My first investment: $200 ayaan ku sameeyey $14,000 !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 сен 2023
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/student-registr...
    Telegram: t.me/abdishakurhm/

Комментарии • 183

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 10 месяцев назад +13

    Salaam Alaykum first one and commit thanks 🎉🎉🎉🎉

  • @azkarmuhumed8522
    @azkarmuhumed8522 9 месяцев назад +2

    Thanks bro sida fiican ee aad nola wadagtay wxn raba sida ugu fudud ee lagula soo xidhiidhi karo anyway my Allah bless you bro

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  10 месяцев назад +21

    Waa mahadsantihiin saaxibada sida gaarka ah iigu dhiirra geliya inaan idiinla wadaago fursadaha Online-ka, waxaa rajaynayaa inaad halkan iigu soo qortaan haduu jiro mowduuc aad daneeneysaan. kamid noqo saaxibada telegram-ka t.me/abdishakurhm/

    • @mohamedciise8356
      @mohamedciise8356 10 месяцев назад

      Sxp waxaan rawaa inaa icaawiso mudo sanad ayaa Ku jiraa cryptocurrency lkn wali kama faa idin waayo maheysto lacag aan Ku maal gashto maalin walabane waan iska daawadaa sidee dadka kale ushaqeystaan 😢

    • @Chef_man_
      @Chef_man_ 9 месяцев назад +1

      dhibka kadaa dadka malin walba waxbaa u sheeke dadkana lama hadlaysid war wallhi dadbadan kaa dacwoonaya arkay marka nio dhalinyarada inta hami kaliso hadana ha ka baaabi in😊

  • @mohamedtaha-yi8qz
    @mohamedtaha-yi8qz 2 месяца назад +1

    Thanks for sharing your stories bro, salaam from 🇩🇯

  • @4166Ama
    @4166Ama 9 месяцев назад +3

    Masha Allah sida ad ubilabi karno nala wadaag wlky 😊

  • @cabdalemaxamed6475
    @cabdalemaxamed6475 10 месяцев назад

    Mahadsanid zhp mcn

  • @farhanadan6366
    @farhanadan6366 10 месяцев назад +1

    Ustaad abdi shakur waad mahad santahay waxaan ku dhax wareeray sida uku fcn aan mu bilaabi karo iisheeg. Thanks🙏🙏

  • @Speedunique.
    @Speedunique. 10 месяцев назад

    .abdishakur ustaad halkee kaala soo xariiraa Information ayaan rabaaa ustaad

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 10 месяцев назад +13

    Gabadh jirkeeda iibsatay maxaa u leedahay hadal wanaagsan ma garaneysid miyaa sheydaan yahow.

  • @MahfuudAbdulahi-wf6gd
    @MahfuudAbdulahi-wf6gd 9 месяцев назад +1

    Tanks my best teacher

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan3368 10 месяцев назад +2

    Wll waad mahadsantahy sida quruxda badan ee aad hormarkayaga uga shaqaynaysa

  • @mgdehand1247
    @mgdehand1247 7 месяцев назад +1

    And iyo aaad ayad u mhdsantahy wllo
    Lkn sda lo malhshanyo ifahansii ado
    Ralliyah wllky ama xaga aan ka bilabi karo dee❤

  • @Abduqadiriimaan-dr2dd
    @Abduqadiriimaan-dr2dd 8 месяцев назад

    Masha Allah Keep going Wll

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 10 месяцев назад

    mnsha allaah Hmplyo Hmplyo ❤

  • @cabdirashiidaxmed2780
    @cabdirashiidaxmed2780 5 месяцев назад +1

    waa mahadsan tahay macalin abdishakur mohamed

  • @cawaalenuux1502
    @cawaalenuux1502 6 месяцев назад

    Qeyr alha kusiyo eng.aad ayaad daka ugu faa ideysay

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 10 месяцев назад +7

    Waan ku jiraa ilaahay khayrkiisa hana siiyo runtii waa meesha aan isha ku hayo

  • @cumarbaako2842
    @cumarbaako2842 9 месяцев назад

    Thanks 😊

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 10 месяцев назад

    Thnks

  • @Abdisalaan-kb1wk
    @Abdisalaan-kb1wk 3 месяца назад

    Asc eng abdishakur wll mahadsand
    Intee kugula soo xiriiri karaa shaqadan waan ubahanahaye

  • @samiirqarsata
    @samiirqarsata 9 месяцев назад

    Wll mcn sidee kuugu soo biraa inaa timkaaga ka mid noqodo ayaa ka rabaa

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 10 месяцев назад +3

    Shukran ustaad waaanu kuwadanaa, 2k subs waxyaraa iiga dhiman isoo booqda sxbyl🎉❤😮😊✌️💪💯

  • @karaaji0790
    @karaaji0790 10 месяцев назад +2

    Macalin please noo soo samee peyoneer iyo Peypal sida loo sameeya adigo somalia joogo !!!

