GABAR MA SHUMISAY WELIGAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 2,7 тыс.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  9 месяцев назад +1617

    channelka OMAR WAAKAN SUBSCRIBE YSAAR THNKS
    youtube.com/@OMARKA275?si=NvuFwFTLpRXDTfti

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 9 месяцев назад +350

    I can't stop tears from my eyes wallhi ani iyo cumar same illahow unaxariso hoyoyinken janatulfirdosul acla kawarabi yarab 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hudacumar-m2o
      @hudacumar-m2o 9 месяцев назад +3

      Wllo Ilahy ha unaxadiisto❤

    • @Abdirahmanyussy
      @Abdirahmanyussy 9 месяцев назад +2

      Sorry Allah unaxaristo

    • @mudanmaanka1019
      @mudanmaanka1019 9 месяцев назад +2

      Kulamid baan ahay wllo ilaahay haunaxariisto dhamaan hooyooyinkeen 😢

    • @abdiwasahassen0
      @abdiwasahassen0 9 месяцев назад +1

      Walhi waa ilmeeyay

    • @zeinababdullah7590
      @zeinababdullah7590 9 месяцев назад

      @@Abdirahmanyussy ameen yarab shukran walal ❤️

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 9 месяцев назад +1448

    Asad plz hadyad ukeen Omaar like saara inta igu Raacsan waayo qalbiga ihuray wlh plz asadow hadii aad tixgalin ino hayso sii hadyad inankas😢😢😢

    • @hassanibrahim9434
      @hassanibrahim9434 9 месяцев назад +34

      Lkn waa nin rag cidna hadyad ugu bahno abaayo

    • @maxamudsky5031
      @maxamudsky5031 9 месяцев назад

      Hadiyad waxaad ku sii kartaa in aad youtube kiisa subs u saarto😢

    • @Sacdow1
      @Sacdow1 9 месяцев назад +11

      Kuxumeees uwediye umalenaa😢

    • @AaliyahTamiima
      @AaliyahTamiima 9 месяцев назад +4

      Asad run waaye ee sii wiilka 😢😢

    • @Burco_bila
      @Burco_bila 9 месяцев назад +12

      MYa youtube kisa 100k enu gaadhsiino aayaga siinaya hadyado markaas

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 9 месяцев назад +330

    Wiilkaas ilaahey Booskii Hooyadii Ha Ubuuxiyo, AaamiiN, inta Hooyooyinkood Nool Yihiina insha Allaaah, Cimri,dheer iyo caafimaad qab, AaamiiN.

  • @maryanmaanka1271
    @maryanmaanka1271 9 месяцев назад +141

    Majiro ruux ka sharaf io karaaamo badan xabiibkeena muxamed scw❤😢

  • @Istarshiicali
    @Istarshiicali 9 месяцев назад +102

    Ax inta hooyadod dhimatay lee dareemi karo allaha unaxaristo wll cumar hooyadis io hooyadey io dhaaman inti dhimatay🤲😭😭😭😭😭

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 9 месяцев назад +492

    Wxa ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @CawoFaizal
    @CawoFaizal 9 месяцев назад +292

    Wllahi inta jeer ku ceshtay cumar inta hooyadii xadi malahan alle haw naxariisto wllky cumar😢😢

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 9 месяцев назад +220

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

    • @EidhasanGaab
      @EidhasanGaab 9 месяцев назад +1

      Doqon waxasa like ku radinaysa

    • @Hargeisa_comedy
      @Hargeisa_comedy 9 месяцев назад

      ​@@EidhasanGaabqof nabiga kusoo xasuunsinaya ayaad aflagadeynsaa raali noqo wll

  • @ZakiyaMohamed-xb1wc
    @ZakiyaMohamed-xb1wc 9 месяцев назад +13

    Iga nasiib badanaa inta hoyo unooshahay allaw kuu naxriis hoyo mcn la.antaa waa abaar inta unolow cimri dher cafimd taam sii amiin yaa rabi😭😭😭 cumar wa kula darema xanunkaas abowe alxx😢

  • @abdikarimabdi9674
    @abdikarimabdi9674 9 месяцев назад +12

    Qosol walpa ha modina farxad 😢😢 illahay ha unaxaristo wiilka hooyadi io dhmnpa inta hooyoyinkod ka dhinten anagana illahay cimri dharer hano siyo amiin qofwalpa o hooyo unoshahay amiin

