DEG DEG: X Empire hadda la bax faa'iidada Airdrop kaaga !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Telegram: t.me/abdishakurhm

Комментарии • 420

  • @najahndn4715
    @najahndn4715 5 дней назад +34

    Frist comment ustaad eng abdishakur 👏🏻

  • @educationunit4643
    @educationunit4643 5 дней назад +41

    Eng, hal codsi ayaan wadanaaa hadii aan nahay flowers-kaaga.
    Airdrop-ka marka uu cusub yahay sida loo ciyaaro noo sharax waayo, waxaan idin aragnaa Airdrop-ka marka uu dhamaan rabo ayaa soo dhigaysiin taasna looma baahno waxna kama faaidayno waa ka niyad jabaynaa.
    Walaalahaaga ayaa nahay sida aad wax u raadinaysid ayaan u raadinaynaa ee wax aan kula cuno.

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 5 дней назад +1

    Aan ku wada salino nabi Muhammad scw ❤

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  5 дней назад +40

    Part 2 ayaa jirta la soco

    • @Maidacaddey
      @Maidacaddey 5 дней назад

      Tanks eng

    • @awadyare6212
      @awadyare6212 5 дней назад

      Bro Per houre ka 20B heysta
      Lkn gaska sidu ku heli kraa ama sarifle igu xer

    • @Heellocrypto
      @Heellocrypto 5 дней назад

      Macalin meel laagala xariiro maleedahay waan ku rabaye

    • @AbdullahiAdanhassan
      @AbdullahiAdanhassan 5 дней назад

      Macalimow lacagta intee kahela 😢

    • @libaanxasan3661
      @libaanxasan3661 5 дней назад +1

      Ustd qeebta investmentga sifcn iskaga firi wxd invest ku samynyso waa wine wana qamri sidoo kale onlyfan modleska waa halis asigana

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 5 дней назад

    Thanks Ustaad.

  • @amiincade-v3b
    @amiincade-v3b 5 дней назад +7

    Crypto Naga da EE course digital marketing noga dhik inta igu racsan like sara

  • @mohamedahmed3619
    @mohamedahmed3619 5 дней назад

    isha Allh Ustaad

  • @mahdibnuxirsi6498
    @mahdibnuxirsi6498 4 дня назад

    Eng shukran 🎉❤

  • @ApdiRizaknageye
    @ApdiRizaknageye 5 дней назад

    Tnxz ustad qimo badan

  • @CabdiqaadirSalaad-i8e
    @CabdiqaadirSalaad-i8e 5 дней назад

    Mahadsanid ustaad

  • @hindiafsomalicusubfanproj2024
    @hindiafsomalicusubfanproj2024 5 дней назад +7

    Igula saliya rusulkena (csw)

  • @Gurre-y4m
    @Gurre-y4m 5 дней назад

    Shugrn ustaad

  • @KalidAbdi-b5l
    @KalidAbdi-b5l 5 дней назад +1

    Go east go West ustad Abdul Shakur is the best 😎✌️

  • @GaneySiin
    @GaneySiin 5 дней назад +14

    Macalin lacala hadii OO 200000 OO kun hadii aa gaarto please dadka koorsada freega aa sii neyso igu dar please 🙏🙏🥺

  • @CabdicassisMawliid
    @CabdicassisMawliid 5 дней назад

    Salan sare ustaad

  • @AbdifatahAbdulahi-y2v
    @AbdifatahAbdulahi-y2v 5 дней назад

    Zxp Qaali waad mahdazan tahay❤🎉

  • @abdiwaduudsaid-v2b
    @abdiwaduudsaid-v2b 4 дня назад

    Airdrops noo Soo badi

  • @Nature23486
    @Nature23486 5 дней назад

    Thanks %macalin

  • @CfataaxAxmed-p4f
    @CfataaxAxmed-p4f 4 дня назад +2

    Asc isoodhaweya

  • @CadinasirXasan
    @CadinasirXasan 4 дня назад

    Thanks🎉

  • @NabilD-t2x
    @NabilD-t2x 4 дня назад +2

    X Empire Waa Mashruuc Macqul Ah 18 Days Ku Jirah Wana Mashruc Isoo Jiitey Runti.

