Waa maxay Bitcoin ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 сен 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad ⬇️⬇️
    • How the blockchain is ...
    mashable.com/2...
    www.businessin...
    • Bitcoin - Intro to Pol...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim

Комментарии • 466

  • @demoha7032
    @demoha7032 3 года назад +161

    Sxb vlog kumahaysto technology kahadal qofkii iguracsan ismujiya 👍

  • @zakykuukaay1485
    @zakykuukaay1485 3 года назад +43

    Believe me this guy is going to be the most successful somali youTuber💯👏

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 года назад +5

      Good yo hear that 🙏🏽☺️♥️

    • @maverickmoshe7457
      @maverickmoshe7457 3 года назад +1

      i know it is kind of randomly asking but does anyone know a good site to stream newly released series online?

    • @muscabgaaaboromo9441
      @muscabgaaaboromo9441 2 года назад +1

      Shaqeeso dadaalna waxaa helaa intaas in ka badan waligaana ha is dhiibiin si walbo oo nolosha kuugu adkaato

  • @soumayacali173
    @soumayacali173 3 года назад +79

    I liked Your Videos Walahy From Addis ababa❤️

  • @abdirahmaanmohmuudmohamad6981
    @abdirahmaanmohmuudmohamad6981 3 года назад +25

    Ow dheeri nio wllh uma qalintid 9k subscribe wiilkeyna 1m haloo ka xiiyo dhaqsi yaqy Somalia 🇸🇴 inta Somalia firsanayay ki igu ficany inu yahy qiray xagwalba aqoon ama editor war owdhere hala ka xiiyo

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 года назад +7

      Waad ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh boqorow. Allah yacizak

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +92

    Bitcoin LacaGTa ayan dhaw Dolorka badali doonto
    Awdheere Salaan aan loo baanayn lkn iska muhiima iga hoo😅😅

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Cawo plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 3 года назад +1

      Bitcoin lacagtaas dollar mabadalayso sababtoo ah ciyaar laguma helo Lkn waxey noqon doonta lacagta dunida ugu qaalisan

  • @mohamedmj7319
    @mohamedmj7319 3 года назад +19

    Giving like before even watching 🤣

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 3 года назад +2

    Realy wax muhim ayaa hadalkaaga igaaga baxay taaso ah tiktok iyo dabcasar inta kale adigaa og thanks

  • @yasinbarre3682
    @yasinbarre3682 3 года назад +6

    Masha Allah wll i like your videos, wali maan arag qof dadka u soo gudbiya wax anfaca hadana madadaliya mahadsanid you make my day 👏🏽👏🏽

  • @Fiora-hilowle
    @Fiora-hilowle 3 года назад +13

    Wan huba in videoysha dad bdn ka faida 🖤🖤hore u soco awoowe hamada💘💘

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 3 года назад +5

    RUclipsrkakaliya aan kucaajisin marwalbo thanks 👍💖💖♥️💯✅

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 года назад +12

    Masha Allah a Funny Guy, With Full Of Knowledge!!! Keep it, Up!!! 👍👏☝️🙏🥰🥰⭐️🦋🎉🇸🇴

  • @ayuubcarabxuseen4862
    @ayuubcarabxuseen4862 3 года назад +11

    Aw dheere wan kugu heesta 💯❤❤❤❤

  • @okmajidmomo9440
    @okmajidmomo9440 3 года назад +10

    ADD ayaad ugu mahadsan thy sxb sida aad uga jwbtay codsigeyga inkastoo ann soo daahay maanta

  • @MaxamedMaxamuud-uv3hs
    @MaxamedMaxamuud-uv3hs 3 месяца назад +1

    Owdheere youtubna maa laheud
    Ninka kaliya ee sharaxadiisa aan fahmo TikTok ❤😂

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 года назад +7

    🤣🤣🤣🤣m,a ilahey amarakis waxa malaga qawan karo ila xun ku aragato 😘😘keep going my bro ilove u

