Abdirashiid oo ka sheekaynaya xusuusahiisii yaraantii ee ganacsiga Somalida iyo sida uu imika yahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 апр 2024

Комментарии • 260

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 3 месяца назад +20

    Watching from New Zealand Burco Allah ha barakeeyo iyo shirkada dahabshiil ee cabdirashiid maamulaha guud ka yahay waxan rajeynayaa in shirkadan barakaysan ee somalida iyo aduunkaba gaadhay noqoto somali Success.

  • @hamzeyacqub901
    @hamzeyacqub901 3 месяца назад +28

    Shirkada Dahabshiil way muuqataa waxtarka ay u lee dahay danta guud ee bulshada, waanay ku mahadsan yihiin.
    Jazakumu Allah khayran.

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 3 месяца назад +21

    Burco Home of the legends❤❤❤❤ Hooyadii SOMALILAND i love it too much!

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 3 месяца назад +26

    This was actually interesting to watch.. Dahabshill’s come story is one of motivation, perseverance and true entrepreneurship.. well done Abdisalaam this was an interesting watch 💯

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 3 месяца назад +27

    Father of education of somaliya maxamud axmed cali ❤ dahabshil ❤ hadraawi ❤ abwaan duncarbeed ❤ sheikh Bashir ❤ sheikh mustafe❤faarax omaar❤ burco history city❤

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 месяца назад +2

      Silaanyo ciyaal Iyo cabdiraxman sadex madaxweyne Ku dar😂😂

    • @mohamoudfarah197
      @mohamoudfarah197 3 месяца назад +2

      Sh. Mustafe kudara reer burco hadaanu nahay walee Somali isuwadageeyoo xaga haldoorka magaalo intaas isku darsatay lama hayo.

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 3 месяца назад +39

    Nabadu wanaagsanaa sidaa suuqyada uu isaga lugeeynaayo wadooyinka burco isagoon askari ilaalineeynin maan sha Allah

    • @user-uh5hc8ei5g
      @user-uh5hc8ei5g 3 месяца назад +1

      Ciidanka ma aragtid miya

    • @user-rb2ju7hw5x
      @user-rb2ju7hw5x 3 месяца назад

      Askarta daba socata ma arkeysid miyaa.😂

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад +2

      Ciidka wadada ayuu marayaa saldhiga dhakhtarka ka soo horjeeda

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 3 месяца назад +8

      ​@@nimcomaxamed123aadan6 way uqaadan laayihiin reer koonfurku. Nin kii Somaliland uugu taajirsanaa oo dhulkiisii nabad dhexmaraya 😂😂😂

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад

      @@warsamaosman0894 Waa run

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 месяца назад +21

    Watching from Muqdisho, Burco is the mother of one of the biggest Somali Enterprises.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 3 месяца назад +2

      Edeeb yeelo, this is SOMALILAND!❤️🤍💚liiigg!

    • @hamseabdiadan6548
      @hamseabdiadan6548 3 месяца назад +2

      Waar soomali was soomali uun, Anaga reer burco ah

    • @faay8912
      @faay8912 2 месяца назад

      Acudubillah so rest somaliland Somali maho? Cajeeb

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 3 месяца назад +8

    Mashallah Allah it beautiful Burco city abd the the story of Dahabshiil group. I visited Burco City ones InshaAllah will goback again to Burco ❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад +9

    Asalaamu Caleykum Soomaalay Walaalayaal Barakalaah Somtel iyo Edahab si fiican u istimaala waa shirkad wanaagsan oo dad ehelu diin ah Ayaa ka shaqeeya

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 месяца назад +3

    Easy or West, home is the BEST. Burao is my hometown. Greetings from California. Waa taas nabada la sheega Cabdirashiid lugeeynaya isagoo wax ilaalo ah wadan. Maasha Allah Illaahoow nabada noo siyaadi