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 9 месяцев назад

    ustaad aad baad u mahad santhy noo soo badi barnamijkan qeybihiisa kala duwan

  • @axmedmaxamudadan4425
    @axmedmaxamudadan4425 10 месяцев назад +2

    Waxaan rajaynayaa in aan ahay qofki ugu horeeyey

  • @maxamedcismaanmrcajab
    @maxamedcismaanmrcajab 10 месяцев назад +1

    Welcome

  • @user-qt9mt6wz5w
    @user-qt9mt6wz5w 7 месяцев назад

    Thanks

  • @dhagasayn6370
    @dhagasayn6370 9 месяцев назад

    Ustaad waad mhdsantahy waxkasta oo aad nosoo gudbiso faahfahin iyo sidii aan ugu biirilahyn nosoo raaci

  • @CumarDhagaweyne-qe1yj
    @CumarDhagaweyne-qe1yj 10 месяцев назад

    Walaal xagaa kaala soo xariiraa

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf 7 месяцев назад

    I.sh wll mhdsanid

  • @aliqaasinali7139
    @aliqaasinali7139 9 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad

  • @mujiibali9923
    @mujiibali9923 10 месяцев назад +2

    marketka lacagta laga badhayo ee aad lahayd gal magacisa iso qor wll codkaagan sifican anan u fahmine

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 10 месяцев назад

    Masha allah ustad❤

  • @Adkavic
    @Adkavic 10 месяцев назад +11

    Ustad marada ka dhacday cwa loma bahnen adigoo dadka kugu xeran tusale sinayo in ad dumar tusale xun ad ka bixineso ad uso qadato plz wxa ka mid tahay dadka ugu wngsan e social media wx kuso gudbiyo arimaha qar yeysan kula salax tagin wa iga talo le in ad rali galin ka bixisane wa ficnaa lahed thnks

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 8 месяцев назад

    Sxbow lacgta earn soma ahan interest yacni ribo soma ahan. ?

  • @user-bs5gx3po1h
    @user-bs5gx3po1h 9 месяцев назад +21

    Don't rush into something you don't know if it is halal or not, hungry is better than the punishment of the last day.

  • @Mohamuudabdirashiid
    @Mohamuudabdirashiid 4 месяца назад

    Ustad telegram magacaga ku qoran yahay ayaa xalay ila hadlay marka adiga miyaa miyaa mise qof kale ayaa wata

  • @user-mm7sj2xe3v
    @user-mm7sj2xe3v 6 месяцев назад +1

    Asc wllky c/ Shakur wan ku.salaamay bro waxaan ubaahnahay investment waxaan uqabaa baahi aad iyo aad marka wllky ado mhdsn xageen Kala soo xiriiraaa

  • @fahadhajji3046
    @fahadhajji3046 9 месяцев назад +2

    Bro wan kusalaamay salaan kadib sxb waxaan joogaa soomaaliya waxaan aad ugu baahanahay inaan investment sameeyo bro meel aan maalgashi ku sameeyo ayaan garan la.ahay walal waxaan kaa rabaa inaad igu saacidid walal

  • @user-zb2pq5ow4z
    @user-zb2pq5ow4z 9 месяцев назад

    Eng abdishakur sxpow passport soomaali ma heesto national ID ma heesto sidee ku isticmaalaa payoneer please Reply isoo gal qofkii kale oo yaqaan ha ii faa'iideeyo

  • @cabdisalaanmuhumed4233
    @cabdisalaanmuhumed4233 3 месяца назад

    Ustaaad rapi hagaa abaal mariyo❤

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 3 месяца назад

    Ustaad qof course trading qaata ma samyn karaa in uu maagashi sameeyo

  • @user-wt7fz2rb9c
    @user-wt7fz2rb9c 9 месяцев назад

    1- sidee la isku diiwaan galiyaa?
    Sidee loo furtaa *''Account"?*
    Wax yar loo iftiimi *"Eng abdishakur"*
    Mahadsanid *Ustaad.*

