Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2021
  • SALAAM GUYS
    Register Binance https: accounts.binance.com/en/regis...
    JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    AQRI- 5 Online Passive Income gellebashir.com/2021/06/25/5-...
    JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.com/all-courses/
    FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    SUBSCRIBE GUYS
    THANKS

Комментарии • 833

  • @ISRAADVISUALS
    @ISRAADVISUALS 2 года назад +139

    Walahi this is so well made.The explanation was on point and i understood every detail.Thank you so much for clearing my doubts

    • @crazyengineer2339
      @crazyengineer2339 2 года назад +6

      I have done extensive research & I was planning to invest in crypto but crypto has a lot of grey areas from Islamic point of view, don’t just rush when the deal is too good think twice.

    • @ISRAADVISUALS
      @ISRAADVISUALS 2 года назад +4

      @@crazyengineer2339 its not hara
      M..its basically lile buying dollasrs using other money

    • @Nassir8535
      @Nassir8535 2 года назад

      @@crazyengineer2339 yeah bro i was thinking the same way but am yet to reach a decision. What about you

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 2 года назад

      mashaAllah brother

    • @hamzeahmedige5922
      @hamzeahmedige5922 2 года назад

      @@crazyengineer2339 1

  • @JohnnyBen-co4lh
    @JohnnyBen-co4lh День назад +95

    Awesome video man! Do you suggest copy trading as good approach for beginner to start with trading or should I just invest long term while I learn things on how day trading works?? Thank you!

    • @DavidReynolds-pl8tc
      @DavidReynolds-pl8tc День назад

      Focus on long term investments in property, stocks, and bonds. Avoid copying, daytrading and 'chart astrology'. Diversify across different geographies, industries, and value chain stages - to reduce your risk. You can do this with ETFs, or by selecting different stocks yourself. This is the best way to invest for more than 90% of people

    • @user-kt4bl4sg8y
      @user-kt4bl4sg8y День назад

      I successfully trade in my own portfolio, and also follow others because I'm interested in their strategies. I realized I've got better at managing the trader's strategies too. There's nothing wrong at all with having someone far more dedicated manage some of your portfolio.

    • @chriscaruana2769
      @chriscaruana2769 День назад

      To be 100% honest with you. I had the same question 4 years ago. I was confused as heck. Now copying other traders for over 3 years, I would like to tell you, YES copy trading is a good approach. Just keep in mind that the success of copying another trader lies in their transparency. Make sure you know who you are dealing with before copying them. My two cents. Goodluck!

    • @parisgautam3779
      @parisgautam3779 День назад

      Even with the right technique and assets some investors would still make more than others, as an investor, you should've known that by now, nothing beats experience and that's final, personally I had to reach out to a market analyst for guidance which is how I was able to grow my account close to a million, withdraw my profit right before the correction and now I'm buying again.

    • @JohnnyBen-co4lh
      @JohnnyBen-co4lh День назад

      My partner's been considering going the same route, could you share more info please on the advisor that guides you?

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 года назад +25

    Mashallah wax faida leh umada ukeena like wiilkan ookale thanks brother

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan Год назад +31

    dhaman intii ay labadoda walid ka dhinteen ilahy janatul fardawsa hoygooda hakayeelo, intay u nolyihina cimri dher iyocafiyad ilahy how siyo. amin

  • @abdihalimosman1826
    @abdihalimosman1826 2 года назад +10

    #Bitcoin prices:
    2021 - $48,853
    2020 - $11,393
    2019 - $8,310
    2018 - $6,226
    2017 - $5,692
    2016 - $639
    2015 - $248
    2014 - $408
    2013 - $135
    2012 - $11
    2011 - $4.01
    2010 - $0.10
    If you have invested 2010 now u r rich damn

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 месяца назад +1

      How much you invest in 2010

  • @Haagid
    @Haagid 2 года назад +14

    Thank you walaal geele aad bad uu mahad santahay.... inshallah waxan rajaynaaya inad nooso badin dontoo barnamijyadaan.

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 2 года назад +12

    Mahadsanid mudane si cajiib ah ayaad u sharaxday waana la dhacay boqolaal adiga oo kale ayaan u baahanahay mahad badan 🙏🙏🙏

  • @khalifshiik867
    @khalifshiik867 2 года назад +2

    thanks bro aniga Senior Forex Trader baa ahay lkn Crypto inaan maalgashto next i wish.

