Ayaan Kaaba saaxiibadeed Farax iyaduna maxay kala soo kulantay tahriibta Maraykanka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2023
  • Ayaan Kaaba saaxiibadeed Farax iyaduna maxay kala soo kulantay tahriibta Maraykanka.

Комментарии • 299

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 8 месяцев назад +52

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 8 месяцев назад +22

    Maasha Allah waa fariid yar oo qurux iyo qiimo badan leh meel roon alle haku mariyo wllo adiga iyo dhalin yarada badan ee wadan ka bilaa sharciga ku ah ba sharci khayr qabana alle haydin siiyo ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 8 месяцев назад +23

    Salaan
    Gabadhanii waxay isku darsatay qurux, qalbi wanaag, iyo caqli aad u sareeya.. god bless you.
    Mahadnaqna wa iga hereri. Allow no ka da.

    • @user-jq4mo8rq1w
      @user-jq4mo8rq1w 2 месяца назад

      Kugu raacay walahi waa fariid firfircoon dhiirran kartibadan❤❤❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 8 месяцев назад +8

    12 sona ayaan rajeynayey inaan maalin un boxo walina waan sugayaa insha Allah waxana rajeyn inaan maalin heli 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @user-dw6zt9ol5h
      @user-dw6zt9ol5h 8 месяцев назад +1

      Waad helee qalbiga qeer usheg anigaba 13sano sugayay alx ugu danbeyne wanjoga meshan rabay😊

  • @kaderabeib3493
    @kaderabeib3493 8 месяцев назад +6

    Maansha allaah farax waydadaashay alleh haku xafido dadaalku wuxuu ku kulansiiyaa guusha

  • @cabdixakiincabdiqadir6663
    @cabdixakiincabdiqadir6663 8 месяцев назад +13

    Adeer aad ayaan kuu jecelnahay gabdhaha aad salaamaysid iska daa

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 8 месяцев назад +5

    Masha Allah Farah siwacan ayey uga far farbixisay, inkastoo waxyaalo badan qarisay. Lkn waa inan fariid ah. Midakale ha ogaato siyaasiga inoo xaliya mushkiladaha dalka kaligii umataal.

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 8 месяцев назад +6

    Maasha allaah farax waa gabadh somaaliyeed oo qiima badan❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasirAli-lm2fc
    @NasirAli-lm2fc 8 месяцев назад +21

    Very sad our young generations are suffering because of the lack of political vision for Somali leaders.

  • @naimohersi8468
    @naimohersi8468 8 месяцев назад +8

    Abwanadayda io Hareeri bay wan salamay
    Kaba wan kaga so hor jedaa reryga ay tidhi wax dhib ah cid kala kulantay ma jirto tahribki USA ee dhawa!!!
    Wallhi Somalia aYeY nololi talla hadi aan muruqenna io mankenna an midayno, is kashanno ilahayna talada u dhibanno
    Dunida halka dalxis lo yimado lona so hajiro ayan noqonayna inshallah
    GREAT SOMALIA 🇸🇴 ❤
    Haybad waxad ku leedahaY dhulkaga HooYo ❤❤❤

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 месяцев назад +1

      Waa kugu raacsanahay. Hantiyay macaan waa midaan hooy lagaa oran. Cizi iyo sharaf waxaa ku ledahay dhulkaaga hooyo. Dhibaatadana waa laga baxaa hada dalka haysato.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 месяцев назад +5

    Thanks for sharing with us, brother 🙏 ❤️

  • @Keena-diid
    @Keena-diid 8 месяцев назад +2

    Fariid faraxalan waan idinku bogaadinayaa safar nolol raadsiga ah adiga iyo in 80 kabadan oo macaarif iyo asxaabtayda isugu jira aad ku gaadheen carriga maraykanka dhalinyarada kale ee waddanadeeni joogtana waxan leeyahay lugta socodka bara!

