4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/....
    Telegram: t.me/abdishaku...

Комментарии • 1 тыс.

  • @DaahirDayax-qz9ks
    @DaahirDayax-qz9ks Год назад +210

    Sxb waad mhansnty😊

  • @CmaalikMaxamed
    @CmaalikMaxamed 9 месяцев назад +30

    Wu dhamaaday 2023 waxa bilowday 2024 qeyr ilaahey hanooga dhigo❤

  • @YasinIlkayare
    @YasinIlkayare Год назад +192

    Afarta shaqo ee ay muhiim tahay inaan lagaaga horrayn 2024
    1. Cryptocurrency
    2. Content creation
    3. Freelancing
    4. Social media influencer
    Shukran ustaad Eng Abdishakur waxad noo tahay dhiirrigeliya aan naga daalin.

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Год назад +4

      Nio Content creation ku muxuu yahay wax iga fahansii Bal

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Год назад +4

      I a wll wxn alle ka rajyna inu hamigena no rumeyo

    • @aishamohamed1522
      @aishamohamed1522 Год назад +2

      Hadaad qoraalk ku soo koobto videoga daawashadiisa ayaad saamayn ku yeelanaysaa ogoow

    • @nasrocaliaxmed7107
      @nasrocaliaxmed7107 Год назад

      ​@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 content creation waa inaa leedahay social media kaasoo aa wax kusoo gudbineesid ee aad wax ka faaiideysid sida inaa youtube ama facebook leedahay ooo aad wax kusoo gudbineesid lacagna aa ka faaiideysid sida hadda ninkaan uu sameeneeyo😅😅😅

    • @liibaroat1726
      @liibaroat1726 11 месяцев назад +1

      Thank you waqti ayaad ii save gareysey

  • @Abdiwahabguure
    @Abdiwahabguure Год назад +3

    Thanks Eng Abdishakur

  • @shaalecade9011
    @shaalecade9011 8 месяцев назад +5

    Thnks bro maskax Degan iyo aqli misa man lama heli karo thnks hadafkeyga wan ka dhaben dona i.a bro guul iyo gobanimo ustd

  • @drzakii6185
    @drzakii6185 11 месяцев назад +12

    Mahadsanid sxp 3bilood ayaa rajeyn isbedel weyn Inshlh

  • @AbdirizaaqMohamed-m2w
    @AbdirizaaqMohamed-m2w 9 месяцев назад +23

    Manta tariqdu thy 5-1-2024 waxan kamid noqday walalaha kujecel e kuguxiran😢

  • @AhmedMohamed-q9h5t
    @AhmedMohamed-q9h5t 10 месяцев назад +5

    Ok diyaarbaan u.ahay ishaa allaah

  • @updimalikmohamed6803
    @updimalikmohamed6803 Год назад +10

    cajiib ah....oo si naxariis leh noo sii casharo badan oo sidan oo kale ah mahadsanid

  • @cawilyareofficial1933
    @cawilyareofficial1933 Год назад +30

    Mahadsanid ustaad maanta igu ka horeyso guuleyso ❤🎉

  • @sankaofficial4622
    @sankaofficial4622 Год назад +24

    Video ka soo same sida miuqalo loo sameyo iyo sida lacagta loga sameyo social media 😊

  • @m.m.mqadaafi
    @m.m.mqadaafi 11 месяцев назад +5

    thnks maclin waan dhownhy allaha kuu siyaadiyo aqoonta aad nala wadaagty

  • @mohamedomar976
    @mohamedomar976 Год назад +2

    Aadaa u mahadsantahay Eng Abdishakur

  • @siciidmaxamedabokorbiixi1134
    @siciidmaxamedabokorbiixi1134 Год назад +9

    aad baad walala umahadsantahay sida fiican ee aad walalahaga somaliyeed ugu faaidaynsid mahadsanid

  • @AbdifatahIsmail-rw2hz
    @AbdifatahIsmail-rw2hz 11 месяцев назад +3

    Wllo jasakalaaah❤iisheeg baraha bulshada lacagta looga sameyo

  • @FirdousAli-763
    @FirdousAli-763 10 месяцев назад +5

    Ugu horeyn shukran wll Allaha kuxifdiyee inoo soo Gali video adigoo sharxaya sida looga shaqeysto google news jazakallahu qeyr🎉

  • @Muscab_Hassan
    @Muscab_Hassan Год назад +7

    Mahadsanid Ustaad Abdishakur.