  • @sayidcalicabdi-oq2be
    @sayidcalicabdi-oq2be 3 месяца назад +16

    nabada quruxda leh raaga madaxdaa ee bilaa ilalada socda masha allah

    • @mursalwarsame1981
      @mursalwarsame1981 3 месяца назад

      askarta waa losocdaan camerad iska qarinaya dhowr jeer baan arkey marka bariij taganyihiin iyo marka suuqa xoolaha taganyihiinay dhaqaaqi rabaa dhanka xoolaha gudaha lagu gado marka kale mesha barxada taganyihiin oo kaso baxeen xarunta dahabshiil gaariga dagayaan xataa gaari 3 ef ama qabaal tikniko ah bey wataan

    • @engahmed2502
      @engahmed2502 3 месяца назад +2

      @@mursalwarsame1981 beenaale, askartu marwalba way la socdaan balse dadku danba kama galaan xataa haday wasiiradu maqaaxiyaha ku shaahaynayaan mise waa miskiin gancsade ah. dadkaba kama naqaan

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 месяца назад +11

    Masha Allah tabarakallah dhulkaagoo ilaahay wax kugu siiyo waa allah mahadii
    Anigu waxaan jeclaan lahaa in shirkadu xaga beeraha iyo warshadahana u kacdo dad iyo dal iyo shirkaduba way Ka Faaiidi lahaayeen

    • @ubahahmed2972
      @ubahahmed2972 3 месяца назад

      Aad baam kuugu raacay ana wll

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 3 месяца назад

      Cidiba matahriibteen, hadii aynaan dhulkeen iska barakicin inagoo qabiil iyo maalaayani isku dilayna.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 месяца назад +15

    Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country burco❤❤❤❤❤

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 3 месяца назад +2

    Video-gaan sim card somtel ah internet-kiisa ayaan ku daawanayaa masha allah, alle ha barakeeyo dahabshiil ❤😊

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 месяца назад +4

    Masha Allah. Dahabshiil Allah hasii barakeeyo. Waa company daacad ah oo wax tar badan . Cabdisalan Burco qayb labaad oo aad tariikhdeeda ka waramaysid kasoo duub❤❤❤

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 месяца назад +3

    Maansha allaah alle ha barakeeyo
    Guul ayaan u rajaynayaa dahabshiil guroob iyo wariye herari

  • @jamagele9171
    @jamagele9171 3 месяца назад +4

    Masha allah

  • @mohamudahmed3078
    @mohamudahmed3078 3 месяца назад +5

    MashAlah - CabdiRashiid iyo CabdiSalaam labaduba way mahadsan yihiin; sida laab furnaanta ah ee CabdiRashiid u sheekaynayo ee kalsoonida iyo sahalka ah ee uu ciiddii uu ku soo koray uga sheekaynayo iyo isagoo hadda nin wayn ah waa wax aad u wanaagsan oo aan filayno in ganacsatadeenna kale ee waawayn sidaasoo kale tusaale ugu noqdaan dhallinyarada ku hamminaysa inay ganacsato waawayn noqdaan. Waxaynu sugaynayaa inuu CabdiSalam waraysi ka qaado Sh AxmedNuur Cali Jimcaale oo ah Guddoomiyaha HORMUUD iyo Salam Bank si dhalinyaradu raggaas taariikhdooda u bartaan dhiirrigalinnna ugu noqoto

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 3 месяца назад +5

    اللهم زد وبارك لهم فيما اعطيت أهل دهبشيل واجعل لهم فيما انفقوا دخراً لهم في ميزان حسناتهم.
    Dhabtii waa shirkad Ku dayasho mudan Dahabshiil sida ay dadka iyo Dalka wax ugu celinayso Masha Allah dhamaan shirkadaha kalana doorkaas oo kale baa looga baahanyahay.