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 8 месяцев назад +2

    Mansha allaah waa Gabadh Fiiro dheer ilahay ha xafido

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 8 месяцев назад +3

    Manshallah gabar cod Kar ah keep up

  • @barkhadsahardiid4150
    @barkhadsahardiid4150 8 месяцев назад +2

    Baraamij fican weeye dadkaas so maray tahriibka soo badi❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 8 месяцев назад +8

    Masha alaah soomaalia waa is ka walaalo dibada ayaa la isku jecelyahsy❤😴🇺🇸

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 8 месяцев назад +3

    MashAllah. Suaasha ay madaxda u dirtey waa suaal qiimo badan.

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 8 месяцев назад +1

    Congratulation 200k hereri maan sha aallah wariye rugcadaa saxaafadeed❤❤❤

  • @keyseahmed2253
    @keyseahmed2253 8 месяцев назад +8

    @ farah, Xamaalka laftiisu reero dhan baa laga biilaya, wax xun maaha shaqo waa shaqo. Waxa xun qofka aan shaqaysan. Good luck for ur adventure and inshalaah will see where u will be in ten years. Just keep in mind, nothing is easy there are a lot obstacles to overcome if u want to achieve ur dream.

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 8 месяцев назад +3

    Congratulations 🎉😊 200k
    Good choice 👍stori for today farax.

  • @hamudmohamoud7745
    @hamudmohamoud7745 8 месяцев назад +26

    Ku saliya nabigena scw

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 8 месяцев назад

    Waa iska xaal aduun aduun aduun shalay maata ku ilow waa hablihii gobta ahaa waan idin salaamayaa xaaji hereri libiya ayaa igu kaa danbaysay saaxiib kii cabdi Karin xaaji ducale ❤❤❤salaan gobeed camii waxan kaa soo salaamayaa jarmalka ❤❤❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 месяцев назад +2

    Gabadhaaan Yar Masha-allah Allaha Xafido

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 месяцев назад +2

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 8 месяцев назад

    Masha’allah inadertey Farah ❤️kartida kugu jirta waa teeni 1❤️Allah haku rumeeyo riyadada inaadero 👌🤲🏼Allah haku barakeeyo 🤲🏼

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 8 месяцев назад

    Guulayso Farax
    Mahadsanid Hereri.

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 8 месяцев назад +4

    Congratulations Mr hareeri 200K subscribers

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 8 месяцев назад +3

    Masha farax iyo ayaan kaaba si gar ah ayan u jeclahay💖👑

  • @alijama3401
    @alijama3401 8 месяцев назад +4

    QURBAA WAA LAGAAGA SOO HOREEYEY WAANA LAGAAGA DANBAYN. KULA YAABI MAAYO. OO MARYKANKA AYAAD KU FARAXSANTAHAY. BALSE QURBE. FAAIIDO MA LAHA. WAKHTIGUNA ISAGAA TABABARE AH. DALKAAGA MEEL KUU DHAANTAA MA JIRTO. .GADAALBAAD KA FAHMI. ILAAHAY HA KUU SAKHIRO AAMIIN

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 8 месяцев назад +1

    Ooh alla gabadhu wali na reeyreeysan sidaan ka maqlay hadalkeeda Ilaah nin wanaagsan oo soomali isku keeno ha kusiiyo mid kheyr qabo

  • @Hamda2020
    @Hamda2020 8 месяцев назад

    Masha allah abdislaam herari walee waa wariye cajiiba, rug cadaa miyaa la odhan jiray . Sida cajiibka leh ee warka uu uga soo gurayo su’aalo fiican oo intii ugu mihiim sanayda

  • @mohamedfaisalabdi
    @mohamedfaisalabdi 8 месяцев назад +2

    Masha'Allah, Farah and Ayan. Kusoo dhawaada Minneapolis, Minnesota.