    • @Qalpikaaba410
      @Qalpikaaba410 5 месяцев назад

      Editing video xogaha aqanaa ma ku shaqysn karane😢😊

  • @AbdiHassanSaeed-ki1gy
    @AbdiHassanSaeed-ki1gy 11 месяцев назад +4

    mahadsanid walaal

  • @jamamj7072
    @jamamj7072 11 месяцев назад +1

    Saxiiib shaqo fican ayaaad inooo haysaaa xitaaa ogow anaga xitaaa waad noo shaqeynnaysaa waxa aad na baraysana ilhy ajar hakaa siiyo

  • @mohamedosmanali
    @mohamedosmanali Год назад +4

    Thanks macalin wax badan aad noo faaiideysay

  • @DrsiciidMahamedismacil
    @DrsiciidMahamedismacil 11 месяцев назад +2

    Mahadsanid masuul alle hakusharfo

  • @cabdulaahiuk8670
    @cabdulaahiuk8670 9 месяцев назад +3

    Thanks mucalim

  • @RaxmaCabdi-tg3ig
    @RaxmaCabdi-tg3ig Год назад +1

    Mahadsanid c/shakuurow

  • @dalaysdeeqsan
    @dalaysdeeqsan 6 месяцев назад

    anigoo iska daayay daawashada dadka dhiiri geliyayaasha ah mudo ka dib ninkan ayaa dhegaystaa anoo la dhacsan mashaa ALLAH

  • @saidosman9860
    @saidosman9860 Год назад +9

    Thank you bro waxaad soo jeedisay arin aad uqiimo badan

  • @yaxyemahomed1071
    @yaxyemahomed1071 Год назад +2

    Faahfaahin dheeri ah mayga siin kartaa Wall adoo mahadsan afartaa shaqo ee aad nalasoo wadaagtay iyo waliba ta ugu fudud.

  • @daauudsugaal-rv5lo
    @daauudsugaal-rv5lo 10 месяцев назад +3

    Mahadsanid ustaad ❤🎉

  • @SaacidDuwane-cr7xv
    @SaacidDuwane-cr7xv Год назад +11

    حب الخير للغير جهاد، لا تقدر عليه كل النفوس

  • @pharhanmedia
    @pharhanmedia Год назад +3

    Mahadsanid

  • @sadiksamir3839
    @sadiksamir3839 2 месяца назад

    Macalim Waxan ku so biiray manta waxa na rajaynaa insha inaa aqontada ka faidayso insha ❤thank you 100/

  • @taleschannel1
    @taleschannel1 Год назад +4

    Insha allah nosobadi. Muqaladan o kale ustaad Mhadsanid

  • @AbdihakimDiridhaba124
    @AbdihakimDiridhaba124 10 месяцев назад +2

    Shukran

  • @khalifmaalim8056
    @khalifmaalim8056 Год назад +3

    Mahadsanid.bro❤

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 10 месяцев назад

    Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay ha u joojin kuwa liita ee aan wax ay shaqeysatan rabin in ay cunan horay u soco

  • @daahirlucky9767
    @daahirlucky9767 Год назад +5

    Eng.Abdishakur waad mahadsantahay, run ahaantii xog muhiim ah ayaad noo soo gudbisaa. suaal: cryptocurrency-ga ma u baahna miyaa investimens fara badan

  • @apdulrizackmk6275
    @apdulrizackmk6275 Год назад +2

    Zhp guulayso daacadnimadaada aya cajiib ah runtii

  • @AbdisalaanDhibyare
    @AbdisalaanDhibyare Год назад +16

    ustaad wad mahadsantahay naga wadaagna sida social media lacag loga sameyo sida tiktok youtube iyo kuwa la midka ah mid kale ustaad sida dad advencers ah bad wax nogu sheegta ee maad wax bilow illaa dhammaad ah nala wadaagtid thanks

