JADWALKEYGA HABEENKI WAXAA QABTO / MY NIGHT ROUTINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @HaniCabdi-g7s
    @HaniCabdi-g7s Месяц назад +126

    Mama calwiyo waa kusalamaay amiiro waa gabadh fiican oanu jecelahay Alle hanooday❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Месяц назад +73

    Caay iyo ceeb midna malihid amira hooyana usheeg inta doqomadaa hadalkoodu yuusan gubin hooyo calwiya gabadhaadu waa boqorad karti badan inta xun ishooda allha ka duwo

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 Месяц назад +377

    dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢❤️🤌

  • @WardaHuseen-yc3xf
    @WardaHuseen-yc3xf Месяц назад +149

    Malasia markan imaado qofta uugu horaysa een la kulmayaa waa adiga Amiira qurux❤❤❤❤❤❤😢

  • @nasricali7870
    @nasricali7870 Месяц назад +99

    Dadka waxa qaldan qoraya bal gabadhaan wax ceeba may sameysaa maxaa dadka ucaysaan walee soomaali intey edeb daradii kabadatey bey is garan wayeen war wxa wanaagsan ood qorto waa sadaqo ajaraa ku helee ee dadka muslimkaa daaya wah😳Aamiira mamada usheeg anagaba wan jecelnahaya hooyo fcn waaye allaha noo dhaafo inta wanaagsan aa kabaden inta xun marka haubixin dheh we love you maamii❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Ceyda dartiis bay u caayan xumaan ay samayso ma jirtee ceyda na ma helayaan 😂😂

  • @nasraali839
    @nasraali839 Месяц назад +343

    Amiirayy inta aan qof aan team ka kabartay waxaatahay gabadha ugu dulqaad ka fiican dadka wakasta kudhahaayana iska indho tirto 😮

  • @JajshheheHshshdhdh
    @JajshheheHshshdhdh Месяц назад +48

    Dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭🥹🙏🫶

  • @BahjoCisman
    @BahjoCisman Месяц назад +189

    Amiiro routinkaga saa ujeclhy leee hanaga ilowin😫❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Месяц назад +93

    Team 27 amiiro iyo ceyda un baan ka daawadaa team ceymir baan hda somhn😂😂

  • @Nadiiro7788
    @Nadiiro7788 Месяц назад +27

    Ceeb waye gabadha yaan la cayin waba gabar dadalaysa aduunka gabar dadalaysa u jeclahy abyo hore u soco amiira qurux

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Cay way ka dhan tahay lkn lama waayayo 4 qofoo xun ha iska caytamaan haday rabaan

  • @FadxiyaKhalif-u2z
    @FadxiyaKhalif-u2z Месяц назад +33

    Amiiray wn idin jecelahay adiga iyo caydba illaahay cadawga haydinka qabto adiguna amiiraay wllo illaahay qurux il qabad leh buu kusiiyay wll bil xijaab dhigo isha biliaadamku dhagax bay jabisaa❤

  • @naemooz
    @naemooz Месяц назад +37

    routine ka amiiradena inta ku haysato gacanta soo taaga ☝🏻🤩

    • @Zamupretty
      @Zamupretty Месяц назад +1

      Luga kugudari🦵😂😂

    • @naemooz
      @naemooz Месяц назад +1

      @@Zamupretty ty 😂🥰

  • @abdixakimaxmed5757
    @abdixakimaxmed5757 Месяц назад +46

    Me i miss my mom i lost her 12yrs ago 😢 please guy's make dua for her for the sake of Allah

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q Месяц назад +71

    aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤😢🕋🎉🎉🎉

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy Месяц назад

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

    • @shukrixamud
      @shukrixamud Месяц назад

      Scw scw scw scw ❤️

  • @QadraAli-t9g
    @QadraAli-t9g Месяц назад +42

    Maama calwiyo wn ku salaamay gabadhada Amira dad bdn oo jecel bey heysataa oo qoralo fcn usoo qoraayo Ee dadka qoraalada xun soo qora ha isku mashqulinin hooyo mcn anaga dhan baa jecel Amira 4 qof oo cirka laga soo tuuray wxba ha u arkina hooyo mcn isha dadka allaha idinka qabto wn idin jecelnhy adi io Amiira❤🎉😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      saas waye 4ta qof ha iska caytaman kumanaanka jecel baa ka badan