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 14 дней назад

    Thank you my brother gelle, anoso badi cryptocurrency ❤

  • @yasinyare9096
    @yasinyare9096 2 года назад

    Thank you so much ✌️🇸🇴
    Wlh qof somalia radinayey

  • @aliahmedmohamed1568
    @aliahmedmohamed1568 2 года назад

    Sxb Geele waa ku salamay
    Aad ban kaaga mahadcelinaya casharada muhimkaa ee aad noso gudbiso
    Thank you

  • @dekaali9686
    @dekaali9686 2 года назад +1

    Thank you brother that was helpful God bless you

  • @abdirahmanmuhidin6526
    @abdirahmanmuhidin6526 2 года назад +16

    Mahsanid zxp in badan ban Radinayay crypyocurrenti qof wax iga faham siiya balse Allah aya manta qadaray in an wax badan ka faaido. Zxp inoo soo badi maclumadkan thnk u 🥰🥰

  • @farhiyo4
    @farhiyo4 2 года назад +10

    Masha Allah walale waa mahadsantahay wlhi bariyahan dhan suuqan ina fahma rabey sida loo maalgashto waa ku wareersana hada lkn waa i fahansiisay qayr badan ilahaay haku siiyo

  • @hmm1699
    @hmm1699 2 года назад +12

    6 years omg that's alot. Mida kale wexey ubahantahay Computer iyo waqti aad galisid iyo lacag lagu furto. Anigoo kale ma ifududo lkn waxaan urajeyn kuwii galay Guul.

    • @MohamuudAliAbdi
      @MohamuudAliAbdi 5 месяцев назад

      Wallhi computer lee miyaa
      Lacagta lugu galaa maxaa waye❤

    • @yousufyoungest3767
      @yousufyoungest3767 4 месяца назад

      @@MohamuudAliAbdi may bro mobilka macalaa waa ka isticmaali kartaa

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 2 года назад +3

    Geelle sxb in badan waan ku daawadaa, waana kuu mahadnaqaa sxb guuleyso 🙏

  • @hmi6676
    @hmi6676 2 года назад

    It is a wonderful video on how to invest in crypto but the trick is getting in early and choose the right project specially if you investing in meme coins. You can’t also get all new crypto in popular crypto apps so have a wallet. Another advice just spend what you can afford to lose.

  • @ciiresalalproduction9556
    @ciiresalalproduction9556 2 года назад +5

    Masha ALLAH Good to see you Abtii Wlhi Waa I Farxad Galiyay Aragtidada Horay u Soco ✊✊

  • @mua2
    @mua2 2 года назад +26

    Always love seeing my Somali brothers and sisters succeeding. Mashallah.

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 2 года назад

      Have you ever made a good money from croptocurrency?

    • @asadmohamedabdi7986
      @asadmohamedabdi7986 Год назад

      Videoga uu ustad mohamed jamac sameyay na dhawo wll inshallah ruclips.net/video/L7ctsNNmvlM/видео.html

  • @abdirahmanshallowodoowa4407
    @abdirahmanshallowodoowa4407 2 года назад +11

    Well developed . I have shown a huge interest in the last 2 months and willing to become millioner .
    In shaa Allah.
    Thanks

    • @RidwanApthi
      @RidwanApthi 2 месяца назад

      Can u help me

    • @SalmanDalmar
      @SalmanDalmar 6 дней назад

      Haye walaal meel fican maka gaartay labo sano Kadib

  • @AhmedAR-yn1op
    @AhmedAR-yn1op 3 месяца назад

    Masha Allah wax badan ban ka faiday crypto currency.
    Mahadsanid walal Geele Bashir love ❤

  • @yackubaba1362
    @yackubaba1362 2 года назад +1

    Aad baan uga helay mowduucaan bro halkaas inoogu wad bro aadbaad u mahadsantahay.

  • @MohamedOmar-pm3hg
    @MohamedOmar-pm3hg 2 года назад +1

    Sxb thank u so much for sharing us with this valuable informn

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 года назад

    Thank you bro, I gained a lot jazakaAllah

  • @PLanetFIerce1
    @PLanetFIerce1 2 года назад +66

    Crypto requires a lot of research before you invest in it. If you are new to the investing world, stocks might be the better option in my opinion. Popular stocks like Apple, Microsoft, FB are a good way to accrue some money while you learn more about the market. Goodluck everyone!

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +8

      Such brilliant advice

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 года назад +1

      Well said!

    • @mohamedhassan-bq2md
      @mohamedhassan-bq2md 2 года назад +1

      is it ethical business to invest in the first place ? halal earning investment ?

