Maalgasho Afartaan Cryptocurrency inta lagu jiro April to May 2024, si lacag fiican aad u sameysid.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024

Комментарии • 179

  • @BashirTVRadio
    @BashirTVRadio 4 месяца назад +89

    1. Tron TRX
    2. Polk Dot
    3. Otto Cosmos
    4. Maker

    • @HASANABDiBARiSE
      @HASANABDiBARiSE 4 месяца назад +5

      number 3 ATOM waye

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 4 месяца назад +1

      ​@@HASANABDiBARiSE sidee lacag looga sameeyaa

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 4 месяца назад

      Site kee ama company gee baad kagadataa

    • @khadarmohamed3322
      @khadarmohamed3322 4 месяца назад

      thank you bro

    • @Abas-jj5fq
      @Abas-jj5fq 4 месяца назад

      Crypto investment sida loo sameeyo baro wll​@@hafsinaofficial2071

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 4 месяца назад +11

    ABDINASIR SOLO IS A GREAT MAN WHO CARES SOMALIS A LOT. Live long Brother. From BORAMA

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 4 месяца назад +6

    Akhayaarey Ma isweydiiseen Diiniyan arintaan Ma Xalaal baa mise Xaaraan, Jooga! Zaman aakhiro waa joognaa wax badan in laxalaaleysan doona oo lafudaydsan doono waa naloo sheegay. Culumadda weydiiya Waliba Sheekh Maxamad Cabdi Umal.

    • @GulletTaher
      @GulletTaher 4 месяца назад +1

      Wa xalal waad shaqysanysa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 месяца назад +1

      @@GulletTaher
      Ilaahay swt kabaq. Howsha Ilaahay swt hafara gashanin. Ilaahay swt waa nagu baraarujiyay in aan shaqeysano. Laakiin xaaraan iyo Ribbo nalooma Ogola. Weydiiya Culumadda mowduucaan baaray Allaha swt haxifdiyee

    • @Feysal-xd6vf
      @Feysal-xd6vf 4 месяца назад

      MAKER waa xaaraam

  • @awadnuur8571
    @awadnuur8571 4 месяца назад +5

    Jazaakallaah khayr, akhii magacyadooda oo qoraal ah soo dhig

  • @cabdiwali9753
    @cabdiwali9753 4 месяца назад +4

    Mahadsanid macalin sida wngsn aad dhalinteena inoo caawisid adna ilaahey Janadiisa Fardowso haku geeyo 🤲kun jeer mahadsanid mclin❤🙏

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 месяца назад +2

    CRU
    FLOW
    Avax
    Algorand
    Eth
    Eth classic
    Dot
    ADA
    XLM

  • @cabdiwali9753
    @cabdiwali9753 4 месяца назад +2

    Ustaad video wlpo oo aad sharaxaad sameyneysid muqal so raacsii tnx moalimu kheyr ilaahey haku siiyo❤

  • @mohamedmuqtaar5008
    @mohamedmuqtaar5008 4 месяца назад +3

    Ustaad c/naasir alan aaw aad iyo aad baa u mahadsantahay ustaad 🙌🙌

    • @Seylaay
      @Seylaay 4 месяца назад

      Alan aaw intee roogta

  • @mohameddeekabdikadirbistoo2298
    @mohameddeekabdikadirbistoo2298 4 месяца назад +3

    Thank you Prof Abdinasir Sola

  • @mohammedshube2160
    @mohammedshube2160 2 месяца назад

    thanks mr sola sideen lacagta ku gashadaa anigoo Ethiopia jooga

  • @abdirisaqqobcade167
    @abdirisaqqobcade167 4 месяца назад

    Thanks utaad sola portal sida wangsan aad dadkaga wax ula jeceshahy ilahay hakuula jeclaado

  • @abdirahmanabdinur4412
    @abdirahmanabdinur4412 4 месяца назад +3

    Ustad raaci (DYOR) Do your own research. somalida eed kama dhamaato. Abdinasir ayaa iibsada na yiri ayey ku dhahayaan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 месяца назад +1

    Thanks Pro Abdinasir SOLA ALLE Ha ku Barakeeeeyo walal Qaaali

  • @faizalmire6790
    @faizalmire6790 4 месяца назад

    macalin aad ayaan kaaga mahadcelinayaa waana kumahadsantahay sida daacadaa noogu faaidaysay

  • @abdirsaqberkan6056
    @abdirsaqberkan6056 4 месяца назад

    Please always add DYOR, people need to do so as their own risk, specially when it comes to financial related product

  • @asmaabib3165
    @asmaabib3165 3 месяца назад +1

    Ader plz icaaaawi ardayad aheee sideee u isticmala plz

  • @AhmedIbrahim-bu8tf
    @AhmedIbrahim-bu8tf 3 месяца назад

    This four cryptos have very high market cap (MC)- means very hard inaad lacag ka samayso!

