@@SafaShariif-i4kwlhi labadooda saa u taagro hada ogad lehed sas ma dhihi leheen ani tagero somali makasaayi carabta ku dhashay qofka taageero nafta waa u huri kara 😂😂😂
Amiira miskiin waye inta prank o ayna ceyda ka aarsan 5 way gaarayaan hadaysan ka badneen mar horaa ugu danbaysay inay Aarsato hadana prank yo xun bay ahaayen 3 kamid eh marka team ceyda markiina waye maba xanaaqi kartiin 😂😂
Whi caqan waba caq biyo ku jiree gabar wllshy ah mid aan waxba ku jirin oo dabka lagu babiyo hadaa taqanid aa lagu tuury madaxa uga dhacdau wayna dilacday😂❤😂😂😂sheeko maa aaminee kulahaa wax walba ay soo dhigto wan amaamjnaa waa ru tee boqorada😂❤❤❤❤❤@@cabdallaxidig-uf3ds
Pranki somali dhigto aan la Isla ogayn majirto aaminsanahy 😅 bal marka madaxa ay kusoo aadisaty siduu xoog ugu dhuftay heer bahashii go'do 😅 anaka ciyaal Maa noo malayseen hee 😅 kheyr Alle ha idin siiyee iska wata hawshiina😅😅😅
Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd❤❤
❤
❤❤
Wan kaxumahay meshaal tiktok ma ahan ee youtube waaye like dheh😂😂
@@RaaxoCali-r9j 😂😂😂😂😂😂
Sawab ma u noqon karaa in 1,000 qof illahay danbi dhaaf weydiisato
استغفرالله واتوب اليه ❤
❤
Scw scw scw scw
Scw scw
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢❤️🤌
Salalahu calehiwasalam ❤
Asc❤
Scw
😅😅😢😢😢😮
Scw scw scw
Gefkaana io geerideyna illaahey ma kulmiyo🤲😢😭
Yaa rabi amiin duco kafiican majirto qaatumo qeer qabto allaah nasiiyo
Amiin amiin 🤲
Amiin yarabbi
Amiiro abaayo wallaahi hooyadey kuma dhalin aabahayna kuma dhalin balse waxaan kuu jeclahay sida walaashey iga weyn oo kale abaayo isha cadawga alle hakaa qabto❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😅😅
Amiin yaqey tan yar wan wada jecel nehee🥺😂
Rer caralena maxa kenay meshan na maa isku kay shegto rer carale hada tahay
Same walhi Aniga xita wan jecelahay Amiira ❤
Waxan yar waan wada jecelnehe amiin ❤😢
Tugsiga joji😂
Team Amiira Meshan Ma jogan Wa Arsaney ugu dampenti😂❤😂team amiira one like🎉❤
Ala dhiga prank xanunkisa wata😂
Maxa arsan mada arag quruurada isku shibtay hosteda dhigtay 😂
@KINGFATE-o3smxaa kaa galay wtfffff🫨
Ayy haaa wllhiii 😂😂
Lkn still waa yarayhy kan mid kawen ayaa rabnaa😂
aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw scw ❤❤❤😢
Cawa cayde amiro inuu jecl yahy hadal kisa ka garty 😅😅😅😢 wu oyi rabee wu is cel celinaye hhh
Oo ani waxaas maba arkine😂
Cwo le ma ogathy ceyda inu amira jecel yhy
@@FaadumoShikhmursal taas waan ogay ee wxe shegeso kawady wuu oyn raby dhhde
Team amiira qurux Caan Kusali nabigeen maxamed scw scw ❤❤❤
Maxamed❌Muxamed✅
S.C.W ❤❤
scw scw scw❤
Scw❤
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Kusaliy yaxabikeenimaxamed scw scw scw scw scw ❤
Scw❤
Amira prnkigan wuu fududyahy mid kan kadaran rbnay asiga midka kugu sameeyo waad argta adna wx dudud lee smesa hda kadib mid adag keen😂