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 года назад +8

    9:21 Ayan ad ugu qoslay wlhi

  • @bahjainaadahir6314
    @bahjainaadahir6314 3 года назад +3

    Somaliyey wilkan 100 k hala garsiyo hal mar 🙏🥺❤❤🥰

  • @AS24fotball
    @AS24fotball 3 года назад +4

    Awdheere waa kusalaamay ❤️best video

  • @caishaabukar8437
    @caishaabukar8437 3 года назад +1

    Owdheere macluumaadka aa no so gudbiso waa lo baahanyahay Anaa kuu hubo
    Salaama mudane👌👏

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Ca'isha plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @anizahidig3645
    @anizahidig3645 3 года назад +4

    Wxaan kufaraxsanhy inaan ahay qofkii kowaad wlhi qasaaro mhn waxaabthy walalky maba kaadalo inan fiirsado💯💯🙏🙏

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Anisa plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 года назад +2

    Shirkadaha waa weyn ee somalia haday maalgelin kusameeyan afrika anaga ugu taajirsanaan doona i.a sawabto ah lacagta electronic services anaga afrika iyo carabtaba ugu horeeno
    Dunida marka loo eegana kaalin muuqatan uga jirna

  • @hamseomar4501
    @hamseomar4501 3 года назад +5

    An outstanding way of presenting ❤️

  • @liban1212
    @liban1212 3 года назад +2

    Awdheere wan ku wata hore u soco sxp wan jeclhy ur video’s

  • @BacSaliid
    @BacSaliid 4 месяца назад

    Ow dherow videoyadi hora dawanoya kuwa cusub so dhig zhp❤

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 года назад +4

    09:22 HHh Aw dhere waku wata 10k subscribe hambalyo mar dhaw i.a🎉

  • @awalegodane8585
    @awalegodane8585 3 года назад +37

    Hamadow sxb like isosar

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 3 года назад +3

    Ow dheer waxaan soo qorayaa comment aan loo bahneyn plse aan kugu tagerayo keep going brother
    Wn ka helay muqaladada

  • @MohamedAli-ug1jg
    @MohamedAli-ug1jg 3 года назад

    awdheere waan ku baryaya muuqalada soo badi

  • @abuudi1080
    @abuudi1080 3 года назад +1

    Ayyy! My poi hamada markaan kudaawanaayo caajis maba dareeemo lph tnxu wxna waa lagaaa faa iidaa legend aa thy wlhi rock on!🤝🙏🏿

  • @baboaimaraimar7599
    @baboaimaraimar7599 3 года назад +10

    When you have a dream to chose nothing can stop you .by hamada ibarahim

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 3 года назад +3

    Owdheere Cilmigaa Noo soo diyaarisid
    Allaha kaa abaal mariyo❤👆

  • @omarabey5516
    @omarabey5516 3 года назад +2

    Bro wlhi muuqaaladaada waan tabaa, one love.

  • @daadircali
    @daadircali 3 года назад +16

    Oodhere niyahow niyahow kaqeliye ani🤣

  • @faysalabdulahi9451
    @faysalabdulahi9451 3 года назад

    ow dheere daldapnkaga waxa ku faaid naa best somli youtupe 👍

  • @AhmedMohammadOmer
    @AhmedMohammadOmer 3 года назад +1

    Aw dheere saxib hore u soco

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад +1

      Ahmed plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @AhmedMohammadOmer
      @AhmedMohammadOmer 3 года назад

      officials have wll

  • @yaasiinmorata2480
    @yaasiinmorata2480 3 года назад +5

    Wllkey allah haku dhro bro

  • @kingmaali
    @kingmaali 3 года назад +1

    Aw dheere hrta ma isoo jawaabi doona

  • @osmanali834
    @osmanali834 3 года назад

    awdheere hore usoco qatar ayaa tahay

  • @groupofpatch3071
    @groupofpatch3071 3 года назад +7

    MAHADSANID OWDHERE 💖💖

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 3 года назад +2

    Istaag wll 🤚somalidu waa dad qalbi wanaagsan 😢walasha waxa rabta garab wll qali ilahay haku barakeeyo haydhafin idinka dartiin baa wax lagu yahay hadad iga farxiso ilahay muradkaga haku rumeyee

