Waa maxay Bitcoin? Sidee Bitcoin Loo Maalgashtaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Sida Loo Maalgashtaa Bitcoin, maxuusa yahay?
    Maanta waxaa sharxeynaa sida Bitcoin waxa uu yahaf, sida loo maalgashto iyo sida loo keydsado.
    Waxii suaalo ee ku saabsan sida investmentiga u sameyn laheed fallna kommentera kust qor.
    #HuddaTaajir #Bitcoin #Invesment

Комментарии • 761

  • @jamaaludiin5437
    @jamaaludiin5437 3 года назад +197

    Haa Walashay way Jirtaa Waxana kaa Codsan lahaa Shakhsi ahantay in aad Vedio ka soo Diyaariso Forex la Baranayo oo lagu shaqaysanaayo.
    Thanks. Qofkii ila Qaba Like ha saaro.

    • @zuzuqalbisafiyafamily3831
      @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад +3

      Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah

    • @majidRashid385
      @majidRashid385 3 года назад +1

      Wllkey Hadii Aad rabto Forex Inad Barato Oo aad kasamayso Hanti joogta Only Boqo Academy EASY WAY LEARN ACADEMY ama Somforex Adaa wax Arki doone🤑

    • @mustafedeeq7788
      @mustafedeeq7788 3 года назад

      WhatsApp igaallaa hadl

    • @mohamedali-mh1my
      @mohamedali-mh1my 3 года назад +1

      Sxp fx lacagtaada inaa kala bxdo inves ku samee waa iiga talo 👍🏼

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens 3 года назад

      @@mohamedali-mh1my forex haram ayaa u maqlay

  • @NurhMohamed
    @NurhMohamed 3 года назад +22

    Qof talent leh ah ayaa tahay waan ku faraxsanahay inaad soomaali tahay, waxaad noosoogudbisaa current issues, oo horumar leh, Asxaabta kalle waxaan dhihi lahaa, ku dayda oo dadka waqtiga iyo lacagtooda idiin huray. wax waxtar uleh usoo gudbiya sida gabadhaan oo kalle waa top level , waan kuwataa huda tajir, Meeshaada kasiiwad dadaaka Guuleyso dear sister.

  • @graygirbert4141
    @graygirbert4141 2 года назад +21

    Ich bin neu in Krypto und finde es schwierig, diese Strategien gut anzuwenden. Wo finde ich einen seriösen Broker? dann mein Konto verwalten und mir auch beibringen, wie man handelt.

    • @ericgermany1730
      @ericgermany1730 2 года назад

      Überprüfen Sie Donna Motter. Sie ist wirklich eine der besten und seriösesten Trader, die es derzeit gibt.

    • @terryedward8376
      @terryedward8376 2 года назад

      Ich habe meine Investition bei Donna Motter letztes Jahr mit 2000 US-Dollar begonnen, jetzt bekomme ich wöchentlich mindestens 6000 US-Dollar. Die meisten meiner Freunde handeln mit ihr.

    • @credeurwilbert2760
      @credeurwilbert2760 2 года назад

      Ich habe von ihr gehört, sie ist die Autorin von Cryptocurrency Investing For Dummies. Wirklich schönes Buch.

    • @timothysimpson2663
      @timothysimpson2663 2 года назад

      @@terryedward8376 Wow, es ist schön, Leute zu finden, die auch mit Donna Motter handeln. Sie verwaltet meinen Handel seit Monaten und ich mache jede Woche Gewinne. Ich habe letzte Woche 7.130 $ verdient.