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck Месяц назад +18

    Amiiradeyda habeenkii telka iftiinka iska gaabi abyo indha ha uma fiicno iftiinka zaidka ah quruxeey routine kaagana waan ku heestaa wlhi waa jeclahay masha allah noo soo badi routine ka ❤❤❤❤

  • @Shukriismailmohamed552
    @Shukriismailmohamed552 Месяц назад +20

    Abaayo 5ta farood illaahy ma simin inta ku jecel ayaa kabadan boqordeyna ayaa tahay mar walba annagaa ku garab taagan inta xun haba isku mashquulin ee dantaada ka raaca ❤❤❤😍👸 hormar wacan amiiradeena❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      iyadu maba isku mashquuliso inta xun lkn waxay dhahday hooya dhahda dadkan maxay kaa rabaan

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Месяц назад +270

    Amiiraay qalbi waan ku jeclahay wax baro ganacsi samayso magacaagu intuu sareeyo ka faa'idayso nolashu social media-yaha bas maaha guulayso qalbi wlhy anaga waa noo farxad inaad meel sare gaadho

    • @raxmaabdi5367
      @raxmaabdi5367 Месяц назад

      ❤❤❤❤❤dadkaxuniskadhaafamiira

    • @UgbaadmohamedHirsi
      @UgbaadmohamedHirsi Месяц назад

      Wada khalada Dan taaya

    • @hindaali1709
      @hindaali1709 Месяц назад +4

      The best advise wlaahi! Wadan ay ka faaiidaysan karto bay joogtaa xataa luuqada may baran ! Manaha wwx aan ku xamanayno lakin social media is not life

    • @Dhalada-p6l
      @Dhalada-p6l Месяц назад +1

      Hormanwacan amira❤😊

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e Месяц назад +4

      Haa wlh amiray maal gashi sameyso jaaniskaga ka faideyso

  • @MunaAhmed-i1k
    @MunaAhmed-i1k Месяц назад +23

    Ku salliya nabigena scw scw scw scw ❤❤

  • @NuuraIidle
    @NuuraIidle Месяц назад +34

    Amira hooyday kudhalin abhay kudhalin hadna hadna aduunka kugu jeclhay sababtana adaa iska leh Amira qurux qalpi wangsan 🎉🎉🎉🎉😢❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @LakiSaid-f4t
      @LakiSaid-f4t Месяц назад

      Abay isku midan nahay aniga xata gabadh wan jeclahay ❤

  • @AxmedYacquub-w1h
    @AxmedYacquub-w1h Месяц назад +14

    Team amiira Caan Kusali nabigeen maxamed scw scw ❤❤❤

  • @ASWANAXMED-m2k
    @ASWANAXMED-m2k Месяц назад +17

    maamo calwiyaa wn ku salaami hooyo inantaadu wa qof wngzn haka warwarin dadka wxa xun uso qoraya wxba kama badalayan wa strong women smiradeena😢

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r Месяц назад +29

    M.a Hooyo karti leh tahy Amiiro hore u soco

  • @user-ZALMAQURUX
    @user-ZALMAQURUX Месяц назад +18

    Amirayy waaku heesana routinekaaga wllhi noo soo badi daqiiqadahana soo dheere saa noo jeceshhy si ka daran anakaa kuu jecel queen noo faraxsanow mar waliba😊❤

  • @IdilDahir-o8l
    @IdilDahir-o8l Месяц назад +32

    Alla wllahi waan aamini lahayy first ban noqdayy ax amiiradeydi allow haidilin ano kulakulminn❤🎉😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +51

    Sariirta inta la keenaayo dhulka maahane meesha rabto baad seexan kartaa Amiira hadaad rabto jikada yacni iqtiyaar ka adaa leh wax ceeb ay tahayna malahan saa sheegtay waye maxaba ceeb ka dhigaayo ❤mida kale dhulba hahane joodariga ween oo sariirta sowdiga firaashanaayo ❤

