ANIGA KOKO IYO SUNDUS / GIRLS NIGHT ROUTINE HABEEN QURUX BADAN..?😱😍

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 696

  • @ameyra1
    @ameyra1 21 день назад +374

    Routinekan film camal usugaayeyy😭😭❤️halahaas amiiro iyo koko jeceel uqabo lee😂😂🫶

    • @cuud_
      @cuud_ 21 день назад +12

      Same wllhi 😂❤

    • @Zaarah1234
      @Zaarah1234 21 день назад +8

      Same wllhi 😢❤

    • @SowdoMaxamedIbraahim
      @SowdoMaxamedIbraahim 21 день назад +8

      Sundus haka reeben

    • @hamdiabdillahiali1247
      @hamdiabdillahiali1247 21 день назад +9

      Adiyaa mise ani walahi amiira io koko waa jecelahy m.a

    • @ameyra1
      @ameyra1 21 день назад

      @@hamdiabdillahiali1247 kula mid😭labadood videoska isla duuban saaujeclahy lee❤️🫶

  • @CabdulaahiCaliaxmad
    @CabdulaahiCaliaxmad 21 день назад +330

    Inta sugeysay routine kaan sida musalsal cml like isku mujiya 😂

  • @Ileysxasan53
    @Ileysxasan53 21 день назад +187

    Team koko routine gaan meel khatara garsiiya amiira noso badi🎉😂❤

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 21 день назад +109

    16:06 alla amiiroy ha na nabin ilahey ka cabso😩 anaga video yadada kuma cajisno hadaa 24 hours waxa samenesid hada noso dubtid xitta kuma cajiseno saa ku jecelnhy lee love you yaqay🥺❤️

    • @Queenhappy123Mzzhappy
      @Queenhappy123Mzzhappy 21 день назад +6

      Omg haa wllhi 😢❤

    • @Effected_18
      @Effected_18 21 день назад +5

      Waa runtaaa Amirrooo 2sac oo routine eh waa dawaneenaaa na aaminn

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 21 день назад +58

    Amiira inta routine duubto oo youtube ku jirto qofka ugu routine shidan iney tahay ma isku raacnay no more xaqirqad yaah

  • @SahraSead-w5e
    @SahraSead-w5e 21 день назад +85

    Videogan sidaan u sugaayey lee alx uu soo dhacay xlayban tiktok idinka ka arkaayo wn oga Amiray inaad routine soo gelinaysid ❤

  • @MuxidiinCalidhuux
    @MuxidiinCalidhuux 21 день назад +90

    Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад +1

      ❤Scw 🎉

    • @MunoXasan-hn6ru
      @MunoXasan-hn6ru 21 день назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 21 день назад +49

    Sumirka sxptinimadooda❤
    Koko bulle qoslideeeda ❤
    Sundus rali galinteeda❤
    Amiiro jilideeda❤
    Dun xariira weyaan❤❤
    Sadexdan aduunka ogu jeclnhy ❤❤❤

    • @Effected_18
      @Effected_18 21 день назад +1

      Kaligaa Miyaa heh meel isla joggan leeba raadiyahh

    • @user-fv3lm7nk5w
      @user-fv3lm7nk5w 21 день назад

      Amirko😢

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 21 день назад +63

    Video noocana waku hysana noo so badu Amira week ago Hal Video oo nocana ty princess Amira👸🏻 😘 ❤

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 21 день назад +74

    Waaw saa u segeynay caawa routing koko ku jirto waa jeclnahy asad na waa noo dhimanyahay

    • @SabnaAmiiradeena
      @SabnaAmiiradeena 21 день назад +2

      Yaa kuyiri noo sheeg bidaarey bulle yaa raba😂😂😂

    • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
      @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 21 день назад

