Naaaag walboo faraxsan sawj wangasan oo farxdeeda udhidida baa ka gadaaleeya Maashallh Filsaneey Alle hakuu daayo sawjkaaga anagana hana siiyo kuwa na dhowrta qimahena garanaya
Dadka caanka ahoow dadka indhaa u tihiin ee xijaabka filsaneey faraxba way asturantahee is asturwall quruxdada bal yara qari yaan lagugu cadabinw masnha alh ❤❤
Beenta Jooji. Qaawanaantu goormee ayay qurux noqotay? Allah SWT ayaa dumarka ku waajebiyay inay cowradooda asturaan ee adiganeh qurux ku tilmaamaysaa, sidaas darteed ma Qowlka Allah SWT ayaa qaadanayaa mise beentaada qaadanaa?
Xaafadaa waxan uga guuray madowgaa ku badan filsan xijaabo ku dheh adigoo qaawan madowga yeysan ku diline waysada iyo asturka iyo adkaarta ku carar dheh
Soo soco siraadeey qofku marku ku cusub yahay wadanka wuxu isleryahay meshan waa meshi aad ka aruurin lahayn Walahi intu ALLE kugu qoray Africa kabadan heli maysid. 20 years ayan sii cararaynaa Alxamdulilah nolol malmed ayan ku noolnahay jaamacad kasoo baxnay. Irsaqaduna maha jamaacad kaliya. Waa run qof shalay yimid ayaa laga yaabaa inuu kaa horumari oo aan qorin ba iyo ta
I don't care from where but she very very smart and I tell her happy mother day really she thrust the God and thrust husband and she very beautiful mother
SALAM ALEYKUM FILSAN SOO WEYNAAW ILAAHEY CIMRI HA KU SIIYO MAREYKAN KA SIDA LOOGU NOOLAANAYO QOF WALBA ASAA GARANAAYO IYO HABKA U NOOLAANAYO LA SOCO FARAX ADNA QOSOLKA DHAAF EE WAREYSIGA HAGAAJI MAHADSANIDIIN
Horta somaalida tv caalami ma ledahay Waa iyaga un daldala tvga calamiga ee hebel ayaan usoo shaqeyay Af somaali ayuuna ku baxa Runta fiicane caalaminaduna sidaas ma aha Gabadhana waxaan rajeyna ninka fcn ee aay hesha waxba ka dhiman ficnaantisa waa in uu is astur dhaha umad diin iyo dhaqan in la ilaaliya mudan leh ayaan nahe
Hawenku isku xaasid sanaa ninka xaaska leh haduu gabadh walashiin ah dahab u iibiyo haba qarsadee ma ceeb baa? Hadu official ka dhigo gabadha kale wax kasta wad kala qaybsanaysaan lasocda
Walaal ilaahay ka cabso filsan oo cawradaada astur
Khayr alaha ku siiyo
Naaaag walboo faraxsan sawj wangasan oo farxdeeda udhidida baa ka gadaaleeya Maashallh Filsaneey Alle hakuu daayo sawjkaaga anagana hana siiyo kuwa na dhowrta qimahena garanaya
amen
My Filsan qurux welcome back ❤ hooyo caafimaad qabtaa ayaa caruur caafimad qabta koriso aad iyo aad ❤❤❤
Viva Filsan the 🌟 of MN, keep shining and educating women on life matters.Proud of my 🇩🇯 girl !
Wll filsan is astur gabadh fiicanbaatahay mansha allah
Waxaan jeclaanlahaa adoo asturan inaad markale waraysi faaiido leh sida kan ookale ❤
Filsaney sida farax madaxaaga iyo laabtaada qari walaalo adigoo mahadsan 🙏
Thx
Hormar bay kasheekeyneysaa cawradeedi meelihii oogu xumaa bay qaawisay ilaa qiyaamahana dembigaa wuuku soconayaa
@@manbiil somalidu sidaa wax uma arkaan hadaad waanisana waxaa udaaran heestii hadal hayntu waa sharaf markaa tahay qof horumaray 😂😂
Lkn waxa ka maqan inuu horumaro qofka waajibaad kiisa gutta ee ilaahay raali galiya
Walaasheen waan soo show Ayana oo cadow kuma nihin balse waxan la jeclaanay inay asturka adkeyso 🙏
Thanks waa run walal
hablihii Duriyadaay
Diiwaanka quruxdiyo
Duntii ree hargeeso
Dadka caanka ahoow dadka indhaa u tihiin ee xijaabka filsaneey faraxba way asturantahee is asturwall quruxdada bal yara qari yaan lagugu cadabinw masnha alh ❤❤
Masha Allah waa gabadh calibadan lakiin dumarkii baydhahday lacagta ii keena aan indinku qurxiyee. Good lock sister!
thumps up walahi filsan qurux iyo caqliba ilaahay wuu kugu manaystay
Masha allh sharaf wanaag inyaro asturnaan ah haday ku darto qurux dhamystiran filsan❤❤❤ iyo farax wanaagsan ❤❤❤
Alleh reerka haku barakeeyo abaayo Filsan I love the way you love your husband 😊
Mash allaah waa barnaamij fiican keep going
Mansha allah waa gabdho aad uu qiima badan allaha iidiin xafado dhmn ❤️ ♥️ 💖
Mnsha Allah tabarakallah, waa quruxdii oo qofa gabadhani iyo aftahanimo❤. Salaam gabdho from Brooklyn park MN.
