@@Fartuundaacad quruxey qoraalku ma anuu igu socdaa byo sidaa ii horboodey horta waxyaabaha qaar hadey kuu suurta galayaan halagu dhaho teeda kale iimaanka ka sheekeyneyso macnihiisa baro jawaabtaan 2 haku noqon teeda kale dalkaas ku faaneyso caafimaad mayaalo miyaa asaga ku Iimaan qab caafimaad wad ka heliye
Faraxeey mahadsanid waad noo faaiidaysaaye alle haku barakeeyo waan kugu xidhanahay waxaan jeclaystaa marmar badan in aan wax kusoo waydiiyo kusaabsan process yadda lagu yimaado maraykan qaybka mida haddana waxaan is dhahaa inanta aqoon uma lihid ee armay kuu aragtaa qof bilaa ujeedo .
SANADKII HORE AYAAN BUUXIYAY ILAAHAY AYAN IN BADAN BARYAY NIYADAYDA WAXAA KU JIRTAY INAAN SANADKAAS HELI NASIIB DARO CONFIRMATION NUMBER KII AYAAN GARAN WAAAYAY 😢 8:14
@@AbdinourMahamoud .mahadsanid walal hadaan rabo in aan qofka lamaan kayga ah sheegto sawirkiisii iyi documents -kiisa miyaa la iga rabaa talabaad haddii aanu kala laba wadan joogno ma caadi baa tusaale kenya iyo somalia
Ilaahoow sanadkan 2024 🇺🇲 lottery ❤
Sooduceeya dhalinyaro
Wa kuguleysane I a
❤isha allh wll
Ilaahy ha kugu guuleYo wll
@Zahruji-o8p Barakow wll
Inshaallah sanadkan allaha ka digo sanadkaygi Amiin ya Rab
Mnzha Allah waar waa legend kii Xaynoosh ❤🎉 zxp hmplyo
Inshallah allaha igu guleeyo wa xaraystay🎉
Insha AllH guul dhmaan teenba wllaheyow
Isoo duceya bal dhalinyro inu sanadkygii alle iga dhigo
Dad badan oo winners ah oo aad waraysi ka qaado soo badi faraxeey
🎉 insha allaah 🎉🎉🎉 win win
2026
Alle dhamanten sanadkeni haka dhigo 2025
Aamiiin ya RABBI, inta sanadkaan interview ga marayaan ilaahey haka dhigo in dhamaantooda ay Approved noqdaan
Allah ha inoo sahalo dhamaanteena 🤲
Isoo duceeya, in ilaahay i caafiyo, iina fududeeyo in sanadkaan la ii doorto, process ka kalena illaahay ii fududeeyo
Allaha noowada sahlo dhamaanteen yaa rabii
Haduu khayr iigu jira dheh wllo
Ilaahyow ii rumee saas waan uxeraystee
Naa cid rabto malahan mareekanka iyo yurub doone oo wadankii ayaa illaahay khayr naga siiyey oo shidaalbaa noola qotayaa ee wadankaaga xayeysiiso lottergagaaga ma hee somalia 🇸🇴 ayaa hada lottery loo soo xareysanayaa insha allaah
Niyada aad bay u faciin tahay. LAKIIN soomalia mantay u liitada. LAKIIN macanto maaha inay quusanau
Waraysiga waxa qurux badnayd inaad isga wadaduu maray Iyo caqabadii ka hor yimi aad ka waraysto , hadii uu raali ka yahay, xogtan waa laga dheregsanyay
Umadaan jini mareekan maa kudhacay bisinkiye allow ha igeen wadan gaalo
Waa sidaa allaw ha ijoojin meel aan gaal ka arko arag xumidisa
Aad bad u mahadsantahay indr Farax dayaxweerar❤
Allah haygu guuleyo bishan 4 baan xaraysatye
Insha allah Waan ku iman doonaa USA
Fadlan nagu soo xidh kuwa shaqaysta
insha'Allah guul ayaan racaynayaa
Gul ban rajaynayaa insha allaah
Ilahay hanagu wada guuliyo sanadkaan dhamaanteen
Waa mahadsantiin wlliyaal allah kheyrka hanawada waafajiyo aamiin yaa allah
Maraykan maxaa yaala? Uf.