  • @MahadHassan-zk8ih
    @MahadHassan-zk8ih 3 месяца назад

    Waa suura gal kakin somalia 🇸🇴 in wax la xado iyo in malgishi xatooyada ka fuudud

  • @SHARMINHO
    @SHARMINHO 10 месяцев назад

    War hadad 2000 ku shaqysaty 14000
    Ma hoyadaa baaleh lacagta intayda iisoodir eeyohow
    Lajan teheee❤

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 10 месяцев назад

    Subxanalah

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel 2 месяца назад

    Hada ma gali karaa? Ama lama gadan karo? 1bitcoin waa meeqo nala tali godoomiye

  • @khadarsame9549
    @khadarsame9549 10 месяцев назад

    Sxp issgoo sidaa kasii faahfaahsan
    Noosoo badi

  • @user-uu4zl3zu4k
    @user-uu4zl3zu4k 5 месяцев назад

    Aboowe xagaan kaala soo xiriiraa

  • @jararmedia9320
    @jararmedia9320 3 месяца назад

    Waan kula socdaa libaax waan ka helay runtii casharadan.

  • @salmomaxamedxassan
    @salmomaxamedxassan 3 месяца назад

    Xageekabarta curepto currency inte lsgu barta plz isosheega

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 10 месяцев назад +4

    Qofki shaqaystaa 8 saacadood shaqo ku jira waxaa uu la mid yahay gabar jirkeeda iibsatay ku lahaa subxanna allah.

    • @mujiibali9923
      @mujiibali9923 10 месяцев назад

      de waa runti maxa shaqo ku haysa aslan dadka vediogan loogu tala galay matihid why ma fahmaysid

    • @Aliibrahimali249
      @Aliibrahimali249 10 месяцев назад

      @@mujiibali9923 qofki shaqaysta cilmigiisa iyo hoogiisa adeegsada waa gabar jirkeeda iibsatay oo kale maku racsanthy

  • @user-qd5ti6sd6m
    @user-qd5ti6sd6m 9 месяцев назад

    walale waad mahadsantahay

  • @HajiHiish
    @HajiHiish 10 месяцев назад +1

    more practical, more practical, more practical

  • @user-nl9gw8st4o
    @user-nl9gw8st4o 2 месяца назад

    Sxb waxa rabaa sida loisticamalo ablake shinda mida ugufiina iisheeg Sxb

  • @abuudalxa4321
    @abuudalxa4321 10 месяцев назад +1

    Sida Loo maaLgasHadO Bitcoin Vidio kaso samEe wll

  • @shacbanibrahim6733
    @shacbanibrahim6733 Месяц назад

    Wll side ugu shubta ya i cawiya

  • @MohamedisseGure
    @MohamedisseGure 3 месяца назад

    Eng waxaa Rabat inbaryo maadaan isheeg sifudud laguna barokaro madam shaaqaleah

  • @user-il1nu4st7z
    @user-il1nu4st7z 5 месяцев назад

    Ustaad waxan u bahanahy inaan maalgashado waxana u bahanahy information dheeraada

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 10 месяцев назад

    Wax badan ayaan kaa fahamsanhay

  • @AxmedkaapeMaxamed-dc3kk
    @AxmedkaapeMaxamed-dc3kk 10 месяцев назад +2

    I am Back ❤❤❤

  • @Cobra____gaming
    @Cobra____gaming 10 месяцев назад

    Macalimuu su aal aan qabaa
    Nio page Facebook leyahay Europe la iga sameeyay anoo somalia joogo sideen ku isticmaala oon wax kudhigaa zxp

  • @LeilaAbdi-mw7pg
    @LeilaAbdi-mw7pg 3 месяца назад

    Sxb waku salamay waxa raba in an Barto online

  • @SadamHusen-
    @SadamHusen- 9 месяцев назад +1

    Sxb codsi ayaa wata muuqalaka codaka kabadal waaye muqalkada waxa isladawana aabo woxo idha qufkan woo iskaciyaara yoo kulugoyinin ane waxadhah waa macalin wacabada kafaiday

  • @Usman070
    @Usman070 10 месяцев назад

    Facbook provil 10000k ayaan haystaa suruudii waan buuxiyay ee sideen akoon ooga helaa

  • @marcelm4741
    @marcelm4741 3 месяца назад

    Dhowr jeer ayaan isku dayey laakiin scammers ayaan u gacan gelay waana iga dhuntey lacagteydii, do you reliable brokers?

