" Wasiiradda Deegaanku Maxay Ii Jawaabtaa Aqoonba Ma lahee" Ganacsade Barkhad jibriil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Mulkiilaha Shirkadda Asli maydi Barkhad Jibriil Oo Waraysi Gaara siisay Sahan Tv

Комментарии • 119

  • @aminaosman2689
    @aminaosman2689 2 года назад +7

    Yaaaa rabi ninkan hala taageero wuu saxanyahay oo waa Nin dalkiisi jooga oo la cadaadinayo Ayaan u arkaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад +2

    wa runtiis xasidinta badan maalkiisa ku haystaan ninkan qurbu ku dhashay ku koray ma fahmi karan dadkan qofka hurumar keena aduunku wa tageera inaga wa la xaganayaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    dadkii ilaa ingriiska ba ina haysata iyayaga madaxda u tartama iyaga wasiiro war adeer aduunkan laba sano hada aqoonta ka maqan tahay way is masaxda waxna kama jiran ee wa run aradaydaa wax bartay hadi wadanka loo dhiibo iga wala hore loo socon laha citirafka way keeni lahayeen guul bay wadanka gaadhsiin lahyene

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 года назад +2

    Ninkan dulmi ayaa laguhayaa iyo sheeko xaasid waayo waa nin horumar gaadh siiyey dad awelba ladhicijiry oo dad buu indhaha u furay taas baana laguhaystaa

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 2 года назад +1

    Barkhad horumarkiisaa laga xunyahay waana la xaasidayaa in business kiisa la khakhaliyaa la doonayaa horumarka uu somaliland u sameeyey waa layska indha tirayaa guul baanu ku leenahay go forward

  • @yuusufmohammed3600
    @yuusufmohammed3600 2 года назад +2

    Waa halyey mar haduu yidhi odayaasha iyo islamaha wasarada ka qaad oo dhalinta u dhiiba

  • @xasanqabojiye1090
    @xasanqabojiye1090 2 года назад +2

    Adeer Barkhad waa Nin muwaadina cid oo Habarjeclo laadheere ah cid wax gaadhsiinkartaa majirto

    • @adandeeq2631
      @adandeeq2631 2 года назад

      Waaa run Wllo

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 года назад +1

      Maxuu la cabaadayaa hadaa????

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 года назад

      Qabiilkiisa maxaad noo baraysaa caqligiisa fiican baa nagu filan adeer!

    • @alijaamac2952
      @alijaamac2952 2 года назад

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 biciide baa isku haaysta beeyada

    • @jirfe
      @jirfe 2 года назад +1

      Dee ilmaadeeradii baa haaystee ilmaadeeradii hala heshiiyo

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 2 года назад +4

    Gar iyo gardarraba waan kurraacsanay
    Barkhad hadalkiisa Alle caafimaadka ha ubarakeeyo
    Waar ninka si hoose haloo waraysto
    Waar wanaagii wuu dhammaaday
    Waar ninkani dhulkiisii buujoogaa
    Haddaanuu laabta garaacan xaggee buu kuracilaa waar hooy waxaasi waxaykeennaysaa inlagu kalatago meesha

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад +2

    somalida ninkii shaqysta way dabo dhigtan war ninkan ha laga hadho shaqidiisana in loo daayo wanagsan wadanka horumar buu u keenee hadii kale dadku halkiisa ugu tegayan wana run aqoon mataalo wadanka mid mid mooye dadkii ingriiski school galay baa ila hada ina haystaa dadkii aqoontaa laha wadanka wa ka maqan yihin

  • @jirfe
    @jirfe 2 года назад

    Barkhadoow muranka jooji cgaabo ayaan joognaa islaanta iska dhaaf ilmaadeeradaa baad is haysataan ilmadeeradaa la heshii waan ku ognahay nin wanaagsan baad tahay