  • @user-wp3mu6ud8g
    @user-wp3mu6ud8g 3 месяца назад +6

    Waraysi qiimo badan masha alah ilahay how barakeeyo

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 3 месяца назад +5

    Masha allaah burco magaladayiidi insha allaah illaahay nabad hagu keeno ❤❤❤❤❤

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 3 месяца назад +2

    Maashaa allah alle habarakeyo Dahab shiil grup wax badan ayay wadanka kaqabten

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 3 месяца назад

    MaSha'Allaah MaSha'Allaah ha guuleysato weyba guuleysataye DahabShiiil. Gudomiye Abdirashiid aad baan kuu salaamayaaa. *Ahmed Sido Yusuf* Lubumbashi Congo.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 месяца назад +5

    MASHALLAH DAHABSHILL is at the forefront of somali success, and i think it's mainly because of the charity work,

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 месяца назад +2

    Mansha Allah , waa muuqaal cajiib ah oo xasuus fiican kawaramaya 👏

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 3 месяца назад +1

    Asc Cabdi Salan Hereri waa barmamish ficaan waad ku mahadsantay sida nola wadagtay barmamishka 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 3 месяца назад

    Maansha Allah tabaarakal laah
    Thanks hereri iyo dahabshiil

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 3 месяца назад +1

    Sheekadaa waxaan ku jecleystay waxa ka maqan borobogadada sida somali land iyadoo la xaqirayo dadka kale ee somaliyeed iyo is xirnananta ganacsi iyo wada jir taariiq ee somalida viva burco my adeerkey ayaa ka shaqeyn jiray from south ah ilmo adeeryaasheey ayaa ku dhashay hooyadadood reer burco eedo xamda viva burco love it

    • @muuse2684
      @muuse2684 3 месяца назад

      Soo cawri dee jilicsaneey

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад +8

    Barakalaah Dahabshiil Lkn Abti waxa kula talinayaa in aad magaalada burco hotel qurux badan nooga dhisto sida moole hotel oo kale ee hargaysa kuyaal ama mid ka sii qurux badan oo aroos wadaad iyo xaflado qurux badan lagu qabto hadii aad noo dhisto hotelka Sharuuda hotelka waxa aad ka dhigtaa in aan laga ogolayn music hees iyo naag madax qaawan mamnuuc sababta oo ah waxa nahay dad Muslim ah Abti ganacsiga xaga beeraha isku day aad bay u fiicantahay sida gree house waxa rabaa in uu hotelku noqdo hool iyo gaydh wayn oo cagaaran macnaha bilaa hurdo Abti hadii aad commentga aragto ii soo jawaab fadlan insha Allah 👍❤

    • @hamseali6434
      @hamseali6434 3 месяца назад

      already marked tidhi music aan laga ogalayn ban qoralkaga ka hadhay fikira alshaabnimo ah ba kaaso burqaday

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 3 месяца назад +1

      @@hamseali6434 Bisinka wlhi Al shabaab ma ihi lkn Walaal heesuhu waa xaaraan qalbigana way madoobeeya naartana waa lagu galaa ma been baa aniga xitaa waa iska daayay heeso

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 2 месяца назад

      @@hamseali6434 music waa xaaraam

  • @MohamedAGeedi
    @MohamedAGeedi 3 месяца назад +8

    Bravo Chief Abdirashid Mohamed Saeed

  • @Loveforbeauty442
    @Loveforbeauty442 3 месяца назад +4

    Woow Hereri never disappoints ❤❤❤❤❤❤

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 3 месяца назад +5

    Nabadu qaaalisanaa wuu iska dhaxlugeenayaa mashaalaah

  • @hodansalah1508
    @hodansalah1508 3 месяца назад

    Masha Allah watching from Australia

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 3 месяца назад +10

    Anigoo NZ Wellington ka dawaanaya hereri Iyo abdirashiid dahabshiilba wan idin salamayaa boqortooyo

    • @odowaboqore249
      @odowaboqore249 3 месяца назад +1

      Maxaa ku geeyay wellington waxaad u guurtaa Auckland

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 3 месяца назад +1

      Somalidii meel walba way joogtaa
      Waxaynu noqonay yuhuudii afrika 😂😂😂

  • @user-hw3ec6gd8q
    @user-hw3ec6gd8q 3 месяца назад +4

    Allow barakey oo cimrigeeda balaari shirkada iyo aabo ducaale iyo inankiisa cabdirashiid

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 3 месяца назад

    masha allah dahabshiil waa qaran cabdirashiid dahabshiil mahadsanid alle ajar hakaa siiyo Soomaalida muhiim ayaad u tahay cabdirashiid alle cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo wllo

