waxa u yar aad mudantahay waa Mahadsanid sxb, waa dhalinyarda loo bahanyahay adoo kale media Somalia way ku yaryihiin wax faaido ka sheekaynaya. markale mahadsanid sxb
wa run o wa macquul wllo fikradahasi lkn waxay mushkiladii kajirtaa dalkena ama magaladii hargeisa qofka jooga ma heli karaa lcag tii isagoon qof bin adam ah udaba fadhiisan
Aboowe sida aad noo sheegte aa sameeye sawir ayaa dhax dhige. etsy kadib waa fiiriye wax message ah aa sheegaayo in lagatay malaha marka ee wax yeelaa ii sheeg brother
AI information keedu maahan sax 100%, ha la iska jiro Hadaan waydiiyo iisawir Faramaanjo oo ah madaxweynaha USA, oranmayso history horay udhacday maahan. Waxbay isku keen keenaysaa deedna way kuusamayn sawir cajiib ah. Beenaaley waaye.
Allah, dartiis baan kuu jeclahay, Qiimo ayaad igu soo kordhisay❤
pro waan fahmi la ahy maad icawisid pro
Sxb maad icaawisid😢
Walhi ma'akhano sawabta lkn waxaan ku maleya inaad tahay walalkey iga ween oo aad ijecel ALLE HAKUDHOWRO WALAL❤
pro waan fahmi la ahy maad icawisid pro
😊
Ustad warsame bade ustad sidee aya lacagta ula buxi kartaa. Ustad ii zoo jawaab
😂😂😂😂
Warsame waa nin daacad ah, dadkiisana la jecel horumar, ninyahoow hore usoco daacadnimadu waxay ka mid tahay waxyaalaha sharaftaa kuu yeelay
1m bad u qalanta wllo allah ka abal mariyo sida nogu faideyso mar walba❤
Ustaad thanks 😊 🙏
waxa u yar aad mudantahay waa Mahadsanid sxb, waa dhalinyarda loo bahanyahay adoo kale media Somalia way ku yaryihiin wax faaido ka sheekaynaya. markale mahadsanid sxb
Fursad shaqo oo ad uwangsan wye dabcan thanks sir we appreciate you this vedeo
Mhdsanid mclin wxa muhim ah qofka aan wax aqoon ah uu lahayn Itga in uu basic iska dhiso basic aynan hdda dhisaya i.a wax yar ka bacdi wxa ka mid noqon doona ardayda hormarka fcn gaadhay❤❤❤
Intad maresa wll
You are always looking creative and leadership
Sida wanagsan ee wax noogu faa'ideyso wan kaga mahad celin warsame😊
W
Thanks 😍😊
Nio waaa run waa laGa sameyaaa blog lacg balse waxaa laysku hayaa Somalia kama shaqeeeyo Google adsense
War ninkan waa lagend wlhi xaguu nagaga maqnaa❤😊
Make more interviews with Bachar or Bachir dheere. Other video's with him was EPIC ma shaa ALLAH. Keep up the good work Warsame
❤
youtube.com/@libanmohamed6076?si=2eZADGM85gzxQkcq
Asc
Inte kalasooxiriira al ustaad
Asc waxan u baahnahay inaa iga caawiso sida loo sameeyo blogka
Teacher thanks ❤🎉
Salaam Alayakum masha Allaha qofkii 7 Ee video gan daawada thanks my teacher 🎉
ALLAHA KUFAHANSIIYAY INAAD UMADAADA USOOGUDBISO WAXKHAYRLE IYADOO QAARBADANI QABIIL IYO SHAR FAAFINAYAA
Khayr allaah ku siiyo zxb hadaan wax ka faa idno
Link ka ama Vedio ga blogging Intee ka heli karaa wll?
MASHA Allah walalo allaha ajar kaaa siiyo you such a creative and you made me wake up channel kaaga wxbdn ayan ka faaiday😢
Ma ifaideynkarta😢
Mahadsanid wll intan kula jooga haddii ay ahan lahayd total life keyga wax waliba waan qabsan laha
Thank u ustad warsame illaahay haku sharfo
Mahadsanid warsame nin aan ku xiranahy ayad thay masul
Mashaaallah Taladaadada wanaagsan
Mash Allah ustaad
Asdatad khayr ale hakusiyo.wll
Mahadsanid waxaan ku fiicanahay ayaad ii tilmaamte❤😊
Wll ma igu cawi kartaa
@@aminocabdi1634 maxaa kugu caawiya wllo
thnkz teacher 👍👏
wa run o wa macquul wllo fikradahasi lkn waxay mushkiladii kajirtaa dalkena ama magaladii hargeisa qofka jooga ma heli karaa lcag tii isagoon qof bin adam ah udaba fadhiisan
Premier card so furo
Asc wll ma igu cawin kartaa
thanks you
Thanks for you
Good man
Thanks brother
Ustaad waad ku mahadsantahy sida wanagsan eed noola shaqaynayso
Sideen lacagta ula bixi karaaa
Allah ha ku barakeeyo
Lkn sidee loo isticmaalaaa chat gpt? Maxa. Laga wadaaa article?
