Комментарии •

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel Год назад +304

    Vedio gan hadaanan daawan soo daawo 😢 ruclips.net/video/xj7OdijXSdw/видео.html

    • @Live__quute1
      @Live__quute1 Год назад +7

      Family is fahmay ❤

    • @haawodhoodi8857
      @haawodhoodi8857 Год назад +5

      M.n dad is ku kalsoon ba tihiin
      Lkn wiilasha is ad keeya dheeh

    • @ipshexipshex5191
      @ipshexipshex5191 Год назад +2

      Wlshy mahuptide sediga halacolobin 😅😂😎🏃‍♂️🙋‍♂️✌️🤸‍♂️

    • @riyadhassan3335
      @riyadhassan3335 Год назад +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hasanabdi8338
      @hasanabdi8338 Год назад +2

      @@Live__quute1 k

  • @happyabdikariim6907
    @happyabdikariim6907 Год назад +224

    Inta iyadon videoga dhamaan commenti aqris ku jirto ani camal lovete dhac 😂

  • @ceynushamsiinaabuukar7354
    @ceynushamsiinaabuukar7354 Год назад +637

    Intii prank markey maqashay soocaraartay isoo raaca🤣🤣

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +532

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 Год назад +73

    I Love you Allah ☝🏻

  • @PrincessFarhia
    @PrincessFarhia Год назад +63

    cimraan woo xanaqay lkn malah deg dega oo diida warya iga celiya nooh ku laha adno umadeena ma tihid😂😂

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 10 месяцев назад +27

    I have seen it now ani and Saxaf u have the best family in-laws walahi u should never ever lose them 😢😢😢they r such a lovely family Adna ur family MASHA ALLAH 😘

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 Год назад +28

    Amira her eyes told us everything 😂😂 I thought first she’s innocent but she wasnt I felt so bad for the boys. Seediga ha coloobina I like that 😊

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 Год назад +65

    waligaada lamaane is qabo lama dhex galo. cimraan iyo cade waa dad caqli badan💯

    • @sitamoyo7937
      @sitamoyo7937 10 месяцев назад

      Dumashiyal qali ah waye walahi

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Год назад +89

    🤣🤣🤣😂😂😂 Wlhi Sidaan uugu Xiisnaay Prank🤝🏾👑

  • @fiirda
    @fiirda Год назад +6

    Waa yoomal jimcee ku saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw

  • @sashahassan4032
    @sashahassan4032 Год назад +11

    Adna ceeb waaye isku xishoo 😅😅😂😂😂 Amira way cabsatay hayeey

  • @najmacabdalla6528
    @najmacabdalla6528 Год назад +45

    Waxs parank magalo xata hada is ogtihin xata. Sharaftiin mel haa ugu dhicinaa 😢

  • @Qu681
    @Qu681 Год назад +6

    Iska dhimo adi kulaha saxaf cadi ma ahan walhi family qurux badan adan idin tagera keep going ♥🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤💯

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Год назад +6

    Masha allah wilasha dumashikod sfcn beey u ixtiramayan m.a anigo kle wye wlh❤ilhey dumashiyasheen hno dhafo❤

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Год назад +20

    Wowww prank waa iska jacelshay cml 😂😂😂

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Год назад +63

    Anigoo og inuu yahay prank leysla ogyahay Anaaba naxay gacantey kulahaa🤣🤣🤣

    • @naeimanaeima7985
      @naeimanaeima7985 Год назад

      Wallhi wan xanaqay lkn ha lahadabe wan farxay igatag wallhi naf igaso fogday m.a

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 Год назад +3

      War wax fahan prank adna malgu sameyn ee wilasha lagu sameeye

    • @nimcoali5316
      @nimcoali5316 Год назад +1

      Waa huba❤ walalkey oo jogo Ina ninkey saas kuleetiga uga qabto dharbaxashada igu dhacdo dhagtayda dr ka le lagayn lahaa