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 года назад +6

    Ninkan miyaa la xaasidayaa
    Mise waxbaa qaldan ma cid wax udhiibataybaa haysata mise cid kale
    Ma isagaan iska dhicin karayn cid ku duulaan ah oo ku xad gudbaysa
    Waxay ila tahay hadii hanti uulunsaday ay jirto xaga maxkamada ayaa lasoo mari lahaa iyo dacwad waxa laga bilaabay xaga subcadiisa
    Isaguna waa yara carab carab
    Markaa qofka subcadaa laga weeraray
    Waa faashil ayaan u arkaa

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 2 года назад

      Haa waa la xaasidayaa laakiin laga guulaysan maayo waayo usagu waa nin daacad ah shaqayso dadkana u faaiidee baa ka go an.

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 2 года назад

      @@Iftiin501
      Way fashilan yihiin xaasidiintu

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 2 года назад

      @@sidiiqtogdheer712 True

    • @abdikays3958
      @abdikays3958 2 года назад

      Wax wayn ayaa ka qaldan sakhraan Sheffield jooga ayuu ahaa

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 2 года назад

      @@abdikays3958 taasi arin kale sxb

  • @apdulahixasan6339
    @apdulahixasan6339 2 года назад +3

    $1.65 2011
    $11.5 2015
    25% bu kor uu kiciyaa sanad walaba wa mucjiiso. Tariikhda ma dhicin hore..

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Another mucjiiso : suuqi baan ka baxaay
      Beeyo price $1
      Raashiin price $70
      Markaas qofkii inu hal kiish oo raashin inu iibsado waxaay tahay 70kg inu keeno
      Berigaa joogaay
      Beeyo price $8
      Raashin price $30 (subsidised)
      Micnihuu wa 4kilo quudha buu iibenya
      Muraaqmaalkaa wa happy
      Geedku wu nasanayaa
      Dakhli badaan dalkaa so galayaa
      Lkn maantaay fahmiin ganacsigaa oo dawaldii qiraal ka noqotaay inay wax suuq aan jiren ee ahyn asli maydi
      Sicir baraakas waa mid la yaab ah..
      Si islamahaan iyo odiyaashaan uu bahaan nursing home ba dalka maamuuliya.

  • @sulemanabdirahman2418
    @sulemanabdirahman2418 2 года назад +3

    Meesha wax ba ka jira qarsoon

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 2 года назад +1

    Barakhad jibril Xasan wale waa geesi geesi dhalay

  • @ffrgggghh8835
    @ffrgggghh8835 2 года назад

    Barkhad is a professional businessman. Unfortunately this late government is incompetent accusing him of everything

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 2 года назад

    Nin aqoon ganacsi leh barkhad

  • @cat_106
    @cat_106 7 дней назад

    Waa dambiile ninkaan. Naag cadaan ayuukufsaday. Sidoo kale waxa uu lacag ka dhacay ganacsatada maskiinta ee geedka kasoo guray. ViceNews ayaa full documentary ka sameysay.

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 2 года назад

    Barkhad waa legend

  • @trustme955
    @trustme955 2 года назад +4

    Afxumadisaasi waxay uhorseedi doonta in laga xanibo shirkadisa isagana laxidho car ila arka.

    • @adandeeq2631
      @adandeeq2631 2 года назад +1

      Waaa nin habar jeclo ah yaa xidhi kara

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 года назад +2

      @@adandeeq2631 Adeer cidu doono ha ahaadee gartiisa bilaa aflagaado ha ku diibto.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 года назад

      Ma waxaad kaxun tihiin intuu idinka caqli badan yahay siiba habartuu sheegay ee aqoon darrida ajaanibta canshuur kaqaadin ninkii muwaadinkana laga qaaday canshuur🤮🤮🤮🤮👎🏼 walahi Barkhad waa nin muwaadin dhab ah ilaahayna aqoontiisa ha’u’siyaadiyo mashallah kanoo kalaa madaxwayne laga dhigtaa mush”maaha adeerkay muuse handaraab subhannallah! Ilaahay kacabsada oo xaqqa difaaca tuugta uu sheegaya wax ma’dhaantaan walahi👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Trust me, have u seen the news..
      Waar dawalaadii xaayiraad maha waa xaraagoonaay siidaa dalkaa ugu taalabsdaay, meeshaa qaaylaa ka jora.. dawaaladuu qayliinaay maxaa xaal ah?