    • @PLanetFIerce1
      @PLanetFIerce1 2 года назад +2

      @@mohamedhassan-bq2md Investing is halal because you know the past history of the company, the earnings, the price fluctuations, etc. so you are not going into it blind. You know your risk far more than you would with gambling.

    • @amag4
      @amag4 2 года назад +2

      I think crypto is easier because stocks sometimes don’t go up fast as crypto I have been into crypto almost a year now I know every step I know the risk and all I think crypto is easier than stocks maybe u right but yeah.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    No ever.faraxsan farxiyeeto caday yarta.waa qofna.khadraayfarxiyeeto bas.mashalah.haaa

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar4544 2 года назад +9

    Gelle bashiir walaal qaali mahadsanid wlh waxyaabo badan ayaan kaafaiday alaha kaa ajar siiyo walaalkay🙏

  • @AbdirahmanHassan-iu9vm
    @AbdirahmanHassan-iu9vm 2 месяца назад

    Masha allaah sxb gelled Bashir mahadsanid inkabadan

  • @gaabowinho478
    @gaabowinho478 Год назад

    Sidee loo iibsadaa wll loogana shaqeystaa qaabka u fudud ii sheeg aa ugu shaqeesa karo

  • @leyloabdi8559
    @leyloabdi8559 2 года назад +1

    saaxiib sifiican uma fahmin ee ifahansii

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 4 месяца назад +1

    Feel walal when I open an account do I have to monitor the money so I don’t lose it or do I just need to leave and lock it in?
    And at the same time do I need someone to manage it

  • @sciidkmkm1km3
    @sciidkmkm1km3 18 дней назад

    masha allah aad u mahadsanatahay sida ii fahansiisay

  • @yahy3ahmet510
    @yahy3ahmet510 2 года назад +4

    Keep going bro gelle ❤️

  • @abdifitahdalaan2797
    @abdifitahdalaan2797 2 года назад

    M.a bro fiilada codka aad ku duubeysid shaatiga hoostiisa geli 🔥🔥

  • @hooyoiyoubad784
    @hooyoiyoubad784 2 года назад +1

    faham fiican aayaad na siisay bro mahdsanid

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 года назад +12

    Allaah haku barakeeyo Saaxiib Geelle Bashiir si aad u qurux badan ayaad noogu soo gudbisay mahadsanid.

    • @ubhabdi1344
      @ubhabdi1344 2 года назад +1

      Bowe ifhnsii

    • @sandheeredigitall
      @sandheeredigitall 2 года назад +3

      @@ubhabdi1344 Walaal lacagtani Waa lacag Digital ah hadba wuxu qiimeheedu kor u kacaa sida loo adeegsado iyo hadba baahida loo qabo taas ayaa keenta in qiimeheedu kordho ama kor u koco waxaana la saadaalinayaa in noqoto lacagta koowaad ee mustaqbalka.
      wax badan oo macluumaad ah sii raadi walaal buug somali ah ayaa laga qoray Muqdisho iyo Magaalooyinka Waweyn waad ka helaysaa Guulayso.

  • @avv.muzamilll.m8390
    @avv.muzamilll.m8390 2 года назад +2

    Ustaad Geelle waxaan kaa codsan lahaa in aad inoo sameyso BlayList qol u gaar ah Cryptocurrency.
    Mahadsanid

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 года назад

    Lkn mr geele bictoin si fcn uga soo hadal sida account lo samysto sida loo iibsado iyo meelaha curency laga iibsado website beginer o sharaxaya

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 2 года назад

    Masuul sare Crowd1 ayaan Account ka sameystay 2020
    En kaa siduu kulayahay ?

  • @yousufjemal8857
    @yousufjemal8857 2 года назад

    RUclips baa ii recommend gareeyay video gaan waxaan Rajeynayaa inaan waxbadan kaa faaido saaxiib.

  • @abdikafiadenali7857
    @abdikafiadenali7857 2 года назад +37

    Mr: Gelle this is the most important clip I have watched in my life. Thank you for sharing it with us. I am your brother In Somalia and I have great interest in this invisible investment. Please continue giving us more details. I also need badly the online classes that you provide.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      thanks bro

    • @riderm8303
      @riderm8303 2 года назад

      Well said bro.

