Mulkiilaha Asli Maydi oo ka cawday Ajaaniib su'aalo ku waydiiyay Hargeysa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 фев 2022

Комментарии • 320

  • @eeikaahsaashaakiee616
    @eeikaahsaashaakiee616 2 года назад +33

    Lool @ the way he changes faces. He was Joe from the blocks in the interview and all of the sudden he’s an elderly unsuspecting old Somali man.

    • @shadiaahmed3626
      @shadiaahmed3626 2 года назад +2

      Omfg I’m howling at this comment 🤣🤣🤣🤣

    • @misterjibril6528
      @misterjibril6528 2 года назад

      @@shadiaahmed3626 blimey! Thought I entertained bad jokes....

    • @David-og7di
      @David-og7di Год назад

      @@misterjibril6528 YOU entertained the idea of ripping off your poor brothers. And now it is time to get yours London boy.....innit?!

    • @misterjibril6528
      @misterjibril6528 Год назад

      @@David-og7di Only when im not holidaying in the South of France or Jet Skiing in Ibiza...then yes, back to London.
      à tout à l'heure !

  • @David-og7di
    @David-og7di 2 года назад +22

    That company and the ministry and government he pays off was busted to pieces by Vice.

  • @jameschase5715
    @jameschase5715 2 года назад +6

    Funny how he flinched and gave the game away son just shows he is a plastic gangster from the UK .

    • @browneyedsomali2028
      @browneyedsomali2028 2 года назад +1

      He is currently freaking out on Twitter about it still. He even has video of the first guy retracting his interview although it looks forced through intimidation.

    • @jameschase5715
      @jameschase5715 2 года назад

      Who forced him to retract his story?

    • @David-og7di
      @David-og7di Год назад

      @@jameschase5715 his daddy in the ministry of corruption

  • @Wealth_-Cqadir.
    @Wealth_-Cqadir. 2 года назад +1

    Waa horomarkaaga ,ha niyad jabin .
    Dadbaa waxan kadanbeeya

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +1

    Subxaana Allah

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 года назад +29

    Aduu Dad Aadan Garanyhan Maxad Warysi U Siisay ,

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 2 года назад +5

    Arintan waa in la baadha si war sugan oo sax ah loo helo Insha Allah warkii jiraaba cakaaro ayuu iman insha Allah

  • @alkhadr1365
    @alkhadr1365 2 года назад +3

    Wow gaalos have more respect then the citizens.

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 2 года назад +3

    Kkkk walaahi waa waaali marka ugu horeysa taxadira dadow ha siinina war.cid aan kaadh ku tusin

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
    @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 2 года назад +3

    Subxaanallaah waxan moodey inay filim jilayaan ilaa aan u kuurgaley bal u fiirsada yaa saatir

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 2 года назад +16

    Funniest guy ever 🤣😂 isaga dhibki ah isagaana ino cabanaya eedaysanaha iyo la eedeeyuhuba waa isla isaga uun wali sheeko ka waalan mn arkin aar beeyada iyo maydiga ma sakhradaan ayay leeyihiin

    • @Walal-MokhtaR
      @Walal-MokhtaR 2 года назад

      Nio wllhi3 waan yaabay ninku hadaL jiLicsana ma Cabbay deeh!!!!

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 Год назад +1

    Saxmaha muwaadin wadankii siijooga in sisaa loola dhaqmo aaway HJ xataa hadii wax lagu haysto waa inay kuwa somalidu waraystaan😭😭😭😭😭

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 2 года назад +1

    Wadankeena qudhan waliba uu soo galay salaamaad was in labaadha arintan suxaanalllah

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 года назад +1

      Waa been ariportka kaa maa soo baaxysid indahaga laa sawiirye soolka laaga qaadye telefonen haalka aad kuu deegyso anaga
      Somalilander aha waxas oo dhaan
      Baa laagu waaydi ciid iska soo gaashye maa jeerto

  • @somalianneverlie8878
    @somalianneverlie8878 2 года назад +10

    RIMIR WALBA LAFBAA KU JIRTA
    SHEEKADANA WAXBAA KU JIRA
    MALINBAY SOO BIXI DOONTAA

  • @Daudpost
    @Daudpost 2 года назад +14

    Ninka waraysiga kaa joojiyay ka hadal?
    Gaalada adaa waraysiga siiyaye!
    Teeda kale hotel maansoor ka dib halkee lagu geeyay maad sheegin. Wixii lagu yidhina maad sheegin.
    Waxba imika laguuma qabankaro