  • @user-gk1ye7xe1z
    @user-gk1ye7xe1z 2 месяца назад

    Ustaad casharo online mabixisa

  • @siciidomariise6705
    @siciidomariise6705 6 месяцев назад +1

    Muqaal sifican nootusaya kow ilaa dhamad siloo sameeyo investment baarabey

  • @amj-video
    @amj-video 10 месяцев назад

    Sxb kasoo hadal (Well Street memo )

  • @cilmicabdulahicali7316
    @cilmicabdulahicali7316 3 месяца назад

    Sxb gacaliyee shid Ayan ahay amad icaawi kartaa mana aqaan waxaan lacag yar ayaa helikaraa mad 8galisid ma aqan waxaan

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 10 месяцев назад

    Fahan 10% ayan ka haystaa aniga ee yaa garab igu siinaya

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 5 месяцев назад

    Walahi ninkaan waa naga waaaley

  • @cabdishakuur5047
    @cabdishakuur5047 6 месяцев назад

    Saxeb waw wasax

  • @user-uj4kf9xt3w
    @user-uj4kf9xt3w 4 месяца назад

    Aad ayaa u mahadsantahy wll aad ayaan u Gahanna sanay barnaa mijka aad kahadashay keliya waxa Naga dhiman qaabkaa ku bilabi LaHayen waxaan muqalka aad soo wadid

  • @Kartimaal1
    @Kartimaal1 10 месяцев назад +4

    Kulahaa kama duwanid gabadh jidhkeedii laga iibsadey😡. Hadalkaa iska qurxi waxaas wax laga hadla maahee, muqaalkaagana halkaasbaan ku joojiyey mahadsanid.

  • @TABLIIQMEDIA1101
    @TABLIIQMEDIA1101 10 месяцев назад +3

    Zxp soosameey sida upworka translated looga shaqeeysto

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  10 месяцев назад +1

      insha Allah

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 10 месяцев назад

      @@AbdishakurHM waxaan ka mida ahay dadka kugu xidhan sidaas darteed waxaan ka codsanayaa inaad channel kaaga soo galiso barashada market ka suuqgaynta ganacasiga please and please thanks 🙏

  • @user-xw1ge8tj1s
    @user-xw1ge8tj1s 9 месяцев назад

    Lacagta wax iga sii

  • @XaafadaQarniganCusub24
    @XaafadaQarniganCusub24 2 дня назад

    Anigu wan aaminsanahay in sxbow in lacag badan laga sameen karo

  • @KhairehElmi
    @KhairehElmi 4 месяца назад

    Warbixn ayaan rabaa

  • @hirsiismacil4508
    @hirsiismacil4508 2 месяца назад

    nio dadka ma caawisan wlhu xaqiiqadana ana so arkay kaliya inad vidoe so gudbisan ayay idinkaga dhantahay

  • @AhmedAbukar77
    @AhmedAbukar77 9 месяцев назад +2

    Ustaad dadka yutubka leh si ay veiws u helaan waxay soo qataan qoraal soo jeedasho leh

  • @khaliifkhayre4130
    @khaliifkhayre4130 3 месяца назад

    MIDA kale eng waxaan RABAA in aan Barton EE talo iga sii qaabkaan U baran lahaa

  • @user-uk5kq5iq1u
    @user-uk5kq5iq1u 4 месяца назад

    Walal hada inte ku sugantahay

  • @hassanabdirizak4277
    @hassanabdirizak4277 10 месяцев назад

    Sxp 7/10 ayaan kugu qiimeeyey waayo markaad mawduuc tilmaameyso magaciisa iyo sawirkiisa videogq ku soo dar dad ayaan english ka aqon dhawaqisa fahmenin sda aniga io kuwa ila mida. Plz hadda kadob wqx kabadal sdaan.

