Gaadhi gurigii Bashiir Mursal Ciise oo loo wan qalay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Комментарии • 586

  • @GhalibFarah
    @GhalibFarah Год назад +103

    Bashir wa tageraaa wa ninka somali ugu xadaarisan. I’m 28 yrs now and I’m thinking my retirement plan this guy he motivated me wallhi. Odayasha siyaasada ku wareeray o iyago da’ah khilaaf kashaqaynaya bashir wax haka barteen ❤❤

    • @suhaybcaano7895
      @suhaybcaano7895 Год назад +4

      Zxp faaladada qaybta soomaliga wan tageersanahay lkn qaybta english ma fiicna maadama oo una afkeeni ahayn

    • @GhalibFarah
      @GhalibFarah Год назад +1

      @@suhaybcaano7895 waa talo wanagsan. Mahadsanid

    • @hamsehassan-we5wy
      @hamsehassan-we5wy Год назад +2

      Afkaaga inad ka faanto soo nacasnimo maaha
      English hadad ku dhex darto aqoonyahan ina tahay maad moodaysaa Dadka waawayn ciida uyeedhaysa dhalintii loo baahnaa inay afka hooyo nooleeyaan haday jahilnimo u haystaa soo nasiib daro maaha

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 Год назад

      ❤❤❤❤❤

    • @Seexo123
      @Seexo123 Год назад

      He’s the best somehow

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +149

    I really appreciate how the team hereri media filming this content ❤.. Abdisalaan we promise you to keep our best energy and vibes to stand up for your incredible effort to present us our Somali community beautiful instead of posting the somali misfortunete stories

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax Год назад +12

      Walal waxan jeclaan lahaa inaad af somali ku soo qortid comments ka maadaama ay dad somali ah aad la hadleeyso wa talo walaltinimo❤❤❤❤

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow Год назад +8

      @@MoohaFaarax huuno mahadsanid 🥰

    • @muslumaabdi6869
      @muslumaabdi6869 Год назад +1

      ​@@MoohaFaarax🎉😊❤😅😊😊😊¹

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax Год назад +1

      @@muslumaabdi6869 mahadsanid walal

    • @MahdiHagi
      @MahdiHagi Год назад

      Beesha caalamku lahadlayaye..Kusoco huuno..

  • @heersare8314
    @heersare8314 Год назад +22

    Bashiir mursal Ciise Bootaan
    Waa walaalka
    Fanaanada MARYAN MURSAL CIISE BOOTAAN

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Год назад +67

    Nabiga nuur leh scw

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 Год назад +16

    Bashiir iyo hareri akhirina ha ilawin dadal oo quranka xafid salada xafid aakhira ka wayn aduunka

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Год назад +10

    Maasha allah fariinta aw dirayo bashiir waa mid wayn gaadhigan qof ajanabi ihi shaqo kuma waa somali shaqo ay qabatay isku tasho weeyi maskada tooji boqolkiiba boqol waad Mahadsan tihiin cabdisalam hareri iyo bashiir mursal

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +21

    Ninkaa waa rageeda nolosha waa tan loo baahan yahay.. mashaa allaah... ABDISALAAN HERERI SXB MAHADSANID

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 Год назад +9

    Maansha Allaah
    Ubaale waa dhul qurux badan waan maray dhawr jeer, Mahadsanid Bashiir Mursal Ciise Bootaan
    Abdisalamow, Barnaamij kale nooga soo diyaari Maamo Maryam Mursal oo iyaduna deegaankaas Degen oo qof kasta Baligubadle tagaya sii maro, Maryam oo ku sugan jewi qurxoon, laydh macaan iyo deegaankii somalida ee Beri samaad ❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад

      Ma maryan mursal bay wllo yihiin wll ?

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 Год назад +1

      ​@@wehelashaq3368haa waa walaalkeed

  • @maxdar11
    @maxdar11 Год назад +7

    Bashiir waa kartidii oo qof ah mar uu moofo sameeyo mar uu gaadhi sameeyo mar uu wax beero
    Baahidaada soo koob waa eray aad u culus meelna waan ku qoraty

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +14

    Wa hibo cajiib ah 👏 ✔ 👍 🙌 👌
    Mahadsanid Wariye sare abdisalam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Год назад +15

    Baaahidaada sookoob waa igashay Noorweey baan joogaa waan sookoobi
    Goboladadhexe kusookoobi insh allah

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Год назад +18

    A domestic mobile trailer well equiped and much cheaper than the imported ones. That is a step in the right direction. bravo guys.