Beenta Jooji. Qaawanaantu goormee ayay qurux noqotay? Allah SWT ayaa dumarka ku waajebiyay inay cowradooda asturaan ee adiganeh qurux ku tilmaamaysaa, sidaas darteed ma Qowlka Allah SWT ayaa qaadanayaa mise beentaada qaadanaa?
Me to from Brooklyn
@@souhailaelmi3606 welcome gacalo
@@jalaamgeedi9830 somalidu qofka way hoolaashaa qurux iyo qaawani isku meel ma galaan
Xaafadaa waxan uga guuray madowgaa ku badan filsan xijaabo ku dheh adigoo qaawan madowga yeysan ku diline waysada iyo asturka iyo adkaarta ku carar dheh
we missed you filsan welcome back ❤❤❤❤
M.a gabadhaan caqli miiran Filsan❤
wcs farax iyo filsan hablo qaaliyaa tihii oo jecelahay ❤❤
Axa ax wallaahi fariid o naaga filsan horey usoco dhiiri galintii o qofa adna farax hoery usoco nabad galyo
Soo soco siraadeey qofku marku ku cusub yahay wadanka wuxu isleryahay meshan waa meshi aad ka aruurin lahayn Walahi intu ALLE kugu qoray Africa kabadan heli maysid.
20 years ayan sii cararaynaa Alxamdulilah nolol malmed ayan ku noolnahay jaamacad kasoo baxnay. Irsaqaduna maha jamaacad kaliya.
Waa run qof shalay yimid ayaa laga yaabaa inuu kaa horumari oo aan qorin ba iyo ta
Dadaalku waa muhiim iyo ina wax barasho laga faa'ideysto rag iyo dumar oo lala jaanqaado umdaha kale.
Farxay channel kaar ah sameeso ❤️
Runti aad ayuu I xiiso geliyey waxaa laga hadlaya waa wax jira runti❤❤❤
Quruxdii Garxajis Habar Yoonis🥰🥰🥰masha allah
Labaduba ma garxajis ba abaayo 😂
@@Zalmougaasmy farax waa habarjeclo filsan ba habaryonis ah
@@Asli256
Masha Allah tabaraka Allah gobsanaa halaheenu amazing may Allah protect us
Love from Sydney ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ thanks
Khayr Ba Ku Rajeynaya: Habalyo Bon Courage 🙏
Wan salamaya hablahayagii filsan iyo farah ❤❤👍🌹
Masha Allah tabaraka Allah beautiful girls from Somaliland may Allah bless them and all of us 💖 ♥️ ❤️ so proud of sisters ❤❤❤
Qabdho qurux iyo caqli badan mashaa Allah thank you walaalayaal. ❤❤❤
Mnsha allah filsan ahmed Naag caqli badan
Filsan, rare beauty inside & out masha Allah.
Duriyada sheikha ❤❤❤
I don't care from where but she very very smart and I tell her happy mother day really she thrust the God and thrust husband and she very beautiful mother
Manish ALLaa horre u soco habaryar Fillans
Hablihi duriyada ❤️
manshallah isku raaga welikiin filsan iyo odeygeda 😍
Farax waa Very professional su,alaha
Welcome back Inader Filsan Qurux
Amazing Waraysiga😊😊
Maashaa Allah Gabdho qurux badan ❤
Absolutely manshallah allaha ku siyadiyo and thank you for embracing our State👍💯👌👍💯💕💞
Màasha alaah farax ayaanle dayax weerar horay usoco quruxeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Macha Allah filsan qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Filsan fariid wax badan oo runaad ka hadashay ❤❤
Msha Allah wa fikair caafimad qaba ❤❤❤❤❤
Habo farax ayaanle dayax werera allah yacizakaa
❤❤❤❤🎉Mashlh
I love this store ❤❤❤❤❤
💕💕💕👍🤲👌
She very beautiful and smartv
Filsan qurux badan mansha allaaaah ❤❤
Filsaney welcome back queen❤
Good job guys
manshallah hablo qiimo leh
Farax waa gabr fariid ah
Ilaahay horteed hai dilo ha dhihine alaha isu kaaya daayo dheh
Cawa hadaad dhimato soo rajp noqon mayso
Wlc back huniye filsan
I can't love this girl because she is hooyo or mother but we can make friend if she like very very beautiful and smart 😂❤
Filson keep going sister
Longlive qurux
Mashallh
masha allah waa barnaamij fiican lakin habloo dee adunku qurux iyo ishagajin uu mahee hormorka waxa kale oo fican nagala hada shan baa ficnaan lahay
Subxanallah naasahaagaa muqda waxadna kadatay dhaqanka galada maxay tahay carurta aad tarbiyeyneysid Adu adigaabo dhaqan kaagu dorsamayee
masha Alalh masha Alalh
Maashaa Allah smart, funny, beautiful 😍 ❤
Walhi gabadha xaqiiqda jirta waan arkay waxay ka hadlayso miniapoles ayaan ku cusubahay
She very very smart
WAXAN KU AMAANAYAA GABADHA FARAX SIDA AY XIJAABKEEDII UXAJISAY
Midaan qaawan miyaa amaanaysaa
@@jalaamgeedi9830 TAN XIJAABKA XIDHAN FARAX LAMAYIDHAA MIYAA
@@jalaamgeedi9830wllo ma farax baa qaawan
faraxeey america janadiiba u haystaa waad tagtay indr ee suaale kale inanta waydii
Naa is astur waxani waa aduun
Yaaab
Part time marriage 👩❤️💋👨 anther level 🤣
😂😂😂😂😂😂
SALAM ALEYKUM FILSAN SOO WEYNAAW ILAAHEY CIMRI HA KU SIIYO MAREYKAN KA SIDA LOOGU NOOLAANAYO QOF WALBA ASAA GARANAAYO IYO HABKA U NOOLAANAYO LA SOCO FARAX ADNA QOSOLKA DHAAF EE WAREYSIGA HAGAAJI MAHADSANIDIIN
Qosolkeduba sojiidasholeh o iyadadhan xawaasheyey eya
Si wanaagsan bulshada uga dhex muuqda ayey idin leedahay.
