Sababta dad badan ugu fashilmaan Crypto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Offer: linktr.ee/abdi...

Комментарии • 104

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 8 месяцев назад +14

    MUQAALKAAN WAA KICI DOONAA

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  8 месяцев назад +1

      woow thanks bro

    • @abdijaliilzg6833
      @abdijaliilzg6833 8 месяцев назад

      Awey link

    • @Saajid995
      @Saajid995 8 месяцев назад

      Ustaad waxaan rabey inaan iska diiwaan geliyo couse crypto ah ee sideen isku diwan geliya

    • @RNN1234
      @RNN1234 8 месяцев назад

      ​​@@Saajid995bro ctypto Ayaan Ku barayaa Yaan Lacag Lagaaga Cunin, Crypto Waa Meel Aad Lacag ka Samayn karto, Mana Ahan Wax Uu Qof Ku bari Karo Suuqa Markuu Hoos Joogo Maalgasho Wax Aad Galinaysana Ha Ahaadaan Wax Aadan Dhawaan U baahanayn, Ilaahay na Talo Saaro Walaahi Aniga Coin Aan 2021kii Galiyay 3k 100× Ayaan Ka Helay Mana Jirto Cid Lacag Iiga Qaadatay Waan Ku barayaa.😊😊

    • @manqabojiye7043
      @manqabojiye7043 8 месяцев назад

      ​@@Saajid995 saaxibkey anagoo muqaladiisa dawano oo telegram flllow unahay ka wayney course

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  8 месяцев назад +6

    Saaxibada waa ku mahadsantihiin garab istaagga, insha Allah mawaadiicda aad u codeysaan ayaan idiinla soo wadaagi doonaa, comment iigu reeb hadii uu jiro mowduuc aad jeclaan lahayd

    • @murowoofficeal8506
      @murowoofficeal8506 8 месяцев назад

      Tuug tuug dhalay baa tahaye lacagtaydii isoo dir nacalaa waaridkaa ku yaale

  • @AhmedMooge12
    @AhmedMooge12 8 месяцев назад +2

    Hambalyo Hambalyo Ustaad
    Dadka dhif iyo naadir ka ah ee
    Soomaalida ka bad qaba 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏

  • @ashaabdi4216
    @ashaabdi4216 2 месяца назад

    Mahadsanid waan kuu soo diray eemeyl

  • @EngAbdukhadirGudoomiye
    @EngAbdukhadirGudoomiye 5 месяцев назад +1

    Thank you for sharing information

  • @Abdiladif_Adam_Mohamed
    @Abdiladif_Adam_Mohamed 8 месяцев назад +5

    Cryptocurrency 🎉 Ayaan Bilaabay Sanadkan Insha Allah

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  8 месяцев назад +2

      Guuleyso insha Allah

    • @dahabi_media
      @dahabi_media 8 месяцев назад +2

      Ustaad wan ku cusubahaY inan kula so xidhiidho ayan raba si ad I caawiso

    • @abusheequna1446
      @abusheequna1446 8 месяцев назад

      Ustat coninTRX ayaa malgashn rawa kwrn ustaat misee wan is ka diya kuwa kale coin macqul ah waliba lacag yar lagu iibsan ka raa nala wadaag😊

    • @realbarkash8896
      @realbarkash8896 6 месяцев назад

      ​@@abusheequna1446lacagteeda intee ka hesha

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 8 месяцев назад +3

    Waxanba la imaadey shax funny ah 😅
    Coin aa isleyahay wa kala kici kara, aa 100 coin ka gadana 0.5 ah hadiba uu 100$ gaaro sell aa iska dhaha 10,000 kaga bananka waye 😅
    Fursadaha badso, oo dhawr coin invest garey✅️. Ustaad shukran crypto dhalin yaro badan ayu mustaqbalkooda dhisay

    • @caanooleofficial3584
      @caanooleofficial3584 8 месяцев назад

      Ustat qali ah waxan jis heegtaa xadiii aan 100 giliyo ii noqoto 500 mala bixi karaa taasina igu soo jwb teda kle sidee Accoun igu furan karaa please ? Ustat

    • @yaxyesiciid714
      @yaxyesiciid714 5 месяцев назад

      Kuma fahmin wll si fican u faahfaahi

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid Ustaad ilaahay haku barakeeyo

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  8 месяцев назад +1

      Aamiin mahadsanid wll

    • @halista1234
      @halista1234 8 месяцев назад +1

      ​@@AbdishakurHMustaad qeyr Allah ku siiyo ee course sada sidee isku diiwaangalikarna Nala wadag