    • @ifrahomar8304
      @ifrahomar8304 Год назад

      Masakint ha baxarayn kulah wa rer u mel sarsaday hdy xita prank tahy walashod hortoda inu saas u hadlo wlhy prank dhulk ula jari lahaa😡😁😁😁

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 Год назад

      @@nimcoali5316 alla isku mid nahy wlhi naftayda loo yaabi lahaa😂😂😂

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 Год назад +14

    Kan prank mahan wlhi wabahdil please iskadhaf prankayada badan 🥺😓

  • @shugrishacni4839
    @shugrishacni4839 Год назад +125

    Walhi adno in ay qosleyso caadi udaremaaye😁😂m.a inta prank aan firsanaye midkan oo kale ma arkin m.a ilaah ha idin xafido adna iyo familkeda🥰❤️

    • @nasriinapea752
      @nasriinapea752 Год назад +1

      Wey islA OK YHN HHHH

    • @fahmonuur-y2s
      @fahmonuur-y2s 6 месяцев назад

      Ee Adno iyo saxaaf wey isla ogyihin lkn kuwan kle ma oga laga wada

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 7 месяцев назад +6

    Prankigaan markaan isbuuc joogaba waan ku ceshtaa ❤❤❤
    Waan idin jeclahy ilheey amarkii
    Waan idin Salamay Shantiinaba

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Год назад +4

    😂😂😂masha allha walahi waa ka gashaten wilisha hor usocdad my fimiliy ❤❤❤❤

  • @deeqomohamed1932
    @deeqomohamed1932 Год назад +5

    Masha allah adne walaalahaa waa dad dagan masha allah saxaaf iyo seediyaashiis ha isku dirin

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 Год назад +21

    Anagaa prank nagu samayseen xitaa hhhhh Soo aarsada maxamed io Cimraan😂😂

  • @Amal-eh4jf
    @Amal-eh4jf Год назад +147

    Been badanaa Prank kulahaa musalsal Turkey🤣🤣

  • @drsniinaay2283
    @drsniinaay2283 Год назад +5

    Saxaaf niman ixtiraam leh baa seediyaal u ah maasha allaah hadyad u keen 2 wiil waa niman la isku halan karo

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Год назад +9

    Scw scw scw

  • @abdallasaiid5568
    @abdallasaiid5568 Год назад +6

    Familyka RUclips aan katagero ❤❤❤

  • @khadrogeenyo2882
    @khadrogeenyo2882 Год назад +10

    Sheeko laisku ogyahy😂😂😂😂😂😂misna waan daawanaynaaa Anaga caruur manihin yaaaaah

  • @nafisaabdullahi8462
    @nafisaabdullahi8462 Год назад +75

    Cimraan dhiig oh leyahay wlhi😢❤😂

  • @ayanomar5924
    @ayanomar5924 Год назад +4

    Mshaallh wallhi waa wilal ixtiraanleh ilaah ha idin barakeyo

  • @azmaaapdirihmaanazmaaapdir6844
    @azmaaapdirihmaanazmaaapdir6844 Год назад +4

    Masha allah wallal qaali weeye isku waara adna iyo saxaaf❤❤

  • @naciimanalka4128
    @naciimanalka4128 Год назад +47

    Walal waa wahel Masha Allah cimran dhiig leyahay

  • @safiyaabdullahi9132
    @safiyaabdullahi9132 Год назад +25

    Wiilasha yar yar waaba aqyaar Masha Allah nin iyo naagtiisa haday is dagalaan midna lalama safto 👍💯

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 Год назад +7

    Ani ma baxaayo prank kale rapaa hhh🤣🤣

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 Год назад +7

    Ilaahow walaladay may ahaadaan gan inta laygamarojinayo maba gaarteen 😢 ilaahay haidaysto 4ta iladhalatay.lkn wilashaan wey daganyihiin ilaa xad