    • @marycook2880
      @marycook2880 2 года назад

      Ich habe gerade nach ihr gegoogelt und sie sieht echt aus. Wie kann ich mit Donna Motter in Kontakt treten?
      Wie kann ich sie bitte kontaktieren

  • @jamaalqurbaha9242
    @jamaalqurbaha9242 3 года назад +13

    Waxaan ahay qof kii ugu horeyey ✌✌ last Friday in Ramadan 📿💥

  • @huddatajirabukar7158
    @huddatajirabukar7158  3 года назад +54

    Follow me on Instragram:Huddis
    instagram.com/huddis?igshid=5i003w6nu6cx

  • @mrgamaar
    @mrgamaar 3 года назад +2

    Bitcoin caadi maaha waa ganacsi geesi nima raba before 2 years melahaas aheed umaleeba mar ay gaartay 3k maantana waataas aaba loo dhowaan karin ...
    Saas kuwada huda waxyaba faaiida leh noo soo badi

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 года назад +4

    Thanks sis wax faaido leh ayaad so gudbisa cripto in la maalgashto oo lacag laga sameyo baaritaankeda ayaan wadaa insha allah wax badan waan fahmay hada dhawaan waan maalgashandonaa

  • @Maadpro
    @Maadpro 3 года назад +18

    theory ahaan meel iska dhig ee waxaan aan rabnaa in aad touchibal aad ku darto yacniii meesha laga maalgashto ee ugu wanaagsan inaad natusto somaaha .

    • @amag4
      @amag4 3 года назад

      Cash app, Coinbase Bitmart meelo badan ayaa jirto

    • @cabdullahibohar7996
      @cabdullahibohar7996 3 года назад

      Midka ugu fiican Binance kasameeyso

  • @amiirfitah8864
    @amiirfitah8864 3 года назад +2

    Abayo qaabka liskaga duwan geliyo oo loo iibsado coinbase ka video inoga samee wan rabay inaa malgeshto lkn qaabka loo Maro ayaan aqoonin iga caawi abayo

  • @nimcoabdi2594
    @nimcoabdi2594 3 года назад +10

    Hudaay 5gmail aya leyhy wlhi wankaga saray alle haku karameeyo ee Eida ha ilaawin

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад +5

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 3 года назад +2

    Thank you @Hudda, waxaad ina siisey xog muhiim ah oo ku filan qof walbo oo daneynayo inuu wax ka ogaado sida ay #Bitcoin ushaqeyso, Markale Mahadsanid.

  • @Amazon114-q6y
    @Amazon114-q6y 14 дней назад

    You really a good teacher

  • @maslahheriye2619
    @maslahheriye2619 3 года назад +1

    Mahadsanid from Beledwein Hiiraan Somalia

  • @Creater1923
    @Creater1923 3 года назад +3

    Ascwr huda, pleaz tell us should we still trust BitCoin?.
    how can i withdraw from Coinbase?.
    Hope soon u will share your view on thos topic.

  • @feasalhanad1094
    @feasalhanad1094 3 года назад +1

    Thank you noted walshy Huda my Allah bless you

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 3 года назад +12

    Daily routine kagaa guriga ilaa shaqadaa nala soo wadag wll

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 года назад

    Intee ugu yar oo gadankartaa Bitcoin
    Thanks wax fiican ayad noosoo gudbisay 👏👏

  • @somalifilms7
    @somalifilms7 3 года назад +3

    Hudda taajir Wow I will try my luck and I hope I will succeed inshallah and we will continue to celebrate.💟❣💯

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 года назад +3

    Huda taajir magacaa iga gadan
    Abaayo taariikhdada waxbarashada iyo shaqada noosoo samee

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 года назад +15

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah📒✍️👩‍🎓👨‍🎓*

  • @abdullahiyusufahmed620
    @abdullahiyusufahmed620 3 года назад +1

    Video kasoo sameey adigoo mahadsan sida loo isticmaalo platform ka Binance an Dogecoin

  • @aminhussein7419
    @aminhussein7419 3 года назад +1

    Thanks 💯💯💫💫SISTER🥰🥰🥰for benefit information...

