Fursadaha Maraykanka iyo sida aad ugu faa'ideysan karto "Wareysi Muhiim ah"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • Fursadaha Maraykanka iyo sida aad ugu faa'ideysan karto "Wareysi Muhiim ah"

Комментарии • 19

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 2 месяца назад +2

    Mr Cali waa ninmuxtarim ah oo ixtiraam badana runtii xafiiskiisa kursigii uu lahaa ayuu ubaneeyay wariyaha, arinkaasne qof walba masameen karo dad dhifa maahane Mr. Cali waxaan leeyahay guuleyso Mudane Kuods

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 месяца назад +7

    Maasha allaah diinta islaamka waa diin nolol iyadoo jideysay in zakawaadka la bixiyo lanasiiyo dadka ubaahan

  • @LugooyoOmar
    @LugooyoOmar Месяц назад

    Cabdidalal igadaa Somali

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 3 дня назад

    Do they offer job opportunities to Learning disability nurses??

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 месяца назад

    Khiyaas dada ama (cimriga) kan lawareysanaya ee ku guuleso qofka ugu khiyasta wanagsan

  • @Fatima-dagan
    @Fatima-dagan 3 месяца назад +4

    Dumarka inaad salaantid mabanaano adeer iska ilaaali, rasuulku scw wuxuu yidhi midkiin inuu dhimbiil daba gacanta kuqabto ayaa uga khayr badan haweeney ajnabi ka ah inuu salaamo.

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 3 месяца назад +4

    Marwalba barnaamijyada hareeri iyo arimaha America aad baan ulasocdaa tolow ma mareekan baa usocdaa?

  • @MaryanHasan-fw5ht
    @MaryanHasan-fw5ht 3 месяца назад +1

    Somalida waxaa kanaxariisbadan gaalada

  • @HamseAli-fl9st
    @HamseAli-fl9st 3 месяца назад +2

    Imanta soomaliyad ah my soo kicin dadka kale way soo keceen wamaxay sababto

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 3 месяца назад +1

    Cabsalaanow wll ilaahay kacabso dumar lamasalaamo

  • @mysalah06
    @mysalah06 3 месяца назад

    He needs to work on his pronunciation no offence

  • @ugaasaddow8930
    @ugaasaddow8930 3 месяца назад +2

    Gebdhahaan aw salaamayo muslin maahan sidaan umalaynayo gebedha somaliyeed masalaamin alle kacabsi maahan ee ayadaw kabaqay inay kadiido

  • @samiraadam9393
    @samiraadam9393 3 месяца назад

    Yaa Diyaar Ah oo I Raacayo Tahriip 🛥🛳