PRANK XUN AAN KU SAMEEYAY DAABO CUN CUN AH AYAA SHAARKA UGU SHUBAY hhhhh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2022

Комментарии • 2 тыс.

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Год назад +1334

    Adoo aamusan hadaad qoralkeyga aqrineyso liketa ha ila dhaafin 😂❤️

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Год назад +105

    Hadaad nabiga jeceshahay aan kuwada salino xabiibkena maxamed scw❤️✍️

  • @niciimaaadan
    @niciimaaadan Год назад +20

    War dadkaan nabiga scw like kraadinya maxy ahaayeen nabiga ciyaar mgalo ee wax kle la imada😡

  • @gaaldile8678
    @gaaldile8678 Год назад +68

    Ku sali xabiib keena Muhammad scw 🥰😍🤩

  • @Haykal5
    @Haykal5 Год назад +100

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

    • @QATARDoha-eb9rf
      @QATARDoha-eb9rf 3 дня назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +212

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 🖤🕋💖❤️😭☝️🤲

    • @muscab8581
      @muscab8581 Год назад +1

      maxaka fican hadad aragtit wijiga allha farxad kawen majirto 💖❤️💔💞

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Год назад +1

      @@muscab8581 walal subscribe isaar

    • @user-ug9mq2jz8v
      @user-ug9mq2jz8v 2 месяца назад

      Scw

  • @hayatabdinur8378
    @hayatabdinur8378 Год назад +77

    Prank kan ka qosol badan wliky ma argin wn suuxay😂😂😂😂😂😂😂keep going asad😅

  • @rakia143
    @rakia143 Год назад +25

    Nin cad iyo Nin madow kala adkeysi badan 😂

  • @farhanomar4664
    @farhanomar4664 Год назад +291

    Hadii aad aragto magaca nabi muxamed salalahu calayhi wasalam ❤️ kusali nabiga wllo 🩸

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +138

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw☝🥺❤🕋🙏

    • @azma4456
      @azma4456 Год назад +2

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯❤️‍🔥❤️‍🔥♥️♥️♥️♥️❤️‍🔥💯❤️

    • @sadiyohassan6278
      @sadiyohassan6278 Год назад +1

      Salalahu calayhi wasalim

    • @maxameddeeq1875
      @maxameddeeq1875 Год назад +1

      Scw

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Год назад

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤

    • @yasminbashir630
      @yasminbashir630 Год назад +1

      Salalaahu calayhi wasalam ❤️

  • @yassinnor3176
    @yassinnor3176 Год назад +16

    Walaahi pranka saxan aan daawado kan uga horeeyo inta kale aan hori u daawaday wax lisla ogaa ayee ahaayen balse kan waa mid sax ah oo qofka emotionalkiisa aad ka aqrisan karto thanks wlky asad hagio iyo asxaabtisa maanta waad iga qosliseyn❤❤❤

  • @liibaancllaahifaarax7544
    @liibaancllaahifaarax7544 7 месяцев назад +47

    2024 ayaan arkay muuqaal kaan😂qosol kaa iga dhamaaday wlhi

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Год назад +305

    Imisa qof ayaa muqaalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Год назад +451

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

  • @abdirahmanyassin6130
    @abdirahmanyassin6130 Год назад +6

    Best prank ever caadhi aya uqosle runti keep going brother😂💯

  • @saabriinabdirahmaan5642
    @saabriinabdirahmaan5642 Год назад +16

    flog hal maalin ku soo sameynaa ku lahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanihassanali9423
    @hanihassanali9423 Год назад +105

    SA uqoslay caawa weligy umaqoslin😂😂😂😂😂 keep going team 27

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 Год назад +18

    Asad dhib badnidaa fanny ayaa tahy 🤣😂 allaha kuxafido 🥰❤️ walalkayga

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Год назад +3

    Masha Allah keep going Asad Hajio 🥰 ❤

  • @Hareedo
    @Hareedo Год назад +161

    Asadow kama duceysan masakiintan😂😂😂😂😂😂😂😂😂cumeer wa adkeysi badan yahay Masha Allah

  • @omarsancho6065
    @omarsancho6065 Год назад +133

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi qosolka IGA dhamaaday cawa anigo madaxa i xanuunaayo 😂😂Asad wan Ku wataa

  • @nagaadmaxamed801
    @nagaadmaxamed801 Год назад +7

    Keep going walkieY azaD🤴🔐

  • @deeqosaid5555
    @deeqosaid5555 Год назад +28

    Ani markan ceyda wajigiisa fiiriyo xasiin I qabanaysay Suu yhy darted maskin 😂😂Asad ceyda prank ka daaya ilaa afar ku samayseen teamkiina yuusan u qaadan in la xaasidayo kaligiise 😪

