Mashaa Allah tabaarakallah, waan kufaraxsanahy in aan arko dad soomaaliyeed oo horumarkaaray shaqada iyo in laysgacanqabto waa caafimaad waana layskujeclaadaa.
Caalamka ka mid ma nihin siday ufakaraan uma fakarno,dal saakay 4 ilaa 5 state dagaal k jira oo weli aan 35 sano kadib aan dagaal ka caqliyeysan ayaad qof hantidiisa ha geeyo leedahay.
Wll muuqalada badan ayuu maagloyinka na tago ka diyaarshaa markuu usafro magaladaas hadba mid ayuu suu galiyaa kama dhigno muqalaka uu markaas soo dhigo in uu magaladaas joogaa way dhacdaa mararka qaar in uu jooga magaladaaas
Hareeri waa funny gaarigan kale abdi yaraa ka dareewala marku dhahay abdi yaraan raadiyay mise waa asi😂😂 wll abdirisaq iyo team waami businesska Alle ha ubareekeyo
Gaadhi baan u gaystay,waan kuu samaynaynaa bay dheheen ee marba nasoo wac ama annagaa kusooo waxayna,inay isoo wacaan daaye,taleefankii way iga qaban waayeen,uber ayaan dalbaday waan u tagay,,waxay hagaajiyaan daaye,wayba iga sii kharibeen walahay,ixtiraam darada ayaaba kaaga daran
@@mesut7699 walahay,qofka iska ma eedeeyo,! Siday ii galeen walahay hadday kuu gali lahaayeen,waad ii garaabi lahayd! Meel baa la iska furanayaa,aqoon,qancin,ixtiraam midna malaha,khiyaamada ayey kaga dareen! I alle waa I arkaa inaanan been ka sheegayn!
@@zumayaaaaaay beenta maha , midwalba niman tuug ah oo qabiilkisa ah aya ku faideysanaya , Somali aya u kici laha ? Wadan walba dadkeega in ba u kaca lakiin Somali dadka jahilinta ah Aya ka badan inta caadi ah . Dad badan oo weligood maskax ahaan la baadhin aya dowlada iskaga Jira oo qabyalad ku so galey , masxad ahaan weligi lama baadhin. Waan huba niman da'du maalaha tahay 50 jir oo lakiin maskax ahaan 14 jir ah oo caadi la moodayo. Lakiin maha caadi ,waa " mentally retarded" dadka nocaas , Somalida dad nocaas ah Aya ka buuxa oo weligood la baadhin. Xisab ma garanayan, qoraalki Ku adag ,akhriski Ku adag. Aad bey dadka mentally retarded ah Somalida ugu badan yihin wallahi wayo umadi lama Kala saarayo oo dad faham yar maskax ahaan Aya mamuul laga dikhi karaa Markaas oo kale. Waxba hagaagi Mayan wallahi. Iyo dad jahilnimadoda laga faideysto oo qabyalad niman ay isku qabiil un yihin 30 sano ka faideysanayan. Ciyaalki 30 sano so koreyey Maanta iyagi ba ciyaal leh. Maxey baari karaan ciyaalkaas. Mustaqbal ma jiro 100 Ka sano ee so soocda wallahi, wayo boqol ki ba 70 umadi jahilin bey noqden. Ciyaalk mustaqablka wadanka ahaan laha ba ka si daran ba jahilnimada. 100 Ka sano ee so socda ha Ku xisabtamin isbedel .
Hadli aad doneyso barashada qur aan ka kariim ka wxa ku diyar ah qudus online kala so Xiriir profile Numbarka saran qof walpo donayo hana gala so xiriiro mahad sanisiin
Xamdi waa ilaah oo lagu xamdiyo, rag iyo dumarna ma kala laha magacaas sida xamdi, shugri, siraad. Balse dadka qaar ayaa marka gabar ay tahay dhaha, xamdiya, shugriya ama siraado
Somalia waa badań tacy ee tuulada rar ee Aad isku xirtay ka soo bax! Somalida qaar baa af Oromo ku hadla, waa laandheere Soomaalidu ilaa Mombasa ayay geeloodii la sii gelayaan!
Hereri: Gurmadku ma habeenkiibuu u badan yahay mise maalintii? Waamo: maalintii 100% waaye, habeenkiina 80% waaye. Soomaalida maxaa qiyaasta iyo xisaabta ka madoobeeyey waa yaabe!
Wll anigaba waan is iri lakin postive ufikir yarkan waxu ula jeedikara malinka in 100% ay shaqeyaan oo full ah halka habenkina 80% ay shaqeyan time ka malinki ay kayartahay tan habeenkii
Love how Cabdisalan correct English words in Somali, this is how you know a journalist is a senior or not, Kudos brother Cabdisalan, Mashallah
Adigu maxaad somali ugu hadli wayday, duco kugu dhacde.