  • @abdikays3958
    @abdikays3958 2 года назад +8

    Walaahi waan qoslay ... ma barkhad ayaa wasiir caayaya .. barkhad you where a drunk drug dealer in Sheffield everyone 😂 in Sheffield knows you .. VICE NEWS will soon bring your history to the people of somaliland

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Im still waiting.. i remember you going to gay bars and then been arrested for trying to sexually assault 6yrs old boy.

    • @Yaafici
      @Yaafici 2 года назад

      u know this guy very well, i just watched a docu in vicenews and there is mention he was incarcerated some of his time

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 10 месяцев назад

      Jealous xun oo cuqdadaysan baad tahaye, mee dalkii Muuse loo dhiibay?????

  • @suleymanyusuf8448
    @suleymanyusuf8448 2 года назад

    Xaasidiin ayaa heshay.

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 10 месяцев назад

    Muuse Qamuunyo cid walba siduu dalka u nacsiinayey waa taas lagu kala tegay!!! War waxa aynu maxkamad soo taagno

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    aqoon laan iyo iman laan baa ninkan lagu haysta iyo xasad la is wada xastayo wa run dhirta iyo daaaqa ha horumariso maha inay ku dhegto qof wixiisaa gadanay dadkan shirqoolka waday ee ninkiiba dili gaadhay shirkadahi cheap ka ama qiimaha jaban ku iibsan jiray baa laga yaaba inay soo direen oo soo adeegsaden dad kale wayo aduunka ma jecela qof horumar samanaya oo anay iyaga ahayn dadkoodana way tageeran kuwa kalena xasidba y ku noqdan inagu qofkeeni waanu xasidna walahay waan arkay qaar gaanaxsadadena xasidaya sida xawaladaheena oo uumado kale la xidhay xasidnimo darteen waan la yaba qof wadananka ah hadu taajiro dadkaagii bay anfacaysa garan mayan wa reer hebel yaanu wax helin walahay walalka waxad u rajayso bad adna helaysa iska daaya xasidnimda ninkana wa ka gardaran tihin raali gelin siiya ilahay wuxuu qoray qofka lagama celin karo

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 года назад

    Ninkaa sidaa u hadlayaa cadow badan ayuu yeelanayaa waana nin jira

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 2 года назад

    Reer sanaag magiciinba 😭😭😭😭

  • @galaalyasin6828
    @galaalyasin6828 2 года назад +3

    Nin Somalida Hal Qarni ka Horeeya

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 года назад

      Maad ila aragtay addna walahi 😂 mashallah ilaahay haka indha tiro cadowgiisa!

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    horta madaxwaynaheena inanu la taaliyaasha ka dhintay goorman soo qoray wale mar hore wana dhab la taliye aqoon leh maba la taliyo madaxwaynaha

  • @MrStarsabove
    @MrStarsabove 2 года назад

    Ganacsate, aqoon yahan,Barqad daljir weeye TAYO iyo qiimo sare uu keeney dalka iyo dadka.