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 месяца назад

    Maanshalaah

  • @user-kd7rg5wg8v
    @user-kd7rg5wg8v 3 месяца назад +15

    Anigu waxan ka shaqeyay dahabshil 4years 2bilod ayan ka fadhiya Ana na doorbiday inan fadhiisto anoo shaqo kle an Helen ila hada inkasto sababo badan uga fadhistay oo mustaqbalkayga oo an ka dhex arkay in aan sida noloshu kusoconayn mushaharka oo igu finnan wayay lkn noloshayda guulo wawayn ayan ka gaadhay dahabshil waxann aad u tagera abdirashid mohamed sead du'aale wann xiiseya waxann jecelahy malin maalmaha ka mida in aan noqdo sxpka dhaw ee ganacsatada somaliland gar ahan abdirashid mohamed siciid ducale
    Hal mar ayan kulanay markina anigo fadhiya qaybka mida banka isagu ima garanayn lkn runti ma dhaafo dadka ila uu kula sii kaftamo wana nin aad udhex gala bulshada waxan rajaynaya anigo ganacsade ah in aan 1000jeer wax kabadan kulano 4sano ba mar madama 4sano aan u shaqaynayy halmar kulanay isago igaranyn waliba

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 месяца назад

    Mansha allah

  • @khadracawlrooble2224
    @khadracawlrooble2224 2 месяца назад

    Masha Allah tabaarakallah

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 3 месяца назад

    Maasha Allaah tabaaraka laah ..

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y 2 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AdarAdar-ek7xv
    @AdarAdar-ek7xv 3 месяца назад

    This is one of the best programs featured by the most acclaimed Somali journalist - Abdisalam Herer - providing an in-depth coverage of the rise of Dahabshiil Group of Companies, the pioneer of money transfer service in the Somali peninsula that eventually extended its tentacles to more than 150 countries and its visionary CEO, Abdirashid. Kudos to Abdisalam.

  • @nuuryuusufmooge4753
    @nuuryuusufmooge4753 3 месяца назад

    Maansha allaa Maansha allaa

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 3 месяца назад +1

    Mashallah. Dahabshil ❤

  • @rashidsheekeeye
    @rashidsheekeeye 3 месяца назад +4

    Maasha Allah - watching from Los Angeles.

    • @user-uc9vm4tq5p
      @user-uc9vm4tq5p 3 месяца назад

      Burco Waa magalo ka hadhay wadanka waxna ragdiyay Qabiil

    • @suhaibali411
      @suhaibali411 3 месяца назад

      We gonna take that as a brag 😂

  • @maydal6037
    @maydal6037 3 месяца назад

    ❤❤❤Maashallah ❤❤❤

  • @somalikanye8642
    @somalikanye8642 3 месяца назад

    Love seeing Somali businesses thriving

  • @diriryare4311
    @diriryare4311 3 месяца назад +1

    Hareeri iyo teamkiisa waa fahanteen qaabka wax tuubista waxaa ka hadleyso inaa camerada ku qabato adigo hadlaya somalida kuma fiicneen wariye waxaad argeysaa meelo tilmamaya hadana camerada isga saarantahay waxa u tilmayana aan lagu tuseen well done 👏

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 месяца назад +3

    👋 Weriye C/Salaan Hereri& C/Rashid Dahabshiil.

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 3 месяца назад +11

    Waxaan maqli jiray " dadaalaa xaaji cabaas waa gaadhaa" laakiin waxay noqon doontaa "Dadaalaa Dahabshiil waa gaadhaa ama ku dhawaadaa"

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 3 месяца назад

      Dadaalaa xaaji cabaasna wuu dhaafaa bay ahayd.