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 9 месяцев назад +210

    Qalbiyada in la ilaaliyo way fcnthay su aalha qaar inad ka fiirsato ayay ahyd 😢Su aasha Hooyo maku nooshay walhi qalbiga iga xanuunay hooyo la aanta waxka xun ma jirto Ilaahayow Mamadey iyo inta mamooyin dhintay Allah ha wada naxriisto 😢Mom Nasiib uma yeelan inan ifka kugu arko balse Ilaahay ayaa ka rajanaya inan jannada isku argno👏

    • @xasanmahad7076
      @xasanmahad7076 9 месяцев назад +5

    • @rahmaapdilahi
      @rahmaapdilahi 9 месяцев назад +2

      Amiin amiin yaa rabi ilahy Janada Ha inagu kulmiyo wll Insh Allha inti Ay Hooydod ka Horaysay ba 😢

    • @RaxmoSheakh
      @RaxmoSheakh 9 месяцев назад

      😢

    • @Waqalstudiop2
      @Waqalstudiop2 9 месяцев назад +1

      I am
      Sorry Wllkie

    • @hiwamohamedhiwomohamed3237
      @hiwamohamedhiwomohamed3237 9 месяцев назад +3

      Sdlke abowe kulamid ahy illahy haunaxariso hooyoyinkenaa amiin allow🤲😭😥

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 9 месяцев назад +202

    Alx Hooyadeey Wey Ii Nooshahay Inta Hooyooyinkooda Geeriyoodeen Janatul Firdows Allaha Ku Abaal Mariyo Aamin😢

  • @saabiriinmohamed883
    @saabiriinmohamed883 9 месяцев назад +136

    Asxby pls omar ukacno bowe wan kula dremi Karnaa hooyo la,aanta😭😭 illhy hooyoyinkena qabriga rowdha min riydh jana Allha uga dhigo🤲🤲 inte unoshay wad nsib bdntihin allha niidayo🤲

    • @wadanichanal5318
      @wadanichanal5318 9 месяцев назад

      Sidokale😭😭

    • @bahjosahal4716
      @bahjosahal4716 9 месяцев назад

      Bayo meh ciwankisa an usaare 😢

    • @bahjaahmet5964
      @bahjaahmet5964 9 месяцев назад

      ​@@bahjosahal4716 Omar official 47 baa ugu qoran Comentiga ugu horeeya ba asad soo dhigey ciwaan kiisa

    • @bazhirfarah982
      @bazhirfarah982 9 месяцев назад

      Hadan abood uleeyahay 1m cawa gaadhsiinlahaa lkn hadan ukacno waan gadhsiinkarnaa

  • @muunacadaani1626
    @muunacadaani1626 9 месяцев назад +9

    Ax Alle ha u naxariisto cumar hooyadii wan ilmaayey oo waxan xasuustay Aabahay alle ha u naxariisto waa xanuun markuu waalidku kaa dhinto

  • @malyunshariff8204
    @malyunshariff8204 24 дня назад

    I feel for cumar illahay hooyadisa haa unaxaristo..am also without parents and I know the pain. May Allah grant our parents jannatul firdaus.Amiin

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 9 месяцев назад +129

    Anoo Hooyadey nooshahay baan ilmeeyay😭ilaahow Hooyadey iyo Hooyo kasta muslim cimri dheer iyo caafumaad sii intii Hooyadood dhimatayna janada ugu bishaareey🤲

    • @munoosman4713
      @munoosman4713 9 месяцев назад +5

      Amiin Hooyo way i noshay hadan wiilka ayaa aad i xanunjiya susha la waydiya 😭😭😭🙈 allow Hooyo mcn i daa amiin intaa dhimtyna u naxriiso amiin🤲🏻

    • @NouraDagan
      @NouraDagan 9 месяцев назад +1

      hooyo macn Allah no dayo aniga inta ka dhimteyna Allah u naxaristo

    • @SudiNasir-k4v
      @SudiNasir-k4v 9 месяцев назад

      Ani xitaa wanilmeye wlh....anoo hoyo inoshahay😢

  • @AzmaJano
    @AzmaJano 9 месяцев назад +167

    Asad su,ashaasi waa khalad plz ka fiirso hno cumar hooyo alle haw naxariisto🤲

  • @Wllzuhaymer
    @Wllzuhaymer 9 месяцев назад +3

    Ilahy Ha unaxariisto wuxiidhintay ee muslimaba walhi cumar aad ayaan oga naxay 😪ilahy ha unaxariisto wllo

