CEYDA IYO ARMAAN SHEEG SHAASHADA QOFKII KASII MUUQDO MAGACIISA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 873

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 6 месяцев назад +476

    1: Pedro Rodriquez
    2: Marquinhos
    3: Juan Bernat
    4: Leon Goretzka
    5: Rafinha Alcantara
    6: Keylor Navas
    7: Dirk Kuyt
    8: Filippo Inzaghi
    9: Philipe Maxes
    10: Robert Pires
    11: Emanuel Eboue
    12: Javier Zanneti
    13: Maicon
    14: Gary Cahill
    15: Rafinha
    16: Niklas Sule
    17: Mario Mandzukic
    18: Mats Hummels
    19: Juan Miranda
    20: Raul Garcia
    21: Juanfran
    22: Leandro Bonucci
    23: Savic
    24: Alex Sandro
    25: Giorgio Chiellini
    26: Harry Winks
    27: Mousa Sissoko
    28: Kieran Trippier
    29: Toby Alderwield
    30: Dany Rose
    31: Sergi Gnabri
    32: Ben Chilwell
    33: Andriy Shevchenko
    34: Jese Rodriquez
    35: Marc Bartra
    36: Jeremy Matheu
    37: Thomas Vermalen
    38: Arda Turan
    39: Munir El-haddaadi
    40: Thomas Rosicky
    41: Wilfred Bony
    42: Alvaro Arbeloa
    43: Pep Reina
    44: John O’shea
    45: Eric Abidal
    46: Edwin Vandersar
    47: Victor Valdes
    48: Jose Manuel Pinto
    49: Anderson
    50: Joe Cole
    51: Florent Malouda
    Labada wiil midka weyn wuxuu u muuqda qof kubadda soo fiirsan jiray balse waa hore iska dhaafay, wiilka yar kubad shaqo kuma lahan waa ciyaal play station. Anigay fiisayaal igaga gubteene Part2 igu soo casuum Taliye. Lol

    • @amevg6902
      @amevg6902 6 месяцев назад +18

      Ultra Legend a tahy zxb

    • @yoonisqalbi
      @yoonisqalbi 6 месяцев назад +16

      Rivaldo Barcelona ayad katagtay

    • @mahankawali5209
      @mahankawali5209 6 месяцев назад +7

      Some to you😂 ceyda wx kma oga waa ciyal 2020 lee😂😂

    • @SirathoSuleiman
      @SirathoSuleiman 6 месяцев назад +4

      Manchester United legends 46 & 49❤❤

    • @maowali6725
      @maowali6725 6 месяцев назад

      19 ᴊOᴀᴏ ᴍɪʀᴀɴᴅᴀ* ɴᴀɢᴀsᴀx ʙᴀᴀsʜᴀ😂

  • @FadumoAweys-jk6ug
    @FadumoAweys-jk6ug 6 месяцев назад +114

    Wll gacan tda ugu raaxey sali nabiga scw😢

  • @Shanta__677
    @Shanta__677 6 месяцев назад +145

    The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢

    • @user-vi7ul7ug6q
      @user-vi7ul7ug6q 6 месяцев назад +1

      ruclips.net/user/shortsMlIWq4nhQ6o?si=DxCPIYudXATnrayj

    • @akramyaaraamvlogs7076
      @akramyaaraamvlogs7076 6 месяцев назад +3

      Mمحمد ﷺ.

    • @user-gw9dr3qr9y
      @user-gw9dr3qr9y 6 месяцев назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 6 месяцев назад

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 6 месяцев назад

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💛🥀💙🌹💙💛💛

  • @user-qs1fk4fo8i
    @user-qs1fk4fo8i 6 месяцев назад +143

    Aaway dadkii jeclaa nabigeena Muhammad scw scw scw 😢❤🕋🕋🖤

  • @ABDIRISAK-b3o
    @ABDIRISAK-b3o 6 месяцев назад +77

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishood badnaa ee Alle abuuray waa nabi Maxamed صلي الله عليه وسلم

  • @ahmedHassan-jm4lt
    @ahmedHassan-jm4lt 6 месяцев назад +39

    Allow Ramadanta Dhamaanteen nabadqab iyo caafimaadqab nagu gaadhsii🤲

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 6 месяцев назад +49

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 6 месяцев назад +67

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar 6 месяцев назад +18

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @ridwaanmaxamed2340
    @ridwaanmaxamed2340 6 месяцев назад +64

    Asad waxaan nagadhaaf shaqadayada mhn hdaanu gabdho nhy😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdulnassersaealli
      @abdulnassersaealli 6 месяцев назад +10