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 3 месяца назад +2

    Burco waxay kubtaalaa xidida dhiiga qaada dahabshiil burco waad u dhalatay burco hoos u eeg ka shaqeeya qurxeenteeda iyo bilicdeeda burco waa meesha somland ugu wangsan Maanshaal

  • @user-pd2qm2bo1h
    @user-pd2qm2bo1h 2 месяца назад

    mansha allah inspiring story

  • @cigaal4668
    @cigaal4668 3 месяца назад

    2020 dhageystay maamulahaan hal erey uu dhahay ayaan waxbadan kafaa’iday ii fududeysay inaa Hiigsigeygiina kugaaray Alhamdulilaah waxaan leeyahay Mahadsanid

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 3 месяца назад

    Wlahay baal wayn bad idinka haynaa birishkaa jamacada markanu ka nimaadno meel aanu xafadayada u marno ayaanu waayi jirnay illahay ajar ha idinka siiyo❤❤❤

  • @AbdimajiidMijirqadi-bq2bo
    @AbdimajiidMijirqadi-bq2bo 3 месяца назад +3

    Abdisalanow adeer war bixin fcn ayad samaysay
    Aw guuryo adeer mahamed Saeed iyo abdirashiidba guushanbdhib ayay usoo mareen halkaa maanta aya taagan yihiine walhia dadaal bay ku yimaadeen abdi rashiid runtiinwaa qof lagu dayan karo abdirashiid role model ayuu nooyahay inkastoo laba ninoo wada dhashay aanu nahay oo aniga habaryartay mcn ifka an ugu jeclahay isoo korisay matkii hooyo dhimatay ay dhashay allah hadaayee abdirashiidna waa in aanu kaga dayano dadaalka
    .shirkada dahabshiil sumcad ayay leedahay taasna waxay ku tusinaysaa aaminada ay leeyihiin shirkada dahabshiil

  • @bardacad
    @bardacad 3 месяца назад

    MAASHAA'ALAAH ❤
    HAREERI WAAN KU JECLANAHAY.❤
    DAHABSHIIL ❤❤
    WAAN TAAGEERAYNA WAANA TAAGI JIRNAY
    2DIINU QAATA 2❤❤

  • @ahmedhashi7209
    @ahmedhashi7209 3 месяца назад

    Masha all😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 месяца назад

    masha Allah allah ha u barkeyo maalkiisa aderkay maxamed siciid jamacadaha somalida mid aanay wax ka dhisin ma jiro jamacada camuud iyo kuwa muqdhiso meelbaa hopitalada somalia badankooa walee sadaqad wayn bay dhigten aakhir rabiyow ha ka hababin

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 3 месяца назад

    Dahabshiil Allaah ha Barakeeyo Samafalkiisu wuxuu gaadhaa baan dhihi karaa ,Islaamkoo dhan ee kuma koobna Somali

  • @abdirahmanmohamedhussein777
    @abdirahmanmohamedhussein777 3 месяца назад +2

    I am proud to be born Burco and always love it and is part of my body and also were my mother passed away too always my Remembrance place

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 3 месяца назад

      That’s Make Two Of Us.
      I am Very Proud to Burcaawi🥰

  • @mouhiyadinmohamed3168
    @mouhiyadinmohamed3168 3 месяца назад +1

    Alle habarakeeyo runtii waa qof iyo shirkad kudayasho mudan

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i 3 месяца назад +1

    Dahabshiil waan soodhawaynayaa

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 3 месяца назад

    Reer burco masha Allah fadlan hargeisa kusoo noqda

  • @user-xs2ws5vq7h
    @user-xs2ws5vq7h 2 месяца назад

    Hareeri walee xirfad war bixin ilaahy wuu siiyay masha al

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade 3 месяца назад +10

    Nabadu waa macaan Gacansade B 💵 haysta oo magalada iska dhex lugaynaya, Gacansade Dabashiil Guulayso

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 месяца назад

      Xaafadii Habarjeclada ayuu dhexmarayaa, markaa ma Habarjeclaa is dileysa! Berigii ay ahyd caasimada maaha Burco, xitaa Dhulbahante ma yimaado hada!

    • @user-zd1kh4ck4z
      @user-zd1kh4ck4z 3 месяца назад +2

      Waar say Lada habaryoonista dagte qabyaalada iskadaaya

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 3 месяца назад +1

      @@user-zd1kh4ck4zdadkani xasidnimo da so qora ya iyo habarku maha dadkeni lasoco wa hadhaagi 😂😂😂😂😂 barake alow burco ❤❤❤ banu lenahay

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 3 месяца назад +6

    I wish in dahabshiil iyo shirkadaha kaleba iska kaashadaan sidii wadanka looga dhalin lahaa koronto jaban, marka tamar jaban Aynu helno waxa aynu samayn karnaa wershado badan.

