Mesha Allah Ceyda waa wil wax garad ah su,alaha la waydinayay waxa uu uga jawabay sida sax ah asi ahan hadii loo fiiriro muhiim ma ahan in waxa ay dadku jecel yihin uga jawabo wax waliba sido kle ani wan sugi la,aa in podcast saxaaf inta uu soo fariisanayo❤️
:الدعاء ياودود ياذ العرش المجيد يافعال لماتريد اسئلك بعزك الذي لايرام وبملكك الذي لايضام وبنور وجهك الذي ملا اركان عرشك. ان تكفيني شر .......تذكر حاجتك. اسئل الله العظيم ان يكفينا ويكفيكم الشرور🤲🏻
AMIIRA & CAYDA sida loo waraystay dadka maloo waraysan wlhy aar saxaafaa muxuu jaanis ku raadinaayey xitaa daqiiqadada lamid maaha way dheeryihiin 😂😂😂lkn way ku adkeeyen caqli bay la ciyaareen wlhy😂😂❤❤
Qab qab Waa waan is qabanay jacayl mustaqbal Ka helis ka gambiso lamaanaha Boowe Qalbi to Qalbi hadey tahay waa beautiful 🎊 congratulations Cayda iyo Amiira Qurux
He mention her the highest standard manshallaha 👏💯👍🫡Legend jir oo joog kuwa badan oo middle oo Xanun ka qaday dumarkii Karti iyo Caqli ga badnaa ayuu ka xigmad badan yahay may Allaha protect him. 🤲 😂😂😂 Young Saxaf two baa ku helay👏…! Somali inta banaan ka talo ee isu keentay ha Adan leave this tow amazing and talented youth Our Queen-Qurux 💞and The King🫡 alone? Great debating wariyaheena manshallaha 🫡👌💯👍
Afsoomali Eber buu kayahay Qofkan lawaraysanaya Kaaga Daran Kalmda (Just Like) Meel Ay leedahay Iyo meelan Anay Lahayn Walagalina. Kalmada Like Like Like Like
Maanta Cayda Nolosha lagu hayaa inay is jecel yiihiina cayda waa laga dareema sbbto ah su aalaha suu uga cabsanayo ayaa laga dareema war waan idin fahansanahee Alaha idin uruuriyo😂😂
Ceyda waa legendary caqli buu la amusanyahay wlhi saxaaf Wuu kayaabsaday😂 nin waxbartey weye mashallah🥰
Haa wallhi 😂😂😊
Waaryntaa❤❤😂
Haa wllahi😂
😂😮😂😮😂😮😂😮😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
Scw scw scw scw
Scw scw
Scw
Scw
Salahu caleyhi wasalam Salahu caleyhi wasalam
Inta ku faraxde ceyda inu wareesi kaqaado saxaf😂🤞
Masocdo😂
@@ichaHassan-q8ugalabta waye😂
Ani😂😂
@@UBAX-8 haa hye wan sugayna inchallah
Ani wasugi lahay inta laso fasaxayo
Saxaaf dhib badanaa ceydena ma yareysto wuu isdifaacdey MaanshaAllaah tabarak Allaaha idin xafido dhmntiin
Cayda Ciriiri La galiyey 😂 lkn wu ka badiyey saxaaF 😭😂❤️
Saxaf wuxuu islahaa ceyda nolsha ku qabo lkn asaa nolsha lagu hayaa😂😂😂 king ceyda wax garad yar wye masha allah😮😮
❤❤❤
😂😂😂😂
😂@@MalyunMuse-h9o
@@BishaaroBilan-s4x28:10 28:13 28:14
@@MunaAbdilahi-l6gMAS 28:45
Ninka kaliyo saxaaf karaayay😂😂😂 ceyda legend yar😊
👍👍👍👍👍💋💋❤❤❤❤👌👌👌👌
❤❤❤🎉
Inuu dadka wax dheer yahay Ceyda 1 day aya la sugayay waraysigiisa🤴🏻
Adaa Iska Dhaadhiciyey😂😂
❤❤❤❤❤❤❤
Maa shaa allh ❤
@@Cayuni1 xaqiiq waaye inu dadka kale wax dheeryahey waa wiilyar oomaskax usaaxiiba m.a
😂😂@@Akim_1794
Muhiimada waxa waaye inaad ilmahaka musdaqbalka udorto hooyo wanaagsan oo karti leh eee muhimadu maahan qofa inuu kaa wen yahy iyo inee guur soo martay tasi wax maahan muhimadu waa ilmahaka😮😮😮😊😊😊😊❤❤❤❤
aad iyo aad😊
Hooy❤❤😢
Hy❤
🎉❤🎉
King ceyda nin waxbartay waligaa haka shakin saxaf jiq bu ogadhigy legend 🦁💯