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 Год назад +6

    Masha Allah nin caqli badan weye adiga uun baan ka bixin beertayda kulahaa Nin aftahan ah weye kaftanlow ah Guulayso Bashiir👏

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Год назад +25

    Somalida wax looma bilaabo .malin dhow waxad arki magaalo socota..
    Well done Bashir. Horaa loo soconayaa

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Год назад +1

      Wallaahi niyaadaan ka idhi maxaa alab soo socota copy ah 😂😂😂😂

    • @MahdiHagi
      @MahdiHagi Год назад +1

      @@fatmasugule9969 dee haa kkk.. kuyuugu wuu dheer yahay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Год назад +3

      Sidaanbaa fiican. Intaanu is dili laheyn aanu tartano oo dhaqaalo sameeyno. Well done Bashir.

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Год назад

      Kkkkkk

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂 waa dad jaahil ah

  • @hallad598
    @hallad598 Год назад +2

    Maashaa'Allaah! Bashiir, walaalka Maryan Mursal, waa nin cajiib ah. Hadalkiisuna waa maad iyo qosol. Reer Mursal Ciise waa dad dun wanaagsan Rabi ha barakeeyee.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад +29

    NINKU CAQLI BADANA MANSHA ALAAH FIRADO AAD UWANAGSAN AYU KU SOO KORDHIYAAY WADANKA OO AN QURBAHA UUN KU ARKI JIRNAY❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Год назад +9

    Run ahanti bashiir maskaxdii ilahay siiyay wuu ka faaifaystay m.a allaha ku xafido adeero🤲🙏👑✌

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 Год назад +6

    Masha Allah Tabaaraka laah, waan ka heley. Nabadeey macaanidaa, Ilaahey nabadda haynoo siyaadiyo , aamiin dhaha

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Год назад +12

    Waxan maqli jiiray yaraanteydii Guri dhaan oo gurayaa mantaa arkaa Abdisalan hereri haye haye horey uu soco Waan ku tageerah Masha Allah bashiir guuleyso hambalyo 🎉🎉🎉😅😅😅❤❤❤❤

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Год назад +4

    Masha allah Legend Abdisalan hereri best journalist all time Ninka keliya ee an social media ka fiirsado because waxba ka faa,iidesa Ninkaan blse kuwa kle Eber waaye cay iyo qabyalad ayay la fadhiyan mediaha

  • @Parttimeathlete
    @Parttimeathlete Год назад +26

    I was thinking of introducing the tiny house movement to Somaliland and exploring. You beat me to it, Bashiir. Inshallah I’ll join you sometime. Very into that exciting outdoorsy/adventurous lifestyle

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Год назад

      MashaAllah dats great i was also thinking of doing dis but in acontainer at my farm somwea in kenya InshaAllah

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Год назад

      Waar ninka libintiisa ha ka carshacarshaynina waxba maydaan soo wadine copycats ana waan soo waday ana waan kulahaa

    • @Parttimeathlete
      @Parttimeathlete Год назад

      @@jamaadnuura10 ok I hear you but my comments weren’t intended to be negative in any way. Quite the apposite infact so chill bro/sis

  • @khaalidcali2808
    @khaalidcali2808 Год назад +7

    Maasha Allah waa saxaafadii oo qofaa waan xiiseeyaa barnaamijkaaga guuleyso wariye sare

  • @bashirmursalissabotan1475
    @bashirmursalissabotan1475 Год назад +24

    Team Hereri are exceptionally professional to cover stories.

