SIDA LACAGTA LOO GALA SOO BAXO BINANCE 2022 ( To Bank , Wallet or Exchange )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • SALAAM GUYS
    Register Binance www.binance.co...
    JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    AQRI- 5 Online Passive Income gellebashir.co....
    JOIN MY 1 WEEK COURSE gelleschool.th....
    FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    SUBSCRIBE GUYS
    THANKS

Комментарии • 218

  • @farhanmohamed6420
    @farhanmohamed6420 2 года назад +45

    Asc sxb waan ku salaamay. Waxaan kaa codsanaa inaa iska kee cafisid cawada ayaan mar anigoo muuqaalkaan asxaab kale la daawanaayo ayaan hooyadaa caayay. Aqoon kuuma lihi hooyadaana aqoon uma lihi lkn wxn dareensanahay inaa ku dagdagay dambigaas iga dhacay waana garawsanahay. IGA RAALI NOQO ISKANA KEE CAFI.

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Год назад +1

      Nin yohow waa in uu ku cafiyaa waayo qof qalbi wanaagsan oo xumaantuu sameeyay ka murugaysan aa tahay

    • @Hassankaafi-n5s
      @Hassankaafi-n5s 6 месяцев назад

      Allah Ku cafiyo walaakana inuu Ku caafiyo rajaynaynaa inshaa allah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 месяцев назад +3

      Wn ku cafiyey wll

  • @walikamil6725
    @walikamil6725 2 года назад +3

    aad iyo aad u mahadsantahay walaal qaali xaqiiqdii wayahan oo dhan wan raadinayay qof sfcn u faahfaahiyo sida lacagta loogala baxo binance sfcn u taxliilisay runtii coing ugu horeeyay test ku sameeyay lcgta na processs ayay kujirta dabcan waqti bay qaadanaysa inaay fiat balance soo gasha,

  • @abdulqadiryousuf8137
    @abdulqadiryousuf8137 Месяц назад +1

    Mahadsanid Ustaad waa warbixin muhiim ah.

  • @ahmedmohamednoor2677
    @ahmedmohamednoor2677 2 года назад +2

    Mahadsanid wan fahmay sida coin ka loo iibsado video noo soo diyaari

  • @yesno5291
    @yesno5291 2 года назад +10

    Asc Sxb waxa aan ku weydiinayaa Hadii aad withdrow ku sameeso coin oo lacagta bankigaaga kuu soo gasho sidee u bixisaa canshuurta waayo yurub waa hawla badan tahay ee

  • @sabireoali6188
    @sabireoali6188 2 года назад +2

    Hey brother can you please tell me where did you get your answer if shiba inu coin is Haram or hala, cause I searched and I couldn’t find any answer for it.

  • @abdimusaali2363
    @abdimusaali2363 Год назад +1

    mahadsanid Ustaad Gelle cashar qiima leh

  • @madacwoode
    @madacwoode 2 года назад +1

    Maasha allah bro waan kaa faaidey waana mahadsan tahay saad noogu faideysay

  • @abdirashidofficial5163
    @abdirashidofficial5163 7 месяцев назад

    Bashir bro 1-sida loo furto accon cusub...
    2-markan furto shaqada ugu horeyso aan ku qabanayo lacag hadan ku shubto ma ayiyada ayaa i shaqeyneyso mise aniga ayaa ku shaqeysanyo?
    -waxa jogaa ameriga waqti yar?
    4-telephonka maga furan garaaa mana ka is ticmali garaaa...
    5-banki gaar wa haystaa mise paypal ayaa loo bahan yhy?
    Pls igq aoo jwb bro..

  • @queen1045
    @queen1045 2 года назад +2

    Ustaad cjonstyle kwrn baryahaan si xowli ah ku socoto warbixin naga sii ustaad 🙏🙏🙏🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 года назад +1

      Sax weye wn kaso hadlaya next week inshallh

  • @abdikanimohamedabdi1280
    @abdikanimohamedabdi1280 2 года назад +9

    Sxp kawaran haddii lacagtu USDT ay kugu jirto sidoo kale maxaa farqi u dhaxeeya lacagta USDT lagu shubo iyo mida spot iyo fiat lagu shubo plz halkaa soo kala cadee inan fahmaan rabaaye bro.
    Thank u.

