Binance | Barashadiisa Iyo Sida Account Looga Furto Adoo Africa Joogo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 апр 2022
  • Salaam
    👉 Register Binance https: www.binance.com/en/activity/r...
    👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.com/all-courses/
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - WAA MAXEY Crypto ? gellebashir.com/waa-maxey-cry...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ? • Cryptocurrency Maalgas...

Комментарии • 102

  • @Huseinkurdi
    @Huseinkurdi 2 года назад

    Asc wllky cabdiraxman marka hore waan kuslamay Ramadan kariim, waxan ahey wiil youtuber ah oo Uganda jooga (Kampala) oo subscribes 20kun heysta keliya waxa iga dhiman inaan Google adse kuxirto wll macquul miya bangiyada Kampala kuyala malagu xiran kara faahfahin iga sii wllky sida ugu haboon logu hagajin karo??

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Год назад +4

    Coin base ayaaa ah first one sidan u malaynayo binance wa ka labad fikir ahan geele good job ❤ respect pro

  • @cbdftx-m-aar7243
    @cbdftx-m-aar7243 2 года назад

    Wll Qali soo dhamaystir Alle haku xafidee

  • @hassansayn3575
    @hassansayn3575 4 месяца назад +1

    Thank you ustaad

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 Год назад +2

    Bro adiga oo mahadsan muqaaladan soobadi

  • @xasaan_16
    @xasaan_16 Год назад

    Sxp aad baad umahadsantahay❤❤❤

  • @saeedgarad
    @saeedgarad 2 года назад

    Sola portal ayaan maantoo dhan ka daawaneyey bro hadaa wax nagu dhanto creptocurrency vedio nooga soo samee

  • @maxamedkhadar9865
    @maxamedkhadar9865 2 года назад

    Mahadsanid

  • @abshiryasin5410
    @abshiryasin5410 2 года назад

    Tnx

  • @kaahpost
    @kaahpost 2 года назад +1

    Trust Wallet Iyo Airdrop Yada Kaso Hadal Gaar ahaan MetaUFO oo Aridrop Bixinaysa Iyo Pre Sale Ustaad

  • @azureofficial3542
    @azureofficial3542 2 года назад

    thanks bro

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l Месяц назад +1

    Midkalle baan sameystay lkn waa ifiiday maxaa sameeyaa

  • @oceanskyandplants7286
    @oceanskyandplants7286 2 года назад

    Asc wllo geele bashiir video ga ma dhamastorna wll

  • @user-gw7pq8rf2c
    @user-gw7pq8rf2c 2 года назад +1

    Soo passport lama galinayo wll?!

  • @zakariahirsi6106
    @zakariahirsi6106 Год назад

    Asc geella Sxb Somalia Ayajoga ID Kenya ma legu diwn geln kara

  • @aflaantamaanta1580
    @aflaantamaanta1580 2 года назад +1

    Million somali RUclipsr ah ayaa ka hadlay

  • @user-ok9nw4ul3j
    @user-ok9nw4ul3j 4 месяца назад +1

    Sxb aniga Somalia yaan joogaa wuuna iga diidey
    Waxaan rabaa inaad igacaawiso sxb

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 2 месяца назад

    Lkmse anigu jst email kygy uun ku xidhy binance wx password ah uma samyna because sidaas ayuu igu shqynyaa wd dhibtaa miyuu leeyhy😮

  • @user-ni5wt4xz5h
    @user-ni5wt4xz5h 4 месяца назад

    Cabdulaahi cismaan

  • @abdaladuraan8567
    @abdaladuraan8567 4 месяца назад

    app miya mise linki

  • @zhiinaldoofficials5921
    @zhiinaldoofficials5921 Месяц назад

    Mobile ma lagu isticmali karaa

  • @sadegalayax4254
    @sadegalayax4254 2 года назад

    Ganacsigaan xalaal miyaa wll?

  • @Marwaan1516
    @Marwaan1516 5 месяцев назад +1

    Macalin linkiga la iska diiwaan galiyo no soo dhig halkaan

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 Год назад

    Sxb geelle aaway liking layska diiwan galiyo

  • @user-ok9nw4ul3j
    @user-ok9nw4ul3j 4 месяца назад +1

    Asc sxb waxaan joogaa Somalia
    Marka waxaan rabaa in and iga caawiso

  • @abshiryasin5410
    @abshiryasin5410 2 года назад

    Inta ka dhiman Nogu So Dar Wll

  • @Mr_tawakalali
    @Mr_tawakalali 3 месяца назад

    Binance wll Sidee mobile loogu soodajiya

  • @yuabdimoha1651
    @yuabdimoha1651 3 дня назад

    Manta furtey

  • @MohamedAbdidahir-dh9fg
    @MohamedAbdidahir-dh9fg Месяц назад

    Gelle linkga xagenbka helaa

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l Месяц назад

    Aniga midbaan kullahaa wuu igaxumaaday

  • @abdijaama6254
    @abdijaama6254 3 месяца назад

    Wala inaad wax iga fahan siiso ayan doonayay akoonka binance

  • @qaalyare
    @qaalyare 2 года назад +2

    SUAAAL, anigoo somali jooga lacagta ma la iigu soo diri karaa mana kala ixirakaa, tan kale lacagaha cryto yaaa sarifa , hadii aad garanayso noo soo MENTASION GAREEE AXB THANKS

