAAL ULAGALAY KHAWARIIJTA WAA SHAHIIDAY YAAN LA DHIHIN WAA DHINTAY JIIB BOOTAN.WAA SHIHIIDAY
Ala been badna ey ey dhalay yahuu
Ilaahay. Ha unaxariisto.
Miinada meesha lagu ogaado inay kujirto saw may ahan intaan gacanta loolategin oo laysku biimayn inlaqarxiyo miinooyinka meesha aykujiraan markaad ogaataan kuqarxiya intii ciidamadu ama dawlada puntland ragqaaliya oo geesiyiina kuwaayi lahayd miinooyinka meesha aad ku ogaatan kuqarxiya gacantana hawla tegina mardanbe waa talobixin iyo bedqabka ciidamada puntland ee kujira dagaalka culus ee soo Afjarida daacish ASC
Ilahay haunaxariisto 😢
إنا لله وإنا إليه راجعون
Wiilka dalkaaga cadaw uloogaayo waa la qabanayaa waa la dilayaa
Illaah ha u naxariisto janada alla ha geenyo amiin yaa allaah
اللهم اغفر له وارحمه واعف عنه وعافه وأكرم نزله ووسع مدخله، واغسله بماء وثلج وبَرَد، ونَقِّهِ من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وزوجاً خيراً من زوجه، وقِهِ فتنة القبر وعذاب النار
ilaahay unaxariiso Cadow dalkisa kusoodolay buukadifacayey waa shahiida Alaahu Akbar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun ilaahow u naxariisto walaahi xalaydaasaan daawanayey isagoo leh xataa haday dron soo diraan waa qabanaynaa
Allh ha unaxariisto marxuumka
Jana farowsa ayaan ugu ducaynaynaa isaga iyo intii naga shihiiday aamiin aamiin
Allaha u naxariisto marxuumka. Jannatul fardoosal acla hoygiisa allaha kayeelo.
Ilaahow u naxariisto yaarabi
Alle ha unaxariisto waa shahiid diinta iyo dalka udhintay
Ilaahow beldajiye ismacil badbaadi.
Inti dhimatyana u naxariiso
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin
Aamiinaamiinaamiinaamiin aamiinaamiinaamiinaamiin aamiinaamiinaamiinaamiin
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
Allah haku naxiristo 🤲
Inaa lilaahi wa inaa illeehi raajacuun ilaahay ha unaxriisto geesi buu ahaa ilaahay janada ha ka waraabiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa shahiid iyo geesi : Bahashu ninkey ku qaraxdey waa shahiid ,odeyga sheegey wiilkiisu inuu yahay daac..sh waa geesi wadani ah😅 ,
Allahu akbar inaalillaa wa inahiiraajicuun
Inaalilahi wa inaa ilahi raajucuun ilaahoow unaxariiso geesigii jib botan ilaahoow unaxariiso
Maasha alaah waa geesi odaygaas wadani ah
Alaha unaxariisto aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
Jiib iyo kiwi kahoreeyeyba rabi ha unaxariisto adayga rabi ha xafido
Guul iyo gabanimo buntilan things bro illahay qariga ha u wasiciyo illahay janatul fardoso haka warabiyo amiin ya Allah guul iyo gabanimo buntilan ❤❤❤❤❤❤❤
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😭
Waa adeerkay allaha u naxariisto 😢😢😢😢😢😢 😭😭😭😭😭
Ilaahy qalbiga ha idin qaboojiyo inagoo dhan buu inaka dhintay Ilaahy ha unaxariisto amiin yaa Allah 😢
Inaalilaah wainaa ilayhi raajucun allha unaxaristo amin yarabi
Allaha unaxariisto waa shihiiday walaalkay qaaliya fardowsa aclaa inagoo dhana samir iyo amiin allaha inka siiyo
Waa taajiriinta Soomaaliya reerku. Ayagaa warshadaha kaluunka iyo geedaha fooxaba dhoofsada.