    • @mmooge91
      @mmooge91 2 года назад +2

      Kaas isagaa soo dirsadey si uu uga dhex saaro shirqoolka

  • @Guled3
    @Guled3 2 года назад +1

    Degaanka ayuu xalufey

  • @HornLy
    @HornLy 2 года назад +9

    Ninkani wax badanbuu qarinayaa, waxaad ka garan kartaa jawigiisa & siduu u naxsan yahay.
    Wey soo bixi doontaa xaqiiqadu dhawaan.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад

    Waa dal shisheeyuhu siday doonaan ka yeelaan

  • @ibrahimadamadam948
    @ibrahimadamadam948 2 года назад +6

    Kaa ku qabamaya kaladhka wadankaabu ceebaynayaa warsysiga mushkulad haw arkine

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 года назад +5

    Waa segegar ninkaasi
    Doqona
    Maxay tahay waanu balanay
    Iyo meel ay igasoo heleen garan maayo
    Mida kale madad aanu garanayn ayuu raacay
    Siduu u baqayo
    Waad la yaabaysa
    Dulli

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 2 года назад +1

    Nin furay ah oo oooyaya

  • @naza3086
    @naza3086 2 года назад +23

    sidii drugcartel ayaa loo wareysanayaa. Waxbaa ka qaldan. Nin wax kale ku maqan yihiin ayuu ueeg yahay.
    Dad aanu aqoon ayaa meel madow la galey. Ciyaal miyuu usheekeynayaa.

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 2 года назад +2

      Nas A,
      Your opinions and comments sound like you are a qualified and experienced criminologist.
      By normal common sense, it is quite obvious that there is something fishy about this case because during the press interview it was clear that the guy was acting as if he is guilty.

    • @naza3086
      @naza3086 2 года назад +3

      @@ahmadjellah3582 As they say," you can run but you can't hide".

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 года назад +6

    Waa wixii Qudhaata ee Dalkeena ka Dhoofi Jirey Heego ayuun ba soo Shidaalisay Gaaladan .... waana Arin Abaabulan Waa in La Xidh Xidha Gaaladda Ax Ax Ax

    • @rashidsheekeeye
      @rashidsheekeeye 2 года назад

      Diinteena wanaagsan ayaa kuu diidan in 1. Aad gaadho go'aan adigoon ogayn waxa meesha yaala oo aan hubsan. 2. In aad Tuug la soo safato. Ninkani Muslim iyo dad aan muslin ahayna millions ayuu ka cunay Waa investigation socday sanado...

  • @mustafasaid7800
    @mustafasaid7800 2 года назад +5

    Aduunka inta aad joogto dushiisa u diyaar garow in waxbadani kuso marayaan oo nix nixin ee isku day inaad aqoontada iyo raginimadaada la kaashatid,
    Adiga ajaanibta marka aanu qiimayn ku samayno sida aad u naxsantahay adigaaba ajaanib lagu modayaa..

  • @Burco.
    @Burco. 2 года назад

    Ninkaasi waa tuugweeyn

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 2 года назад

    Waa bahdilad caadi aah barkhadow ninka sid ku bahdilya kaa argoos waxan waa xaadgudib

  • @salemsaleh9238
    @salemsaleh9238 2 года назад +1

    Nin daad qaaday xumbo cuskay.

  • @siciidaxmed39
    @siciidaxmed39 2 года назад +10

    Ninkani isagaaba ajaanib lagadhigee
    Iyagay ahayd inay kaa baqaan xaarow

    • @liyaxo4560
      @liyaxo4560 2 года назад

      Exactly, he is the snake.

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 2 года назад +13

    Ninkii kaladhka ku qabtay ee meesha kaasoo saaray mar hadaanad kaba hadal oo aanad ka cadhoon🤔 taasi waxay ka dhigantay wax meesha kaa kiciyuun baad la'ayd ;naagtu way ku hafisay. oo ilaahay baab'a ninkan shimbir kaaga dhigay. Mida kale Gargariirkaaga waxa laga baranayaa in adiga laftaadu in lagu baadho ay tahay mudane.