      Adinka hbn damba gabdho la idin keena gabdhaha musalsalda jilaan ayaa la weydiina see waaye😂

    • @yaanyurtacidda3062
      @yaanyurtacidda3062 6 месяцев назад +4

      ​@@abdulnassersaealliHaa turkida hanala weydiiyo😂😂

    • @yusra11_
      @yusra11_ 6 месяцев назад

      @@yaanyurtacidda3062ani hindi lee i weydii😂😂😂

  • @ridwaanabdirahman000
    @ridwaanabdirahman000 6 месяцев назад +16

    بسم الله الرحمن الرحيم

  • @AyaanKayd-ez3nj
    @AyaanKayd-ez3nj 6 месяцев назад +30

    Ku sali nabi muxamed scw❤❤❤😊

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i 6 месяцев назад +29

    The best RUclipsr asad Hagio
    Congratulations 1.9 million come soon ❤

  • @FathiOmer-zj7vf
    @FathiOmer-zj7vf 6 месяцев назад +3

    1:Pedro Rodrigeus
    2 : marquinhos
    3 :Juan Bernat
    4: Leonard gorotezka
    5 : Raphinha Al cantara
    6: Rober kuyt
    7 : Paulo Maldini
    8 : aledandro Mexes
    9: Roberto Perez
    10: Emanuel Epoue
    11 Jevier zaneti
    12 Maicon
    13 cary cahil
    14 Raphinha
    15 Nicolas sule
    16 Super Mario Mandzukic
    17 Mact Hummels
    18 Miranda
    19 Raul Garcia
    20 Juan fran Torres
    21 Leonardo Bonuci
    22 stevan savic
    23 Alex sandro
    24 Chelini
    25 Harry wings
    26 Keran tripier
    27 Alderweireld
    28 Danny Rose
    29 Gnabry
    30 Ben chilwel
    31 Alexandro shevchenco
    32 Jesus
    33 Marc Baratra
    34 Jermin Mathieu
    35 : thomas vermelin
    36: Arda Turan
    37 Munir Al Hadaadi
    38 Rosicky
    39 wilfred Bony
    40 Arbeola
    41 Reina
    42 john oshoe,a
    43 Eric Abidal Amiruul Muslim
    44: Vanderstar
    45 : victor valdes
    46 : Pinto
    47 Anderson luis De Abreu
    48 joe cole
    49 florent Malouda

  • @goodvideos6960
    @goodvideos6960 6 месяцев назад +17

    ilaahow Nagu Dar Dadka Aad U Dambi Dhaaftay Bartamaha Bisha Shacbaan Dhamaanteen. Aamiin Yaa Allah.

  • @bashirmaxamud5162
    @bashirmaxamud5162 6 месяцев назад +43

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد ﷺ ❤️

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 6 месяцев назад +22

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿 Ramadan Mubarak

  • @KINGJOY-
    @KINGJOY- 6 месяцев назад +10

    Ceyda waa ciyal 2018. Arman. Ha la tartansiinin. Niyow Arman. Waan legend taliye. The gunner's. Way arman

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 6 месяцев назад +4

      Suuraha mesha kala tag😅

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 6 месяцев назад +2

      Nin kaaaaa weyn baaaa ciyaaal leeedahy 🫢😂

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk 6 месяцев назад +22

    Iamk iyo ceyda yaatagersan in laisku keeno 👍

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 6 месяцев назад

      Imk badinaayo ceyda ciyaaro ma yaqaano waa saalixi Liverpool taageero

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk 6 месяцев назад +11

    Mansha allah ilahay cimriga ha idiin dhereyo amiin dhamaan ❤❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 месяцев назад +7

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 6 месяцев назад +6

    Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @c-manfamily750
    @c-manfamily750 6 месяцев назад +3

    4:07 bro ninkas flipo inzgahi wye tiago maldini maha 😂

  • @user-fl8wv6cl2p
    @user-fl8wv6cl2p 6 месяцев назад +13

    Asad ciyaaraha kama heli lkn waan iska dawanayaaaa🎉😂

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy 6 месяцев назад +12

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @NasrudinAhmed-fy7kq
    @NasrudinAhmed-fy7kq 6 месяцев назад +3

    Liverpool fans keep going ❤❤😂

  • @halilsamaleh3830
    @halilsamaleh3830 6 месяцев назад +25

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين دمر أعدائك أعداء الدين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 6 месяцев назад +8

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @MANAAHMED-cl6ef
    @MANAAHMED-cl6ef 6 месяцев назад +8

