Asad waa saxsan tahay wax kaa maqan ma jirto, same ayaa la tahay dadka laxaadkooda dhammaystiran yahay. Waa ku faraxsanahay inaad iimaankaas iyo aaminaadaas aad leedahay. Wax kasta waa qabsan kartaa. In sha allah Alle ha ha rumeeyo inaad dib u socoto❤
Intaan wiil dhalin yaro ah quruxda badan inta sabab u noqotay dhibkaan soo gaaray eena iska cafiyeen, cafiskaas dartiis ilaahey caafimaad ha ugu badalo lixaadkooda ayagoo ku socdo allah hana tuso 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
asc asadow wlhy bilaahi riyo been lagama sheego saaka saladi subax waxanku riyoday adigo socdo sidi ilmo socod baranaayo camal surwal madow qafiif ah aya xirned markan ku arkay wan qeyliyey ala asad wusoday ilaahey waxaan ka rajeynaya riyadas inaan arko ruyadeyda wan arka boqolkiiba 80 ilaahow rumey aamiin
Abo macan Allow cafimad iisi ah He is really sick my brothers and sisters please make me dua, may Allah give him a good healing as well as the others Allahuma amin 🤲
Wa habeen jimce ah walaalaheen aynu halmar faatixo u marno in ay hal mar cafimaadkooda helaan Allena siiyo inshllh dib u kacaan o iyago soconya an aragno Amiin yaa rabbi
Halka shay Ee Muuqaalkan Iga soo Jiitay Waa Shayga Cafiska Ragii U diiday Socodka Ee Sababta U ahaa Bay Cafiyeen 🫶❤️One day waad Wada Istaagaysaan qalbiyadiina qurxan Awgeed 🫡
Asda waligee comments kuuma soo galin wiilasha Kan adiga kaa soo sageya qisadiis hanooga shageeyo adiga iyo tem waanii tageraa lakiin comments miniga soo baxsado❤
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw 😢😢
Scw
Salallahu calayi wasalam
❤scw scw scw scw scw❤❤
Scw scw scw
inta mar un rajeneso Asad inuu lugihiisa ku istago like saar wlhi frxd bey ahn lehed Allow urumeey
Asad kaligis ha i dhihin inta sidiisa oo kle wada dheh ❤️
@@Heytameyyyhadalka dhihi rabay idhahday
Isaga iyo intii saasa waxaan urajay inay lugahooga ku istaagaan😢😢😢❤❤❤
Dhamaantod
Haa in sha allaha❤
Ilaa goormee ka cararee saliga xabiibkeena muhammed scw ❤😢😢😢😢😢
Scw
Mmq❤
Scw
scw@@Hoodo-e8o
Scw scw scw Scw ❤❤❤
I know millions of Muslims are going to watch this video please pray for this young men
😂🎉 is here first second and then cube to last right
Dunidaan maso marin qof kawangsan xabibkaen Muhammad SCW ❤
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Dhammaantiin caafimaad ALLE ha idiin wada siiyo oo lugihiina ku socda Inshaa ALLAAH
Caloosha aa ihurtay alow cafimad idin sii yaa rabbi 🤲
Yaa allah 😢😢😢
Ameen ya Allah
Aamiin yaarabbi
Allahuma amiin ya rabi 😢
AAMIIN
Asad waa saxsan tahay wax kaa maqan ma jirto, same ayaa la tahay dadka laxaadkooda dhammaystiran yahay. Waa ku faraxsanahay inaad iimaankaas iyo aaminaadaas aad leedahay. Wax kasta waa qabsan kartaa. In sha allah Alle ha ha rumeeyo inaad dib u socoto❤
Caawa waa haben jimco ah igula saliya Nabiga Scw scw❤
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Scw
Scw scw scw scw ❤
Salalahu calayhi wasalam❤❤
Intaan wiil dhalin yaro ah quruxda badan inta sabab u noqotay dhibkaan soo gaaray eena iska cafiyeen, cafiskaas dartiis ilaahey caafimaad ha ugu badalo lixaadkooda ayagoo ku socdo allah hana tuso 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
aaamiiin yaa rabi
Amiin❤❤
Aaamin yaaa rabi
Aamiin
amiiin
Muqalkan uu iga ilmeysiyay wilsha ajanib ma dilin lkn qof somali ah oo walalkod ah aya laxadkoda dartii ku wayen ilahay haydin garab galloh guuleysta 🥺🥺🥺
Been mahan qof walaalkaga ah noloshiisa mugdi geli waa xanuun wallahi 😢😢
BeenTa maaha Wlshy 🥺☝️sigaaruu iitaabty anigaba 😭
Imisa god kujirto ilhow unaxriso😢😢
@@Sucaad-sw6xv uu iga ilmaysiiyay 🥺☝️
Allah intaba waa awoodaa inuu lugaha ku istaajiyo😢😢😢may Allah give them health 😢😢😢🤲🤲🤲