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 8 месяцев назад +2

    waa gabadhii fariida ahayd, always Smiling,

  • @khadardhego
    @khadardhego 8 месяцев назад +4

    Congratulations 200k cabdisalaan hereri🎉

  • @user-wy8td1fc8m
    @user-wy8td1fc8m 8 месяцев назад +7

    Farax Ayaanle waa qof karti leh hadi aqoonta diintana Ay ku kabto aqonteda waxay Noqon lahyd hogan umadeed

    • @Sarah-to7oj
      @Sarah-to7oj 8 месяцев назад

      Oo diin la,aan bay tahey

    • @user-wy8td1fc8m
      @user-wy8td1fc8m 8 месяцев назад

      @@Sarah-to7oj aqoonta diinta iyo diintu waa kala duwan yihiin walal qoraalkayganad fahmin ban filaya

  • @yonisabdiaziz6368
    @yonisabdiaziz6368 8 месяцев назад +1

    Faraxay hormar intan ka badan ayaan kuu rajeynayaa wllo

  • @ayaanmaxamud8486
    @ayaanmaxamud8486 8 месяцев назад

    Hore u soco inaader qof tamaro badan Allah yabaarik

  • @user-qt4lw7bj5l
    @user-qt4lw7bj5l 8 месяцев назад +4

    Farax waa fariid aftahanad ah masha allah

  • @profalcadaala
    @profalcadaala 8 месяцев назад +2

    Hambalyo🎉 200k Rug cadaa saxafadeed Weriye abdisalaan
    Intaa ka badan ayaad u qalantaa

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 8 месяцев назад +2

    Waa gabadh qiimo qaaya leh, ilaahay ha asturo

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu 8 месяцев назад +1

    Woow m.a young girl m.a keeping going my sister ❤

  • @fadumomoha4678
    @fadumomoha4678 8 месяцев назад +1

    Masha allaah farax runtay ku adintay hore usoco wll❤

  • @dhaladomar2834
    @dhaladomar2834 8 месяцев назад

    Farax yar waa fariid wax walba fahan san oo hore ula qabsanaysa hore u soco sister ayaan kaabi waa yara ad adayg baa ku jira wali lama haysato maraykan iyadu

  • @fiskahassan5305
    @fiskahassan5305 8 месяцев назад +3

    Waa Salaamantihiin Herri iyo Farah.

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +8

    ..🥺🥺🥺.. ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @yassimomar3424
      @yassimomar3424 8 месяцев назад

      Amiiiin Amiiiin Amiiiin

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 8 месяцев назад +1

      War ilhu bari wll meel walba waxasa lataagantahe

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 8 месяцев назад

      ​@@rahmahussein6666waa qof tuuh ah waxaasuu ku shaqeystaa

    • @fadumomoha4678
      @fadumomoha4678 8 месяцев назад

      Alle haku cafiyo

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739 8 месяцев назад

    Cabdi salaan waad ku mahadsan tahay warisiga qiima badan eed oo soo gudbisid

  • @user-rl8mk3ow3u
    @user-rl8mk3ow3u 8 месяцев назад +35

    Wow! there're two interviews that were most interesting to me, the truth is essential, the young girls told the truth about their desire, and it's a question that needs to be asked by the Somali political leaders, what caused the elite of young Somalis to migrate to the land of opportunity? while they also have a better life in their Countries. This generation's more optimistic than the generation come to the United States early and late 1990s. Abdisalan was one of the Somalian media who're encouraging people to stay in their Country is better than going to the diaspora. I'm not criticizing him, but it's a fact that is believed by people who're older than us.

    • @shukriyuusuf6348
      @shukriyuusuf6348 8 месяцев назад

      💟💟😄👨‍🚒

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 8 месяцев назад +3

      Badhaaciska jooji oo luuqada waraysigu ku baxaayo wax ku qor, intaa af ingiriisi jajaban soo xarxariiqayso😂😂

    • @user-rl8mk3ow3u
      @user-rl8mk3ow3u 8 месяцев назад +1

      @@ducaysane1133 you couldn't understand, can I translate it?

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 8 месяцев назад +1

      @@user-rl8mk3ow3u xigmad baa ahayd "qofka oo is doqomeeyaa, waa qofka nacasnimadii ku sii socda oo soo celceliya" bal hadaan kulahaa afka waraysigu ku baxaayo wax ku qor markaasaad "can I translate it" soo qoraysaa!! Waa calaamad badawnimo oo aad u hoosaysa🤣

    • @dhalinkaabechannel
      @dhalinkaabechannel 8 месяцев назад +1

      ​@@ducaysane1133waar ninka iskaga tag luuqada uu jecelyahay wax Haku qoree.

