Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 230

  • @xasanhiil4812
    @xasanhiil4812 2 месяца назад +38

    Sxiib qaliya.
    Waxa la dhiso waxa ugu wangsan bani aaddanka xaqiiiqdi adigana maanta boqolaal kun oo somalia ayad mankoda kasbatay tnks❤
    Intaas kadib waxan kamid ahay fhaliyarada aadka uxiiseya crepto waliba aadban utagera crepto adigana 60% kaliga kafahmaay
    Alxamdulilaha couriskana waan gatay waana fahamay inta kalana intaan kafahmay youtubeka shukran bro

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  2 месяца назад +7

      Guuleyso Xasan

    • @abasabdullahi4448
      @abasabdullahi4448 2 месяца назад +2

      Sxb sidee u iibsatay course qaabka ila wadaag waan u bahanahaye mahadsanid

    • @M.bubu9
      @M.bubu9 2 месяца назад

      Ustaad trading live kaga linking aawey​@@AbdishakurHM

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  2 месяца назад +1

      @@abasabdullahi4448 waa Online waxaa ka dalban kartaa Website keena abdishakur.me/

    • @Anzal222
      @Anzal222 2 месяца назад +3

      Ka kawarn dadka binance ka kalyaha istucmalo Somalia joogo coins ka qaar aad noo sheegtay kuma jiraan ustaad

  • @iammeloofficial8920
    @iammeloofficial8920 2 месяца назад +3

    Mahadsanid ustaad sida aad dhalinta u garab taagan tahay Rabbi haka abaal mariyo🖤

  • @abdirasakosman9292
    @abdirasakosman9292 2 месяца назад +3

    Masha allah , alle khair haku siyo sida fican ee aad nola dadalayso ee aad u rabto in la gaadho horumar dhaqale

  • @abdiomar9509
    @abdiomar9509 2 месяца назад +3

    Thank you ustaad coinka weegii hore aad soo dhigtey oo laga faa'iday

  • @mohamedjamahaji9956
    @mohamedjamahaji9956 2 месяца назад +2

    Ustad aadbaan u danaynaynaah ee soo badina inhslh

  • @mohamedyusuf415
    @mohamedyusuf415 2 месяца назад +2

    Suaal Baan qabaa hadda igu dhantan
    Investment markiii laga hadlayo tusale bitcoin ayaan maalgashtay $50 dollar hadii qasoro timado ee hoos u dhacdo bitcoin lacgtas ka sabar miyaa mise haddi kor u soo kacdo lacgti aan gishtay ee$50 ahaa ayadana kor u kicee ???

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 месяца назад +1

    My top RWA coins are RIO, Swarm markets, Credify, Truefi, Tokenfi, OM, Pendule and Ondo.

  • @Liban-17
    @Liban-17 2 месяца назад +3

    Waanu u baahanahay ustaad muuqaaladan oo kale noo soo badi.

  • @Samiiroonlineofficial
    @Samiiroonlineofficial 2 месяца назад +3

    Aniga tageera ku ahay RUclipsrka kaliya ku kalsonahaa tahy keep going 🎉🎉

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 2 месяца назад +3

    Ustaad macalin aad ayaan kaka faaiday rabi abaalkaka jano ha ka yeeelo

  • @Anzal222
    @Anzal222 2 месяца назад +1

    Ustaad ka warn qogka bince kalyah isticmalo coinan ka qaar ma ku jiraan

  • @tayibabdirahman2815
    @tayibabdirahman2815 2 месяца назад

    Wl
    Coin market ma waxaa loo isticmaali karaa sida exchange oo coin ayaa lagadhax iibsan karaa?

  • @Alibeldaro85
    @Alibeldaro85 2 месяца назад +3

    Casharka nooo qurxiya liketa ceeb ma ahan ❤❤ ustasd mahadsanid

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +1

    Suuqaan halaga Shaqaysto, hana laga taxadaro. ❤❤Waxna ha la barto Dhalinyaro

  • @cqaliifjabiin9751
    @cqaliifjabiin9751 2 месяца назад +1

    Nosoo badi Insha,allh macalin adine Allh haka ajar siyo mhdsanid Insha,allh

  • @mohamedfarah707
    @mohamedfarah707 2 месяца назад +2

    Mahadsanid ustaad Abdishakuur

  • @honkhaalid2380
    @honkhaalid2380 2 месяца назад +10

    Khayr qabe sharada noocana noosobadi ilhay haku barakeeye❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  2 месяца назад +3