    • @hanad6666
      @hanad6666 2 года назад +2

      Sxp USTD lacag cadi ah mahan ayada io coins ka wa isku mid sida hada u bedelay ayad ubadeksa ado doranayo lacagta ad rabtid inad withdraw kusamesid 🙏

    • @saeedofficial
      @saeedofficial 2 года назад +1

      @@hanad6666 somalia maka shaqeeyaa

    • @jeexgeel
      @jeexgeel 2 года назад +1

      @@hanad6666 sxp waxa lay dhahay somalia lagama samayn karo withdraw ka waram arinkaaaa

    • @hanad6666
      @hanad6666 2 года назад +1

      Usdt wa stiple coin lacag crypto ah fiat & spot na wa lcagaha cadi ga ah sxb an malin kasta isticmalo intas un bey ku kala duwan yihin pro 🙏

    • @hanad6666
      @hanad6666 2 года назад

      @@saeedofficial
      Mxay sxp🤔

  • @youtub-q1b
    @youtub-q1b Год назад +2

    Bro its working in somaliland ....? Bank account

  • @maxamedsiyaad9640
    @maxamedsiyaad9640 2 года назад +2

    Guleed wllo waad mahadsanatahay hadan somaliya joogo oon haysto mastercard primiyanban masidan ayuunban ubadalankaraa mise somaliya mayeelayo

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 2 года назад +2

    Geelle sxb in badan waan ku daawadaa, waana kuu mahadnaqaa sxb guuleyso 🙏

  • @hudagurrey722
    @hudagurrey722 Месяц назад

    wll geelow kasoo hadal hadii lacagta binance kuugu jirta master cardka waafi lagula bixi karo😊

  • @abdishakour1071
    @abdishakour1071 2 года назад +4

    Mahadsanid walaal qaali
    Alle haku barakeeyo macalin

  • @abdirahmanfilig4635
    @abdirahmanfilig4635 2 года назад +1

    Asc bro. Account keeyga waa Verified. Lkn Regular ayaa iigu qoran Verified horteeda. Meesha ay adiga kaaga qorantahay VIP 0

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 2 года назад +1

    Wa ku salamay sxb. Aniga ma invest garesan Shiba lakin waxa jecla ina ogado sababta o meme coin kaas u xaraan ku noqday? Thanks.

  • @abdallaashour8990
    @abdallaashour8990 Год назад

    Mrkn is Register Gareeyo bro Qaabkee lacagTa ugu ShubaYa Binance oo ugadan karaa Bitcoin?

  • @bashiirabdi9551
    @bashiirabdi9551 2 года назад

    Mudane sidee BLOG ingka lacag loogu xirta ama logala baxaa. Intas nogaso jawaab ado mhadsan mudane. Thanks

  • @bakarabduljama1397
    @bakarabduljama1397 2 года назад +4

    Aadban kusoo salama ustaad
    Waxaan joga somlia waxaan rabaa binance geyga inaan withdrawal kusameyo oo IBS visacard kula baxo lacagteyda qaabkaas halmar noosoo samee

    • @SaidGedi
      @SaidGedi Год назад

      Walal Anaa usdt ku sinaya evc number keyga ma igu shubi kartaa ee saas an ku Kala badalano

    • @farhanabdi3289
      @farhanabdi3289 10 месяцев назад

      Bro. Somalia jooga USDT sideen ku iibsankaraa ma master card mise bank transfer

  • @Add0w
    @Add0w 7 месяцев назад +1

    Withdraw maku dhihi karaa bankiyada soomaaliya wll?

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Год назад +1

    2023bishii 5aad 25 keedii ayaan ka faa iidaysatay
    Adiga iyo youtube kuba waad mahadsan tihiin

  • @OmarOsman-ps1eb
    @OmarOsman-ps1eb 11 месяцев назад

    Mahadsanid wall so badi si aan oga faideysano

  • @hamzabisharali4204
    @hamzabisharali4204 8 месяцев назад

    Sxb inbadan kudawaday walina kacan maqadin runte unavoidable circumstances dartayd ilahe haa ku barakeyo wll

  • @libanmohamedfarah1834
    @libanmohamedfarah1834 Год назад

    Aad ba u mahsan thy bro, lkn waxan ku weydiina PayPal qofku miyu kala biixin kariin lgcta ??