  • @nevergiveup-ej3iy
    @nevergiveup-ej3iy 2 года назад

    Isaaqu waa xaasidiin ninkaasay ka xun yihiin illaahay wax siiyey

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 года назад

    Isyari daji uun dhe wariye

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 2 года назад

    Aqoonyahanka aduunka, mise waa ka halhays.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 года назад

    Gabacsiga shiinaha waxuu 💯💯 ka fiicnayhy kan fakhriga galbeedka--somaliland u ma xiri karto ganacsatada iyo khayraadka dalka galbeed. Ganacsatada somali waa xor, cideey ganacsi ka helaan ayeey la xiriri karaan. Dowlada muse bixi waxaa soo adeegsaday Maraykan yeey is qaranin. Barkhad 💯 xor buu u yahay

  • @suhaibapdimalik4804
    @suhaibapdimalik4804 2 года назад +1

    Mxaa Ka jira arinkaa

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +1

    Cilaaj xanuunsanaya kani Adduunyaduna waa jiidatay Alle ma xusuusna Milgaha dadkana ma kala yaqaano tuug xariif ah weeye

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 года назад

    walaahi barkhad wuu dagaalamay dadka haysta waxay u badan yihiin aqoonlaawayaal lkn anigu waxan ku eedaynayaa oday aad ucabanayay modo ka hor lkn dadka wasiirada sheeganaya aqoon la aanta waa yaab

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    hadi ninkan hospital dadka u dhisay 4 million ah mudaa yar oo dhowr goor wan dawaday asli maydi oo cawinaya dad badan hadhowna wuxu dhisi laha jamacado wax walaba maxa lagu haystaa ana idin sheegayee dadkeena ma haystan ee galaada soo adegsanaysa oo been ku shubaysa si ay qiimahi jabna beeyad ugu celiyan

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 2 года назад

    Xaqiiqdu waxay tahay barkhad waxaa lagu wadaa mu,aamarad naftiisa iyo hantidiisaba waa mu,aamarado gudaha iyo debedeba ah
    Barkhad waa in tolkii ilaaliyaan waayo waa ganacsade mustaqbal leh oo aqoon yahan ah
    Arintaa waa in lagu baraarugaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 года назад

    waar meesha habarjecluunbaa isgu haysatee dee isgood ha u heshiiyaan,kana waxa wanaagsan inuu af hayeen ama qareenkiisu u hadlo waayo gartiisa ma dhiiban karo.Wa bill ahi tawfiiq.

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад +2

    Habartii xumayd wuu kaga xaariyay barkhad, viva barkhad 💯😂😂

  • @aminaosman2689
    @aminaosman2689 2 года назад

    Yarka wariyaha maxaa ka khaldan

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад

    No Comment!!!

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 года назад +2

    Waar ninkan arimihiisa faraha halaga qaado. Waa nin wax soo saar badan!

  • @maymuunbootaan69
    @maymuunbootaan69 2 года назад

    Wariyaha foolxumo badanaa oo maraxsanaa

  • @wehelsameinacawaale3429
    @wehelsameinacawaale3429 2 года назад

    MARKEY MARWO:SHUKRI BAANDARE AQOON LAHEYYN MAADOO XASHIISHADOOLE XOOLO UMMADEEDA DHACEY BAA AQOON LEH.
    SHUKRI WAA DADKA UGU CILMIGA BADAN SL, LABO MASTER OO CAALAMI AH LEH, DEEGAANKA IYO DHIRTANA DALKA WAX BADAN BAY KA BADESHEY TUUGOW.

    • @adniitoofficial6845
      @adniitoofficial6845 2 года назад

      Ma cadaynbad uhaysa inuu xoolo dhacay amba uu yahay xashiishadoleh haduu yahY xashiishadoleh waxaso lacag muu shaqaystene ka xishood ninka