Adi hadu kula fudud yhy asi wuu ku adag yhy maxa yelay jacelkisa laga dhigay ino dhawacey taasna waxanun😢😂
Wasax 😂mid ka daran ma jiro ku sii wad heee
Waaba beene😮
@@MalyuunCawaale-nm4py
haaaa prank leysla og yhy waaye
Ileen.ceyda ma,arkaayo miyaa caaga hoos dhigatey ee isku shubtey😂
Rali girin
Ceyda wallhi okujacelyahay ❤ allahumabarik🎉❤🎉❤
Amiro ka arso wali ahlu ka ohisiiye
Maxa aragtey
amiro wa aarsatay bes ka dhaaf wilka hadii kale team cayda wan xanaaqin warhoy jog amira nin ku digay kuma dilin wa ku baqa amira😂😂😂😂😂😂
Sudu u murugsana iyo sidu u yidhi mcqul ma ahane ee u farxay wllahi cayda waa nin rageed❤
17.43 omg lets go bby😂😂😂
ayy ugu dambeyn team amiira waan arsanay lkn kan woo yaryhy kuwa badan kusoo sameey❤😂
Micnha hda wxn run u qadàte mia caag madaxa ku dhacy dhiiig ka imanayo asina wo amina mia😂
@@MohamedHassan-un2shhhhhhhh anaga ciyaal mey noo ma leee yaan sxbow😂😂😂 horta dadkaan😂😂
Yeeeeeeees baaag ugu sameysaa inan na daaba diigta ceeyda qaar kle sugan😂😂😂😂❤❤❤❤❤
Kan prank maehe magac kle halobixiya😂😂😂😂😂🎉🎉
Amiiroy inaa sanka dhiiga iskaga shubto ee ahayd😅saasa ka fiicned anyway waa Aarsanay team amiira😂😂
Amiiro dhib badana 😂😂😂waka naxsatay maskiinka 😂😂😂amaan isii marke dhahdey ru runa umaleyay waba naxay amiira iyo ceyda hade kala haran RUclips dhan wa iska dhafa 😢
Ani xta wllhi la aantod abaar
@@BoqRaD😂😂 bisinka
Wan kusugyna 😂ya lgu arkin he bani adam weye waligoda halis ljogo lma oran qfba danba leyahy
@@SafaShariif-i4kwlhi labadooda saa u taagro hada ogad lehed sas ma dhihi leheen ani tagero somali makasaayi carabta ku dhashay qofka taageero nafta waa u huri kara 😂😂😂
@Mulkiyada tagero somali ly weye umata mnta iyo bri inta laxisayo ly weye hdhow kuma jirto kkk
Team Amiira ugu dambeyn wan aarsaney yeah❤️🩹❤️
Ayyy Ugu dambeyn waan aarsaney 💪🏻💪🏻weli waxbaa kuu dhiman ceyda 😂tan kaliya ma,ahan 😂
Wey is ogyahiiin
@ taas adi maa og 🤔
@@FahmaMohamed-yb4ch hada mawax ila so hor farisaty isma oga maskin waba aminty 🤣🤣
Waaa ar sa nahy kula haaa. Waa aa min ty hada😂😂😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋❤️
❤❤❤😂😂🎉🎉😮❤🎉😂😢
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw scw
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw
Kahari wese way ku haysata ceyda cawa god nogu jurta😂❤❤
The way he was so gentle with her and yelled at the boys didn't yell at her even when she lied is just cute 🥹
Yh he's very cool ❤
Damn it's obvious that they are acting lol😂
@@salwaabdullahi5945 yeah too obvious 😂
Oh hell no!! Hada ma waxaa idhihi rabtiin waxey isku shubtey ma arag 😅oo wayba is agdhigtee😂😂😂 omg waa yaabanahay
Hadaan layaabay
😂😂😂
Abayo sifican u firi lugahede ku qarinee
Wlaal hagarta iskadaay ee ucamir nooh😂😂😂
@@FartuunMuhamedlugahay ku qarine waba iska jeejesanayzaye😂
Maskiin wlhi wuu ka naxy😭