  • @abdiladiifmohamuud1579
    @abdiladiifmohamuud1579 Год назад

    Sxb waxbadan baan ka faa’iday wad mahadsanthy ilahay haku sharfo

  • @herrogamer9253
    @herrogamer9253 2 года назад +1

    Saaxiib see laagu xidhaa bloog lacagta adoo jooga dalka iyo saad ula bixi kartid plz

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 2 года назад +1

    master card makula bixi karaa deposite ma ugu soo sameyn karaaa ustaad mhdsnid

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 2 года назад

    Qofka somaliya jooga siduu binance ga lacagta ku jirta ugala soo bixi karaa

  • @Ahmed1l316
    @Ahmed1l316 4 месяца назад

    Wllka waxa ku waydinaa cardkauga bank binance waa igu xirmi waayey marka lacag ku shubi tagay maxaa xal ah waa iga diideene maxa iga qaldan ?????

  • @liibanqaasimosmanliibanqaa6542
    @liibanqaasimosmanliibanqaa6542 5 месяцев назад

    Mr gelle sxb master card ka IBS bank walagu isticmali karaaa binanace lkn with draw sida logu samenayo adigoo iska dhigayo qof Somali joga cml process kaas ubahnaaaaaa

  • @SuldaanAlimuxudiin
    @SuldaanAlimuxudiin 2 месяца назад

    Somliya hadaa jogto usdolar wanlahay haleyga caawiyo taas macan kadhiga

  • @ahmedarab9495
    @ahmedarab9495 2 года назад

    Waad ku mahadsantahay sxb sida aad wax noogu sharaxday wax badan ayaan ka bartay

  • @cadaaniCaalinmedia
    @cadaaniCaalinmedia 2 года назад

    Sxb geele bashiir waanku salaamay.
    Sxb waxaan rabaa inaan cryptocurrency aan maalgashado.markaa waxaan rabaa inaad ihagto. Ee xagee kala soo xidhiidhaa

  • @abdullahkadar2940
    @abdullahkadar2940 2 года назад

    Preimer pank maloo isticmali karaa wadanki jognaye su'asha ka so jwb dad badana wy ku waydiyen wali jwab ma haynee plz kaso jawab

  • @AbdikarimOcali
    @AbdikarimOcali 6 месяцев назад

    Asc walall waxaa ravaa inaan Barton lacag sida looga shaqeyti teeda KALE account binance ayaa uga xirmaye masoo ceshan karaoke mahadsanid

  • @smarttime7551
    @smarttime7551 2 года назад +1

    wllo dadka markad wax soo gudbineyso si waa diixi ah ba so gudbiya hada xabad waxad sheegeyso lama fahmayo

  • @ismaaciilcali2673
    @ismaaciilcali2673 2 года назад

    asc mhdsnd sida wcn blse wxn rba ina ku weydiyo aniga USD iiguma jirto sidaada okle mrka mxn sameeyaa

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 7 месяцев назад

    Asc bro annigu imika ayaan doonayaa in aan Suuqayaddan Cryptocurrency aan Maalgashaddo. Markaa Fadlan Qaabka aan suuqa u geli kara ma nala wadaagi kartaa ? Ama Vedio sidda kan oo kale ah ma.ka samaysay tusaale ahaan Qaabka aad u iibsanayso iyo Qaabka aad Cardk u dalban karto? Mahadsanid.

    • @Khaledsuperman
      @Khaledsuperman 7 месяцев назад

      So gal Binance p2p Waad iibsan kartaa usdt

  • @nuuradiinabdirasheid6478
    @nuuradiinabdirasheid6478 2 года назад +1

    Dadka sida wax loo fahansiiyo ma taqaanid nio

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 2 года назад +1

    Wlhi waxn ku waashay muddo bdn arrintas I hortaa nayd👏👏👏👏

  • @abdirahmanmohamed970
    @abdirahmanmohamed970 2 года назад

    I am in Djibouti and I make 1500€ in 1 months

  • @luv3982
    @luv3982 2 года назад +1

    Ma inay is yeeshan passport magaci ad kuso samysaty binance iyo credit cardka magac ku qoran miyaa plz answer ilahy khyr hku siiye