Nio saxaaf 1m ayanu u xidhano wllhi wuuu qalmaaa😅 caydaa ayaaba la kenee
Haaa wan 😢❤saxaf 🫶🏻😫🥺❤️
❤❤❤
Ceyda wan sugyay wlh 😂❤ tan kle dumshigena saxaf dee meel dher an garsinyo wu uqalmaa wlh🫡
Ya dumashi ku ah
Barnaamijkii ugu shidnaa caawa ayaad sodaysayy saxaaf Big legend ❤😂
KU SALI XABIIBKEENA MUXAMAD عليه أفضل الصلاة والسلام 🎉❤
Scwscw
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam
Walahi king ceyda waa nin qalbi wangsn waye wlhi
Wlee Ceyda dhufays buu la soo shartagy😂😂😂saxaaf wuu ka raayy😂😂😂😂Ceyda nin Adag❤m.a❤
Ma aragtaH😂❤😂
Wiilka Indhaha calamka hayan keep going bro👋king cayda 👑
Heesba tidhaahda qufulkana anaa Haye furahana adigu qabo marka waxleyska sameeya majiro waxwalba ujeeda ayuuleyahay amiira iyo cayda jawaab waafoya lagaraba❤❤❤❤❤
😂😂😂😂wlhy waa hysa jawaabta amiiro furaha loo dhiibty
Ceyda waa wiil wnksn asi iyo amiira wey isko soo baxeyaan wllhi 😻💗
Wareysyada u saxaaf so dhigo aan dhameysto waa kan taageero aan u ahy king ceyda ✅ from jabuuti 🇩🇯
Ani xiataa kan ceyda leedaawade oodhameyste taageranimo❤❤
Ani xitaa knlee dhmesty from muqdisho 🇸🇴🫡
Way o way wax badan wan codsany waraysigan finally nin culus wa iskeeny 🤩
Ninkan xaaaarif wax bartey waye lama mari kara
Keeep going Caeyda❤
Mesha Allah Ceyda waa wil wax garad ah su,alaha la waydinayay waxa uu uga jawabay sida sax ah asi ahan hadii loo fiiriro muhiim ma ahan in waxa ay dadku jecel yihin uga jawabo wax waliba sido kle ani wan sugi la,aa in podcast saxaaf inta uu soo fariisanayo❤️
Gorme ku qorsheysan inad gursato aya laa weeydiyay markan Jamacada dhameyo Ayu yiiri in shaa allah Amira qurux alle ha ka dhiigo❤❤
King cayda 👑 waa nin waxbartay keep going wllo gacalye 🥰
Finally king ceyda premier kujiraa ninkaa waa nin culus 😂😂😂
Haahey😂🙌
Hhhhhh
❤❤❤
King cayda ayaaaaa cawaaa nolosha lagu hayaaa saan u rabanyaa inada king cayad nokento tnkxs saxaf hore usocaa wlky saxaf❤🎉😊
Saxafo asi lo amiira mar 2 kuceli ishor fadhiisi 😂😂❤❤
Wr ka wa fisiee 😂😂😂
Ana kugu raacsan
Have white Ani xita Sasa ila fxn in laguna so California prat 2 labadooda oo wada jira😊
Ceyda waxusan rabin inu ka jawabo lama marsiin karo waa aqli miiran wlhi M.a wale saxafow wiilka uma naxrisan lkn wuu kabax saday ceyda😂😂
😂😂😂😂😂
😂😂
Baramishkii ugu xasiga badna oo aad soo dhigto saxaaf m.a kign cadeyda woow😊
Ceyda si mature sualaha uga jwb wadna wareerisee ish🤣🤣team xan raadis iyo saxaafba qacba ka yeertay😂
😂😂😂😂
Mashegi😂
Wllhi ciil baa iga qabtey
😂😂@@Sundussheikhuna
@@Sundussheikhuna😂😂😂
Amiira Iyo ceyda Malinte Gurkoda so bandhigan farxadeda qiyas malahneso ❤❤😊
Naayaa team aniga ka war hayo wax ka dhaxeyo malahn 😂
@@SacdiyodaudQasim way isgagadyn tas ben mha
Afsomali ma ta qaanid miyaa best friend lagu dhahoyaa guraa ka shekeynee 😂
Guurso de wa qayrka dadkan lagu daba dhigaye 😂😂
@@hibocadeey03 dadkan wax mafahman hee maxa lo sameyna 🤣🤣
King ceyda in uu dadka kale kaduwan yahy hor.dhac aya losameyy❤😂😂
Amiiro qurux iyo ceyda inoo jcly ka dhaxeyo wareysigan ku ogaan I.n😂🎉🎉
@@SaabiriinMacalinceyda wuu isadkenoyaa😂😂😂