Hilib Doofaar ayaa yaala maraykan iyo iimaan la'aan
Kkkk bisadu hilibka meel Dheer saaran markey gaari weydo bay tiraahdaa UF. 😅😅😅
@@Hanaansan hhhhh waxaas in mareekan la aado ah maad wax fiicn nooga dhigee aniga hadii diyaar liso ustajiyo soobax kun malagaa rawo masocdi walahi dalkeyga baan farxad iyo iimaan kujoogaa wadan gaalo waxaa lo adi karaa 2 shay 1 inaad caafimaad u aadeyso 2 inaad dadka diinta ugu yeerto u aadeysid
Dadkaan caadi maahan in mareekan iyo nolosha macaankeeda dhan meesha taalo bay maleyaan illahow ha igeen qof iimaanka ayaa kuyaranaayo xitaa haduuba diinta kafogaan
@@Fartuundaacad quruxey qoraalku ma anuu igu socdaa byo sidaa ii horboodey horta waxyaabaha qaar hadey kuu suurta galayaan halagu dhaho teeda kale iimaanka ka sheekeyneyso macnihiisa baro jawaabtaan 2 haku noqon teeda kale dalkaas ku faaneyso caafimaad mayaalo miyaa asaga ku Iimaan qab caafimaad wad ka heliye
Aad iyo aad hada wadankii ayaa shidaal laga qodoyaa mareekan maxaa yaala aaan diin xumo iyo salaad la.aan ka ahayn❤
Dadka ku daalay ani cml maa la wareysto qof hal mar xareyay narkine ku guuleystay khibrad badan malahanee😅
Ugu danbeyn maku heshay😢
Noo waran wllo pls! Sanadadii hore wax aanad sameyn e sanadka heshay ad sameysay noo sheeg we will appreciate u
sayid cali. wlll qaabke loo xaraystaa maxa la iga bahanyahy
Iskuulka sare sanad aydo iga dhimn thy ma xaraysan kra wll
@@hodanhappy3827 maya wali waan fadhiyaaa😁
Qof dadaalayay ayaad tahay walal hore uu soco walal
Waa Barnaamij wangsan o wakhtiga ugu muhiim san kuso beegmay
Maashaallaah
Lottery inaan xaraysto caajis iyo wahsiba iga hor taagan USA inaan tagana waan rabaa😢😂
Naa xareyso hadu noso baxo waan is raaceynaye😂
Wlhi same waliba maxareysan niyadan ka raba lkn hada wan so jeestay 10 days dhiman Allow nagu guuley dhamanteen 🎉
Faraxeey mahadsanid waad noo faaiidaysaaye alle haku barakeeyo waan kugu xidhanahay waxaan jeclaystaa marmar badan in aan wax kusoo waydiiyo kusaabsan process yadda lagu yimaado maraykan qaybka mida haddana waxaan is dhahaa inanta aqoon uma lihid ee armay kuu aragtaa qof bilaa ujeedo .