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Месяц назад +3

      Ani dhulkan kajeclahy sarirta wlhi😂

    • @Sahroooyyyyy
      @Sahroooyyyyy Месяц назад +2

      @@Gosha-rercarale ani sarir ween lee ku sexda dhulka shock kqaba hda ka hor aa jinic igu qaniine😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      @Gosha-rercarale anaaba aqaana gabdho dhulka seexda iyadoo guriga sariiro badan yaalan joodari intay dhulka dhigtaan bay dhahaan saana jeclahay 😅

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Месяц назад +1

      @@adoontiallesiman262 wlhi dhulka jeclahy ayeyo aan la sexda qolkeyga wanba iska so xiraa😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Месяц назад +1

      @@Sahroooyyyyy aa cabsataa😂😭

  • @MohamedCali-p8h
    @MohamedCali-p8h Месяц назад +32

    Amiira qof lagu tashan Karo ❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Месяц назад +22

    Ceyda muxuu dal dalaa 😂❤ amiira Routine ka so badi wuu shidan yahy❤

  • @HudaAhmedMubarak
    @HudaAhmedMubarak Месяц назад +9

    Mansha Allah qali Allah ha idin barakeeyo Amiiraay adiyo famliga ❤ amiira quruxey
    أميرة اميرات مثل قمر المنيرة 😊❤

  • @KafeeyoAhmettmohamett
    @KafeeyoAhmettmohamett Месяц назад +8

    amiiro qurux in aad hooyo.lasheekeysati.waa u farxada qalbi maasha alaah❤❤❤❤❤

  • @NajmoCabdirixmaan
    @NajmoCabdirixmaan Месяц назад +7

    Amiro abayo macan ceb malihid waxatahay boqorad allah hakuxafido hooyo calwiyo ayadana cimrigeda allah haubarakeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 Месяц назад +5

    ما شاء الله تبارك الله الله يحفظ لك امير قرح الله يخليك ويحفظ لك انت واخبارك وعائلتك وامك الله يحفظها ومع الوجه الله يحفظ لك انت كمان الله يعافيك ويخليك يفتح لك الباب الجنه وينور كل الدنيا والاخره❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Fariixa120
    @Fariixa120 Месяц назад +13

    Nabiga wuxu dhahy wllkada hada la hadleysaan hadal wanaagsan kuhadla ama iska aamusa amiiro guul wacan insha Allah abayo qaaali sido kle wanku jacel nhy❤👑👑👑💋

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      4 qof oo xun waye oo aan caqli badan lahayn kuwa caayaya lkn inta wanaagsan baa ka badan

    • @Fariixa120
      @Fariixa120 Месяц назад

      @adoontiallesiman262 xaqiiq

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 Месяц назад +23

    Walalayalo ilaahay ka cabsada intaad Amira xumaan u raadinaysan hooyaded oo waalidkin oo kle ah qalbiga ha xanuujinina idinkuba ma jeclidin inay hooyadin murugte 😭🫶hooyo Calwiyo waan ku jecelnahay hooyo mcn commentiyada negativeka ah kwa positive ahba ka bada ha murugoonin hooyo🫶❤️‍🔥

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Naago maseer haayo waalid maxay ka og yihiin ceyda dartiis bay u caayan lkn ma helayaan Amiirana cay wax ugama qaadayan sido kale inta wanagsan baa ka badan

  • @safasafamohamuud6721
    @safasafamohamuud6721 Месяц назад +1

    Amiira hooyadeed aa fariin u diraa " hooyo inantaada wllhi waa jecelnahy inta xun waxay ka maseersan yihiin waa guusha ay gaartay inta amiira jecel way badan yihiin love you mama ❤❤ inantaada ha u baqin waligaa ❤

  • @AxmedNuur-ex1pf
    @AxmedNuur-ex1pf Месяц назад +7

    gaays amiira 2m malyan aagaarsiino weyuqalantaa waa gabar wanaagsan ❤❤❤

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j Месяц назад +27

    Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw ❤️

  • @BisharaHassan-ed7pn
    @BisharaHassan-ed7pn Месяц назад +21

    Dhib malaha abayo wixi wax xun kashego ayake utala lkn muhimadu wainan kujecelny❤❤😢