  • @Abdinasir-n7w
    @Abdinasir-n7w 5 дней назад

    New friend ustaad

  • @ibrahimcumar26
    @ibrahimcumar26 5 дней назад +1

    Waan ku salaamay sxp
    Tiranisekshin markaad samaynayso Ton ayaa loo baahanyahay saw maaha sidee loo heli karaa

  • @Saynab-j7v
    @Saynab-j7v 5 дней назад

    Maanshaa Allaah gulayso wll❤❤❤

  • @khadarinho
    @khadarinho 4 дня назад

    Sxb guul kabadanaa ku 200 k mahee 2m ku rajeena sxb🥰🫡

  • @knowledgehunters7998
    @knowledgehunters7998 5 дней назад

    Hadaa wax yar fahmay❤

  • @ZEROTOHEROc261
    @ZEROTOHEROc261 5 дней назад

    15k lets go 😮😮

  • @shiesty.m
    @shiesty.m 5 дней назад

    Taliye Salam ❤

  • @queene3819
    @queene3819 5 дней назад

    Ustadkeena waxaad tahay qof markasta hormarkeena jecel ilaahay hakujeclaado

  • @AbokorAxmed-v9c
    @AbokorAxmed-v9c 5 дней назад

    10m pph❤ waan qadeeyay

  • @abdullbandi4024
    @abdullbandi4024 4 дня назад

    New to channel

  • @CabdiwaliFaahiye
    @CabdiwaliFaahiye 5 дней назад

    Keep going

  • @hibomaxamed5997
    @hibomaxamed5997 5 дней назад

    Wnu ku sugayna ustad abdishkur so dhere wll❤❤

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 5 дней назад +4

    Per hour 400m kadhigty xaga kalana 2B❤Tonkeeper wan kuxirtay

  • @cabdiraxmaanaxmedcilmi6003
    @cabdiraxmaanaxmedcilmi6003 5 дней назад

    ❤❤ Ustaad keep going pro

  • @WaaberMohamudMahamed
    @WaaberMohamudMahamed 5 дней назад

    First time ❤

  • @FadxiMaxamed-j8p
    @FadxiMaxamed-j8p 5 дней назад +1

    Fisrt macalin

  • @ilyaasnuuriye6423
    @ilyaasnuuriye6423 5 дней назад

    Mashaa Allah 😊

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 5 дней назад

    Youtubka aadba ugu faaida anag waxba ma faaidno

  • @AxmadShariif-j2h
    @AxmadShariif-j2h 4 дня назад

    Guleyso sxp 🇸🇴❤

  • @BabloRun
    @BabloRun 3 дня назад

    Maclin airdrops kan bal noo eeg maclin inay sax yihiin
    1: bums
    2: boinkers
    3: capybara meme
    4: hipo gang

  • @tikfan1
    @tikfan1 4 дня назад

    oo x empire maanta miyuu xidhmey

  • @Lpibra
    @Lpibra 5 дней назад

    Waanba sugayey macllin

  • @qeyzkeyow
    @qeyzkeyow 5 дней назад

    200k AA uqalantaa ustad

  • @MaryamaAbdisalan
    @MaryamaAbdisalan 16 часов назад +1

    X empire wixii aan shaqeysty maba heline maxaa dhacay ustaad wallet waxba iiguma jiraane😢

  • @anashassan1135
    @anashassan1135 4 дня назад

    Ok bro

  • @YaasinCali-it1qs
    @YaasinCali-it1qs 5 дней назад

    Ha iga qadin

  • @Cimraan00
    @Cimraan00 5 дней назад

    Side looga xira

  • @Saidmohamed07
    @Saidmohamed07 5 дней назад

    Eng - adigoo mahadsan Binance order Sida - limit- Market - stop limit - stop market - Trailing stop -OCO inoo soo sharax,

  • @ibraahimalimohamed3162
    @ibraahimalimohamed3162 5 дней назад +15

    Transaction muhim miya ani ma dhibi kro lcg😢😊

  • @HaniMuhumed-ed5jg
    @HaniMuhumed-ed5jg 5 дней назад

    Alle nasib kayga haka yelo😂❤😢

  • @harbimouse7828
    @harbimouse7828 3 дня назад +1

    War ilahy ka baqa waxa lagu xujeye 0.5toncoin Lknze ma haysto lkn waxa ku haya waafi jayab aya nika sugeya

  • @jaamacgamadiid
    @jaamacgamadiid 5 дней назад +7

    Dadkii first ay ku waasheen 😂😂

  • @bashirmaxamud5162
    @bashirmaxamud5162 5 дней назад

    Wax kheyr qabo ka rajeyneynaaa i.a

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 5 дней назад

    Eng abdishakuur faaiido maleh hana wareeraynin

  • @abdiyusuf1790
    @abdiyusuf1790 5 дней назад +1

    Eng maalin waliba waxaan kusoo biirnay airdrops waqtigooda dhamaadyahay ,marka new airdrops noo sheeg kuwaas waqti fiican ka dhimany