  • @jorgebailey6717
    @jorgebailey6717 Год назад +6

    Puan Charlotte sah dan dia
    kaedah berfungsi seperti sihir yang saya teruskan
    pendapatan setiap minggu dengannya
    Strategi Baru

    • @ahmadfred4358
      @ahmadfred4358 Год назад

      Wow Saya hanya mengejutkan seseorang
      pakar yang disebutkan Puan Charlotte
      fikir saya satu-satunya perdagangan
      dengannya

    • @ahmadfred4358
      @ahmadfred4358 Год назад

      Dia membantu saya memulihkan apa yang saya hilang
      cuba berniaga diri saya

    • @jorgehuffine5601
      @jorgehuffine5601 Год назад

      fikir saya diberkati kerana jika tidak saya
      tidak akan bertemu dengan seseorang yang
      hebat seperti Puan pakar
      Charlotte
      Saya fikir dia adalah broker terbaik yang pernah saya lakukan
      Dilihat

    • @christabelbaroody6998
      @christabelbaroody6998 Год назад

      l juga berniaga dengannya, dan menjana pendapatan
      $ 2,600 setiap minggu. Semua keluarga saya
      telah berniaga dengannya dan
      menjana keuntungan

    • @officialactor9125
      @officialactor9125 Год назад

      Saya masih tertanya-tanya bagaimana dia mendapatnya
      analisis, saya mendapat keuntungan $ 28, 609
      dengan modal $ 4000 dalam 16 hari
      berniaga dengannya

  • @tubtatoosanofficial4332
    @tubtatoosanofficial4332 3 года назад +1

    Pointiga aan kaa sugaayey maba kaa helin sida loo maal gishto quimaha ugu yar ee aad iibsan karto iyo qaab ka aad maal gashigaada lacag uga soo saari karto marka intaasba kaama hemin ee fahanka guud Bitcoin lee sharaxday mahadsanid 💯💯💯

  • @abdullahigaani8697
    @abdullahigaani8697 3 года назад

    Hodda tajir qof ku dayasho mudan aya tahay, masha allah, aad ayan uga helay sida ad noogu sharaxday bitcoin ta, sido kale qabka ad ugu kaydsato santuuqa ayan la dhacay, waxase kasii daran hamiyada ad ledahay iyo sida ay fikiradahadu u hormarsanyihin ayan lasii dhacay ama jeclaystay, anyway wan ku tixanahy channel kaga horw u soco my sister.

  • @Crisjuol
    @Crisjuol 3 года назад +1

    Masha Allah walaashay wax wanaagsan ayaad bulshada soomaaliyeed u hassa horey usoco

  • @AbdulRahman-jk5ss
    @AbdulRahman-jk5ss 3 года назад +3

    Qofkii ugu horeeya in aaan noqdo waan kufaraxsanhay inta idabaysa please 👍 like isaar

  • @nimco2891
    @nimco2891 3 года назад +3

    Huda hore usoc huno waan jeclnhy hablaha hormarka sameeya ❤😍🤩🥀hadaan nahay hablaha soomaaliyeed

  • @qadarinho2715
    @qadarinho2715 3 года назад +1

    M.a teacher Huda Waxaan kaa faa.idnay cashiro badan Waxaan Rajeynaa inaad ino soo badin doonto cashirada noocan ah❤️💯

  • @hamdiscorner5286
    @hamdiscorner5286 3 года назад

    Huda taajir xbbt waxa noo sheegta inta ugu yar ee ruuxu gadan karo iyo sharuudaha laga rabo ruux Somalia joga❤

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 3 года назад +4

    Maalin kaliya like iyo share lama dhaafin labadiina RUclips markaa hore u socda wll ilaahay idamkii waxaan idiin rajaynayaa inaad gaadhi doontaan 50k intaanay Ramadaan dhamaanin insha Alaah guulaysta

  • @fardowsaahmed1331
    @fardowsaahmed1331 Год назад

    Macanto waan ku fahmay mantana igu ka horeyso youtuberada kle lama fahmayo wlhi thanks mcney

  • @abdibako9010
    @abdibako9010 3 года назад +1

    Huda tajir wa ku salamay

  • @hassanabdi9660
    @hassanabdi9660 3 года назад

    M.allah runtii waa laba qof oo hormar lataban karo sameyay ad iyo ad ayan idinku hambalyaynaya congratulation huda and safiyo

