9 coin ayaan maal gashan lahaa hadii aan billaabayo Crypto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    Wararka Update-ka kala soco TikTok account kayga cusub
    👉 / eng.abdishakur1
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/
    Telegram: t.me/abdishaku...

Комментарии • 1 тыс.

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 5 месяцев назад +21

    Mahadsanid ustaad

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 5 месяцев назад +17

    " Qofkii ka xishooda in uu Eebbe caasiyo, Eebbana wuu ka xishoodaa in uu ciqaabo maalinta la kulankiisa." ~Ibnu Qayim.
    (Ramadan Giveaway)

  • @cabdisiidcali8209
    @cabdisiidcali8209 19 дней назад

    Ustaad waa ka heley thanks wax badan kaa faiday allah ku sharfo

  • @usaamecabdirashiid
    @usaamecabdirashiid 5 месяцев назад +17

    Ustaad amarkiisa hala qaato video ga waqtiyaa galay like ta usaara meel fog geeya

    • @Cabdinasir178
      @Cabdinasir178 5 месяцев назад

      Zhp adi wali waxan Lacag maka sameyse bro

  • @khadramohamud8093
    @khadramohamud8093 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad illhy hakaa jasaa I mariyo waxanu kaa faaiidnay wax badan abaalkaga illhy jano haka dhigo🎉

  • @user-zu4cc5xv2p
    @user-zu4cc5xv2p 5 месяцев назад +11

    Sxp sideen ku iibsadaa course aan xtaa demo lahyn, clearly waxa uu ka hdlayo aanan ku qancin, contents ka iyo inta daqiiqadood ee uu soconayo aan ogeyn, lcgtiisa oo kaliya inee qaali tahy iyo qoraalka yar ee description ka ee qeybta hoose ku qoran iiguma filna ka helista course ka.
    Marka Eng adigoo mahadsan let me understand plz.
    Tnk u

  • @adenista143
    @adenista143 5 месяцев назад +2

    I love you, mom,
    ( Ramadan giveaway) 🎉🎉🎉

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  4 месяца назад +1

      Hambalyo waa guuleysatay waxaad nasiib u yeelatay full free course 24 saac gudahood email kaaga noogu reeb reply Mahadsanid

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 4 месяца назад

    Waad mahad macalinka hadii Aan galiyo, crapka suuqiisu hoos u dhaco lacagtii Aan galiyey, sidii Ma ii Ahaaneysaa mise Mise way lumeysaa dhamanteed, fadlan hadii aad wakhti jaawabtada waa muhim thanks

  • @MohamedKader-sv4qv
    @MohamedKader-sv4qv 5 месяцев назад +1

    M.a waa bil Ramadane ilahay ha kaa ajarsiiyo sxp qali waad nala da daashaa

  • @MohamedKader-sv4qv
    @MohamedKader-sv4qv 5 месяцев назад +1

    Market capka iyo sida loo baadho coins ka fican video nooga soo samee

  • @TiktokLacag
    @TiktokLacag 5 месяцев назад

    Ramadan giveaway ✨️ ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 inaan guleysto rajeynaa inshallah 🙏 ❤️ ustaad abdishakur ku mahadsanid xigta aad nooso gudbisid🎉

  • @Nuuradiinmaxamed8040
    @Nuuradiinmaxamed8040 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad
    (Ramadan give away)

  • @abdirashidcatalonia8708
    @abdirashidcatalonia8708 5 месяцев назад +1

    jasaka allah kheyr ustaad aqoon waan kaafaaidey i.a waxaan rajeynaya inaan kamid noqdo dadka kafaideysta (Ramadan Giveaway) insha allah

  • @fatmahappy2911
    @fatmahappy2911 5 месяцев назад +1

    Ustad plz step by step usharax qaabka aan ku bilaabi karo waan filayaa inaad sheegtay lkn wali faahfaahin saas ah malahan mida kale computer la aan mabilaabi karaa crptocurrency plz ustad

  • @cabdijibaartimo8031
    @cabdijibaartimo8031 5 месяцев назад +1

    Mahatsanid Ustaad Abdi shakuur
    (Ramadaan give away)

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx 5 месяцев назад +2

    Engineer xagee lagaala soo xiriiraa

  • @ayoupyoung6368
    @ayoupyoung6368 5 месяцев назад +1

    Waa mahadsan tahay ustaad
    ( Ramadan giveaway ) inaa guuleysto ayaan rajeenaya

  • @HassanAli-br2pc
    @HassanAli-br2pc 2 месяца назад

    Asc mudo ka dib maanta ayaan go aan saday inan bilaawo crypto meesha ugu haboon aan arkay inan wax badan ka faa iidi karana halkaan ayay ila noqotay baaris ka dib waxaan rajayna inan wax badan ka faaido insha allah

  • @suldaaanmohamed6997
    @suldaaanmohamed6997 5 месяцев назад

    Asc sxb aad baad u mahadsantee noo soo badi jazaklaah khyr

  • @AliA14-zw3mz
    @AliA14-zw3mz 5 месяцев назад +1

    ASC
    Ramadan Give way🎉 .

