Sidee Loo Maalgashtaa Cryptocurrency | How To Invest Cryptocurrency

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 июн 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.link/wtw90d
    Sidee Loo Maalgashataa Cryptocurrency | How To Invest Cryptocurrency
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

Комментарии • 81

  • @Omarroshid
    @Omarroshid  19 дней назад +10

    Cashflip Halkaan kala xiriir wa.link/y8ip00

    • @hassanfarah4788
      @hassanfarah4788 8 дней назад

      Asc

    • @BAAMAHADI
      @BAAMAHADI 2 дня назад

      ASC bro maheesto governmental document aan verified ku dhaho KYC marka ma'ugu maarmi karaa DE-EXCHANGE dhankii buy ga iyo sell out kii

  • @jamac98
    @jamac98 3 дня назад

    Ustaaad waan ku salamay ustaad vidoes dawaday mashallah almost 90% waan fahamey isleeyhy

  • @mursalali4591
    @mursalali4591 3 дня назад

    Shukran waa cashar fiican

  • @abdilaahinuur3831
    @abdilaahinuur3831 13 дней назад

    Thnks zxp More vedio waan ku sugaynaa

  • @zuyina24
    @zuyina24 14 дней назад +3

    walal waa inaad ku dartaa qaab ka qasaaraha .. kaliya qaabka loo faa'ido haka hadlin

  • @MohamedIsmail-hi9wl
    @MohamedIsmail-hi9wl 3 дня назад

    Macalin labadaba markaliya wan samaynkara saw mahin

  • @drhalac8570
    @drhalac8570 5 дней назад

    Mahadsanid sxb uppka ama website ka aad ka fiirinayso trends suuqa magaciisa noso sheeg

  • @funy194
    @funy194 4 дня назад

    Saxiib waaxaa ka soo diyaarisaa intaa xalaasha ah

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 19 дней назад +3

    @omarroshid maanta waa ku taageersanahay 😂😂 waxaa sheegtay oo dhan waa xaqiiqo maadaama crypto investment aan ahay rabi haku xafido bro

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад +1

      Mahadsanid walaal guuleyso

  • @hafsa_smart
    @hafsa_smart 13 дней назад +1

    Thanks bro well explanation

    • @jafaye2109
      @jafaye2109 3 дня назад

      Inder wax ma fahanty aan kuso qabte 😂

  • @HamseOsman-j2x
    @HamseOsman-j2x 15 дней назад

    mahadsanid walaal. fahanka wax laagaa fahmayaa runtii aad buu usareeyaa waliba 100%.
    suaal baan kuweydiinyaa walaal, maxaan uga baahanay wallets_ka?

  • @WixiiHore
    @WixiiHore 21 день назад +3

    I realy appreciate pro Roshid🙏🏻🙏🏻

    • @user-ru4zo5gd9q
      @user-ru4zo5gd9q 20 дней назад

      @@WixiiHore sxb intee kaala soo xiraa isheg

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Mahadsanid walaal guuleyso

    • @Drbadri024
      @Drbadri024 16 дней назад

      ​@@Omarroshid wall WhatsApp kga iso dir

  • @abdullahiahmed
    @abdullahiahmed 13 дней назад

    Good

  • @sarahartan1560
    @sarahartan1560 11 часов назад

    Waxan rabaa inaa lacag kasameyo ee see website saxda laga galo cryptocurrency nosheg wll

  • @abdirahmanabdullahi5759
    @abdirahmanabdullahi5759 21 день назад

    Thanks

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Mahadsanid walaal guuleyso

  • @ayzokaafi1578
    @ayzokaafi1578 5 дней назад

    Passport hadanu qofku haysan ama xfda cidi ka hysan kwrn wll

  • @MomHaawomoalin
    @MomHaawomoalin 15 дней назад +1

    Hory usoco lph

  • @Maslax_maxamed_kariim
    @Maslax_maxamed_kariim 10 дней назад

    Sxp qaabkee loo qasaaraa crypto

  • @user-bx9zd6le1y
    @user-bx9zd6le1y 21 день назад

    🤝

  • @ahmetmufti
    @ahmetmufti 4 дня назад +1

    Asxaabta iska ilaaliya waxaa jira coins xaaraan ah in la maal geshado ama trade lagu sameeyo marka ku dadaala in aad si fcn u baartaan oo aad iibsataan coins projects fiican leh oo xalaal ah. tan kle ku dadaala in aad (Spot) isticmaashaan iska ilaaliya future, options iyo derivatives!!

