MARTIQAAD AMIIRO SUNDUS IYO SAMIYO AFUR IYO QARAAXO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 406

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 10 месяцев назад +347

    Inta maraky amiiro sundus iyo koko oo isla joogo markey arkeen soo cararty❤❤❤wani slamay😊

  • @Dhibleyy123
    @Dhibleyy123 10 месяцев назад +129

    Jahh Koko amiira & sundus inta ila jecel isla jogoda ❤
    Chocolate jecel le malamaroya 😂😭

  • @NASRAMAHAMMAD567
    @NASRAMAHAMMAD567 10 месяцев назад +220

    Markaan amira iyo sundus arkay wan sooo cararay 😂😂😂😂😂 inta ila mida farta taagta

    • @YouareThesame-i8w
      @YouareThesame-i8w 10 месяцев назад +3

      𝐊𝐨𝐤𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐰𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐰𝐞😂

    • @YasminYusuf-t2g
      @YasminYusuf-t2g 10 месяцев назад +1

      Cadiyey berka icaseyen😂

  • @Tushleey
    @Tushleey 10 месяцев назад +123

    Ku Sali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🤗🌙🕋

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 10 месяцев назад +47

    Amiiin dadka xanunsan waxa kamid eh walashey igayar igusotuceya walalyal😢40 ducadodo wa Aqbal fadlan

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 10 месяцев назад +3

      alle haku cafiyo abayo inta muslin ah ooxanunsan dhan alle ha cafiyo

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 10 месяцев назад +2

      alle haku cafiyo abayo inta muslin ah ooxanunsan dhan alle ha cafiyo

    • @JabriilMukhtar
      @JabriilMukhtar 10 месяцев назад +1

      Alle hacaafiyo

  • @farduuscabdiraxman726
    @farduuscabdiraxman726 10 месяцев назад +126

    Cayda cumeer iyo asad martiqaad usamee inta igu raacsan farta taaga pls koko

  • @fatushfaraxsan8798
    @fatushfaraxsan8798 10 месяцев назад +77

    Koko bulle ku jeclhy walahi Abayo adi & team 27 mar walbo hormarkna jeclhy RUclips hdn so gale team 27 fiirsada war yaa ila mid ahna yaa dadkan ila jacel 🥰❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 10 месяцев назад +18

    Koko iyo amiira iyo sundus iyo samiya waa nisalmey 🙌masha allah cafimadkcuna
    Ramadan Mubarag mel walba aad jogtan iyo cafimad qab🌙❤️👏

  • @SowdaYuusuf-o4i
    @SowdaYuusuf-o4i 10 месяцев назад +49

    Ala amiira sundus koko waaba iska jeclaahay 😂❤🎉

  • @شكرعبدالله-ذ6ص
    @شكرعبدالله-ذ6ص 10 месяцев назад +49

    Hadee sundus mesha joogta ana wan jogaa 🖤👸🏻

  • @RaxmoLiibaan-hc6hg
    @RaxmoLiibaan-hc6hg 10 месяцев назад +32

    Sundus iyo amiiro iyo koko markay isla jogan jeclhy wlai😂❤ funny video yo isla soo sameya plze😂😂

  • @SaynabMuhammad-m5y
    @SaynabMuhammad-m5y 10 месяцев назад +49

    Kokoyeyyyy😂😂😂ramadanti waba kusii qurux badateee❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 10 месяцев назад +17

    Meley amiiro sundus koko iskugu imaden qosol waye😂😂 hala amiiro ay sundus lahadleydo dhowr mar kuceshty walh funny waye amiiro😂😂😂

  • @Ayaan-sw1wr
    @Ayaan-sw1wr 10 месяцев назад +26

    qurux
    hadal macan
    karti
    dhola cadyn f
    furfurnaan
    maskax naadiifa iyo caqli
    yaaleh
    cidkle maha waa gabadheena kooko inthe bulidiig❤❤

  • @MuwahipMahamoud
    @MuwahipMahamoud 10 месяцев назад +12

    Manzha Allah koko iyo amiira hablo wngsn sidaad sundus uso dhaweeseen

  • @sudaysiaxmed3554
    @sudaysiaxmed3554 10 месяцев назад +38

    Wll markaa dhahaysaan لا إلاه waa ilaah majiro ee kudara إلاالله ❤😢

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan 10 месяцев назад +22

    Inti martiqaad amiira mirkii arken soo ordeen is muujiya😂😂

  • @HindoAbdulqadirXasan
    @HindoAbdulqadirXasan 10 месяцев назад +13

    Walhi team amiiro iyo sundus iyo koko Walhi waa funy😂😂😂😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 10 месяцев назад +28