Atoore miyaa wiilkan ceyda laleyahay IGA daba geeyaba🤗
@@Nihaalqurux34 jcly ma Naga dhaxeyo moo dhahoyaa😅
@@Nihaalqurux34mashegi marka 😂😂
Finally king ceyda is here❤
Saxaaf waraysiga qasab haka dhigin wuxuu san rabbin in uuka hadlo ku tix gali oo ka hadh masha Allah king cayda waa wiilyar oo aqli badan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Wlh Amiira waa qof qalbi wanagsan ceydana waa wiil wanaagsan ilahow calaf isku dar❤❤
Aamin aamin
Aamin Aamin Aamin
Aaaamin yaarbi 🤲
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi labadaan inaa,ucoceeyo iney lamano noqdaan maba kadaalo yaarabi calaf iskuguday ceyda iyo Amiiro qurux
Amii🎉❤
Wareysiyada kaliya dhameystey aan waxba us dhaafin waa ceyda iyo amiira bes 😂❤
Isku midaa nahy😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Same
Maxa ka dhax radinesay Marka 😂
Kula midaa ahay
Finally king ceyda jah farxad sidaa usugaaye lee musasal cml
Aniga xita
Aniga@@sowdo7973
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤
Caawa habenadii kle wayka duwantahy wlhi saan usugyny cayda laba legend oon kala dhicin caqlibadan ayaa ishely💯💯 zaxaaf Part 2 sosamee xaraard io xiiso gooniya ayuu leyahy barnamijkani King cayda 💯💯👍
King ceyda wa ladhacay waraysigisa wa nin go’an leh waxbarty oo caqli badan baariya m.a waalid kisa ilahay ha udaayo am sure they are proud of him 👑🧠💯
Aamiina
Ayyyy😂😂😂😂
Shaxda fahma ceyda hadu sheeko qab qab waalaka xiisa dhacaa 😂😂hore oo dhahay amiiro karti badan hadana wuxu dhahay waxan dooran lahaa hooyo karti badan 🎉😂😂
Ala hooyo karti bdb ooo dhankasto ok ka ah kulahaa oo ilmaha jcl waa amiiro wuxuu sifaynayo
@@Rayxan75hhhh wa runta😂
King ceyda WIILYAR oo caqli badan ilaahey ha ku xifdiyo meelkasta oo aad joogto eedo
Ceyda manta wa la haya😂😂
Nolosha lagu haay
@@AnwarAhmed-o1t lkn waxee ilatahay waxyaba badano lobahan yahay in lawaydineen
Haku wasyo 😂
Miya ka xun tahay ceyda waware😂😂😂😂nin nag ka masera la arki jire nin nin ka masera way no dhineyd
king cayid🎉🎉
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scwscwscw
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
Scw
Scw scw scw ❤
Qab qab waa 6 xaraf erayga jacayl waa 6 xaraf waa intaas oo qab iyo qab laysaga dhigay siduu sheegay waanu fahanay😅
Kusali habibikena Mohammed (saw)
Scw❤
Scw scw scw scw scw
Scw
Saxaaf waxaa umaleesaa amiiro iyo ceyda inuu ciil uqabo soo uwareesanaayo ishada alle haka haayo caymir😮💨😂😂
Haaaa😂
😂😂
Ciil uma qabe anago rabaa in wax noo cadeeyo 😂
😂😂😂😂😂
Amiira asagaa kaa xiga oo dumashidiis tahay oo in badan gurigiisa ay jogtay ayada oo Caan ahayn Marka isha iyo waxaad ka sheekenaso maxa waye subxanallah 😅
King ceyda film cml usugayaa waraysigisa abay abay anaga sobobsii saxafow😋
Ceyda iyo amiiira waa laba kaldarn xabaaalo hadal kama soo baxo 😂😂
Ala ceyda si aqliyesan ayuu wax wlba ugu jawabay ceydehena Waan ku wadanaa saxaaf melaa sartay cawa ❤❤
Cayda abaaal yaqaan wye wlhi asxabtisa ma xaqirin ❤🎉
xalay baan sii sheegay ceyda inuu gantaalaha dhufays u qodanayo fariid masha Allah