  • @funnyseries6
    @funnyseries6 5 месяцев назад +1

    Asc ustad waxan rajiynaa give away inaa helo🎉
    RMADAN GIVE AWAY
    #everyone

  • @ridhwanmuse2752
    @ridhwanmuse2752 5 месяцев назад

    Ramadan karim allah soonka ha inaga aqblo amin ustaadkan allah barakeyo

  • @HfardowsoSead
    @HfardowsoSead 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaadi.
    (Ramdan giveaway) i wish I will get this course by the will of Allah❤

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 5 месяцев назад +1

    Ramadan Give away 😮

  • @hooyosahro9112
    @hooyosahro9112 5 месяцев назад +1

    Ramadan giveaway ✨️ 💖

  • @shakiibmaxamed7852
    @shakiibmaxamed7852 5 месяцев назад

    masha Allah Alle haka Abalmariyo cawinta dhalinyarada somaliyeed

  • @Ismailharedcumar-pf9wj
    @Ismailharedcumar-pf9wj 4 месяца назад

    Macalin waxaan joogaa Dalka Ethiopia sideen RUclips lacag Uga samayn karaa plz macalin warbixin Iga Soo sii fadlan

  • @abdullahiabdihakim7116
    @abdullahiabdihakim7116 5 месяцев назад +1

    Ramadan give away 🎉

  • @fatmahappy2911
    @fatmahappy2911 5 месяцев назад +1

    (Ramadan giveaway) 1:30pm courseka rabaa i.a
    Alle waa mid aqbalid badan goorta laducesto ilaahayow iisahal coursekan si free ah🤲

  • @khamarabdi9687
    @khamarabdi9687 5 месяцев назад +1

    Ramadan giveaway ❤

  • @user-um2pk8xe3u
    @user-um2pk8xe3u 5 месяцев назад

    Mahadsanid Ramadan kariim

  • @Khalidbarreali
    @Khalidbarreali 5 месяцев назад +1

    Ramadan give awya

  • @theeagle6
    @theeagle6 5 месяцев назад

    Asc"
    Eng.. Abdishakur
    Coin ka Cusub ee Binance lagu so darey ee SAGA war bixin naga sii oo kaso hadal🙏 7:23

  • @xasancabdi7663
    @xasancabdi7663 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad (ramadan give away)
    Runti cashiradada wa ku tixanahay wax badana waka faiday RUclips kada telegram xataa dadka ku xiran waka katirsanahay ustad

  • @Ururyouth114
    @Ururyouth114 5 месяцев назад

    Ustaad xaggeen kaala soo xidhiidh waan kuu baahanahay

  • @zainstalent7887
    @zainstalent7887 5 месяцев назад

    M.a wax badan baan kaa faa'iiday jazaaka allaah

  • @Najmagemrs
    @Najmagemrs 4 месяца назад +1

    Expert option ka soo hadal us taad fa idadiisa iyo qa saradii sa mahadsanid

  • @gedirizack6541
    @gedirizack6541 5 месяцев назад +1

    Ramadan giveaway 🎁

  • @Lamahelikaro
    @Lamahelikaro 5 месяцев назад

    Ramadan geveawey

  • @SucaadoMuuse-mo8ug
    @SucaadoMuuse-mo8ug 4 месяца назад

    Baasabooroo iweydiiyooyaa midaa baasa boor naga rabin nala wadaag

  • @jamaal9143
    @jamaal9143 5 месяцев назад

    Ustaad mahadsanid❤

  • @YussuphKinaari-qd2fy
    @YussuphKinaari-qd2fy 4 месяца назад

    Sxb mcn waan cusbahay eee sidee ku baran karaa Xirfadaaan 🙏🙏🙏

  • @Faanka400
    @Faanka400 5 месяцев назад +1

    Ramadhan giveaway

  • @hasanalihirsi
    @hasanalihirsi 4 месяца назад

    Tanks teacher
    ❤❤

  • @kadirlsse4205
    @kadirlsse4205 5 месяцев назад

    ( Ramadan giveaway) mahadsanid Eng abdishakur, ramadan Mubarak

  • @WllkaWeyn-rm8uh
    @WllkaWeyn-rm8uh 5 месяцев назад

    Yaa Allah 10ka danbe ee ramadaan course sidan ugu habahanahy adaa og allow iga mid dhig kuwa kuguulesta sacadaan ducada waa mustajabah 17:40 afur wngsn

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 3 месяца назад

    Ustad mahadsanid

  • @opthimalik2000
    @opthimalik2000 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad eng abdishakour
    Ramadan give away .