  • @HAPPINESSLOVE2
    @HAPPINESSLOVE2 5 дней назад +2

    First person 😊

  • @deqaosman3843
    @deqaosman3843 3 дня назад

    Aniga waxan u baahany sidee toncoin ugu shuban karaa tonkeeper

  • @abdifarhangurey2044
    @abdifarhangurey2044 5 дней назад

    Gemz air drop noce Lagu xiraa naga cawi

  • @warkaibrahin
    @warkaibrahin 5 дней назад

    First comment ustad🎉

  • @keymaha41
    @keymaha41 5 дней назад

    Wow 👌

  • @Cr7m8x
    @Cr7m8x 5 дней назад +12

    Nio hadaan nahay dadka kugu xiran waxaan ubaahanahay naga caawi? Tonkeeper sidee lacagta EVC loogu badalaa 🙏

    • @AbdikarimBilaal
      @AbdikarimBilaal 5 дней назад

      Anigu maka cawinkara wllky

    • @dakirmaftuuxdakirmaftuux478
      @dakirmaftuuxdakirmaftuux478 5 дней назад

      Aniga icaawi sxb👏🙏

    • @engabdinasirmahdi53
      @engabdinasirmahdi53 5 дней назад

      Cawimada ban UGA bahanahy toin keeper sida lacagta loogu badalo

    • @jinaaxabdi
      @jinaaxabdi 5 дней назад

      Sxb Ana waan u baahanay sidee loogusoo shubatay

    • @SomaliaYoutube
      @SomaliaYoutube 5 дней назад +1

      Sxb Edir App lasoo dag,
      Hadaa xamar joogtidna qof xamar jooga
      Si direct ah uga tuuro, adiga oo la jooga u tuur asna ha kuu tuuro, micnihii

  • @Wiilduceysan
    @Wiilduceysan 5 дней назад

    First hambalyo❤

  • @xamseeeshia5092
    @xamseeeshia5092 2 дня назад

    Transaction tonkeeper noo sheeg sir

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 4 дня назад

    5million 🎉

  • @Cadnaan27
    @Cadnaan27 5 дней назад +1

    End sidee binance loogu xirtaa x empire ???

  • @Abdiqadir50
    @Abdiqadir50 5 дней назад

    Eng. Tonkeeper ka lacag igu sooshun aan lacag ku so diro wll🎉

  • @AmiinBashiir-e8p
    @AmiinBashiir-e8p 4 дня назад +1

    Taliye 168m ayaad maraysa 😂
    Aniga 4.2B maraya 😊

  • @sagalalihussein4759
    @sagalalihussein4759 3 дня назад

    ABDISHAKUUROW
    Haddii aan sameynin TRANSCTION KA ma eberaaa😅😅😅

  • @AbdishakurMohamud-u2j
    @AbdishakurMohamud-u2j 5 дней назад

    Lacagta side lo bixinaya ustad

  • @footballforfun2022
    @footballforfun2022 2 дня назад

    Dadka beenta ka dhaaf waqtigana haka dhumin wll
    X empire wali airdrop ma qaybin lalamana bixi karo
    Tankale mawduuca iyo waxa aad ka hadlayso ismalahan
    Mahadsanid

  • @wllzeynofficial8978
    @wllzeynofficial8978 5 дней назад +1

    Frist ❤🎉🎉🎉

  • @exhogamiyegacal976
    @exhogamiyegacal976 5 дней назад

    Past two teacher

  • @yohalataye1441
    @yohalataye1441 5 дней назад

    Yes

  • @MakkoMaxamed
    @MakkoMaxamed 5 дней назад

    Legend😊

  • @BaHaLjr
    @BaHaLjr 5 дней назад +5

    Airdrop oo dhan mafahansani gabadh ifahansiisa rapaa waxan😢

    • @zein-4k
      @zein-4k 5 дней назад

      Jilcana waxan gabar kulaha is adkee muuse

    • @BaHaLjr
      @BaHaLjr 5 дней назад

      @@zein-4k kkkk lejenoow waa Tuuba raacayaa😂😂😂

    • @EVENTS_824
      @EVENTS_824 5 дней назад

      Garac😂😂​@@BaHaLjr

    • @Rashkaboy66
      @Rashkaboy66 5 дней назад

      Muusow waa kugu fahanay ee tiktok aaad😂

    • @zein-4k
      @zein-4k 5 дней назад

      @@Rashkaboy66 Aniya mise asi

  • @awalahmed1720
    @awalahmed1720 2 дня назад

    Ustaad in muda aan ciyaarayay hadana bilaw ayuu iiga soo bilaabay markaa maxaa qaldan

  • @ZALIIMAxmed-c8f
    @ZALIIMAxmed-c8f 5 дней назад

    GEMZ GOORMA AYAA AIRDROP TIISA LASOO DAYNAYAA MACALIN

  • @abdirahmandauud3253
    @abdirahmandauud3253 5 дней назад +4

    50b profile per hour 😅heestaa m.a

  • @chafeyare
    @chafeyare 4 дня назад

    Investment ga markaa taabatid haisaga dhufan ee lacagta kuusaaran badi meesha ugu danbaysa gee.