Tnx ustaad
Mahadsanid Ustaad, Allaha ku dhowro
Thanks ustaad warsame my role model hogaamiye aaad ufiican
Lkn ustad blogger iyo chatpt kama shaqeeyan Somalia 🇸🇴 😢
😢😢😢
manshaa'allah ustaad
Maasha Allah
Msha allah walal
Mashalla mashalla mashalla well done 👍 👏
Ustaad xgee kala sooo xariiraaa
Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay macalin
Good day❤
Warsame bade mahadsanid maclin
Masha allah tabaaraka allah
masha ale ale cimriga haku dheerayo
Walal pupg mala dhigi karaa oo si fiican loo habeeye🥵pupg jiiga waqti ku bixiyaa waxaana joogaa wadanka greece ga😭walla i caawi walal da ayar ahay 17 inaa meel iska soo saaro rabaa wlaal ilahay badal qeer qaba haku siiyo walal
To be honest you deeply Motivate me ❤😢
Sxb mcn wax lacag ah ma haysto oo aan wax ku helo wll blz isoo wac isii aad icaawiso amaba aad iso Barto sida aad lacag u samayso blz blz wll nimo ii cawi sxb
Sxb wllhi waa balan in aan kuu abaal gudayo wll
Wllkie ani ma igu caawin kartaa wlkei manta aniga u pahan in lii caawiyo wll waa codsi😢
The only way reason I don’t 😂
Thanks
Waa raba❤side❤ugu❤samen❤kara❤lacagt❤
Thank you wll❤
Sidokale fahfahin nagasii sodalogudabaco
Wax
Jajibitii
Thank you ustad🙏🏻
Masha allh ustaadi
Aboowe sida aad noo sheegte aa sameeye sawir ayaa dhax dhige. etsy kadib waa fiiriye wax message ah aa sheegaayo in lagatay malaha marka ee wax yeelaa ii sheeg brother
I was waiting a person like you but finally I got it Tnx wll mcn illahi hakujeclado 🫡
Link ga blogging ka so dhig ustaad
Wlal sida loo isticmalo ayaanan fahmayne haLkeen ka bartaa
Waxaan aad u bartey software rada shirkada adobe ma idinla shaqeyn karaa
Asc wllo google adsenese baan rabaa ma iisamaynaysa plz
Aad iyo aad ayad u mahadsantqhy wllo
Sda qrux bdan ee aad ngu sharaf dy
Linkga aan kalaso xidhidho sdir pro ❤
MashallaH mahadsanid wll😊
Zhp meel xirfad laga barto majirtaa
Insh allah
AI information keedu maahan sax 100%, ha la iska jiro
Hadaan waydiiyo iisawir Faramaanjo oo ah madaxweynaha USA, oranmayso history horay udhacday maahan. Waxbay isku keen keenaysaa deedna way kuusamayn sawir cajiib ah. Beenaaley waaye.
Mahadsan my teacher
wakhti aan u baahanahay ayuu muuqalkani ku soo aaday mahadsanid.
Anaa sawirada aduunka ugu qurxoon keeni Karo eee adi no iibi xitaa bro mowduuc badan kahadli Kara o faaido leh lkn follow maheysto
zhb see webside usamaysan karaaa xafeese kaala soo xariira thanks
Full respect
Hhh hadii saan lacag lagu heli lahaa homeless maba jireen ee tani waa tamani( yididiilo ) un , umada ciyaarta ka daa mudane
Wll qiimo badan baa tahy ee bloger xgee laga barta si vcn usoo gali website laga barto
Asc walal warsame waxad noqotay qofki ugu wayna een dawanayey todobadkan gabagada ah waad mahadsantahy
Zxb gmailka thumbnailka lagugu so dirayo meeh
Asc wllo ilataliya bilisa sideen ugusobira gurubakaga icawi
Link aawey ustaad badriyaa
Masha allah bro
M.a sxp waxaa rabaa inaad shaqo ii raadiso waxaa yabo bdan sameyey sida graffe design ♥️ sxp
Wad mahad santay wll❤❤❤
Walal ado mahadsan eryada englishka ah eed adeegsaneyso noo micnee
Ninka kaliye dhaliyrada hormarkeda JCLA alleh ha ha ku xiftiyoh wlll❤❤❤❤
masha alaah sxb ilaahay kheyr haku siiyo mar walbaa ku daawado waxaa yeeshaa awood aanan isku ogeyn mahad sanid bro
Link bn waayey teacher
Sidee looga sameeyAaaa mana fahmin wiiilkaaaan.😢
Ustad muuqaalada marki aan sameeyo tiktok ma dhigi kara oo lacag ma ugu samayni kara
Kumbitir❤maheesto❤
Zxb baloginkaa sii wacan ii fahnsiii uun zxb wlibaa mid mobilkaa aan kaga sameyo maa hysto laptop 💻
Wow thanks awoowe
Sidee looga samen karaa walal iiso jawap
Link at the description on how to blog.
Canva.
Zxp waxan loga cab cut 0:40 0:56 0:58
Please ask the culama whether the business halal or not personally the online business. Thanks
You're right ✅
Liph soomalia ma laga sameyn karaa lacag 😮😮
Ana tijabiyay wa dhaweto lkn dhibka jira wxy thy google adsense qaybti lcg bxista somalia kuma shaqeyo
@@RakiaAbdillahi
Kwrn haddii aad ku sameysato
Wadan kle si aad lacgta ula Baxdo
Halkaasna laga hago laga soo dhigo wxi lasoo dhigi lahaay
Wll qeybta blogging ka markaa ka hadlo dabcan wxa ledahay ado somalia joga ku shaqensan krtaa lkn wll google adsense somalia kuma shaqeyo mxu noo tarin mrka blogging ka
Waxiina waa aan wax ku barno yahuu. Miyaan shaqeenaa mise waxaad waqti u haysid baan waqti u haynaa. Shaqo aan website la dhiseen oo sahlan soo sheeg
Blogging bro chatgpt hadan kusameyo asago somali ah miyan galiya mise english ayan ku galiyaa
Thanka bro m allah