    Legend always is Legend ❤❤

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 6 месяцев назад +11

    Maashaa Allah team team 27 always respect ❤ u all

  • @user-vw2jn6rv6v
    @user-vw2jn6rv6v 6 месяцев назад +5

    Ciyaartoyda hada dheelaya keen Asad cumer iyo ceyda plz

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 месяцев назад +5

    ceyda wa aniga cml ciyaal 2020😂

  • @SadaqSocdaal-eu8rw
    @SadaqSocdaal-eu8rw 6 месяцев назад +6

    M.a asad barnaamij diini ah diyaati ramadaanka insha allaah

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 6 месяцев назад +10

    Waxan shaqadeena maaha gabdho aan iska baxno😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 6 месяцев назад +12

    Hamabilyo armaan Hagio 🎉🎉❤ team Asad Hagio is not easy ❤2M subscribers coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah ❤❤

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 6 месяцев назад +7

    Ku saliya xabiibkeeena maxamed SCW SCW SCW SCW ❤❤❤SCw scw scw scw scw scw

  • @Mascuud.Ozzy27
    @Mascuud.Ozzy27 6 месяцев назад +16

    Congratulations 🎉 2M Million subscribers come soon I.allah 👏 team asad hagio is muujiya 😊😊❤Please guys I.allah🙏🙏🙏 Maamo madiina allah xifdiyo🤲🤲

  • @user-yh3nk5el2e
    @user-yh3nk5el2e 6 месяцев назад +2

    Nabiga kusali salalaahu calayhim wasalam allah caabud walaal 😢😢😢😢❤❤❤

  • @KhadarSaamkader97
    @KhadarSaamkader97 6 месяцев назад +3

    Somalida dar ilahay kuwalaalawnay isoo dhaweeya waan kucusbahay qolka ❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 6 месяцев назад +12

    FIIRO GAAR AH nabiga { NNKH } like haku raadsan 😡😒

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 6 месяцев назад +11

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @user-hf2ir4do5j
    @user-hf2ir4do5j 6 месяцев назад +9

    ku sali nabiga wll❤

  • @wllcaba565
    @wllcaba565 6 месяцев назад +8

    Ku sali nabigeyna muxamad scw scw❤❤😢

  • @hamzasalim1422
    @hamzasalim1422 6 месяцев назад +3

    Game kaan beelo waa asadoow waa ku raaxeystay daawashadiisa thanks bro

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 6 месяцев назад +9

    Three legends always asad hajio 1.9m coming soon
    Team's king ceyda
    Team's armaan isn't easy players football's
    I can't wait prt 2 insha allah 💯💯⌛❤👍❤😊

  • @user-in5du3kg5g
    @user-in5du3kg5g 6 месяцев назад +2

    Ilaahay ramadaanta caafimaad hanugu gaarsiiyo inshaalaah

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk 6 месяцев назад +4

    Ilahayaw before Ramadan insha allah 2million ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mattanjr2191
    @mattanjr2191 6 месяцев назад +5

    Allah is one❤

  • @khadermohammed6613
    @khadermohammed6613 6 месяцев назад +2

    7:23 diego godin wuu saxay ceyda
    8:02 Savic
    9:11 Toby Alderweireld
    10:44 jermy matheou
    11:36 munir elhadadi
    12:44 pepe raina
    14:17 pinto
    15:03 pedro

    • @Chuunde
      @Chuunde 6 месяцев назад +1

      Zhp diego godin ma aha ee juanfran waaye wey isku egyihiin 😂😂

    • @CumarInziini
      @CumarInziini 6 месяцев назад +2

      ​​@@Chuunde Juanfran ciilki real 😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 месяцев назад +2

    The big legend Asad haajiyo 2milian insha allah ❤🎉

  • @shiningstar5952
    @shiningstar5952 6 месяцев назад +5

    Nio ceydow dhafarka badan iska daa damiinima ka qaadee sanad kahor waxaan biyo cml utaqaanay hada maxaa isbadaley

    • @mohametfarah2026
      @mohametfarah2026 6 месяцев назад

      dhafr maahe old legends ciyaryahano ah baa loo kenay isna wa dadki shaly kubada bilabay meelaha 2018..

