Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Ganacsi Aad Ku Bilaabi Kartid Zero | Shopify step by step Free Course.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2023
  • 👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/25290561...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 358

  • @Wiil-hoog
    @Wiil-hoog Год назад +30

    Waad ku mahadsantahay sida quruxda badan aad nogu so gudbisay lkn dhalisheydu ayaa ah in dhamantiin aad xasidintihin warbixinta si fahfasin uma dhamestireysan ila xalay manta cawa waxan ku warersanahay dhamestirka shopify set up payment provder & set your shipping rates cilmiga no dhamestira oo na cawiya inta no bilawdan dhex hanoga kala goynina 🙏

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 Год назад

      Qof ganacsada ah waxba kuma bixiyo free ilaa waxbuu kaa reebaa si aadan uga maarmin isaga lkn mowduuca meesha uu ka jaray kuwa kale ka fiiri

    • @NimcoChannel279
      @NimcoChannel279 Год назад

      Aniga xata walal saas baan ugu warersanahey

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Год назад +18

    Masha Allah maclin warsame bade waxan kaaga baranay khibrado aad iqiimo badan mahadsanid

  • @abdallabashkir
    @abdallabashkir Год назад +32

    Prother thnks million times You makes me so happy to learn this update

    • @Supr93
      @Supr93 11 месяцев назад

      The I’m only going for out one ☝️ I and southern &

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 Год назад +7

    ystaad aad ayaad umahad san tahay walahi awaal kuu hayash wadada waa ituste lakiin aniga kashaqeysanaays i.a wll😇

  • @tkidzzz2913
    @tkidzzz2913 7 месяцев назад +1

    Wll aad ayaad u mahadsantahay dhalin yaro badan ayaad hurdada ka jaftay Maansha Allah jir oo joog 🎉

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Год назад +5

    Thanks ustad marwlba sidaad noogu hgar bxyso allle hakuu garab istaago👍

  • @hamsefarah925
    @hamsefarah925 Год назад +1

    ama intee kala soo xariiraa ila soo hadal bro thnks so much bro adna aad ayad waxad u tahay nin waxan ku so takhasusay just wow ❤

  • @user-hs2iy5pg3i
    @user-hs2iy5pg3i Год назад +3

    Thank you raage mahamud (abaal Marin iyo 14:58)❤

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 11 месяцев назад +1

    Walalkeyow ku mahadsanid video-ka ,sidan iney u fududahay manan modi jirin 🙏

  • @shaficitahlil8966
    @shaficitahlil8966 Год назад +6

    Wxaan jogaa dalka Holland wxaan online business bilaabey 2019kii
    Wxaan ahay trader gaar ah oo gold only
    Halkaan ayaa targetkeyga qaaska ah ii ah waa jirtaa faa,iido iyo qasaro labadaba still I am student

  • @nimcodheeman392
    @nimcodheeman392 Год назад +14

    Video gii u horeeyey ee aad soo galisay hadeer baan is idhi daawo saa wuxuu igu yidhi this video is private 😊
    Thank you ustaadiii❤❤❤❤

  • @ayoub0143
    @ayoub0143 Год назад +3

    Aad iyo Aad baad u mahadsan tahay macalimuu

  • @engmaxamed6762
    @engmaxamed6762 Год назад +9

    Waaan wadaa waanan rajaynayaa inaan ka guul gaadho wanna focus kayga ugu weyn ecumenical industry

  • @laylahamse8122
    @laylahamse8122 Год назад +9

    waa maamadii ka midka ahayd faca koraya
    keep going ustaad warsame

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 Год назад +6

    Ustaad mahadsanid 100% shaqsi cilimigiisa dadkiisa ufaadeeya ayaa tahay ilaahay haa ajirsiiyo aniguna abaal baan kagaga haynaaa

  • @Elmaasio
    @Elmaasio Год назад +2

    Ustaadkeygii Aan Ku daydo Mar walpo Jazaakallahu KheyraL Jaza Ustadi🙏

  • @boqorhanad1720
    @boqorhanad1720 Год назад +1

    Sxb thanks hubaal shopify afsomali qof ku sharaxaya waan waayey wax badan aad Iyo aad ayaan kaga mahadcelinayaa Inder 🙏🙏🙏🙏❤️

  • @nagmaa1
    @nagmaa1 Год назад +9

    Keep going brother

  • @mohammedmowlid2293
    @mohammedmowlid2293 9 месяцев назад

    Masha Allah top ayaad thy anigu xirfadan 1sano kahor ayaan bartay walise mansan kushaqaysan mandama aan uso diyar garobayay