  • @ashaabdi4216
    @ashaabdi4216 2 месяца назад

    Soo dhawaaw ustaad

  • @realbarkash8896
    @realbarkash8896 6 месяцев назад +1

    Sarifle isheeg sxb laga iso dhigo😊

  • @manqabojiye7043
    @manqabojiye7043 8 месяцев назад +7

    Ustaad corsada sidee ku bilaaban karnaa niyow isla weeynida dhaaf ee xadey run ka thy coursada naga iibso kaa tuugsan meyne

  • @MohamedAdan-br6wp
    @MohamedAdan-br6wp 6 месяцев назад +1

    Saaxiib Kenya Ayaan jooga waxaana rabey inaan maalgashto laakiin waan Fahmi waayey

  • @bardaaxle11
    @bardaaxle11 8 месяцев назад

    thanks ustaad waxaan rabay inaan ku waydiiyo :
    1.brokchiansku wadankeena kama shaqeyaan sideed lacagt ugu shubi kartaa ama ugala bixi kartaaood evc and zaad ugu soo wareejisan karta?
    2.markaan rabo inaan samaysto qofka diba jooga ma waxaan uga baahanay address kiisa ookaliya?
    3.Banks wadankeena ka jira kuwee xidhiidh la leh oo la isticmaali karaa?

  • @Islaam252
    @Islaam252 7 месяцев назад

    Wacaleykumu salaam waraxma (TULLAAHI)

  • @ahmedhussien1157
    @ahmedhussien1157 7 месяцев назад

    Ahmed Hussein 0:15

  • @Sinkaaro
    @Sinkaaro 8 месяцев назад +1

    Coin xalal ah cyrpto side u shaqeystaa???

  • @AbdulqadirAbdirahman
    @AbdulqadirAbdirahman 8 месяцев назад +1

    Ustaad xayaakallaah

  • @azuismail9868
    @azuismail9868 8 месяцев назад

    M.a mahadsanid ustad marka hore marka labaad waxaan kuwaydiini suaal haday macquulrahay iiga soo jawab.
    Mabanaantahay lacagtaan oo xalaalmatahy mise....
    Markaan baritan sameyey sh.umal iyo shibilli waykahadleen lkin wli sisax ah uma sheegin xaraantinimadeeda iyo xalaaltinimadeeda😢

  • @Catamaloov
    @Catamaloov 8 месяцев назад +2

    Ar qof walibo waxa uu isku dayaa inuu lacag kaa sameyo korso markan maqlo madaxaa ixanuunayo maal gashi iyo korso maxaa iska quseyo

    • @shankaroon8172
      @shankaroon8172 6 месяцев назад

      Waxii hadaadan baran sidee iskaaga ilaalinaa qasaaraha 😂😂

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 7 месяцев назад +2

    9 Siyaabood oo ay dadka ku qasaaraan crypto
    1) Dadka oo ka heysta fikir qaldan cryptocurrency
    2) ma maamuli karaan dareenkooda mar walba coin cusub ayey ku cararaan
    3) waa inaad information sax ah ka heysid coinka aad galeyso
    4) coinka ha gadan asoo cirka ku jira sug ilaa hoos uu uga soo dhaco
    5) Ha iska iibinin coinka asoo qasaaro ka jiro
    6) Strategy waa inaad lee dahay

  • @iidismailgaur
    @iidismailgaur 8 месяцев назад

    Mahadsanid,qofka 100 dollar suqa la soo gala sida ugu fican ee uu uga faaiideysan karo talo ahaan maxad siin laheyd.

  • @jamaahmed2646
    @jamaahmed2646 8 месяцев назад

    Abdishakuur sxb stocks la maalgashan karo sida tesla oo kale ka soo hadal .

  • @aweysxaajiali361
    @aweysxaajiali361 7 месяцев назад

    Thanks mudane

  • @Abadinuur
    @Abadinuur 8 месяцев назад

    Coinka markii aan maalgashto mudo dheer aan doonayo ma ka xiran kara "oco"

  • @Ex-waaye-kan-inagaken
    @Ex-waaye-kan-inagaken 8 месяцев назад

    Thanks ustad wxa tahay qofka aan ka bartay crypto hal cashar ima dhaafo

  • @mohamudali2930
    @mohamudali2930 8 месяцев назад

    Ustad speaker ad cod ka ku dubeso is ka badal fasix ma ahan cod kaga

  • @sharfanahmed-p9w
    @sharfanahmed-p9w 8 месяцев назад

    Ustaad blogg see traffic loogu sameeya video noga so sameey

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 8 месяцев назад

    Crypto iyo binance maxaa Iska quseeya ustaad?