  • @FarahDawo
    @FarahDawo Месяц назад +9

    Kuwo Doqomo ah ayaa ku caynee
    Lkn Cay maba lihid wxy yihiin ayay shegayaan
    Qu een amiira qurux guulayso Akhriyo aduunba ❤🎉

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      cay malaha kuwaasina Nin dartiis bay u caayan lkn way ku daalayan

  • @amranabdi6468
    @amranabdi6468 Месяц назад +3

    Masha allah amiiro wa dadaaleysa afarta xun ee cadawga ah u joojinin hoyo calwiyo ducadeda kula jirto waxbe ma arkeysid iyo aabe mcn intan iyo kabadana ku rajeynaya insha allah ❤

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 Месяц назад +8

    Amiira is the best routine💯💯💯❤️💞

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Месяц назад +9

    Mama Calawiyo hora lo yiri Qofki Dhawrsonidiisa wanaag laga Dhehanaayo bulshada maanta ugu Dhiiran Dhaliil iyo eed ma waayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ AMIRA wa gabadh Daacad ah Dhaqan iyo aslubta Dhalaanimo lagu barbaarshey Dhigeedna ugu horeesa ogow Dhaleecadu taaban meyso. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Omg ❤❤❤ Abaanad miyaa tahay

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Месяц назад

      @adoontiallesiman262 ma'ihi lkn waan isku daya...Milyan Qurux wanageeda igu dhaliya lol.

  • @ifkaahmed9086
    @ifkaahmed9086 Месяц назад +6

    Maama calwiyo wan kusalaamay hooyo gabadhaada amiira waa gabar karti leh Allah haxafido

  • @rihanasaleh8110
    @rihanasaleh8110 Месяц назад +14

    Mama calawiya adi iyo gawertaada waan idin jclnhy wllhi waxd dhashay gawer aad udawecd fcn m.a 😊

  • @Juu_qurux
    @Juu_qurux Месяц назад +49

    Amiiradeydi wan ku jecelhay Noloshu kuma xumeyso boqordeydi Quruxsan sidii hoyadeda keep going 👸🏻🫶🏻❤️😘💐

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Месяц назад +8

    Amiiradeena waxwalbo oonookeentid wankahelnay waana jecelnahay horay usoco abaayo farxadaada waafarxadeena guuleyso abaayo🫶🫶🫶🏻😊😊😊❤❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 Месяц назад +2

    Naaa amiira qurux bdneey baayo mcn maxaa laguu caayi ma adigaba ceey leh sowta nagtas yar ee Masha Allah ee fariida ah ee walidked ka duceysatay cay malihid baayo mcn ❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Abaayo naago ka maseer san baa cayo lkn fariid waye waana naag adag cay waxba ka qaadi mayso

  • @Nafteed-Jaceyl
    @Nafteed-Jaceyl Месяц назад +3

    Ceeb iyo cay midna malihide…Ee Bariyad, karti badan qurux iyo dulqaad oo family wanagasan ka dhalatay baa tahay dear ❤️🫡💯👌allaah ku siyadiyo..Xisbu sheydan lama waayo ayaan ku leenahay hooyo 1:2 Million hadey wadato….point 3 kale allaha soo ahdeeyo ayaan leenahay…Ee hooyo macan we love ❤️ hooyo wlhi malin walba adan ku duceeyaa… waayo adunka wry yartahay hooyo gabadheeda rabitankeeda iyo hope keeda ku garabgasho bila shurud manshallah--allaah noo kaa xifsiyo Our queen Mom❤️🫡💕👏🏅🏆
    Markasta Waxan soo xasustaa ani hooyadey baan raba…inaan ado somaliayaa adaa..iyo sidey Adna u celcelin…waa ku baryaaa waa isarkeynaa mardhow i shallaha yaa oga soo tagee walashaa isgarabsada iyada kula joggo bas hee Hooyo🥲Manshallah
    Waayo waayo alhamdulaih allaha isu kiin deysto dhamantiin sweart heart 🤲🤲❤️❤️❤️🌺👏🏅🏅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Wllhi Abayo mcn saas aad sheegtay waye hadal waa dhamaysay ❤ sido kale Amiira 4ta qofe xun waxba kama qadayan inta wanagsan baa ka badan