    • @mohamedyusuf415
      @mohamedyusuf415 День назад

      Sxb Bitcoin kwrn haddan maalgashto kasi maxaran baa

  • @bisharabdallahussein8449
    @bisharabdallahussein8449 День назад

    Sxb wax badan aya ka bartay wana ku mahadsantahy

  • @ibnuapdilaahi5503
    @ibnuapdilaahi5503 15 дней назад

    Eir drop ka hamster kasoo hadal

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul 3 дня назад

    Baasboor dhacsan kwaran ma isku diiwan gelin karaa

  • @user-jf1nw8bo7v
    @user-jf1nw8bo7v 4 дня назад

    Qaabke ku qasaari karaa lacagta aan maal gashto

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 11 дней назад

    Qofku 300$ Wuxu helay 600coins×160 =96000

  • @mohamedtaha-yi8qz
    @mohamedtaha-yi8qz 19 дней назад +6

    Investment doesn't work in crypto bro. Except for bitcoin, etherum for the very long term

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад +10

      Boqolaal Coin kale oo la maalgashan Karo Lacag fiicana laga sameeyn Kara Jira walaal.

    • @baahiye2479
      @baahiye2479 6 дней назад

      Lkn walaal ma sanado badan ayaa la sugayaa SI faaido looga helo?​@@Omarroshid

    • @funy194
      @funy194 4 дня назад

      Sax saxiib laga yaab in u fahansaneen marka waa sidaas aad sheegtay..​@@Omarroshid

  • @cabdulaahiabshirxirsi8407
    @cabdulaahiabshirxirsi8407 3 дня назад

    Zxp india binance makushaqayaa

  • @omarmacalimmahamedmuscab4198
    @omarmacalimmahamedmuscab4198 11 дней назад

    Waxaan maxalaalbaa????

  • @NasiaAliAhmed
    @NasiaAliAhmed 15 дней назад

    Tradezero sidee lacagta loogu soo bixiya

  • @user-dq3sk3dm4w
    @user-dq3sk3dm4w 21 день назад

    Saxib for akis kasooha dal

  • @Tronking-yw3ht
    @Tronking-yw3ht 15 дней назад

    Wllka hamster kombact kasoo hadal❤❤

  • @Lukacx7
    @Lukacx7 21 день назад +3

    Zhp lanabarkoda madan soo dhigin

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Waysoo dhigay walaal firii

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 18 дней назад +1

    @omarroshid maanta waa ku taageersanahay 😂😂 waxaa sheegtay oo dhan waa xaqiiqo maadaama crypto investment aan ahay rabi haku xafido bro sidookale wlhi waxaa ku qasaaray coinka notcoin, unibot , iyo beercoin welibo waxaa lacag badan iga qasaariyay shitcoinyadaan faaiidada laheen qasaaro maahanee midkaa galo dhulka ooba aadaa laakiin waa sugaa ilaa oo ku soo laabto bartiisa

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g 13 дней назад +2

    Investment ahaan markaan umaal gashado tusaale 4bil markaan kujiro hadaan arko faaiido makala bixikaraaa? Mise waxaa jiro wakhti Ay,kuuxadidayaan iyagu?

  • @user-ru4zo5gd9q
    @user-ru4zo5gd9q 21 день назад

    Cryptocurrency inaa barto aa rabaa inaad iga caawisaan rabaa aradayna waan ahay meel aan kaaga soo xariiro isheeg ustaad

  • @MohamedOsmaan-jt1hn
    @MohamedOsmaan-jt1hn 13 дней назад +1

    Ustad wadmahadsantahay sad waxa nogu sharaxday waxan raba bilaha so socdo inan mal gashato sol ma ii samesna waxa akon ah mana u qabo aqon dheri ah lkn waxan raba sida shegtay inan malgashto kadib sanad ama 2 sano kabacfi an kala boxo dhibatada i heysata aha waxa pasaport maheysto iyo waxa karbangi ah lkn wllkeyga aya hesta maku aniga gobolada somaliya goblo kamid ban jogo asa muqdisho oo joga maku sameysan kara ? Tan kale hada hada lacag hoseso iibsado 1 years am 2 years kadib hos me u dhece mise kore u kece ?