  • @RuwaydaIsmail
    @RuwaydaIsmail 9 месяцев назад +4

    Wallahi waoyay hooyo mcn allehaunaxristo hakawarabiyo janada fardoso amiin yarabi 🤲 😭😭😭😭😭😭❤❤hooyo mcn dhaman hooyo yinka

  • @ixsaanmahdi4488
    @ixsaanmahdi4488 9 месяцев назад +54

    Waan oooyay wlahi wiilka hooyadi alle hawnaxariisto asad sualaha qaar wlaal ufiirso omer alle hooyada hawnaxaristo wllo team 27 from Somaliland magalada Barbara ❤️🥳

  • @hiboismail4512
    @hiboismail4512 9 месяцев назад +208

    Ax ilhy haw naxaristo hoyo wll cumar😭😭wan la ilmeyay

    • @ZamzamZuuu
      @ZamzamZuuu 9 месяцев назад +3

      Ani xta wlhi wa ooyay😭

    • @bestyoungercr7
      @bestyoungercr7 9 месяцев назад

      Wllhi ani xitaa😢

    • @Nawaal-jf3ie
      @Nawaal-jf3ie 9 месяцев назад

      Wllhy ani xitaa wan oyay wlhy

    • @zakiosmanDjama
      @zakiosmanDjama 9 месяцев назад

      Wlhi ani sbb ta ma aqano 😢

    • @farhiyokeyre1297
      @farhiyokeyre1297 9 месяцев назад

      Sidaa ula ilmeyseen chanalkisa raaca

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 9 месяцев назад +71

    Cumar hooyo mcn Allah ha u naxaristo janatul fardowsa Allah ka warabiyo aniga hooyo mcn Allah haku unaxariisto jannatul fardowsa raabi hakucasumo 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 9 месяцев назад +3

    Cumar Hooyadii Alle ha unaxariisto iyo intii dhimatayb muslina😢😢😢

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 7 месяцев назад +3

    Mes condoléances k allah accueil a son paradis éternel tu ous les parents ki sont mort

  • @Ishwaksamira
    @Ishwaksamira 9 месяцев назад +56

    Waa markii kowaad ee qof anan aqoon ulaheen dartii u ooyey Ilaahy haw naxariisto hooyo wlllky cumar wllhy si niyada u oyey😢😢

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 9 месяцев назад +114

    Ax walahi wan ilmeyay alle haw naxariisto hooyo abwe cumar 😢😢 videoyada asad wan dawan jiray kii igu samaynta badna buu ahaa kan hooyo yinkeen iyo waridkenba alle janada hano geeyo adunkana dhib kuma arkan

    • @habsaali3510
      @habsaali3510 9 месяцев назад +1

      Anigab walahi 😭😭😭😭😭

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 9 месяцев назад +1

      Abba 😢

    • @ZamzamElmi-rb7bn
      @ZamzamElmi-rb7bn 9 месяцев назад

      Wlhi qof walbo mislim ah waa damqay Alha u Naxariisto 😢

  • @Nasteexocabdi-m3x
    @Nasteexocabdi-m3x 9 месяцев назад +68

    Allah walaahi waan ilmeeyay sorr bowe cumar walaahi caloosha ixanuuntay alle haunaxriisto aboowe😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @IbraahimCali-g6f
    @IbraahimCali-g6f 2 месяца назад

    hooyo mcn allaha noo xafido hooyo la,aanteed dunida awaar allaha noo xafido hooyo😭😭

  • @DheerGaban
    @DheerGaban 9 месяцев назад +9

    Hadaan ahay duriyada like ma qalmaa❤❤❤❤

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 9 месяцев назад +215

    😭Talow mxaan la ilmeeyey omar hooyadiis Allah ha unaxariisto. Iyo inta ay ka dhimatayba. Inta ay u noshahayna Allah ha isku daaayo❤

    • @FarahOsman-c3r
      @FarahOsman-c3r 9 месяцев назад +3

      Wllhi anigab ma aano sababta u oyay ama u ilmeeyay😢😢😢😭😭

    • @FardawsacabdisalamDirie-gd2sw
      @FardawsacabdisalamDirie-gd2sw 9 месяцев назад +1