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      my wll

    • @qaalyare
      @qaalyare 2 года назад

      @@GelleBashir suaashayda ma fahantay , sxb lacag ma la iigu soo dirikaraa , binancega cryto ah , mana kala bixi karaa ? hadii ay maya tahay sbbt ii sheeeg bro

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 2 месяца назад +2

    koorsooyinka waa rabay laakin qarash ma awoodo hooyo soomaaliyeed baan ahay ma igu caawin kartaa si bilaash ah hadhona abaal kuu gudo ilaah idinkiisa markaa nnafteey hormariyo

    • @xamsekhuburo1636
      @xamsekhuburo1636 18 дней назад +1

      Cawaale Calawaash kaso daawo si free ah wll hal kasad ka helay saaye 😊😇😎

  • @Harrybowen23
    @Harrybowen23 Год назад +2

    Asc sxb waxaan leeyaha premier bank ama master card lasagna weey igu jirta waxaan Rabe in aan sameeyto trading oo aan iibsado BTC iyo USTD lkn ma iibsani karo wuxuu ileeyaha binance ka not supported in your country ma iga caawini kartaa bro waad mahadsantaha

  • @abdulazizmuzayen5426
    @abdulazizmuzayen5426 2 месяца назад +1

    Sxb may I caanfaii

  • @qaalyare
    @qaalyare 2 года назад +1

    asc geele sxb waa mahadsantahy maal mahaan odhan baaan ku fooganaa sidaan ufuran lahaa

  • @CaliMaxamadciire
    @CaliMaxamadciire Месяц назад

    Asc

  • @enjoytv439
    @enjoytv439 2 года назад +1

    Mee NFT

  • @enjoytv439
    @enjoytv439 2 года назад +1

    Mee *NFT*

  • @CLaahiCalimaxamed
    @CLaahiCalimaxamed Год назад +1

    Sidee qof London jooga lacag iigu soo diri karaa Without Mastercard and passport and ID

  • @user-wl8bb1rc2o
    @user-wl8bb1rc2o 2 месяца назад

    Hal dhib ba jirta wa inad soo koobayn hadalka muhiimadiisa

  • @mohamedbileyusuf3042
    @mohamedbileyusuf3042 2 года назад +1

    Sxp qaybta take photo
    Ayaan dhafiwayy
    Maxaan ku xaliyaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +1

      kusoo celi bro , Try again dheh

  • @mohamedhajiali4017
    @mohamedhajiali4017 4 месяца назад +3

    Wll inaan kula hadlo rabaaa

    • @mohamedhajiali4017
      @mohamedhajiali4017 4 месяца назад

      Waa wiilkii xalay live ku dhahay luqa iga soo qabo

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 2 года назад +1

    Ustaad ani verify Ayaan dhaawi waayay ee ma iga caawin kartaa

    • @alx6496
      @alx6496 2 года назад

      Saxibo ma dhaaftey meshaas anigaba igu dhagan traver docomenti aan hesto ayuu iga diidan yahy

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 2 года назад +1

    inan course iibsado ayan raba mastercard miyan kugu sodiri kara

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +1

      haa bro , bro booqo website kayga halks ka dhex iibsan kartaa

  • @ciidcali7184
    @ciidcali7184 2 года назад +1

    Asc mudane gelle bashiir
    Waxan kuweydiinaa
    Bitro.Finance kwrn
    Kala aamini karaa

  • @SOMALI_TIKTOK
    @SOMALI_TIKTOK 2 года назад +1

    Sxb Payoneer acount video noga so same tnx

  • @mkstudio3314
    @mkstudio3314 Месяц назад +1

    Linkiga inteee laga eegayaaa

  • @yousephc1673
    @yousephc1673 2 года назад +2

    Zxp xaysiun baa rabaa inaan ufuro xaysiin website oo aan markaa lacag kasameyo maxaa isticmalaa ola igabahana yhay

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 2 года назад +9

    Sxb sida Lacag looga dhx iibsado noguso xiji insha allah IYO talaboyinka lamaraYo mahad sand...