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Год назад +4

    Alla adna walalahed dulqaad badnaa masha Allah aniga kuwa ila dhashay filmaas lolama imaanaayo abaayo ninkey waa iga dilaan haddii aan sidaan sameeyo kkkkkkkkk Maya maya allow dhib inka ogow waan idin jeclahay dhammantiin adnaay

  • @zakariyemohamed2930
    @zakariyemohamed2930 Год назад +12

    Saxafow nasiib leedahy wlhi ani hada ahan lahaa Waa Ku jajabin lahaa waayo wllshe nin saas yeelayo ma arki krro😂😂😂seedi hooyadiis seedi u yhy

  • @ahmeddubad3727
    @ahmeddubad3727 Год назад +4

    Asc family qurux badan Masha Allah
    Kkkkkkkkk kkkkkkk
    Amiro fulay biiq kkkkk
    Wiilasha waa sax say sameyen
    Walashay iskuma hubtide sediga ha xumayen

  • @ayanduale5245
    @ayanduale5245 Год назад +3

    Saxafow seediyaasha ka xisho way xanaqeen raganimo ayay isku qabteen xaalmari adna adiyuna prank nuucan ah hakusamayn wllaha iyo idaygaga waayo waa dad xishmad iyo Ixtiram isku leh

  • @naimasheikhnor7811
    @naimasheikhnor7811 Год назад +33

    Dhiibaatada ugu weyn ee soomalida hysato Waxaa Waye anaga oo og in ee been yihiin prank ee isla og yihiin ayy sameynaayaan sidii ee bariis nooga raadiyaan Ayaan hada ne fiir sa naynaa cajiip🖐️😁😁beenta naga dhaafa Waxaa n Waa ruwaayad bee uf family dhan oo bariis raadinaayo Ayaa tihiin 💪😃

    • @abdirahmanaliabdulle1465
      @abdirahmanaliabdulle1465 Год назад +1

      Waaba ku fahamtee gab ka dheh maskiinyaasha caruur korisee ku jiraanee daawashada lee ku caawi🤣🤣🤣🤣

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад +10

    Soo day waxaad hayso adna😂😂😂

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi6269 Год назад +7

    Maqosli karo wlhi adno io saxaf umad ma ahn wilasha io anagey prank nagu sameyen😂😁ninkan ma iga celinesi haa ama may kulaha😂

  • @user-ly7tb9gs5t
    @user-ly7tb9gs5t Год назад +2

    سبحان الله walal waad ku amaanan tahay sidaad u wanaajinaysid reerka xaaskaagu ka dhalatay balse waa ceeb dharka noocaas ah inaad ku hor gashatid dumaashidaa(daba gaab)
    hala ilaaliyo diinta walal

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Год назад +6

    Keep going my sister

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 Год назад +39

    Prnk inoo yahay ano og ayaa😢😢😢ilmeyay markee wilasha imadeen uu madaxa ka taabtay saxaf saan ha sameen mar danbe wll🙏

  • @KhadraAhmed-xk9tu
    @KhadraAhmed-xk9tu 2 месяца назад +3

    Adna waa qof wanaagsan

  • @asmaasmadagan2281
    @asmaasmadagan2281 Год назад +1

    Apaayo horay u soco prank yadaan io wax yaabo kale xiiso bdn su genaa safari 1m inshallah dadaal wacan

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 Год назад +8

    Cimraan wlhi dhig ayuu leyahay 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dekafarah4472
    @dekafarah4472 Год назад +5

    Alla bahdil waynaa ilaw irsaaqda waasaca siii wlhy wiilasha way bahdishay Naa maad iska shaqaysatiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😳

  • @bushrajamac2641
    @bushrajamac2641 Год назад +3

    M.a family qurux bdn keep going

  • @basramohamed2719
    @basramohamed2719 Год назад +3

    😂😂😂😂😂😂 maaskiin weeye wiilsha saa ha ku sameyanina wiilsha

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Год назад +3

    Mashaa Allaah waa wiila xishoonaya👍

  • @mulkibashiir7665
    @mulkibashiir7665 Год назад +3

    Adan wllhi wa iga oysisay abayo
    😭😭😭 ax saxaf waxan is dhahy San ma ahn jirine maxa qaldan