      insha Allah ustaad

    • @Polka-y9e
      @Polka-y9e 2 месяца назад +1

      ❤🎉😮​@@AbdishakurHM

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 2 месяца назад +1

    Noo soo badi ustaad aad baad umahadzantahay❤

  • @abdilahimohamoud9219
    @abdilahimohamoud9219 2 месяца назад +2

    Ustaad TONKEEPER kii noogu xigsii

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 2 месяца назад

    MashaAllah wllo thanks for the valuable information

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 2 месяца назад

    M.a ustaad Eng.cabdishakur waxaad noo taabatay meel aan wadan jclayn mahadsanid

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 2 месяца назад +1

    Soo badi walaal oo ka soo hadal konka xalaasha ah

  • @fardosmobarak2755
    @fardosmobarak2755 2 месяца назад

    Masha allah ustaad noo soo badi casharkan oo kale🙏

  • @honkhaalid2380
    @honkhaalid2380 2 месяца назад +3

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @somalibakery
    @somalibakery 2 месяца назад +1

    Ustaad Aniga Binance varied Ii ah Asaga isticmaalaa coins Qaar ma arko mana iibsan karo

  • @mohantiger627
    @mohantiger627 2 месяца назад

    thanks bro what about SPARKLET coin premarket

  • @HodanHassan-t8r
    @HodanHassan-t8r 2 месяца назад +3

    waa mahadsan tahay ustaad
    maka soo hadli kartaa sida ay xalaal ukala yihiin coinsk

  • @Abwaanyare7860
    @Abwaanyare7860 2 месяца назад +3

    Thnks teacher

  • @MohaAxmed-v6f
    @MohaAxmed-v6f 2 месяца назад +3

    Tnx Ustaad❤

  • @mohandeking8248
    @mohandeking8248 2 месяца назад

    Am still waiting for Stock Eng Thank u

  • @abdinasirAlaska
    @abdinasirAlaska 2 месяца назад

    Mahadsanid, wax badan ayaa iiga baxay!

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 2 месяца назад

    RUclips kaan Aniga maa leh waa iska dhex jiifaa 24h Thanks you ustaad

  • @suhaybalijama
    @suhaybalijama 2 месяца назад +1

    Wan ka faa'idaystay mew thankz mclin❤❤❤❤

    • @aminahaazhi9459
      @aminahaazhi9459 2 месяца назад

      Wallo ani ma iga cawinkarta aadoo mahadsan

  • @nourayn766
    @nourayn766 2 месяца назад

    sida loo tradebgareeyo futures binance kaso hadal

  • @hassanbiriyemohamed2399
    @hassanbiriyemohamed2399 2 месяца назад

    Ustate shirkii bitcoin xog maxaad nooga heysaa

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 2 месяца назад +2

    JazakalH ustaD 🎉❤

  • @Shamuure628
    @Shamuure628 2 месяца назад

    Msha allh hore usoco wll akhyaarta Cusub kamid noqde so i happy

  • @feysalbashir9937
    @feysalbashir9937 2 месяца назад +1

    Ustaad kaape traders side ushaqeya

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 2 месяца назад

    Ustaadoow maxaavku dhacay Render in Binace dislisted aa saaran maxaa u sabaab aha

  • @Abdulkadir46mahomuud
    @Abdulkadir46mahomuud 2 месяца назад +2

    M.a adaad umahad santahay ustaad ❤

  • @mohamedcade9698
    @mohamedcade9698 2 месяца назад

    Goood point sobadi vedio nocaan ah ustaad

  • @calisheeq9883
    @calisheeq9883 2 месяца назад

    Ustad filcoin iyo crust so falanqey adigo mahadsan

  • @My.madka.27
    @My.madka.27 2 месяца назад

    Asc ustaad maalgalintaan qaab mobile ahaan usoo sameey plz barakallaahu fiik

  • @ISKALAAJI09
    @ISKALAAJI09 2 месяца назад

    Iyadoo really ma lasamayn karaa sidee loogu xidhan karaa portfolio exchange yadada

  • @LovelyBird-xk6en
    @LovelyBird-xk6en 2 месяца назад

    Thanks Ustaad waa ka sugeynaa cionska sheegtay teeda kale waafi in lagu ibsa karo stable cionska asxaabta uga faaiidey IA from Goyow Ciyow Mahdi

  • @ahmedabdifarah5647
    @ahmedabdifarah5647 2 месяца назад

    Muuqaladaan ustaat noo soo badi

  • @abdiabdullahikhalif2762
    @abdiabdullahikhalif2762 2 месяца назад

    Ustad wad mahadsantaay wax walbo dhado waxan oo qata si dhab ah mahdsanid thanks 🙏

