Xaqiiqooyin ku saabsan Madagascar | Muqdisho iyo magaca dalkaan...?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2022
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Madagascar | Muqdisho iyo magaca dalkaan...?#Madagascar.
    Waa muuqaal dhinacyo kala duwan ka istaagaya dalka Madagascar.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo Subscribe-gareey si aan iskula socono mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 110

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 Год назад +12

    اجود قناة عبر اليوتوب،لكوني من عشاق الجغرافيا والتاريج

  • @abdirashidali4347
    @abdirashidali4347 Год назад +7

    Best Somali RUclipsr🙏💪

  • @hoyganabada5763
    @hoyganabada5763 Год назад +6

    Sxb ninka kaliya ee aan raagsado video yadiisa ayaad tahay keep going

  • @libanmohamed1842
    @libanmohamed1842 Год назад +2

    soo gudbin cilmiyaysan iyo cod cajiib ah ! aad baan kuu taageeraa masuul inkastoo aanan aqoon shakhsi iyo meel aad joogto toona aqoon kuu lahayn. Full respect 🙏

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Год назад +1

    Masha allah allah ku barakeeyo ustaad

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 Год назад +1

    Best youtuber zhp sida update u ahaw oo isku day inad maalin walba wax so galiso

  • @abdisamedmahamed1380
    @abdisamedmahamed1380 Год назад

    Maasha allaah keep going up sxb tanaad

  • @osmailmugani4395
    @osmailmugani4395 Год назад

    Mahadsanid wlo maclumaad fiican

  • @yaasiryahye8242
    @yaasiryahye8242 Год назад +4

    Ustaad dalka norway 🇳🇴 kasoohadal 🥰

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад

    Masha alh legend tanaad guuleyso keep going bro

  • @abdourahmanahmedhoussein5841
    @abdourahmanahmedhoussein5841 Год назад +1

    Mahadsanid walaal

  • @cadceed11
    @cadceed11 Год назад +3

    Mahadsanid macalin sidaad codsigaygii ahaa inaad Africa naga dajiso aad usoo ajiibta, xagan maalmo nagu dalxiisi qaaradani waa mid cajiib ah e

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 Год назад

    Mahadsanid bro et
    Bonne continuations

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 Год назад

    Masha,allah sxp horey u soco

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 Год назад +1

    Mi favourite channel💞🥰

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +1

    Thanks Tanaad 😊

  • @cabdalleismacil7644
    @cabdalleismacil7644 Год назад

    Haa msha alah ustadii allaha ku xafido

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 Год назад

    Mahadsanid sxb

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 Год назад

    Tnks macalin

  • @somaliatiktok2060
    @somaliatiktok2060 Год назад

    Mahadsanid codsigena wadno soo gudbisay

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 Год назад +1

    Keep going maclin

  • @mohammedabdinasir8365
    @mohammedabdinasir8365 Год назад

    Hore Usoco Walal 🙏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏 💯

  • @siciidcali4899
    @siciidcali4899 Год назад

    Thanks sxb

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 Год назад

    Thanks brother

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 Год назад

    Macalin shaqo wacan

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 Год назад

    Best one somalia youtube💯

  • @awshan571
    @awshan571 Год назад +1

    ❤alla jecliyaa janalka tanaad ,iyo barnamijyada uu soo daayo.❤

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    THE BEST RUclipsR OF WORLD 🌎 ❤️ TANAAD WLHI RESPECT 🙏 👏 👌

  • @MHO59
    @MHO59 Год назад

    Waan ku salaamay Macalin Qof wax badan laga Bartay lagana baran karo mahadsanid mar labaad

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 Год назад

    Wax badan ayaad nabartay sxb shukran

  • @northmusic1710
    @northmusic1710 Год назад

    Golden voice ❤️

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 Год назад +1

    Zhp aduunkaan chanalkaaga ugu jecelahay lkn marmar uun baan ku waaya nolaw zhp farxadna igu waar

  • @eaters55
    @eaters55 Год назад

    I'm full respect my brother tanaad
    Ma aqaan halkad jogto blse tageero buxa ayaan ku ahay

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 Год назад +1

    Runtii Nolshayda Wax Baad Ku biirisya Anan Faraha lagu tirin karin oo macluumad ah Allaha ku xafido macalin.

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад +1

    Comments aan bixiyay islaamka iyo galaba wey tacajabeen kwrn brother qatar ma ahay

  • @kalmadamaanta
    @kalmadamaanta Год назад

    Xagee kala soo xiriira wll aadban kugu baahanahaye

  • @mustafasaid7800
    @mustafasaid7800 Год назад +2

    Wan ku salaamay sxb!
    Wxn ka mid ahay asxabta ku xidhan barnamijyada muhiimka ah ee aad soo geliso chanalkan.
    Hal meel aan ku saxee magaca Wadanka Madagascar waxa uu asal ahaan kaso jedaa Arabi oo ah "Madiinatul Asqar'' ama galadii yarayd. Waana isla Arabtii jogtay gumaysta ka hor Dalkii xiligii la odhan jiray ''Musa binu biiq" imikana la dhaho Mozambique.
    Mahadsanid.
    From Moz🇲🇿

  • @wabarkawanaaga292
    @wabarkawanaaga292 Год назад

    Hore usoco libaax noo soo badi school waxab waligay naloguna dhigin geography gana wan xiiseeyaye

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 Год назад

    Hhhhh thanks macalimow I support your voice

  • @DaacadDaacad-my7lr
    @DaacadDaacad-my7lr Год назад

    asc sxb mhdsnthy

  • @Akpoionthebeat
    @Akpoionthebeat Год назад +1

    Nxt usa

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 Год назад

    ZXB XOGO NAGA SII TURKMANSTAN.