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 Год назад +5

    ar adna labatan jir aya ila dhashtey kula war waa ka kishitey walahi asxaaf seydiyahsha weyku firinayan aniga waba ku dilaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 Год назад +13

    M.a ilmahey rabtey iney kawasho adno osaxaf lgu gobto lkn wa dad sharaf bdan wllhi m.a hdey dadka qar ahan lhayen scn dgal dhocilihi team adna never give up 🥰😁👋❣️👑😜

  • @suadaalisiman9153
    @suadaalisiman9153 Год назад +81

    Saxaafow sediyashaa inee hg ahadan fcnan leheed wale isbitaal jiifi leheed sacaan prank io been been kaamey yeeli lahen😂😂

    • @felishainaupdilqadir7574
      @felishainaupdilqadir7574 Год назад +2

      Haaa wlhi hadaan saas dhahaaye😅

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 Год назад +2

      Sax mar horuu wllkay ilkaha jabi lahaa gacan fuded kuwa loo joogo

    • @gawadhasharfta663
      @gawadhasharfta663 Год назад +6

      Aduunka hg wax kaxun mlhn ee faanka meelaha kalatag

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Год назад +1

      Haduu xawaadle ahaan lahaane 😂

    • @user-sy3bk1in5s
      @user-sy3bk1in5s Месяц назад

      Cajaa'ib Dhiigu Qabiil Iyo Qola kuma xidhna" Ruuxuu siiyay Dul qaad Waa wax lagu faano Dag dagu ma wacno" Anigoo Ahi🆎️🇭🇹 Cida Fillada Judhii koobaad ee aan Arkay Hordhaca muuqaalka Dhiigaa igu Karay Hadane waan isku Laabtay Madaxaa i xanuunay Gamcuhuna Wey icuncuneyn inaan War la garanayo ka keeno ayaa markiiba Go'aan ku gaadhay" Dib ayaan isugu laabtay oo waxaan xusuustay in ay wuxu Prank iyo Muqaal aan ka daawanayo uu yahay TV😂😂😂" Salaama" Waa Nasiib uu dadka Dheer yahay Ruuxa heysta Xakama Naftiisa Kolka uu cadhoodo Ee ka foogaada dag daga tirada badan Oo Horaa Loo yidhi Hubsiimo Hal baa La siistaa"

  • @aaminacabdillahi6154
    @aaminacabdillahi6154 Год назад +3

    Prank kiyadan oo kale waan ka helaa wllhi soo Aaron adnaay wll

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 Год назад +5

    Masha Allh tabarakalah wiilasha aad iyo aad ayey u xishmad badan yihiin walhi kuwoo aan ogahay 🤐🤭

  • @canababdilaahi6246
    @canababdilaahi6246 Год назад +3

    Keep giong sister and brother

  • @luulabdirizak5410
    @luulabdirizak5410 Год назад +5

    Allah naagtu jilicsanaah walhi marhore qaniinilahaa ninka xunka waybah iskukay oohin 😂

  • @sidra857
    @sidra857 Год назад +12

    Dramadaan wan u xisay wayadaaan😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Год назад +4

    Adigaa adna wlh waa iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @edilabdi1584
    @edilabdi1584 Год назад +1

    Wlhi ixtramka ay seedigod uhayan darteed xataa kamay qabteen ee inu prank yahaa loo shegey say filmka sii giijiyeen waa inamo sharaf le masha Allah

  • @sumeyaabdirahman
    @sumeyaabdirahman Год назад +3

    sirtii saxaf wey seyra kulushahay adnoo😂😂😢

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Год назад +10

    Wlh cimraan waa wiil dhiig leh shah woo xishoonaayay maxamed asi wali waa yaryahay 😂😂😂 wale kuwa ila dhashtay 😂😂😂 marhoree feer iyo faralaab iskugu Darin lahaayeen😂😂😂😂 ilaahow walal la'aan Hana dhigin