King ceyda nolosha ayaa lagu qabtay caawa warysiyadii hore wuuka duwan yahay😂😂
Lkn 2kuledahy😂😂
Ugu danbeyn legend kii aan sugeynay
Waa lakeny ❤❤
King 👑 ceyda 😊😊
Saxafow adaaba nolosha lagugu haayahee mxa Ceyda wax ka so saarta 😭😭😂 Sundus markan okle waxay dhihi jirtay mxa waye noloshan pinkga😂
:الدعاء ياودود ياذ العرش المجيد يافعال لماتريد اسئلك بعزك الذي لايرام وبملكك الذي لايضام وبنور وجهك الذي ملا اركان عرشك. ان تكفيني شر .......تذكر حاجتك. اسئل الله العظيم ان يكفينا ويكفيكم الشرور🤲🏻
Xidiga social media king ceyda wareysigisa wan sugeynay keep going walal nolosha kuma xumeyso🧡🧡🧡
King cayda ayaaaaaa caaawa nolosha lagu hayaaaa wan ku soo ducaaynayaa ihy in u ihy ku fudaydiyo insh 😂❤❤
Ceyta Amiira ayuu jecelyahay jaceylka xiliga ugalay wuu ka gaabsaday cadeynta waa Heysana😂😅
😂😂😂😂😂😂
Quful iyo fure waa Marwo iyo mudane makala maarmaan ciyaalka uduceeya 🎊👌💎
Saxafow wan sugilanehe sodaainti ilasug3y one like 😊❤👍
Mahadsanid Saxaaf runtii su,aalaha aad waydiisay Cayda runtii aad iyo aad baad u soo dhiran dhirisay,Yoolkii la rabana waad gaarsiisay mar labaad Mahadsanid maxamed siciid A saxaaf
AMIIRA & CAYDA sida loo waraystay dadka maloo waraysan wlhy aar saxaafaa muxuu jaanis ku raadinaayey xitaa daqiiqadada lamid maaha way dheeryihiin 😂😂😂lkn way ku adkeeyen caqli bay la ciyaareen wlhy😂😂❤❤
Amiira sundus ka daqiiqad badneed 😂
Ha wlhi saxaf wa rer comment land
Qab qab
Waa waan is qabanay jacayl mustaqbal
Ka helis ka gambiso lamaanaha
Boowe
Qalbi to Qalbi hadey tahay waa beautiful 🎊 congratulations
Cayda iyo Amiira Qurux
Wllhi kuwaan caawo way isku rafaden 😂😂 wena ismari wayen xalqadan ayaa ugu shidan wllh❤
Horta caawa waa top barnaamijka lkn khaladaad badan jiro saxaaf wiilka waa arday waxaa larabay su aalo personal ah inaa weydiiso barnaamijkiiba waxaadba kudhameesay amiiro waxaasna dadka daawanaayo iska daaye qof lawareesanaayo comfortable maku dareemaayo mida kale ceyda iyo amiiro saa uwareesatay wax weyn kakhaldan dadka kale wee kaduwanyihiin intaad isleheed reer tiktok uhadal baad labadaa dhalinyaro waji xumeesay anyways ceyda asaa raayay barnaamijkaan caqligaasna waan ku ogeen nolow bowe 🤗
Wlhi warunta ani waxan rabay inuu waydiyo qalin jabintisa wa gormee io wxa uqorshaysan after jamacad😩
@@SundusSaid-p1h 2024kn wye waraysi Asad u ku shegy hda kahor
Ceyda xitaa hordhac losiisameye inuuyhy nin dadka horey lowareysty wax dheeryahy❤❤
Haa Instagram live aya lasameyey group yada adno iyo aamira so dhigen😂😂😂
Intee la soo dhigay abyo
Ayy My favourite RUclipsr king ceyda 😍 saxaf waraysiga sofasax dee 😩
Waa la fasaxay ma dawatay😅
@@AminaIstahil haa cadi mahan🔥
@@AminaIstahil haaaaaa❤
He mention her the highest standard manshallaha 👏💯👍🫡Legend jir oo joog
kuwa badan oo middle oo Xanun ka qaday dumarkii Karti iyo Caqli ga badnaa ayuu ka xigmad badan yahay may Allaha protect him. 🤲
😂😂😂
Young Saxaf two baa ku helay👏…! Somali inta banaan ka talo ee isu keentay ha Adan leave this tow amazing and talented youth
Our Queen-Qurux 💞and The King🫡 alone?