  • @Mohamed10-v7o
    @Mohamed10-v7o 4 месяца назад +1

    Tron trx. Polka dot otto cosmos maker

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 4 месяца назад

    Thanks brother great job Sola portal

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 4 месяца назад +2

    Ustad waa mahadsan tahay
    Lkn magacyada 4taan coin qoraal ahaan sida ay Exchanges ugu jiraan ayaa naga dhiman

  • @bin-yaayadaacad1819
    @bin-yaayadaacad1819 4 месяца назад +1

    Thanks Ustaad Sola

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 4 месяца назад

    Solo Runti berigi hore wan saadal xuma inan kugu tilmamo geesi somaliyed
    In lagu dhaliilo waxay isbedl ku samayn karta solo
    Runti waxad ka so jeeda gobol ay ku nool yihiin dadka Somalida ugu aqoonta yar oo aan weliba lahayn odoyaal wax garad ah.
    Solo waxad beryahan noqotay inaad ka hadasho (cryptocurrency)
    Dadkan waxad ku hogaamin hal weji
    Maxad aqoontada u gaarsiin weyday si aad duco uga hesho?

  • @mostafabdullahi7376
    @mostafabdullahi7376 3 месяца назад

    Tron qasaaro ayuu igu sii wadaa ustaaf bebe oo aan yasaayay ayaa samada galay
    GALA AYAAN KU BAD BAADAY FAIDADA GALA AYAA LAFAHA II XAFIDOOSO USTAADI

  • @moal2983
    @moal2983 3 месяца назад

    Asc, Abdinadir Fadlan ma yara xusi kartaa sida lacag loogu shuban karo Binance Somalia, sababtoo ah Cardka Visaha waa ay diideen, direct debit Accountna ma arko, P2Pna sidoo kale ii shaqeyn waayey, maxaa qaldan fadlan iig talo bixi, iyo hadii App kale oo la shaqeynaya Bangiyada Soomaaliya jiro. Mhdsnd

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 4 месяца назад

    Aad baad mahadsan Mr sola. Jazaka allaah khayr

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 месяца назад

    Cabdinaasir waa ku mahadsantahay akhbaarta mar walba aad la wadaago dad soomaaliyeed. Waxaan kaa codsanayaa inaad description ku soo qorto marwalba magacyada muhiimka ah waayo dad badan xataa ma awoodaan si ay google uga raadsadaan magacyada. waxaa kaloo muhiim ah inaad noo soo sheegto sida ap ka looga soo degsado.
    Jazaakalaahu khayran

  • @user-sd4ns8ol1i
    @user-sd4ns8ol1i 3 месяца назад +1

    Waxan jogaa Ethiopia 🇪🇹

  • @ismaciilcabdullahishiikh6423
    @ismaciilcabdullahishiikh6423 3 месяца назад

    Thank you bro ala haku xafido

  • @aliadan4706
    @aliadan4706 4 месяца назад

    Thanks ustaad waa xog walaalnimo xogtaada

  • @KhalidAlrashid1Q
    @KhalidAlrashid1Q 4 месяца назад

    Thanks ustaad sola

  • @hassanosmanabdi9158
    @hassanosmanabdi9158 4 месяца назад +1

    Macalin appka magaciisa soo sheeg qofkii joogo Europe 🇪🇺

    • @Abdisamed_
      @Abdisamed_ 4 месяца назад +1

      Bybit or coinbase

  • @juanjosetorresflores4668
    @juanjosetorresflores4668 4 месяца назад

    BlockSailor Token's explosion is on the cusp of making history!

  • @adenali5037
    @adenali5037 4 месяца назад

    big boss absolutely

  • @mohamedmahdi6038
    @mohamedmahdi6038 3 месяца назад

    2139 exchange please ka soohadal
    lacag aan rabaa inaan galiyee lkn ninka kali ah ee waxaad thy taladiisa qaato appka uu kadigo aan ka fogaado

  • @anabmohamed6965
    @anabmohamed6965 4 месяца назад

    Coin faqireedka sheeg wax 1 dollar ku dhow ama ka badan ma I anfacayeee. Sida Shiba iyo wixii la mid ah.