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Scw scw scw scw
صل الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Asc
Abdirashid in RUclips lo furo tagesan like isar ❤ si u bahiyihisa u dabarto
Gacanta ilahey kama goyo hadi ad like sarto kuna sali nabigena scw😢😢😢😢😢
Maad habaaraysaa markaa dadka
Scw scw scw scw scw scw
Diinta wad khalad fahantay xoogana maaha
Ee diintu wa nasteexo wlo
SCW
Scw
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
Kusali nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
Scw scw
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw Scw❤️
Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️
Waad cafiseen dadkii idin dhibaateeyay ,maashaa allaah aad ayaad u qalbi fiicantihiin illaahay caafimaad ha idiku badalo inshaallaah maalin ayaan arki doonaa idinka oo soconaayo..waxaa la yiri rajo badanidu weey rumoowdaa ...ee illaahay rajadiina ha rumeryo thanks Asad haajiyoow
Waa habeen jimca ah illahay lugahiinah ha idin soo celiyo😢 walhi u duceeyah walaalaheenah
Aamiin
Aamiin
Amiin yaarabi😢
Aamiin yaa rabbi
Amiin yarabi
Caawa waa haween jicmco ah aan uduceyno dhamantena inuu Allah caafiyo dhamaan intii xanunsan 😢 🥺
Asad aad buu u dhiiiri gali nayah saxbadiis m.a ilaahey cafimaad taam ah ha idin siiyo walley wan idin jeclhy
ilahey afartoda lugahodi hawso ciliyo aamiin insha Allaah
Aamin ya rabi
asc asadow wlhy bilaahi riyo been lagama sheego saaka saladi subax waxanku riyoday adigo socdo sidi ilmo socod baranaayo camal surwal madow qafiif ah aya xirned markan ku arkay wan qeyliyey ala asad wusoday ilaahey waxaan ka rajeynaya riyadas inaan arko ruyadeyda wan arka boqolkiiba 80 ilaahow rumey aamiin
Team 27 hadaa kamid tahay like faqiired xitaa iisar ileyn waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahay waaye 😂
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞💕
Qofkii ugu khayrka badanaa waa Nabi Maxamed scw like saar wll hada nabiga jeceshay ❤❤
Scw
scw
ﷺﷺﷺ❤❤
Scw
SCW❤❤❤
Abo macan Allow cafimad iisi ah He is really sick my brothers and sisters please make me dua, may Allah give him a good healing as well as the others Allahuma amin 🤲
4tiinaba iyo umada kle dhibaataysan ilaahay caafimaadka ha idiin dhamaystiro😫🤲🤲🤲
Amiin. Yarab
Allahuma aamiin
Allahuma ameen 😢
@@NasramohamedAden inte jokta abati
Amiin yaa rabi
waa muuqaal qurux badan dhirigalin xambarsan cafiska waa muhiin dadalaa wuu garaa Allaah idin cafiyo dhamantiin
Asad wxn kaa codsanaa ciyarti afkaga isku dil inaad ku soo sameyso wiilashan ❤❤❤❤
Saaxiibyaal Aan Hal Talo Idin Siiyo Rabigiin Ka Baqa Naf Ku Jecelna Ha Xumeenina❤️Lixaadka allahaa Idiin dhooro 🥲ragaana Allahaa Caafiyo 🤲🏽
Waxaan ilaahey idinka Kaga baryaa in aad ka kacdaan kursiga oo aad dib u heshaan lugihiina oo caafimad qabo dhamaantina allow ducada u aqbal waa haben jumco ah aamin yaa rabi🤲🤲😭😭
M.a dhamantiina waxaa Nii rajeynaa iNoo ilahey luguhiina Nii Caafiyo Apoowayayaal😢 inshallah coming soon Mr 3m Asad
Cafiska aad cafiden cadawgina allah swt cafimad iyo cimri cibado barkysn haydinku badalo
illhw waa hapeeen jimcah dhalnyardn u soo cali luguhoog yaaaa rapi😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Aamiin yaa rabi
Aamiin
Aamiin
Aamein yaarbi😢
Aamiin Ya Allh
Asad youtube ma usamyn karta wa support gryna i,a niga iyo dedka ila midka ahba Abdirashid abdi
Kusali maxamed nabiga scw
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين
Illahy swt riyooyinkiina haidiin rumeeyo dhamaantiina lixaadkiinana haiddinsoo celiyo dhamiintiin😭🤲🏿
Ilahay kuligooda lugahooda ku socodsii Amein yarAbi ❤
آمين يا رب😊
alxamdulilaah videogan wax badan ayuu i baray oo ah nimcada illahay.