  • @saneuro18
    @saneuro18 Год назад +6

    Sxb graphic design ka soo sameey course sidan camal ah {CODSI}

  • @KhayrDoon1
    @KhayrDoon1 Год назад +1

    Allah ha ka raali noqdo sxb caaawa bilaabaya

  • @akarelaxation9899
    @akarelaxation9899 Год назад +7

    thank you so much maadaama oo aad dhalin yarada Aad wax ufaa idaysay fursadna aad siisay

  • @sabriinaofficial8961
    @sabriinaofficial8961 Год назад +6

    Shukran ustaad wax badan ayaa ka faiiday jizak Allah khee❤🙏

  • @kasimsheik585
    @kasimsheik585 Год назад +1

    mahadsanid wax badan bad noo faa iseeysay

  • @maxmedkhadar7408
    @maxmedkhadar7408 Год назад +1

    Warsame Bade #ustad aan lawada haysan ♥️🙏😇😎

  • @Mo_eidow
    @Mo_eidow Год назад +1

    alx sxp alah janadu fardosa hakuku abal mariyo 🥰

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Год назад +1

    Wax Badan Baa kaa Faa'iday.
    Jisaakalaah👍

  • @taajirka112
    @taajirka112 Год назад +2

    thank you brother, I am so interesting to talk us how does work Upwork , We are waiting
    you for that

  • @xanaan3977
    @xanaan3977 Год назад +1

    Insha allah wan rajeynaya ustad aduun io akhiraba liiban

  • @yosephabdi4646
    @yosephabdi4646 Год назад +1

    Masha Allah ustad warsame adbad umahadsantahy

  • @MalaakAli-by5qe
    @MalaakAli-by5qe Год назад +1

    Waaw shugran hno 🤍

  • @anababukar7447
    @anababukar7447 Год назад +1

    Walalkey iyo samigayga wan kusalamay😊😊😊😊😊😊

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Год назад +1

    Jasakallaah ustaadd Mr Warsame ilahay haku xifdiyo.

  • @Ismailkarama7013
    @Ismailkarama7013 Год назад +1

    Ustaad waad mahadsantahey . Sidee online qeybaha lagashaqeysan karo adigoo dalka Somalia jooga ustaad ka soohadal

  • @abdiaraas3642
    @abdiaraas3642 Год назад +1

    Wllo warsme waad mahadsan tahay
    Lakiin suaalo qabaa
    1=sidee bangiyada dalka loogu xiraa kuwa calamiga ah
    2..Sida domika loo iibsado
    2= fadlan su aalaha telegrams
    3 =sidee englisha aad isku baratay

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Год назад

    Here We Go. i Loved Here Qaabkee Wax Walba U Socdan Perfect And Beautiful RUclips Channel

  • @Mohaabdi01
    @Mohaabdi01 Год назад +1

    Ustaadi Shafr korkaaga ha ahaato wx bdnbaa kaa faaiidy dhnkastaba ❤️👑

  • @engmaxamed6762
    @engmaxamed6762 Год назад +5

    Masha allah

  • @dahirahmed3459
    @dahirahmed3459 Год назад

    Mahadsanid walaal, Allaah ha kuu saa'idiyo cilmigaaga.

  • @fartunissa1480
    @fartunissa1480 Год назад +2

    Another video about payment and shipping thanks ❤

  • @yusufaboubakar360
    @yusufaboubakar360 Год назад +1

    Aada u mahadsan tahay macalin

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 Год назад

    Wallkay dhiiriyee rabi haku garab galo wax badan wanka faiiday wlahi allahuma barkeek

  • @AbukarElmile
    @AbukarElmile Год назад

    Thanks Ustaad Muuqaalkan Wax Badan ayaan Ka faa‘idey ilaahey hakaa Abaalmariyo

  • @maaweeladacaruurta6604
    @maaweeladacaruurta6604 Год назад +1

    Shukran wll waa muuqaalkii aan kaa sugayay isug aan koob shaah ah uso qaatee

  • @sasser6055
    @sasser6055 Год назад

    Halkee alaabta aan ka soo qaadanayaa

  • @abdiwahaabdhafe2780
    @abdiwahaabdhafe2780 Год назад

    Ustad Mahadsanid sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbisay muuqalkan wax tarka inoo leh

  • @OY-bile
    @OY-bile Год назад +2

    thnks u made my day 💕

  • @qayskainanuur628
    @qayskainanuur628 Год назад

    Ustaad warsame bade meel aan laga soo xariiro waxaan ahy qof xog badan haya adigana raba faa iido

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Год назад +1

    Walaalkey ganacsiyadaan ma waafaqsantahay sharciga DIINTEENA iiga soo jawaab marka hore inshaa Allaah

  • @bro-Abdi
    @bro-Abdi 4 месяца назад

    Sanad kadib ayaan daawanaya video Saami aad salaamaysid tuug ayuu noqdey bro dad ayuu dhacay waanu xidhan yahay

  • @abdallesulaiman1484
    @abdallesulaiman1484 Год назад

    aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay macallin.