  • @cqaliifjabiin9751
    @cqaliifjabiin9751 5 месяцев назад

    Mahadsanid Eng [RAMADAN Giveaway]

  • @Hoygaxirfadaha
    @Hoygaxirfadaha 5 месяцев назад

    Ramadan give way

  • @bayloodchannel3414
    @bayloodchannel3414 5 месяцев назад

    Thanks for your helping bro

  • @SuhaypHassan-yw7if
    @SuhaypHassan-yw7if 4 месяца назад

    Mahadsanid

  • @maxamedxasancusman9183
    @maxamedxasancusman9183 5 месяцев назад

    Asc Ramadan kareem ustad
    (Ramadaan giveaway)

  • @Drdek
    @Drdek 5 месяцев назад

    (Ramadan giveaway) I am new to this course wish you All the best.

  • @suhaybfaaraxcabdi
    @suhaybfaaraxcabdi 5 месяцев назад

    (Ramadaan Giveway) 2:10 insha allah guul ustaad

  • @usaamaahmed106
    @usaamaahmed106 5 месяцев назад

    Mahadsanid (Ramadan giveaway)

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad Ramadan give away

  • @Vimt0
    @Vimt0 5 месяцев назад +1

    ramadaan give away

  • @af-same
    @af-same 5 месяцев назад

    In ku guleyso ayaan aad u rajenayaa iso duceya asxabey.
    Ustaad course free ah isii waxan balan qaadaya in adan iyu qasari doonin i.a

  • @user-no2bd7fv8z
    @user-no2bd7fv8z 5 месяцев назад +1

    RAMADAN GIVEWAY

  • @gaalip6379
    @gaalip6379 5 месяцев назад

    Alle ha iga dhigo kan ku guulesto bi idnilah adna ku mahad snathy ust ramdan giveaway.

  • @user-nk8ft3sg8o
    @user-nk8ft3sg8o 5 месяцев назад

    Waxaan rajeynaa in aan ka faaideysto nasiibna uma yeesho plz cod ii tixgali (Ramadan givaway)

  • @MuseSudi-xw7ml
    @MuseSudi-xw7ml 5 месяцев назад

    Ramadaan Wanaagsan Eng

  • @guulaysochannel
    @guulaysochannel 5 месяцев назад

    Ramadan giveaway.
    Gushu waxay dhasha wiilal badan balse guuladaradu waa gablan.

  • @subaydadegan1241
    @subaydadegan1241 5 месяцев назад

    Asc wr wbr wllo Ramadan mubrk waxaan ubaahnaa odoo helpdesk ayaan rabaa inaad iga caawisid xaggeen kaala soo xidhiidhaa insha allah

  • @anwarxuseen847
    @anwarxuseen847 5 месяцев назад

    Ramadan Giveaway.Mahadsanid.

  • @user-ze2cb8ot4g
    @user-ze2cb8ot4g 5 месяцев назад

    (Ramadan give away)❤❤❤

  • @hasanmohamud3854
    @hasanmohamud3854 5 месяцев назад

    Ramadan Mubarak Give away
    Walee Hool addag ayaa Haysaa lkn Wixii Dhib kasoo Gaaro Dadkaaga Waaye U Dulqaado!!.😂

  • @Funny99554
    @Funny99554 5 месяцев назад

    Ramadan give away ❤❤❤

  • @maxamedjeesto9368
    @maxamedjeesto9368 5 месяцев назад

    Aad baad u mahadsan tahay Ustaad Ramadan giveaway

  • @HamzaBachir-ku9hw
    @HamzaBachir-ku9hw 4 месяца назад

    Masha Allah

  • @maxamudmaxamedcali7698
    @maxamudmaxamedcali7698 4 месяца назад

    Thank you for you helpe

  • @khadarahmed6816
    @khadarahmed6816 5 месяцев назад

    Ustad wa mahdsanthy lakiin ilaa hadda suuqii barashadiisa wa wadaa lakiin ilaa hadda ma haayo meel aad kaga hadashey lacagta markii aad shaqeysto sidee withdrawal usameynkaraa TaaS bal ustaad naga jaahil bixi inshallah