Mashaa Allah
Allah ha unaxariisto amin ya allah
Shahiid ha ubaqin aabo ilaahay Jano ayaan uwey diin guuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ina’s lilac wa Ina’s raajicuun Allah u naxariisto waa shihiid dalkiisa iyo dadkiisa u hurey naftiisa Allah ka waraabiyo jannafardows ehelkii uu katageyna Samir Allah ka siiyo Guul iyo gabonimo Puntland
Aamiin aamiin yaa rabii🤲🤲🤲🥲
Illaahay haunaxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Alle ha u nazaristo wa shidaye
Ilaahay ha unaxariisto intii Naga shahiiday
Inaalilaahi wainaailaahi Raajucuun ilaahey ha u naxariisto waa shahiidey
Alaha unaxaristo
Allah ha unaxariisto
Allah u naxasiisto ❤❤❤❤❤geesi hayah❤🦁
Illahay ha u naxariisto asagaa raxmane amiin yaa rabbi
(INNA LILLAHI WA’INNA ILEIHI RAAJICOON)!!(RABBI) JANNATUL FIRDOUZ HAKA WARAABIYO (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲
WUU SHAHIIDAY(ALLAH) YARHAM (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲
😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
Allaahu u naxariisto
Allaha Wayn ha u naxariisto Jiif Gurey. Waa ku tala galay Maalintii uu Drones ku qabtày Gacantiisa àyuu Nàftiisa u hibeeyey Dalkiisa. Allaha Wayn ha geeyo Jantu Alfardoso. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Aaamiin aamiin yaarabbi
Adeer qaxiye soow maha waligii Nin ragu aha codkara Cs kaca waa run dowladda garaabkeda buuxiya please
Inaa lilaahi wa inaa illeehi raajcuun waa shahiiday❤❤❤
ilaahy haunaxariisto
Ilhayow unaxariso😰😰😰
Allaah ha unaxaristo mujaahidkaaz
Allaha.u naxariisto.walaalka
Maasha Allah❤ maasha Allah❤ Aabo geesi ah weeyo maash Allah❤
axax allaah u naxriisto amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaarabi
Amin
Alaha u naxariisto
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun waashahiiday
Inaaillahi was inaa ileehi raajucuun illahay ha unaxariisto aamin aamin helkiiisiina illahay samir iyo imaan ha siiyo waqtigiisii baa dhamaaday ee illahay ha unaxariisto aamin aamin odagay sheegay wilkiis soo Qantas nah illahay ha usugo imaanka guul guul
Ilaah ha u naxaristo walalken amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💔😭
Waa uu shahid
Inti dhimatay oo dhan amiin 🤲
Guul iyo gobanimo dowladana pundland iyo ciidamadena geesiyada dunida oo dhan iyo gabdhahena sharafta badan 💚🤍💙💪🔥
Ilahey ha u naxariisto aamiin
Allaha u naxariisto
Allaha u naxristo
Ilaah ha unaxariisto
Ilaahay haw naxariisto.
Geeridu waqtigeeday timaadaa waxaana tusaale inooku filan Bootaan halistuu isu dhigay kuma dhiman ee si ka sahlan buu ku dhintay.
Rabi ha nuxaristow
Ilaahay hanaxasristo
Amiina Amiina yaa rabi❤
Ilaahaw unaxariiso🤲
Ilaahay ha u naxariisto
Maashaallah❤❤❤❤❤ guul guul
Wuu shihiidaye geesiwaayo Amiina Amiina yaa rabi
Walaahi waanin waxgarada oo raba wadankiisa inuu nabad ugu noolaado asagoon cidna kacabsanay waaruntiis wale waxa ay marka ugu horaysa ataagayaan taladana kawareejinayaan waabeel daajiya iyo nabadoonada iyo cid walboo deeganka dagta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ascw
Geeridu wa caqq Allah u naxariisto janntu fardowsa rugg Allah u yeelo.
Allehauxaristo amiiamiin
Waa shahiid ilaahay uu naxariisanaya khawaariijna way jabtay ilaahay idamkii
Allaha unaxariisto marxuunka
Aamiiin Yaa Rabi
Shi hiid bootan. ❤❤❤
Waa oday soomaaliyeed oo aanan badneyn asagoo kale mid dadka iyo dalka soomaaliyeed wax taraya waa kan oo kale mudan inuu dalkan u noqdo aabe mwne ah waayo waa qarankii oo qof ah lana heleyn asagoo kale waxa jooga waa istustus anan u fakirin shacabka jecel carurtoodashacabkoo baahan gebigoodba waa qabiil jecel 😢odagana waanu usoo duceyneynaa shacabkuna ha jeclaado aabahan soomaaliyeed ee muslimka ah aabe soomaaliyeed oo dhab ah waxa ah odagan allaha difaaco cadowga dalkeena kusoo duulayna allaha naga qabto rag uun baa leh dalkan iyo dadkan waa iney uwada istaagaan difaaca dalkeena cadow baa nagusoo duulay kuwa keenaya daacishta hala toogto aragti soomaalida saafiga ah een qabiilka ku shaqeyn baa laga doonayaa inu dilo walalkiis hadu cadow wato naguso hogaminayo😢
Btln. Iyo. Beldajaha. Wagesiyin. Cadawgin. Hajabo. Dhamantin. Intidhimantana. Samir. Alaha. Dhamanteninaka. Siyo. Aminamin
Ilaahy hawnaxariisto
Alleha naxariiso qabrigana ha u waa siciyo
Al le kuuma naxariisto
Alaha unaxariisto shaydaamada alaha jebiyo
Jii bootan sow ma aha ninkii Gacantiisa ku qabtay Drontii qaraxa waday Allaha unaxariisto
Allah ha u naxariisto
😔😔😔 alaw unaxariiso 😒😒
alle haw naxariisto 😢
Budlan guul budlan guu alaxsihu
😭😭😭😭
alaha badbaadiyo beeldajiyaha laaakiin cuqaashii reerbariga waxay daawanayeen daacisht a soogalaysay sanno sida boqorka maxay wax uga qabanwaayeen oo usheegiwayeen waa aygii joogay
Eebe ha u naxariisto waa shahiid
Allaha u naxariisto mujaahidka
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😭
Fardowsa allaha Geeyo Bootaan.
Halagu soo saaro miinadada ku wa la qaqabtay oo daacishka ah ha soo saareen.
Ha soo saareen kuwii geliyey.
Allah in xaristo halyeyga