illahay cagihiina dib ha idiinku soo celiyo insha Allah
The Big legend Asad hagio😊 nolow my brother💪 Mr 2M from Djibouti 🇩🇯
G
Djibouti 🇩🇯 ❤️ Somalia 🇸🇴
ilahay cagahiina haydiin soceliyo xaqdaro bey udileen masaakiinta😢😢
Kusali nabegeena mohmed scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Cafimad sariic alle ha idin siiyo 😢lixda lixaad alle ha idin so celiyo amen yarbi🤲
All of them i.n mar uun luguhiina waad ku socon kartiin wax walba waa qadarka alle
Kusali nabigeena maxamed scw❤❤❤❤
Illahay waxan kaga baryaya waa hbn jimca fadligisa illahay inu idinso celiyo lugihiina od dib uaragtan lixdina lixad oo cfmad qaba allahuma amiin yaarabi☝️🤲
waa habeen jumce ah illhy wxn ka baryaa 4 tiinaba in lugihiino cafimad qba illhy dib idiinku soo celiyo🤲🤲
Amiin ya Rabi 😢
Asad hajio ilaahey hagu caafiyo😢😢😢😢😢😢😢😢
I like wlhi siduu asad u cawinayo wiilasha m.a abdirishiid waxan ku dhiirigalinaya inuu RUclips furto❤️
Team asad one like ❤️❤️❤️
Asad walhi ilmadan ceshan waye ilahow lixadkina heydin so celiyo afartiina😢😢😢😢😢😢
Amiin yaarabi 🤲🤲🤲
Wa habeen jimce ah walaalaheen aynu halmar faatixo u marno in ay hal mar cafimaadkooda helaan Allena siiyo inshllh dib u kacaan o iyago soconya an aragno Amiin yaa rabbi
TEAM ASAD ONE LIKE ❤😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc
Alle Swt wxn ka barinay kuligiinba caafimaadka idiin soo celiyo aamiin 😢 insha allaaah
Halka shay Ee Muuqaalkan Iga soo Jiitay Waa Shayga Cafiska Ragii U diiday Socodka Ee Sababta U ahaa Bay Cafiyeen 🫶❤️One day waad Wada Istaagaysaan qalbiyadiina qurxan Awgeed 🫡
Isha allaah ilahaw caafi
Bi idnilaah
Walahi muqalkan waa iga ilemesiyay waa calol xumo 😭😭😭😭😭😭.illahow Wireshan iyo inta lamidka ahba lixatkoda uso celi adha Awood leh ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen
Team 27 waan idin salaamay, salaan ka dib waxaan rabaa in aan idin ka codsado 1k subscribers i gaarsiiya mahadanidiin, one love team 27❤❤❤
Waku saary abwe
@@haniihm mahadsanid abaayo🫡🙏
Ilaahey subxaanu watacaala lixaadkiina hadin soo celiyo aamin yaa rabi 🤲 😢
Inta koko neceb like 😢
Magaca meel xun laga sheegye waxaan aad wado iskada
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Nabiga magaciisa miyaa like kuraadinesaa
❤SCW❤SCW❤SCW❤
Alle laxdkiin ha ina soo celiyo dhmtb🤲😭ilhye frxdn ha in siyadiyo
llahow Qof kaan Qoraal kaan aqrinaayo Wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 😊❤️
Asad Hagio ilaahay laxaadkaaga hakuu soo celiyo brother waxaad tahay shaqsi qalbi wanaagsan
Asad adiga walaalaha ayaa garabkaaga tagan wilshan ineysn garab heysanaa mcquuula
Inuu midaas fahma wacnaanlahayd❤
Very emotional questions 😢😢😢 ilaahay ha idin caafiyo
Asaad wll wllhi dar alle ayn ku jeclay illahay lixadkgaga hakuso celiya ❤
Dhamaantod u ducee Asad kaligi ma ah iyo intu muslim o wiljar ku socdo Amiin yarabi 😷😷😷
Asadow wlhi adiga anaba kugu riyoday ado socda ilahy hakurumeyo😢
One day adinkoo caafimaad qabo waan idinka arki donaa isha allah