    Koko inkastoo kurtigiin masakinyal tihin lkn gabadhas in kugu sii maskinsan saamiya❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 10 месяцев назад +15

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤

  • @Idilcllaahi-d8v
    @Idilcllaahi-d8v 10 месяцев назад +21

    Jah koko daydii horay u soco xppti❤❤

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 10 месяцев назад +19

    mansha allah walal mcn Ramadan mubaarak ❤❤❤All Muslims

  • @cuud_
    @cuud_ 10 месяцев назад +9

    Alla ilahow melay amiiro iyo koko iyo sundus isugu imadena😂😂😂😂❤

  • @Zayna-x6n
    @Zayna-x6n 10 месяцев назад +11

    Sundus say wax yeshay Alla amira iyo sundus jecliya

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 10 месяцев назад +8

    Kokoyeey Amiira waa laga yaabanyahay mlnkasta way soo dhuumataa Mama Calwiyo way raadinaysay 2daan maalin 😂😂

  • @Samsam-o7r
    @Samsam-o7r 10 месяцев назад +10

    Saaamiya i like her wlhi waaa maskin koko ilaali ooo wx hakuladuubto ❤

  • @MuniiraAxmed-fu4et
    @MuniiraAxmed-fu4et 10 месяцев назад +20

    🎉aqwan manta waa so dhaqsty thanks

  • @AaminaElmi-j5q
    @AaminaElmi-j5q 10 месяцев назад +8

    Samiya qof dagan oo amusan msha Allah

  • @SaciidGacamay
    @SaciidGacamay 10 месяцев назад +3

    Markaan taleefanka lcagkushubo kooko qofaanaheynmadaawadowalaahey😢😢

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 10 месяцев назад +9

    An ku salino nabigeyna mohmed scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @yasmincueta2826
    @yasmincueta2826 10 месяцев назад +24

    Koko saan lee noogu soo dhaqso habeen walbo😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 10 месяцев назад +11

    Alla manooli 😂😂😂😂😂😂 so funny wada jirkiina ❤❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm 10 месяцев назад +16

    Koko aan gaarsiino 500k inta ciida lagaarin cayda wuxuu balanqaaday 5hadiyad l.n team koko bulle

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 10 месяцев назад +9

    Thank you koko saa video ulasoo dhaqsatay ❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 10 месяцев назад +14

    Amira qurux is not easy 😂😂❤

  • @XamseNiino
    @XamseNiino 10 месяцев назад +14

    Koko ceyda casuun isaga iyo amiir iyo macaliimoow❤

  • @CheerfulBike-nc9wp
    @CheerfulBike-nc9wp 10 месяцев назад +2

    ku sali nabigana muxamed scw❤❤

  • @munomalisa1432
    @munomalisa1432 10 месяцев назад +10

    AmiiroQurux is not easy koko🎉🎉😂😂

  • @HamdaAbdi-sc3tz
    @HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад +5

    Marka so dawado saas isku baraten samia adi soradiyay videoga casumaadka 😂😂😂

    • @isra9879
      @isra9879 Месяц назад

      mucjiso😂😂

    • @HamdaAbdi-sc3tz
      @HamdaAbdi-sc3tz Месяц назад

      @isra9879 miskinimada kaso wardoona sheegte koko waaba run ma ciyarayso kaftami mayso indha un kaso haree kk

    • @misss3461
      @misss3461 Месяц назад +1

      Wexey tiri samiya soo horeyse laakin wee Isla socdaan

    • @Qoraxda
      @Qoraxda Месяц назад +1

      Anigaba 😂😂

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 10 месяцев назад +10

    Cafimad ku wada afura dhamaantin ❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 10 месяцев назад +4

    Maqrabkii albaabada inlaxiro waa suno Abaayo sheeko soomaali ma ahan❤❤❤

  • @SundusAadam
    @SundusAadam 10 месяцев назад +3

    Runtii qlpi wng ku jiro hdaa maqasho abyo kookoo wye wllhi abyo ilaah haku dhowro wllshey mcneyd

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 10 месяцев назад +3

    Wcs intaa sundus io amiro so dwady aa hdna inta imdey koko mlintda wkzo bxdey 💋❤️