  • @boodharirashiid2625
    @boodharirashiid2625 3 года назад +2

    3 RUclipsr baa hortaa ka hadlay ee mid kale raadso sxb

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 года назад +1

      Waa qaldantahay. 1000 ka badan aa hortey ka hadlay

    • @naajuuu165
      @naajuuu165 3 года назад

      @@hamadaibrahim7424 😅😅😅😅 waaku sugty wllhi

  • @bahalkumar7909
    @bahalkumar7909 3 года назад +1

    nio bidaarta aqon bey kula gashy ileen kaftn wa keep going legend 😅🖐️🏽

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 года назад +2

    Kliya in ey jirto ayn maqli
    Jiray
    Waad mahadsan thy wax badan ayn ka faideystay

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Ramlisa plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dagan12349
      @dagan12349 3 года назад

      @@Aamiinkayse1 wax muqal ah ma yalo sbbta an kugu sarayo maxey thy

  • @wllzaki14
    @wllzaki14 3 года назад +1

    macluumaadkaaga aan loo baahneen wllhi faa iidaa ku qabaa mzl ayeeyaa kuu ducaysay

  • @youngsharu4109
    @youngsharu4109 3 года назад

    Awodhere thnks bro wxn krabna brnamijka sobadi kher Allah kusiye video xita noga dhig qabka lo isticmalo thnks bro

  • @MOHAMED_ABDI3
    @MOHAMED_ABDI3 3 года назад +2

    mahadsanid sxp waxan kacodsana inad kasoo hadashid Technology ama computer ka bilow giisa qofkii uu horeeyay we kanay fikradaas mahadsanid

  • @jabrilhassan7923
    @jabrilhassan7923 3 года назад +3

    awdheere waxa darbiga kuusuran qoray miyaa mise anaa umaleeyo 😁

  • @Aptqani
    @Aptqani 3 года назад +2

    Wan ku salaamay mujahid

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 года назад +1

    AW DHEERE - Lacagtaas Rabaa WllHi

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Xaliye plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 3 года назад

    Hamada shirkada ugu hantida badan nosoo gudbi

  • @ahmedshukriomar5642
    @ahmedshukriomar5642 2 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣suad abexedi miiya bitcoin ka sse iskutixin aa you are crazy wallahi 😅😅😅😅👍

  • @ssomalipoi8469
    @ssomalipoi8469 3 года назад

    Juhdi aad galisay videogan caadi maha thumbs up men

  • @rahmokhaliifismail3745
    @rahmokhaliifismail3745 3 года назад +2

    Keep going wll hamada

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Rahma. plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @ismaaciilhalooyelo2771
    @ismaaciilhalooyelo2771 3 года назад +2

    Xamada wallhi waxan ku jiray chanalkaaga yes

  • @hazzanmohammed8979
    @hazzanmohammed8979 3 года назад +1

    Ow dheere Qoriga Backgroud ga ku saran Information 🙏🤣 Doqoni kuma salaanto

  • @Haldoor25
    @Haldoor25 Год назад

    Soo bandhigid heer calaami ah ayaa soo ban dhigtey Legend keep going 🎉

  • @HayankaDunidan
    @HayankaDunidan 6 месяцев назад

    Sida aad waxa ka ga fahmayo wan Kaga mahad celinaya awu dheere❤❤❤

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 года назад

    Waa ku wataa awdheere😂😂xoogaa qeyb aad sharaxeysid sida loo sameysto Bitcoin noosoo geli 🙏🏿keep going 🥰🥰🥰💚💚🧿✅

