Qaladaadka ay dadku visa-ha ku waayaan iyo habka ugu fudud ee aad Maraykan ku iman karto,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Qaladaadka ay dadku visa-ha ku waayaan iyo habka ugu fudud ee aad Maraykan ku iman karto,

Комментарии • 38

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud 22 дня назад +3

    Hadi illhyba igu guleyo o usan jirin qof maraykanka iga so horeeya taas caqabad maigu noqon karta

  • @user-eu2vq8sx5b
    @user-eu2vq8sx5b 2 месяца назад +9

    Alle haku sharfo walalsheey, iyo dhamaan team ka xogmaal media, aad ban ugu baahnaa qof si dhab ah uga haddlaya lottery inaan helo, maadama aan ka mid ahay dadka ku guuleystay lottery balantana sugaya.

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 21 день назад +2

    mahadsanid garyaqaan cabdilaahi sida wanaagsan eed noogu faah faahisay , i ilaahay ha noo rumeeyo himilooyinkeena ❤

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 месяца назад +3

    HADII UU QOFKA LITTERY KU GUULEYSTO AAN SHAQSI AMA QOF MARAYKAN OOGA SOO HOREYN SIDEE AYUU KU IMAAN KARAA ????

  • @hibackmohammed6104
    @hibackmohammed6104 28 дней назад +1

    Halkee lagala soo xidhiidhaya

  • @Nuuraqaalbi-nq1yf
    @Nuuraqaalbi-nq1yf 2 месяца назад +2

    Anigu waxan radinaya qofkii idhofin laha alle haygu simo se waxan cod sanay in cabdilahi an helo halki an kala xiriri laha

  • @farxaanaxmed8387
    @farxaanaxmed8387 26 дней назад +1

    Walaal farax ciwaankiisa bartan soodhig

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 12 дней назад

    Hhh yaala dag dagin soomaalaay guryahiina ha iska iibinina dag dagta joojiya wadankeena caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban alle hanagu siiyo yaarabi

  • @Moha-j5i
    @Moha-j5i 2 месяца назад +2

    Intee kaagala xariirnaa walal

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 2 месяца назад +1

    Walaal ilaahay kaxishoo oo dhar fiican sooxiro

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 месяца назад

    Mahadsanid wll farax

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 2 месяца назад

    Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media sxb balan teni saas miya kume iso jawab sxb

  • @Ladan_Cidi
    @Ladan_Cidi 2 месяца назад +1

    Halkee lagala xidhiidhi karaa ?

  • @abdourahmanguelleh7755
    @abdourahmanguelleh7755 2 месяца назад

    Wll nalaxidhidhiy wiilka wn kuducnanaye

  • @IsmailIbrahim-de9ws
    @IsmailIbrahim-de9ws 2 месяца назад

    Halkee lagala soo xiduidhayaa walal

  • @mohamedadanomar1979
    @mohamedadanomar1979 2 месяца назад

    Mahadsanid wll

  • @nurarage967
    @nurarage967 2 месяца назад

    Farax qaali is astur oo jidkaaga warso

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 месяца назад

    War waxan yaan lagu daalin lottery gu waa dead programm waa iska bakhtiyaa nasiib e barnamij yada kale ee maraykan lagu tegi karo xooga hala saaro soomaalaay.

  • @JuweeriyaAsad
    @JuweeriyaAsad Месяц назад

    Wll RUclips inoo sheeg please reply

  • @dahaizmacil4396
    @dahaizmacil4396 2 месяца назад

    Xage lagala
    Xidhidhaya

  • @guuleedibrahim6616
    @guuleedibrahim6616 2 месяца назад

    Mooryaantiina waad waraysatay

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b 2 месяца назад

    subxnllh inantan matkey socual mediaha soo gashey wey xijaabneyd maxay isu qaawisey ma qaawinadey qurux moodey

  • @jamabashir7390
    @jamabashir7390 2 месяца назад

    Kanmadaxa waynii waxbaa kaqaldan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 месяца назад

    Faraxey inta aad sharciga helayso is ururi oo media ha hakasoo muqan.

  • @muxsinahmed8226
    @muxsinahmed8226 2 месяца назад

    Plz inoo jawaaba wiilkaan nagu xira waa u baahanahey

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 2 месяца назад

    Yarkan waa na anfaca hadan nahy gulestayasha 2025 ee no sheg mel kala xariro