  • @akaashyare9715
    @akaashyare9715 6 месяцев назад +4

    Asad adaaba football wax ka aqoonin inzachi aa u jeeda aa paul maldini iiga dhigtay ilayn Asad ciyaal 2020 ahayd dadkii hore kuu malaynaaye

    • @updihkanimathan2898
      @updihkanimathan2898 6 месяцев назад

      waad ila haysa zhp halka waan yaabay marku dhahay maldini 😂😂😂😂😂🙆🏻‍♂️

  • @JamalFarah-om1ee
    @JamalFarah-om1ee 6 месяцев назад +3

    Kan barnamij Maaha Caadiya Laisu boojaynayaa 😂

  • @Heybe6557
    @Heybe6557 6 месяцев назад +4

    Qofka ugu fcn oo qoraalkeyga ayaa like ii saarayo

  • @user-gq4mk2vp8j
    @user-gq4mk2vp8j 6 месяцев назад +3

    From South Africa 🇿🇦🎉

  • @alaabhagio
    @alaabhagio 6 месяцев назад +1

    Legend always legend 🎉

  • @carab527
    @carab527 6 месяцев назад +2

    Barnaamishka galiya gabdhaha caawa asad daawan doonin barnaamishkiisa😂😂

    • @marryme4690
      @marryme4690 6 месяцев назад

      Anoo gabar kuwo badan ka sheege mxaa u firsan wene😂

    • @carab527
      @carab527 6 месяцев назад

      @@marryme4690 taa been waaye xaliimo 🤣🤣🤣

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 6 месяцев назад +5

    Keep going brother ❤❤❤

  • @user-br4js6xs1n
    @user-br4js6xs1n 6 месяцев назад +5

    Kusali nabiga scw ❤

  • @mahamudmahamed3010
    @mahamudmahamed3010 6 месяцев назад +4

    Ceyda Sidu Amira Uu Bartay Wuxu Noqday Damiin Waxba Aqoon Laki Boy Haa Laga Badalo 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shiningstar5952
      @shiningstar5952 6 месяцев назад +2

      😂😂😂😂 waanpa layaaby inankii mxaa isbadaly

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 6 месяцев назад +1

      Daminimadey ku daraty😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 6 месяцев назад +2

      Damiin nimada ma lesku daarta😂😂

    • @user-vh6ws3ci4r
      @user-vh6ws3ci4r 6 месяцев назад +2

      Damiin wx la dhaho ma jirto e idinka amiira lee ma wx ku dacayadesan u radisan gamekan le laga bdiya marwalbo hu badiya ee jacelaa hayo sa umalenayo amiira jacel berka uga tuntay e damiin ma jiro asna ma aha amiirana ma aha😂😂

  • @MoxamedJallo
    @MoxamedJallo 6 месяцев назад +2

    Assalaam Calaykum Warahma Tulullahi Wabatakatu. Wakusalamey #Asad. Hal codsi ayaan wata fadlan markad muqal bilawi umada Us Uslimed iskasalan Oooo salanta Islam islamka kusalaam.(ASC)

  • @goodvideos6960
    @goodvideos6960 6 месяцев назад +2

    Walaalka Ama Walaasha Muslimka Ama Muslimada Ahey Ama Ahow Qalbigaaga Xumaan Ha Ugu Qaadin Qof Walaalkaa oo Muslim Ah. Waayo ilaahey Kuuma Dambi Dhaafay Hadaad Cuqdad Iyo Xumaan Walaalkaa Muslimka Uqabto.

  • @user-np4fm8wv8c
    @user-np4fm8wv8c 6 месяцев назад +6

    Wan sugeyni gema cusub thank you asqf xajiyow

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 6 месяцев назад +2

    Liverpool my team ❤ YNWA WON ARABA CUP TEAM KING CEYDA NOO HOOS BRO HAMBALYO ARMAN

  • @cabdulahisheq7769
    @cabdulahisheq7769 6 месяцев назад +2

    Asc Congratulations ceyda❤ Wall mcn guul Ayaan kuu rajeynaa insha Allaha

  • @caabiofficial9959
    @caabiofficial9959 6 месяцев назад +4

    Asadow wanku salamey waxan kuso jeeedin lahaa ramadanka dhaw inaad tartamo u qabato daawadayasha,waxanan kuu rajaynayaa inaad ku caafimado fadliga bisha ramadan

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 6 месяцев назад +8

    Go forward brother team 27 ❤

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 6 месяцев назад +3

    The King Asad hagio one love❤❤❤❤❤❤❤ Team 27 ❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 6 месяцев назад +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please👏 🙏 😭 intaad la gadhin ramadanta fadlan fadlan 👏👏

  • @mohasaid7418
    @mohasaid7418 4 месяца назад +3

    Messi funs one like 👍

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 6 месяцев назад +3

    Dad isku dhigma tartansii ceyda waa ciyaal 2020 buu ciyaaraha bilaabay

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 6 месяцев назад +1

    Welcome back again legend hore usoco legend legend

  • @Cananhassan
    @Cananhassan 6 месяцев назад +1

    I.a asad ❤🎉 soonka dhaxdiis 2m❤🎉

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 6 месяцев назад +1

    Mobeelkeyga shaashada igaga jabay yaarabi qof iisameeya iisahal🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shaaficisaabir6989
    @shaaficisaabir6989 6 месяцев назад +1