  • @Ajjana44
    @Ajjana44 3 года назад +1

    Ow dhere wlhi alle dartis ku jclhay Liph❤️ mr an magalada socday laiso shegay in ad video so dhigtay
    Mzul hdey ku sura gsho website yda lcagha lga sameyna la le yahy o mrka dambe fake isku bedela bal xogtoda ino so ogaaw
    Arin aan lo bahneyn lkn iska muhim ah 🙏🙏 intas iga gadan
    Wan ku wataa wll qli❤️❤️

  • @mahadcajep3902
    @mahadcajep3902 3 года назад +1

    Awdhere xidhiidhka alle ilaali
    Bulshadana uso bandhig diinta si dahsoon 😎 you are very clever m.allh

  • @gulledsky8717
    @gulledsky8717 3 года назад +2

    Awdheere muuqaaladada wan ku haysta

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Gulled sky plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @ahmednur8148
    @ahmednur8148 3 года назад +2

    Caawa baan helay youtube kaga kuna soo biiray.......

  • @home59076
    @home59076 3 года назад +1

    Yuutubkaaga jabsaneenaa

  • @yaasmiinhassan1269
    @yaasmiinhassan1269 3 года назад +1

    Keep going jaale

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Yaasmiin plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @abdulahitoosane2159
    @abdulahitoosane2159 3 года назад +8

    Pro owdheere aan kuu faa ideyo virtual means: qiyaali

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 года назад

    Aw dheere wa ku fara yaresate sxb, mahadsanid bro

  • @itshasson5853
    @itshasson5853 3 года назад +1

    Continue i like challenge 🔥🇸🇴
    استمر عجبتني قناتك

  • @naturerelaxingtv7636
    @naturerelaxingtv7636 2 года назад

    Mar Horaan Kugu Soo Biiray Masuul Lkn Codsiyadayada Commantiga Inaad Aqrido Waa Noo Mihiim + Nabuliyo Bona Baar Nagu Soo Qabo Fadlan .Kolay Khayr Iigama Muuqdo Ninkaase

  • @somtik-tok4731
    @somtik-tok4731 3 года назад +2

    OW dheere afkeyga ayad laka baxaday muduucan

  • @abdukadiromar4980
    @abdukadiromar4980 3 года назад

    Masha Allah garane mahadsanid odheere

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 3 года назад

    Aw dheere waa mahadsanthy

  • @wardifilims
    @wardifilims 3 года назад +1

    Anigu waxan bitcon soo galy 2017 may isago maray 1000$ wana aan malgashtay anigoo soo dayn saday
    week dhawayd waxaan kalabaxa 40000$ anigoo xasuusan 1000$ ee dayntaa waxaan ka faiday 39000$

  • @Abood.Hussein12
    @Abood.Hussein12 3 года назад +1

    Walked in as a stranger ... left as a subscriber

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 3 года назад

    Mr nopel maanta comment Iga ayan iloobay hada aya u soo noqday waan ku salaamay

  • @abdirizakdaahir7882
    @abdirizakdaahir7882 3 года назад +1

    Bitcoin waa maqli jiray lee owdheere waxaan kafahmay hada thank you 🤣😂👏👌

  • @shaaficirashiidmouse162
    @shaaficirashiidmouse162 3 года назад +1

    Foreign exchange ka soo hadal plz😍❤😁

  • @madaaale463
    @madaaale463 3 года назад

    Moowduucan ina kusoo dhaho kasoo hadal ayaa ku fikiraaye sxb, Waaku farxay markaba arkay inaad kaso samesay vedio 💪🏽 sharaaxada barteeda dhigtay 🔥🔥

  • @abdiaziizoffacill4267
    @abdiaziizoffacill4267 3 года назад

    Wlhi online lacag waa laka samenikra lakin waxey ubahantahay aqona iyo cilami iyo samira dulqata