  • @FahmaMohamed-yb4ch
    @FahmaMohamed-yb4ch Месяц назад +3

    Ayyyy routine saan ujeclaahy weliba kuwa night is the best Wllhi horey usoco gabadheeni ❤love you amiiradeena ❤️🫶

  • @HodanMaxamed-t7h
    @HodanMaxamed-t7h Месяц назад +10

    Amiira nolosheydii ❤

  • @KowsarAbdi-o6h
    @KowsarAbdi-o6h Месяц назад +1

    Amiiro inta ku jecel aya ka badan inta ku cayso waa nag ku gaari weyde io nin ku heli waye gabar qalbi wngzn aya tahay yaa ku nici kara ❤

  • @FaadumoSahayb
    @FaadumoSahayb Месяц назад +3

    Amiiradaydi wlhy said ayaan ujecl nahy mom calwiyo iyo familka dhamaantood we love amiiradaydi wax walba oo aad noo leento waa ku qanac sanahyy❤❤❤

  • @SuusuuAbdi-r3n
    @SuusuuAbdi-r3n Месяц назад +6

    Asim omy days habaryar soo barbaar❤❤

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i Месяц назад +8

    Amiiro Qlbi waanga boqardiiii habalha plz Gabdha yaar dhafaa ilahaya garinysan ishaa ka jeediya yariista nolasha aaaya sameysta ka xuntan Allha isha haka hayow wlo ma dhawaa umadan ianta yar dhafa qaracay u rusaaa amiirda xagaa yaa laga so maarin ❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Way maseersan yihiin ceyda ayay u waasheen mana helayaan 😂

  • @Caziiza-f5f
    @Caziiza-f5f Месяц назад

    Hooyo mcn Allah ha ku xifidiyo insha Allah my queen amiira qurux aad ayaan ku jecelahay qalbi ❤❤❤

  • @AbdirahmaanAbdikariiim
    @AbdirahmaanAbdikariiim Месяц назад +7

    Waxaan noqday qofkii ugu horeeyay ee like saaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 Месяц назад +1

    Hoyo calwiyo wan ku salamay hoyo mcn waxa dhashay boqorad dulqaad badan o karti badan allaha inoo xafido amiira cadeey ❤❤

  • @ShaymaXaaji-ti7zq
    @ShaymaXaaji-ti7zq Месяц назад +3

    Amiro routine ka naga dhaaf isbuuci hal bari lee soo duuba inta kale challenge soo suubi si ayanu hore ugu socono😊

  • @ManoCabdale-k2g
    @ManoCabdale-k2g Месяц назад

    Amiiro tiimaka uu laawo markas ayaa macan aheedeen hada xiiso maalahan❤❤❤❤❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 Месяц назад +10

    Hooyo dadkan maser San comment yashotha waxba haga soqathin kudheh bcz dadka kujecel lee ha firiso dadkan masersan ha isku murjinin kudheh hooyo amiradena anaga jecel o marwalbana garabketha tagan so keep going and keep forward amirayyyy❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      Aad iyo aad wax maseersan miyaa hadalkooda wax laga soo qaada inta wanagsan ee Amiira jecel baa ka badan ❤

    • @ifrahmohamed4570
      @ifrahmohamed4570 Месяц назад

      @adoontiallesiman262 exactly 💯

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Месяц назад

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah hooyo wanaagsan baa ku dhashay oo waliba quruxleey ah oo qalbi wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @NajmaHaji-w2b
    @NajmaHaji-w2b Месяц назад +4