Ilove this store than the lady very beuatiful sorry but she have husband I can't love but very happy her store ❤
❤❤️❤️✅😀👍🌷
Runti waad qalbi wacantahay
Laba hablood oo qiimo leh.
Asc Farax Ayaanle
15:36
Farax waa magaceyga labaad waxana iiyaqan dadki an so wada kornay lkn rer woqoyigu maxishodan mahaci beyba iga wasaqeeyen gabar beyba ubixiyeen
inay is qaawisaa may aheyn 💔💔💔
Run badanaa
Naagtii ugu horay say ee nin keeda uma hadcelisay
naagtii ugu horeysay ninkeeda sifiican ulatacamulo oo insaninimo leh
Nin wanaagsan meelwalba waa lagu amaani.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aabo mcn
Horta somaalida tv caalami ma ledahay
Waa iyaga un daldala tvga calamiga ee hebel ayaan usoo shaqeyay
Af somaali ayuuna ku baxa
Runta fiicane caalaminaduna sidaas ma aha
Gabadhana waxaan rajeyna ninka fcn ee aay hesha waxba ka dhiman ficnaantisa waa in uu is astur dhaha umad diin iyo dhaqan in la ilaaliya mudan leh ayaan nahe
Ku dara xishoodka iyo ixtiraamka dadka kala
War qoftu faanbadana MJba u reer abtiya
Ninkeeda ah Mj
@@haniyey1 hhhh😁
Maya ninkeedu waa dhulbahante@@haniyey1
From memphis tennesse usa the lady she very beautiful but she have husband but ilike her store 2 advice family in america
Naa marayka Baan uso soconaa kol aan so boodno
Filsan she very beautiful but she have husband I can't love but she very smart
Gabdhow Maxamed la guursada gabadhan😂😂
subxanalah naa islaxisho wll walashayokaleh waye
Tan haday wanaagsanaan laheyd way is asturi laheyd iyadoo da daa joogto ayay qaawantahay
Siilkeedu ma taaganyahay
Funny 😂😂😂😂
Is astur
mahamed wixiisa u astur
😂
Snapka maxa ugu qora filsan
Faraxey sanadkii hore horaantiisii baaynu soo wada raacnay waxan kuwaydiistay in aynu isku marnano dhinac wilasha sixun baad iigu jawaabtay maxaa iga galay raga baad tidhi hada maraykan baynu wada joognaa xususo anigu hooyo wayn baan ahaa caruur wadata sodonsano kudhawaad baan maraykan soogalay manaad dhalan wakhtigaa sida xishood darada ah eed iigu jawaabtay
Horta qoftaan filsan xamda qaali walashed miyah mise ana mooday
Filsan waa ree jaabuuti.
😂😂😂❤❤❤
Farxadadu hawaarto walalo wlh farxadaba kaqaday
Allaha farxad badan ku siiyo, isku qanacsanaantuba waa farxad walaalo.
Waxani barnamij maaahee waa xan 😂
Filsaneey kadaa raga jeebkooda aad dumarka ku diraysid isagaa masuulee wuxuu kusiiyuun arag jeebka oo lagu mashquulo iska hor imaad buu keenaa.
Teeda kale kan ku qaba ma isaga kaa dhalay ilmaha kan dayus kee kuqaba misane boyfriend cadaan ah ayaa kaa dhalay
Hawenku isku xaasid sanaa ninka xaaska leh haduu gabadh walashiin ah dahab u iibiyo haba qarsadee ma ceeb baa? Hadu official ka dhigo gabadha kale wax kasta wad kala qaybsanaysaan lasocda