      Wlhi anig ba wan cishn waye ilnta sori wllo

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare 9 месяцев назад

      ​@@FarahOsman-c3rhooyo biiskeeda cid kale mabuuxiso wlh hooyo mcn

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 9 месяцев назад +3

      Qof kasta oo dammiir leh way taabanaysaa marka koox mel wada joogta hal qof gees uga baxo waliba isaga oo la xasuusiyay geerida hooyadii aad bay kuu bamqaysaa oo hintana indhuhu ma xukumaan blse qalbigaa soo fasaxa waana naxariis dadku is dheer yahy Allah ha u naxariisto cumar hooyadii io aniga aabahay io dhmn intii islaam ah ee geriyoday allahumma aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @asaldalad3606
      @asaldalad3606 9 месяцев назад +1

      Ilinta iiga damate wlhi sorry omar

  • @FarhiaMohamett-op6ud
    @FarhiaMohamett-op6ud 9 месяцев назад +157

    Wlhie been masheegayi markii ladhahy cumar hoyada alaha unaxariisto wan ilmeeyay dacadii ilahy hooyoyinkeen nagama qaado😭😭😭😭

  • @Sacidoxasan-f7p
    @Sacidoxasan-f7p 9 месяцев назад +102

    😢😢😢😢😢😢anigo ijogto ayan ilinta ceshan wayay allow no daaaa hoyo macan

  • @queensumaya95
    @queensumaya95 9 месяцев назад +2

    Wallahi dhawr mar xitaa kusoo cshtay asad aboowe hal mar faiintan iga gaarsii fadlan omaar : CONTROL YOUR EMOTIIONS EVERYTIME YOU ARE SAD😢😢😢 fariintan yar baan kuugu talagaly omaar ❤ Allena waalidkaa ha unaxariisto😢 Aameen yaa rabbi

  • @yahyeMohamud-cb5vd
    @yahyeMohamud-cb5vd 9 месяцев назад +2

    Wll asad su all xanuun badan baad keentay hooyo fadlan su aalaha qaar dareen taabadka ha keenin full respect

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 9 месяцев назад +121

    waxan u soo galay internment ahaan lkn oohinba ban soo doontay wlhi emotional ayaan noqda after su,aashi hooyada ma ku noshahay wll cumar hooyo Illahay ha u naxariisto😢❤

    • @munoosman4713
      @munoosman4713 9 месяцев назад

      Sido kale walhi qalbiga ayaa i xanunay 😭😭😭lkn alle haw naxariisto hooydi cumar

    • @AbdullahiadanSimba
      @AbdullahiadanSimba 9 месяцев назад

      Sorry

    • @zuhuurahmed4523
      @zuhuurahmed4523 9 месяцев назад

      Sidokle ani xitaa adunka hoyo iyo walal marka laga ahdlaayo malmahas dhan wa badalmayaa 😢

    • @sahromohamud9917
      @sahromohamud9917 9 месяцев назад

      Hadey gabar kaweyn tahay waa fcn

  • @khaalidcumar1543
    @khaalidcumar1543 9 месяцев назад +90

    Asad habeendambe gabdhaha kusoosameey koko iyo amiiro hakasooreebin codsigeyga

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir 9 месяцев назад +51

    Omer😭😭😭qalbiga waxad ka dareentay allah oge wll allah hoyo ha unaxariisto qalbigana ha ku qabojiyo 🤲🏻

  • @capdifataaxdaahir5023
    @capdifataaxdaahir5023 9 месяцев назад +3

    😢omar mawiil omar guuleed 💔 😭waan dareemaya xanuunkaagag wll Ee janada ha ka waraapiyo 😭🤲kaliYa ducaan u awoodna wllHi qalpiga ka ooyaya 💔

  • @OdowaMohamudHawa
    @OdowaMohamudHawa 9 месяцев назад +2

    Intaan wax Dawanaye waxan isku fikirnahay waxa ka jira Alpha I like that he’s very smart 😍

  • @Cibaadoasli124
    @Cibaadoasli124 9 месяцев назад +68

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw scw scw scw 💞 ♥ ❤ 💖

    • @YAHYECHANEL
      @YAHYECHANEL 9 месяцев назад

      Koko isn't easy ❤❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @ZaynabMaxamed-od4zz
    @ZaynabMaxamed-od4zz 9 месяцев назад +54