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 3 месяца назад

    Abdirashiid waa Ina dahahshiil❤❤❤

  • @Madadaal
    @Madadaal 3 месяца назад

    Barnaamij xiiso leh. Samafalka Shirkada Dahabshiil aad bixisaan Ilaahay haydinka abaal mariyo.

  • @ilkacase9916
    @ilkacase9916 3 месяца назад

    alle ha ubarakeeyo maalka dahabshiil

  • @guuleedibrahim6616
    @guuleedibrahim6616 3 месяца назад +3

    Anoo timo badan lahaa ayuu yidhi dahabshiil allow samir iyo iimaan timahaa

  • @hamz233
    @hamz233 2 месяца назад

    Burco halyay dhala ala maxaa haldoor ka dashay Masha Allah ❤️❤️ my city Hooyadii Jamhuuriyada Somaliland

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 3 месяца назад

    Mnzha allah Waa Ganacsiga Kaliya ee Waxtarka u leh Dalka Somaliland Hambalyo

  • @mohamedabdilahi5013
    @mohamedabdilahi5013 3 месяца назад

    Dahabshiil❤

  • @Xuseendhagjar123Xuseendhagjar1
    @Xuseendhagjar123Xuseendhagjar1 3 месяца назад

    ❤❤

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 3 месяца назад +4

    Anigoo ah Isaxaaq Carre waxaan ahay qofkii saddexaad 😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 3 месяца назад

    masha Allah Nairobi ayaan kasoo salamaya reer dahabshiil oo dhan Allah ha barakeeyo
    wa family barakaysan imisa taajirbaa mnta jira oo anay cidna caruurtoodu hana qaadin dahabshiil alxmdulah caruurtisii dhamaan qaybaha kala duwan ee ganacsiga wa hormood

  • @user-pv7jx2pv1t
    @user-pv7jx2pv1t 3 месяца назад +1

    i was born that hospital too❤

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 месяца назад +4

    Sxb c/rashiid isbitaalka wax fiican gali waaa very old wllo jeebka gacanta gali wax ku celi meesha ku dhalaty wali far soomali gacanta lagu qoray iyo darbi very old ah ayaa ka muuqda!!

  • @samiradan2
    @samiradan2 3 месяца назад

    Burco ❤😍 waa magaalo ummada Somali ku qaaliya

  • @Bullale6
    @Bullale6 3 месяца назад +1

    halgan dheer iyo guul nololeed ayey shirkada dahabshiil ku hana qaaday cashar in laga barto ayey mudan tahay, umada soomaaliyeedna adeegaada ayey wax ku qabsadeen.

  • @mohamedmohamoud4209
    @mohamedmohamoud4209 3 месяца назад +5

    Mashaallah watching from saylada burco luuqa ka bambeeya jiingada yar dhabarkeeda hore marka loo dhaafo midigta labaad fooqa ku yaala maqaaxida ka dambeesa gudaheeda markaad joogto keeriyoonka dushiisha Alaabta saaran waaniga daaqada ka soo eegaya

  • @nimanfarahwehelkanolsha5862
    @nimanfarahwehelkanolsha5862 3 месяца назад +5

    Jibriil yoonis ku waa inta ugu horeysa ee kula socota

  • @YusufAli-kp9uc
    @YusufAli-kp9uc 3 месяца назад

    Mashallah waa sheeko magaalo iiyo shirkad barakaysan. Waxan ogaaday in aniga iyo Abdirashid anuu isku dhakhtar ku dhalanay isku iskuul na dhiganay lakin inu in yar iga wayn tahay baan u malaynayaa

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z 3 месяца назад +2

    Waaanin oday ah oo aan isqaad qaadlahayn cabdirashiid

    • @Sara-ib9bu
      @Sara-ib9bu 3 месяца назад +1

      Waa runtaa wll qofka sida life ka ah ay ukulmaan ayuunba garanaya wlhi wa qof ixtiraam badan oo aan isla waynayn oo wada kaftama