    Cayba malahid wllshy waxai kucaya waxaba hauarkin ❤

  • @XafsaHaaaji
    @XafsaHaaaji Месяц назад

    That is why aad u tahy boqorad abyo hore U soco dadka xun dadka ficn ka badn wax maba ka so qadeesidee hadaladooda anaga oo ka badn ku jecel marka xppti keep going again aqwan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zamupretty
    @Zamupretty Месяц назад +3

    Wlhi the way i love this two ppl ceyda and amiira m.a unexplainable ❤❤❤

  • @B15A-rp6
    @B15A-rp6 Месяц назад +2

    Amiira routine noo soo badi iyo challenge badan oo adi iyo wlaladaa ah noo soo duub oo funny ah 😂❤ we loveeeee you boqoradeeNa alle ha idin dhowro adi iyo familkaaa 🤲🏽❤️

  • @IdilHirsimahmoud
    @IdilHirsimahmoud Месяц назад +6

    Mama calwiya wan ogahay comanti waa aqrisa Sundus iyo amiiro heshiisi mama ❤🙈

  • @AmaalJamaal
    @AmaalJamaal Месяц назад

    Alle hakudhawro walashy kun karoon boqorsan my Queen Miiraa 👑❤🎉

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Месяц назад +3

    Amiiro dad ka kuwo xaaran ah aya ku jiran taasi Hooyo u sheeg wecel comanti fiican kama su gey sid kaskiin dad ka xalasha ah aya ka badan ❤Love you

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Месяц назад +1

    Mashaa Allah Amira Qurux
    Hooyo calwiya wan jeclahay
    Ilaahay ha inoo xifdiyo hooyoyinkeen mcn Aduun iyo Akhiro, guuleysta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb 💕🫶

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi Месяц назад +3

    Amiiro abayo susuu iyo faatma noo keen next video waa uxiisnay muqaladodii

  • @BasmocusmaanBasmocusmaan
    @BasmocusmaanBasmocusmaan Месяц назад

    Amiiroy waxa tahy qofta ugu wanagsn aan kabartay team 27 masha allah alle anii xafido dhamaan tiina abayo mcm 💖❤️🫂💏

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 Месяц назад +5

    Gabadha ugu dulqaad badan hadana Hoyoo karti badan ayaa tahay Amiiradeena hore usoco love you qurux badan ina mahamud❤😢

  • @MohamedAlbiitare
    @MohamedAlbiitare Месяц назад +2

    Amiiray abyo quraanka 'salada iyo adkarta badso qaali subax kastana baqra ku shiid guriga dhan is ilalali qaali wan ku jeclnhy sisteryyyy 'hhoyo calwiyo adna caafimadka allah ku ziyadiyo adiga hddan ahn lahyn amira ma arki lehyna ku jecnhy hooyo queen amira adna ha niyad jabin tedkle somali imaw fuleynimada dhaaf anaga istaaf ku naqanyna intasna waa kaftan lkn somali imaw❤❤❤🎉

  • @Nastehamoha11
    @Nastehamoha11 Месяц назад +5

    Ayyy hoyo mcn anaga xata wa kujecelnahayy wllhii teda kale dadka comment ga xun uso qorayo wa kuwo kamasersan o gari waye Amiiradena anaga jecel wadka nagama qade Hoyo mcn ay hope ina comment ga aqrineysid waku salame mama👋👑❤

  • @YasminJamaMohamed
    @YasminJamaMohamed Месяц назад

    Masha allaah allaah haku dhawro Amira dar illaahay ban ku jeclahay

  • @NajaxMahad-d4q
    @NajaxMahad-d4q Месяц назад +4

    Amiro Routinekaga San Ujeclhy Waliba Sonka😂 Horay usoco abyo

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 Месяц назад

    Hooyo cay maleh wligy wxmaka shegin mamo ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo ❤

  • @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
    @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan Месяц назад +3

    Amiira qofta kaliyeen routine keda lagu caajisin ayaad tahay noso badi hopti waliba routine malinkaga noso duub❤

  • @AsmaAbdi-k4r
    @AsmaAbdi-k4r Месяц назад

    Masha Allah hooyo mcn nolosheyda Alle ha ikaa xiftiyo hooyo mcn alle ha ikaa xiftiyo ❤❤❤❤