    • @nashaadmohamedmohamed5590
      @nashaadmohamedmohamed5590 Год назад +1

      Anaa kula mida walhy saaaca ninkasi waa ooli lhaaa walalhy haday boska ku jiri lahayeen

    • @sanchoali2023
      @sanchoali2023 Год назад

      @@nashaadmohamedmohamed5590 kuwa kula dhashay isfilatada iskumid ayan kanahay miya 😁😁😁

    • @user-cj6tz5ot6x
      @user-cj6tz5ot6x 4 месяца назад

      😂😂to and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good 😢idea and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I 😅kkkkkkkk have 😂😂😂😂😂

  • @user-qd3id9mb7g
    @user-qd3id9mb7g Год назад +16

    Masha allah waa wiilal dagan ❤ xushmad leh

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Год назад +2

    Alla kuwa iladhashay baysan ahayn wlha wiilashan waa masaakin wlha way iska aamuseen😢 kuwa iladhashay gacan fudeed

  • @yuusufcumar2713
    @yuusufcumar2713 Год назад +2

    Prank gan m.a waalaga soo shaqeeyey lkn adna inaa dhahdo ani iyo adi midlee dhiminaayo waa wax laga fiican yhy

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Год назад +29

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi saxaaf dumaashiyaal fiican aa kugu dheceen saas eeytahay adna wiilasha weey kuudanaaniyeen saxaaf gacanta markoo gaaqabtay maxamed iyo imraan shaweel cml eey u fiiriyeen saxaaf 😂😂😂😂👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @rahmahanshi8926
    @rahmahanshi8926 Год назад +24

    Prank makarafonka lawato maxa waye😂 wanigula fahmay wil walalashis ladila ma sas u dhaqmo

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 Год назад +18

    Adna waji malihid kulahaa brank u dhamaday maxa sugaysan Wan isku qoslay😂😂😂

    • @user-cj6tz5ot6x
      @user-cj6tz5ot6x 4 месяца назад

      Hy the floor and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good idea for you and I have a good 😅😂😅

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 Год назад +42

    Wllhi adna waan ka naxay wiilasha masaakin ixtaraam badan waaye😥adna markay qososhay ban farxay adna 4kii iyada u dhigan ta ilahey ha isku kiin daayo abayo♥️🌹

  • @samiaabdi1327
    @samiaabdi1327 Год назад +6

    Walalahed Masha Allah waye walashod ee ceshten 😂

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Год назад +8

    Iney kuhilayan damceeyn wilasha hadane mxey xasusteyn walasha maisku xubtid e sedigaa xaa coleysan so xasusteyn umaleyaa kkkkkk

  • @Burcoboy
    @Burcoboy Год назад

    XaTaaa ANiGa HaL qof oo wax kaLe HaYa ma ArkaYsid mobilbaaa LaGu wada FooRaRaa
    Tolow ma sixRaNaHaY keep going mia RoyaL Family

  • @kaafiyoali601
    @kaafiyoali601 Год назад +1

    Ayyyy🙈 cimraan wll jira🥺❤️❤️

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Год назад +11

    manta waxan kufaraxsanahay qofkioguhoreyodawadoayan nuqday walahi wankahelay😄😄😄

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 Год назад +4

    Hhh wlhi prank naxdin le run run lo maleya

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 Год назад

    Adna you're a good actress..lol

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +4

    Adna kulaha warya kalaya iga celiya wltinmo🥰🤣

  • @nastehaabdirashid3182
    @nastehaabdirashid3182 Год назад +5

    Bisinka ano ujedo ino prank yahay aa hadana naxay videoga mabootinin bilaaw ila dhamaad inti hore dhan waba yabanay waku warere qufka prank suubinayaba fahmi waaye midkle ma iga celisiin marka dhaheesid guriga seedigod ayago jogo me dilayan wlaiba 2rag ayago ah wilashas hade dumar ahan lahayen walashina gardaran xita magaran lehen hore ka aadi lahayen marka wilashi ma rabtay sidi dumarka ine noqdan wixi raga madaxtinimada ii hogaminta losiiye ayaba xikmad ah