  • @abdihamidkashka5753
    @abdihamidkashka5753 5 месяцев назад +1

    (Ramadan giveaway)❤

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad (Ramadan giveaway)

  • @dayibomar4488
    @dayibomar4488 5 месяцев назад

    Ustaad waxan rajaynayaa inaan kamidnoqdo zxpada kuguuleysta aaad baan udanaynayaa waxwalbana wan uquuridoona I.a (Ramadan giveaway)

  • @Abdisamad.abdi1
    @Abdisamad.abdi1 5 месяцев назад

    Eng thanks

  • @sharmafarax
    @sharmafarax 5 месяцев назад

    Eng wxn ka codsanaa inad ishaqeysid faidadanah dhexda dhigano 100$ hestah wxn rajeyna inad icaawiso wll mahadsanid

  • @xasanabshir-um6xe
    @xasanabshir-um6xe 5 месяцев назад

    (Ramadaan giveaway)
    Mahadsanid Ustaad waan ku cusbahay meeshaan

  • @user-rn3te3ns4o
    @user-rn3te3ns4o 4 месяца назад

    Anigoo Kenya 🇰🇪 joogo oo basabor Somalia 🇸🇴 wato sidee binance sidee u samestaaa mise

  • @user-Ganacsade
    @user-Ganacsade 5 месяцев назад

    Waxa aan rajaynayaa in aan ka mid noqdo guulaystataasha [Ramadan give away)😊

  • @hibonasiib3766
    @hibonasiib3766 11 дней назад

    Ustadow 3.5 waaku taxanahay cashiradaada waxbadana waa fahmay
    Waxan sugaye ayadon kyc la iga rabin inan shaqaysankaro in garo

  • @NUUNI-rl7nw
    @NUUNI-rl7nw 5 месяцев назад +1

    Ramadan giveaway like

  • @BileAxmedNuur
    @BileAxmedNuur 4 месяца назад

    Waxaan rabaa in aan qaato koorsooyin kooniska ku saabsan sideen ku heli karaa ustaad

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak 2 месяца назад

    Ustaad su'aal ayaan qaba
    "hamster kombat "
    Siday u shaqysaa na fahansii???

  • @Abdisamed12
    @Abdisamed12 2 месяца назад

    Macalin inaan faaido sameyo 5000 ha danbeeyey anigo somaliya jooga Halle kaga shubtaaa halke ka galaa dhamaad ilaa biloe kasoo hadal

  • @moodaacad7477
    @moodaacad7477 5 месяцев назад

    (Ramadan give awey)

  • @abdiqaniahmed4211
    @abdiqaniahmed4211 5 месяцев назад +1

    (Ramadaan giveaway)

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 5 месяцев назад

    RAMADAN GIVEAWAY ınsha allah ❤

  • @Noordin_Podcast
    @Noordin_Podcast 5 месяцев назад

    Ustaad nala wadaag sida lacgta lo dhigto Lbank ama loga saaro lacgta withdraw ahaan

  • @Vimt0
    @Vimt0 5 месяцев назад +1

    (ramadan give away

  • @abumuhsin5014
    @abumuhsin5014 5 месяцев назад +1

    Ramadan giveaway

  • @MohamudArtanYusuf
    @MohamudArtanYusuf 5 месяцев назад

    Ramadan giveawey

  • @user-xw5gs5wv8j
    @user-xw5gs5wv8j 5 месяцев назад

    shukran ustaad .
    ( ramadan giveaway )

  • @Gobaadshow12
    @Gobaadshow12 4 месяца назад

    Ustaad xagee kaala soo xiriiraa plz

  • @maajidpoi11
    @maajidpoi11 5 месяцев назад

    Ramadan giveaway
    Zxp ❤hala dhaafin

  • @abdourahmanosmanali7421
    @abdourahmanosmanali7421 3 месяца назад

    Kucoin sida loo sameeyo lacag loogu shubto cashar kasoo diyaari Boss

  • @abdalehussein268
    @abdalehussein268 4 месяца назад

    inta aynan ka sahqysiga hawshan bilabin ma xarambaa lacagtan mise xalal. sheikh umal muxadaro dheer ka dib waxa uu ka idhi inay xaram tahy. ribo ku jirta iyo in an la mamuli karin lacagtan . iyo inan la isla qadan lacag nimada bitcointka

  • @Billionair_dreamers
    @Billionair_dreamers 5 месяцев назад

    Ramadan giveaway
    Ustaad lacagta wxa igala qiimo badan course ka crypto curency allh haku sharfo Incha allh guul

  • @saacidawees7905
    @saacidawees7905 5 месяцев назад

    Ramadan giveaweys