  • @jararmedia9320
    @jararmedia9320 6 месяцев назад

    Waan kula socdaa macalin

  • @rosulysmc555
    @rosulysmc555 8 месяцев назад

    Suuqa malaha adiga ku cusub ustaad pull run ka haduu bilow yahy ilaa iyo 2025 bisha November waa la rajenayaa inuu socdo marka suqa afar bil mha ee information ka dadka usoo gudbineeso iska soo fiiri Thanks 🙏🏿

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 7 месяцев назад

      Walaal lambarkaaga isii haday suuragal tahay waxaan kaa rabaa talo inaad iga siiso crypto?

  • @fahmobarud4888
    @fahmobarud4888 8 месяцев назад

    Crpto sidee u baran kara ustaad intaanan horta ka shaqayn meelehe oo kale ayaan ka baran karaa

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 8 месяцев назад

    Ustaat crypto noso badii ka hadal kiisaa sidaa Conis wanag sn loo hilaa❤❤

  • @alifarey862
    @alifarey862 8 месяцев назад +1

    Thanks

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 8 месяцев назад

    Course ka crypto kwrn
    Qimahana ino sheg

  • @SamiirohassanFaarah-pz3gu
    @SamiirohassanFaarah-pz3gu 5 месяцев назад

    Adaa Sudan walalkey

  • @khadarzed2590
    @khadarzed2590 8 месяцев назад

    Macalin websiteka marka la registi gareeyo wuu diiiday ❤

  • @NaciimaHodan
    @NaciimaHodan 8 месяцев назад

    Qof course kaa iibsaday haduu jiro isoo qor numberkaaga

  • @mohamedmohamud4474
    @mohamedmohamud4474 6 месяцев назад

    Sidee umaalgashan karaa anoo soomaliya jooga

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 8 месяцев назад +1

    Masha Allah mahadsanid ustaad 🎉

  • @RJ22536
    @RJ22536 7 месяцев назад

    200 korso ah dhalin yarada uma hiilin marba hadaa lacag badan sameysid maxathy mihiimada dhalin yarad course ugu qali yeneys

  • @yahya5823
    @yahya5823 8 месяцев назад

    Azc ustaad, Alle haku sharfe, waxn uyar baahna ina wax iga caawisid anu hda ayaan bilaawey cryptocurrency marka ustaad waxn rbaa inaa trader noqodo (yacni ina suuqa uga shaqeysto si weekly ama monthly ahaan) marka hda waxn yar daawda oon wax ka fahmey dadka ka hadla `forex' gaar ahaan qeybta ka hdasha trading, technical analysis iyo waxyaabaha, marka hadaan kuwaa fahmo ma kaga shaqeysan kraa cryptocurrency oo xga trading-ka isku system maka yihiin, aad baad ugu mahadsanthay sida aad mar weliba no garab taagn tahy Alle hkaa abaal mariyo 🙌❤

    • @ugbadosman2204
      @ugbadosman2204 7 месяцев назад

      Asc wll inan hada bilabo ayaan rabaa halkee kalasoo xidhiidha

  • @adensomali7438
    @adensomali7438 8 месяцев назад

    Thanks for the information saaxib i want to join crypto currency lkiin waxaan fahmi la,ahay platforkee isticmaala waxakani ma hal platform oo iswatabaa mise waa kala gooni oo shaqa iskuma leh midwaliba imaad account kafurato weeye mise hal account baan kawada maamulan karaa halkaa jawaabtaada waa ii muhiim mahadsanid