    • @zakinune
      @zakinune 2 года назад +1

      Haajir the best suggestion is read books concerning investment they focus on the subject broadly instead watching these videos it’s really worth it reading

    • @ReelsPassion
      @ReelsPassion 5 месяцев назад

      I'll recommend you to make investigations brother

    • @Quran_channel.
      @Quran_channel. 5 месяцев назад

      Comment fake ah sameyay ninkn waa tuug

  • @abdiato21
    @abdiato21 2 года назад +2

    AW! Thank U! SXP SARE WLHI SI NADIIF EH AYAAD UKALA DHIGTAY✊🏾❤🤍

  • @jamalali7626
    @jamalali7626 2 года назад

    Anigu SafeMoon xrp reple shipa iyo alengte waan haystaa alle ayaan barakadiisa kasugayaa

  • @fatimaabdilahi2785
    @fatimaabdilahi2785 2 года назад +18

    Thank you Mr geele for your sharing

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад

      U r welcome wll

    • @mohamedelmi6316
      @mohamedelmi6316 2 года назад

      @@GelleBashir ustaad somalia 🇸🇴 maka shaqeeya website ka cryp

    • @user-ml8bj4rd3i
      @user-ml8bj4rd3i 2 года назад

      @@mohamedelmi6316 crypto currency kuma xidhna meshad jogto lph

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 2 года назад +2

    Sida visa cardka looga dalbado iyo shuruudaha ku xiran noosoo diyaari cryptoga sxb

  • @abdimaalikahmed1765
    @abdimaalikahmed1765 2 года назад

    Mr gelle waxan ku weydina side u furankara qofkii jogo somali binance and side uu ugadan kara
    Mastercard somali laga isticmalo malaga ogolyahay

  • @ahmedabdi7082
    @ahmedabdi7082 2 года назад

    Asc .... waxaan ku weydiye waxaad isheegta . BanKa aan lacagta kaga shubtay maahe mide kale ma banka kale lacagata makaga shubaan kara

  • @iqbaalfornoxasanofficial4464
    @iqbaalfornoxasanofficial4464 2 года назад

    Geelow waxan samaystay peypal danad ka hor ad soo galisay wXanad tidhi dibafa wax a laguguma soodirayo maxan sameeyaa

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 2 года назад +1

    You got new subscriber thanks for sharing 👍 🙏

  • @sumuli.
    @sumuli. 2 года назад

    Masha alah walal mahadsanid inbadan waa kaa faaidney

  • @leggendabdihakinmoh703
    @leggendabdihakinmoh703 2 года назад +1

    Thank u 🙏 so badi ustaad

  • @abdirahmanbishaar8944
    @abdirahmanbishaar8944 2 года назад

    sxbow anoo garawe jooga sidee acount bank usamaysan karaa aan u istcmaalo crypto currency?

  • @shaafisaalah2745
    @shaafisaalah2745 2 года назад

    Binance mooye ma jirta si kale oo lacag loogu shubi karo cj onstyle ama logala bixi karo???

  • @ahmedabdalle3744
    @ahmedabdalle3744 2 года назад

    Mahadsanid wll Waad Noo Faa'idaysay

  • @marielarsen3876
    @marielarsen3876 2 года назад +8

    I have never gotten into this with cryptocurrency, so thank you so much for the introduction.

  • @maxmedabdulahi2814
    @maxmedabdulahi2814 2 года назад

    Masha allaah mahadsanid walaal marka hal su‘aal ban qabaa, see ayaan ubarankara suuqan?

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 года назад

    Somalia qofka jooga side u maalgashankara suuqaan?
    Maadama mudada maalgashiga dheedhahay side ulasoconaya dhaqdhaqaaqa suuqaan?
    Mahadsanid

  • @ahmedabbaz108
    @ahmedabbaz108 2 года назад

    Thanks, I can't next video lasoo carar brother

  • @adam.somali643
    @adam.somali643 2 года назад

    Thanks geele wanu kuu xiisnay

  • @lamaniyeofficials3849
    @lamaniyeofficials3849 2 года назад

    Teacher hal suaal an ku weydiiyo hader hadii aan maalgashado hadi increase u sameeyo lacagta ma isticmaali kara

  • @Majk246
    @Majk246 2 года назад +2

    its good to see a fellow trader

  • @hassantech510
    @hassantech510 2 года назад +1

    Asc ustaad siden uu Verify gareyaa coinbase Payment method (Bank card)

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 2 года назад +1

    Ustaadii qaabka gadashada waa fahmay ee waxaa isheegtaa sidee ula soconayaa dhaq dhaqaaqa waxaa gatay ama haduu qaali noqdo sidee usii gadaa ustaadii?