      Naa orod 5+5 ​@@SabnaAmiiradeena

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 21 день назад +1

      Somha sidi oonkii buu iqabanayey❤❤

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 21 день назад +3

      ​@@SabnaAmiiradeenasiilkaga bidarta ku aragtey kuu qaban meyno 7+7 urtayahey 😊

    • @Amiira603
      @Amiira603 21 день назад +1

      ​@@FatimaYar-sh3pfnaa liis wax laysku caayo muu noqday😂

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 21 день назад +45

    Amiiro soo badi abaayo mcnto koko sundusa haka soo tagi quruxu wye

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o 21 день назад +43

    Inta sugaysay inay Amiiro soo dhigto routine is muujiya😂❤

  • @user-ir3fe3wj1j
    @user-ir3fe3wj1j 21 день назад +23

    Amira daacadnimada ku jeclahay
    Koko kalsoonida ku jeclahay
    Adna Raaliyanimada ku jeclahay
    Sundus funnynimada ku jeclahay
    Mandeeq miskinimada ku Jeclahay

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 21 день назад +54

    Samia leenkadhiman amiira kusoodar qurux waaye wllhi adi waxwalba waa kusoobaxe my princess amiira ❤👸😹

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 21 день назад +35

    Jah❤ Saa u sugaaye lee ❤ Amiiradeena io sundustena iO kokodeeena ❤m.a our Routine is best wllhi ❤ keep going my sister's ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 21 день назад +29

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo❤🫶🏻

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 21 день назад +29

    Ayy cwa saa usugaye inaa wax so galiso Amiiro❤😢🫶🏻😭

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 21 день назад +22

    Ayy amira deydii qurux badaney kujecliyaa macaney routinka noso badi walhi waa funny😂😂😊

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 21 день назад +18

    Amiira Qurux badan tii Qurux eheed way kugu dhamaatay ❤ waxan ku dhahaa Qalanjadii Hablaha iyo waxaa tahay Qorax soo baxaysee xaqiiqdii mid kula mida wali dhaayo may qaban ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад +30

    ❤❤رَضِيتُ باللَّهِ رَبًّا، وَبِالْإِسْلَامِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صَلَى اللَّهُ عَلِيهِ وَسَلَّمَ نَبِيَّاً❤❤🤲🤲🤲

    • @user-nx9bj1rq7b
      @user-nx9bj1rq7b 21 день назад +2

      M.a❤

    • @user-jz3kj7dr7e
      @user-jz3kj7dr7e 21 день назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮​@@user-nx9bj1rq7b

  • @NimcoCiisemuuse
    @NimcoCiisemuuse 21 день назад +23

    Ayy amiiradeyda isha allaha kaa qabto waxn arkaaya ngo leh amiiro dhar bay ku soo nqntaa😂myna ogayn malayiin inaa haysato❤ ee isha iskaga reeb😂

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 21 день назад +1

      ❤❤❤🤲🏻🤲🏻😭😭

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 21 день назад +227

    TEAM KOKO ONE LIKE 👍 🥹

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 21 день назад +15

    Sunmirko dadna ayaga dartod ayay isu dagaalan iyaguna kama qasna xita waxad ku tirahdan ayay luuqa isugu diran😢

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 21 день назад +5

      Ma aragtay suleekhay hppti❤❤ sa dhabta iskaga jifanayan wllo camal ncbku wu daali kara lee😂😂

    • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
      @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 21 день назад +2

      @@RaxmaIsaaqRahma123 runta weye

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j 21 день назад +3

      Nacabku darbiyada ha jiiro❤dhexdooda cidkale ma deeqdo❤

  • @user-vx7qw7uv1q
    @user-vx7qw7uv1q 21 день назад +19

    Yes amiira thanks wlhi routinaadaad waan jeclaahy pleas noo soo badi

  • @Hoyozahra-nx1tx
    @Hoyozahra-nx1tx 21 день назад +8

    Kusaliya xabiibkeena Muhammad scwscw saw scw

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 21 день назад +18

    Sundus Qosol igu dishay wlhy Xarabo waaye Ad bay Ugu so bax day Dharka😂❤❤

  • @NajahGaramgaram
    @NajahGaramgaram 21 день назад +41

    Waaaw kan routine
    waa dhafay marka adi iyo koko ku jirtan 😮 vidyowga aydan labadinu ku jirin xarabo malahan 100%walhi markasta saas iskula soduba vidyowada adi iyo koko labo gabdho anu ku dayanaa tihiin runtii