    Asadow wiilkaas iyo kumanaan dad kugu xeran qalbogooda taabatay 😢😢😢rabi ha u naxariisto dhamaan hooyooyin keena inta nool iyo inta dhimatay😢❤

  • @VihanNawal
    @VihanNawal 9 месяцев назад +131

    Team Omar one like plz 🎉

  • @AbdiadanXasan-z3z
    @AbdiadanXasan-z3z 9 месяцев назад +1

    wuu iska qoslayaa blse xaladesa Allah og allow hooyoyinkena unaxareso inta dimaty iyo inta nolba😭🤲🤲🤲

  • @Shamsa74
    @Shamsa74 9 месяцев назад +1

    Ilahay ha u naxariisto hooyo wall cumar ❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 9 месяцев назад +89

    Ku sali xabiibkeena muhammed scw ❤😢

  • @simanmoha6064
    @simanmoha6064 9 месяцев назад +102

    Su,aasha markii hore caadi ila ahayd lkn markii cumar keligii soo istaagay waan ilmeeye alle how naxariisto hooyo anagana alle hanoo dhaafo

  • @ugbaadmaxamed7376
    @ugbaadmaxamed7376 9 месяцев назад +37

    Ilaahay ha u naxariisto cumar hooyadii, magaalada Hargeysa ayaan waligayo jaar ku ahayn geeri xanuun ah ayay ku ahayd family Alle qalbiga ha uga reebo.

  • @dacaaryare1907
    @dacaaryare1907 9 месяцев назад +1

    Wiilka hooyadiis allha u.naxariisto hooyo waa hagaha nlosha hooyo la.aanteyd waa abaar allow intii hooyooyinkooda u.noolyihiin allha cfimad iyo cimri dheeri iyo cibaado suuban allha siiyo ane hooyadey wey iga xanuunsan thy iigu soo doceeya in.uu alle cfimaad ii.siiyo hooyo mcn allha ii kaa caafiyo aamiin aamiin aamiin🙋‍♂️🙋‍♂️💌💌❤

  • @najmasaciidabdi1353
    @najmasaciidabdi1353 9 месяцев назад +2

    😭😭😭 emotional dhigtay Su,asha Hooyo maku noshahay 💔ma habonen in la weydiyo Su,ashas wiilka Wana wax ugu necbahay in la iweydiyo

  • @Quresh_Farah
    @Quresh_Farah 9 месяцев назад +58

    Alle Wayne ha u naxaristo Hoyo macan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AasiyaMohamedabdi
    @AasiyaMohamedabdi 9 месяцев назад +39

    Waa ilmeeye hooyo markii la dhahy wiilkas hooyadisna ilaahay ha u naxariisto😢

  • @qadiijoibrahim6386
    @qadiijoibrahim6386 9 месяцев назад +307

    Nabiga scw wuu yiri qofki faafiyo ducadan janada aya loogu balan qaday like 😢

  • @Samiyahme
    @Samiyahme 9 месяцев назад +2

    Omar walhi niyada waykaxumatey owuu murugooday wll allah naxariistisa ha ugudeeqo iyada iyo inta kale dhimateyba 😢🤲🏻

  • @HASBAAHMEDHASSAN
    @HASBAAHMEDHASSAN 9 месяцев назад +11

    Hada amusnan ku agrinayso amusnan like ku sar😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Tushleey
    @Tushleey 9 месяцев назад +64

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 9 месяцев назад +68

    Cumar apowe Allah ha u naxariisto hooyo Mcn 😢😢

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 9 месяцев назад +46

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @FadeyHassan
    @FadeyHassan 9 месяцев назад

    Omer alle haw naxariisto hooyadii iyo dhamaan hooyoyinka inaga hooseya.
    Inta hooyoyinkood buktona alle ha u caafiyo.
    Intay u noolyihiin una caafimaad qabaan mawluhu ha u daysto.
    Wlhie wn naxay wiilkaa yar suu cidlada u soo istaagay alle ha ka samiraiiiyo😭

  • @BileBootaanCali
    @BileBootaanCali 6 месяцев назад

    Anoo hooyaday nooshahay baan ilmeeyay ilaahow hooyaday iyo hooyo kasta muslim cimri dheer iyo. Caafimaadsii intii hooyad❤❤🥰💛❤️

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 9 месяцев назад +82

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @Hareedo
    @Hareedo 9 месяцев назад +26

    Wallahi wan ooyay markan arkay qof ila mid ah oo hooyadiis ka dhimatay Allah u wada naxariisto janatul fardoos Allah geeyo hooyoyinkeena dhintay