walaahi asad waxaan ku riyooday adoo kacay🥺🥺🥺
Aniga ugu hrreeyo cawa like dhac 27 taagero Number one u ahay ❤
Wlh asad hagoi oo istaagay oo banooni ciyaaraya baan ku riyooday❤ illaahow riyadaa ii rumee oo natus asad oo soconaya❤❤
Ax ilaahay ha idiin naxariisto aduunku waaa ayaamo lkn janada oo waligeed lagu noolaanayo ayuu ilaahay idiin soo celin insha alaah
😭😭😭😭😭😭
Yaarabi waa Hwyn jumca soogalayso allah niiso celiyo lixaaadkiina yaarabi aaamiiiin aaaaamiiin
Dhamaantiin waxaan idiin rajeynaa inaad dib lugihiina ugu socotaan aboowayaal
Ilahey cafimad team haidin siiyo walalyaal insha Allah Ilahey idinkaga rajeynaa inad dib u heshin in lugahiina kusocotan Insha Allah 🤲🤲🤲😭😭😭
Ala asdoow galata ilaa hda qisooyinkaga dawanayay anigo horay udaawaday ducdana afkeyga kma bixin wlhi ilhey cfimd tmm ah allha idin siiyo abwe adi io wiilasha kalaba😢
Allaah dhamaan lugahooda ha ku istaajiyo aamiin yaarabi
Inta meeshaan ku jirto hadee an dhalin yaradaan u duceyno Allh uu naga aqbali hade an yaqiinsano Marka an u wada duceyno Allh idin sharfo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla anaa haben dhaweed kuriyoonayeu asad oo lugihisa kusocdo ilahow urumeee. Aamin yaa alah
Aamiin Ya Allh
Waligay 100 leg mahelin wllhi balmaanta igaarsiay
The legend asad hajio mr 2millian❤🎉
Waa barnaamijki ugu quruxda badnaa o aan daawado msha allah dhamantinba alle waxan idin weydinaya caafimad taama I.a dhamantin ❤
Saaxiibyaal farxadiina ilaahey ha nii siiyaadiyo ilaahow caafimaad sii walaalaheen
Alla yaa rabbi cafimaad taama ha idin siiyo oo idinnkoo lugihina kusocda natus
Ilaaahay laxaaadkiina ha idin dhameystiro❤🤲
امين يارب 😢
Alle dhamaantiina ha idin caafiyo jumca waaye ❤
Alla willka cusub sooo wareeeso qisadiiisa waa rabi lahaaa
Ale laxadkiina haydiin so celiyo dhamaantiin waa hbeen jimce ah ale haydiin aqbalo ducada yaa rabi insha alllh waa kacaysiin 😢
Alle-weyne luguhiina haydinku socod siiyo mar labaad walalayaal.
Asda waligee comments kuuma soo galin wiilasha Kan adiga kaa soo sageya qisadiis hanooga shageeyo adiga iyo tem waanii tageraa lakiin comments miniga soo baxsado❤
Somalia dadka jogaa Wallen akhira Maxa waar uyalooo 😭😭for what happened to my grandfather I won't ever forgive those people
Somali haah alle ha usahlo war waa yaal
Somali haah alle ha usahlo war waa yaal
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤️ ♥️
Scw
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Asad waan ku tageeraa❤ gar iyo guuldaro
Wlhi intana dhameysan ayaa tiktokisa aaday horay usoco walal Abdrishid🥰
Asadkeena horu mar wanagsan ayaan ku rajayn huno
yaa rabii yaa rabii dhamaantood usoo celi oo caafi qaasatan ilaahow asad waa jecelnahay ee natus asaga uu socdo yarabi asad oo camera la taagan natus
Dunidda waa khafiif🥺
Dadkuna waa Daciif😭
Qaarkood waa Wariif😅
Love HAda iisarto♥️Waxa Tahay Xariif❤️😂🤝
Saqajana tuugasi badan😂
Cabdirashiid youtube ufur asadoow waa garab istaageynaa
Ilahay lixaadkiinii ha idin sooceliyo