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty 21 день назад +61

    Team amiira one like 👍❤

    • @CaqiilSomali
      @CaqiilSomali 21 день назад +3

      Next amira io ceyda sosamey

  • @SapnaAbukar
    @SapnaAbukar 21 день назад +18

    Wiilasha kalikood habeen usameey Amiira qurux cawana is the best waye video 🎉❤

  • @SumeyoMohamed-m2q
    @SumeyoMohamed-m2q 21 день назад +8

    بسم الله الدي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم ❤😢

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 21 день назад +18

    Amira baatiga saad ugu qurxan thy lee😍🤍

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 21 день назад +21

    Ar Sedexdiii Aan Jeclaaa❤ Masha"Allah I Nolaada❤ Grils Keep Going 🎉😂🎉

  • @DhekaAdan
    @DhekaAdan 21 день назад +30

    Team Amiira qurux one like

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 21 день назад +18

    Koko iyo amiira video ay iskula jiraan❤

  • @Miinaahenaaarts
    @Miinaahenaaarts 21 день назад +19

    Acudu bilahi sundus dhagdhag badanaa nafteda may ixtiramto yaa allah😳

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 21 день назад +14

    Xafsa zone waxa geeska fadiyo waaye oo waxa loo didibaaye waaye😂😂😂😂😂😂

  • @hamsemaxamed7995
    @hamsemaxamed7995 21 день назад +8

    Amiira qurux part2 ay samia ku jirto soo samee please waa iga codsi noo tix geli maadaamo oo aanu nah nahay team amira qurux😢😢

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar 21 день назад +23

    Team koko only like❤😊

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 21 день назад +13

    Amira qurux saku sugaye ilahey ogay walahi sharafbadanay noso badi quruxey😂😢❤❤❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 21 день назад +9

    Milyan Qurux next time vlog banaanka sida picnic cml o gabdhaha Team 27 so samey plz❤❤❤U look stunning as always ❤❤❤

  • @Figu-bj5ng
    @Figu-bj5ng 21 день назад +8

    Amiiro inta qof ka gabsaarka ku jecel ummac💋💋

  • @AmuunXaliimo
    @AmuunXaliimo 21 день назад +14

    Adiga,sunduz ,koko io saamiya zoo duuba hadana❤❤

  • @samurayusufabdirahman9993
    @samurayusufabdirahman9993 21 день назад +21

    Alla jecliya isla joogina m.a wiligina wada jir ahaada❤❤🤲🏽

  • @SamraLiiban
    @SamraLiiban 21 день назад +27

    Inta xafsa zone sugaysay liketa ha ilaawina❤🎉😊

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 21 день назад +7

    AMIra maskiin wye wlhi❤👸🏻🥺 maku cajisenooh wuba igu socdhaa bo kashyh😂💔🫂❤️

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 21 день назад +12

    Caawa wa la dhanyahy dumarland baati gang makala dhacaan ❤

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 21 день назад +12

    Koko meley ku jirta maa laga maqnan kara❤

  • @user-qx2yf3jg7e
    @user-qx2yf3jg7e 21 день назад +15

    Kokodeena aragne Waa soo orde❤

  • @king_amiid
    @king_amiid 21 день назад +16

    Team amiira qurux on like

  • @Dahab-pf4tb
    @Dahab-pf4tb 21 день назад +10

    Routine kan caadi maha noo so badi isbuuci hal mar❤ inta igu raacisan😮🎉

  • @user-xe8te1gv2v
    @user-xe8te1gv2v 21 день назад +21

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 21 день назад +6

    Team amiira routine kaan soobadi amiira meel badan Kaarsiya 😊😊🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 21 день назад +5