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 9 месяцев назад +18

    Cumar hooyo Allaha u naxariisto , Anigana hooyadey we xanuunsantahay Allaha ii caafiyo iigu soo duceey walaal cry😢😢😢

  • @AaminaAbdiqadir-ul6ue
    @AaminaAbdiqadir-ul6ue 9 месяцев назад +1

    Ax😢😢cumar wllky illhy ha unaxaristo hoyo wllhi qalbiga ixanuny said walibo😢😢😢😢😢

  • @maryamomohamed5295
    @maryamomohamed5295 8 месяцев назад +1

    Wiilka hooyadiis aan u nooleeyn abowe Allah kaa jeclaaday walhi i’m crying even though ay hooyo ii nooshahay 😭

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 9 месяцев назад +77

    #OMAR 😭 SORRY WLLO ilaah ha u naxariisto #HOOYO i nta hooYadood nooshahayna ilaah caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo amiin🤲🤲

  • @fatimamahamud903
    @fatimamahamud903 9 месяцев назад +18

    😢😢😢wiilka la dareena ahay hooyoyinken illahy ha unaxaristo kuwa janada ku kuma rabi hanaga dhigo danbigena danbigena alle ha dhaafo aamiin🤲🤲

  • @BAKARGEMER5270
    @BAKARGEMER5270 9 месяцев назад +28

    Taem 27 kusaliya nabiga scw scw scw ❤❤❤ waan idiin jeclahay

  • @NasraAhmed-qy3er
    @NasraAhmed-qy3er 9 месяцев назад +2

    Ale ha una xaristo hooyo yaa Omar wa lahi waan oyay sorry ya omar Asad abowe kada su al Laha nocasa😢😢😢😢

  • @FadimafarahGazz
    @FadimafarahGazz 9 месяцев назад +1

    Ax anigoooo hooyo ahystaah wiilka xanuuun la dareeemy😢😢😢😢😢😢yaah rabi

  • @Abdulaziz_12i
    @Abdulaziz_12i 9 месяцев назад +20

    Waalahi I can’t stop my tears subxanallah ilahay ha unaxaristo my mother and Omar’s mother 😢😭😭

  • @FartuunAli-yv1gc
    @FartuunAli-yv1gc 9 месяцев назад +25

    Wilka hoyadis dhimatay abwe allh hayo ha u naxaristo janadi fardowsa allh haku arsaqo axax😢😢😢

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 9 месяцев назад +52

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @maaizaabdirahman3666
    @maaizaabdirahman3666 9 месяцев назад +6

    Asadow wiilka kaliya qalbigisa md xanujin dhman intii hooyo la,aana wan la ilmaynay plz su,aalaha qaar inaga reeb ilahay ha unaxariisto hoyoyinken

  • @Jamiilajano-h9e
    @Jamiilajano-h9e 9 месяцев назад

    Wwwwww 2M❤❤🎉🎉🎉🎉 congratulations congratulations my brother

  • @cabdifitaxcaabi1980
    @cabdifitaxcaabi1980 9 месяцев назад +32

    Su’aalaha Qaar Inaa ka reebtaa Fcn asadow qofka xanuun ey ku reebee cumar xanunka wan kula dareemaya

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 9 месяцев назад +19

    Cumar hoyadii alle ha unaxariisto waan ilmeeyay wlh 😭

  • @Zihaam-smile2022
    @Zihaam-smile2022 9 месяцев назад +36

    Kusaliya nabigeena muxamed scw ❤❤❤❤❤

  • @ifraxaxmed1261
    @ifraxaxmed1261 9 месяцев назад +1

    Ilahay hawu naxaristo hoyo qofan lahayn unba darimi kara hoyaday ban xasustay 😢😢😢😢😢 alou unaxariso

  • @asiabare2366
    @asiabare2366 9 месяцев назад

    AX anoo hooyo haysta bn ilmiyey ilhy wiilka haasiiyo gabaar hooyo noqtaa walwboskiida mar allle buxin karin lkn ilhow siii qalpiga qaboji amiiin

  • @HoodoMaxamuud-n4n
    @HoodoMaxamuud-n4n 9 месяцев назад +25

    3:3 Ax 😢 walhay qofkay hooyo ka dhimatay baa sidhaba u dareemi kara hooydii iyo hooyaday iyo dhamaan hooyoyinka musliminta ah alle ha u naxariisto.😭😭💔

