Hamaster Kombat sidee loo isticmaalaa? Step by Step | Eng. Abdishakur

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Offer: linktr.ee/abdi...

Комментарии • 372

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 2 месяца назад +20

    First ustaad😊

    • @hilowhaykal9399
      @hilowhaykal9399 2 месяца назад +1

      toon kiibar ka kasoo hadal pls

    • @jaamacmaxamed7717
      @jaamacmaxamed7717 2 месяца назад

      Hi

    • @jaamacmaxamed7717
      @jaamacmaxamed7717 2 месяца назад

      Toon kiber

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  2 месяца назад +3

      Insha Allah ​@@hilowhaykal9399

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 2 месяца назад

      @@AbdishakurHMwar ilaahay ka baq oo dadka SCAM ka aad u xayaysiinayso ka jooji! Fadlan dadka la dhacaayo ilaahay kaga cabso

  • @MaxamedWardi-ro7ss
    @MaxamedWardi-ro7ss 2 месяца назад

    Wax kaa sharaxaad xun ilaahay ma abuurin wixiiba waxaad moodaa 2x>> in lagugu furay

  • @Eyman.144
    @Eyman.144 2 месяца назад +2

    Ustaad hal wax i fahamsii 52M coins heystaa profit perhour keyga 850K coinkaan markuu suuqa soo galo token priceka profit per hourka maa lii qiimeynaa mise coinska kale oo cards lagu furto 🙏🏼

    • @Garadle
      @Garadle 2 месяца назад

      Per hour ka ayaa muhiim ah ayey idhahden qolada hamster.

  • @Orhanmohamet12
    @Orhanmohamet12 2 месяца назад

    Telegram ma yaalo gruopka sheegaysy ustaad where is link

  • @CabdulqadirNuriye
    @CabdulqadirNuriye 2 месяца назад +1

    Sidee loogu xidhaa tonkeeper ka kaso hadal

  • @abuyacqub6648
    @abuyacqub6648 2 месяца назад

    Waaat Ku Mahat San tahay waxaa kaa cotsanaya in at noga soo hadashit Qeebta Airdrop sida loo isticmalo

  • @hiraabePro26
    @hiraabePro26 2 месяца назад +2

    Ton keaper iyo side wallet lagu xirto ksuo xige ustaad

  • @mishkatdiini5446
    @mishkatdiini5446 2 месяца назад +1

    Qof beginner ah waxba kama fahmayo wll

  • @amiirtimo8500
    @amiirtimo8500 2 месяца назад

    Ustaad linkiga guruubka Airdropska aad ugu baahnaa linkigaaga ayaan hamsterka ku samaystay.

  • @Kuniciil
    @Kuniciil 2 месяца назад +2

    Kasoo hadal ton kiii bar sida logu xirto

  • @Shaba818
    @Shaba818 2 месяца назад

    Ustaad wxa noshegta qabka bootka logu xirto kutatabanaya tasa muhima

  • @MohaaAbdi-b8w
    @MohaaAbdi-b8w 2 месяца назад

    Ustaad groupka telegramka linkigiis xagee ka helaa

  • @yoolarshe
    @yoolarshe 2 месяца назад

    walaal kasoo hadal tonkeeper iyo hamastar sidee lacagta looala baxayaa?

  • @AbdishakorMohamed
    @AbdishakorMohamed 2 месяца назад

    Ustaad Link-ga xagee ka helaa

  • @ManticCade
    @ManticCade 2 месяца назад +8

    Eng igu cawi groupka sawirada lasoo dhigo maxaa ku qoran ama links intee kahelaa

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 2 месяца назад

    Wallet sida loogi xirto kaso hadal ustaaf

  • @zaahirpaulo4146
    @zaahirpaulo4146 2 месяца назад

    Ustaad loogu xirto master card ka so hadal ama lacagta loola baxo

  • @MoHAbdi-fx4uc
    @MoHAbdi-fx4uc 2 месяца назад

    10:02 Ustaad. "Hamster kombat ka" PPH kayga hadu badan yahay oo coin badan samaynayo, qaybta energy ga ma mandatory baa inaan tap tap sameeyo marwalba anigoo second kiina 1k coins PPH ka ka helayo

  • @YasminAhmed-v2x
    @YasminAhmed-v2x 2 месяца назад +1

    Tonkeeper kaso hdal se lagu xirta ustaadi

  • @MUXAMEDJANAGALE
    @MUXAMEDJANAGALE 2 месяца назад +1

    Ustad wallet sida loogu xirto ka soo hadal

  • @oyaayeosmaan8179
    @oyaayeosmaan8179 2 месяца назад

    Kasoo hadal wax walboo faiido ino leh

  • @Mohan-ahmed
    @Mohan-ahmed 2 месяца назад +1

    Eng appka Tradezero kasoo hadal please 🙏

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  2 месяца назад

    Telegram linkiga wuxuu yaal description

  • @cabdulaahifaarax8663
    @cabdulaahifaarax8663 2 месяца назад

    Ustaad
    Maalmu uu ii shaqaynayay ka dib
    Malmihii cilada ku timid ka dib ima shaqyn.