  • @RafiicoMukhtaar
    @RafiicoMukhtaar 10 месяцев назад

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + +252 61 5 9888 07

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 10 месяцев назад +2

    wlhi amiira mark ay sundus la hadlyso mis mar baan ku ceshydy❤❤❤❤

  • @Asmahh-r2l
    @Asmahh-r2l 10 месяцев назад +1

    Abaaayo team 27 wiilashooda iyo gabdhaha marti qaad usoo sameey sida amiiro cml halmar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalmoZmn
    @SalmoZmn 10 месяцев назад +1

    Koko sankuu jeclhy ale hakuu jeclado wll inta ila jecl like saar 😂❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 10 месяцев назад +9

    Amira funny weye😂😂😂❤❤

  • @osobismaail709
    @osobismaail709 10 месяцев назад +3

    Daaqada iyo allbaabda in laxiro maqribkii waa xadiith nabiga CSW

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 10 месяцев назад +3

    Amiro sundus koko funny wlhi qosol iguma harin cawa😂😂😂

  • @Nadarey
    @Nadarey 10 месяцев назад +3

    Amiira ducadada illhay hanoo aqbalo funny tahy Amiiradeena 😂❤❤

  • @QADAR__LEO
    @QADAR__LEO 10 месяцев назад +3

    Samiyo is beautiful 😍

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 10 месяцев назад +4

    KOKO SI DHAKHSI AH Aaan 500k ugaarsiino ciidda kahor
    Pls aan gaarsiino ciidda kahor

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 10 месяцев назад +5

    The way amiira saying what the heck is funny I love it 😂😂😂

  • @kadra9957
    @kadra9957 10 месяцев назад +3

    Masha Allah casumaad qurux badan 💯 ❤❤❤
    Wiilasha ayaa ku dhiman
    Keep going 👏 Koko ❤❤❤❤

  • @aliabdullahi6101
    @aliabdullahi6101 10 месяцев назад +14

    Koko bule we need MARTIQAD of BOYS

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 10 месяцев назад +7

    Team gabdhaha waa nii wataa ❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 10 месяцев назад

    8day Ramadan Mubarak 🇸🇴☪️❤️

  • @Safa_qurux
    @Safa_qurux 10 месяцев назад +2

    Wa run daaqadaha wala xira sheydan so galayo rasulka scw aya sidaas dahay koko

  • @Mooonii222
    @Mooonii222 10 месяцев назад +11

    10:35 amiira halaas 5 mar aa kucishtay wllhi 😂😂😂😂

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 10 месяцев назад +1

      Wlhi cawa funny ahayeen😭😭😂channelskoda dhn caadi maahan

  • @Ayaan-sw1wr
    @Ayaan-sw1wr 10 месяцев назад +1

    routen u dhafy kan magac kale❤

  • @Saciid_fashion
    @Saciid_fashion 10 месяцев назад +4

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 10 месяцев назад +3

    Caawa waa noolasoo dhakhsatay ❤❤ m.a sidaan noogu wad oo noolasoo dhakhso mrksta

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 10 месяцев назад +1

    Ar Koko Soon Roob U Jeclahay Masha"Allah 🤲🇸🇴😘

  • @feis9082
    @feis9082 10 месяцев назад +1

    Walalyal internetka youtube maa jacahsayin bin aden qosol iyo wadnah ona sishin mia datka ina dawishin mia ok

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 10 месяцев назад +4

    Walal mcn fariin ayaan luqa kugu soodiray ee isoojawaab walal koko❤❤❤

  • @Come524
    @Come524 10 месяцев назад +5

    Asc koko qurux first one❤❤❤

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 10 месяцев назад +3

    Sudus walhi wan jeclahay she funny 😂😂

  • @Carfooneey
    @Carfooneey 10 месяцев назад +1

    Ani lacag idinka raba haben walbo saf idinka mara wlhi war asad ha dhihin koko ha shegin amiro iskaba daa sundusna kaba drn cumeerna war maleh waa daremi kartiin inta sac idinku bixiyo 😂😂😂😂

  • @hamdasamadudub7214
    @hamdasamadudub7214 10 месяцев назад +2

    Lkn dadku saamiya maxay u arki layihiin waa gabdh dagan wllhi 😢😢

    • @SowdaCisman
      @SowdaCisman 10 месяцев назад

      Waaa maskiin lkn dadka warkabadan waa kuwaan

  • @sophiyaisack2544
    @sophiyaisack2544 10 месяцев назад +2

    Ku sali nabiga scw scs ❤❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 10 месяцев назад