@@Gaani2026
Kadaa ha ku qarxine kkkk😂
@@mohamedali2132 english yar oo grammar-kiisu xitaa khaldanyahay intay soo qoraan ayay aqoonyahan isku haystaan dadkani. 😂😂😂😂
English is a language like thousands of languages of the world and its not measure of intelligence
Miid wareer saan.
Somalida maraykanka wacdaro bay ka dhigeen dhinaca ganacsiga
Cabdisalan hereri barnamijyadada aadban uxiiseyaa barnamijkaana aadbuu uwanagsayahay masha allah
Hereri good journalist of somali business keep going
cabdisalaan hereri waa magaal ninkani gaadhiga labaad kaxeenaya waa cabi yare 😅😅maasha alaah wllkeey c/risaaq ilaahay ha u barakeeyo geerishkiisa aamiin🎉
Cabdisalaanow barmaamujyada noocana nooso badi fikrado ayaa laga faa,idayaaye ❤
Xushmad weyn aan kuu hayaa mudane wariye abdi salaan
somali hal abuur iyo sida looga faaidesto fursadaha wadamada dhisan waa yaqaan, laakin waxaa ku adag political leadership of their own country.
Haday isla galaan siyaasad, maxay ka wada hadlayaan, ma Goojacade iyo Laascaanood! Hereri waa SNM supporter, Waamana waa Daarood, markaa Hererina wuu ka goostay Daarood iyo Hawiye, maxay ka wada hadlaan waa towing iyo business! Sitaasad laguma heshiinayo! Nina Goojacade ayuu taageersan yahay, Nina Laascaanood!
Good job waamo auto thank you abdisalam hereri
Masha Allah. Allah business haku sii barakeeyo. Abdisalan Hereri hore u soco 👍🏾
Mashaa Allah tabaarakallah, waan kufaraxsanahy in aan arko dad soomaaliyeed oo horumarkaaray shaqada iyo in laysgacanqabto waa caafimaad waana layskujeclaadaa.
C.selam shaqo wanaagsan ayaad u haysaa bulshada soomaaliyeed
Masha Allah weldone,good job.
*Rer yurub niiko iyo social media ee ku jiran raga amerikane wa shaqaysanaya cajiib*
waaaaw maashaa Allaah i hope you open one in chicago il soon
Somali calamka uun ayey horumar ku,lethay balse dalkeeda khasaare mooyee wax fa,idaa umaleH wallhy 😢😢😢
Dee waddankeena miyeynu leenahay ku meel gaadh ayaan udeganee.
😂😂😂😂 yaaaaab
Adiga maxaad ku soo kordhisay hormarka wadanka? Aflagaado moye wax kale maheysa?
Caalamka ka mid ma nihin siday ufakaraan uma fakarno,dal saakay 4 ilaa 5 state dagaal k jira oo weli aan 35 sano kadib aan dagaal ka caqliyeysan ayaad qof hantidiisa ha geeyo leedahay.
Absolutely
Ilaahay ha kuu barakeeyo business kaaga
Waamo excellent job done
Manchallah Good jôb Waamo Company and thanks abdi yare driver
Maasha Alaah good job👏👍
Xamdi nin ladhoho waa markii igu horeysay aan arko
Qolka yar ee Aad ku jirto ka soo bax oo soo dhexgal Somalida! Nairobi bay la galayaan maalin dhow Soomaalidu geelooda, Gaarisa xagaas baa loo dhaafay!
Maasha'allah,بارك الله فيك
Walaal waxan ahay sheekh aadam farabadane oo reer jabuuti ah Walaal waan ku wareeray waraysiyada dadka Mar waa hargeysa iyo Nawaxi geeda Maria waa minasooto iyo Nawaxi geeda !!!! ? Ogow waxaad matashaa qaabkii axmed xasan caowke.......