  • @Gobaad_abdalle.
    @Gobaad_abdalle. 2 года назад +5

    Brother Facebook sida account logu xirto logalana baxo lacagta so same please

  • @qinnadaoud8393
    @qinnadaoud8393 2 года назад

    Waa arin aad u fiican bro nosoo badi arintaan

  • @cabdihakiimjaamac3244
    @cabdihakiimjaamac3244 2 года назад +3

    Asc wll gelle video gaagan laba bilood kedib ayaan usoo baahday markaan arkay muhiimada iyo faaidada uu leeyahay
    Mrkaa wll waxaan ku weydiin lahaa markaad maal gashato crypto mid kamid ah faaidada intee inleeg ayaad ku helaysaa ma wakhti go anbaa la qaata mise markiiba way kuu bilaabmaysaa mahadsanid 🤗

  • @user-ms8sq7gd3u
    @user-ms8sq7gd3u 7 месяцев назад

    waan fahmay lakin su aa sheyda waxa waye markan mal giliyo intee kala soconaa app goni ah miyaa jiro oo laga firiyo sido kale national maku sameysan karaa yacni dhalasho?

  • @HIIS4EVERR
    @HIIS4EVERR 2 года назад

    Niyahow cam belguimka aa ku jiraa document uu i weydiina orange card maku isticamali karaa card bank aan isticmaalane waxaa la dhahaa mastreo card maleh 3da number ee cvv sidee wax loogu gadan karaa bal iiso jawab

  • @munasarbazi
    @munasarbazi 2 года назад

    Masha Allah wax badan ayaa fahmay trust wallet maka iibsan karaa coins?
    Jwb wacn.

  • @shaafinhonkey5722
    @shaafinhonkey5722 5 месяцев назад

    Ustaadee hadatan la joogoho mid kee ugu fiican Ee la maalgashan karaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Iyaaaa, laguu yaqaan run ma ah.waxbadan baan aqoon uleeyahay.asww.5kamid ban ahay family.fasiidaa tiriye xataa qadar yar maleh.waa lagaa faa iidadba.iyaaa

  • @tufahshiino840
    @tufahshiino840 2 года назад

    Mahadsanid walal qali runtii wa arin muhiima , lkn walal markan malgashto malasoconkaraa lacagta dhaqdhaqaaqeda

  • @bicirboy
    @bicirboy 2 года назад

    lacagta binance-gayga iigu jirta kuma iibsan karo cryptocurrency miyaa..??

  • @darwiishdollow5731
    @darwiishdollow5731 2 года назад

    Abti macaan buuga computerka hoos yaala muxu ku saabsan yahay?

  • @prontocreative2374
    @prontocreative2374 2 года назад +2

    Assalam alikum ... dont understand what your saying .. just loved the salaam you made on a yuotube video . Mashallah thabrah khallah

  • @excellencehassanfarahbouh
    @excellencehassanfarahbouh Год назад

    sidee baan u maalgashan karaa cryptocurrency anigoo jooga Djibouti iyo qaabkee ayaan isticmaali doonaa si aan u maalgashado cryptocurrency wll

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 2 года назад

    Wll Mahadsanid balse muqdisho ayan joga siden umaalgashankaraa?

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 2 года назад

    Thanks saxiib wa video fiican

  • @nur_afrax
    @nur_afrax 2 года назад +1

    Gelle sxb Waa kusalamay waxa kuweydina Waxa heystaa trust wallet Bitcoin 30$ maal gashtay lkn minus bey noqoneysa iga yara jahil bixi

  • @abnahmed3751
    @abnahmed3751 2 года назад

    Aaad iYoo aaaad baad umaHsanTahY wll hore usoco ❤️

  • @ajubragis6435
    @ajubragis6435 2 года назад

    walaale Bashir. Du är grym!

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 5 месяцев назад

    Asc Ustaad gelle Bashir waxaad noo thy role modelkeena aan marwalba ku tashano

  • @abdulleabdulle8109
    @abdulleabdulle8109 2 года назад +1

    ManshaALLAH walal, thanks

  • @aliosmanadan8815
    @aliosmanadan8815 2 года назад +10

    Very interested topic thanks mentor ❣😍

  • @maanichannel
    @maanichannel 2 года назад

    Asc Sxb Account ka waan sameysty lacgna waan ku shubay lkn iyo hada verify ima aha sedeen verify ku sameyaa.? Jwb

  • @Contact.Opensea.io.
    @Contact.Opensea.io. 7 месяцев назад +6

    cajiib! ! ! ! Waxaan isku dayay in aan maalgashado, waxaan ku shubay xoogaa lacag ah kaydka, iibsaday qaar ka mid ah lacagaha loo yaqaan 'cryptocurrencies', laakiin wali wax faa'iido ah ma samayn. Waan ka mahadcelin lahaa haddii aad la wadaagto fikradahaaga ku saabsan sida loo helo soo-noqosho wanaagsan oo maal-gashigeyga ah.