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 2 года назад +3

      Saan maqlay sheekadan isaga ka dambeyey ninka kiciyey weysla ogayeen qolada cadaanke waraysanaysa dhax uu kaga baxsado u udhigay waayo walaso eedeyey isna muu rabin inuu si toosa uga hadlo waa sidaan maqlay alaahu aclam

    • @medmahdi2020
      @medmahdi2020 2 года назад

      @@rahmaahmed1836👌👍

    • @abdinasirhashi2080
      @abdinasirhashi2080 2 года назад

      @@rahmaahmed1836 halked ka maqashay. Vice news ayaa sidaas oo kale tidhi.

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 2 года назад

      @@abdinasirhashi2080 4 bilood baa ka dambeyey wallo miyaan raadiya halkan kaso maqlay hada ma xasuusniye

    • @abdinasirhashi2080
      @abdinasirhashi2080 2 года назад

      @@rahmaahmed1836 Hahah, may ha raadin waxba abaayo, ruclips.net/video/5wEJvx_L0Ok/видео.html. Gabadhaas ayaa tidhi waa filin uu jilayay..

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 года назад +10

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه
    Ninkan maxaa ka khaldan sidee dad Ajaanima kuu waraysankaraan oo wadankaaga kuugu bahdili karaan. ee aad u ogalaan kartaa in ay kula hadlaan.

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v 2 года назад

      waxay si qarsoodi ah ula shaqeeyaan booliska somaliland si ay u helaan dambiilayaal ninkan puntland laga soo musaafuriyay dadka puntland ayuu ka dhacay waxaad ka arki kartaan RUclips

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 2 года назад +1

      Waa alkolist.

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 2 года назад +1

    Adeer lagu afgaranmaayo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 года назад +1

    Film hindi

  • @captainaydarus
    @captainaydarus 2 года назад +1

    Intii Aan Wareysiga Ka Aqbali Bay Ahayd Inaad Ogaato Meesha Ka Socdaa Iyo Wareysigu Wax Uu Ku Saleysan Yahay Nin Waayo Arag Waad Tahaye Sidee Wax Kaa Noqdee Iminkana Seerahaaga Uu Xidho Cidii Dacwad Qabtana Maxakabada Ha Geystaan
    Wabillah Tawafiiq

  • @mask4960
    @mask4960 2 года назад

    Wakhti Waxan Arin kaas in aan banaanka keen hadii aad fursad isii soo

  • @Wealth_-Cqadir.
    @Wealth_-Cqadir. 2 года назад +1

    Sidee buu maanta nin gaala utaabtaa nin muwaadina

  • @farhiyawidhwidho3877
    @farhiyawidhwidho3877 2 года назад +2

    Hadaa gaal ka Afgarqn wayday somaligan kuqab qabsanaya ma fahmi wayday ☹ Waa wax kaleh walee 😄

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 года назад +3

    Eeg siduu uu warwarayo, cabsida ka muuqata! Ma ugaadha iyo duur joogtuu ka ganacsadaa? Ma inay ka iibsanayaan ayay iskaga dhigeen? Nimanku ma undercover bay ku shaqaynayeen oo Booliiskaa soo dirsaday mise wasaaradda deegaanka iyo duur joogta?

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 2 года назад

    bro Barkhad. i wonder why you accept this meeting in first place?

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 2 года назад +15

    Could someone please explain what the hell is going on here? I no longer feel safe, foreigners just roaming and their so called security officers abusing the power.

    • @daharashid5262
      @daharashid5262 2 года назад +17

      This guy takes franksins from the farmers of sanaag region and never returned there money and he robbed the world bank

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 года назад +1

      same here, i don’t get it! what is this? whey the cowards westerns coming to my country and abusing my ppl????!!! what the Hell is going on ??!😳😳🤯

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 года назад +3

      @@daharashid5262 really?? oh wow! oh well, but even though he got the franksins from sanaag (my region) and brought to the rest of our land south north east west’ it’s his country and no shit hole foreigners can tell my ppl what and not to do !!!!!!!! 😡😡😡😠👊🏽👊🏽

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v 2 года назад +7

      @@salmaa2871 they work with the police this man is wanted I'm puntland he doesn't have good reputation you can see on RUclips if you search his company name

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 2 года назад

      @@salmaa2871 indeed, in my own country.

