Waa sax iyadoo dagaal lagu jiro maaha in ciidanka la duubo. Mida ajaanibta wadanka ka dhaqaysa waa in sifo shatci ah wadanka ku yimaadaan, uguna noolaadaan.
Alla War ceeb maha haduu ku daydo walaal cidamadiisa jecela kitaabkii u ugu dhartaye oga waa deni war hoye madaxda soomaaliyeedow ilaahaye ka cabsada ogada umada u dharaateen dadka odhan walaalayaal argaagixso maha Hana la baaro dadka si fiican oo dagan ha loola dhaqamo ilaahay ogada dulmiga waa ka carooda waana necebyahaye reer puntland cadifada inka ilaaliya dadkayguw Allah idin xafido
SHEEKADAADU GADAAL AYEY KA QARRIBAN TAY MAXAA MASAAKIIN MEESHA KEENAY? ADEER MISKIIN GURIGIISA AYUU JOOGI LAHAA BAL ORODOO ADIGU ETHIOPIA TAG OO DHEH MISKIIN BAAN AHAY TAN KUGU DHACDA ,SHARCIDARRO ADDUUNKA MEELLA LAGUMA GALO AAN SOOMAALIYA KA AHAYN,DALKAAGA ILAASHO AMA DAD KALE KU WAREEJI WAA SIDA SOCOTEE
Sxb fikir ahaan sharci lagu caqoonsado haloo samaayo ID card dadka horey ujooga iyo kuba cusub sida Somalian ukala saarta fikirkaas jawaab kabixi comment
MW xasan latiyaashisa waxey ku dheheen deni ba so bodaye bax so booqa cidanka adna inalillahi caku cidaan o koly iyo maseerka ka putland waa i dhimaneysaan iyo naceebka kkkkkkkkkkkkkkk
Puntland guul isha aallah
Guuuuuuullllllll puntland 💪🇺🇿👏👍❤
Wa runta brother guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia inshallah
You are right 💯☝️❤️🇸🇴💪
Illaahay ma tuso dhibaàto ciidama butlaan guuuuuuuul iyo gobanimo guul butlaan guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaal Allaah Guuuuuuuuuuuuuuuul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alaha ku barakeyo bowe waa runtaa waa Tazged viod
Reer Puntland ❤🦁🦁
Buntland guul inshallah
MAA SHAA ALLAAH ❤❤
Xasan waa aabaha daacish
Dalka sow anigu ma lihi dadka sow anigu ma lihi gumeystaha dhacaya geeridu dhibeysa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa loga diigay ee maxeey uu soo duben yaab war ilahay ka baqa oo jooojiya waxaas fadlan 🎉🎉
Wiilka aad sheegeysid waxaa igala daran wadaadkii Sheegayey tirada Ciidanka Puntland ka dhaawacmey iyo in Daacish xoog badan yihiin
y halos yihiin.
Waa madaxweyne soomaaliya kukhasaartey xasan dhiiqo
Maba’aha ineey wax’soo duubaan coz waxeey siinayaan cadowga good information waa mamnuuc in’la’sheego meesheey marayaan ciidamada.
Waa sax iyadoo dagaal lagu jiro maaha in ciidanka la duubo. Mida ajaanibta wadanka ka dhaqaysa waa in sifo shatci ah wadanka ku yimaadaan, uguna noolaadaan.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Deni is hero 🎖️🔐🖤🇺🇿👀🔥💪🏽
SCW SCW walal hesaha wadaniyada leh waa in lasiidaya.(Quus Somalida maqadato.Diyaradaha Deni waxaan kulatalinayaay Diyarada Waa in sarakisha Cidamada eey lasoco daan.Mareykan Gumeystayasha Imnaradka Amarka hawlgalinta waa in Adiga losoo mara.
Waa maxay waxa aad Kala saar saaraysid shisheeye miskiin ma leh.
Walaala yaalow waxaad sooduubaysaan yaysan noqon meel aad xiligaas kusugantihiin. Sidaan idiin daawaynayno si kadhow baa cadguna idiin daawan..
Titok ga qofka isticmaalin magaca GenerealkaguudD5 oo aw magaca Jeneral ayuub Usaaranyahay waxaan umalayn in aw yahay argagixisadii daacish qofkaasna aw isticmaalin Magacii Jeneral ayuub oo dhaktar yaal. Halugu war geliyo Jeneral ayuub qofkii garan meel lagala xariiro.
Sirta ciidanka waa mamnuuc maamulka iyo madaxda pudland dadka wax duuba waa inaad la hadashan
Mashaa Allah 😁😁Guul Geesiyadii leyga beerayo Daacish Mareykan a iskafa dhigan balaayo casar lkn Ciidanka Darwiish ta ma kaftamaan
Waa sax waa sax
In la duubaba (Public ahaan) ma aha waxaa suurogal ah in lasoo dirsaday. Shukran.