  • @honcabdulahi3744
    @honcabdulahi3744 10 месяцев назад

    M.a shukran ya ustaad

  • @abdihakinnurGalbeti
    @abdihakinnurGalbeti Год назад +10

    Asc eng. Wllow talo fiican ayad isii say ee sideen ku bilaabi karaa qorshahan waa program aad u fiican ee sideen kaaga heli karaa courses dhameystiran
    Thanks for your suggestion

  • @Hirsifarah-u3z
    @Hirsifarah-u3z 9 месяцев назад +1

    Thank you brother waaa Balan anoo kudhali kara inaan Kaa faa,iidaysto aqoontu ceebna MAAHA cimrina maleh you are welcome

  • @daauuddaahirclaahi
    @daauuddaahirclaahi Год назад

    Cabdi shakurow lacagta intee igu soo dhacee sababto baybal somalia lama aqoonsana hdii aad fikir haysid oo arintaa xal u ah nala wadaag lleas

  • @calicali8315
    @calicali8315 Год назад +12

    Zhp wlhi alla haku xafido aad baan kugu xiranahy. Lkn su aal inaad iiga soo jawabtidna aan rabo.
    Afartan shaqo sanadka 2024 gudihiisa inaan barto caadi miyaa mise intuusan bilaabnain inaan barto ayaan. Haboon.🤞🙏

  • @halaphochannel7854
    @halaphochannel7854 11 месяцев назад +10

    Eng abdishakur waxad noso dhigta full course content creation
    Thanks

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Год назад +7

    Content creation wan u baahanahay nala wadaag

  • @sakarieosman9401
    @sakarieosman9401 Год назад +2

    Diyaar ayaan ahayy isoo faaide shoodhe🪔

  • @sfarahweirah1015
    @sfarahweirah1015 Год назад +6

    asc hno i want to start content creation, but don't know where to start
    I would like to get some feedback inchaa allah when u get the time

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 10 месяцев назад

    Ustaad waad mahadsantay kunjeer caawimo dheradan wll karaba pkz sidee kula xidhiidha

  • @CabdiraximAadan
    @CabdiraximAadan 9 месяцев назад +1

    Sxip isoo jawan waxan. Rabaa shaqo. Abuur ee wax iifaiday zxip macn

  • @NuurSetaaro
    @NuurSetaaro Год назад +4

    Aad ayaa u mahad San thy sxb ❤❤❤

  • @Cirshiida
    @Cirshiida 9 месяцев назад +1

    War zxb waad mahadsantahay e
    Waxaan rabaa inaad i caawiso sidee laguu heli karaa
    Ama lagaalasooo xidhiidhi karaa

  • @SamiaAhmed-e2v
    @SamiaAhmed-e2v Год назад +3

    M.a wllky aad ayaad umahadsan thy
    Runtii waa shaqooyin aad ufcn maanta laga bilaabona wan bilaabi. Barashadoda Inta ka Dhiman sanadka. Inshallah

  • @cadnaancalisalaad
    @cadnaancalisalaad Год назад

    thanks c/shakur sxb

  • @hanakhaliif917
    @hanakhaliif917 11 месяцев назад +9

    Ustaad barashadeeda ayaan u bahanahay waxana rajaynayaa in aad arki doonto fariintayda 🙏🙏🙏

  • @hassanalex689
    @hassanalex689 Год назад +4

    Waxa badaN ka faaidaay anigo cawa is leh 3bilood ee sanadka ka dhimaN maxa bartaa aayaad ige soohorbaxday waad mahadsanthy ❤😊🙏

  • @libanmohamudabukar5506
    @libanmohamudabukar5506 Год назад +8

    Mahadsanid ustaad, lambarkaaga ma igu caawin kartaa?