  • @goosha-cad9993
    @goosha-cad9993 2 года назад +8

    Muxu la khalkhalay imka na ma ajanbi ayaa mooday MMTV hahahaha wuu iga yaabiyay ninkan iska baqaya isaago jooga dalkiisi cajiib 😂

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 2 года назад +1

    muwaadin kulahaa adeer iscdee

  • @ahmedgureyismail9440
    @ahmedgureyismail9440 2 года назад +2

    Adeeer ma NEWYOK BAD JOOGTAY WHAT the HELL!!!! Wa maxay habrashadan inten leeg !!!! TIMIR LAF BA KU JIRTA MISE XISAAB QARSON BA JIRTA ☹️☹️☹️☹️☹️☹️

  • @user-cj5fm4vm9y
    @user-cj5fm4vm9y 2 года назад

    Ma garan karno arrintan see police officers

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 года назад +1

    Ninka kaladhka ku qabtay maxaad u feedhi wayday

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 года назад +3

    Qolodan sir doonka ah ee wadamada galbeedka ka yimid mxay ka rabaan ,,,
    Ma is fahanteen waa tan cabsidu ku haysee ?
    Mise laga yaabaa inay ku raadineyso MI6+CIA

  • @guulletlkacazeofficial8211
    @guulletlkacazeofficial8211 2 года назад

    Afsomaliba garan mayO

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 2 года назад

    سبحان الله
    Siqaldan,baa loola dhaqmay mulkiilahan.
    Malaha mashruucoodaaba sidan, ayuu ahaa, in la hatigo.
    Cajiib aduunyada ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 года назад

      Oo muu macrfonkoda uu tuuro
      OO iska kaaco taan kale maxuu
      Uu weeydi waaye waxa ee yahan
      Xaaga kaa soocdan yaa soo deerye
      Waayo uu suuali waaye

  • @habaneali3691
    @habaneali3691 2 года назад +3

    Mad FeedhId Kan KalaDhkaH Ku Qabtay

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 2 года назад

    Deg dega somalida aya marka hore nocas ah meel anay hubin ayay daf iska odhanayaan

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 года назад +2

    Ninku Miyuu Carab layahay🤣🤣🤣

  • @abdinasirmohamed6708
    @abdinasirmohamed6708 2 года назад

    Ninkani waxbuu qarinayaa waxaan filayaa in hawlo kale lagu daba socdo hawshu beeyo kawayn

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 года назад +2

    Waaw waa sheeko cusub
    Maadigaa ajanebi kacabanaya malacagbay kugu lahaayeen
    Maxaad ugu waramaysaa maad laad ladhacdid
    Warka qaarbaad lahadhay
    Kankujiidayaana muxuu yahay ma askaribaa mise aduu kula socdaa
    Kkkkk

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 2 года назад

    Aduu jilicsanaydaa marka hore
    Dhaga
    😂😂

  • @P.Y.L1998
    @P.Y.L1998 2 года назад +2

    Xaaranta umadda ka soo baxdey 😂😂😂 waxa neeftuur ka baxaya ninkaas 😂😂

  • @FaisalAbdMedia
    @FaisalAbdMedia 2 года назад +5

    This looks like a it's been setup by him

  • @laraalexandria893
    @laraalexandria893 2 года назад +1

    Lakeen qorta niin laga gaacbanayo ayan ka yaabay

  • @nimcoxasan8857
    @nimcoxasan8857 2 года назад +1

    Bisiinka waaaaaaaaa warloooooo noqon waligaaay maaaaaaaan arkiiiiiiiin dhacadaaaaaaaaaaaadan oo kale Waan kaxumahay dhibka gadhaaaaaaaay

  • @Abdallah_672
    @Abdallah_672 2 года назад

    1:40 maxa dhacay 😁

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 2 года назад

    Gadhweyn baaba kuyaalee ninku dee guracanaa.

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 2 года назад +6

    Timir lafbaa kujirta🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 года назад

    Waxbadan ba ninku qarinayaa a

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 года назад +2

    c/ shakuur dayib fadlan
    suxugiyintan ajanabiga ah halkay kasocdan & sababtay somalilaand
    ujogan halano cadeyo hadanunahay
    shicibka rer somalilaand

  • @corneljulio4641
    @corneljulio4641 2 года назад

    Xaji side ayu awood ugu yeshy inu ajanjb ku dhaho wa laga shakiyay wxba qaldn wa in laga howl gala arinkan taliye sablale waxni wa zhaqadadi

  • @moustaphaobsieh2120
    @moustaphaobsieh2120 2 года назад

    Mmtv maxaa khaldan xagiina waraysiga aad soo gudbiseen maha mid saxsan mee ilig

  • @abdirahmaanhaybe5791
    @abdirahmaanhaybe5791 2 года назад +6

    🤣🤣🤣🤣Xoolo xoolo dhaly dheh cawaan

  • @esa979
    @esa979 2 года назад +3

    dlmiga Aad Umadda ku haysto yaa sooo baxay meel aad u carartaa ma jirto waalagu hayaa Xaqa dadka ka gar bax

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 2 года назад

    Gobolka Minnesota waxaa lagu raadjoogaa dad Somali ah oo lacago farabadan ka dhacay Dowladda marekanka.