  • @souhaibcolly7973
    @souhaibcolly7973 2 года назад +2

    Kucoin sida loo sameeyo verification loo sameeyo soo samee🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      ok wll thanks

    • @sarahaweys2656
      @sarahaweys2656 2 года назад

      @@GelleBashir hadaaanan passport somali haysan wll xal kle ma jidha... waa muhiim video nowgu samey verification ka

  • @enjoytv439
    @enjoytv439 2 года назад +1

    _MEE NFT_

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 2 года назад +1

    Kkkkkk

  • @noradagan2222
    @noradagan2222 2 года назад +1

    Passport malobahanyhy wlo

  • @xamsetube9835
    @xamsetube9835 2 года назад +5

    Asc wll . Waxaan ku waydiin lahaa clickworker ku ma ku shaqeeyaa Africa .
    Affiliate marketing imisa program baa laga shaqaystaa

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 2 года назад +3

    Thanks ustad.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +1

      ok wll thanks

    • @Huseinkurdi
      @Huseinkurdi 2 года назад +1

      @@GelleBashir Asc wllky cabdiraxman marka hore waan kuslamay Ramadan kariim, waxan ahey wiil youtuber ah oo Uganda jooga (Kampala) oo subscribes 20kun heysta keliya waxa iga dhiman inaan Google adse kuxirto wll macquul miya bangiyada Kampala kuyala malagu xiran kara faahfahin iga sii wllky sida ugu haboon logu hagajin karo??

    • @Huseinkurdi
      @Huseinkurdi 2 года назад

      @@GelleBashir Asc wllky cabdiraxman marka hore waan kuslamay Ramadan kariim, waxan ahey wiil youtuber ah oo Uganda jooga (Kampala) oo subscribes 20kun heysta keliya waxa iga dhiman inaan Google adse kuxirto wll macquul miya bangiyada Kampala kuyala malagu xiran kara faahfahin iga sii wllky sida ugu haboon logu hagajin karo??

    • @AbdulahicabdulqadirAxmed
      @AbdulahicabdulqadirAxmed 2 месяца назад

      walaal sida loosamasto binance

    • @CabdulaahiAcmed
      @CabdulaahiAcmed 2 месяца назад

      3:19 ​@@GelleBashir

  • @abshirooaweysshiikh8618
    @abshirooaweysshiikh8618 3 месяца назад

    Lingiga xage laga eega walal

  • @isteelkaflimsvlogs2070
    @isteelkaflimsvlogs2070 2 года назад

    Bro email ka code wo ku diri la yahay wan ku daalay xitaa email kale ku fiiriyay wo diidan yahay ilaa hada code ma diraayo maxan sameya

    • @Quran_karem21
      @Quran_karem21 Год назад

      Appka gmail la dheho lasoo deg kadibna halkaas ka helesaa codeka

  • @user-ki6bd3iy4w
    @user-ki6bd3iy4w 5 месяцев назад +1

    Gg

  • @Nature-to9yt
    @Nature-to9yt 2 года назад +1

    Walaal bangiyada somalia miyuu la shaqeeyaa binance?

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 2 года назад

    jaahilow dadka ka fariiso

  • @user-wr8kr4bq3e
    @user-wr8kr4bq3e Год назад

    😅😅😅😅

  • @AhmedAhmed-md6xr
    @AhmedAhmed-md6xr 2 года назад +1

    Asc sxb niyow anigu german waa furtey lkn markaan marayo verified I'd dariiq kale ayu igu tuurata kuwo banki solaris bank ayuu igu tuuraya waanba ka shakily midba markan camera u furey igaga so Baxey waxan is idhi mala wa kuwo scam ah.

    • @AhmedAhmed-md6xr
      @AhmedAhmed-md6xr 2 года назад

      Aar isoo jawaab

    • @mohapro6304
      @mohapro6304 2 года назад

      Isku mid nahay zxb halkaa Ayuu iigu tuurayaa anba wn kashakiyy

    • @AhmedAhmed-md6xr
      @AhmedAhmed-md6xr 2 года назад

      @@mohapro6304 sxb germany miyaad joogta waan ka shakiyey qof aan weydiyo oo maclumaad igasinaya maan arag

    • @alx6496
      @alx6496 2 года назад

      Saxibo meshaa ma dhaftey aniga wa igu adkenayan Basbort qaxooti ah hestaa traver dukomment

    • @AhmedAhmed-md6xr
      @AhmedAhmed-md6xr 2 года назад

      @@alx6496 maya sxb anba travel document ayaan heystaa meeshan ma dhaafin Bank aanan garaneen oo solaris la yidha ayuu igu xidhaya

  • @hibocadey5631
    @hibocadey5631 Месяц назад +2

    Links away wll 😢

    • @user-qg6ye2ly7f
      @user-qg6ye2ly7f 14 дней назад

      Xasan daahir calasow

    • @xamdabotaan
      @xamdabotaan 11 дней назад

      ​@@user-qg6ye2ly7fxasan daahir xaa kawadaa linkga meena