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад +2

    Jaanis ayaaad keenteyyy laakin waxaaaga si haboon usheego oo cayda iska dhaaafff

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 2 года назад +1

    Waryihii waxba qabsaday

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    islantan golaha deganka iyadu waxay beertay sadex kun oo geed oo moringa aha dhaqalahii wadanka inay kaga faiidaystay baa laga yaba intay wadnka u beeri lahayd iyada beeratay waaalidaasa haysa africa masuulka isaga iska gurnayaa wixi umada loogu talo galay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    wa lahay wa run africa hurudo ma oga waxay doonayen inay beeyada qiimahi hore ku celiyan oo isagana haday doonan ka taqalusan africa hurdo waxeeda la gurta oo rag kale ku taajiay wadamada macadanta buuuxdo dadkooda gaajoonaya
    hada ma ogtihin beeyadi in markanki beeranayan inad ilalisan bay ahayd in la idinka soo dhaco ma ahayn ama somaliland ama itoobiya laga soo gurtay kolay wa kuwa ka beeranaya arisona somaliyay toosa qofkiina yaan la idin so adegsan

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale 2 года назад

    Somalida ka yidhaa waxbaan bartay ayaa ugu jaahilsan.

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад

    Dadka reerka ka hadlaya, waar anaga oo habaryoonisa waanu wadanaa barkhad, 💯

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Indr wa ku mahdsantahaay seedi. Horta dadkaan hj hy ha waxaan shuubeyaa waan la yabaay.. war dadku laba uu kala baxaan
      Ama habar dolaar ama habar gaajo. Kkkk

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад

    Waxasi waa wixii luguu jijiidayay Af xumado ma wacano war xishood

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Filmaanta hindiiga ma dawataa, beri baan isyidhed ka qayb noqo si waxa la igu yiidhe tababaar gal, kkkk

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 2 года назад

    Adeer haaye miya isdajisid raga waxa lagu yaqanay inay wax nidamiyan oo dadka iyo dalkaba utudhan oy ka odayeeyan ee imika anagu wxn u aragna in dhalinyarta ku kicinayan ama qabiil abuur nahay

  • @dhammacdhc2165
    @dhammacdhc2165 2 года назад

    kan yar ee wariyaha laftigiisa far baa ku mudan wllhi

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id 2 года назад

    Alla waa tuugii weynaa

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Tuuga wayne calaamkaa intiisa kale wa xariifkaas ee samaayntaa ku yeeshaay nooloshadaa, comment anigu maan ka bixin lahaayn.. hadhkaaygaas baa qiima badaan.. qof aan la aqoon isaaguu na isgaraanwaa.. kkkk

  • @ehelsanahmed4546
    @ehelsanahmed4546 2 года назад +1

    Ninkan caadi maha cid u dhow oo la talisa ma leh miya xata shakliga u camerada ku hor imaado sax maha qof jeel laga so sara mooda

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      My friend, anigu wataay shalaay xukumaadi tidhe $300m buu jeebka ku shuubtaay, yaan uu soo xaarooginayaa.. ma masaakiintaa aan la yaabay.. kkkk
      Caadi ma ihi madaamaa dalkiinii yare ka shuubtaay dolaar, meeshiini sii xiidhaay.. ku bakhtiyaa kkkk

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 года назад

    Dhiigiisa 100% xashiishad iyo khamri ba laga helaya. Ninkan wax drugs ku quraacdu eegyahay

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Dhigagaa maxa lagaa heelayaa
      Hadaay drugs iyo khamri $300m iso kordhiyeen baal adigu isku daay, buusaradaa ka uurtaa..

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 года назад

    Karbaash agaanimta tuugta

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 года назад

    Ninkan ma balwad bu leeyhy

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Ha walaal balwaada ugu xum baan leeyahaay - dolaar dirham riyaal sterling
      Lacag hanti maraakiib guuryoo fooqaaq.
      Waar balwaad dawaldii qiraal ka noqotaay inaan $300m shuubtaay..

    • @abdikariimhassan2822
      @abdikariimhassan2822 2 года назад

      @@barkhadhassan4378 legend

  • @abdikays3958
    @abdikays3958 2 года назад +1

    Waar mustafe Martin maxaa keenay .. walaahi everyone in Sheffield laughed 😅 when you gave a interview to bulsho tv asking the lady reporter af somaligayga ma fahmaysaa ma imika ayaad af somaliga iloowday kkkk barkhad you took money meant for devolment for hospital and schools VICE NEWS WILL EXPOSE YOU SOON

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 Год назад

      1 year.. u r still not helping ur mum, she still struggling selling tomatoes n onions
      Who are you ? Go n help ur mum. Wlhy she is struggling!