  • @cabdirashiidcumar68
    @cabdirashiidcumar68 3 года назад

    Masha allaah huda tajir gar nolosheeda hormar ka gaartay wan rajeena gabdhaha somaliyeedna iney sidado kale noloshooda guusha ku hagi doonaan insha allaah somalia hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪

  • @abaseilba3246
    @abaseilba3246 3 года назад +2

    Good job sister

  • @Footballdream1019
    @Footballdream1019 3 года назад +1

    Keep GOING

  • @amag4
    @amag4 3 года назад +3

    You’re doing something great I talk about investing to my friends but they never listen I own 1 billion tokens with $5000 dollars just want them to hit $1 now it’s 0000... Inshaallah by 2022 I might be a millionaire 😃

  • @xabibyarechannel5018
    @xabibyarechannel5018 3 года назад +3

    Thanks Hudda walal qaali
    30k before eid in sha Allah. Wax yara kadhiman

  • @bisharsiyat9954
    @bisharsiyat9954 3 года назад +3

    thanks for sharing with us this vital information.... kudos my siz

  • @baromacdangoldandgemstons4044
    @baromacdangoldandgemstons4044 5 месяцев назад

    👍🙏🙏maashallaah walaashay asturan oo sharaf badan guuleyso inshallaah💯💯👍

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 3 года назад +1

    Mobilkayga xagee kaga galaaa ma googlaha mise appistorka mopilada xageeh laga galayaa oo laga iibsanayaa apyoh

  • @abdishukriahmed8305
    @abdishukriahmed8305 3 года назад

    Thank you siz....it's my first time to get it clear

  • @muhiimqalanjo3819
    @muhiimqalanjo3819 3 года назад

    From dirisle haqalciidka ila ogaada hudo tajiir 🤑👍

  • @abdulciise6989
    @abdulciise6989 3 года назад

    Thank you hudda sii fiican ayaad nooga sharaxday.

  • @madaxbakeylechannel9894
    @madaxbakeylechannel9894 3 года назад

    WAN KU WATAA HUDDA TAAJIR HORE U SOCO QAALI
    WAN KU HANBALYEENAYAA WAXD GAADHAY 30K
    WAX YAR AYAA NOOGA DHIMAN ❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗

  • @xamsemohamed9523
    @xamsemohamed9523 3 года назад +1

    Keep going wllo horumar wacan ban Ku rajaynaya 30k iyo kabadanba wad. Istaahishaa peace and love adiga iyo zafiya horumar iyo dirislaba

  • @maxamed.yuusu-aadan5440
    @maxamed.yuusu-aadan5440 3 года назад +2

    Ku saaray I’m waiting hadiyad wakhti hore igu dambeysey 😂😂🙏☪️Ramadan Mubarak wllsiis

  • @quruxdumar9816
    @quruxdumar9816 3 года назад +2

    Keep going xppti mar walbo guul abyo mcn hore uu socow abyo mcn ❤❤😍❤🥰

  • @luckydubbad8236
    @luckydubbad8236 3 года назад

    Hbbti mhdzanid sidad noola wadaGtay investments kan lkn wxad nooGu dartaa pratical Ahaan coz sidan waxba kuma fahmayno
    Midda kale sanduuqyadan Wadankii maka helayna haddanan helayn applications qaab istcimalkoda oo pratical ah nala wadaaG

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 года назад +1

    Masha Allah abayo inolow weligaa eid Mubarak kuleyahay huda

  • @abemahamed9794
    @abemahamed9794 3 года назад +1

    first 3 minit last friday of jumca allow cibadada naga aqbal
    keep going sis

  • @abou_hiro
    @abou_hiro 3 года назад

    I like your advantage from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @somalimemes1337
    @somalimemes1337 3 года назад