    • @mrshidane8353
      @mrshidane8353 10 месяцев назад

      Hhh war anaga yab arag hadadan English ka magacis kaliya fahmi la dahay sidee u isticmaale meel laga maraba mataqanidee.
      Luqada baro marka koowad hada run ku shego.
      Hada luqada aqoon waxba maqadesid
      Waa furaha.
      Hadadan luqada aqon side ku aqrine waxa iney horta wax saxyihin ama in boojo tahay.
      War waa dhacantahe lacagtada heeso.
      Luuqada baro, waxa laguu shego baar Google gal, vedio yo English ah ka hadlayo dhageso ,dadka calamka maxey ka dhahen,xog aruuri ka dib go aan gaar.
      Luuqada waa furaha, hadii klena lacagaha iska gub

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 10 месяцев назад +1

    Forex weeye xirfada maanta nin dhalinyaro ahi ku ciil bixiyay karoo

  • @maxmedcabdi6996
    @maxmedcabdi6996 Месяц назад

    Asc sxb waxd isheegta lacag waa la shaqayn karaa lakiin wax is way diinle
    Diinta islaamku maxay ka qabtaa
    Ma xalaalbaa mise waa xaraan
    Ileen iska cun maahe aakhiro ayaa danbaysee danbaysee

  • @abdirisaqzuuzi326
    @abdirisaqzuuzi326 7 месяцев назад

    Away Dee muuqaaladii laba bilood baa laga soo wareegay

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 3 месяца назад

    Ustaad meeqa sanaa u dhaxaysay waqtiga $200 iyo $14000

  • @caabiofficial9959
    @caabiofficial9959 10 месяцев назад

    Waa ribo cad dee

  • @cumarqalombi
    @cumarqalombi 10 месяцев назад +1

    Asc ustaad horta maaalinkii u horaysay een thumbnail kaaga arko waan kugu qoslay lkn hada sidaan video kaste u daawanayay mudo 7 bilood marayaa waan fahmay ninkaa runbadana wali ma arag insha alah waxaan rajaynayaa inaan wax iskay uqabsado mahadsanid wllka

    • @mrshidane8353
      @mrshidane8353 10 месяцев назад

      Sidee ku xaqiijise run ahaan tiisa
      Xog aad ka maqashay miya waliga lacag kasamesay?

  • @user-zn1cq2je8e
    @user-zn1cq2je8e 5 месяцев назад

    Asc

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 7 месяцев назад +1

    200$ dolar aad galisay meqa cion ayaa ku heshay

  • @maxamedxasan6962
    @maxamedxasan6962 3 месяца назад

    anaga maa waxa rabtid noo shegee sxbow

  • @AbdisalaanDhibyare
    @AbdisalaanDhibyare 10 месяцев назад

    ustaad naftad naga jartay online baa lacag lama sameyaa dadkuna waa wada bilow adna meela sarsare ayad ka hadasha sidee isula keenayna markaa?

    • @mrshidane8353
      @mrshidane8353 10 месяцев назад

      He doesn't care
      Waxa kaliya uurabo waa un dadka daruuftooda ka faaidesto imanka kasoo rido si vedio yadiisa udawadan ayago rajo leh.
      Mar walbo vedio ga xigo idinkaga soo samena buu leyahay .
      Waa aftahan, nin la aamini karo ayuu u egyahay sida ayuu ku qaldaa
      Shaxdaan waa views waxa ladhaha rajo been tusi kan baahan..
      Adeer hadu real uyaqano RUclips 90ka time uma heleen oo lacag ayuuba ku qabesanlaha

  • @AxmedXasan-sy3uu
    @AxmedXasan-sy3uu 10 месяцев назад

    W

  • @Daadir-media
    @Daadir-media Месяц назад

    Maanta aan dawanayo tariqda waa 14/6/2024 67k

  • @goobeofficial
    @goobeofficial 10 месяцев назад

    See loogali karaa

  • @ZEYD_AHMED
    @ZEYD_AHMED 2 месяца назад

    Wlhi shaqaalanimo ku rafaaday waa ubaahnaa inaan bilawo shaqa online meel aan ka bilawo ma aqano maanta malin eheyn wa kuu abaalgudi doona😢

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 8 месяцев назад

    Mahadsanid marka Hore Qaabkeee loo bartaa kiribti karansi qaabkeese loo maal kashadaa bro ii soo jawaab😢

  • @abdullahidhegey2763
    @abdullahidhegey2763 5 месяцев назад

    Maamule aqoonti naga maqan plz ani icaawi