  • @abmovies7552
    @abmovies7552 2 года назад

    Ugaas hal suaal watay wxy thy binance leyhy number qurbaha igu furan wxa raba number somali ina ubadasho side ugu badal kara 💯 bro kaso hadal

  • @fuadartansaid6891
    @fuadartansaid6891 2 года назад

    Wllo markii aan lacagta ka diri lahyn binance ga ayu wuxuu yidhi acounta your state is rstricted

  • @mahamadabukar2421
    @mahamadabukar2421 2 года назад

    sxb waad mahadsantahy, wax badan yuu iga caawiyay clip kan

  • @NorsayidAli
    @NorsayidAli 8 месяцев назад

    Thank you gelle bashir

  • @AhmedMohamed-df7qq
    @AhmedMohamed-df7qq 2 года назад

    Binincega. Pasaportkii an u direy gormeey soo jawabay

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 2 года назад +3

    Ustaad mahadsanid, hal suaal ah iiga jawaab walaal: waxan in badan la kulmay Website la leeyahay lacag baad ka samayn kartaa, markaan iska diiwaangeliyana way isoo wacan oo badan koodu lacag deposit ah oo 250$ ah in aan bixiyo oo ku bilaabo ayay ii sheegaan aniguna waan aamini waayaa markaa call farabadan ayay isku dayaan in ay igu qanciyaan balse ma yeelo. Markaa waxaasi ma Spam baa ?

  • @abdiwalinasri9376
    @abdiwalinasri9376 2 года назад +4

    Ustaad lacag BTC la ii soo direy Bank Somalia Ma u soo Transfer gareyn Karaa

  • @abdirahmanabdiwarsame2329
    @abdirahmanabdiwarsame2329 2 года назад

    Asc bro wx ka dhawaajisay su'aal aan raadinaaye jwbtd oo ah in SHIBA uusan aheeyn xalaal nio side ku ogaankaraa kuwa kle xalaal ahaashahooda mahadsanid.

  • @mrshorts114
    @mrshorts114 2 года назад +1

    Mclimo see lo mal gashta oo lacag lagu shubta

  • @iftiinkaaadanaha675
    @iftiinkaaadanaha675 2 года назад

    Waxaan digniin buuxda idinka siinayaa inaad kaarkiina bankiga meelaha oo kale iska galinin ani waxaan ahay khabiir xaga bank yada ah fadlan ilaasho card kaaga maxaa yeelay waa furaha qasnadaada

  • @bplus8551
    @bplus8551 2 года назад +1

    IBS bank somlia ma lagu so dirsa kara

  • @abdi-kaafimohamed335
    @abdi-kaafimohamed335 2 года назад

    Not available ayuuba ku dhahaaye card ka fiiri confirm ma yeelaayo xitaa video waan ka dhax arka

  • @malikdevops1519
    @malikdevops1519 2 года назад

    Ustaad Binance account sida loo sameesto iyo sida doge loo gato ustaad video ka soo same please waxan raba inaa mal gashto

  • @alihassanaden6250
    @alihassanaden6250 2 года назад

    Mahadsanid sxb sxb sida numberka loo badasho binance

  • @siraadabdirahman1096
    @siraadabdirahman1096 2 года назад

    Aad iyo aad sxb wax badan baan ka fahmy mahadsanid

  • @mukhtarkhalid5452
    @mukhtarkhalid5452 2 года назад

    Asc wll wa mukhtar o kinya joga, waxan doni inaad iga caawiso ganacsiga onlinka ah e inteen kalaso xiriri karaa????

    • @asadmohamedabdi7986
      @asadmohamedabdi7986 2 года назад

      Videoga uu ustad mohamed jamac sameyay na dhawo wll inshallah ruclips.net/video/L7ctsNNmvlM/видео.html

  • @zakiabas5537
    @zakiabas5537 2 года назад

    Macalin waxaad inoo faaideysaa CHAINMINE ma wep sax ahaa mise waa fake🙏🏻☺️

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te 6 месяцев назад

    aad baad umahadsan tahay sxb

  • @abdallaboss5625
    @abdallaboss5625 2 года назад

    Wll side USTD withdraw ugu samen karaa anigo adegsanaya card bank. Pleas

  • @muhomedZigad1
    @muhomedZigad1 2 года назад

    Zxb waxaan doonaya inaad barnaamij nooga soo smaysid just answer sida looga shaqayn karo