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 9 месяцев назад +32

    Alla Qalbiga wlhi illin ayaa iga imaaday marka cumar kaligiii mesha kusoharay hooyo la aanta waan ooyaay wlhi ilhyoow unaxriiso cumaroow hooyadaaa iyo dhamaan hooyoyinka somaliyeed am so sorry Omar😭😭

    • @cabdidahirmaxamuudfarax372
      @cabdidahirmaxamuudfarax372 9 месяцев назад

      Qofkii hooyadiis dhimatay aa dareemi kara xanuunka hooyo la,aanto leedahay wlhi

    • @Hodan_1333
      @Hodan_1333 9 месяцев назад

      Anaan haysan labadaba o daremaya 😢😢😢😢

  • @Nimco55
    @Nimco55 9 месяцев назад +23

    An ku salino xabiibkena maxamed scw ❤

  • @HiboAbdirashid-f8m
    @HiboAbdirashid-f8m 9 месяцев назад +1

    Omar waan ka xumaaday noolaba waa dhinte aan u wada ducayno umu omer ilaahay janada haku nasiyo hoyna ha uuga dhiso

  • @Raaqiyariyaaq
    @Raaqiyariyaaq 9 месяцев назад +1

    Hooyo la,aantu waa xanuun walhi waa ilmeeyay, Cumar wllo Hooyo ilaahay ha unaxariisto janada ha idinku kulmiyo😢

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 9 месяцев назад +17

    Asad suaasha hooyada xanuun ahayd waan ilmeyay walhi omar illahy hooyo ha unaxariisto aboowe🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HuseinOsman-ed8vk
    @HuseinOsman-ed8vk 9 месяцев назад +38

    dunidaan masoo marin rux ka qery badan Nabi Mohammad scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @ShugriJaamac-q3h
    @ShugriJaamac-q3h 9 месяцев назад +41

    Asc umatu muxamed scw like 🎉🎉🎉

  • @samiasulub1
    @samiasulub1 9 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭. Omar Suaashu. Xoog bay u xanuun badntahy Walhi. I can’t stop 😢😢💔💔

  • @AmiiroSiciid
    @AmiiroSiciid 9 месяцев назад +1

    😢😢😢 maskiin CUMAR alle hau naxariisto hooyo mcn🤲🤲🤲

  • @Abdijaliilyarechannel
    @Abdijaliilyarechannel 9 месяцев назад +9

    Allah unaxriisto cumar hooyo wllhi waa ilmeyi janatul fardowsa allaah ka abalmariyo amiin yarabi

  • @istarliincawed9365
    @istarliincawed9365 9 месяцев назад +17

    😢 cumar wan la ilmayay alle hawa naxaristo suaasha camal laysma waydiyo asada qalbi xanun waye

  • @MissRandaabdulqaadir
    @MissRandaabdulqaadir 9 месяцев назад +35

    First comments aan ku sali hppkena mohammed scw scw ❤❤

  • @sacdiyomaxamed5213
    @sacdiyomaxamed5213 9 месяцев назад +1

    Allah u naxaristo hoyo mcn walhi wan kula darema xanunka hoyo la aanta aye ledahay 😭😭😭😭😭😭

  • @sakiYare-q1z
    @sakiYare-q1z 4 месяца назад +2

    Alfa waad mahad santah❤❤❤❤sibaan iskudoo Una hay ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 9 месяцев назад +12

    Cumar wada taageera team kaygii wada qalbiga wanaagsanaa team 27 ❤

  • @sacdiyocabas4482
    @sacdiyocabas4482 9 месяцев назад +14

    Ax muuqaalka ugu horeeye asad soodhigo oo iga ilmeesiiyo ale haunaxriisto cumar hooyadiis 😭😭😭

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 9 месяцев назад +14

    ALLAH ha u naxaristo Hooyo Cumar nolol warta quruxbadanku Nolow insha ALLAH 😢

  • @hamdibashiir1230
    @hamdibashiir1230 9 месяцев назад +1

    Alla qalbiga illahayow hooyadaa iyo hooyaday iyo hooyo kasta oo dhimatay u naxariiso 😢😢😢😢😢

  • @Maryangacirmohamett
    @Maryangacirmohamett 9 месяцев назад +4

    Ilaahy haunaxariisto😢😢