    • @ladanladan1432
      @ladanladan1432 10 месяцев назад

      Ana wan ubahnaa hadey macquul tahay

  • @muriidimaanka1258
    @muriidimaanka1258 9 месяцев назад

    maasha allah wax wanaagsan ayaa u sheektay dhalinta

  • @Sheeko-Cusub
    @Sheeko-Cusub Год назад +6

    Ustaadow Xalkq Cilada Pre-enrolled issue pls kasoo hadal marar badan ku waydiiyay 🥲 2 sano ciladaas ihaysata

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 11 месяцев назад +1

    Thankyou sxp aad baa u mahadsantahay

  • @XuseenfaysalFaysalTuke-px3ct
    @XuseenfaysalFaysalTuke-px3ct Год назад +3

    Waad mahadsantahy sxb content creation Ayaan rabaa

  • @xasanhayskasocoto
    @xasanhayskasocoto Год назад +2

    Ma sha allah

  • @DjkhaledKhalo23
    @DjkhaledKhalo23 11 месяцев назад +5

    Insha allh baro dar ilahy ina kaga faaideysto raaba

  • @FyKb-v9s
    @FyKb-v9s 10 месяцев назад

    mahadsanid ustaad maintain igu ka horeyso

  • @roodasiciid6427
    @roodasiciid6427 Год назад +3

    ustaad wa mahadaatanay, cyrtocurrency is diwangaliye bishii labaad ba hada i bilaatau masaage order ka sug ahaa jawab aan ahayn ka dambaysan idinka ma hayo support team ima soo jawabyan screen short ki wax kasta wan u diray

  • @mohammednuraliahmed5015
    @mohammednuraliahmed5015 8 месяцев назад

    Mahadsanid sxb allah ku sharfo waa talo fcn iyo dhiiragalin Jazaka allah

  • @adanguliya7351
    @adanguliya7351 Год назад +4

    Asc wll aadbaan udaneynayaa lkn sideen uga shaqeyn karaa bal ila wadaag siaan uga faaideeysto adna aan kuugu faaideeyo i.a

  • @RadioSanaag
    @RadioSanaag Год назад +2

    Maa Shaa Allah

  • @Drmohamudsharif
    @Drmohamudsharif Год назад +4

    Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida Hagar la aanta aha oo aad noolawadaagtay fursadaha naga qarsoon bro

  • @AbdiwahabDaahir-p6n
    @AbdiwahabDaahir-p6n 10 месяцев назад

    Shugran ustaad

  • @wholesale18
    @wholesale18 Год назад +6

    Asc, Ka waran Forex trading?

  • @AbdixafidNur-sn4sd
    @AbdixafidNur-sn4sd 10 месяцев назад +3

    Asc wll runtii waan ka helay barnaamijyada wanaagsan Aad nala wadaagty waad ku mahadsanthy sida dhiiragalinta leh eed noo braarujisay hal su'aal wll soo ooma baahni account caalami ah sideen ku samaysan karaa isoo jawaab dhiiragaliyahanaga mahadsanid

  • @Maher_Mahmut-Sabrie
    @Maher_Mahmut-Sabrie Год назад

    ok diyaar waaye usttaad

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 Год назад +3

    Ustaad discount noo samee please

  • @toosanechannel6789
    @toosanechannel6789 9 месяцев назад

    Thanks ustaad

  • @Nasrayusuf8985
    @Nasrayusuf8985 Год назад +13

    Asc mansha allah ustaad aad baad umahadsantay ustaad crypto ayaan rabey inaan bilaabo talo ma iga siinkartaa hadaad awoodid insha allah?

    • @ladanladan1432
      @ladanladan1432 10 месяцев назад

      Ana haliiga cawiyo san kufahmaa

  • @GoalGaloreGazette
    @GoalGaloreGazette Год назад +1

    Thank zxp manta kugu soo biiray nin wax bahn laga fa iday ayaa thy

  • @saadaqyuusuf6081
    @saadaqyuusuf6081 11 месяцев назад +6

    Asc eng abdishakur aad ayaad umahadsantahya
    Waxaan kaa codsanayaa
    In aad cloud computing service
    step by step nogu sharaxdo aad ayaan kugu xirnay kuuna tageraa
    Waxana tahay qof dhalinta somaliyed dhirigaliya gulayso sxb