    • @abdulali8738
      @abdulali8738 9 месяцев назад

      ﴿٥٧﴾ إِنَّ الَّذِينَ يُؤْذُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ لَعَنَهُمُ اللَّهُ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ وَأَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا مُهِينًا
      57  Those who insult Allah and His Messenger, Allah has cursed them in this life and in the Hereafter, and has prepared for them a demeaning punishment.
      ﴿٥٨﴾ وَالَّذِينَ يُؤْذُونَ الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ بِغَيْرِ مَا اكْتَسَبُوا فَقَدِ احْتَمَلُوا بُهْتَانًا وَإِثْمًا مُبِينًا
      58  Those who harm believing men and believing women, for acts they did not commit, bear the burden of perjury and a flagrant sin.
      ﴿٥٩﴾ يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَنْ يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَحِيمًا
      59  O Prophet! Tell your wives, and your daughters, and the women of the believers, to lengthen their garments. That is more proper, so they will be recognized and not harassed. Allah is Forgiving and Merciful.
      ﴿٦٠﴾ لَئِنْ لَمْ يَنْتَهِ الْمُنَافِقُونَ وَالَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ مَرَضٌ وَالْمُرْجِفُونَ فِي الْمَدِينَةِ لَنُغْرِيَنَّكَ بِهِمْ ثُمَّ لَا يُجَاوِرُونَكَ فِيهَا إِلَّا قَلِيلًا
      60  If the hypocrites, and those with sickness in their hearts, and the rumormongers in the City, do not desist, We will incite you against them; then they will not be your neighbors there except for a short while.
      ﴿٦١﴾ مَلْعُونِينَ ۖ أَيْنَمَا ثُقِفُوا أُخِذُوا وَقُتِّلُوا تَقْتِيلًا
      61  They are cursed; wherever they are found, they should be captured and killed outright.
      ﴿٦٢﴾ سُنَّةَ اللَّهِ فِي الَّذِينَ خَلَوْا مِنْ قَبْلُ ۖ وَلَنْ تَجِدَ لِسُنَّةِ اللَّهِ تَبْدِيلًا
      62  Such has been Allah’s precedent with those who passed away before. You will find no change in Allah’s system.

  • @HajiIlbir
    @HajiIlbir Год назад +4

    Abdisalam Hareri , wariye ilbax ah oo Soomaali cid waliba fahmaya, guuleeyso .

  • @amamedia3561
    @amamedia3561 Год назад +4

    Waa jawi naftaydu aad ugu baahantahay from Sweden hargaisa dhulkaygiii manshalaah

  • @TheWacan
    @TheWacan Год назад +5

    I get all my motivations from you guys ❤😊 much love all of you, and I will work so hard to come back to my home.😊❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Год назад +7

    Masha'Allah stress free calm and quiet environment.

  • @mukhtarmhassan
    @mukhtarmhassan Год назад +2

    Amazing. Bashir iyo teamkuba wax fiican bay keeneen. Mahadsanid Abdisalan Hereri sida quruxda badan ee aad usoo gudbiasay.

  • @hersimire753
    @hersimire753 Год назад +14

    The reason why Somaliland become more peaceful than rest in other parts in somalia people they inform police earlier if u looking suspected and every body know who’s living next door ❤❤❤❤

    • @acacius9903
      @acacius9903 Год назад +2

      That's exactly the reason. The Hawiye in Somalia are waking up now too and they are doing it more and more. Which is nice

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Год назад +1

      Adiga iyo Somalia nacladi ha idinku dhacdo

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад

      ​@@bukharimohamed3828😮😷

    • @ifrahmohamed5854
      @ifrahmohamed5854 Год назад +1

      absolutely and that how the advance country live, any suspicious need to be reported.

    • @fdama
      @fdama Год назад

      What peace are you talking about?

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Год назад +6

    Badhiir waxa uu uqalmaa bilad waa nin jecleysiiya kuna qanacsan dalkiisa ku faaana what a man

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад +17

    WALAHI NINKAN INA MURSAL AH WAA RAXDYSTAY DALKISI❤❤❤❤❤

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Год назад +20

    الف مبروك للشعب الصومالي، اول اختراع من السياره المتنقله، congrats bro first mobile car design in entire somalia, waa horumar usoo hoyday umada somaaliyeed oo dhan ❤

    • @hamzeabdilahi-p3y
      @hamzeabdilahi-p3y Год назад +1

      not somalia somaliland

    • @hiiraanboy4465
      @hiiraanboy4465 Год назад

      Nice Somalia 🇸🇴 😂

    • @saidaali412
      @saidaali412 Год назад

      Very nice Somalia 🇸🇴

    • @abdulkaremboltuur3197
      @abdulkaremboltuur3197 Год назад

      Badda kula dhac ummada Soomaaliyeed maaha Somalia Italia waa Somaliland, Republic of Somaliland. hadaad dhagaysan karrin isaga bax

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 Год назад +12

    Mashallah Allah
    This was Amazing 👏idea home car local make for travelling in our land , well done 😊 for Barshi .
    Question how much to make some like this car home?
    Thanks 😊to Abdisalam and him team for this video .