  • @MursalIsmaaciil-gs4ul
    @MursalIsmaaciil-gs4ul 8 месяцев назад +2

    Manshlah waa gabadh qiima badan

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 8 месяцев назад +4

    Waayo aragnimo saaid ah ayaa u siyaaday xaqiiqdi 😊🎉❤

  • @FUADMAHAMED297
    @FUADMAHAMED297 8 месяцев назад +5

    Salaanta Dumarka iska daa Weriye inkastay inantaada leegatahay hadana waad gaydaa oo muxramkaga maahee_Mhdsnid Hareri😊.

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 8 месяцев назад +1

    Congratulation million times 200k🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 месяцев назад +2

    Masha allllah nooolaaada❤

  • @Bananacat597
    @Bananacat597 8 месяцев назад +1

    Waxan huba walahy qofkasto guul gadhay 1 kow ilahay Ayaa kafuray Albabka ufurmay kadib waa qof dadaly ama Quranka akhrista sijogta ama salatulaylka allah kuxidhan ama walidkisa siniyada uguduceyaan Marka alxamdulilah Taas Ayaan hubaye bal kudadala dhawanshaha allah ayaa fura waxkastod jeceshaye allaaaahu malakalxamdu rabi ayana markhati ka ah emeelakale hakudalina

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 8 месяцев назад +1

    Ilaah ha xafido gabadhaa iyo dhamaan gabdha ha soomaaliyeed ilaahoow Somali doowlad kheyr qabto madax umada u naxda nasii

  • @SakariyeMideeye-rj4kr
    @SakariyeMideeye-rj4kr 8 месяцев назад

    Congrultiin 2m

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 8 месяцев назад +1

    Masha allah gabadh karti leh

  • @NasriMohamed-qg1kw
    @NasriMohamed-qg1kw 8 месяцев назад +8

    Waxaanu u baahanahay inaad cashiro ku Saab San , saxaafada wax nooga dhigto in tii Karan kaaga ah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sn9zj6ek4z
    @user-sn9zj6ek4z 8 месяцев назад +4

    Gabadha waxaan waaqici aheyn bay kahadleysaa, qof markuu soo galo ilaa uu warqadaha shaqada kahelo mashaqeyn Karo, qofka ugu dhakhsaha badana waxay ku qaadataa 6bilood iyo kabadan, waxaa kuubanaan shaqooyin qarsoodi ah oo mushahar yar lagu siinayo, majiro suurta galna maaha 7000 iyo wax udhaw,2.majirto shahaado shahaado uu aqbali waxaad kasoo bilaabi hoos.3.ruqsada gaadhi wadista gobolo gaara sida Seattle uun baa la ogolyahay in aad baratid, gobolada badankooda ilaa aad ogolaansho shaqo heshid mabarankartid sida Minneapolis dad sanad jooga ayaan Helin.
    Fadlan waxa dadka loosoo gudbinayo sax hanoqoto.

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 8 месяцев назад

    Farax Ayaanle aqoon baa ka buuxda. Alle hammigeeda ha u rumeeyo. Aamiin Aamiin.

  • @mobarigfiljar9542
    @mobarigfiljar9542 8 месяцев назад +1

    C/salaanow barmaamijyada waan ka helaa❤💗💓💞💌💕💟💘❣💘

  • @farhiyaofficial-fo24
    @farhiyaofficial-fo24 2 месяца назад

    Maasha Alllha ku saliya.nabiga صل الله عليه وسلم

  • @MohamedAsair
    @MohamedAsair 8 месяцев назад +1

    Ayaan Kaaba iyo Farax Dayax Weerax guuleysta Hablaheenna

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 8 месяцев назад +1

    M.a waa gabar dabeecad leh byo canada Alberta imow calgary ana kugu soo dhawaynaye

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 8 месяцев назад

    Waa naagihi fathie cabseiya ka yabtay

  • @puritysoul6051
    @puritysoul6051 8 месяцев назад +7

    Gabdhahaan tahriibta inagu dhiirigalinyan lkn xanuunka sharci laanta ay leedahay qof somara garan