    Huda taajir haw noqoto habalaha somaliyed role model

  • @sayidcali4931
    @sayidcali4931 3 года назад

    M.a thnks for ur hard work, soo badi waxyabahan cml

  • @madaxbakeylechannel9894
    @madaxbakeylechannel9894 3 года назад

    Manzha Allah Hudda Taajir wan Ka qaaday Salaanta wayo
    Meelkazta Aduunka.Aqoon Ayd u leeday manzha Allah Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💗

  • @Ahmed_Showqi
    @Ahmed_Showqi 3 года назад

    Masha allah riyooyinkeyga ayeyba ka mid eheed arintaan wan u baahnaa

  • @mahdifarah6679
    @mahdifarah6679 3 года назад +2

    Salaam huno, thank you for your efforts to explain in details how Bitcoin works. I’ve decided to join longtime ago but have been told that it’s “Haram”. Did someone ever told you it’s Haram and why? If yes, have you ever talk to the Sheikh and learn different things about it?
    Thank you

  • @naimaelmihorownaimaelmihor5893
    @naimaelmihorownaimaelmihor5893 3 года назад

    Masha Allah abaayo. Waa ku mahad santahay vedio yada muhiimka ah .Thanks sister 😘

  • @kalashcriminl9225
    @kalashcriminl9225 3 года назад

    Huda tajir maanta wan jeclan laha inan ku guuleysto hadyedii ciida run ahanti aad ayey muhiim igu ahan lahayd wll wlhi insha Allah inad iso qadato rajeynaya

  • @nusaybocabdinasir5834
    @nusaybocabdinasir5834 3 года назад

    Horumarkaaga waanjeclahay waxyaalo badana waankaabartay mcnt

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 3 года назад +1

    Meesha ugu fcn ee laga maalgashto noo sheeg

  • @ayaanlemaxamed2055
    @ayaanlemaxamed2055 3 года назад

    Hudda Tajir

  • @zaki799
    @zaki799 3 года назад

    Zakariye Abdillahi ayaa si wacan uga hadlay Msha Allah barnaamijka aan hore ugu daawaday

    • @NAFISA_____17
      @NAFISA_____17 18 дней назад

      3yr kdib jawab ka sugaya mxa kafahante powe

  • @amag4
    @amag4 3 года назад +1

    Asalamu alaykum Bitcoin is too Late. Bitcoin waxaa kufiican inuu galo qofkii lacag ilaa kumanaan gaadheysa haysto lakiin hada waxaa fudud Dogecoin, SHIBA SAFEMOON

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 3 года назад

    waad mahadsantahay abaayo manoosoo diyarinkartaa sida ay coinbase u shaqayso thanks

  • @InacaliCali
    @InacaliCali 5 месяцев назад

    MN shaa Allah wll sidee ku baran karaa

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 года назад

    Walal Huda wan ku salamay ilaahay hakaa raali noqodo waan u baahna vodeogan oo kale walal ma I caawin kartaa qaabk loo buux buuxiyo

  • @christophemarco2652
    @christophemarco2652 3 года назад +1

    Keep going siz

  • @queennatasha1427
    @queennatasha1427 3 года назад +1

    Keep going dear sis huda

  • @salahhusein1626
    @salahhusein1626 3 года назад +1

    Walasha investment aad isticmaasha natus ama website ka investment kusameeso linki giisa noo soo dhig discretion

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli 3 года назад

      Haa anba waan rabaa suaaashaa

  • @amag4
    @amag4 3 года назад +1

    Hadaan idiin latalin lahaa wakaalnimo waxaan idin dhihikahaa Bitcoin hada lacagtiisa waa qaali marka waxaa dhaama sida Dogecoin SHIBA SAFEMOON Ethereum cardano Magic iyo kuwakale

  • @mohamedtechnology6138
    @mohamedtechnology6138 3 года назад +1

    Mnsha allh hno huda imisa ugu yar ee lamaalgashankaraa

  • @mahirking9688
    @mahirking9688 3 года назад +1

    Mahadsanid walalo❤️❤️

  • @aminamohamed7154
    @aminamohamed7154 3 года назад

    shukran walal qali I really benefited it 👍👍👍👍👍🙏🙏🙏

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas794 3 года назад

    From Dirisle Abdi

  • @leencomuliis1829
    @leencomuliis1829 2 месяца назад

    Thanks.wll.Qaalii

  • @gahnugtraveling217
    @gahnugtraveling217 3 года назад

    Fadlan adigoo toos U iibsanaya screen recording kaso duub si aan anagana U maal gashano
    Mahadsanid

  • @BashirTVRadio
    @BashirTVRadio 3 года назад +1

    Meeqa Bitcoin ayaa leedahay?