    Wwwww asxaab dadkaanaa lagaa dhahaa mashalah day sidee iskugu faraxsanyihiin amiira koko sundus adnaa iyo Mandeq walahi Mac macaankiina waaba kahelay amaa niiso dhex galaa❤❤❤❤❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 21 день назад +7

    amiiradeena nosoo dhex Gali marmar video oo kle waa shidanyhy ani ahaan waan kahelaa🎉❤

  • @user-zv8dq7qs1y
    @user-zv8dq7qs1y 21 день назад +10

    ala amiirooy rotiinkaan sausugaayi lee xali ilaaiyohadaayaan sugaaaye markaste waxaaisdhahaa yuutubkali fiiri maba lasoodhigin hada markaad sodhigtay saaufarxay leee

  • @naztehomohamet7018
    @naztehomohamet7018 21 день назад +5

    Amiira wajiga baatiga hayska Marin cafimad ahaan ma fiicna finanka iyo nabraha asaga laga qaada😢

    • @Binthlm
      @Binthlm 20 дней назад +3

      Yaaah Keeda mid nadif ah wye Ani wajigeyga maro wasaq xitaa waku tirtirta wajigeyga Maka naxo ilaahey umaqan😂😂😂😂😅

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 21 день назад +15

    Koko amiira sundus wllo qimo badan ❤❤❤❤❤❤

  • @ChaabIlyaas
    @ChaabIlyaas 21 день назад +13

    Koko iyo amiiro jah qurux

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 21 день назад +7

    Wllahi waan sugaaye veogan jah jacaylkaygii koko iyo amiira❤❤😂

  • @FaizoAbdi-wl6ow
    @FaizoAbdi-wl6ow 21 день назад +12

    Aaway dadkii dhahaayay amiiro iyo sundus way kala dhacayan ama way is dagaaleen 😂😂😂

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 21 день назад +17

    Ayy caawo video lagama shekeyn karo caawo qurux ❤

  • @user-fb3dn4tq3w
    @user-fb3dn4tq3w 21 день назад +7

    Wllhi amiiro nusamey routinekan cml please 🙏 😢 ❤

  • @SucaadYaasiin1234
    @SucaadYaasiin1234 21 день назад +9

    Routine sida filim camal usigaynay❤😂

  • @NaadiyoApdilaahi
    @NaadiyoApdilaahi 21 день назад +9

    Amiira abayo routinka so badi pleas❤❤❤

  • @WardaAhmed-u4l
    @WardaAhmed-u4l 21 день назад +4

    Amiira noogu sooceli waLaaL kuana soo dar samiya iyo koko sundus❤❤

  • @HAYAt_678
    @HAYAt_678 21 день назад +5

    Dad ogahay hadee videogan arkan xuf ku marayan😭💔😂😂

  • @faaizafaarax9397
    @faaizafaarax9397 21 день назад +6

    Amiira noo soo badi beelo waaye❤

  • @__xa781
    @__xa781 21 день назад +14

    4:39
    10:11 ❤❤😂😂😂😂. Intaas wllhi waa qosol miidhan. Koko iyo amiira tom and jerry. Saaxiibtinimadu mrky wllnimo gaadho 🥰🫶.
    14:06 😂😂😂 ka dhamaada gabadha bilaa camalyoow.

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 21 день назад +12

    Team Amiira qurux one like ❤❤❤❤😊

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 21 день назад +6

    Amira iyo hafsa sugayey lkn way igu dhcday😂❤

  • @RahmaAbdullahi-h6k
    @RahmaAbdullahi-h6k 21 день назад +9

    Saxibtinimo macanaa😂😂😂😂

  • @balqiisoBilan
    @balqiisoBilan 21 день назад +7

    Amiira qurux waku jeclahay wallashey❤❤❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 21 день назад +3

    MashAllah waad nuureysiin...Allaha isha xaasidka iyo inta nolol quuriwaaga iniga qabto. Amiin ❤❤❤