    Masha allah jecliya wada joogina waliga ifaraxsanada xbbbbiyaall❤❤❤

  • @ZhamsoPile
    @ZhamsoPile 10 месяцев назад +2

    Ayyyyy Koko kujecliyaaa mcnt saan nugu sodhaqso ❤️❤️

  • @AnasciiseAdam
    @AnasciiseAdam 10 месяцев назад +1

    Amiira sundus &koko markey islajoogan jecliyaa❤❤❤❤

  • @Mariahilwa
    @Mariahilwa 10 месяцев назад +4

    M.a wadkabaxsatay qeybta gabdhaha kliya wxa kuu Haray waa wilasha ayagana 😂sodhawye

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw 10 месяцев назад +4

    Ani adi iyo amiira lee markaad video isla duubtiin qosol 😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 месяцев назад +1

    Koko buule teamka dhan waa firsada cawada afurkana kuligod keenayan hal hadan ka firsado kuligin ma hal film igu noqona ciil anigana waaa dhafin film na

  • @NaruraMohamed
    @NaruraMohamed 10 месяцев назад +4

    M.a Allah kubarakeyo wll mcn

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 10 месяцев назад +1

    gabdho waan jecelhy weeyi wlhi❤❤❤❤

  • @MariyaAwes-f2u
    @MariyaAwes-f2u 10 месяцев назад

    Wlhi qusol ikuma harin m.a rabi haidin xafido dhamantin

  • @bintimohamed4647
    @bintimohamed4647 10 месяцев назад +2

    Saamiya qaali❤❤❤

  • @feis9082
    @feis9082 10 месяцев назад

    Dad isku reer aan ahnih so dwowo ❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 10 месяцев назад +5

    Amira marka arke socarary❤❤❤

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 10 месяцев назад +2

    inta musalsalka ila sugayso oo uxiisaty farta taaga 😢😊❤😅

  • @beerlula_official
    @beerlula_official 10 месяцев назад +1

    Soonka io salaada allaha naga aqbalo 🤲

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 10 месяцев назад +2

    Amiira sxp fiican wye ayadoo Marti inee Ku cawiso rabtaaa ❤

  • @CaishaCisman-g6q
    @CaishaCisman-g6q 10 месяцев назад +1

    Ramadaan mubarak❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 10 месяцев назад +3

    Koko plz habeen kasta saan ciyow nogu soo dhig❤❤❤

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed8930 10 месяцев назад +3

    Uff mxa oiga so hormarteen 😂😂Mai koko❤

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 10 месяцев назад +3

    😂😂😂m.a aad Ban idinjecyl lahay hablahyga ❤❤tha bast fani batihiin

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 месяцев назад

    Maasha. Alaah. Koko.
    Isxoreesay. Maanta. Saas kagaraba❤❤❤

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 10 месяцев назад

    Adoo Soman hergab haku dhaco madaxa haku soxanuuno kwrama

  • @Muxiydiintiger
    @Muxiydiintiger 10 месяцев назад +1

    koko bulle taraawiixda aan kaatukano walal ❤❤❤❤❤

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 10 месяцев назад +3

    Sidaasaan kaa rabnaa koko hore kasoo gali saxiboy ❤

  • @NimcaIbraahim-ft3kt
    @NimcaIbraahim-ft3kt 10 месяцев назад +2

    Amiiro io koko kaamirada si wiifto cml ayey agteyda u mareen😂

  • @ruya-lg2ps
    @ruya-lg2ps 10 месяцев назад +3

    10:34 qosalaaa u dhintay amiiro ❤u

  • @Nuxowjnr70
    @Nuxowjnr70 10 месяцев назад +1

    Awi hadiyadi ad ceyda ugutalagashay 700k subscribers

  • @barwaaqosheekh-fs4os
    @barwaaqosheekh-fs4os 10 месяцев назад +5

    koko manta maxaa kusiiya ciyow aa soodhigtee owqlna dadka ugu danbeya ehede

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 10 месяцев назад +2

    Mashaa Allah koko, Amira, Sundus, samiya❤❤😃

  • @LayloHuruuse
    @LayloHuruuse 10 месяцев назад

    Cayda iyo Asad iyo cumeer iyo imkay martiqaad usammee mcny ani waan ISKA kaa jeclaa