Great debating wariyaheena manshallaha 🫡👌💯👍
Sidiii 2016 imtixanka dowlada aya ku galay wlhi🎉
Qab qab waxa laga wado ma sheegi doono qufulkana google ayaa mar hore laga ogaaday waxa laga wado Amiira na si Qurux badan bu u sifayn doonaa ❤😂
Qosol hadaa udhinto adaa idilay😂😂
Wax garad thy
Minute ka u inta sheegayo inad no sheegtay ahayd 😂
King ceyda film cml u sugayaa waraysigisa abay abay anaga sobobsii saxafowww❤😂
Live chat ahaan loosoo dhigey
Wawareyy waraysiga siduu igu socday lee best ahaa wlhi king ceyda io saxaf rag Isfahansan is kaftan yaqan ba is helay wow👏🥰🔥🔥
Ceyda waa libaax saxaaf waa karaayay waa hadal yaqaan❤❤❤
waraa kan lama kaadi karo😂😂😂😂😂 inaa hadal karaa dinaa rabanay woowa nagu fahmay😂😂😢
Ma qofan ogeen miyaa jira .Wayba Iska Cadahy Bee amiira iyo Ceyda inee xiriir ka dhexeyan Ayantan Zaid Logu Daremaya ❤😂
Dad aya ku hayo wa views hadey wx fahmayan dadkn amiro iyo ceyda inu wx ka dhaxeyo wala darema lkn ayaga ayn rabin iney shegan xarirkoda
Allh saan ugu farxay waraysiga king cayda saxaaf mahadsanid❤❤❤❤❤
Oh my days I can’t wait wllhi ano exam leh sugooyaa mrkaa ka imaado so dhig I a❤❤❤
Same ayaan nahay another iskuulka Imaaday ayaan sugooyaa
MAASHAALLAAH caqli iyo qurux AYUU isku darsaday waana wiil da yar legend ceyda HORAY u soco
M,a
Afsoomali Eber buu kayahay Qofkan lawaraysanaya Kaaga Daran Kalmda (Just Like) Meel Ay leedahay Iyo meelan Anay Lahayn Walagalina. Kalmada Like Like Like Like
I can't wait in Video kaso dhacayo Ceyda Finnly is here🎉😂❤
Cayda masha allah nin adagbadtahay wll gulahaga alleh haku barakeyo inta ku hadhayna alleh hakufududeeyo 🎉
team ceymir ceyda ma u maleysin su,alaha sida saxda inu ugu jabawabyo
May
Haa
Haa koko
May
May
Sundus iyo amiro kan xalf million ayankugerseynina eeeee
Ceyda best talent😂😂😂😂
Maanta Cayda Nolosha lagu hayaa inay is jecel yiihiina cayda waa laga dareema sbbto ah su aalaha suu uga cabsanayo ayaa laga dareema war waan idin fahansanahee Alaha idin uruuriyo😂😂
Wareysigan xamaasadisa uu wata runtii😄
Ilaahayoow saxaaf yuu I wareesan😂😂😂 saanaa ceyda dhiig laga keenay wallhi 😂😂😂
Anina I. N waa isugee saxaafoo iwareesanooyo waa aadaa I. N
Saxaaf, your way of questioning is intense. You seem to know the answers to the questions you're asking Cayda. You want him to spill the beans 😮
Alla cayda m.a ilmihiiza Hooyo kartileH urabaaH 💔😭😽😻
Cayda wareerisaa laguxidhay best friend for ever cayda iyo amiira
Walahi nolosha aya laguqabte😂 c3yda amira😂😊
Ceyda abtiyo saan ku sagaye lee finally 😅🎉🎉
Ani waba damestiri waye half ugu tage sabar mlahi😂😅
Even me 😂
Libaax libaax dhalay king ceyda ❤lagn
Ok
Cayda wxba lagama helaaayo wuuu adagyay😂😂
Finally ceyda I can wait to watch this video😮😮😮
Ar ceyda saan usugaye leee tnsk saxaf❤
11hour ago ya😅😅
Saxaaf wax Naga ha gaaji mashaqaynayee i can't wait wllhi saxaaf see waye
🎉🎉🎉🎉🎉
Ceyda tii “just like” aheed dhiig ayuu ka keeneey 😂
Ceyda wiilyar oo aqli badan masha Allah