  • @updiqadar
    @updiqadar 4 дня назад

    Blum ka soo hadal shp

  • @NourAxmed-he8bl
    @NourAxmed-he8bl 12 часов назад

    Telegram maxaa kuqoran

  • @MAANHAAJI
    @MAANHAAJI 5 дней назад

    Hadii aan halmar transaction kusomeyo aan iska dhaafo sow caadi mahan eng abdishkuro mse waa waajib in markasta la wado

  • @mahadmuuseaadan3309
    @mahadmuuseaadan3309 5 дней назад

    Zhp Lacagta khasab Miyaa

  • @mohamedkeydiye
    @mohamedkeydiye 4 дня назад

    Toncoin ayaan raba qof iso badalo side ku heli kara

  • @CabdiwaliFaahiye
    @CabdiwaliFaahiye 5 дней назад +1

    0:52

  • @Xasandiyoow9447Wlldoon
    @Xasandiyoow9447Wlldoon 5 дней назад

    Major ka soo sama6

  • @AbdifitaxQaliif
    @AbdifitaxQaliif 5 дней назад

    Send transaction ka qasab miyaa lacg iiguma jirteee

  • @OGAALKAOFFICAL-mh6kk
    @OGAALKAOFFICAL-mh6kk 4 дня назад

    Meel aan kala soo hadlo ma heli karaaa wll

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 5 дней назад

    Wcs

  • @MohammadIkarAmin
    @MohammadIkarAmin 5 дней назад +2

    "Total amount of in-game currency throughout the game" Mahan inta Balance ad kunhaysto
    * inta coins E ad heshy inta game ka ciyarsay* Micnahedu tahy kaliya markad improvement sameyso oo ad coins ka isticmasho UN ba laxisabaya EE MAHAN BALANCE 💯💯

    • @yacqub-qi8jj
      @yacqub-qi8jj 5 дней назад

      Eng-ka si aan sax ahyn ayuu u fahmay

    • @Ukazhforex
      @Ukazhforex 4 дня назад

      Aniga wxay ila tahy intad haysatid iyo intaa isticmashay ood improvemnt ku isticmashay labadaba in lagu xisabinayo
      Lkiin hda ku eekaatid balancy wxa beerdarynaysa fursadi aad perhourka ku kordhisan lahayd ✅

  • @SAMOJECELOFFICIAL
    @SAMOJECELOFFICIAL 5 дней назад

    Please sxibayaal si aan tarasectionka u sameeyo ustd yaa ka helaya

  • @ahmedcige6680
    @ahmedcige6680 4 дня назад

    Ustaad ma ku xidhan karaa Binance X empire

  • @mahmett9373
    @mahmett9373 5 дней назад

    Eng Abdishakur Mohamed
    Video gan mar hore inaa soo duubtee eheed almost hada waabo isku dhamatay mahoo maraxoow

  • @MohamedAdenAhmed-w7d
    @MohamedAdenAhmed-w7d 5 дней назад

    asc macalin X- empire wanaam ku xertay tonkeeper ka lakiin transaction wuu iga diiday cion iguma jiro maxaan ka yelaa

  • @mohamedabdishakur7285
    @mohamedabdishakur7285 5 дней назад

    Transaction haddaanan samaysan saamayn ma igu yeelanayaa?

  • @ciisecabdulqadir-o5e
    @ciisecabdulqadir-o5e 3 дня назад

    Ustaad please markii 3xad waye ku waydinayo qofkii joogo kenya lacag tonkeeper sidee uu ku helaa codsi 🙏🙏

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  3 дня назад +1

      Wll cashir dhanaa ka diyaariyay description ayuu yaal daawo, Kenya ama Somalia meeshaa doontid joog waa isku mid muhiimadda waa inaa Exchange lacag ka soo dirsato ama adiga lahow ama sxbkaa

  • @abdirisakahmed76
    @abdirisakahmed76 5 дней назад

    Transection qasab miya

  • @mohacadde6575
    @mohacadde6575 3 дня назад

    Sxb caawimad u baahanahy

  • @fowzifilipin6414
    @fowzifilipin6414 5 дней назад

    Macalin xili xunaa sharaxaada xmpire aad nala wadaagtay fadlan hada kadib wixi coins ah sharaxaad naga sii Inta aan la gaarin soo bixistiisa MAHADSANID mar walba Guul ayaan kuu rajeynayaa