Wll muuqalada badan ayuu maagloyinka na tago ka diyaarshaa markuu usafro magaladaas hadba mid ayuu suu galiyaa kama dhigno muqalaka uu markaas soo dhigo in uu magaladaas joogaa way dhacdaa mararka qaar in uu jooga magaladaaas
Mansha allah , waa good business 👏
Herari wuu nagu baashaalay caawa kkk
Hareeri waa funny gaarigan kale abdi yaraa ka dareewala marku dhahay abdi yaraan raadiyay mise waa asi😂😂 wll abdirisaq iyo team waami businesska Alle ha ubareekeyo
Igu soo dara geerashka waka shaqaynalhaye geerashle ahaye shaqada geerashka waa jeclahay
Mahadsanid Abdi salaam
Masha-Allah Baraka Allah
Home is the best , because they help free each other in such this cases , while everything in North America been paid
Maashaa allaah Abdirizaq good job
MashaAllh alle ha barakeeyo
Masha Allah 👏barakalah waamo 👏👏👏
Masha allah alaha haubarakeeyo businesska
wamo great man
Waamo auto towing is doing good
When u call them they they are on time ⏲️ 👍
Good job somali
Mashallh good jobs ❤👍
Waa Shaqo Fudud Mnsha Allh
ManshA allah
Somali ❤❤ mnzh alg
Waa nin dadalay mansha allah
Wamo Anaa Ka Markhati Ah daris Ayaan la ahay ❤❤❤
HaaYo HaaYe 😂
😴😓😓😖 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi
252 617313184
Muuqdisho
bro ilahy talo saaro
Mareeykan Waan kaa daalnay goboladaa kle ee somaliyaa qorsha haa maa ku gu jiira inaa taagto oo so waraaysato waayo mareeykan dalkeena mahaa siido kle daad kaa weey sii baranayan wadankaa oo dhaan miida kle daadkan maxa uu diiday dalkooda xumaan iga maa ahan balse waa ruuntay ruunta ficaan wayo somalida weey dhiibta siido kle dhaqalaha gii baa gaalo siineysah siido kle khaniis nimo beey ku bixiiyan lacagta daadka lagaa qaado micnaha siidi loo tageeri lahaa 😢😢😢😢🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Hereri wuxuu yiri waan goostay, markaa maxaa laga dooni Hargeysa! Isagaa naga daba yimi, hadii uusan rabin Soomaali, maxaa daba dhigay, ha isku filnaato Somaliland! Unukaa leh Xamar hadaad tiraahdo, dadku kaa soo cararaan haka daba qaylin!
Hayee hayee hayee
MashaAllah! God bless, keep up the good work.
Masha allh
Cabdisalan hareri guleso
Waa guuul wayn
Gaadhi baan u gaystay,waan kuu samaynaynaa bay dheheen ee marba nasoo wac ama annagaa kusooo waxayna,inay isoo wacaan daaye,taleefankii way iga qaban waayeen,uber ayaan dalbaday waan u tagay,,waxay hagaajiyaan daaye,wayba iga sii kharibeen walahay,ixtiraam darada ayaaba kaaga daran
Dulqaad muuji niyow somalidu waa xanaaq miirane😅
@@mesut7699 walahay,qofka iska ma eedeeyo,! Siday ii galeen walahay hadday kuu gali lahaayeen,waad ii garaabi lahayd! Meel baa la iska furanayaa,aqoon,qancin,ixtiraam midna malaha,khiyaamada ayey kaga dareen! I alle waa I arkaa inaanan been ka sheegayn!
Waan gaarty
Somali wadamo kale aye ku shaqeysan karan lakiin wadankoogi islaamo iyo odeyaal jahilin ah aya qabyalad Ku diley oo wadanki waa bila mustaqbal, ciyaalki mustaqbal ahaan laha maanta waa wada jahilin , aduunku wuu idin dhaafey somaliyey , xita Afrikaanka aa caaydin ee san weyn Ku tidaahdi wuu idin dhaafey.
Taaso waa run
Somalidu dadka dalka jecelbaa ku yar
Badan waxay jecelyihiin shakhsi siyaasi ah
Taasi waa Runta somaali waa umad burburtay dhan kasta sodon sano nabad la,aan nahay umada somaliyed cid ukacdo mahaysato aduunkan cida tuugsata waa somalida hadana ugu faanka iyo beenta badan sorry
@@zumayaaaaaay beenta maha , midwalba niman tuug ah oo qabiilkisa ah aya ku faideysanaya , Somali aya u kici laha ? Wadan walba dadkeega in ba u kaca lakiin Somali dadka jahilinta ah Aya ka badan inta caadi ah . Dad badan oo weligood maskax ahaan la baadhin aya dowlada iskaga Jira oo qabyalad ku so galey , masxad ahaan weligi lama baadhin. Waan huba niman da'du maalaha tahay 50 jir oo lakiin maskax ahaan 14 jir ah oo caadi la moodayo. Lakiin maha caadi ,waa " mentally retarded" dadka nocaas , Somalida dad nocaas ah Aya ka buuxa oo weligood la baadhin. Xisab ma garanayan, qoraalki Ku adag ,akhriski Ku adag. Aad bey dadka mentally retarded ah Somalida ugu badan yihin wallahi wayo umadi lama Kala saarayo oo dad faham yar maskax ahaan Aya mamuul laga dikhi karaa Markaas oo kale. Waxba hagaagi Mayan wallahi. Iyo dad jahilnimadoda laga faideysto oo qabyalad niman ay isku qabiil un yihin 30 sano ka faideysanayan. Ciyaalki 30 sano so koreyey Maanta iyagi ba ciyaal leh. Maxey baari karaan ciyaalkaas. Mustaqbal ma jiro 100 Ka sano ee so soocda wallahi, wayo boqol ki ba 70 umadi jahilin bey noqden. Ciyaalk mustaqablka wadanka ahaan laha ba ka si daran ba jahilnimada. 100 Ka sano ee so socda ha Ku xisabtamin isbedel .