  • @sahanemohamedismael2467
    @sahanemohamedismael2467 3 месяца назад

    thanks teacher

  • @KubbadaCagta
    @KubbadaCagta 4 месяца назад

    Brother Upload more crypto videos before the Halving please 👍👍

  • @cabdiraxmancabdi1560
    @cabdiraxmancabdi1560 4 месяца назад

    Ustaad thanks

  • @abdiladiif3076
    @abdiladiif3076 4 месяца назад +1

    Thnks teacher

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 3 месяца назад

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @user-vu2fn4bu5q
    @user-vu2fn4bu5q 4 месяца назад

    Ok

  • @yahyeaabdalamocalim9956
    @yahyeaabdalamocalim9956 4 месяца назад

    thanks 😊 ustd sola

  • @Khaledsuperman
    @Khaledsuperman 4 месяца назад

    Masha Allah

  • @maankaalimuse9573
    @maankaalimuse9573 4 месяца назад

    Macalin sola rassia ayan jooga cryptocurrency kee isticmaalaa fadlan ii soo jawaab

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 4 месяца назад

    Somalia malagu isticmaali karaa
    Yacni Maga shaqeeya crypto currency maalgashi

  • @diriepoy8056
    @diriepoy8056 4 месяца назад +1

    Thank you macalin

  • @Teetey123
    @Teetey123 4 месяца назад

    Asc walal aniga waxaa maal gashtay 2019 Procapitalmarks meel ladhaho bitcoin ayaana iigu jiray akonkeyga kadib wey xerantay lacagteydana sidaas ayaa ku waayay ma i caawi kartaa si aan lagac teyda usoo ceshto? Dad badan ayaa idhaha lacagtaada Aniga kusoo celi haayo lkn ma aamini karo waatuugo lkn waxaa maqlay dadka lacagaha ka dhumeen in ay dib u helen i caawi walal

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 4 месяца назад +1

    Ustaad Soomaliya qof jooga ma ka shaqaysan karaa

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 4 месяца назад

    Passport maa la iga baahan yahay markii la joogo cryptocurrency?.

  • @user-vo6kl5hg3c
    @user-vo6kl5hg3c 4 месяца назад

    Appka ugu fican cadi meysha usosaar sida lo arko macalimu

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 месяца назад

    ok

  • @premdowlow9298
    @premdowlow9298 4 месяца назад

    Asc abdinasir adeer waxaa video nooga soo sameysaa etoro turiturial bigener oo dhamaystiran

  • @user-hc5zm2wo6i
    @user-hc5zm2wo6i 3 месяца назад

    Ustaadi 2139 exchange appkaas kwn 500 doolar ayaan ku shubtay ma iskaam baa mise ma aha.

  • @user-gm3bs4ds4u
    @user-gm3bs4ds4u 4 месяца назад

    Asc
    macalin solar,
    waxaan kuwaydiiyay wll madama uu suuqan isku dhexjiro oo uu xaraan iyo xalaalba leeyhay ma noo sheegi karta stck halaal ah oo aan investment kusameeyo

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 4 месяца назад

    Anigu waxan ilin leyahay xiligan waxba ha maal gadhanina, suga maalmo. Hadi aad ibsato waad ka qomamayn.

  • @ibraahimmukhtarsamad5832
    @ibraahimmukhtarsamad5832 4 месяца назад

    War cawa dhan ban ku radinayaye mana hayo cashar aad kaga hadlaysid
    Adigoo wax xayaysiina mooyee

  • @mustafemahamed
    @mustafemahamed 4 месяца назад

    Macalin star click lacagbaa ii taal qaabkee kula bixi karaa🤑

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 4 месяца назад

    Thank you

  • @user-wl8bb1rc2o
    @user-wl8bb1rc2o 3 месяца назад

    Lakin qoraal ku soo qor kuwa yurub ee simple

  • @afbile1
    @afbile1 4 месяца назад

    Thanks

  • @YussufMohamedAbdi
    @YussufMohamedAbdi 4 месяца назад

    Dropshippig, shopify iyo cj wili ma aad sogalinin waan soodhameystira saa noo dhahday ustaad

  • @togavlog9526
    @togavlog9526 4 месяца назад

    Ustadi waxad Ka so waran taa Dogcoin, Pepe ,Iyo xrp mustaqbalooda

  • @MaxamedWarsame-fu6lb
    @MaxamedWarsame-fu6lb 4 месяца назад

    Wad mahadsantahay ustaad

  • @Mohaabdalla4
    @Mohaabdalla4 4 месяца назад +1

    Ustaad HTX ma isticmaaligaraa anigoo jooga somaalia

  • @abdullahimuse3949
    @abdullahimuse3949 4 месяца назад

    Mahsanid ustad

  • @musesalad9932
    @musesalad9932 4 месяца назад

    Thank you sxb

  • @mustafecawl6470
    @mustafecawl6470 4 месяца назад

    Si aan u furto crypto ma waxaan si u baahanay Binance oo kaliya inaan iska diwaan galiyo.??!!