  • @najibguled6047
    @najibguled6047 3 месяца назад +1

    Bile Rafle built all major roads and infrastructure of Burco … Ilaahay ha dayo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад +1

    Masha allah casimda labad somaliland ❤❤❤

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 3 месяца назад

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaficiabdibiite4705
    @shaficiabdibiite4705 3 месяца назад +1

    Alxamdulilaah, nabada iyo xasiloonida ka jirta Somaliland waa wax aad loogu farxo mid ka mid ah dadka ugu lacagta badn soomaalid ayaa si nabad ah ugu dhex lugaynaya magaalada balaadhan ee Burco.

  • @surad685
    @surad685 3 месяца назад +1

    Anoo ah nin dulbahante ah wadnahyku wuxuu tabayaa hooyady qaaliya iyo jawigii-jacayl ee Burco. Ilahy colaadan hanaka dhameeeyo. Siduu uurka hableheena noogu mideeyayna nolosha hanoogu mideeyo😢 Aamiin

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj 3 месяца назад

    The city of region togdher. The town history

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 3 месяца назад +5

    Reer bariga caruurtooda ayaa la shaqaysa lakiin sacad muuse caruurtoodu lamay wareegin busineskii

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 3 месяца назад

      Sacad muuse iyo habar love

    • @mohamedhirsikhalinle7286
      @mohamedhirsikhalinle7286 3 месяца назад

      Odayaasha sacad muuse ilaahay wax siiyey caruurta dibadaha ayey uu diraan waanay iska fugeeyaan. Waliba kama shaqaysiiyaanee waabay eryadaan

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 3 месяца назад

      @@mohamedhirsikhalinle7286 sacad muuse waa ilbax wll haweenkooda oo qudha ayaan wax loo dhigaa jirin Raga soomaaliyeed oo dhan baa ku hamiya

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 3 месяца назад

    Shirkadda dahabshiil Alle hdaayo

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 месяца назад +2

    Burco wa magalada sadexaad E ugu wayn E ugu dad badan hands down

  • @haiadmohamed4291
    @haiadmohamed4291 3 месяца назад

    Aniga waxaa layga iibin jirey maryaha iida dhiigshiil. Maansha Allah

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 месяца назад +7

    Hadii timo beerida turkiga wax fiicanthy Ninkaan taajirka ah ayaa aadi lahaa 😅

    • @IfrahAbdulahi
      @IfrahAbdulahi 3 месяца назад

      laguma fahmayo waxaad so qortay dib uso qor sorry

    • @somwayptyltd7634
      @somwayptyltd7634 3 месяца назад +1

      @@IfrahAbdulahi ragga ayaa fahmaya not for ladies sorry sister 🤪

    • @user-uh5hc8ei5g
      @user-uh5hc8ei5g 3 месяца назад +1

      ​@@somwayptyltd7634waxaada qac wa dhaaftay kkkk

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 3 месяца назад +1

      ​@@somwayptyltd7634 qac weynidaa sxb😂

    • @IfrahAbdulahi
      @IfrahAbdulahi 3 месяца назад

      @@somwayptyltd7634 ok

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 3 месяца назад

    Xaqiiq Dahabshiil

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 3 месяца назад

    Asc Cabdi Salaan wariye Qaran ma waxaa kaaga fiican Wariyaha wareega?

  • @hassantech510
    @hassantech510 3 месяца назад

    xasuuso iyo suuq geyn isku dex qariis ah m.allah

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 3 месяца назад

      Waa 50 guuradii Dahabshiil Group.😮

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 3 месяца назад

    Burco oo ah kubarbaryi gobo badan oo xasuso igu leeh ban arka aadban ugu xiisayi markas lama huran wa dhulkaga marun wan so caga dhigan insha'Allah waxan ilawin in rer burco yihin hadal yaqan iyo kaftan yaqan iyo indheergarad ku akharinya xaladad aad markas kusugantahi wa waxyabah ii xiisa galiya markasta