M.a good jobs
Sefty badbaado
Mahad sanid hereri horey u soco bye
Shaaqo wanagsan ayey haystaan wlhi😂😂😂😂
Somaha wll
Cabdisalaamow waad dadaaleesa lakiin su,aalahaagu waa ku caowke.....!!!!! Walaal Waxaan ku gu latalinayaa inaad book kasamaso....
Towin Truck Magaalada Toronto Wuxuu Ka Jiray 1998 Wax Somalida Ku Cusub Ma'aha
Mhdsanid❤🎉
good job
Ma Insurance policy ama caymiska gariga ayu jira Towing ga ama badbadinta gariga muse private ba
Safety (badqab)afsomali .
Maadaama Ingiriis na gumaysan jiray, af Ingiriisku waa Somali! Xuduudana waa tii uu noo sameeyay!
@@am.b5688 waxba siyaasadeyneysa lakiin ingriis malaha somalia afsomalina nama barin. Cidii rabta ha aado meshuu dagan yahey wey yaqaanaan.
masha allah
ganacsatada somalida caalamka horomar ka samaysi waa Aamini la,ahay runtii somali hada nahay waxa nahay dad faan badan hadane been badan
Waa Runta lakin waa ina isbadalna oo naftena ku mashquulna sida dadka uga mid noqon laheen faan looma baahna iyo bila micno Rag iyo dumarba❤
Ninkan waamo iskaleh miyaa faaney walal
Haha haya
Waaba nin waynee maxaa afsoomasligii ku yareeyey
haye haye haye 🤣🤣🤣🤣
Minnesota waxaa ku nool 10 million kulahaa kan waxba ma aqriya miyaa?
Wadankeena u baahan arimahaas
Lagaci mataal soomaliya
@@ramaddanabdi1272 lagac mahee waa lacag 🤣
Inaadeerkii ayaa wadanka u jiidaya uma baahn mid lacaga
Shilka ugu darnaaa 😂😂😂
Herari laandheere Habar yoonisa 😂
Laakiin dee qurbaha Daarood uun buu wareystaa oo wax ku haysta siiba America! Waa inuu Soomaali iska dhigaa, hadii laga maqlo Somaliland, yaa ka bixinaya ticketka! Hereri waa SSC markuu joogo USA!
@@am.b5688 Xagaad joogta ilahaan cumar ayaa kaa waashey oo qaniisiin dooratay usa isaaq ayaa kaaga badan xaaroodaw
Somaha
Hadli aad doneyso barashada qur aan ka kariim ka wxa ku diyar ah qudus online kala so Xiriir profile Numbarka saran qof walpo donayo hana gala so xiriiro mahad sanisiin
U did it and i attempt to do better this
Waamo cml ina Indiana ka furo weeye
Waamo la xirir haday run kaa tahay , iyaga la shurakaw
Wlle igu soo dar markaa furto
Abdi yare maanto dhan ban raadinayey mise waba adiga hereri
Bismillah war gawaadhidu say kusoconaysaanba kuwareeri lahaa wlhi balaaya mareykan tagta
Kkk war Adu hada Xgd joogta 😂
❤
Wa maxey xamdi mesha nin ragah ka muqado
Xamdi waa ilaah oo lagu xamdiyo, rag iyo dumarna ma kala laha magacaas sida xamdi, shugri, siraad. Balse dadka qaar ayaa marka gabar ay tahay dhaha, xamdiya, shugriya ama siraado
Somalia waa badań tacy ee tuulada rar ee Aad isku xirtay ka soo bax! Somalida qaar baa af Oromo ku hadla, waa laandheere Soomaalidu ilaa Mombasa ayay geeloodii la sii gelayaan!
Hereri: Gurmadku ma habeenkiibuu u badan yahay mise maalintii? Waamo: maalintii 100% waaye, habeenkiina 80% waaye. Soomaalida maxaa qiyaasta iyo xisaabta ka madoobeeyey waa yaabe!
Wll anigaba waan is iri lakin postive ufikir yarkan waxu ula jeedikara malinka in 100% ay shaqeyaan oo full ah halka habenkina 80% ay shaqeyan time ka malinki ay kayartahay tan habeenkii
Xamdi darawal Ah😂😂
..dharka meelaha wada waran waa maxay..!!
..Is aruuriya?
Meesha ma guri baa mooday waa geerishe kkkkkk
Jy
.a
I don’t like their company and what they did to me I’ve experienced bad customer service from them and don’t recommend to other people.
Masha allah