Waa run ciidanka sawir lagama qaado waa mumnuc.prohibited to take photos frome army any where around the world
CADAWGA ARGAGIXISADA MEEL AW JOGABA ALLAH JABSHO. LAAKIIN SINSIBAARINTA DANE AYAY IS REER YIHIIN. ADIGUNA WAXA TAHAY GARAC MADHIBAAN SHEEGTO
Ciidamada yaan laso duubin yaan la gaadine iska joojiya duubida camerada allaha idin xafidee,cadowgiinana allaha jebiyo
Alla War ceeb maha haduu ku daydo walaal cidamadiisa jecela kitaabkii u ugu dhartaye oga waa deni war hoye madaxda soomaaliyeedow ilaahaye ka cabsada ogada umada u dharaateen dadka odhan walaalayaal argaagixso maha Hana la baaro dadka si fiican oo dagan ha loola dhaqamo ilaahay ogada dulmiga waa ka carooda waana necebyahaye reer puntland cadifada inka ilaaliya dadkayguw Allah idin xafido
diyaaradahu daacish bay lashaqeeyaan koonfur baynu taa ku ogayn diyaaradaha shisheeye iyo droneska dhul iyo cirba Bari ajanib yuu galin inta shaqadu socoto
Waa yamen halkaan
War. Ilaa birqod Mel ladoho Somali galbed kamid ah ayaa laguqabtay firxaadka daciish laguqabtay
War haduube ceedanka iyo mashay jogaan oo joojeya duubesta aad raadka ceedanka tusaysaan looma baahna haloodego serta ceedanka hala elaaleyo
Asc zul
Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan waa laguu qabahaa nacalatullah
Good job
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
War ninyahow dadku waa feejiganyihiine adigu ha'hoosaasin maantoodhan waxaad kuhaysaa Miskiin, adigu dhibane uma ihid Sverige Arlamjölk iska cabaysaa.
👍👍👍
Gargarte rabi umada hadhafiyo
Reer budallan guuuulesta
❤❤❤❤
Guul bunlan
Waryaa Xasan dhiiqo. Wuxuu Metalayaa. Siciid Deni copy copy Dhalay. Xasan dhiiqo.
Ku dayo Dani freee Xassan copy🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ku Deni ku dayo ku dayo
Tani koobi wey dhaaftey
Csw Csw Csw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Csw csw csw❤❤❤
SHEEKADAADU GADAAL AYEY KA QARRIBAN TAY MAXAA MASAAKIIN MEESHA KEENAY? ADEER MISKIIN GURIGIISA AYUU JOOGI LAHAA BAL ORODOO ADIGU ETHIOPIA TAG OO DHEH MISKIIN BAAN AHAY TAN KUGU DHACDA ,SHARCIDARRO ADDUUNKA MEELLA LAGUMA GALO AAN SOOMAALIYA KA AHAYN,DALKAAGA ILAASHO AMA DAD KALE KU WAREEJI WAA SIDA SOCOTEE
Waa kugu racsanahay cimraan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ... gurguurte. Uun aaqiro weeye
Waan kuu qoslay xasan uuma deena mahan😂😂😂
Sxb fikir ahaan sharci lagu caqoonsado haloo samaayo ID card dadka horey ujooga iyo kuba cusub sida Somalian ukala saarta fikirkaas jawaab kabixi comment
Kuwaas shaqaalo dhismaha casriga ah ka shaqeeyo xataa garoowe waa buxaan waana dad sharci ku soo gala
Waad iga qoslisey
Duubista hala yareeyo
Guul🩷🩷🩷👍👍👏👏👏
Beentaa ma aha Cimraanow
MW xasan latiyaashisa waxey ku dheheen deni ba so bodaye bax so booqa cidanka adna inalillahi caku cidaan o koly iyo maseerka ka putland waa i dhimaneysaan iyo naceebka kkkkkkkkkkkkkkk
Nimankan kurka halaga guro hada war wax miskiin la dhehi walahi ma jiro
War qoirta ka jara ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Come aan maxa kas siya war wixii la arkro hala yar yareeyo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ARi Boowe Iskufilan putlan ha ubaqin walow nin lajeclyahay loobaqo
Hhh
Maya maya bangaladheshku waa dad gaagaaban oo madow xiga
Ciidamada yaan laso duubin yaan la gaadine iska joojiya duubida camerada allaha idin xafidee,cadowgiinana allaha jebiyo
Waa sax waa sax