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Год назад +3

    Madagascar❌🙁
    Mogadishu ✅🤩

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад +1

    Les Malgaches..ayey u yaqaanaan faransiisku.dadka. dalkuna waa Madacascar) Lkiin. Qaadkaa kabaxa Wey cunaan Somali jabuti laga qaadey 50 neeyadii ilaa 70neyadii ayaa aad ugu tarmey kunool

  • @bubg162
    @bubg162 Год назад

    asc sxb qli walagu waye

  • @cabdiwaduud140
    @cabdiwaduud140 Год назад

    Zxp wxd kasoo hadasha dalka Peru 🇵🇪

  • @cmaancirro522
    @cmaancirro522 Год назад

    Zxp marka soowaran jasiirada #seychelles

  • @captainhaashim3113
    @captainhaashim3113 Год назад

    Legend Sweden 🇸🇪 next ka dhig

  • @abdinafiabdullahi3930
    @abdinafiabdullahi3930 Год назад

    Norway noo sameey sxp mcn

  • @mohamedabdulkadir4107
    @mohamedabdulkadir4107 Год назад

    waxaan noday qofka ugu horeeya daawaday video-gaan kisteeeda isoo dir niyahow

  • @salmaansaid5712
    @salmaansaid5712 Год назад

    Waa marki labaaad an dawado muqaalkan

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi Год назад

    South Sudan

  • @mrfamily9137
    @mrfamily9137 Год назад +3

    Dadka amazigh inta badan carabta lagu qaldo hal video kaga sohadl ;)

  • @abdulahijeespile2385
    @abdulahijeespile2385 Год назад

    vedeo cajiiba

  • @xamseiid7650
    @xamseiid7650 Год назад

    sxb waxaad kasoo diyaarisaa dalka afganistan

  • @hanadmoha5390
    @hanadmoha5390 Год назад

    Subscribe like iyo comments intapa ada u qalmo mudane thanks iyo more views

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    😍👑🙏✊

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    ❤️❤️TANAAD DHANNEL❤️❤️

  • @ahmedzaki7
    @ahmedzaki7 Год назад

    Zakalava aniga e igaso faracmen kun kow ooki dalkanna abshaxan keygi boqolkunad ba iskaleh dacwada waysocota dadkanna na shaqalihisa e kaso faracmen wan ku darsanaa

  • @abdifatahomaryaaziin3112
    @abdifatahomaryaaziin3112 Год назад +1

    Dalwaliba markad Ka hadleeyso Ku dar basaborkisa iyo furaha dalkaas

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Год назад +2

    Golden voice ❤️💯

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 Год назад

    1m oo subscribe ayuu mudanyhy tanaad

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад

    Tanaad Macalinkayga🙏

  • @kayseaxmedkayseaxmed4256
    @kayseaxmedkayseaxmed4256 Год назад

    Sxo tanaad tufalu kasoo hadal iyo magaalada baqdaad🙏🙏🙏🙏✍️💪

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 Год назад

    Waxaan kaa raabaa micnaahaa muqdisho iyo meeshuu kaa yimid

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 Год назад

    Sxp xogaha nosoo badi

    • @husnishukri615
      @husnishukri615 Год назад

      Wll TANAAD waxaad tahay youtouber Somali ugu wanagsan mana jiro video ad so galiso oon aan dawanin walal qaali ah keep going🏃‍♂️🏃‍♂️ tageero from jig jiga

  • @dinari1208
    @dinari1208 Год назад

    Please Isbuuci laba video nagu dhig Waa codsi kama daaalo Waa dawashadaada

  • @mohamedbashiir7
    @mohamedbashiir7 Год назад

    zhp Norway ka suga ❤🇳🇴

  • @amiinxasan1569
    @amiinxasan1569 Год назад

    Noo soo wd zxp mxaa kugu dhacay baryahan

  • @abdullahiabdirashiid9648
    @abdullahiabdirashiid9648 Год назад

    Waxaan rabnaa sanadka intuusan dhamaanin in tanaad lagaarsiiyo 200k pls

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy Год назад

    Asc, Ustaad marka hore wxan kaaga mahad Cilinayaa barnamishkan aadka ufiican, balse maanta codsi ayaan wataa wxan kaa codsan lahaa, inaa barnamishkan noogu badashid taariikhda Dowladihii soomaray islaamka, ama dhacdooyinka haatan kataagay caalamka sida dagaalka Ukraine 🇺🇦 iyo Russia 🇷🇺, Mhadsnid Ustaad.❣❣❣🙏.