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 Год назад

    Masha allah cabdisalaan hareri waa weriyaha keliya eey dawadaan weriyaasha kale aad baan usugnaa intaad wax ka soo gudbineysid waan kaaga mahad celineynaa shaqada aad u heyso ummada soomaaliyeed waxaan kaloo u hambalyeynayaa walaalkeen bashiir fikrada cusub oo lagu sameeyey dalka guduhiisa waa wax lagu farxo hambalyo ayaan leeyahay

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Год назад +15

    This is amazing well done Bashir, u have a land rover top car

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 Год назад

      I can see Nissan micra there aswell. Xassan top man,

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf9231 Год назад +2

    Masha Allah Hambalyo ALLE cimriga iyo cafimaadkaba ha u barakeeyo Bashiir iyo c/salan harari

  • @yasminmimi8796
    @yasminmimi8796 Год назад +2

    Mansha Allah aad iyo aad ayaan idiinku soo hambalyeeynayaa dhaman tiin ba waxaan aad ugu farax sanahay figrada wanaagsan ee aad ku soo kordhiseen wadankeeni thanksss 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🙏🙏🙏👍🇨🇦

  • @saynabhussein3007
    @saynabhussein3007 Год назад +9

    Manshallah Manshallah. Habalyo 🎉🎉🎉🎉😂
    Wa soo dalbanayna. Hhhh
    Ilmii qurbaha. Wa kaheleen. We are loved❤

  • @murzal31
    @murzal31 Год назад +5

    NINKANI WAA ARABKII DHABTA AHAA AYAAN UMALAYNAYAA😊

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Год назад +14

    Ninkani waa very funny walaahi
    Aad baan idiin salaamay

  • @mohamudibrahim7311
    @mohamudibrahim7311 6 месяцев назад

    Barnamijkaan aadban uga helay mr hereri iyo mr bashir guulesta ayaan idin leeyahay

  • @nugaal012
    @nugaal012 Год назад +5

    Wooow. Tani waa waxaan ka fakirayay markaan tago Somaliland. Yaa haya telefoonka inanka sameeyay Gaadh-Guriga.

  • @MohamedAGeedi
    @MohamedAGeedi Год назад +3

    I like the expression " baahidaada soo koob"
    Very profound statement Bashir

    • @abdulali8738
      @abdulali8738 9 месяцев назад

      ﴿٥٧﴾ إِنَّ الَّذِينَ يُؤْذُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ لَعَنَهُمُ اللَّهُ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ وَأَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا مُهِينًا
      57  Those who insult Allah and His Messenger, Allah has cursed them in this life and in the Hereafter, and has prepared for them a demeaning punishment.
      ﴿٥٨﴾ وَالَّذِينَ يُؤْذُونَ الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ بِغَيْرِ مَا اكْتَسَبُوا فَقَدِ احْتَمَلُوا بُهْتَانًا وَإِثْمًا مُبِينًا
      58  Those who harm believing men and believing women, for acts they did not commit, bear the burden of perjury and a flagrant sin.
      ﴿٥٩﴾ يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَنْ يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَحِيمًا
      59  O Prophet! Tell your wives, and your daughters, and the women of the believers, to lengthen their garments. That is more proper, so they will be recognized and not harassed. Allah is Forgiving and Merciful.
      ﴿٦٠﴾ لَئِنْ لَمْ يَنْتَهِ الْمُنَافِقُونَ وَالَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ مَرَضٌ وَالْمُرْجِفُونَ فِي الْمَدِينَةِ لَنُغْرِيَنَّكَ بِهِمْ ثُمَّ لَا يُجَاوِرُونَكَ فِيهَا إِلَّا قَلِيلًا
      60  If the hypocrites, and those with sickness in their hearts, and the rumormongers in the City, do not desist, We will incite you against them; then they will not be your neighbors there except for a short while.
      ﴿٦١﴾ مَلْعُونِينَ ۖ أَيْنَمَا ثُقِفُوا أُخِذُوا وَقُتِّلُوا تَقْتِيلًا
      61  They are cursed; wherever they are found, they should be captured and killed outright.
      ﴿٦٢﴾ سُنَّةَ اللَّهِ فِي الَّذِينَ خَلَوْا مِنْ قَبْلُ ۖ وَلَنْ تَجِدَ لِسُنَّةِ اللَّهِ تَبْدِيلًا
      62  Such has been Allah’s precedent with those who passed away before. You will find no change in Allah’s system.

