Safarkii Madaxweynaha JSL uu ku tagay ABU dhabi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Safarkii Madaxweynaha JSL uu ku tagay ABU dhabi

Комментарии • 25

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 5 лет назад +2

    Qaran taabo qaaday Somaliland. Madaxwayne geesiya wataa guul qaranka.

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 лет назад +3

    HIIGSIGA ❤HIMILADA DALKENA HAYAANKA 🙏TUBTIISA HAYSTA HIRKA❤ IYO ❤DOOGA IFTIIMAY HAWADA UDUGAA NASAQDAY MIDHAHA HOOBANTA HOORTAY

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 лет назад +1

    Maasha Allah guul iyo gobanimo jamhuuriyada barakaysan slmulah ustaad ibraahin eagle

  • @عسانيوعسانيو
    @عسانيوعسانيو 5 лет назад +1

    Mancha allah
    Somaliland💋❤💪💪

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 лет назад +5

    CALEK❤ MUUQALKII❤ QARNIGA
    XAQIIQATAN
    MIYAAN 🙏DHIBYARAAN🙏 KU DHIDBAY ❤CALANKOO❤ MARKALE 👊DHALANTEED KU DHIIBI💪💪 KARAA

  • @sucuudfarah1863
    @sucuudfarah1863 5 лет назад +1

    👏👏👏👏👏👏 Good Work Ibrahim Eagle

  • @khalidmohamedabdillahi478
    @khalidmohamedabdillahi478 5 лет назад +1

    Ibraahim Eagle Wuxu Istahila Inu noqdo Photographer Gaarka Ah ee madaxweyna

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад

    Nacabku darbiyada ha jiidho
    Qadadwayntu ha is qarxiso
    somaliland way dhaqaaqdee indhaha waxkaga gura

  • @mahadahmedmohamed2563
    @mahadahmedmohamed2563 5 лет назад +2

    Wax qarana majiran ee xaga marku aado calanka jam huriga ayu qataa

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 5 лет назад +1

      Beentoodii waa la bartay sxb kkkk

    • @somalilanderdhalada7348
      @somalilanderdhalada7348 5 лет назад

      Talow jumhuriyada aad shegaysa waa tee bal ii sheeg ilma amizoney

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 лет назад

      ka xunta sug intaan ictiraaf ka helyo anaa kuu talin doonee

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 5 лет назад

      @@xananmediaproductions6795 ka xunta dhimo

    • @bureeqadheeman1682
      @bureeqadheeman1682 5 лет назад +1

      Mahad Ahmed mohamed wad iska ciday wlhi indhuhu may ku guban calankii imaradka iyo kii Somaliland oo hawada bananaya lagu so dhaweeyay calankiisa oo sharafle ayuu wataa maro xuno oo ololaysa muxuu ku fali meeshii la sudho ayaa xataa ololaysa

  • @sucuudfarah1863
    @sucuudfarah1863 5 лет назад +1

    👏👏👏👏👏👏 Good Work Ibrahim Eagle