Ceyda wlhi wuu dulqaad badnhy😭
Amaan isii aydo leh buu hadna caafimd keda ka fikiroya😭
Muxu sameya hee ileen adaa saan iigalay ladhahaye😂
Amiiray inaa suuxdina ugu dadho bay ahayd wadnahu ha go ee😂😂 yes wa arsanhy
Markas wuu u dhawanaa noh ayadana marabto 😂
@@BushraMaxamed-i3mwax garad 😭🤣🤣🤣
Hhhhhh oo hada prn k ahaan maaa u aaamin ta. Ar dad kaa naaa😂
@cabdallaxidig-uf3ds pranki yado dhan waa been lkn prank ceymir hakashakin see ku dhahy🥱😂
Na ma walantahay meesha wada ninka markay suuxdo mxaa u xala😂
Gabadhan yaa iala jecel❤
❤❤❤❤❤💐
Ugu dan been waaaa ar sa nay team amiiro qurux 😅❤
S0rry ceyda wlllhi mazaakiin waaye zuu u naxaaannka yaabay
Aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw❤❤
Waawary halita luguusheegaayo waasidaanookale 🫣🫣🥺sinwan ufarxay sine anoo og ineebarangi tahay ayaa unaxay😁🫣horay usoco abaayo iska taxadar ilaahey haku xafido abaayo🥰🥰🥰😊👍👍
Ala amiira dhibadana😂😂
yaa isgaaray ceydow tan wey kugu yarthy wax badan kuu dhiman❤😂
Atiri shada jalinka wa arsatay😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😅
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤😂😂❤❤😂😂❤❤😂😂❤❤❤😂😂❤❤❤😂😂❤😢😮😮
😂😂😂😂
Kkk maskiin cayda waa laga arsaday maskiin si qatara weli amiiro qtar tahay ❤❤
AMEYSINg amiira prank xgoo oo fan fan ah waaaye dad is fahmey m.sh❤wadintaaaa❤
Yeys waa Aarsane TEAM AMIIRA QURUX BOQORAD DEENA BOQORAD KINGA CEYDA
TeAm cayda marnaba no hoos 🎉🎉❤❤
Amiraa abayo blind date with Somali version sosubi plzz😢codsi waye 😢
Oo dhaladi maba qarinine caku bene😂
😂😂 waan is waydinoyaaa dhaladi aaway
Haaa waan yaabanahay aniguba 😂😂😂
Naa kan barabne mid kulul kuso samey noso Aar ninkan wawenka waye wax waweyn kuso samey❤
Saa ujeclhy lee ceda io amiro markee isla joogaan❤😂
Alla Amiro cwa waan arsne ee waxaan wataa cotsii waxan rabaa in aad ukentit suprise Abdifatax ❤❤❤❤❤❤❤
Team Amiira saana rabna ceyda caawa goda nogu jirta🎉❤😂💃🏻
Maa joog tiin😂😂
Ugu dambeyn team amiira way aarsadeyn😭🤌
Maa joogtiin aarsigena waa dab😒😂😂😂
Ayyyyy ugu danbayyn team amiiradaydi waan aardanayyy yeeeeeeeeeez❤❤❤
Masksiin indhutgy 😭😭😭💔😂😂 Amiroo weyharthy taanyqy😂kaoysiii next time😂
Ceyda prank sharaf leh cwa lagugu sameye wlh😂😭😁😫🫶🏻💋
Prank ma,ahane magac kale ubixi
Caaga how dhigatey ceyda ma,arko miyaa
@@okiisajiisi7476 lugteda ku qarineesay marku baxayne way ka qaaday meesha
Amiira wllhi sawirka geesta xigo intaan videoga la furin wllhi ajaanib ayaa lagu mooda gaar ahaan hindi saaid qurux u tahay waana sawirka ugu horeeya oo markaad channelka furayso aad soo saartay waaaw
Sey m.a
Ayy wad ila aragtay qurux badantena
Ajanib mxaya waa somliyee 😂
@MILYAAN_DHAAN war Quruxdameeda ayan ka wadaa Hindi baa la mooda
@@Gosha-rercarale haa abaa m.a
Ku sali Nabigena Muhammad Scw ❤❤
Amiira quruxeyy caaG aa dhiig keenayo ma ahanoo m.a abaayo 👏😂😂