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 Год назад +6

    Hereri Showing Us Different Hargeisa In Many Occasions That Diaspora People Living Their Best Lives In Home War Intiina Kalena Kaalaya Wadanka Wax Gashta 👍

  • @phayzayousouf5290
    @phayzayousouf5290 Год назад +3

    ma sha allah wax badan ayan ka faiday ❤hadalkiisa uu laha waliba lug na qurbaha yu kula jirin lugna dalka💯💯

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 Год назад +1

    Xasiid=Sabuul=Xabuuq.
    Well done Bashiir. What an exemplary act.
    Hereri, you are a living legend

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Год назад +1

    Masha Allah. Great idea ! ! Labada nin ee engineer gareeyey talent ayey leeyihiin ay business ku furtaan👍🏼

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Год назад +3

    Waan salamayaa Mr.Bashiir Mursal he really did a good job 👍🤩⚘

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Год назад

    MASHA ALLAH BASHIR MURSAL CIISE BOOTAAN WAA IYO CABDISALAAN HERERI HAYE HAYE HAYE 1 LEGENDS
    WAA RUNTII EE QURBUHU JAAR MA LAHA WAA NUMBERKAAGA KU EEKOW.

  • @abdirahmanarale6770
    @abdirahmanarale6770 Год назад +1

    First, I would like to congratulate Herire Media who are broadcasting untiredly issues of social developments both local and Somali expatriates all over the world. In the meantime I salute Bashir Musrsal on the occasion of first locally made caravan in Hargeisa. I always admire Bashir Mursal. He is a man with great ideas. Abdirahman, UK

  • @Keysekoko
    @Keysekoko Год назад +1

    Allahu akbar hadalada halaaziga ah sxbkeey waan ku ogaaa hareeri wxbaa ku dhacay Bashka i have full Respekt abaaa 🙏

  • @SoolChanal
    @SoolChanal Год назад +3

    Non stop broadcasting brilliant job Hareri media keeping on good job❤

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Год назад +1

    Niinkaasi. Bashir wannkaa heela sida o ugo. Raxaysanayo wadankiisii manshaalaah taba rakalaah

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Год назад +2

    Bashiil is a real asset to Uubaale community. Like minded people should be encouraged and even given free land.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Год назад +2

    From modigsho somalia to London Come back to republiken of somaliland for ever

  • @abdimohamed1554
    @abdimohamed1554 8 месяцев назад

    Abdi Salan Herari the definition of a professional reporter. Amazing work!!

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 Год назад +3

    This is a real progress, the first mobility car ever made in the Republic. I admire the great ambition to my friend . He is very creative . Keep going .❤😂

  • @SomGrl88
    @SomGrl88 Год назад +2

    Aadban uga helay vlogan Masha'Allah Mahadsanid Hereri. Shaqo wacan Bashiir, kudayasho mudantahay. Greetings from Canada.

  • @SomaliDNAPeaceProject
    @SomaliDNAPeaceProject Год назад +8

    If we promoted and supported creativity, skilled and talented individuals would make the best of things and our society and economy would be in a great position. Thanks for sharing!

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Год назад

    Masha allhu Tabaraka aad ayaanu usoo dhawaynaynaa Bashir iyo C.salaan Ibraahin herari iyo hawad iyo hargaysa

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Год назад +6

    ASC, Maashaa ALLAAH, ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha barrakeeyo,AAMMIIN 🤲,
    intaa ka dib , Xasiidda (Sabbuulka) dubbisteedda qalkaa laggu dubbaa marka dabku ollollayo.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +6

    Masha Allah, mahad sanid
    Walee ninkani waa nin Indhergarad ah , Hadalkiisana waxan
    Ka fahmay Dhaqale Fiican ka
    Soo samayso Yurub kabacdi
    Ku soo laabo wadankaga