  • @maaripboy6354
    @maaripboy6354 8 месяцев назад

    Coming soon1m one year insha allah

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 8 месяцев назад

    Jasmy coin mala maal gashan karaa coinkaas ma xalaal baa ustaad

  • @raufarab5140
    @raufarab5140 8 месяцев назад

    OKX ? Kaso hadal zxp mahadsanid

  • @Reviews229
    @Reviews229 8 месяцев назад

    Ustaad coin an $100 kumaalgashankara iisheeg

  • @qalimoowchannel3161
    @qalimoowchannel3161 7 месяцев назад

    Waxaan rabaa solana walaal aqbaar teeda kwrn

  • @Mohammed_Force
    @Mohammed_Force 8 месяцев назад

    Sxb
    Waxaad ka soo hadashaa royal q iyo Eazybot
    Adoo mahadsan macalin

  • @salahFouad-pb1zu
    @salahFouad-pb1zu 5 месяцев назад

    Walal hal mar ilaa hadel

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 8 месяцев назад

    Asc Abdishakuur stock ka soo hadal somalia dadka joogo ma maal gasho karaan

  • @Usman070
    @Usman070 8 месяцев назад

    Saaxiib lagta xageelagalabixi bangiyada soomaaliya malagalabixikarsa😊

  • @CabdiQani-hl5qj
    @CabdiQani-hl5qj 8 месяцев назад

    Ustaad sida somaliya paypal logu sameyo no sheeg

  • @AbdirahmanAbdirqadir
    @AbdirahmanAbdirqadir 8 месяцев назад

    Ustaad casharo bilow ah maad noo bilowdi

  • @elmiabdirahman5256
    @elmiabdirahman5256 7 месяцев назад

    Email kamaba jawaabaysid usdaad

  • @dahabi_media
    @dahabi_media 8 месяцев назад

    Ustaad shukran

  • @hamdijamaali9346
    @hamdijamaali9346 8 месяцев назад

    Walal xagee ka baran ka raa ado raliya

  • @RaiisAcademy
    @RaiisAcademy 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad.

  • @aadanabdi4909
    @aadanabdi4909 8 месяцев назад

    Qof suqan aqon u lahen ina kula taliso Crypto Lacg gasho Wa High Risk Wax Walbo Waxay Leyihin Bilow Ila dhamad Kula tali Dadka In ay Wax bartan kadibna ay ka Macashan Adigo Mahadsan

  • @abdimukhtar9016
    @abdimukhtar9016 8 месяцев назад

    Plz insha alah inoga dhig isniinta

  • @nim7534
    @nim7534 8 месяцев назад

    Abowe blogger aan sameystay adiga aan kaa daba sameeyay lkn waxaan fahmi waayay css code maxaa waaye

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 8 месяцев назад

    Waa su'aale saxip sidee loo sameysta?. Somalia maka shaqeeya ?.maxaa la iga rabaa?

  • @Haarun46
    @Haarun46 8 месяцев назад

    wad mahadsanthy sxp

  • @CiiseCaraay
    @CiiseCaraay 8 месяцев назад

    Ugu yaraan meeqaa lagu maalgashan karaa

  • @haajir13chennel5
    @haajir13chennel5 7 месяцев назад

    Asc abdishakur appka onnex10 ka soo hadal adoo mahadsan

  • @abdiasisosman5320
    @abdiasisosman5320 2 месяца назад

    Asc wll linkfa ii soo dir

  • @hafidproduction4279
    @hafidproduction4279 8 месяцев назад +2

    Codka hagaaji bro

  • @rahmarobleh5057
    @rahmarobleh5057 7 месяцев назад

    Tiktok sideed lacag logasamay kara

  • @ciyaaltiktoknet2296
    @ciyaaltiktoknet2296 8 месяцев назад

    App ka 2139 scam miyaa kaso hadal side trade bot

  • @mukashshow8299
    @mukashshow8299 5 месяцев назад

    Asc

  • @FahimAnimals
    @FahimAnimals 8 месяцев назад +1

    Codka iga habeee talite

  • @AZAD_ZUHEIL
    @AZAD_ZUHEIL 8 месяцев назад +1

  • @hasanmoho5571
    @hasanmoho5571 8 месяцев назад

    Zxb Cion dash ka soo Hadal zxb

  • @catplaying.
    @catplaying. 8 месяцев назад

    Ustaad xrb coin kwrn

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 6 месяцев назад

    Lacagna sidee logala bixi karaaa

  • @Suhaybmedia
    @Suhaybmedia 8 месяцев назад

    Pi

  • @murowoofficeal8506
    @murowoofficeal8506 8 месяцев назад +1

    Tuug tuug dhalay baa tahay nacalaa waaridkaa ku yaale lacagtayda isoo celi

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 8 месяцев назад

      Lacag muu kaa qaadey dadka faraha kala bax

    • @FahimAnimals
      @FahimAnimals 8 месяцев назад

      War qof caqli leh matihid miyaaa hadduu xoolo kaqatay macay baad kuleedah maangaab baa tahaye

    • @cabdiraxiinmacalin3116
      @cabdiraxiinmacalin3116 8 месяцев назад

      Yaa kutasheysay markaa siineysay yaasa kala tashatay