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 2 года назад

    Sida loo furto binance cashar kasoo samee iyo sida loo deposit gareeyo

  • @XpertTechTalkTv
    @XpertTechTalkTv 2 года назад

    Wllo gelle wad mahadsan tahy , sideen ku heli karaa telegram group ee aad sheegtay 5:04 , ma isoo diri karta mise magaciisa ma ii shegi kartaa

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 2 года назад

    Sxb wax lagaa faaiiday ma jiraan sidda wax loo soo gudbuyo kaa qaldan ee bal adigu koow isi soo fiirso saan wax loooma soo gudbiyo

  • @maryanshire8922
    @maryanshire8922 2 года назад

    Asc wll progmka la dhoho cjoN styla kso hdal inu yahay legit ama scam

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia6785 7 месяцев назад

    Mhdsanid walaal 100%

  • @husseinawed3272
    @husseinawed3272 2 года назад

    Wll appka canada restricted buu kayahy markaa hadii aad midkle haysid oo anka gadan karo cryptaha

  • @hamdiabdirizaak3309
    @hamdiabdirizaak3309 2 года назад

    Asc Walal Lacagta Meqee qadaneysa in MasterCard ka Ey imaato

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 года назад

    Ustaad binance account hore ayaan furtay waana iga lumay Mid labaad verify iga passport wuu diiday mid hore ayaa loo isticmaalay ayuu leeyey maxaa xala

    • @daafeedowchannel4056
      @daafeedowchannel4056 2 года назад +1

      Lost password dooro kadibna email kaada gali waxaa laguu soo dirayaa password cusub

  • @yaazo17
    @yaazo17 2 года назад

    Wll waxan raba inad i cawisid binance ayan raba wana furtay balse passport na ma haysto somali aya na jooga ee i cawi sxb please

  • @Al-Azan134
    @Al-Azan134 2 года назад

    Asc walal ani malin an foged qodbaa iga shubtaya e ma badli kara contacti dayda.Banance

  • @fuadartansaid6891
    @fuadartansaid6891 2 года назад

    Wllo sidee lacag usd ah binance ga luugu shuban karaa adigoo samalia jooga
    Hadii kalana lacagta usd adigo somalia jogo ma u badalan karta euro

  • @c.raxmanbashiirereg6651
    @c.raxmanbashiirereg6651 2 года назад

    Ustad somalia ayaan jogaa card premier bnk makula bixi karaa

  • @Somali_Queen_Austria
    @Somali_Queen_Austria 2 года назад +2

    Jazak Allah Khayr wlo…please Update samee Shiba wa xalal 👋

    • @ABDIWELIFX
      @ABDIWELIFX 2 года назад

      Xagee ka so aqriday walal inuu xalaL yahay

  • @ABdillah.Artic123
    @ABdillah.Artic123 2 года назад

    Meeqa saac bay qaadata sxb inay bankiga ku soo dhacdo

  • @abdiaziiz4899
    @abdiaziiz4899 2 года назад

    Ustaad visa card ma qasab baa

  • @adaala2205
    @adaala2205 2 года назад

    ustad adigoo lacag labaxaya nosoodub plz

  • @zakimartial4158
    @zakimartial4158 2 года назад

    Asc wll waxaad ksoo hadashaa chaine mine barnamijka layidhaa ee cusub

  • @munishamanka8057
    @munishamanka8057 2 года назад

    Wll Instrgem wn ka La so HdLaY jwb kma HyO plz Ila HDl

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 года назад +1

    Bro waxaad ka soo hadasha sida aaan ugu shuban karo perfect money binance sidoo kale waxaad ka soo hadlaysaa payoneer oo youtube lacag lagula bixi karo

  • @ABdillah.Artic123
    @ABdillah.Artic123 2 года назад

    Lacagta ma lagula bixi karaa master card ama visa card ee somalia

  • @somboys6256
    @somboys6256 2 года назад

    lacagta xawilo ban is iri marka visacard un bu raba kadhka cadiga ah wa iga diday

  • @AhmedsalimMohamed
    @AhmedsalimMohamed 2 года назад +1

    Somalia mrkan jogo see ula samaysanaa sxp
    Binanceka
    Somalia caadi miyaaa

    • @cumraanimobell8328
      @cumraanimobell8328 7 месяцев назад

      muhiimada waaa ina ledahay passpor waa samesan kartaa

  • @saidshire2424
    @saidshire2424 2 года назад

    Usd maleh bank card sidee isaga ula baxnaa

  • @axmedsahal8082
    @axmedsahal8082 2 года назад

    sxp wallet maba iso bixin yaa dhibtan ila qabo????