  • @saiab7963
    @saiab7963 Год назад +5

    MONEY CAN'T BUY YOU ❤ TRUE😅 😅 INDEED YES, THAT LIFE STYLE & THE EXCELLENT WEATHER CAN'T BUY YOU ANY MONEY. CONGRATS BASHIR & your team 😊

  • @caydaruscaydiid2458
    @caydaruscaydiid2458 Год назад +4

    Bashiir mursal ciise bootaan. Waa nin hal abuur badan leh. Congratulations sxp🎉

    • @xiisxarago5031
      @xiisxarago5031 Год назад

      Eng kooc baa kasii hawl karsan ee ma taqaan

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Год назад +2

    Masha Allaah Bashiir Allaha ku Xafido adiga iyo waxad ku Isman tahay Dad iyo Duunyaba Spmalid waa Dadka Aduunka ku Nool waa Dadka ugu Maskaxda Fiican laa kiin Nabad La’aan Laha Somaliya hasiiyo Nabad ay wax ku qabtan aamiin allaah

  • @muranujooge
    @muranujooge Год назад +1

    amazing Bashiir walahi waa nin caqli badan oo yaqaana sida nolol degen loogu noolado love you brother ❤

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 Год назад +9

    Made In Bashiir ( Baahida Soo Koob )❤

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад +5

    Habalyo waxay dadku ubahnayen guri socda waana laga,iibsanaya hadu,ubahdo Mardale hambalyo waxa ubaahan dadbadan

  • @mohamednuur7824
    @mohamednuur7824 Год назад

    Waa gurigii laga so duubijiray flimkii labo xaasle ee universal Tv

  • @Huda.999
    @Huda.999 Год назад

    Masha Allah wariye sare Cabdisalan Hereri iyo Bashiir Mursal video qurux badan 🎉🎉

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +1

    Hereriyooow waad na hiyi kicisay from usa

  • @siciidahmed7718
    @siciidahmed7718 Год назад +1

    Maansha allah wuu iiga horeeyay fikirkaa vanbaa la yidhaahdaa ama matorhome

  • @imaadone
    @imaadone 6 месяцев назад

    Haddaadan wax un ku kordhin karin aduunkaan aad ku Nooshay..... waxaa xaqiiqo ah in aad aduunka culays kutahay.....
    Dadka farsamada iyo hal abuurka leh gudaha dalka soomaaliya waa kuwa la ceebeeyo..... Mahadsanid Walaal Bashir.... iyo Abdisalam Herari

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Год назад +2

    Guri waa Nin Waayay & Nin Dhabarka ku Xambaartay ..

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 10 месяцев назад

    Maasha Allaah
    Alle hakuu barakeeyo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi5369 Год назад +1

    Hambalyo, I appreciate that innovation Mr. Bashiir.

  • @WarsanAli-es8qq
    @WarsanAli-es8qq Год назад

    Bashiir waa Nin dhulkiisa jecel Qurbaha dadku way ku wareereen Caruurtiina way kaga xumadeen

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +1

    Mnsha allah waa hal abuur iyo fikir fiican

  • @XafiiskaAl-Ixsaan
    @XafiiskaAl-Ixsaan Год назад

    Masha Allaah, shaqo wacan ayaad haysaan Heriri Media. hore u socod wanaagsan saxafi ruug cadaayaa Cabdisalaan Heriri.

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b Год назад +1

    Bashiir waa jecelahy runtii waliba arrimaha dalxiiska sxb inshallah uubaale ayaan kugu soo mari ❤❤❤

  • @axmadawcabdi5344
    @axmadawcabdi5344 Год назад +8

    Wow! A nice RV.

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Год назад

    Manshalh Bashiir iyo teams waa aad dadaaleen wax ficana wey qabteen Inshalh maalin meeshas waan ka helay waan soo booqan doonaa sandkan dhamaadkiisa thanks hareeri

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Год назад +2

    Part 2 insha allah gaariga gudihiisa sugaynaa team hareri good job

  • @muhandabdi3422
    @muhandabdi3422 Год назад

    masha allah ruunt waxa adaa hayes shooqo fiican Abdisalan guul guul inash allah

  • @MohamedSalah-z6t
    @MohamedSalah-z6t Год назад +3

    Bashir mursal waa soomaali raba inuu shaqo u abuuro dadka soomaalida ah, maadaamuu diidey ajanabigii. SHAQO SOOMAALI KUU QABAN KARO SHISHEEYE HA UGU YEEDHAN

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Год назад +5

    What a legend bashiir 🔥❤️
    Land Rover ayaa gaadhi ximaar laga dhigtay 😂👏🏽👏🏽

    • @ZadamMaxamuud
      @ZadamMaxamuud Год назад

      😅Waaba Nin la yaab leh ninkani ,waana farsami yaqaan hal abuuray gaadhi gurigan

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 Год назад

      Gaadhigaa waa mid itaal wacan kuna wanaagsan qaadista agabka.