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 года назад +1

    Sidi qof walan bu u hadlaya

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Ma adiga si miyiir leh uu hadli lahaa hadaa $300m jeebka ka buuxo.. kkkk

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад

    Walahi waan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍

  • @khaliifmaxamedjaamac2531
    @khaliifmaxamedjaamac2531 2 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣 waar kani waa fulay

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 года назад

      Maalinki u horaysay wu isku xaari gaadhay wa fulay

    • @saedsara
      @saedsara 2 года назад +1

      Kalsooni daro iyo fulaynimo

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 года назад

      Wa sax fulaay $300milyaan jeebkaa ku shuubtaay, mise ninku wu inoo mateelayaay.. miskiin yar oo fahmiin maakhirkaa muxu ka noolyahaay markii raag noocaan ah ifkaa dhex mareyaan.. waar yaa lagaa dhigaan dacaas ee oorod naas hooyo doono..

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 2 года назад

    Hhhhhhhh

  • @us1433
    @us1433 2 года назад

    Waar ninka waalan hadalkiisa inaga daaya

    • @apdulahixasan6339
      @apdulahixasan6339 2 года назад +1

      Ninka haduu walanyahay lacgtaas siiday dadkaa miyerka qaaba uu helikariiwayeen
      Ta labaad tuug ba lugo sheegay maxaa dadku hal cadayn uu keeniwayeen.. qofku haadu qof kale is aflaagadeeyo waxa la yidhaada jaahil. Waale bu millionaire ku noqdaay maxaay miiyirkaago wax uugu qabasaan kariwaydaay.. waxaan filayaa ina adigu naftaada been ugu sheekisay oo walantahay. Wa dawaatay, oo comment ka bixisay oo hadaana ka cadhootay, isaagu ina jirteed ba ma ba ogaa..
      Ma adiga walaan
      Mise ninkaas millionaireka ah ee kugaraaniin ba.
      Miskeen

    • @funnyanimal885
      @funnyanimal885 2 года назад +2

      Ninkan waa nin cashurta ugu badan somaliland bixiya halaga xishodo

    • @us1433
      @us1433 2 года назад +1

      @@apdulahixasan6339 Waalidu waa taa ka muuqate Hadaad ka naxayso orodee dawee Adeer

    • @saeedfarah2093
      @saeedfarah2093 2 года назад +1

      Ader niinka de af somaliyga ku adag woxo ku dhashay carabta waoxona ku karat uk dalka woxo yeemi 2010 hal yaabin af somaliyga ku adag

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 года назад

      Ma waxaad kaxun tihiin intuu idinka caqli badan yahay siiba habartuu sheegay ee aqoon darrida ajaanibta canshuur kaqaadin ninkii muwaadinkana laga qaaday canshuur🤮🤮🤮🤮👎🏼 walahi Barkhad waa nin muwaadin dhab ah ilaahayna aqoontiisa ha’u’siyaadiyo mashallah kanoo kalaa madaxwayne laga dhigtaa mush”maaha adeerkay muuse handaraab subhannallah! Ilaahay kacabsada oo xaqqa difaaca tuugta uu sheegaya wax ma’dhaantaan walahi👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼

  • @inafarhaanlogoss1275
    @inafarhaanlogoss1275 2 года назад +2

    Waar ninka sakhraasan dalka halaga qabto

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 года назад

      Ma eddadaa caqliyarbaa ayaad u’guvanaysaa 😂 muuse jaahil kaliituu wasiir kadhigtaa kolay adna aqoontaa kugu yar!