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 21 день назад +8

    Team ceymir one like ❤

  • @Salmonella12
    @Salmonella12 21 день назад +32

    Camera woman hafza zone😭😂

    • @LeylaApdalle
      @LeylaApdalle 21 день назад

      Yaaa guudheege

    • @AbdikaniAhmed-qj9yh
      @AbdikaniAhmed-qj9yh 21 день назад

      Afsomaliga iska sax hortus 😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂​@@LeylaApdalle

    • @xawofarax290
      @xawofarax290 14 дней назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊❤❤❤😂

    • @Farxiyoismaan-d7q
      @Farxiyoismaan-d7q 11 дней назад

      ❤❤❤😊

  • @Effected_18
    @Effected_18 21 день назад +3

    Amiiroo routine xigga with girl nigth 30min+ nooga dhig waaku Hesanaaa

  • @HafsaMohamed-x4i
    @HafsaMohamed-x4i 21 день назад +6

    Amiro routine kaan nosobathi koko kusodar mcny ❤❤❤ I like it

  • @AmranNur-vb9we
    @AmranNur-vb9we 21 день назад +7

    Abayo Amira Koko prank makeup usomari ❤😂

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 21 день назад +6

    ❤routine kaaga wax lagama qaban karo amiira qurux 💯🖐

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 21 день назад +5

    Caawa ana ugu horeeyo umalayn queens masha alh noo soo badi routineka❤👍

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 21 день назад +11

    Team koko on like 😂😂😂😂😂

  • @user-kf1se7nl9k
    @user-kf1se7nl9k 21 день назад +6

    Waa shidanyahay rutinka wlhi no sobadi aqwan ❤❤❤

  • @user-wm6xr7yf8s
    @user-wm6xr7yf8s 21 день назад +9

    Thanks amiiradeena🎉

  • @FatumoSacid
    @FatumoSacid 21 день назад +4

    Ritinka wuu iga gadanyahay❤❤walahi amiiro noo Soo badi iyo asxaabta 27❤❤🎉

  • @HamdaAbdourame
    @HamdaAbdourame 21 день назад +5

    Koko iyo Amiraa yio sundus iyo Adna msha Allah ❤❤❤❤ sory gabdha kale maged wn ksa

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 21 день назад +12

    Amira qurux is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤insha llah 2m ❤❤❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 21 день назад +8

    Team amira qurux and sundus and koko bulle and adna and mandek on like ❤😊😅

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi 21 день назад +5

    Amira routin soo badi abyo weliba neigh girl❤😢

  • @user-qb4ii6zk9f
    @user-qb4ii6zk9f 21 день назад +8

    Team Amiira one love ❤️

  • @minutesoption
    @minutesoption 21 день назад +9

    Mss style amiiradeena❤❤❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 21 день назад +6

    Amiiradeena routineka noo soo badi❤❤❤

  • @user-bb6bo5nt6w
    @user-bb6bo5nt6w 21 день назад +9

    Team amiira qurux like ❤

  • @mustofahmad6091
    @mustofahmad6091 21 день назад +5

    Sundus wlhy wa funny iyada ugu qosol badan

  • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
    @Suzyuser-gs9cm2vx2i 21 день назад +4

    Macalimoo iyo cumeer iska kaa dhaly kumalahoo amiiro see wax uwadaa aqwaan😂

  • @liibaanabdullahiali6545
    @liibaanabdullahiali6545 20 дней назад +2

    Nabiga ku sali scw 🎉😢

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 20 дней назад +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @Saabo607
    @Saabo607 21 день назад +4

    Amiira ku soo dar routione please

  • @HaniDahir-bd3rj
    @HaniDahir-bd3rj 21 день назад +2

    amiro abayo nosobathi rotinkaga wanjeclahy markastosodub abayo😂❤❤❤❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 21 день назад +7

    Baati gangs ish calaa hablaheena🥰🥰🥰

  • @ismahaanmohamed4248
    @ismahaanmohamed4248 21 день назад +7

    Hda niyada kugu hayay wlhi amiradena❤