  • @MoHAbdi-fx4uc
    @MoHAbdi-fx4uc 2 месяца назад

    Airdrops ka kale ee muhimka ah ka so hadal ustaad

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 2 месяца назад

    Ustaad aniguna mntaba arkyna ma applications amaan ayaa loola soo degayaa

  • @mohameteid3369
    @mohameteid3369 2 месяца назад

    waxan ubaaha nahy in igu dartid group kaaga ama telegram,ka

  • @Allthe0necyrpto
    @Allthe0necyrpto 2 месяца назад

    Hamster Kombat linka qofki ubahan bilow wakana hoos ka eeg

  • @NuurAbuukar-fe3xy
    @NuurAbuukar-fe3xy 2 месяца назад

    ustaado gruopka sidax wax yaba ad shego si gruopka telgaramka wan ku jira mana arko ustaad marka ina iga cawiso ayan raba plz

  • @ManticCade
    @ManticCade 2 месяца назад +1

    Link airdropka intee ka helaa istaad

  • @HassanBarake-l4m
    @HassanBarake-l4m 2 месяца назад +1

    Qeybta wallet ka iyo Airdrop kasoo hadal ustadii

  • @mrfullka
    @mrfullka 2 месяца назад +1

    Zxp ka soo hadal isada lacagta lagu la baxo

  • @Cumar__dekh
    @Cumar__dekh 2 месяца назад

    Lkn groupka swrda laga helaa waa kee

  • @mahyeofficial6206
    @mahyeofficial6206 2 месяца назад

    Group eir darop meeyey waa rabaye halkee ka helaa link giisa

  • @najimo1869
    @najimo1869 2 месяца назад +1

    Alla noo soo badi like sharuud hanooga dhigine dadka qaar baa iska iloobayee 😢😢😢

  • @thanks.404
    @thanks.404 2 месяца назад

    Moalimuu Courses-ka Web-ka VIDEO-yo yar oo hor dhac ah ma u sameeyn kartaa si aan u arko qaabka aad u sharax-do ama fahamsiis kaaga.
    Qasab ma ahan. Thanks

  • @mohamudaliabdulahi5028
    @mohamudaliabdulahi5028 2 месяца назад +1

    Nio group kan ad na gu washay halke kahenaa inosheeg

  • @JackCadnaan-s9
    @JackCadnaan-s9 2 месяца назад

    Kasoo hadal walletka ustaad

  • @ShmohamedLuhaidan-y6g
    @ShmohamedLuhaidan-y6g 2 месяца назад +1

    Ustad link aaweeey!!!😫😫

  • @CabdiraxmaanCali-pp4hd
    @CabdiraxmaanCali-pp4hd 2 месяца назад

    Wallet ka toonkeeper kasoo hadal

  • @ThinkingRational36
    @ThinkingRational36 2 месяца назад

    Daily cipher code hadaad rabto isoo raac

  • @Khalid_axmed
    @Khalid_axmed 2 месяца назад

    Telegramka weyn waan ku xirnahay mudo neh waan ku jirnaa ee linkiga xagee ka helayaa ustaad

  • @caliwarsame8793
    @caliwarsame8793 2 месяца назад

    Ustad account an Kulahaa baa IGA dhumay marka maheli karaa❤

  • @DEEQAHMED-e1f
    @DEEQAHMED-e1f 2 месяца назад

    Eng. Abdishakur
    Waxa aan ku waydiinayaah Somalia adiga oo jooga lacagataaad ka shaqaysatid ma kala bixi kartaah...