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 4 месяца назад

    soomaaliyey yaan la idin dhciin waan idin digey

  • @user-is6pn9fm8t
    @user-is6pn9fm8t 3 месяца назад

    qof aan uduceyo ee ifahansiiya rabaa qaabka loo kado wllyal plze

  • @mohamedyussuf8449
    @mohamedyussuf8449 4 месяца назад

    Legend Abdinasir issmail igu caawi qaabka lacag loogala baxo

  • @Abdiqa172
    @Abdiqa172 4 месяца назад

    ustaad qofka soomaliya jooga trust wallet ama l-bank sow ma isticmali karo haduusan hesan passport uu ku virify gareyo binance

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 4 месяца назад +1

    Maad soo worried Marka

  • @halista1234
    @halista1234 4 месяца назад

    Meeqa lagu bilaabikaraa waa su,AL aaqabo lkn 50 adiga iga jwb
    Waad mahadsanthy

  • @AhmedMohamed-mc4kv
    @AhmedMohamed-mc4kv 4 месяца назад

    Binance copy trade kaso hadal macalin haduu faaido leeyahay iyo hadii khasaaro ustdaa

  • @Invinity.
    @Invinity. 4 месяца назад

    so what is defrent treding and investing.

  • @museqazali9578
    @museqazali9578 4 месяца назад

    Cabdinasiraw hadal uun baad dhurtaa waanad iska baxdaa, micnahaa nio? Comments ma akhridid haba yaraatee, wax aad soo bandhigtana lama arko

  • @mohamedsharif4113
    @mohamedsharif4113 4 месяца назад

    Macalin qofkii turki turkey joogaa kee isticmaalaaa

  • @cabdiwali9753
    @cabdiwali9753 4 месяца назад

    Macalin details Ka Somali maku samesan karaa?

  • @adenhusse3866
    @adenhusse3866 4 месяца назад +2

    Magac qor boss

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 4 месяца назад

    Ustaad stoke ga kuwa xalaasha ah iyo kuwa entrest saaran yahay see loo kala soocaa

  • @sayidation5548
    @sayidation5548 4 месяца назад

    Shiba hadaba ka shekeysay malgashi diin ku salaysan ma sameso nabaday

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 4 месяца назад

    Asc wll sola I in Belgium zideen ku bilaabi karaa

  • @qadaryare4467
    @qadaryare4467 4 месяца назад

    Wll mcn sidee kuu heli karaa important ayaa kuu ahay

  • @ismailmohmedhassan
    @ismailmohmedhassan 4 месяца назад

    ustaad abdinasir sola waxan rawaa qaab banki looga xirto binace anigo joogo somalia
    visa car ama master car xitaa

  • @abdirahmanali7816
    @abdirahmanali7816 4 месяца назад

    Ustaad Kenya ayaa jooga mana garanaayi sida loo isticmaalo inaad ibarto ayaa rabaa wll whatsappkaga ayaan ubaahanahay fadlan

  • @AbdiwahidOsmanMOHAMED
    @AbdiwahidOsmanMOHAMED 4 месяца назад

    Asc ustaad France baan joogaa waxaan ubaahnaa lugaqada English ka

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 4 месяца назад

    Hi

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 4 месяца назад

    My Top 20 Crypto Portfolio from my 58 coins I am Holding.
    1. ETH
    2. WIF
    3. GRT
    4. SUPER
    5. BEAM
    6. GALA
    7. ICP
    8. DOT
    9. SOL
    10. AVAX
    11. THET
    12. FLOKI
    13. BRETT
    14. BOME
    15. DOG
    16. VET
    17. FIL
    18. MATIC
    19. XRP
    20. ADA

  • @khalid5318
    @khalid5318 4 месяца назад

    Xaaran waaye Riba

  • @DAALO_S
    @DAALO_S 4 месяца назад

    binance war iga ma iga siin karta macalin solo

  • @bullaale6293
    @bullaale6293 Месяц назад

    Xagee laga bartaa

  • @HASANABDiBARiSE
    @HASANABDiBARiSE 4 месяца назад

    investment,ga kuwaan waa ilaaa meeqo bil ustaaad ???

  • @tiitokaadir3068
    @tiitokaadir3068 4 месяца назад

    Frist dhageesi boss

  • @Dhimbil2001
    @Dhimbil2001 4 месяца назад

    Canada qofkiiii jooga midkee s ayow isticmali karaa

  • @HASANABDiBARiSE
    @HASANABDiBARiSE 4 месяца назад

    ustaas abdi nasir ❤😅

  • @abdulkadirahmedabdulkairahmed
    @abdulkadirahmedabdulkairahmed 4 месяца назад

    Asc sxb xagee kabarka crypto

  • @somaliawamid3934
    @somaliawamid3934 4 месяца назад

    inaa soo qortid miyaysan ku haboonayn

  • @user-pl3ot2qx5b
    @user-pl3ot2qx5b 4 месяца назад

    Diintu maxay ka qabtaa isticmaalkiisa wll

  • @InnocentJetSki-lx1ry
    @InnocentJetSki-lx1ry 4 месяца назад

    Malgalin rabaaa halkee wax kabilaaba😢

  • @jiiromaskiin
    @jiiromaskiin 4 месяца назад

    Xrp