  • @Sadiiq-cn2el
    @Sadiiq-cn2el Месяц назад

    Macalin ki maclimintaa wa yaxye seyn uulabaxa❤❤❤😮😮😮😮😮😮

  • @kuusoowkuusoow9437
    @kuusoowkuusoow9437 2 месяца назад +1

    Asc Eng wan kusalmy eng waxan ahay qof joga somali daruufo dhaqaalo ayaa jirta wax aqoon ah ama wax xirfad ah malihi online inan ka shaqeeysto ayn rabaa walalow siden wax u bilaawi karaa xagese wax kabilawaa adigaa ayaa khabiir ahee wad mahadasnthy

  • @NAS-w9n
    @NAS-w9n 2 месяца назад

    Ustaad deposit iyo withdraw sida loo sameya kasoo hadal

  • @shaaficiismailaadam738
    @shaaficiismailaadam738 2 месяца назад

    Ustaadow noosoo badi waan rabnaa

  • @BakarCabdi-j2l
    @BakarCabdi-j2l 2 месяца назад

    Khabiir halsu al anisweydiyay akuweydina waxa rajenaa inaa isojawabidontid shuashey san aye udhacesaa lacagta aa crebto kumalgashto ma loss garowesaa

  • @MahamudAbdillahi
    @MahamudAbdillahi 2 месяца назад

    july ayaan qaatay cooraskiii iigu hureeyay haddana waaxaan ku jiraaa inaaan suuqa soo galo oo aan investmanti sameeyo

  • @guufebarre1277
    @guufebarre1277 2 месяца назад

    Ustaad Render wuu ka guuray Ethereum blockchain wuxu u guuray Solana blockchain

  • @CarabAluminium143-k3b
    @CarabAluminium143-k3b 2 месяца назад +6

    CRU kawaran macalin ❤

  • @CABDIQADIRHASSAN-d6w
    @CABDIQADIRHASSAN-d6w 2 месяца назад +6

    M.a ustaadii waxaan rabaa inaan wax badan ogaado coins kaan
    YOOSHI
    NIAT
    BEER

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 2 месяца назад +1

    Thanks Ustaad!

  • @mednasser9662
    @mednasser9662 2 месяца назад +4

    Thanks

  • @NASIIBILIGEY-sx6ww
    @NASIIBILIGEY-sx6ww 2 месяца назад

    waxaan ahay arday makid ah ardayda qaadata course ka trading ee uu bixiya ustaadka lkn weli ma dhamynin in aan fursadaan ka faaideystana waan rabaa marka qaabee uga faaideysan karaa?

  • @AbdullahiSuleimaan
    @AbdullahiSuleimaan 2 месяца назад

    Thanks ustaad waaka faaidesty mew portfolio bulding xog muhiima nala wadaagtay allaha ku sharfo ustaadkeyga❤

    • @MaskiinQuudshe
      @MaskiinQuudshe 2 месяца назад

      Sxbow kaas ma iga dabo gayn kartaa

    • @AbdullahiSuleimaan
      @AbdullahiSuleimaan 2 месяца назад

      @@MaskiinQuudshe 5 meme oo ustaad shagey ee ku jurtay sxb magaciisa waa cat in the dogs world lakin meelsaro tagay hdda Dyor

  • @HoodoSaleebaanali
    @HoodoSaleebaanali 2 месяца назад

    Asc wlo waxan rabay inaan barto cryptocurrency wan ku cusbahay kalaiya 10% ayaa iiga baxsan bal ila tali wlo
    Mahadsanid.

  • @AbshirAididAbdillahi
    @AbshirAididAbdillahi 2 месяца назад

    Soo badi insho Allah

  • @AhmedIbrahim-y1v
    @AhmedIbrahim-y1v 2 месяца назад

    Eng , lacagtaan qof kasta ma isticmaali karaa oo sidoo Demo camal miyaa?

  • @qayssqaysar1660
    @qayssqaysar1660 2 месяца назад +1

    Ustad gruopka airdropka side ugu so bira ❤❤

  • @zakariyecabey3330
    @zakariyecabey3330 2 месяца назад

    Barashada cryptocurrency

  • @aminapdinaziradan6328
    @aminapdinaziradan6328 2 месяца назад

    No zo Badi ustad
    Ad aya umhadzantahy

  • @abuukarhaaji1947
    @abuukarhaaji1947 2 месяца назад

    MAHSANID USTAD
    SIDA WACAN WAX NOOGA FAAIDESO MAHSANID

  • @bashirabdishakur9612
    @bashirabdishakur9612 2 месяца назад

    Ustaad course oo ku saabsan crypto currency ma bixisa

  • @fatmahappy2911
    @fatmahappy2911 2 месяца назад

    Ustad kasoo hadala pocket option

  • @yoolarshe
    @yoolarshe 2 месяца назад

    thanks wlaal pls noo soo badi

  • @Ismail-rg4rw
    @Ismail-rg4rw 2 месяца назад

    gulayso ustd, mrksta, wax faido ba lagaa faidaa thnks

  • @qadracrashiid8365
    @qadracrashiid8365 2 месяца назад

    Shukran ustaad lkn aaway linkiga telegramka

  • @suhaibfit6975
    @suhaibfit6975 2 месяца назад

    Bro pls muuqalada noocan oo kale
    Ah soo badi insha allh
    Dhalinyaro Balanteenu wa xoriyad dhaqaale 🚀🚀