  • @abdiazizjama111
    @abdiazizjama111 3 года назад

    Hudda Tajir hormar wacan ayaan kurajenayaa anigu janalka waan kula bilaabaye keep going my dear sister

  • @qalajiye8
    @qalajiye8 3 года назад

    Dirisle .. huda tajir.. safiyo. Ciid mubaarak❤🙏

  • @arabukachannel808
    @arabukachannel808 3 года назад +1

    U ave been blessed ...keep going big fan 4 u

  • @amiir3432
    @amiir3432 3 года назад +1

    Good job my sis keep going ❤️❤️❤️ taageero buuxa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚👑

  • @sumayomohamed9145
    @sumayomohamed9145 3 года назад +1

    Maanshallah abbaayo macaaneey waan kujeclahay waana ku taageeraa waxaad tahay gabar akhlaaq badan horay usoco illaahay garabkaaga hagalo❤❤❤waxaan rajaynayaa inaan kamid noqdo guulaystayaasha waan rajaynayaa inaa wax natari doonti ilove you darling ❤🥰🥰👏😘

  • @cabdirisaaq9437
    @cabdirisaaq9437 3 года назад

    Masha Allah wll qaali guleyso waligaa Allaha ku xifdiyo Saad noogu faideysana ajir hakaa siiyo❤️

  • @lagendry
    @lagendry 3 года назад

    maansha allah dear sis wax bdn ayaad dadka fahansiineysa waana ku mahadsan thy

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 3 года назад +1

    markaa wll ta ugu fiican ee intaa aad sheegtay lagadan karo iyo qiimaheeda ugu hooseeya eee lagu gadan karo ayaan ubaahnayn haday macquul tahay wll mahadsanid mida kale een iloobay baa wxay tahay broker ka muxuu iga rabaa markaan furanayo

  • @lileeykhan8336
    @lileeykhan8336 3 года назад +1

    Team darisle #❤️keep going walalshey hormar wacan aya ku rajeynaya 👍

  • @mohameddollar4665
    @mohameddollar4665 3 года назад +1

    huda tajir ilaahay haku xiftiyo waxan kuleeyahay hore usoco

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w 2 месяца назад

    MaashAllah Guulayso

  • @nazraabdi458
    @nazraabdi458 3 года назад

    Mnsha Allah abayo Huda taajir hore u soco qaaliyee

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 3 года назад

    Waa xaaraan bitcion inad sheegtaa muuhiim ah si aysan dadka xaaran ucunin.

  • @hamdiqorane2229
    @hamdiqorane2229 3 года назад

    Thanks sister huda

  • @shiikhduceeye2499
    @shiikhduceeye2499 Год назад

    Waa Ahmed maalgali
    Waxaan haysta 154.btc BITCION

  • @xafuusaxafuusa7415
    @xafuusaxafuusa7415 3 года назад +1

    Mahadsanid xbbti

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 года назад

    Eid mubarak 5gmail aa kaaga saaray subscribers aa ka dawada HORUMAR WCN EID MUBARAK

  • @dilaalnet
    @dilaalnet 3 года назад +1

    Wllo huda waxan ahay asxabta dirisle
    Waxad na fahan siisaa
    Ma faa,idaa laga heleyaa mise waa bank lacagta la dhigto

  • @yussufahamadmacalim9432
    @yussufahamadmacalim9432 3 года назад +1

    Nyc

  • @Ikrina
    @Ikrina 3 года назад +1

    Mashaallah sis 🥰👌🏾