  • @zakiali6216
    @zakiali6216 Год назад

    Walahi aad iyo aad u mahad santahay ilaah waxan kaga baryaa sida aad walalahaga u cabineyso ilaah kuu cabiyo insha allah lkn bro cj iyo Alibaba sida loogu xiro in aad noo soo duubto iyo Video badan insha allah mahan sanid walaal

  • @wafafaisal1285
    @wafafaisal1285 Год назад +1

    i really appreciate brudda💯

  • @chef_bushra
    @chef_bushra Год назад

    Aad baa u mahadsan tahay ustaad Alle hakaa abaal mariyo

  • @user-mr3mq1bp3i
    @user-mr3mq1bp3i 11 месяцев назад +1

    Thanks

  • @qinnadaoud8393
    @qinnadaoud8393 Год назад

    Really thank you so much walaal Warsame wax badan ayaan kaa faaiday

  • @fahamkadunida878
    @fahamkadunida878 Год назад +1

    Guulayso sxb 💞

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 Год назад

    Thank u wll warsame halka sare ayaa inoo ballan ah

  • @khadarmohamed5521
    @khadarmohamed5521 Год назад

    Allah ha ku barakeeyo!

  • @husseinmohamedhussein1264
    @husseinmohamedhussein1264 Год назад +4

    Dadka badi wali waxba kama iibsadan website-ska badanaa E-commerce wali xawaare kuma leh wadanka marka ay dadka wax iibsa ayaan qaabka online ka whatsapp-ka un ayaa lagu wada xiriira

  • @skkfootball9327
    @skkfootball9327 Год назад

    Masha,alah ustaad ad ayad u mahadsan tahay

  • @ikraanahmet5448
    @ikraanahmet5448 Год назад +1

    Thnkz ustaad❤🎉

  • @duniahusseinfarey9107
    @duniahusseinfarey9107 Год назад +1

    Sidaan u xiseynayay wayadan miyaaad ogayd, Barakoow walal❤️

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад +1

    Maaaasha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @UmuAbdiraxmanUmuAbdiraxman
    @UmuAbdiraxmanUmuAbdiraxman Год назад

    Masha Allah ustaad thanks

  • @nimcanadam4418
    @nimcanadam4418 Год назад

    ustaad waad mahadsantahay. alibaba ama websitiska lamida sidee baan dilaal ahaan ugu shaqaysan kara

  • @ibra_loyza
    @ibra_loyza Год назад +3

    ustad sidee uh eli kraa alaab qof kale uu leeyaahy misna aan u iibin karaa ? waan fahmay sidii aan online store u samayn lahaaa lkn waxaaan rabaa inaa iga jaahil bixiso suaash aaan kor ku soo xusay thank you ustaad

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад

    Alle haku sharfo Gudomiye 💗

  • @bigpapanuriihno1430
    @bigpapanuriihno1430 10 месяцев назад +1

    Thank u

  • @ozzyduale9303
    @ozzyduale9303 Год назад +1

    Jazakallah bro

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 Год назад +3

    Anigu ilaa saddex bilod ka hor ayaan samaystay lkn maan fahansanyn waxyaalo badana waan qaldaayay imakse waxbaa ii baxay
    Mahadsanid macalim

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Год назад +1

    Wlh aadbaan kuu taageeraa mar uun waan rajeynayaa In aan kaa barto xirfad aan ku shaqeysto course siskaaga aadban ugu hanweenahay in aan kusoo biiro

  • @koranejr
    @koranejr Год назад +1

    Warsamow horta alle haku xifdiyo wax badan baan kaa faaiday teda kale mastercard waan sameysan karnaa lkn dhibaatada jirtaa waxeey tahay internate ka somaliya ma ahan mid stable oo waxaad ugu baahahto si hufan kaga bogan kartid dhibataa baa jirta

  • @maamecj
    @maamecj Год назад +1

    Bro sida lola wada heshiyo alibaba, ali express suppliers noso jeedi bro qaybtasa yara adkate🥰