  • @ahmedzaaagi5710
    @ahmedzaaagi5710 7 месяцев назад

    sxb ha arin ma iga caawin kartaa adigoo raaliya

  • @somalidacaalamka8404
    @somalidacaalamka8404 2 года назад

    Ustaad suaal ban qaba muddo dheer cryptocurrency markan malgashto ma anaa sidii forex ban utrade gareynaya miya mise intan lacagta kushubto ayaan iska sugaya oo isagaa iswadaya miya
    Plz suasha igagag sojawab wankusugaya wata aaan ku go aanqadandono in an kubiro iyo inkale cryptada fadlan iso fahfahi plz

    • @mohamedmohamoud7775
      @mohamedmohamoud7775 2 года назад

      Labada noocma waa loo isticmaali kartaa wll. Investment waa marka aad intaad lacag ku shubato aad muddo u deyn karto oo marka uu meel sare qiimuhu gaaro ayaad kala bixi kartaa.
      Trade waa inaad ku trade gareyso sida forex oo kale adoo sell iyo buy adeegsaniya kolba koonka aad isleedahay fursad ayuu leeyahay

  • @bilefarayare5815
    @bilefarayare5815 2 года назад

    Sxb lacag ayaa iiga jirto ern mana trade gareen karo sideen uga soo saraa

  • @suldaaanmohamed6997
    @suldaaanmohamed6997 2 года назад

    Waad mahadsantey sxp casharada soo badi hadii alle yidhaa thanks 👍

  • @sommillionaire9293
    @sommillionaire9293 2 года назад

    Macalin Binance Account to visa card IBS bank withdraw makula Bixi kara?

  • @TheLuxuryinsight
    @TheLuxuryinsight 8 месяцев назад

    Waxa aan loo daawan karayn videoskaaga waa faankaaga aan xadka lahayn

  • @camel000
    @camel000 7 месяцев назад

    Great video

  • @nuture-vedio2764
    @nuture-vedio2764 2 года назад

    Waxaa kaa codsanayaa sxp inaad vedio kaso sameyso games jackpot ka sida loo faa'ido plz sxp 🙏🙏Wan rajeynayaa

  • @abdiqani9299
    @abdiqani9299 2 года назад

    War whatsapp noo soo qor si aanu kula soo xidhdhno ama snapchat

  • @yuusufmaxamuud3059
    @yuusufmaxamuud3059 6 месяцев назад

    Ustad waxan joga uganda waxana raba ina bilaabo crypto currency waxan fahmi la ahay marka address ka dhigo uganda sidee lacagteyda ula so bixi dona ilee bank kuma lihi dalkan aa joogo mahadsanid ustaad.

    • @abdijr8848
      @abdijr8848 Месяц назад

      P2P isticmaal

    • @abdijr8848
      @abdijr8848 Месяц назад

      Mobile money ayaad ugula bixikartaa

  • @abdilahiaadan6260
    @abdilahiaadan6260 7 месяцев назад

    Asc eng, waxaa joogaa Somalia, waxaan isticmaalaa Binance waxaan rabaa inaan lacag kala baxo oo aan ku dirsado Bangiyada Soomaaliya laakiinse wax badan ayuu diidayaa markaa hadaad cashar nooga samaysid adoo ku dirsanaya bangiyada soomaaliya waan kaaga mahadcelinayaa

    • @Khaledsuperman
      @Khaledsuperman 6 месяцев назад

      Isticmal p2p o binance kala baax Laacagta ama ku shub

  • @mohamedabdishakur3214
    @mohamedabdishakur3214 2 года назад

    Ustaad group ma ledahay an kugu so biree