  • @MohamedhassanWarsame
    @MohamedhassanWarsame 2 месяца назад +1

    ustaad ton keeper kasoo hadal

  • @honkhaalid2380
    @honkhaalid2380 2 месяца назад

    Ustaad sida wallet loogu xirto

  • @sulaymancaawiye
    @sulaymancaawiye 2 месяца назад +1

    Video editing course mala helaa

  • @hiraabePro26
    @hiraabePro26 2 месяца назад +2

    Ustaad group kama hayo join ba so dhahay maeka lkn accept kama hayo😊

  • @Maskiinow53
    @Maskiinow53 2 месяца назад

    Imisa airdrops ayaa helaa marka lasiidaayo coin kaan

  • @Yaxyesaciid-o6e
    @Yaxyesaciid-o6e 2 месяца назад

    Groupka linkaga Airdropska mee ustaaD

  • @muniraabdirahmanmohamed71
    @muniraabdirahmanmohamed71 2 месяца назад

    Wll please waladka kasoo hadal adigoo raali.ah

  • @Khalidabdi-o6x
    @Khalidabdi-o6x 2 месяца назад +1

    Withdrawal kaso hadal wll

  • @khaaliddhamac
    @khaaliddhamac 2 месяца назад

    town ceepar kasoo hadal maclin waa noo humiin😊

  • @nasryshowtalk
    @nasryshowtalk 2 месяца назад

    Telegram weyn wn ku jiraa ee midka airdrop ka sideen ugalaa ustaad

  • @ManticCade
    @ManticCade 2 месяца назад +1

    Kusoo hadaa airdropska

  • @Osman14063
    @Osman14063 2 месяца назад

    Dhalinyarada ha waalin nio meel la taabtaabto lacag laguma halee qiyaaliga kala tag meesha

  • @MohamedAli-tx2vn
    @MohamedAli-tx2vn 2 месяца назад +7

    ustaad groupka sidee ku helaya waan u bahanahaye

  • @KhaalidAli-or6kc
    @KhaalidAli-or6kc 2 месяца назад +1

    cabdishakuur wll waxan kuwediiy hamaster kombat talgaram miyuukushaqeeya

  • @YukizaInaiman
    @YukizaInaiman 2 месяца назад +1

    2diiba muqal wan dawadaya wana wada Mel fiican ayuu imaraya platinum ayan maraya
    Mahadsanid ustad eng abdi shakue

    • @sagalhassanarab9995
      @sagalhassanarab9995 2 месяца назад

      Wll ado mahdsan lacg malaga sameynaya wan ku warere appkan

    • @YukizaInaiman
      @YukizaInaiman 2 месяца назад

      @@sagalhassanarab9995 sas ba la leeyahay ila news yadooda sasbey leyihiin ee iska tijaabi un

  • @abdullahiabdi9494
    @abdullahiabdi9494 2 месяца назад

    Ton keeper kasoo hadal ustaad

  • @BIN-muumin
    @BIN-muumin 2 месяца назад

    Ustaad Ton keeper kasoo hadal

  • @yaxyenur39
    @yaxyenur39 2 месяца назад

    Macalin adi lee ma cunayo mxa

  • @supersimpa8361
    @supersimpa8361 2 месяца назад +3

    Ton keeper kasoo hadal ustad

  • @abdirashidmohamed2421
    @abdirashidmohamed2421 2 месяца назад

    Groupka air dropska link giisa xage yaal

  • @sakicllaahi533
    @sakicllaahi533 2 месяца назад +1

    Toon keepar kasoo hadal sxb

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 2 месяца назад

    Ustaad group ka daily combo ga laso dhigo xge linkgisa laga helaya

    • @LeylaAbshir-e9m
      @LeylaAbshir-e9m 2 месяца назад

      Daily combo tiktoka laga helaaa mlinkasto wx meel wlbo yaalo wye asaga bas mahayo

  • @Apdirasaq9
    @Apdirasaq9 2 месяца назад

    Asc walaal clshakuur waxaan kaa rabaa course crypto ah ee waxaan rabaa lambarkaaga what's appka