  • @abdul-norabdullahimohamed5927
    @abdul-norabdullahimohamed5927 Год назад +17

    Hhhhh waan qosley wlhi Adnoy wilasha ma qaldna ee xaldn cml ayaa cabsi cabsi ah🤣

  • @ramlaruuxi1780
    @ramlaruuxi1780 Год назад +2

    Waa yaabey bee adna iyo saxaaf aa isdagalayo ma is dhahaynin wlhi waa naxsanaa iga tag

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 Год назад +1

    Maxamed kulaha adna muggi gacan malaga maroojin joig kulahaa😀😀😀😂😂heeeeee see iskula dheheen😂😂

  • @liibansade9802
    @liibansade9802 Год назад +5

    Cad cadkaan... Mukulaal madowgaan saxaaf la dhoho halaga Soo dhax bixiyo.... 🤣🤣🤣🤣

  • @nasrobbe9593
    @nasrobbe9593 Год назад +18

    Waxan ahay qofki uguhoreyay ee dawada ee love isar adna ok

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 Год назад +2

    😀🤣🤣🤣cimraan baaa dhiig leh lkn kan kle waa yaryhy🤣🤣🤣🤩

  • @ZACK__JM
    @ZACK__JM Год назад +2

    Walaashaa iskuma hubtide seedigaa ha isku ceebeen😀

  • @liwanmuhammadfarah2163
    @liwanmuhammadfarah2163 Год назад +14

    WOW 😳 the first person to comment

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Год назад +15

    Part two so sameya caadi maaha😂😂👏

  • @hodanrashiidmahamed1800
    @hodanrashiidmahamed1800 Год назад

    Qosolkii aduunka walahi wn idin tageeraa allah hadin xafido adna iyo familkeeda

  • @hibobeelo5561
    @hibobeelo5561 Год назад +2

    Adna saas waa qalad abayo waa wilasha iyo swydigod uqad hakala galin wan ogahay saxaf waa ruux fican balse wilasha week yaryahin dhiig ayaa qadi kara

  • @Captainjeey252
    @Captainjeey252 Год назад +11

    Walahi bilahi prankigaan waa la isla ogyahay🤣🤣🤣 inta igu raacday love

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 11 месяцев назад +4

    Saxaf is so funny 😂

  • @laylahassan4909
    @laylahassan4909 Год назад +1

    Beenba ha iska ahaade waa u xiisnay prank yadiina please soo badiya❤

  • @birimobeelo9363
    @birimobeelo9363 Год назад

    Wlhi iyo blhi iyo tlhi iska daaa anoo wiilee anoo gabar ah inaan wlshy nin gacanteeda horteed ku maroojin karin alla wiilasha maskiin sanaaa oo ixtiraaam badanaaa m.a allow idin deeso

  • @abdallasaiid5568
    @abdallasaiid5568 Год назад +30

    Isku waaran ❤❤ Adna iyo saxaaf ❤

  • @sihaamabdishakuurali4142
    @sihaamabdishakuurali4142 Год назад +4

    Waaw amazing lkn ha izku halyn kuwan🤣🤣🤣🤣

  • @shugriaxm3d214
    @shugriaxm3d214 Год назад

    Wlhi inamada inila dhashay xeerka raga ayay wxka yaqanan mnsha allh mamo calwiyo sii fiican ayay u bartay adabta

  • @yuuyohkevin2144
    @yuuyohkevin2144 Год назад +2

    Wxn wlhi prank waa dhaafay ana other level 🤣