    • @amigos8552
      @amigos8552 2 года назад +1

      Kaasi wuxu ahaa wariye Mohamed Awale iyo warkii maynasoota

  • @MustafeCsamad
    @MustafeCsamad 2 года назад +4

    Md izka celizid mrka 😅

    • @forexcompany5409
      @forexcompany5409 2 года назад

      Kkk wuxu baa bahaayin malaha waaba la yaabay

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 Год назад

    War ninkan dalkisa lagu handaday

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад

    Sheekadan waxba ka khaldan ,hotel maansoor na meelcadiya maaha,

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 года назад

    Halkaa waxaa ka cad in dad aan la ogeyn iska maamulayaan wadankii. Cidina waxey yihiin iyo sababta ay u joogaan . Dal ba'oow yaa ku leh. That's so sad.

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 2 года назад +2

    Adiga ayaa u muuqda qof wax qaldan faraha kula jira wayn nin wayn oo ganacsade ah oo reer somaliland ah inaad xataa sidan u hadasho maaha

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 2 года назад

    Horta waxa muhiima in dawladeenu ay ka warqabto dadkan ajaanibta ah ee wadankeena ka buuxa in laga war hayyo waxay yihiin asalkooda iyo waxay qabanayaan hadii kalle sidii la doono ayaa laynaga samaysanayaa maalin cad ayaa muwaadiniinta la qaadanaya lana dillayaaa ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Footballandgames386
      @Footballandgames386 2 года назад

      Yaa maxaad tidhi, adigiyo ninkani isku midkaad tihiin, wixii argagaxiso ah waala ruxayaa ilayn iyagaa ruxmaayee

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 года назад

    Runta sheeg waxa lagugu eedaynayo maxaa ka jira?

  • @Sowsow0
    @Sowsow0 2 года назад +1

    Ta is weydiinta leh MM Tv goobta ninka lala galay may joogtay ? Siday ku heshay muqaalka gaaban ee goobta lala galay ninkan? Sheekadan waa ba ku dhex jira.

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 года назад +3

    What’s going on is this for real

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 года назад

      It is real that CLOWN was a drug busher in Sheffield and he came across frankincense and he become a multi millionaire CLOWN is still is drunk while giving this interview vice news is world famous tv channel we waite what they say about former crack dealer to 😃 if you watch his other interview on bulsho tv he is clueless a old man asking walaalo do you understand my somali dam

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 года назад

    BADOW ILAA BADOW.
    XOOLO ILLAAH K.K.K?K.K.K.

  • @guriardaawarqabe8913
    @guriardaawarqabe8913 2 года назад +2

    Aniga malahayga siday wax iiga muqdan ilayn ninkan markii laga dalbanayay in la waraysto lama qasbine lamana qasbi karee isagaa ogolaaday hadana waraysigii ayuu ku haftay wuu kala hadlay ban filaya sida uu hadaba ukala hadlayo sida qof dabiila ah amaa wax dilay ayuuu naxsan yahay amaa qof wax ku dhaceen markaa ma xukumi karno lkn waxaan odhan lahaa inla baadho arintaasi waa mihiin

    • @kederabdi409
      @kederabdi409 2 года назад

      Wax badan baa ninkan ka khaldan. İn xoog loo baadhaa waajib ah.

  • @sakiyaaadan2647
    @sakiyaaadan2647 2 года назад +1

    Waa qalad sidaa ay sameeyeen

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 2 года назад +7

    Ninkan maxa ka khaldan adu qofadan aqon sided waraysi uga ogalatay mida kale ya ku qasbay so adu maadan ogalan wareysiga mida kale adi Naftirkada gala jacelba kugu jirta

  • @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
    @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 2 года назад

    Hargaysi farahay Ka baxday

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 месяцев назад

    Ninkani waa ciyaalkii hore filinkaasi filin uu isagu sameeyey ayuu ahaa😂

  • @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
    @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 2 года назад

    Insidan lagula dhaqmo o waliba nin ajanabi ahi sas Ka yelo adoo dhulkaga hooyo jooga waa dulinimo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад +2

    Weger maad iska celisey ood garaacdid maanad damiir lahaynnnnn waar wax iska celi

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 2 года назад

    Wa tuug

  • @sayfullahmmm1583
    @sayfullahmmm1583 2 года назад

    Ninkani hadaanu caadi ahaynbee miyuuna aqoon ulahay warbaahinta dhagarteeda

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +1

    Habaqin Walaalo Dad Iyo Dalbaad Kadhalataye!