    • @hamadajeylani8389
      @hamadajeylani8389 13 дней назад +3

      Pro mclinka inuu san farintada arkin aa laga yab intaas anaa ku fa ideynayo tan passport ka device ka aad ku xirisid iyo qofka passport ka leh inee is ag joogan waye tan lawaad waxa tiri coins jaban hadaan ibsado faido ma 2 sano kadib ma hela tasina qof kuu damanad qadi karo majiro lkn coinska fican oo quick richer eh wey jiran sida solona ethereum btc hadeyba tawartada tahy slam

    • @MohamedOsmaan-jt1hn
      @MohamedOsmaan-jt1hn 13 дней назад

      @@hamadajeylani8389 sxb ad iyo ad bad u mahad santahay jawabtada adka uwacan ad isisay kawaran ciwanka hadan qofka passporka hayo ku dhoho samey kadib an aniga kacsado kawarn mzl

    • @user-qv3jn3on4q
      @user-qv3jn3on4q 12 дней назад

      ​@@hamadajeylani8389wll mclnka muusan sheegin in laguna qasaari karo tan kale sidee ula bexeee mrkaa faa'iido heshid iiga jawaab adigoo mahadsan

    • @MohamedOsmaan-jt1hn
      @MohamedOsmaan-jt1hn 12 дней назад

      @@hamadajeylani8389 sxb ad iyo ad bad u mahadsantahay sad jawabta wcn ii sisay kawaran hadu asiga ciwanka sameyo kadib an aniga kacsado

  • @qaysfaysal9506
    @qaysfaysal9506 9 дней назад

    Zhp nin ilhay cilmi siiyaa cryptocurrency oo dhan wafahmay kwrn ilhy billionaires hakugu da ro 👌

    • @OmarZakriye
      @OmarZakriye 7 дней назад

      Wax badn ku dhiman billow thy

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said 20 дней назад

    Sxb daily crypto trade video noogaso samay pls

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Mahadsanid walaal guuleyso

  • @drmaahirking6356
    @drmaahirking6356 20 дней назад

    Nambarkii mee

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Comment ga koowaad Ka fiiri walaal

  • @Daadir-media
    @Daadir-media 14 дней назад

    qaabka lacagta loogala baxa ii dhiman pro

  • @Samiraahmed34
    @Samiraahmed34 19 дней назад

    edir app

  • @maxamedkhaliv7282
    @maxamedkhaliv7282 19 дней назад

    Numberka cash flip so dhig comentiga shp

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Wan soo dhigay fiirii hda walaal

  • @hashimMaxamed-no7dv
    @hashimMaxamed-no7dv 18 дней назад

    Itopaye qof joga maa istici malikara

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Haa walaal waa furan kartaa

  • @HassanMohamed-gh3gq
    @HassanMohamed-gh3gq 7 дней назад

    Htx safe miya sxp

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 15 дней назад +1

    I invested 500 with different coins before 6mnths..hadeer wax ii kordhay malaha 250 dollar ba igu haray.. Only bitcoin uun baa wax laga helaa. Bro

    • @baahiye2479
      @baahiye2479 6 дней назад

      Bitcoin waqti intee Le,eg baa la sugi karaa

    • @adamabdi8369
      @adamabdi8369 6 дней назад

      Ha deg degin sxb way kacayan uptrend ayay u socdan mar walba downtrend ma ahanayan.

    • @baahiye2479
      @baahiye2479 6 дней назад

      @@adamabdi8369 sxp luuqa rabaa inaan kala hadlo xage kala so xidhiidha

  • @IbnuadanCrypto
    @IbnuadanCrypto 19 дней назад

    Sooo Badi cashiradaaaan

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  18 дней назад

      Hyeh mahadsanid walaal guuleyso

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 21 день назад

    1xbet ka soo hadal pro

    • @Iifurb826
      @Iifurb826 18 дней назад +1

      😅bro haram

  • @AyaanCawil-zl9om
    @AyaanCawil-zl9om 18 дней назад +2

    Wll passport ka somaliland ma ku samaysan karaa

    • @Noordin_Podcast
      @Noordin_Podcast 16 дней назад

      Hadi la aqonsanyhy wa cadi lkn verify mayhy he wll