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Год назад +308

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @Abdifitaahmukhtaar
    @Abdifitaahmukhtaar Год назад +149

    ALLAH IS ONE 😭

  • @xasancusmaancali1996
    @xasancusmaancali1996 Год назад +1

    Number one somaali youtuber qalas waaye😍

  • @najaaxmoha7433
    @najaaxmoha7433 Год назад +6

    Wlhi daacad uqosolay prankigan waa iga gadan yahaye cumeer aad iga qoslisiisaye 😂 yaalaga dareemin wadaye

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Год назад +182

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Год назад +2

      SALALAAHU CALAYHI WASALAMM💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @hawaluulo9765
      @hawaluulo9765 Год назад +1

      allh hoooyoy asadow ilahay uqubo makugu rido

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 Год назад +1

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @asuumabintmohamed2267
      @asuumabintmohamed2267 Год назад +1

      Scw

    • @ayaangeesood3385
      @ayaangeesood3385 Год назад +1

      Hhhhhhhhhhhh

  • @bashiryusuf4756
    @bashiryusuf4756 Год назад +96

    اللهم صلي علي سيدنا محمد ❤❤
    صلاة تحسن بها الخلاق
    وتيسر بها الأززاق
    اللهم اامين

  • @amiiramawliid9871
    @amiiramawliid9871 Год назад +4

    Wllo asad hagio waxaan kuu ahay taageero weyn alle ha ku guuleeyo labada daaroodba😍

  • @maankapoi8296
    @maankapoi8296 Год назад +1

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw scw scw 💚❤❤💚

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 Год назад +99

    Waxano oo kale aa Prank la dhaha ...!😁😂😊

  • @abassjellebishar1328
    @abassjellebishar1328 Год назад +75

    kusaliya Nabigena scw❤️❤️

    • @hamdamahamed6661
      @hamdamahamed6661 Год назад

      Wwww walahi wilasha sixuna ugashay cayda suu isku adkaynaye maskinka

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 Год назад +5

    االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️

  • @marryme4690
    @marryme4690 Год назад +21

    Alla Qosolka iga dhamaday Ceyda No Adkeesi😂😂😂
    Cumeer Maskinka Adkeesiya Dilay😂
    Sifican U gaaday manta wallhi😂😂😂😂😂

  • @ayoubibrahim9903
    @ayoubibrahim9903 Год назад +53

    intii qoraalka aqrinoysa isoo raaca🤣🤣

  • @gmail.com4041
    @gmail.com4041 Год назад +30

    Kusali xabiibkeena Muhammad scw

  • @ahmedgaatiye2852
    @ahmedgaatiye2852 Год назад

    waa prankigii iigu qosolka badnaa wllhi asad sxp keep going you are good creative from hargeisa somliland

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +2

    Wllhi waa prank ka kaliyee iga qosliyey 😂😂😂 asad prank yo kale soosamee kkkkk

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy Год назад +73

    Nabiga halagu saliyo ( scw )🙏🙏♥️ walalyaal ku saliya

  • @ramlomohamed4112
    @ramlomohamed4112 Год назад +47

    wlhi waxanuun abera qsol iyo ooyin iskudarilahaa😂😂😂😂😂😂

  • @Apdalla__mohamuud_7
    @Apdalla__mohamuud_7 Год назад +2

    Aniga cumer qosol igu diley🤣🤣kip going asad hagio 👍👍

  • @marijo2644
    @marijo2644 Год назад +2

    I'm so happy for you brother asad hajio😘😍🥰🥰🥰❤

  • @khulasomovie
    @khulasomovie Год назад +179

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @allah_is___one6835
    @allah_is___one6835 Год назад +149

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all prophet Muhammadﷺ❤️

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 Год назад

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Год назад

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 Год назад

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Год назад

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️⚘️⚘️🤝

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Год назад

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤

  • @AbdullahiAhmed-qw7fx
    @AbdullahiAhmed-qw7fx 3 месяца назад

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤😊

  • @cabdirisaaqhassan6581
    @cabdirisaaqhassan6581 10 месяцев назад +3

    Wlh prankigii ugu horeeye ee somali sameese aan ku qoslo waaye run ahaantii so funny wlh 😂😂😂😂😂

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 Год назад +51

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣cun cun maa isku adkeyna ceyda kulahaa cawa waa fuuray qosal dartii prank caadi mahen cemer wuu isgiijinayay maskiin dheh hhhhhh

  • @qurxintaarimahabulshada484
    @qurxintaarimahabulshada484 Год назад +11

    Aan ku salino Nabigena Mohammed scw scw scw scw scw

  • @ikhlaasawil3558
    @ikhlaasawil3558 Год назад +2

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all Allah created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +1