    The best RUclipsr my brother Asad Hagio keep going 2 million 🎉🥳😎

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 6 месяцев назад +3

    1: Pedro
    2:Marquinhos
    3:Juan Bernet
    4:Goretzka
    5: Rafinha Alcantara
    6:K.navas
    8:inzaghi
    9:J.zanneti
    10:Gary cahill
    11:Rafinha
    12:Sule
    13:Manzukic
    14:Hummeles
    15: Joe miranada
    16:Rual garcia
    17:juanfran
    18:Bonucci
    19:Savic
    20:Alx Sandro
    21: Chiellini
    22: Harry winks
    23:Mousa sisisoko
    24: Tripier
    25:Aderwield
    26: Rose
    27: Gnabri
    28: Chilwell
    29:shevchenko
    30:Arda turan
    31: Abidal
    Intaa ka gartey in 5 second ✔️

  • @xasankabaayofficial4923
    @xasankabaayofficial4923 6 месяцев назад +1

    Asadow so badi sxb I like this video

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 6 месяцев назад +6

    Asadaw anaga waxani shaqadaya maaha ee nafiisa iyo macalimoo intay ka bexeen 😂😂😂😂😂❤

  • @user-hw5vi4wq4d
    @user-hw5vi4wq4d Месяц назад +1

    Asad Alle dartis ku jeclahy 😊😊😊😊

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc 6 месяцев назад +2

    Asad hagio Arsenal Aya uku so buxisay Arman ceyda wala kaday ku celis waye😂😂😂

  • @Ahmedmoud-qj2nl
    @Ahmedmoud-qj2nl 6 месяцев назад +3

    Msha allh asad hajijo libaax somalida

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 6 месяцев назад +2

    Armaan hagio legend wye caruurta ha ku so dhisin wa ciyaal ki hore 🎉

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 6 месяцев назад +2

    Ceyda waa eberkiis waa ciyaal 2022 buu ciyaaraha bilaabay
    Armaan waa tumi lahaa hadaan meesha fadhiyo wxd so dhigtoo dhan waa sheegee kkk

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 6 месяцев назад +4

    Cayda zidazu ku qurx badan yahye🎉

  • @goldengirl7916
    @goldengirl7916 6 месяцев назад +1

    Yes or no ciyartas nosoceli amira qurux iyo koko kusodar wankutagera walal

  • @amranabuukar8822
    @amranabuukar8822 6 месяцев назад +2

    Asad hajio legend aan tagero ween u ahy wllkei sharaf io karaamk ❤

  • @sureershiil3498
    @sureershiil3498 6 месяцев назад +4

    One like team 27

  • @ubaxcumar9746
    @ubaxcumar9746 6 месяцев назад +3

    Hambalyo 2m wllky asad hagio team 27 guuleysta waan idin jeclahay❤

  • @user-xf4wy1oq4h
    @user-xf4wy1oq4h 6 месяцев назад +3

    Yes qofkii ugu horeeyay

  • @user-oc2rc4zq4i
    @user-oc2rc4zq4i 6 месяцев назад +2

    Allah is one

  • @Faadumo645
    @Faadumo645 6 месяцев назад +2

    Team ceyda❤❤❤

  • @maanka4722
    @maanka4722 6 месяцев назад +2

    Ceyda damiin waaye ee musalsalada weydiih 😂😂

  • @gaviyare
    @gaviyare 6 месяцев назад +10

    The king Asad Hagio one love team 27 ❤

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 6 месяцев назад +4

    Ceyda daminimadi amiro pa ku dhacday😂😂

  • @AkramPoi-zg9vc
    @AkramPoi-zg9vc 6 месяцев назад +3

    1 like team27❤

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u 6 месяцев назад +4

    Last man sleep ataan ubaahanahay taliyow like sara si uu u arko guys❤❤❤

  • @hassanyahye
    @hassanyahye 6 месяцев назад +1

    Ceda wuhubilawe 2019 marku salah imowe 😂😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 6 месяцев назад +2

    Ciyaaartooy xabad kama aqaaan waana fiirsaday bilaw ilaa dhamaad waana ku raaxeystay .
    Ronaldo, messi, Mbabe iyo achraf hakimi iyo kistoo yar oo ku bartay final word cup kii leee kasaa

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 6 месяцев назад +2

    Keep going my pro Asad Hagio 💪❤ 👍

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 месяцев назад +1

    Azad hagio number one somali youtuber keep going