    • @WallaceBarnes-ki9ph
      @WallaceBarnes-ki9ph 7 месяцев назад

      Fahamka baahidaada dhaqaale iyo samaynta go'aamo wax ku ool ah waa lama huraan. Haddii aan ku siiyo xoogaa talo ah, waa in aad caawimo ka raadsato lataliye dhaqaale, Ms. Oprah Winfre.

    • @Wiseone424
      @Wiseone424 7 месяцев назад

      Oprah Winfre runtii noloshayda way beddeshay. Waxaan maal galiyay xoogaa lacag ah oo aan faa'iido wanaagsan ka helay dhowr maalmood oo ganacsi ah. Waxay ahayd runtii aad u wanaagsan in la awoodo in la sameeyo faa'iido markii ugu horeysay ee suuqa maaliyadeed.

    • @Contact.Opensea.io.
      @Contact.Opensea.io. 7 месяцев назад

      Waa tuma Oprah Winfre? Sideen ula xiriiri karaa iyada? 🤑

    • @harrison-sb9un
      @harrison-sb9un 7 месяцев назад

      @opraywinfre

  • @zamzamali9527
    @zamzamali9527 2 года назад

    bal hal mar ino samey sida cj on style 30dollar lo maalgaliyo wa keeni waaye sideese debit cardka logu xira benansi?

  • @Araap2014
    @Araap2014 2 года назад +1

    If one is in america where at the end of the year he needs to file taxes how can he prove the income for the year

  • @hogaamiyecali
    @hogaamiyecali 2 года назад

    sxb acconka markaan samesanaayo id karka iyo marka la sasawiraayo wuu i dhaafi la yhy manta dhan wu iso celinaaya

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 2 года назад

    Binanceka sidee kuu verifigareeyay anigu wax walba waan u diray waana idiideen waa broker xun aad buu u adag yahay sida account looga samaysto dad kaloo ka cabanayana waan arkay oo xitaa accouno verify ah ku leh lacagtay shaqaysteen kala bixi kariwayen

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 2 года назад +1

    Wcs brother mashaAllah hore usoco Inshallah

  • @omarboqor7160
    @omarboqor7160 2 года назад +1

    Gelle Bashir masulka sare waana ku farxsanhya shaaqad

  • @daadircumar4753
    @daadircumar4753 2 года назад

    Asc walal geele binance ma aqbalaa kaararka somliya master kar ee bixiso primer Bank oo kale

  • @TechForLive
    @TechForLive 3 месяца назад

    I learned this 2008 but under estimated never trusted. I realized it take the globe for future

  • @Somsports
    @Somsports 2 года назад

    Aad baa u mahadsantahay walal.
    Waxaan kaa codsanaynaa Coins ka aad maal gashatay oo aad is leedahay waa kala kici karaan nala soo waag.

  • @mahirabdirahmandirie9490
    @mahirabdirahmandirie9490 2 года назад

    xageee lagaala soo xidhiidhi kraa nio macluumaad dheeri ah ayaan u baahnahaye??

  • @mkabdi7732
    @mkabdi7732 2 года назад

    Asc sxb mcn waad mahadsantahay sifican baad ifahansisay In sha Allah wankutalajira inaan malgashado suqan. Sxb mcn appka saxda ah red hada isticmalayso wakee ood all coins Aan kahalikaro siaan ogulasodago talefankayga? Mahadsanid abowe mcn ?
    Waxana joga Kenya Marka mawax shurudo goni ah baajira sxb mcn oo laigabahanyahay ?

  • @AhmedAli-lx7sl
    @AhmedAli-lx7sl 2 года назад

    Asc bro waxaan jeclaan lahaa inaan kula hadlo haday macquul tahay mahadsanid. Jawaab suge

  • @ya3746
    @ya3746 2 года назад

    Beri waa ley dhacay
    Hadhin sababtoo ah
    Hadal fiican luguu shegaa
    Lkn luguma sheegayo
    Meesha lacagtada aad u raacdo hadey wax dhacaan

  • @k4dir533
    @k4dir533 2 года назад +1

    Bro why didn’t put your link for reference in description