😂😂😂😂
Ala beerka 😂😂😂😂😂
Dhintayyyyyyy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Amiray wad u qabojisay ninka naga kululey kan wax kadaran kusamey hoayadii prankiyada ina tahy mog u qabaa😂😭😂
Err4e
Ugu dambeen ceyda waa laga soo aaray way ku yartahay intaan prankiyo badan noo hadhay in laga soo aaro😂😂👋
Hay madaxaan dhiig lee ma ka imanaayo kulahaa😂😂😂😂😂
Amiira prank waad ku sameen kartaa ceyda lkn amaan isii hadhihin abayo plz😢miskiin waaye ceyda yes ugu danbeyntii waan aarsanay team amiira😂😂😂😂
Intii marka ey prank argtey soo carar tey 😂😂 like 😂
Amiira miskiin waye inta prank o ayna ceyda ka aarsan 5 way gaarayaan hadaysan ka badneen mar horaa ugu danbaysay inay Aarsato hadana prank yo xun bay ahaayen 3 kamid eh marka team ceyda markiina waye maba xanaaqi kartiin 😂😂
Wllhi Anigoo arkin intayna amiiro soo dhigan Aa waxaa niyesty amiiro cawada inay prnki soo wado ugu dambeyn wyba soo dhigtay😂❤❤❤
Hhhhh kan prnk miyaa hada. Caag maaa dhiig lagugu dhuf ty ka I maaa naaaa ciyaal aati hen wlhi waxaan ha daaa aamin ty
Whi caqan waba caq biyo ku jiree gabar wllshy ah mid aan waxba ku jirin oo dabka lagu babiyo hadaa taqanid aa lagu tuury madaxa uga dhacdau wayna dilacday😂❤😂😂😂sheeko maa aaminee kulahaa wax walba ay soo dhigto wan amaamjnaa waa ru tee boqorada😂❤❤❤❤❤@@cabdallaxidig-uf3ds
amiira abayo wan ku jecelh lkn abayo sundsu maxd muqalo ulaso dubi wide plz ilso duba muqalida hore 😢😢
Ku Sali Nabigeena Muhhamed Scw❤😢
Bismillah wuu yaabay cayde 😂
Finally wa arsaney
Kusaliya Nabigeena scw intee iracsan isoo raca Asxaapta
Scw❤
Hadaydaan Isla ogayn Wan jeclaan lahaa lkin Wad Isla,,,,,,,,,,,,,,,,,,😂😂😂😂
Lkn Amira I am the fast person 😅😊to view and I was waiting wlxi abayoy❤
Pranki somali dhigto aan la Isla ogayn majirto aaminsanahy 😅 bal marka madaxa ay kusoo aadisaty siduu xoog ugu dhuftay heer bahashii go'do 😅 anaka ciyaal Maa noo malayseen hee 😅 kheyr Alle ha idin siiyee iska wata hawshiina😅😅😅
Gawadha kaliya aan tageero insha Allah ayada io ceyda inaa arko rajena malin 👸🏻😊
Ax yaa jacayl allow caydo kale iso 😢😂😢
Amiira sawirka marka dhiiga eh qurux kutahay 😂😂 sorry lkn xuman igama ahan😂😂
😂😂❤ woow❤
ala 2 daan dhibadanaa videoga inta prank ga ka horaysa Qosolka Aduunka waye 🤣🤣🤣🤣
Lqba tuug isma gadi karto mid kasto mar qyu indhaha fura 😂
@FaadumoShikhmursal 🤣🤣🤣
Hhhhhhh prnk faqiireed waaye. Lees la og ya hay😂😂😂
Beentii ugu wayndey dawaday 😂😂😂sowta colada dhigtay hosteds 😂😂😂😂😂
Qof ila arka adaan kaa arkay
War daqiiqada so sheeg 😂😂
Ta wax ka daran dadkan comment ga ka calacalaya😂😂
6:46 colada hostetha ay digtay oo asaga inda malaha miyaa wixis rabtin mas noshegeysin😂😂
War dadka way ka waalayaan😂😂
Sorry ceyda😢
Amiira caqliley prank gan ma suurtoobi lahayn hadaydaan dheelayn idinkoo indhaha ka xiran waayo wu u jeeda moho lkn waxa dhahday indhaha ayan xiranaynaa yacni ceyda prank dhan maba ku fikirayn omg 😂😂😂