  • @CawrmaleCommunity
    @CawrmaleCommunity 2 месяца назад

    Walletka kaso hadal wll

  • @ibraahimqaasim5030
    @ibraahimqaasim5030 2 месяца назад

    Groupka sidee loogu biiraa ustaad

  • @mohamednuux6329
    @mohamednuux6329 2 месяца назад

    Tone keeperka kasoo hadal pro

  • @ahmednurmohamed6905
    @ahmednurmohamed6905 2 месяца назад

    Ustad10 mar ayaa wax kuu3 soo qorey jawab kama bro,

  • @NuuxRasta
    @NuuxRasta 2 месяца назад

    Grpupka inaan ku soobiraan rabaa ustaad

  • @adesh.1
    @adesh.1 2 месяца назад

    Tonkeeper kaso hadal ustaad

  • @camaanmacalin
    @camaanmacalin 2 месяца назад

    ustaadow Tonkeebar kasoo hadal

  • @FaridMedia72
    @FaridMedia72 2 месяца назад

    Ka soo hadal airdrop kale faiida leh

  • @zakiabukar9107
    @zakiabukar9107 2 месяца назад

    Soomaaliga kaliya ee 1B iyo 500m hamster ka heesto ani miya

  • @somalidamaantachannel5979
    @somalidamaantachannel5979 2 месяца назад

    Groupka hamster 🐹 telegramka linkegiisa intee ka helaa ustaad 🙏

  • @naciimaxirsi93
    @naciimaxirsi93 2 месяца назад +1

    Tone keeper kasoo hadal

  • @iamsaska3146
    @iamsaska3146 2 месяца назад

    Nosoo samee muqalka token keeper

  • @JaylaniSadik
    @JaylaniSadik 2 месяца назад

    Telegram ka maxa kugu qoran

  • @Fanax-e3g
    @Fanax-e3g 2 месяца назад

    Teacher marka 1 mahadsanid
    Wanu ubaahnahy videos kaas
    Group kaasna naga caawi sidin ugu biiri lahyan mahadsanid

  • @Forestryelepehants
    @Forestryelepehants 2 месяца назад

    Sxb notcoin aya siden subisi wana lagu qasaree .tana waa taas cml aragtideydaa😊

  • @tahliilmohamed2380
    @tahliilmohamed2380 2 месяца назад

    Dailu Cipher Sidee Loogu Qoraaa Ustaad

  • @Abadinuur
    @Abadinuur 2 месяца назад

    Tonkeeper ka soo hadal mudane

  • @mohamednoorosmanmohamed8881
    @mohamednoorosmanmohamed8881 2 месяца назад +2

    Waa mahadsantahay ustaadow
    Qeybta ugu muhiimsan ba waaa meesha lagu xirto oo ah tonkeeper oo aan dhib qabo loona baahan yahay inaad vedio noogu soo sameyid
    Aniga ahaan waa igu xiran yahay lkn qeybta connected ku qoran tahay iima muujinaayo calamada hamsterka
    Vedioga xiga inoogu dadaal inaad kasoo hadashid mahadsanid

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 2 месяца назад +1

      Telegram wallet kaba wad ku heysan kartaa sxb.. tonkeeper ka weli ma oglan isku xirka hamster Kombat

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 2 месяца назад +1

      Kuwo ku soo dirayo wax yaabo ay ku dhahayan lacagtas dalbo wallet kaga ku xir.. iska jiri.. hadad horey claim u dhahdayna hada Iska saar wallet kaga meel ayay ku qarsan yihin xili lacag soo gasho mise kuso shubato ayaga kala baxayan

  • @qalbidhaye6080
    @qalbidhaye6080 2 месяца назад

    Ustaad airdrops kale kaso hadal

  • @suhaybalijama
    @suhaybalijama 2 месяца назад +2

    Toncoin wallet kasooo hadal plz❤❤

  • @FaridMedia72
    @FaridMedia72 2 месяца назад

    Tonkeeper ka,soo hadal ustad

  • @abdirahmannour6727
    @abdirahmannour6727 2 месяца назад

    Tonkibarka kasoo hadal please 🙏

  • @CawlShiine
    @CawlShiine 2 месяца назад

    Dr nasra cabaas group ay adem ka katahay halkaa laga helayaa wll

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 2 месяца назад

    Daily campo hadii aanan sameenin maxaa dhici karo

    • @K_Darajo
      @K_Darajo 2 месяца назад

      Growing kaaga ayaa yaraanaya khabiir

  • @Hamseopthi
    @Hamseopthi 2 месяца назад

    Ustad ton keaper ka so hadal

  • @tahliilmohamed2380
    @tahliilmohamed2380 2 месяца назад

    Daily Goormee lasoo dhigaa Group ka Airdropka Waqtiga Noo Sheeg Ustaad

  • @Xuudiacademy
    @Xuudiacademy 2 месяца назад +1

    Ustad wallet kasoo hadal

  • @FarxanAbdi-nu5fj
    @FarxanAbdi-nu5fj 2 месяца назад +1

    Wan xiiseneynaye nifa idee

  • @abdirahmaanxaajicali617
    @abdirahmaanxaajicali617 2 месяца назад

    Wallet ka fiidiyow ga soo diyaari

  • @dhacdooyinka10
    @dhacdooyinka10 2 месяца назад +6

    Daily combo 3da sawir halkee la soo dhigaa ustad

  • @Zamiirahmett28
    @Zamiirahmett28 2 месяца назад

    wllka sida logu xiro wallperka noso gali sxp

  • @bashkacade115
    @bashkacade115 2 месяца назад

    Toonkeper kasoo hadal pro😊

  • @ShmohamedLuhaidan-y6g
    @ShmohamedLuhaidan-y6g 2 месяца назад

    Link groupka aawey😢