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 Год назад +5

    Mahadzanid Waanu BilaabaYnaa Inaan More Research SamaYno Aanan Barano

  • @dekamahamud6364
    @dekamahamud6364 Год назад +45

    Content creation 🖐️

  • @abdalemostapha9779
    @abdalemostapha9779 Год назад

    Eng Abdishakur meel aan kala so xidhiidho rabaa bro

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye Год назад +4

    Content creation ayaa rabaa wll xagee kaala soo xiriiraa wll

  • @KhadraCige-f4n
    @KhadraCige-f4n 9 месяцев назад

    Mahdsanid wl

  • @hasocotohowshu7921
    @hasocotohowshu7921 Год назад +3

    Wiilkan meel an kala xidhiidho ii sheega please 🙏🏽

  • @KhadaCabdiAadam
    @KhadaCabdiAadam 10 месяцев назад

    Wll Cabdi shakuur xgeen si khaas ah kaala soo xidhiidhaa

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 10 месяцев назад +11

    Well! Thank you so much for your in-depth knowledge Abt this issue. However, my question is can I use my phone to start such work if I may ask just in good faith?

  • @WllkaWeyn-s5j
    @WllkaWeyn-s5j 10 месяцев назад

    Thank you teacher

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Год назад +3

    Waan ku salaamay, wll Upwork xeer cusub ayuu soo saaray oo ah in labuuxiyo from ka cashuuraha sidaas awgeed sidaan ubuuxinaa ? Haddii aan hore ubuuxin wayno ganaax ayaan lakulmayna lacagta hore uma helayno, 30% ganaax lacageed ahna waa nalaga goosanayaa ee nacaawi bro

  • @mrjeey744
    @mrjeey744 Год назад +3

    Waxaan jeclaan lahaa content creation

  • @X1National
    @X1National Месяц назад

    Thank you, you are the channel of x1 national arabic

  • @Mc-r2w
    @Mc-r2w Год назад +6

    Content creation ❤

    • @hothoapdi7028
      @hothoapdi7028 10 месяцев назад +1

      Content creation ka
      Wax yar o details ah iga sii wllo

  • @sayid-aliadem.11
    @sayid-aliadem.11 8 месяцев назад

    Facebook tiktok iyo RUclips sidee lacag looga sameeyaa full document iyo xogtii u dambaysay, noosoo gudbi, mahadsanid ustaad.

  • @sulthansitiin6816
    @sulthansitiin6816 Год назад +5

    Ustaad su'aal muhiim ah ayaan ku waydiinayaa. Haddii aan u wareejiso page-kayga waddan Eligible ah, oo aan anna kaliya ka noqdo page-kayga Editor, sidaa ma kaga maarmi karaa Server-kii (AWS). Mahadsanid ustaad

  • @CabdiraxmaanWaxkale-h5e
    @CabdiraxmaanWaxkale-h5e 11 месяцев назад

    Sxb Ang abdishakuur inaan wareeysi kula yeesho ayaan rabaa simacluumaad badan kaaga helo xagee kaaga soo xariiraa

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 Год назад +4

    content creation

  • @xasancalimaxamed3294
    @xasancalimaxamed3294 11 месяцев назад +1

    ASC wllo sidee uhelaa

  • @BintiMohamed-xl4sf
    @BintiMohamed-xl4sf Год назад +4

    Content creation 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @ahmedazm8888
    @ahmedazm8888 Год назад +2

    Content creation sidaad lacagta uga samaysid nala soo wadaag

  • @sadiksamir3839
    @sadiksamir3839 2 месяца назад

    Macalin sidee loga samee content creation ❤

  • @DaaciAbdirahman
    @DaaciAbdirahman 11 месяцев назад +1

    Ustaad ❤❤ mahadsanid

  • @ZakariaNaanale-p5m
    @ZakariaNaanale-p5m Год назад

    0:48 0:49 0:51 0:51 0:52 🎉

  • @mursalcarjaawe7654
    @mursalcarjaawe7654 3 месяца назад

    Eng. Hadaan guuleysto you are directly proportional to