    Ar masaakiin ax waa kanaxay waxaa muuqata ixtiraam aad u wayn in uu idinka dhaxeeyo maashaa allaah saad isugu adkaysanaysaan baan arkaa

  • @aminamusse8725
    @aminamusse8725 Год назад +80

    Hayey Asad oo prank so celiyey cabsi cabsi waye 😂😂

  • @muhiimjalato440
    @muhiimjalato440 Год назад +378

    Mac sonkor San u jecelhy prank😂😂 inta rabta abeera Cade io faadil dum dum uso raca👍

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Год назад +4

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️⚘️⚘️🤝🤝

    • @asmamaxamuudcabdilaahi2779
      @asmamaxamuudcabdilaahi2779 Год назад +1

      Na us was qan yahay

    • @muhiimjalato440
      @muhiimjalato440 Год назад

      @@asmamaxamuudcabdilaahi2779 maxa ku daray urto hh

    • @asmamaxamuudcabdilaahi2779
      @asmamaxamuudcabdilaahi2779 Год назад

      @@muhiimjalato440 😂😂🤔🤔

    • @user-md5ke5cq9t
      @user-md5ke5cq9t Год назад

      haaa mac sokor u jelelahay prank😂😂 waxaa rabaa in lagu sameeya Emk iyo faadil arimaheenan😊

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 месяцев назад

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @user-ud6ob1cc3o
    @user-ud6ob1cc3o Год назад +3

    😂😂😂😂Wll funny waa lkn asadow xaasid sanidaa 😂😂😂

  • @hamda6564
    @hamda6564 Год назад +38

    11:55 Ax wlhi ceyda Wan ka naxay miskiin🥺
    Asad ka aarsada idinkuna😂😂

  • @heemahsn2432
    @heemahsn2432 Год назад +35

    😂😂😂😂masha alh muuqaaladiina anoo fiirsanin bun cml aaloo sugaa asad king ceyda cumeer ❤️👍🏼

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 Год назад

    Alla waa fuuray wlhi cumeer iigu daran😂😂😂ceyda wuu is qarinaa xog xogashuu galay😂😂 cumeer feehaha suu u taahooyo qosol igu dishay😂

  • @aminaziyaad5704
    @aminaziyaad5704 Год назад +3

    Istaqfurlah qusol wa iga dhamday😂😂😂✌

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +41

    Wlhy caawa Beerkaa I Casaaday.!! 😂😂😂😂War ceydaa iigu daran ma cun cun Baa Isku adkeeyaa Ku Yeenooh 😂😂😂

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Год назад +68

    ASAD OO PRANK SAMEYNA IIKOW😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 Год назад +2

    😄😄😂😂😂 war qosalkii waa iga dhamaday Asad dhib badnaa Ceyda madaxa xataa waa xoqda😄😂
    Anoo is xoqayaa arkay Ani xataa bisinka

    • @Samshorts1
      @Samshorts1 Год назад

      😂😂😂ani city 😭💀

  • @nastehoahmed2489
    @nastehoahmed2489 Год назад

    Asad sidaa uu qoslayay madaxaa igu xanuunay wlhi waligeey prank saan mafirsan ❤

  • @toughman8482
    @toughman8482 Год назад +53

    Continue with ur spirit and hardwork Asad The only best youtuber guy 💕

  • @fahadyamani4527
    @fahadyamani4527 Год назад +27

    Anigoo asad fiirsan mawa seexan karo daacadi ilove you bro asad ❤

  • @muhyadinabdi
    @muhyadinabdi Год назад +1

    Ceyda xata cameradii inuu kabxay buu modayay waa kawashen wllhi😂

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Год назад

    Wlhi sidaan u qoslayey waa fuurey subxanallah is xoqxoq uu bilabey Markova😂😂😂😂😂

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Год назад +42

    Prankyada noosoobadi qosolban lasuuxay🤣🤣🤣🤣✌

  • @sahraosman7156
    @sahraosman7156 Год назад +10

    Challenge waxa someysa 30 Sakan allahuakbar iyo subhanaallah bliiiiiiizzzzz walalky qali iyar iyar na machan ajar ayey wadata allah ha ku sharfo ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰

  • @ilhaanhappy8732
    @ilhaanhappy8732 Год назад +1

    Kan prank wuu dhafay wllhi saa uqosalye wa furaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maanqawojiso6369
    @maanqawojiso6369 Год назад

    Ceyda legend wye wlhi ma is xooqayo xita hab xqriftinimo ah isku xalinaya🤣🤣🤣

  • @zeytunadenibrahim8780
    @zeytunadenibrahim8780 Год назад +25

    Cumar qosol ikudilee diqlee masokale gurigaa kulaxa wale wilkanaa iyo Marka kale ceyda ayuu kudixii adkeysoo waax yare 🤣🤣🤣 keep going team 27

