Wcs ilaahey ha soo badbaadiyo geedka ku xirmey ilaahey ha ka soo furo iyagoo bad qaba quraan kana allaha idiin aqbalo abuukarna allaha nabad geeyo safarkiisa allaha u fududeeyo safarsalaama
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team asad team abeera team cimran team adna 2m
@@sabnasiman ,ciyaalaka waa la dhegeestaa ee adnoy wiilka yar hoyo uu ku lahaa wax uu kuu sheegi rabay. Attention sii Marka ay wax sheegi rabaan . Alle idin aqbalo Quraanka.
Mashaallah my family qurux badan wan idin salaamay cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah ha idin siiyo aamiin 🤲Allah ha idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲❤️❤️❤️
Inkasto oo problem jiro reerkiina maxaad mar kasto u tiraahaan Layil'Allaha ???😢 dhameystira shahaadada Layil'Allaha ilaa Allah. Sidee camal reerkina oo aga simantahiin arrinkaan. 🤔🤔🤔
@@bahjobashiiradem9495 Qofka Muslinka qalad waa gali karaa laakinse hadii qofkasto u sheego war arrintaan joojiya waa qaldantihiin oo weli ey wadaan Shahaadada lagu cayaaraayo maalin kasto wallahi waa dhibsanay ee Allah u dhawaada saan talo ma ahan. Caruurtiina tabarkeed siineysiin berri. 😬😬😬
Wcs ilaahey ha soo badbaadiyo geedka ku xirmey ilaahey ha ka soo furo iyagoo bad qaba quraan kana allaha idiin aqbalo abuukarna allaha nabad geeyo safarkiisa allaha u fududeeyo safarsalaama
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢
Alla hooyonamido wlhi wacajiiib amiiro seewiilkeeda uga naxdayy😢😭😭😭😭markee soodaftay wlhi niyada iiqabowde❤😭
😂
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💕💞
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
Wilkan abukar wajeclhy walahi wanagisa m.a ilhey haxfido❤❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team asad team abeera team cimran team adna 2m
makuu furaa waa bururtee😅😅
@@walaalaha100suheybmadaxey 👋👋👋
@@walaalaha100suheybmadaxey wan nigybay walhi
😅😅😅yaa walaal oo waad xididaye
@@NADAAhmed-tr9nc maxa ka wadaa
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤
Allah ha ku xafido walshy ❤❤❤
Ilahey amiira isha habraha ku naxsan haka qabto i a❤
Amin
adaa 1ka ah qumayooooo
Amiin 🤲❤️
Aamin❤
سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ، سُبْحَانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ❤سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ❤لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ❤❤❤🤲
:اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋
Salalaahu caleyhi wasalam
Allh abayoy adinka wxaba heysataan wardiye ready ah ani mid gurigeyga kuyaalo ilaahow igu amaanso yaarabi😢😢😢
Aamin wlal Alle haku xafide Adkaarta iyo saliga kubaxa kuna soo noqo insha Allah
Adna cadey iyo Familkaaga Allaha idin xifdiyo❤❤
Subhan"Allh ❤Murugada Allaha Idiinka Dul Qaado Ya'rabb Dhamaanteen ❤🎉❤🤲🤲 Kheyr Sheegbo Adna 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Yarabi amiin ❤❤❤
Abayo macaan ilaahey ha idin xifdiyo❤❤🎉🎉
الله يتقبل يارب ويعطيكم الصحة والعافيه ويعبد عنكم الشر 🤲
Alx dhaha dad buu 2darbi dhexdooda uga xirma oo ila darbiga la dunsho aan loo tagi karin🥺 ilahay ba idin asturay🤲🤲🤲🤲 caruurta ka naxay🥹
Subxaanallah alle shar idinku soo socdey ha idiinka xijaabo abayo 🙏🏽😢
Team amiira only like ❤
Sadaqaa idinku waa jiba wllhi adnoy😢
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adno abuukar wlhi waa wiil fiicn oo wngzn baari ah allha xafido ❤❤❤
Ilyaas mala dhagesto wuxu sheegi rabee😢
Asaa shekaye 37
@@sabnasiman ,ciyaalaka waa la dhegeestaa ee adnoy wiilka yar hoyo uu ku lahaa wax uu kuu sheegi rabay. Attention sii Marka ay wax sheegi rabaan .
Alle idin aqbalo Quraanka.