  • @abdirizak1409
    @abdirizak1409 3 года назад +1

    Lkn aad ku ciyaari kartin

  • @عبدالغنيطاهر-و9د
    @عبدالغنيطاهر-و9د 3 года назад +1

    mashalh sxp vedeo han soo bady. keep going

  • @abshirabdilaahi8245
    @abshirabdilaahi8245 3 года назад +1

    Hamada bror waa ku salaamay ow dheere salaan aan loo baahnin lakiin iska muhiima ah iga hoo nooh reer jeddah niyada ayay kugu dhistaan awoowe ow dheere waa anigoo ah don't worry ✌🏼🤣👊🏿

  • @hani1457
    @hani1457 3 года назад

    Aw dhere seeloo isticmalaa🤯anaa shiid wlji bishi 5$kabadan wligey ima sogalin

  • @kimujr
    @kimujr 8 месяцев назад

    Thanks alot

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 3 года назад +2

    Wana qastay Wana warerisay lacagtas meshe Tashana Mano shegin xage ka helana🤑🤑🤑🤑

  • @mohsinadan3500
    @mohsinadan3500 3 года назад

    Zxp codsi wata nolosha filand ka so hadal tnx

  • @yahye_abdisalaam
    @yahye_abdisalaam 3 года назад +1

    Mazkaxdi 1gb ram oa ahydna shoor baa kukacye wa ino video ga dambe owdheere jaaw

  • @drhassan2369
    @drhassan2369 3 года назад +1

    yeey 10k wax yar ka dhiman🥰🥰🤟🏽

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Год назад

    hamada legend bro halke kadhacdey hanbiya miyad folatey

  • @AhmedAli-hw6iy
    @AhmedAli-hw6iy 3 года назад +2

    Adigoow noo sheegin in aad shaax doonato ana video ga waan kabaxy

  • @maymuunalihassan7292
    @maymuunalihassan7292 3 года назад

    Like ta 👍🏻 badiya sxbayaal

  • @jowharamuudey9753
    @jowharamuudey9753 3 года назад

    Awdheere vedio iska jclhy yotupe hadan sogalo wan so radiya ina wax so dhigtay si,aan wax ugu fa,ido wllkay, mana laga xiiso , Wllky abid farxsanow cilmigan alle haku siyadiyo , mahadsdn inta no fa,idaysay wllkay,
    Ayeeyo igu salan 🙈🙈🙈🤣🤣

  • @waxcusub8654
    @waxcusub8654 3 года назад

    Ninkan talented waaye wllhi dadki youtube weeye

  • @inageeljir
    @inageeljir 3 года назад

    Muuqaallaada Midna ima dhaafo Mahadsanid Hamada

  • @ahmeddaahir1027
    @ahmeddaahir1027 3 года назад +2

    Wllhi iskama hadashid 😍

  • @amiraqil3580
    @amiraqil3580 3 года назад +1

    Isac Newton Ninka naga barejeyn rabo
    Waku salamay ✌✌

  • @hogolsomalifilms9204
    @hogolsomalifilms9204 3 года назад

    Waaba na waashay wlhi xaba kaama fahmin sxbow lkn anigoon maal gashan lacag ma uga sameeyn karaa website yada xayeysiinta ah ee aan ku helayo waxa yar yar.

  • @abdiaziizmustaphe732
    @abdiaziizmustaphe732 3 года назад +1

    nio ma barnaamijka دحيح ayd aad ugu xidhnaYd 😂

  • @brownpoigaming9942
    @brownpoigaming9942 3 года назад +1

    Love you bro

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Moe qalif plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @abdiaziizoffacill4267
    @abdiaziizoffacill4267 3 года назад +1

    Sxb Thnks macalumayadad wan ka helya inkasto bitcoin wan is tacamala lakin xiisabatisa Lee ifuran asiga lacag uma hayo an ku gato lakin xisabatis Lee la socoda had halka 1 bitcoin wuxuu maraba lacagtis waxey haresa 60.000$ USA waye hhh sacadan hantele noqonalaha

  • @arkhafarga8167
    @arkhafarga8167 3 года назад

    Hooy hooy awdheere waan shiiday