  • @habibaiyow6712
    @habibaiyow6712 Год назад +1

    Thanks brother

  • @hashimmahad
    @hashimmahad Год назад

    Mahadsanid ustaad alaha ku barakeyo

  • @munachanne
    @munachanne Год назад

    Waa runtaa. Ustaad

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    Maaash allah wllky qli 😊😊😊

  • @Assahafi
    @Assahafi Год назад +1

    Waanu garaneynaa laakiin restrictions ayaa Jira PayPal lagac lagama bixikaro Somalia, swift majiro ,post majirto, google. Listgaba kumadaro, Somalia

  • @sheikhgadhwayne3647
    @sheikhgadhwayne3647 Год назад +1

    Thank you macalin

  • @skkfootball9327
    @skkfootball9327 Год назад +4

    Ustad wad mahadsan tahay side isugu xiri kara qofka an alabta an ka ibiyay qofka iyo Product mesha u yalo si save ah

  • @osmanabdiarab6811
    @osmanabdiarab6811 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 Год назад +1

    Fikrad ganacsi oo dulaalnimo ah oo waddanka aad looga baahanyahay baan haystaa illaahay ha ii fududeeyo

    • @hudahhassan377
      @hudahhassan377 Год назад

      Aan wada shaqeysanee makula ciriirsadaa fikradaas

  • @user-jx7pr4lv2q
    @user-jx7pr4lv2q Год назад +3

    Ustaad Aad Yaad U mahdsanatahy Cashrkaaga Runtii waxbadan Ayaan Ka Faaidey Fadlan Dad Aan Awoodin ayaa Jira Iney Ka Qayb Noqdaan Faca Koraya Marka Ustaad Fadlan naga Caawi Paymantiga iyo paybal-ka haka U dhaw ee aan U isticmali karo anigo somaaliya jooga aad Ayad U mahdsanatahy …!

    • @ayeeyofarojanno
      @ayeeyofarojanno Год назад

      Channel kaaga maxad wax soo dhigidii uga joojisay wll dad badan ayaa kugu xidhane

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 Год назад

    My boddy thanks for updating me.

  • @saadalxamuudi
    @saadalxamuudi Год назад

    Mahad sanid macalin 😍

  • @abdihakimayanle2121
    @abdihakimayanle2121 11 месяцев назад +1

    waxan rabaa qof masuul ah oo türkey jooga hadii aad halka joogto ila soo xiriir

  • @ummahsuccess4820
    @ummahsuccess4820 Год назад +2

    Great info.

  • @salmangood9291
    @salmangood9291 Год назад +1

    Msha allah warsame

  • @playGAOL
    @playGAOL Год назад +1

    Ustd sidee ba ali baaba alaab uga gata haddana usii gadaa

  • @mohamedmustafe5395
    @mohamedmustafe5395 Год назад

    Mahadsanid brother 🙏

  • @NimcoAbdi-rn2lb
    @NimcoAbdi-rn2lb 9 месяцев назад +1

    asc walal apartment suite etc iyo postal cade labadaa wan fahmi waayey wall ii sharax adoo raaliya

  • @kulaykassim3189
    @kulaykassim3189 Год назад

    We know it but thanks for your knowledge

  • @fatimaaden4108
    @fatimaaden4108 Год назад +6

    Thanks, Mr Warsame. It's an interesting topic

  • @relaxionlife9200
    @relaxionlife9200 Год назад +2

    Dropshipping waa Xaram bro dadka haka Waalin.

  • @somaliupdates1
    @somaliupdates1 Год назад +1

    mansha allah

  • @mohamoudsulaimantimocade3334
    @mohamoudsulaimantimocade3334 Год назад

    Qofka wadankeena Somalia jooga war buuxda naga sii waanu ku wareernaye ,mise qof qurbaha jooga ayuunba Isticmaali karaa
    Adigooo mahadsan xog buuxda naga sii

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 Год назад +1

    Shukran brother 🙏

  • @sheekooyinka_ayaan
    @sheekooyinka_ayaan Год назад +1

    Dadka hiyi kacinta beentaa hala daayo Shopify iyo dropshing ka oo dhan lacag ugu yaraan $1000 buu kaaga baahanyay sidaad u bilawdo, waxa qudha ee LAGAYAABO inaad bilaash ku heshid waa dominka iyo apps ku dheh Jira Shopify Ka qaar waxa kaloo dhan lacag bay kaaga baahanyiin

  • @mahamoudmouse701
    @mahamoudmouse701 Год назад +2

    Challenge waxa nagu haya waa credit card