    • @queenliza596
      @queenliza596 8 месяцев назад

      Abayo ma tahriibtay adi

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 8 месяцев назад +1

    Mansha allah

  • @AxmedSiad-db1yf
    @AxmedSiad-db1yf 8 месяцев назад +2

    Farax fariid weeye way ka soo bixi kartaa hamigeeda❤

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 8 месяцев назад +2

    Congratulations 200k rug caada wareye apthisalan hereri

  • @user-jq4mo8rq1w
    @user-jq4mo8rq1w 2 месяца назад

    Gabadhn yar wan jeclahay😮❤❤❤❤

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi 8 месяцев назад +1

    Insha allh Ama tahriib aan Ku yimado Si kaleba aan Ku Yimade Mar uun Wan tagi America.

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 26 дней назад

    That is a good question sister but I don't think they can answer that question wlc to America

  • @hamudmohamoud7745
    @hamudmohamoud7745 8 месяцев назад +7

    Mashallah Farax hamblyo welcome to Minnesota sis kuso dhawnaynya

  • @nimcanmohamed578
    @nimcanmohamed578 8 месяцев назад

    Waa inan soo tahriibaa sanadaha soo socda haddii alle i gaadhsiiyo

  • @jamayareofficial7083
    @jamayareofficial7083 8 месяцев назад +1

    Legendary abdisalan hareri

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 8 месяцев назад +2

    abdisalan Harari waxbarashada dalka maraykanka ka soo hadal

  • @user-ge1io5yb3k
    @user-ge1io5yb3k 8 месяцев назад

    m.a Muqaal qurux badan

  • @Gobsoormediaproduction
    @Gobsoormediaproduction 8 месяцев назад

    A good one ❤

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 8 месяцев назад

    Masha Allah waa qof furfuran🩷

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 8 месяцев назад

    wariye Abdisalan hereri Legend is Always Legend ruug cadaa ka mid eh wariyeyashi BBC somali at the same time somali VOA u so shaqeeyay Asaga iyo cuuke AHU legendki weena

  • @medkadar5929
    @medkadar5929 8 месяцев назад

    Farax she's a best storyteeler

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 8 месяцев назад +1

    Abdisalan hareri rug cada saxafaded legend

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 8 месяцев назад +3

    Farax Waa funny 😂😂😂 Arkoo daawe

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 8 месяцев назад

    Alla farax waan xiiseeyaa waxaan ku bartay barnaamijkii dood wadaag ee hargeysa waxaan ku xusuustaa doodii qudbosirada oo ay lahayd duhurkii buu guriga usoo dhacayaaa sidii dhurwaa neef ari la baxsanaya farax caqli iyo wax garadnimo adr noloshu hakuu wacnaato adduun iyo aakhiraba waan kuu soo doonan lahaa wiil aan dhalay oo kula fil ah hadduu jiri lahaa aad baan kuu salaamayaa adr waxaan kaasoo salaamayaa mogadisho+swetzerland mhsanid

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 8 месяцев назад

      gabdhaha isaaq dumarka fariido waye

    • @amirahmed5003
      @amirahmed5003 8 месяцев назад

      Waa runtaa aniguse waxaan ka guursan lahaa habaryoonis 🤣🤣🤣

  • @NasriMohamed-qg1kw
    @NasriMohamed-qg1kw 8 месяцев назад +3

    Waan dhawnahay wll qlli ❤❤❤

  • @aminadahirmohamed3533
    @aminadahirmohamed3533 8 месяцев назад

    Hadalka farax wax baa ka fa'iday runti mahadsanidii farax iyo wariyaha

  • @cabdifataaxdubad7585
    @cabdifataaxdubad7585 8 месяцев назад

    ❤farah iyo abdisalaan oo is helay

  • @user-tt6ee1no6o
    @user-tt6ee1no6o 8 месяцев назад

    top storeis🖐

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 8 месяцев назад +1

    Waxan kamid ahaa dhalinyarada soo galay sanadkan insha allah waxan rajaynaya inaan helno wixii aan intaso wadan usoo marnay