Ok thank
ugu danbeyn manta xareystey 25/October/24 so duceya pls🙏
Guul Insha Allah waa waqti ficaan
@@fatouma-zahra1884Thx wll❤️
He's my lil brother
Lacag miya haduu iso baxo
ilaahow ifududeey
Asc mcnto wan u baahanahey waan u baahanaheye in leyga caawiyo waliba in uu iga caawiyo wiilka Aad wareysaneyso
Dayax ma walaalad tihiin
Markan ku guulaysto Adigan kula so xidhiidhaya sow igumad qal Qaalin
Ani waxaan aminay lottery ga iney ku guuleystan dadka heysa shahaadad jaa macada kuwa schoolka heysta oo ku guuleystay wali ma arkin
Jamacada dhameyy labajeera xareystay reject la idhahay
Adoo raaliya tiiimka noo warayso
Wow
Kii yraa ww abtigey dhaly😂😂😂
Sabirka anu gacantayda maku qaadi karaa
Adinkaba ubaahan ina america aadan ee marka hore america taga
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Abyo i widi wil yara i jogo abahis wa kala tagne Nin kale gursade wilkeygana wa raba Inan ku xaresto ma xaresan kara
Qoof an passport haysan ma buxiin kara wll iso jawaab
Haa Lkn Hadii Aadan Haysan Shahado Dugsi Sare Ha is dalin wll
@@Maali_Recap wan haysta waliba waxan qatay this year dhipcuhuna wa 6 subjects waxana haysta 500
@@Maamemaame854 Masha Allah Marka Aad Xareesaneeso Shuruudaha Sawirka Hakuu Saxsanaadaan
Qofka aan ciyaala school ahayni amaba dadka waaweyni ma xaraysan karaan
Haa
❤❤❤❤🎉🎉🎉
Shalay bad tagte adeer naga daa ciyaarta
😂😂
Waxan kugu ogaa madaxa nasiibka ee wlaal anah aan kuso dirsadee ii xaree dee😂😂😂
Sanadkan idho baxyaan u eekay 😂
xiligaas baan xaraynayaa markaan daawaday muuqalkan
SANADKII HORE AYAAN BUUXIYAY ILAAHAY AYAN IN BADAN BARYAY NIYADAYDA WAXAA KU JIRTAY INAAN SANADKAAS HELI NASIIB DARO CONFIRMATION NUMBER KII AYAAN GARAN WAAAYAY 😢 8:14
Lkn walahelaa conf numbrka ee raadi
Anigoo xaasle ahayn hadaan double chance raadiyo kwrn oo qof aan isku fahanno inan marriage iskula qorano
nio sidaas anba waan wadaa sxb doorkan double ku xareeya isleeyahay ani iyo wada soconno.
Dadka maa dhamey rabtaa walalee america hada laga so cara royahe😂
Wllo interview maxa laysweydinaya
SeelooxerAYSTAA
👍
Na suasha mesha aad kuso qorte maxa u weydin weyde nink what the fuck😮
Adoo derbiga ka booday miyaa wax noo sheegaya
Hapen danbe ayaan xaraysan markuu iisoo baxo ayaan muqalkan daawan donaa.😂
😂😂
Sxb Qofkii qaxooonti maray ma xaraysan kartaa lottery
Hadda anigu eithiopain baan ahy xaga passport aan haysto laga eego markaa ma somali baan ku qasbanhy misa document tiga eithiopan baan ku qoran karaa
Wadanka aad sharcigiisa haysto weeye inaad ku qorato
@@AbdinourMahamoud .mahadsanid walal hadaan rabo in aan qofka lamaan kayga ah sheegto sawirkiisii iyi documents -kiisa miyaa la iga rabaa talabaad haddii aanu kala laba wadan joogno ma caadi baa tusaale kenya iyo somalia
Walla qofka lamankenya shegto mana fahmin waxad kawado lkn dv lottery adiga iyo xaskaga wad xarehsani kartin midkin hadu xaresto o helo waxad fursad uheleysim adiga iyo familiga inad is racdin iyo carurtada wixi kayar 21 sano @@GoogleAccount-m7u
@@GoogleAccount-m7uHaa walaal swirkiisa iyo xogtiisaba waa lagaa rabaa inaad buuxiso. Wadanka uu joogo muhiim maha ban falilayaa markaad primary applicant tahay adiga uun baa wadankaaga loo baahan yahay
Waa ka aan ku imanayo 😂
Insha allah raaci
❤❤❤❤😂
Qolyaha dadka ka caawiya ma igu xiri ka dhaa faraxey
Wll waxween mahan adiga oo cidna ubaahnen aya xaresankartaa
Wll qaabka aan u xaresan karo ii sheeg plz anoo cidna u tagin@@Pilot-dw5ut
Lacag maa la iska rabaa haduu isoobaxo
maya
Hadad jamacada ku jirtiid sanadkii 4 maxad ku buuxineysa High school baa
Some university course
Adiguna gidaar ayaad ka booday ee dadka ugu sheekee 😂😂😂
War gidaarku xitaa waa lacag
@@HOYGAAQOONTA-x9s Waar runtaa 😊
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Haa
❤❤❤❤