  • @munocali2746
    @munocali2746 Месяц назад +2

    mamo calwiyo cimar dheer i cafimad ku rajena❤🤲

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e Месяц назад +1

    Mamo calwiya amira anako dhan ba jecel 4qof cayso doqomada ha u qaban gabadha quran saaro alle ishoda hakaga qabto

  • @fardowsaahmed4978
    @fardowsaahmed4978 Месяц назад +2

    Amiro caday wan idinsalamay adiga iyo hoyo macan walashay qali hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Akwadani
    @Akwadani Месяц назад

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SumeyaAli-r5v
    @SumeyaAli-r5v Месяц назад +2

    Hoo yo calwiya wakusalamey ✋✋ amiiradena waku jclnahay keep going sister ❤❤❤❤❤❤

  • @SahrasadMoallim-qz2zx
    @SahrasadMoallim-qz2zx Месяц назад

    Masha Allah Amiira qurux wakujeclahay adiga iyo familkaga Allah hakubarakeyo

  • @nimcocabdilcali815
    @nimcocabdilcali815 Месяц назад +5

    Amiira routekaka saan ujecalay walin maraka cod saarasid midka habeen ki iyo ka malinta soobadi in shalha

  • @badraagaxafada4406
    @badraagaxafada4406 Месяц назад

    Masha allah wllhi Qlih
    Ilaahay ha idin barakeeyo adiga iyo familkaagag Qlih❤❤❤

  • @MunaYusuf-o8t
    @MunaYusuf-o8t Месяц назад +2

    Ayyy miiradeena saan u jecalahy routinekaga🎉❤noso badi habeen dhaaf no so gali😊❤❤❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e Месяц назад +1

    Queeney ku jecliya muqaladada amira waa qofta kaliye video yadeda ku enjoy gareyo specially malmahan danbo no buuq jawi dagan ban ku dawada❤

  • @darwinnunaz
    @darwinnunaz Месяц назад +113

    Team Malika🙋

  • @QamarabuukarmaxamadQamarqaali
    @QamarabuukarmaxamadQamarqaali Месяц назад

    ❤❤❤❤ maasha allaah horay u Soco amiiro qurux

  • @QadraAli-t9g
    @QadraAli-t9g Месяц назад +5

    Boqoradeydii Miiraa Ku Jeclhy mcnto❤🎉😢

  • @sabirinyasin4135
    @sabirinyasin4135 Месяц назад +2

    Amiiro wiilkaaga Asiim gacmaha aad kaaga eg yahey Gacmahaaga waaweyn m.a ❤❤😂😂😂

  • @FaadumoSiyaad21
    @FaadumoSiyaad21 Месяц назад +7

    abyo amiiro anaga waan ku jacel nahay hooyo calwiyana waan jacel nahay abyo dadka waxa Cayo waa in yar ooo xun xun adiga kali gaa maah dadka dhan ayay cayaan waa 4 xabo oo kalo ah intaana iyaga so hanunayo waxaba hakaso qadina adiga iyo hooyo calwiyo 👸🥺😊

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Amiira waxba kama soo qaado Abaayo inta xun ha iska caytamaan naagtan naag cay wax loga qaadayo maaha

  • @MubaarigCabdi-v5k
    @MubaarigCabdi-v5k Месяц назад +1

    Amiira qurux hore usoco insha allah waxan kugu ducaynayaa KING CAYDA🎉🎉🎉

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Месяц назад +5

    Marke dhahdey hoyadey aqrisato😢🎉❤

  • @asmamohamed749
    @asmamohamed749 Месяц назад

    Maansha Allah maamo calwiyo familka Alle hYdin xafido waan ku salaamayaa maamo sigaara iyo baabaa❤

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni Месяц назад +2

    Mnsha allah amiiro l love you ❤️ ❤abyo mcn guuulayso huuno ❤🎉🎉

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 Месяц назад +1

    Masha Allah routinekaa best weye amiira❤

  • @safanaqurux585
    @safanaqurux585 Месяц назад +4

    first one love you amiro qofta kaliyo laydhaho matano aatihin