    • @marishbuaty2452
      @marishbuaty2452 8 месяцев назад

      wllo wx raba ina ku waydiyo

    • @moha.abdi1
      @moha.abdi1 7 месяцев назад

      @@marishbuaty2452 hye wll iso waydii

  • @malirasta143
    @malirasta143 8 месяцев назад +6

    200K Congratulation 🎉HERERI is not. Eazy😂❤

  • @cadnaanmaxamuud1435
    @cadnaanmaxamuud1435 8 месяцев назад +1

    Gabadhaan aaad beeey ugu fcntahy xaga marketing ka ama suuq geeynta

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 8 месяцев назад +1

    ماشاء الله

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 8 месяцев назад

    Faraxeey anaa soo socda oo haf kula odhanayee isug hayga dagdagine

  • @mohamedamiin7995
    @mohamedamiin7995 8 месяцев назад +2

    Lkn saaxiibtaa kaaba weyna sirtay oo wareysigeedi maanan fahansaneyn lkn adigu toos ayaan kuu ilaalineynaa meeshii aad farta kufiiqdaba 😮

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 8 месяцев назад

    Yariistan iyo kaababa wey nakarbasheen mid xalaala.

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 8 месяцев назад +3

    Waxba maraykan iyo dhul saancadaale haku hamiyina dhalinyarooy warun dalkii shaqo laani way ka jirta iyo dawlad xumo balse ilaahay aynu barinu in uu khayraadkena inagu filnaysiyo oo madax wanaagsan ino so saro meel dalkaga hooyo lagu doorsadaa ma jirte

    • @Degaliah
      @Degaliah 8 месяцев назад +1

      Odoyaal ayaa dalkii kharibay, dhalintiina qabyaalad kukoriyay 😢 oo maanta heerkii usaraysay ayay maraysaa.

    • @Milgonura-cv4sg
      @Milgonura-cv4sg 8 месяцев назад

      ​@@Degaliahoo sidii looga soo noqon lahaa adagtahay kol hadii kii hader dhashay lagu canqariyeey qabiil rajo wadanku male

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 8 месяцев назад

      QABIIL ANIGOO 14 JIR AH NOLOL TAN UGU FIICAN KU JIRA AYUU GURIGENA NAGA SOO SARAY OO QAXOOTI NAGA DHIGAY MAGACII SOMALI U BADALAY REFUGEE😢

    • @Degaliah
      @Degaliah 8 месяцев назад

      @@Milgonura-cv4sg ha walal maxaay dhalintu wadankaa joogtaa haduuba oday 90 jiraa waxyaabo dhacay bari zamaad uga shekaaynaayo, dhalintu wadanka way kayaacayaan

    • @Degaliah
      @Degaliah 8 месяцев назад

      @@ibtijah2747 waan kaxumahay wlal, qabyaalad wali lagama koriin, dhalintiina tahriib ayay wada galeen 😒

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 8 месяцев назад

    Suaasha ay ka tagtay ey leedahay madaxda hala waydiiyo Farah, Ano shacaba kaga jawabaya qofkastaba isaga nolosha samaysan kara dawlad isku xidhi mayo naftada Ada maal galin kara shaqaysan kara uma bahni dawlad inay wax iga soo galaan lakiin waxaad tidhaah Somali hadaynu nahay waan dhoof jece nahay dalkeeni baynu ka yacaynaa qurbana wax badan ma yalaan.

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 8 месяцев назад

    Maalmihii hore ha dhihini. Dheh Nololshii Afrika mid dhaanta inaad doonateen Illeen maalmaha ILAHAY baa watee

  • @ibrahimmohamoudahmed2993
    @ibrahimmohamoudahmed2993 8 месяцев назад +2

    Kaaba saaxiibadeed maxaad ka wadaa, qoftan baaba caansane.

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 8 месяцев назад

    Meshii maraykan waa lagu jabay sanadka 2023

  • @khadrasibqiye2247
    @khadrasibqiye2247 8 месяцев назад +1

    Farax ayaanle ❤