  • @faebalina7786
    @faebalina7786 2 года назад

    people worried they. are ajinabi that is not the main issue main issue is they are journalists and they are making accusations that are dangerous
    but we don't know what their claims are
    wait for the whole thing

  • @cabdiqahaaraadan5903
    @cabdiqahaaraadan5903 2 года назад

    Waxaan joogaa buuhoodle haddii aan aragtidayda ka dhiibto arinkan qabsaday muwaadinka somaaliga ah waxaan maqli jiray war ninkii noolaw maxaa aragti kuu laaban waa wax layaab leh in dalkaaga ajaanib kuugu caga juglayso waana wax khalad ah oo aan la aqbali karin

  • @abdalemaxamed3675
    @abdalemaxamed3675 2 года назад +3

    Ninkani sibuu u khalkhalsanyay isga laftiisay waxka khaldanyiin, takale wax lafahmi karo kamuu hadal ilaa hada.
    Meeshan Hargaysada ma ajanibaa maamula waxaxay caddaankan xiniinyaha lihi.
    Burco noogu kaalaya wlhi inaanu idinka tirsan.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 года назад +9

    mr barkhad waxba ka qaldan oo uu qarinayaa, sidey macquul utahay in dad ajnabi ahi baadhis iyo su,aalo uweydiin karaan isna uu uga ogolaaday ,there is some thing wrong

  • @nourhared8336
    @nourhared8336 2 года назад

    kani muu xanuun sanayaaa mise waa nooca hargeisa ku soo badanaaya baryahan

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 года назад

    Adiga yaa ku yidhi kaligaa raac qaladkad samaysay dawlada ha ku ceebayn yaa ku yidhi dad aan I'd ku tusin yaa ku yidhi la hadal.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 года назад

    maxa Keenay Wareysiga Ganacsiga waa sir baa ku Filayd.... dee waa Layna Haystaa....Heego Naas Dheer...

  • @abdiriasaqismail3588
    @abdiriasaqismail3588 2 года назад

    Oo kaley waxad ogo

  • @Bn99757
    @Bn99757 2 года назад +8

    You’ll get abuse if you have a passport from any other country and you’ll accept every interview if they need to call you which is shame to you , to your people and also to your company and somaliland. I’m not safe any more …..

    • @karti-soor
      @karti-soor 2 года назад

      "... Swagggy Spot.... You are absolutely wrong and misinformed so, badly..Or maybe you are jealous, and envying his, British and young millionaire..Due to hard work and perseverance..(dedaal) Simple fact is that he haven't committed serious crime. Against outside Somaliland or any other other states..Don't say something you don't know? Iegal matters..He doesn't sell illegally dangerous Drugs:Hash, Weed drugs or Alcohol like some local Somaliland citizens..Which is hidden in private Houses in every, cities of Somaliland...

    • @David-og7di
      @David-og7di 2 года назад

      @@karti-soor that does not matter. He has shown your company, your ministers, & himself as the crooks you all are

    • @David-og7di
      @David-og7di 2 года назад +1

      @@karti-soor are you his girlfriend? You speak better English than him so I'm geussing you're the mouthpiece for the crooked company

    • @David-og7di
      @David-og7di Год назад

      @@karti-soor Hey Missus Jibril

  • @legendryboy3835
    @legendryboy3835 2 года назад +5

    Maad loox la dhacdid dalkaagi ayaabay joogaane ma faraha lagu haystay adiga maxaa ka qaldana waar naga tag wax jilicsan ayaad tahee

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 2 года назад

    Kkkkk CNN tii maraykanka heshay

  • @nimaabdi7797
    @nimaabdi7797 2 года назад +1

    Ninkani ma qurbuu ku dhashaty

  • @abdulma8519
    @abdulma8519 2 года назад +2

    Dabargoynta geedahaas qiimaha badan baaris ku saabsan in ay la xiriirto baa laga yaabaa, in si xun xabag badan loo dhaawaco geedahau sii qalalaan