@@fatmahmohamed5068Adno dhowr jeer arkay ilyaas maba dhagysato
Wcs maamada xafada sab miyaa mise quran saar safar salaamo walaalka
Wcs mashallah ❤❤❤
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
Team ADNA Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
Abuukar safar salaama adna waanku salaamey wllshey❤❤❤❤❤❤
Waa ooye wlhi sorry 😭xanun waye hakugu xirmo subxnllah naqaska hadusanba kudhagin ilmaha yar
Waaba roob yihiin midbaa hben 5mints bes igu xirnaa naqaskaa igudhagay meeshana kulayl saaid ah ayaa kajiray😢
@@shamsomuse794 sorry byo ambo malin saas igu noqde
Subxanalaah subxanalaah isbuuci hore wiil qarabo nahay ku dhintay mid kuyaal xamar walhi 😢😢😢😢😢
Subxanallah
Sidee ugu dhinty
xamar ka inte
Allah ha u naxariisto ma naqaskaa ku dhagay markuu ku xidhmay😢
Mashaa Allah Allah in xafido family inshallah ❤❤❤❤❤
Wa naxay wlh nahida ito Asiim ka naxay wlh ilmo waaye naqas ku xermi karo Amiira hooyo waaye cunugeda se u daftay m.a
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
ILAAH. MAHADIIS WAAYE. IYAGOO NABADQABO
HADEE. SOOBAXEEN
QURAANKA. ILAAH NIGUCAAFIYO❤❤❤
Team adna isn't easy ❤❤❤
الحمد لله على كل حال
ما شاء الله ❤❤❤😊
😢xaliyaa taqiir no ehed balse Alxamdullha allha mahad iska leh 😢
MARDHOW MALESIA🇱🇷 WAA ADDI I.A😢❤❤
M.a illahay Haa nabad geeyo wllken abokor ❤
Masha allah❤
TEAM ADNA ONE LIKE 👍
Mashaallah my family qurux badan wan idin salaamay cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah ha idin siiyo aamiin 🤲Allah ha idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲❤️❤️❤️
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Salamaat gabdhaha wishka kuxermay adna aqwan wish xermi wlh halis waayea alx🤲🤲🤲
Cuntoyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiisto wax ka ogoow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉
Adna qurux Quranka allah idin aqbo xppti reply isoo gal ad ku taagyeraaa
ma iga haysaa
Illahow kasofir damantood 😢😢waxaan uduceynaa
Masha allah abuukar allaha nabadgeeyo❤❤❤😊😊
سبحان الله
alxamdulillah
Adna henna qaar marti soorka waalagugu yaqaanay iyo sharafta qaalli Hana Ayanle maad casuumtid waa maskiin marti ah plz 🙏🏿 Mama Malaysia Adna sharaf ❤
Hdii maskiin thy allihii abuuray by u thy wll cuna cuno kma macaana way cuntaa cuno cuno video lgaga duubayo waa ceeb
Ilaah ha badbaadiyo
Wlhi anigba wuuu igu xirmy wiishka dhaxda kdib cabar ku jirny kdib haraanti ku dhufany ani io gbr kle sarneen 😢😢
Mashala macnyyyy ❤
Team amiiro one like ❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin❤❤
Wcs ar cwa sgl maskiyaa ujedaa mise wa qaldnhy binkow sdqaa furty wllhi alx hdy so nbad lpten ani hdu igu xirmi lhaa mlin dnbo mraci lhen illhow ma gurigy 5mlin usii socdo illhy ha idinku amansdo qurnkna rpi ha idin aqblo abukrna nbad ku tg leyhy ❤🤲🏻
Alxamdulilah🥺
Murugada alaha idinka dul Qaado bayo😢
Safar salaama Abkaar Allah nabat hakukeyo salaama
aamiin
Ameen
Al wadnaha naxdin Adno abooyo mar danbe yaan la wada korin wiishka waa Halis
Mash allah allah Aya xafidaiy ❤🎉
Bisinka saa u nacbahay wiishka raacistiisa markii oo oo ruxmo qadar ma lagu dhex socsodo special marka la badan yahay
Soorri 😢😢😢
Subxaanal laah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
insha allah qayr
Masha allha abayo family quruxa badan ❤
Team adna on like👍
Team adna on like ❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allah ilaahey ha nabad geeyo
Team adna on like 👍
allaha ka furo insha allah
Ilahay ha idiin aqbayo walaashey❤❤
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alxm byo wlhi khatar galleen caruurta mar kasta qur aaanka daaaimta haka daalinina laftiinu iskutufa
Ilaheyha nabadgeeyo
allaha fududeeyo
Alx ilaah mahadiis waye iyago nabad qabo hatey kasoo baxeen alx
Mashalah❤❤❤❤❤❤❤
Amiin amiin amiin amiin yaa ra bii
Alxamdulilah shukran yaa rabii
M.a wllhy san u raby team ka iny quraan saran sameyan m.a😭🤍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team adna on like 😊😊
Mashlh waa hooyadeey ookale
Allah idin badbaadsho abayo adnay wlahi wan kula murgay😢
adna is the best ❤❤❤
Amiin 🤲
Anaga Wiish haduu nagu xirmo guduhiisa meel la taabto buu leeyahay oo gargaarka degdeg kaala hadlayaan Malaysia Malayan miyaa
Hpo mcn waan ku taageraa❤
Amiin amiin❤❤❤❤❤❤
Wcs Adnoy abayo Salantada wan kaqadni seithy xapipti Abayo sorry 😢😢 Gabdhaha ayaka neh ilahey haso badbadiyo ayako nabad qabo ilahey hakeno adno cadey jah cuntada ❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂 adna abukar kamarda madaxa kaga dhacday ala anay igartay 😂😂😂
Alxamdulilah Allah mahadis abyo hadu alah amansado
Inkasto oo problem jiro reerkiina maxaad mar kasto u tiraahaan Layil'Allaha ???😢 dhameystira shahaadada Layil'Allaha ilaa Allah. Sidee camal reerkina oo aga simantahiin arrinkaan. 🤔🤔🤔
Alla ma ila aragty macalaa amiiro asad you tube kiisa ugu qori jiry comment ha dhihina lee
@@bahjobashiiradem9495 Qofka Muslinka qalad waa gali karaa laakinse hadii qofkasto u sheego war arrintaan joojiya waa qaldantihiin oo weli ey wadaan Shahaadada lagu cayaaraayo maalin kasto wallahi waa dhibsanay ee Allah u dhawaada saan talo ma ahan. Caruurtiina tabarkeed siineysiin berri. 😬😬😬
wiishka dhanba way ka xanaaqi doona mudo 😂😂😂
M.a allh hanii aqbalo lkn dalam dalam maxaa waa saaxib maxaa laga wadaa
Ala kulel aniga hita manta ayu igu hermay wlh 😢 alx