Waa walan xolo yehey wxs wa lesla og yhy sbbto ah caga fintada dhinecede dhigtay ma arkayo miya 😂😂
@@SayidAlihassanEyntetankale dhiig sidaa ueg intee ku aragty tolow dadkan xola meynomaleyàn yaab waayee
@@SayidAlihassanEynte adaa xoolo ah caaga hoosta ayay dhigtay maxa ceyda maba arkin marku qolka galay bay qaaday waa u jeedaa
@@qaalimacalin3152 sidan camarada ka dhigaysa hee iyaga qaabkan inu ula muuqdo miyaa moodaysaa
Ma,araktay caaga mesha ooba yaal waa beyn wee isla ogyihiin😂😂😂
Amira maa caruur baa ni dawaneysa sow digaa bahash dhigaa ka dhigeyse hosta dhigtey ma arkayo miya side wax uu wada😅😅😅😅😅
Ani xataa waa yaabay ciyaal bay noo qabaan waa isla ogyhiin
Manta dhan comanti San Ayan radinayay carur me no maleyaan prank Somali hada amino 🦥😂😂😂😂
Amiira cayda raaligali wlhi saa,id kaaga maxay ax😢😢😂😂
Dhibmalahan hadan team ceyda nahay wa so argosandona😂😂
Masoconeysa le😂
Team amira walimakaarsanin abayo tukala xadana kusamey ilauilin kiimatha ceyda❤
Amira ceyda prank waxa kusameysaa nin An qaraba nahay la igu dari raba kidheh
Dhalada ay hoosteda dhigtay muu arko miyaa😂😂😂😂😂 prank ka runsan maarag weli😂😂😂😂😂
Amiira qurux asad maxaa isla duubi laadaheen challenge 😢😢😢
Ceyda sorry maskiin 😢❤
Amiiroy runta fcn prank ma smeyn krtid been sida lo sheego mba taqaanid hda iska deyso kwrn😂😂
Horey ka qoslee😂😂
Sorry cayda Team amiira caawa wad farax san tihin lkn oyin tina wey so dhawdahy😂 hadhowna qarara😂
Ala ceydaa yaayo miyaa kulahaa😂😂😂
😂😂he's funny 😂
Ayyy ugu dambeyn waan aarsaney 💪💪weli waxbaa ku dhiman ceyda tan kaliya mahan 😊😊😊
Abaayo waku wata horay usoco❤❤❤❤❤ 2M🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Soori ceyda walahi wow u damqade
Amiiradeena way soo arsatay😂❤
Ameradeena why wilka saan abayoy😢wilka kanax abayo he realy likes you darling as his sister😢
Mequu nagu sameye naga aamus
Asagaba ma arkin miya wuxu ku sameyo iyada Lee Maa aragtaa wlley
Yes team Amira hadanahy waan arsany kabax saan ufarxay lee wuu nadhiby ceyda 😎💃
😂 yes. Cawa Wan ku farxy arsigii ugu ficna. Sooy. Ku sii wad hee
Ani Amiira io Cayda waa jeclhy lkn Cayda si gara u jeclhy team Cayda hada nahy waa arsanena mar kale😂
Diyaar iyo nus😂lkin team amiira haonina
Naxariis badan cwa majooGTa qalpi😂❤
Adi io naxaris bdn tiktok ilaa RUclips is daba socda lee😢😂❤hadey imaanee anaa WhatsApp kala hadlayo sug😂
@QadraAli-t9g la aanteed nolosha abaar waYe😂
@AM_ZACKSaID wn uso shegay ma arkin miyaa sug hada soo qabaa😂😂
Wanu ka aarsaney ugu danbeyn ceyda yessssss 😂💪
Team amiraa shaqada ku soco😂😂😂😂😂😂
M.a. Allaha ku xifdiyo ❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
ma kulu leenin wlh bolic ina kuso dartide ahed waku xiraa dhahdi dhiigeya lagaa rawaa cml😅😅😅