  • @sadiiqcaruus5010
    @sadiiqcaruus5010 2 месяца назад

    Haa ustaad noososamay thanks

  • @Sultanadamqassim
    @Sultanadamqassim 2 месяца назад

    MEW SAN KA FAIDAY MAHADSIND USTAAD ❤

  • @yuusufabdiqaahirmaadey8639
    @yuusufabdiqaahirmaadey8639 2 месяца назад

    ustaad waad mahadsanthy mar waliba waan daawadaa video waliba ilaa ay kadhamaadaan waxaan ahy maal gashade crypto waxaan rabaa inaad ka soo hadasho coin ka CORE DAO THANKS

  • @MaxamedAxmed-wc3qn
    @MaxamedAxmed-wc3qn 2 месяца назад

    Waxaa jira dad aan aqoonin sida loo baaro koymanka ugu fiican iyo kuwa ugu xun ama laga yaabo iney suuqa kabaxaan sidaas darteed waxaan kaa codseynaa inaad noo soo badiso casharada iyo wixii ku saabsan suuqaan Crybto mahadsanid

  • @SucdiSaciid-x6q
    @SucdiSaciid-x6q 2 месяца назад

    GMT kwrn ustaadi adoo mahadsan

  • @cristiano-x1g3f
    @cristiano-x1g3f 2 месяца назад

    Amazing bro Muuqaal heer sare ah ayaad sameysa Codka quilty ahaanta inaba caadi ma ahan Waana iga heysata Subscribe taada🎉❤

  • @guledibrahim7569
    @guledibrahim7569 2 месяца назад

    Sxb @Eng kasoo hadal exchange yada somalia ka shaqeynayo

  • @MaxamedAxmed-wc3qn
    @MaxamedAxmed-wc3qn 2 месяца назад +3

    Ustaad

  • @muhyadintahir5491
    @muhyadintahir5491 2 месяца назад

    Ustaad diwaangalinta iyo verify ga ha layga caawiyo

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 2 месяца назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @MahamudAbdillahi
    @MahamudAbdillahi 2 месяца назад +1

    waad mahasantahy wll

  • @RayaanQurux-d2j
    @RayaanQurux-d2j 2 месяца назад

    Thanks wll❤

  • @Fogaan.Arag.
    @Fogaan.Arag. 2 месяца назад

    Macalimow Adoo Mahdsan Waxaan Ku wareersanahy qaabka lacagta Real Loogu Shubanaayo Binance aniga Somali Joogo Qaabkaan Cml Itus Itaabsioiga ah

  • @abdiwaabari
    @abdiwaabari 2 месяца назад

    Haa coach waan danaynaynaa soo fiiri coinka icp ama internet computer

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 2 месяца назад

    Shukran ustaad❤❤

  • @fartunmohamed874
    @fartunmohamed874 2 месяца назад

    Asc walal Kuex kawaran xalaaal miya risk ilaa&intu gaarsiisan yhy?

  • @ashaabdi4216
    @ashaabdi4216 2 месяца назад

    Salaama alkeykum I want to take the course how can I contact you

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 2 месяца назад

    Next video ustaad 5taa waa sugynaa, mhdsanid

  • @Usersagaliina8831
    @Usersagaliina8831 2 месяца назад

    Mahadsanid eng❤

  • @mohammedadenmohammedisruxy9562
    @mohammedadenmohammedisruxy9562 2 месяца назад

    Iam,very,interest,,,waan,rabaa,inaan,fahmo

  • @hassanmohedhussein8498
    @hassanmohedhussein8498 2 месяца назад

    Good job

  • @moussadirirsaad4309
    @moussadirirsaad4309 2 месяца назад

    Salam sxb waxaan rabaa iin aan ogado iin lugo isticmali garoo wadanka Djibouti

  • @لقمانفارح-خ6ن
    @لقمانفارح-خ6ن 2 месяца назад

    Barashada

  • @SalmanDalmar
    @SalmanDalmar 2 месяца назад

    Noo soo badi ustaad guleyso

  • @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
    @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 2 месяца назад

    Allah haku sharfo ustaad

  • @inabare5662
    @inabare5662 2 месяца назад

    Ugaaas waxad kaso hada shaa hamster kombat wallet Sida logu xirto

  • @cocomale
    @cocomale 2 месяца назад

    Wll muqaal kaga Soo suubi wax kusaabsan blockchain please waa codsi