  • @IsmailHassan-gd5rp
    @IsmailHassan-gd5rp Год назад +6

    Illahey amarkii cawa waxan noqday qofki ugu horeyay ee like sara misana comment bixiya 😂

  • @IlwadYasin
    @IlwadYasin 2 месяца назад

    Wlhi qosol iguma hadhin cumeer 😂😂😂😂lkn cayda isteelka isku dilayey maskiin😂😂😂😂😂😅😅😅Ala beerka wlhi waan ini jeclahay team 27❤❤❤❤🎉

  • @football_club_of_somalia
    @football_club_of_somalia Год назад +2

    Asad noo soo badi wallahi qosol waaye👍

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 Год назад +7

    Number one somali you tuber khalas waye keep going 💪my brother 🥰

  • @ashrafyare
    @ashrafyare Год назад +21

    Asad prankikan abeera kusoo samee prank qosol miidhan ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @FatxiAbdinor-vd2ku
    @FatxiAbdinor-vd2ku Год назад +12

    Hadii aad comment aqris uso gashey halkan like ha'ila dhaafin♥️😘😂

  • @asmadahabo8366
    @asmadahabo8366 Год назад +1

    Sidaan uqoslayay tareenbaa saara Dadkiii way yaaabeen cayda mrka meel xoqo meelkle ayay udhiinaysaa 😂😂😂😂😂😂

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Год назад +8

    The best person ever the most knowledgeable able and most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Год назад +17

    Alla caawa waa fuuray min bilaaw ilaa dhamaadka wan quslayay cumeer niiko ka bixi wayay ceyda caawa qosolka iga dhameysay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdirisaaqxassan7248
    @cabdirisaaqxassan7248 Год назад

    Asc asad xajiyow waan ku duceynaya alle haku soocesho laxadkagi alle dib hakuku cawilo

  • @user-ww8jn4ux7g
    @user-ww8jn4ux7g 6 месяцев назад

    Wlhi waan ooyay saan uqoslaaye asadoow waa ku qancay prankigada wlhi best

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Год назад +35

    Number one Somali RUclipsr Asad hagio big legend Alle hku caafiyo wllky 👏

  • @nasriabiib4976
    @nasriabiib4976 Год назад +22

    Ku sali xabiibkena scw❤

    • @najiibceydiid4195
      @najiibceydiid4195 Год назад

      Sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ

    • @sahraxaaji5442
      @sahraxaaji5442 Год назад

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @user-pt8ek2go8n
    @user-pt8ek2go8n 4 месяца назад +2

    Kooko iyo Amiira kusoo samey asad doo waa iga codsi😢😢😢😢

  • @saakinmaxamed8353
    @saakinmaxamed8353 Год назад

    Number one Somali youtuber

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +23

    The best person ever The most the konwledge able and created prophet Muhammad scwscw❤️❤️❤️❤️

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Год назад +98

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Год назад +4

    Asad kheyr ma qabtid wlhy wiilasha yaryarka waka inkar guratay😂😂😂😂🥺

  • @marwahabdalla4710
    @marwahabdalla4710 Год назад +1

    😂😂😂Alla Asdow Wiilsha Mxd sa ugu gashy

  • @wllziyaj9434
    @wllziyaj9434 Год назад +19

    Ku sali nabiga scw ❤❤

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Год назад +8

    #masha_allah,
    Raga wlhi waa xanuun jiday 😂
    Anigu #ciyoonba/dhaq saba waa tuuri lahaa sharka😂,
    Video qurux bdn waaye Thankz #kiinow,
    #Asad🤴
    #Cumeer🤴
    #Ceyda🤴
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @mulkihassan3361
    @mulkihassan3361 Год назад +1

    Hhhhh cawa wan fuuray ceyda iyo cumer wala gaaday wa marki igu horeysay cament bixiyo lakin muqal kasto Asad sodhigu wan dawada 😅😅😅😅😅

  • @amirakasim6167
    @amirakasim6167 Год назад +1

    Allah dulqaad badnaa wlha ani mar hore tuuri lahaa dharkan dhan😂😂😂

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 Год назад +23

    Inta challenge-gooda sidii musalsalkii oo kale u la socota like ha saarto👍

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 Год назад +45

    Cumeer wixii helaa la yaabay 😅😀🥰
    Best RUclipsrs of Somalia 🇸🇴

  • @zuzumii3397
    @zuzumii3397 Год назад +1

    Wlhi masaakin wa inaad ka arsataan Asad 🤣🤣🤣🤣

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Год назад

    Asad dhiblow aya tahay ar kada wilasha sida xajiin iyo kor cuncuun waa xanuun.
    Guul wacan hee walalkan.