  • @farhanismail9456
    @farhanismail9456 Год назад +1

    I have met Mr Bashir once 2021 he's really wise man shared with me some advices my and my friend 😊

  • @ZakZak-pr5gs
    @ZakZak-pr5gs Год назад +2

    Marka hore Mashallah. Ka dib, ragbaa dayaxa sidii loo dagilahaa ku hawlan 100 sano, Somalina sida wadankooda at ugu noolaan lahayeen ayaa wali hawl layaableh ku ah. Allah bashiir ka abaal mariyo kaarka aw ka war hayoo taas ayaan horumar u arkaa iyo sunihii nabiga scw. Somali Allah duliga ka kor qaado ay isku hayaan!

    • @mustafeyasiin8789
      @mustafeyasiin8789 Год назад

      Sxb waa Runtaa balse xasuusow Ninkan Oo Kale Waxa dalka looga yaqnaa halyay Sababto ah hadaanu Qabyalad dalka Ku Soo Celin Waa Nin Fican

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Год назад

      Xaqiiq weeye hadalkaagu somalida qaar inay wadankooda kunoolaadaan ayaa dhib ku ah waxkalooy hindisaan daaye

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 Год назад

    Hereri mar wlba waan u duceeya in illahay cimriga u dheereeyo waxa weeeye wadnaha saxaafada❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 Год назад +1

    Maasha allaah reer magaal bulshaawi ah qalbina furan maasha allaah

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 Год назад +4

    Odayga hilib buu sugayay lkn xasiid bad ka dharjisay 😂😂😂

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Год назад +2

    Waar ninkan ma Maryan Mursal walaalkeedaa? Masha Allah tabarak Laah waa nin hawl kar ah laakiin wado xumida wadanka ka jirta ma laga yaabaa inuu guri gaadhigaasi dhinac u dhaco

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 Год назад +1

      Afar lugoolahan waxaan u doortay in 45% cuuleeyskiisu uu ka bixikaro jid burbursan, mid cusub, qodax, dhagax iyo dhiiri. Dabeeyl wax ay dhimeeyso ayaa iska yar. Teeda kale, 40km ph ayaa lugu tijaabiyey intaa xoowli ka badanna uma arko in ay muhim tahay.
      2 plywood oo ah 6ml iyo 9ml waxaz u dhexeeya iron 4 inch bars, oo loogu talagalay in qeeybta sare ee gurigaadhiga yeesho awood uu iskaga caabbiyo dabeeylaha xagaaga ee uu Gonolka Hawd caan u yahay.

  • @mahadsomali
    @mahadsomali Год назад +5

    Mr Hareeri wan kahelaa video yadaada❤

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 Год назад

    Cabdisalan hereri waa wariye dhamays tiran adiga teamkaga hambalyo

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 Год назад +2

    Gadhigaa waxaa ku fara yaraystay geerashka QOOFAL 1 ku yaala ex control ee magalada hargaysa waxan ka imi isagoon la dhamayn Masha allah qoofal 1.

  • @SabaaxAhmed-lz4dh
    @SabaaxAhmed-lz4dh Год назад

    Mnsha Allah abdisalan qosolkagu wuu I farxad galiyaa

  • @salemaneigeh816
    @salemaneigeh816 Год назад +1

    Maasha allah baaraka allahu fiikum aĺllaw xafid nimcadaas Maasha allah

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Год назад

    Baahidaada markaad soo koobto waan ku raacsanahay waxaa nala daba dhigay baahi aan dhamaad lahayn

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d Год назад +3

    Noloshaa waan jecelahay waa in aan u diyaar garoobaa noloshaa aan jecelahay

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo 8 месяцев назад

    Baahidada soo koob wati himilo hore ugu heesay