Ma Jiro Dagaal Beelaha U Dhexeeyaa, Barkhad Inanka Shaadhkisa Haya " Jiif Caaqil Faysal Abokor

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Ma Jiro Dagaal Beelaha U Dhexeeyaa, Barkhad Inanka Shaadhkisa Haya " Jiif Caaqil Faysal Abokor
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 22

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 года назад +3

    Umada magaceeda cidii ku qadhaabanysa waa in la Iska qabtaa, oo laga daayaa qabyaaladaynta, ilayn hadii khaayin walba reerkoodu dabada-gashado sidee loo horu-marayaa. Asc

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 года назад +3

    Mafia dheh!

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 2 года назад +1

    Hotel maansuur waa kii anderson cober lagu soo dhaweeyay

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 года назад +4

    Mesha dawaladi hadaye kaa jirto xolaha magaca shacabka lagu soo qaado sida loguma dhaceen gacan bir ah ayaa tuugta lagu qaban laha sida dawalada kaale meshaan dawaladnimo kaa dheer

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 года назад

      magacaaga iyo ficilkaaga is wafaji

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 года назад +1

      @@burcaawidb5170 waxa ugu muhimsan ee Magacu waato waa inu kaa hadlo xaqa hadu cumar radiyaalahu canhu uu waxa arki laha maxkamad ayu horkeni laha laakin ina laa dhaco waxaye noqataye cadi dawalada lagu sheegaye waa tii xaqa umaada ilaalisa maaha kuwaan xolaha umaada u soo shaqo tagaye baal akhiri waamaxaye dawalad

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 2 года назад

    war anaa ku dhisaye is deji abti.

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 2 года назад

    Walaadawlad walaa shicib imadhaanto iyo dhasheed iga dhe

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 года назад

    Subxaan, allaah ,laa, xawla walaaquta ,illaa,billaah, subxaan, allaah,,akhas, akhas,belaaya cun, yaahuu

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 года назад

    Umada islaamku ma haboona inay gaalo isku adeegsato ninka hadii wax kumaqan yihiin may u ergoodaan dadkiisa isaguna garbaxo

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 2 года назад

    Waa yaabay

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 2 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 года назад +2

    Barkhad waa khayiin ummadi buu kucuneey maqacooddi halaqabto

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 года назад

    Ninkan Barkhad lagu sheegayaa ma yahay ninkii dhacay odaygii Majeerteen ee gobonimo gar naqsaday oo mediaha muddo hore ku jiray?
    الله سبحانه تعالى العدل الحكم يأخذ الظالم ولو بعد حين، والله سبحانه وتعالى يمهل ولا يهمل، ونهاية الظالمين أليمة ويراها المظلوم في الدنيا قبل يوم الحساب.
    Allah subxaanahu watacaalaa, waa Qaadir, waana Caadil xukunkisu. Wuxuu u hiiliya la dulmiyaha waqti yar ka dib haba qadato ama dib ha u dhigo. Allah weyne, oo waaxid ahi wuu sugaa mana dayaco ama ilaabo. Ogow dhammaadka daalimiintuna waa dhib iyo xanuun badan yahay, kuwa dulman ee adduunyaduna way indhahooda way ku arkan iyada oo daalimintii dulmigi ay geysteen laga jarayo maalinta qiyaamaha kahorba.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 года назад

      Shardi maaha in madluumku dunida ku arko in daalimkii la qabtay!

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 2 года назад

    odaygani waa uskag waa nin aad u xun dagaal ooge weeye reerahana wuu ka dhex baayac mushtarayn jiray. imikana Barkhad ayuu u soo dhigtay

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 года назад

      Adiguna eeygii Barkhad baad tahay!

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 2 года назад

    Hhhhh