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Год назад

      Ukraine iyo Russia idacadaha ma Ka dhageysatid
      Dal dhan oo aadan waxbo Ka aqoon. Baa laguu barooya si Bari hada booqato xogo adigoo Ka heesta u tagtid

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 Год назад

    Saxibkey dalka Cuba kasoo hadal

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Год назад

    Islaamkoodu boqolkii waa imisa.

  • @aminbanooda1
    @aminbanooda1 Год назад

    How did Madagascar get its name?
    The island's name, Madagascar, is of uncertain origin but historical documents suggest that the Venetian merchant Marco Polo, who did not even visit Madagascar, confused the island with the kingdom of Mogadishu in Somali

  • @mohameddahirmohamed8789
    @mohameddahirmohamed8789 Год назад

    Lkn kama hadlin dimaha

  • @jamaabditayo6622
    @jamaabditayo6622 Год назад

    Qaarada hodanka ah

  • @gadalechannel6231
    @gadalechannel6231 Год назад

    muuqalada isku day inaad ilaa 10 daqiiqo gaadhsiiso

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics Год назад

    Tanaad

  • @saedboni6011
    @saedboni6011 Год назад

    hooyadaaa mooqay diishaaaaa

  • @mahaddahiromar5309
    @mahaddahiromar5309 Год назад

    somalia kaso hdl 🇸🇴

  • @arimahabulshada5406
    @arimahabulshada5406 Год назад

    Ciraaq iyo Syria Masar Libiya xitaa Somalia

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 Год назад

    ilaahada kamaadan hadal dalkaaga
    Waa is weydiin dalkaaga muuka qiimo yar yahay jaziiradaan

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Год назад

      waa la wada yaqaana tariikhda somalia oo wax macno ah ma leh .

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Год назад

    Muqdisho halkay ku taalaa iyadu ?

  • @muminhussein1450
    @muminhussein1450 11 месяцев назад

    Madagascar 🇲🇬 was named after Muqdisho

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Год назад

    madsanid taanaad

  • @lifeisajoke8607
    @lifeisajoke8607 Год назад +1

    Sorry muqalkan wan ka soo dahay lkn hadan madaxa kudagsana walal mcn mahad sanid walalken tanaad ❤💎👊

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 Год назад

    Somali malaga heli karaa dalkan??

  • @cabdimaxamudxadreeye9665
    @cabdimaxamudxadreeye9665 Год назад

    Dalkaaga hooyo somaliya maxaa uga hadli wayday

  • @Abdyfilms
    @Abdyfilms Год назад

    Asc waadku mahad santahay soo gudbinta xogaha dalalka, Magaca muqdisho waxaa loogu magacaabay muqdisho iyo Madagaskar waxaa xukumi jiray Suldan C,casiis, koley waad maqashay degmada C,casiz balse mataqaan qofka uu ahaa C,CASIZ

  • @ShiineAwiye
    @ShiineAwiye Месяц назад +1

    Alaa Madagascar isku maalin bay qaaten xornimada somaliland

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Год назад +1

    somaliland : 26 june1960
    Madagascar : 26 june 1960
    same independence days .

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 Год назад

      Nio waxz waa fikir gaboobey baad daba joogtaaa

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Месяц назад

      ​@@ahmedaamiin8669soomalia waxa keliya ee ay u baahan tahay in somaliland ka mid ahayd july 1960 ka hor mana caddayn karto midowgiina ma hayso qoraak cad oo la wada saxeexday oo ay aduunka soo hordhigto markaa ma beentii laguu dhigay ayaad waliga sidan .

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Месяц назад

      Xataa tariikhda ay qortaan ayaa been ah dhagax tuur yuu dhagax tuuray ma jin xilligaas talyaani ma iman soomaaliya xaawa taaako yay la dagaalantay ma shayasdiin talyaani ma joogin xilligaas syl waxa uuu ahaa urur loogu tala galay in uu ka maydho figraddii fascisimka ee talyaaniga markii ingiriis jabiyay mana ahayn xornimo doon ingiriisku barigaa wuxuu rabay inuu sameeyo hal wadan oo somali ah intey degto kenya itobiya iyo inta kake yaa diiday intii talyaanigu wax baray iyagoo loo sheegay in soomalida ingiris ku hadashaa liqi doonto wayo ethiopia ingriis kenta ingriis somsliland ingriis waxad maanta doineyso horaad u aastey kaana dhab maaha horti sxb isbaro adigu

  • @sulaymaansulaymaanibraahii8687

    Muqdisho waxa laga soo gaabiyeu
    Maqdis bautul maqdis

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan Год назад

      Ma ahn bro. waxa lagso gaabiye (maqcad shah) aa umalena macneda tahy meesha oo boqorka fadhisto

    • @mustafasaid7800
      @mustafasaid7800 Год назад +1

      ''Muuqdisho" wa eray somali ah oo sax ah.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    Been weynaa muqdisho ayaa wax ku falaa qurmuunkeeda

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 Год назад +1

      Ilaaahey niyada hakuu hagaajiyo runtii walkale kuma dhihikaro